Sorry Laakiin MOGADISHO Maqaayadaheeda & Cafe-yadeeda Arrintaan Waa U Muhiim.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Halkaan ka DOWNLOAD GAREYSO APPKA TRANSFER GALAXY apps.apple.com...
    GOAL-ka Xiga 500K Subscribers - Mahadsanidiin
    Halkaan Ka Iibso Cashirada :
    Booqo Website-keyga :
    Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
    My Facebook Page : www.facebook.c...
    Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com...
    Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD CZcams KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

Komentáře • 333

  • @hodonnuur
    @hodonnuur Před 4 měsíci +111

    “Dhaliil maahee ,waa maxaa dhiman “
    Waan kuguraacay Jazaakalahu qeyran .

  • @oreymediaoreymedia7410
    @oreymediaoreymedia7410 Před 4 měsíci +91

    ﷽ قال تعالى: ﴿يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا اتَّقُوا اللَّهَ حَقَّ تُقَاتِهِ وَلَا تَمُوتُنَّ إِلَّا وَأَنْتُمْ مُسْلِمُونَ﴾

  • @user-gx4np4vr2g
    @user-gx4np4vr2g Před 4 měsíci +75

    Adbaad umahadsanthy sida quruxda badan aad ugu sheegtay dadkeena dhanka musqulaha aad bay ugu liitaan waxa kale e fican in la ogaado dadka musqulaha isticmaalaayo iney yihiin dad xasidin ah o musqulaha inta wasaqeyo ayakon nadafin oasotago thank u❤❤❤❤❤

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i Před 4 měsíci +105

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

  • @Missabdiy
    @Missabdiy Před 4 měsíci +84

    Ma qiyaasi kartid sida aan ugu farxey video gaan iyo in qof uu ka hadley finally thanks Hosow.
    2022 Mogadishu ayaan tagey wax yaabo badan ayaan soo arkey mida toilet ka waa number one waxa aan isweydiin jirey laba waxaan kalo arkey in goobaha ganacsiga waliba meelaha coffee iyo maqaayadaha aysan space lagu tukado la heli karin waliba dumarka.
    Again thanks for talking about this I hope Iney fariintan wanaagsan qaatan.

    • @Umumahamed1
      @Umumahamed1 Před 4 měsíci +2

      Musqusha daran slda masajidba mel walba ku yal

    • @zahraabdi5339
      @zahraabdi5339 Před 4 měsíci +1

      Haa sax suuliga waa meesha ugu muhiimsan

    • @Dadaalbadan
      @Dadaalbadan Před 4 měsíci +2

      Yes wlhi Waa runtaaaa waliba mida dumarka meel lagu dukado dhan malaha ayaga dhan wlhi

  • @farxiyaaadam6756
    @farxiyaaadam6756 Před 4 měsíci +45

    Waa saxantahay, isbitaalada iyo jaamacada ayaa la mid ah inta aan argay

    • @Shabbyy.
      @Shabbyy. Před 4 měsíci +8

      Misaajidada kudar iyagana ugu muhiimzan

  • @fataha1
    @fataha1 Před 4 měsíci +29

    Musqusha Waa meesha kaliya oo ugu
    Muhiimsan oo Cudurada laga qaado
    Iyo Muqaayadaha Hortooda Qashan ka Buuxo .Muslimka Waa in uu Nadiif yahay mar walb

  • @user-ew3lh6xl2w
    @user-ew3lh6xl2w Před 4 měsíci +13

    Mash allh si waxa usoo gudbisay professional ah
    Dadka qaar views ayay ka raadin lahaayen inta sawiro ama muqalo kaduubtan
    Waxa rajeynaya inay meelaha aad sheegtay fahmi doonan insh allh

  • @samiaali810
    @samiaali810 Před 4 měsíci +14

    Wa maqleysan aniga xamar 12 ka hore igu danbeysay wax kama ogi balse isku daya inad hagajisaan hana la wasiciyo dadka tarbiga xusulad ha ugu dhameynin naga hajiya khyr allah ha idin siiyo❤❤❤

    • @iqraibraahim
      @iqraibraahim Před 4 měsíci +1

      😂😂 darbi saa suxlada ugu dhufsanye wa daly runti

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 Před 4 měsíci +6

    Absolutely right nadaafadu waa iimaanka badhkiisa waana in ay waxkabalan sidaan Somaliya oo dhan wye arinkan thanks hosow pro🎉

  • @Abdilah_alomary
    @Abdilah_alomary Před 4 měsíci +41

    Somalidu waxa ay u baahantahay cid dhaliilaheeda toosisa ma aha cid ka aamusta ama ku ceebeeysa sida dadka qaar sameeyaan thanks pro ❤❤❤

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 Před 4 měsíci +14

    Waan kugu raacsanahay Somalida musqusha wa in daily cleaning 🧹🧹🧹 heshaa halmar in la nadifiyo ma ahan aduunka kale shaqaalaha maqaayada musqusha aad BA lo nadifiya daqiiqad weliba ma ahan in subaxi kaliya la nadifiya wa in daily cleaning lo qabtaa

