Qorshaha Waxbarashada casrigaani!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 16. 07. 2024
  • Tusmada Fadhiga:
    00:00 Hordhac
    04:32 Tusmada Fadhiga
    05:13 Afoogy
    06:13 Is badel in la sameeyo!
    06:58 Istiraatijiyada Waxbarashada firfircoon
    10:00 Muhiimada Waxbarashada Firfircoon
    11:21 Dajinta Qorshe
    13:22 Gabgabo
    13:54 Iswaydiinta Fadhiga
    Fadhiyo hore aa ku xusany fadhigaani:
    Reference:
    crlt.umich.edu/active_learnin...
    en.wikipedia.org/wiki/Active_...
    cei.umn.edu/teaching-resource...
    teaching.cornell.edu/teaching...
    www.smartsparrow.com/what-is-....
    www.bu.edu/ctl/ctl_resource/a...
    www.cambridge-community.org.u...
    --------------------------------------
    Waa ku mahadsantahay La socodkaadi.
    sidoo kale waxaa igala socon kartaa
    🎯 Safxadayda Afoogy: afoogy.com/members/salmaan-ma...
    📚 Koorsooyinka Afoogy: afoogy.com/afoogy-courses/
    Accoutiyadeeda baraha bulshaada
    🟢 salmaan.maadow@gmail.com
    🔵 / salmaanmaadow
    🟤 telegram.me/salmaanmaadow
    🟠 / salmaan.maadow
    🟣 / salmaan.maadow
    🟡 www.behance.net/salmaan_maadow
    Mahadsanidiin 🥰

Komentáře • 60

  • @SalmaanMaadow
    @SalmaanMaadow  Před 2 měsíci +1

    * Afoogy:
    𝗡𝗮𝗹𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿:
    ☎ 𝗪𝗵𝗮𝘁𝘀𝗔𝗽𝗽: wa.me/252619898954
    Feedback ardanda öinkiyadaan ka fiiri
    Bisha 1aad: afoogy.com/courses/learn-english-1-1/
    Bisha 2aad: afoogy.com/courses/learn-english-1-2/
    Bisha 3aad: afoogy.com/courses/learn-english-1-3/

  • @Abdilah_alomary
    @Abdilah_alomary Před 2 měsíci +12

    Inta ka heshay fikrada ustaadka like 👍 ❤❤❤

  • @ahmed-nour638
    @ahmed-nour638 Před 2 měsíci +3

    الدال على الخير كفاعله

  • @abdullahiadawe5637
    @abdullahiadawe5637 Před 2 měsíci +1

    Jazakalahu kheer macalin dad wax soo saro dalkeno wuu bahanyahay maclin hore uu soco waqtigago aad bixiso waa cimrigaage qeeb kamid ah❤

  • @MOHAN_ABDALLE
    @MOHAN_ABDALLE Před měsícem

    Tan wallaahi sanado kahor arkay

  • @user-mk9yx3kp2h
    @user-mk9yx3kp2h Před 2 měsíci

    ما شاء الله شكرا أستاذ

  • @mohamedadan1767
    @mohamedadan1767 Před 2 měsíci +1

    Masha allah waxbarasho practical ah wa waxa ay somaliya u bahantahay runtii markan wadanka dibadisa tagay ayan ogaday sida wax la inoso baray ee theory ga ahayd inay qalad ahayd

  • @axmedyaasiin1309
    @axmedyaasiin1309 Před 2 měsíci

    Shukran alle ha ku ilaliyo waxad haysaa jid wanagsan oo ah horumarinta nafta iyo dhalainta somaliyeed

  • @nagadaali545
    @nagadaali545 Před 2 měsíci

    Good 🎉

  • @kinghamaaz1352
    @kinghamaaz1352 Před 2 měsíci

    Mahadsanid ustaad

  • @AdoontiiAlle16
    @AdoontiiAlle16 Před 2 měsíci

    Masha Allah 👑❤️

  • @NayeemaMoosa
    @NayeemaMoosa Před 2 měsíci +1

    Mahadsanid ustat 🎉🎉🎉

  • @user-wv2sp1rv6u
    @user-wv2sp1rv6u Před 2 měsíci

    M.a ustd jazakallah

  • @ahmed-nour638
    @ahmed-nour638 Před 2 měsíci +2

    Masha Allah 🎉

  • @Sahruush
    @Sahruush Před 2 měsíci +2

    Shukrn ustaad 🎉

  • @abdaljoseph7480
    @abdaljoseph7480 Před 2 měsíci

    Masha Allah ustaad barakoow

  • @kunow-rv7oi
    @kunow-rv7oi Před 2 měsíci +2

    Mahadsanid macalin inbdn

  • @queenlulah4836
    @queenlulah4836 Před 2 měsíci

    Mahdsanid ustaad

  • @SHARMAKEABDILAHI
    @SHARMAKEABDILAHI Před 2 měsíci +1

    Mash and allah❤

  • @AhmedSaadaq-cg7jw
    @AhmedSaadaq-cg7jw Před 2 měsíci

    Shukran Ustaad

  • @hanaaibrahim9005
    @hanaaibrahim9005 Před 2 měsíci

    Let’s goooo ustaad👍🏽🔥

  • @cumarxasancusman8656
    @cumarxasancusman8656 Před 2 měsíci

    You did a good job my dear teacher
    My Allah increase your knowledge ❤

  • @yasiin-guray
    @yasiin-guray Před 2 měsíci

    Mahadsanid walaal salmaan

  • @AbdirazakJiindhe
    @AbdirazakJiindhe Před 2 měsíci

    Mashalh

  • @khaalidguluf8475
    @khaalidguluf8475 Před 2 měsíci

    شكرا جزيلا

  • @AbdijabarMahamudsalah
    @AbdijabarMahamudsalah Před 2 měsíci

    Ustaad madow wan ka heyna ❤🎉 🙏 🫡

  • @sowturahma1156
    @sowturahma1156 Před 2 měsíci

    Goood 👍🏼

  • @cumarxasancusman8656
    @cumarxasancusman8656 Před 2 měsíci

    Wd mhdsnthy ustaad mhd

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 Před 2 měsíci +4

    Macalinoow fadlan codkaga dheray
    Hawlo aya ku qabta videoskada codkagu waa yaryahy

