Daawo Waraysi Xaqiiqada Dagaalka Canfarta Axmaaro Lagu Qabtay cadaymo Halgamaa Aadan Allaale

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 08. 2024

Komentáře • 31

  • @abassabdillahi726
    @abassabdillahi726 Před měsícem +1

    Aadan alale ✊

  • @ahmedgod6945
    @ahmedgod6945 Před měsícem +5

    Soomaali waa iney tashadaan, itoobia wey burburtey.waa iney soomaali jabhad sameystaan

  • @Moussa-sr7xb
    @Moussa-sr7xb Před měsícem +1

    Guuulll iyo gobonimo galbeedkasiti somaaali waa guuulll guullllll

  • @sdoyoussouf1458
    @sdoyoussouf1458 Před měsícem +2

    Adan allale geesi walaldon waad halaganka

  • @Moussa-sr7xb
    @Moussa-sr7xb Před měsícem +1

    Guull somaal galbeed waa guuull iyo gobonimo

  • @osmanrachid2385
    @osmanrachid2385 Před měsícem +1

    Adan Alaleh Allah ha guuleyeh kolka waxan jecleystay cid ku soo qortey halkan geesi walaldon gartay oo Adan wuxu ka dhashay walaldon kolka qorow ano garan neyn ciida tahah waxad oogata Aden inu kudagalamaya soomaalinimo ciisenimo kolka waxad oogata inaad tahay koobe Adan nin kooban maha ee waa nin balaadhan. Firdhiye ha noqon waxan ognahay sikale ha nuu sheekeyne walaldon wa nahay cad lama qaybsanayo waxa loo halgamayo waa dhul wa jiritan Adanow halka kaasi wad nin soomali cisse ayad tahay walaldoona eebe kaa dhashey wiilka manta soo qorqoraya walaldon waa nin dhamasan

  • @douffaalihassan8793
    @douffaalihassan8793 Před měsícem

    GUUL qomiyada canfarta inshallah

  • @AboubakerSoubaneh
    @AboubakerSoubaneh Před měsícem +1

    Adaan Alalle gesi gesi dhalaay ba tahaay. Noloow.

  • @XasanAhmed-d6e
    @XasanAhmed-d6e Před měsícem

    Ok

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 Před měsícem +2

    Gobolkii soomaalida Ethiopia waxaa baabi,iyey Cagdheer, mar Oromo dhulkii siiyaan, mar ay Canfar siiyaan iyo mar Amxaaro ka iibiyaan, markaasaay weli soomaali ka hadlayaan.
    Ciise waar caqli yeesha oo idinkaaba dawlad haysta e wax iska celiya oo cagdheertan aad ku meeraysanaysaan iska daaya, iyagaa idinka iibiyey Canfar.

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před měsícem +2

    Cayayaanka cagdheer qaxooti iyo ciroolaha ciise cawaan

  • @HassanHalawa-no4jy
    @HassanHalawa-no4jy Před měsícem

    QOMYADAHA iTOPiA DAMAN MAHAiSTAN MELAiWAX MARYAN

  • @HassanHalawa-no4jy
    @HassanHalawa-no4jy Před měsícem

    ARENKAN iTOPIA WADATA AFAR MAHA

  • @principle6930
    @principle6930 Před měsícem

    warka aad ka gurayso jooji.. wareysiga ha haleynin. ka amuus intu qofka hadlayo

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před měsícem +2

    Dhul canfar leedahay ka qaadi maysaa wadada madow inaad tagtaan ethiopia 🇪🇹 ma ogola

  • @HassanHalawa-no4jy
    @HassanHalawa-no4jy Před měsícem

    HESES WAXAi KOU yHiN DOUL ESTRATIjgA AH ESOMALDA WADAMAC

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před měsícem +1

    munaafaqadii onlf cagdheer shiday weeye dabkaa dagaalka ciise iyo canfar

  • @samaale7381
    @samaale7381 Před měsícem

    Haa iyo hayeda badan ka dhaaf wareysiga attentionka dhan adiga ayaa wareysiga ka qaadayo. Aamus oo ninka hadelkiisa dhageyso.

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 Před měsícem

    Miskiin iska dhurmaya waxba kama oga sababta ayna m/weyne Mustafe Cagjar iyo dawaladeegaantu u galeyn dagaal gobolka Siti . Distoorka Federal Ethiopia inay jebiyaan ma dhacayso oo ma fara-gelinkaraan Siti

  • @AliBacha-z2d
    @AliBacha-z2d Před 11 dny

    🐕

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1ui Před měsícem

    Waar qashiinkaan ithiopianka, isdhafiya Somaliyeey Geneva, UN, EU, ABIE AHMED soo khashifa.

  • @AliBacha-z2d
    @AliBacha-z2d Před 11 dny

    🐕🐕‍🦺

  • @abassabdillahi726
    @abassabdillahi726 Před měsícem

    Guul iyo gobannimo

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před měsícem +1

    Cagdheer iyo ciise cawaan

  • @AliKamilKamil-p6g
    @AliKamilKamil-p6g Před 23 dny

    🤮

  • @AdenSaday
    @AdenSaday Před měsícem

    Beenale