  • @ubahhagar3598
    @ubahhagar3598 Před 4 měsíci +9

    Mushqusha elaboorka kudar waba ela boor ugu horeyo oo wadanka laga soo galaa thanks my brother 🙏

    • @mocabdul
      @mocabdul Před 4 měsíci +2

      Waa runtaa airportka musqulihiisa ugu daran

  • @namelos2963
    @namelos2963 Před 4 měsíci +6

    Ilaahow caqliga kudaa m.A ❤❤❤❤❤qof kasta haduu saa sameen laha hor mar baynu gaadhi laheen😢

  • @hamdixsan
    @hamdixsan Před 4 měsíci +19

    Waa run Wxaan arkay Hotel wayn oo Musqusha uusan qof xooga buuran isticmaali karin

    • @DAAKIR-5
      @DAAKIR-5 Před 3 měsíci

      Qof xoogaa buuran hhhhh😂😂 nin cayilan bad tahy miyaa😂

  • @Hodaneey
    @Hodaneey Před 4 měsíci +3

    Xaqiiq wll waa arin wanaagsan si fiicana wad u falaqansay Xaqiiq guri markan kiraysanayo jikada iyo suuliga ayan ugu hor eegaa meel cad oo nadiifa .
    Mahadsanid fikir fican bad u sheegtay dadkeena 👌

  • @princessamira4542
    @princessamira4542 Před 4 měsíci +10

    Magaayadaha kaliya maaha wlh even jmaacada ugu qurxon magalka uguna macag leh hdane musqulaha ka liitaan 💔😫🫣
    I hope some day they gonna change this

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A Před 4 měsíci +3

    Muqdisho kaliya mahan yurubtan aan joogno waa sida maqaayadaha somalida way ka tayo hoseeyan kuwa ajnabiga kale ilaa in yar oo fara kutiris ah mahee🫣🤮🥺

    • @raxamoabdi6372
      @raxamoabdi6372 Před 4 měsíci +1

      Been bad shegty musqulah yurubta walhı wad isku dawanasa

  • @user-qw5jh9bz6b
    @user-qw5jh9bz6b Před 4 měsíci +9

    Hosow pro sxb arinkan aad ka hadashay wa arin loo baahna wllhi aniga xata waku arkay muqdisho wana maw-duuc loo baah-na good vedio ❤

  • @ismailhassam3912
    @ismailhassam3912 Před 4 měsíci +1

    Absolutely Osman Hosow you Are absolutely right, we need more provisional CZcamsrs like you,

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 Před 4 měsíci +3

    Thank you wa u baahneen qof ka hadla. Somalia musqusha ma ka fikiraan

  • @sadamsolteko8483
    @sadamsolteko8483 Před 4 měsíci +2

    Good point, Mr Osman you did it in a good way.

  • @hilaalmohamed7602
    @hilaalmohamed7602 Před 4 měsíci +2

    Ani ahaan fikirkeyga waxa u sabab ah
    1. In dadka isticmalayasha ah aysan u diyaarsanen xaga nadafada sababto ah dadka qaar oo si mar un i dhaafi u isticmala muhiimna aysan u eheyn qofka ka dambeya.
    2. Dhulka meheradaha oo aad qaali u ah, taas oo ku qasbeysa ganacsadihii in uusan boos badan ku bixin karin suuliga, inkasto suligu muhiim yahay, hadana wuxu gacansadihi xooga saaraya in uu ka faaideysto dhulka space ahan inta u kurireysan.

  • @mohamedabdulkadir6405
    @mohamedabdulkadir6405 Před 4 měsíci +2

    Finally someone talk about this issue 😐

  • @nabihailyass6495
    @nabihailyass6495 Před 4 měsíci +1

    Alhamdoullillah Jabuuti suuliga ayaa aad uga qurux badan

  • @cabdisalanahmed3386
    @cabdisalanahmed3386 Před 4 měsíci +1

    Waad sax santahay Waana Inay wax qabtaa Inshaa Allaah 🙏🙏 Hadaan Dhanka wacan ka Dayo
    Dhaliishu waxbay Tartaa 🥰🥰

  • @phaizajimale7017
    @phaizajimale7017 Před 4 měsíci +1

    Hosow walal mahadsanid waa wax fiican waxa Aad ka hadashay

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 Před 4 měsíci +6

    Musqusha wa ba meesha kaliya ee aad loo nadiifiyo,Waayo cuduraa laga qaadi karaa.

  • @cabdishakuurkhadar3441
    @cabdishakuurkhadar3441 Před 4 měsíci +2

    Ahlan bro How Pro Inshallah welcome too Hargeisa Big respect sxb

  • @oreymediaoreymedia7410
    @oreymediaoreymedia7410 Před 4 měsíci +2

    اللهم سامحني على كل صلاة تركتها، وكل صلاة أخرتها وأجعلني يارب محافظاً عليها وثبتني يارب على دينك أنا وكل من كتب امين ونشر 🤲❤️

  • @umuraage8617
    @umuraage8617 Před 4 měsíci +3

    Taas wadanka kaliya maaha ee somali oo dhan meel kasta oo ay joogaan xaga nadaafada ee suuliga way ku xun yihiin hadii dukaan lee yihiin iyo hadii ay maaqaaxi lee yihiin.