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia Před 2 měsíci +1

    M.a

  • @juweriamohamed1161
    @juweriamohamed1161 Před 2 měsíci

    🎉

  • @AmuunMoha
    @AmuunMoha Před 2 měsíci

    Asc mclin aaan wax bdn ka faa’idey ❤🎉❤❤ustd salmaaan madow

  • @TheOmaani
    @TheOmaani Před 2 měsíci

    Macalin salmaan waxaad iga caawisaa waxa waddada ugu fudud een ku baran karo luuqadda carabiga.

  • @AyuubAbdirahman-qv8ee
    @AyuubAbdirahman-qv8ee Před 2 měsíci

    Periscopia

  • @Umulkhayr123
    @Umulkhayr123 Před 2 měsíci +1

    M.a wll hadaladaada marka loo fiirsado qof indeed garaad ah

  • @AyuubAbdirahman-qv8ee
    @AyuubAbdirahman-qv8ee Před 2 měsíci

    Wax cusub ma ahan

  • @Mohamed-kornelka
    @Mohamed-kornelka Před 2 měsíci +1

    Asxabta physics ayaa yaqaan xaladaan

  • @ShumughIssack
    @ShumughIssack Před 2 měsíci

    m.a qqabk loo sameeyey soo sharax lkn

  • @Engayub
    @Engayub Před 2 měsíci

    Ardaydaada waa naziib badan Yihin😂

  • @yoldonstudio8288
    @yoldonstudio8288 Před 2 měsíci +7

    Muraayad ayaa kudhex jirto labada dhinac oo reflection sameeynaya mida kalana reflaction-ki ayey ishaada kuugu soo celinee

  • @Natureee375
    @Natureee375 Před 2 měsíci

    Ustaad Marka Hore mahadsanid waxaan kaa codsanayaa In. ad kasuu hadasho. Sababta kiin ta qarawga iyo riyada pls

  • @muusecumar2990
    @muusecumar2990 Před 2 měsíci

    Nio ustade introga naga yar badal

  • @SahalIsmacil-nl8rk
    @SahalIsmacil-nl8rk Před 2 měsíci

    Jamacada magaceed ustaad aad dhigto

  • @updy_khayreaaqilkaynan
    @updy_khayreaaqilkaynan Před 2 měsíci

    Wallal nashiidada u baahanahay gabadh adeer u ahay ayaa saaid u jeclatay wa u bahanahy

    • @queenlulah4836
      @queenlulah4836 Před 2 měsíci

      Maclin bashiir ku qor asa qade nashidadada

  • @Tilaabsade1
    @Tilaabsade1 Před 2 měsíci +1

    1:28 Macquul ma'ahan dee iftiin waaka arkaa lkn quf ama shey ma arkaay ustaad

    • @aishadahir8738
      @aishadahir8738 Před 2 měsíci

      Meraarad ayaa loo adeegsade labada dhinac miyaaradad ayaa sababeeso in wax lagu arko you tube kuqor [periscop paper how to make]

    • @FaraH-dw7cb
      @FaraH-dw7cb Před 2 měsíci

      Haa zxp labada meelood ee qaloocan ayaa muraayad si farsamaysan loo galinayaa .
      Magaciisa #periscope youtube ka ku qor isagoo si caadi ah loo samaynayo ayaad arki

  • @iqracabdullahi5821
    @iqracabdullahi5821 Před 2 měsíci

    Macalin salmaan appka afooge maii shaqeeynayo whusupka lasoo xariiray walina jawaab maleeysiinin plz iga caawi

    • @SalmaanMaadow
      @SalmaanMaadow  Před 2 měsíci

      insha'Allah waxii cilad wa lagu xalin dhanka whatsappka nagala soo xariir wa.me/252619898954

  • @user-lu5pd3bm5m
    @user-lu5pd3bm5m Před 2 měsíci

    ᴍᴀsʜᴀ ᴀʟʟᴀʜ ᴜsᴛᴀᴀᴅ ᴀʟʟᴇ ᴀᴋᴜ xɪғᴅɪʏᴏ

  • @cabdijibarxirsi
    @cabdijibarxirsi Před 2 měsíci

    ustaad see lkn goorta fiirisid soo kartoonka arki maysid mise gudaha muraayad looga xiraa

    • @aishadahir8738
      @aishadahir8738 Před 2 měsíci

      Meraarad ayaa loo adeegsade labada dhinac miyaaradad ayaa sababeeso in wax lagu arko you tube kuqor [periscop paper how to make]

    • @FaraH-dw7cb
      @FaraH-dw7cb Před 2 měsíci

      Haa zxp labada meelood ee qaloocan ayaa muraayad si farsamaysan loo galinayaa .
      Magaciisa #periscope youtube ka ku qor isagoo si caadi ah loo samaynayo ayaad arki