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před 4 měsíci

      😂😂😂 waa waxaan u nacay Soomaali meelahooda

  • @alibinali123
    @alibinali123 Před 4 měsíci +2

    Absolutely right brother ❤

  • @shahad2629
    @shahad2629 Před 4 měsíci +1

    waxa ugu horeeyo waa xamaamka waan kugu raacsanahay wadan carab aan joogaa muskhulohooda dhax seexo aa ku khabaneeyso

  • @HiboIsmail-ec2oe
    @HiboIsmail-ec2oe Před 4 měsíci +3

    dhaliishu waa wax muhiima lakiin somali ahaan waxaynu moodnaa wax xun.
    dhaliishu nimaanay toosin
    tilmaantana cay u haysta
    tuf iyo cashar kuma dawoobo.

  • @Myemy09
    @Myemy09 Před 4 měsíci

    The best city I have ever been in Somalia 🇸🇴 Mogadishu

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 Před 4 měsíci +2

    Waa Bilaa Cod Muqalkan Sxb Hosow pro ❤

  • @omargulled5750
    @omargulled5750 Před 4 měsíci +1

    Somalia oo dhan ayaa musqulaha kudhiban.
    Hadii laqurxiyo xataa waa in loo sameeyo qof nadiifiya markasta oo lagalo

  • @luulkahussein2293
    @luulkahussein2293 Před 4 měsíci +1

    Waa runta musqulaha kaliya maahee xitaa jikooyinka lamid waana 2bada ugu muhiimsan in nadaafadooda la ilaaliyo

  • @beylootofficial2353
    @beylootofficial2353 Před 4 měsíci +3

    Muuqalka Sare ee maqaayadaha waa Casri balse musqulaha waa wasaq, Taas Cagsigeeda Dadka Somalida Muuqa sare wadaniyiin, balse Qalbigooda Qabyaalada ka Buuxdo .

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před 4 měsíci

      😂😂😂😂😂 Soomali iyo duplicate waa isku mid😂😂😂😂 waa qurun

  • @farhiahussein4120
    @farhiahussein4120 Před 4 měsíci +1

    Masha Allah

  • @sharmaarkeabdi8957
    @sharmaarkeabdi8957 Před 4 měsíci

    Hoosoow bro wadan kaaga u hiilisay wax ficana waad sheegtay raggan Somalia 🇸🇴 idil qabsaday usha gacantooda ku jirto wlhi uma qalman waa inay dhalin yarada wadan kooda u kacaan af iyo yadba ugu hiiliyan haka cabsan bro kuwa kuso wacaayo waxay rabaan lacagta inay cunaan dadkana bacaad iyo dar xumo ku nolaadan.

  • @Queenchocolate7
    @Queenchocolate7 Před 4 měsíci +1

    Pescatore nadaaafad 💯 siiiye musqulahoooda meeel kasto ❤

  • @AhmedDauud-cl4mr
    @AhmedDauud-cl4mr Před 4 měsíci +3

    Diyaaradda Turkiga oo Muqdisho tagta ayaa ka sacwootay,dadka u socda Muqdisho nadaafad xumadooda,Yt ka ku jirtaa.

  • @Tyger23ihhv
    @Tyger23ihhv Před 4 měsíci +2

    Hosow sxb waa ku saxan tahay suuliga waan dhibsanay wasaq ur ceriiri ay isku darsadeen dhamantood

  • @JannahAbdirashid
    @JannahAbdirashid Před 4 měsíci +2

    Asc wllkey arinka wa sax✅️💯💯💯 allah ku xifdiyo🤲🤲

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 Před 4 měsíci +1

    Mansha allaaah nadafad waa imanka badhakii waa runta walalo hore usoco 🎉

  • @nimcoismaciil3341
    @nimcoismaciil3341 Před 4 měsíci +1

    Runti arintan kaliya kama jirto makhayada xata waxay ka jirta jamacadah waan kugu raacsanay bro thnks

  • @MaahirBarre
    @MaahirBarre Před 4 měsíci +1

    Wllhi nin wnfsn AA thy shp hosow pro

  • @axmedwarsame9442
    @axmedwarsame9442 Před 4 měsíci +2

    Somaaliya Nadaafada kuma fiican anaa horay u arkay dheertii

  • @ahmedxayafta911
    @ahmedxayafta911 Před 4 měsíci

    Absolutely waan soo arkey waa wada noocaas musqulaha

  • @muxsincade2520
    @muxsincade2520 Před 4 měsíci

    Good points thanks ustad

  • @user-ck5tw9zi2h
    @user-ck5tw9zi2h Před 4 měsíci +2

    Xitaaa waa ka jiro goobaha dumarka salaad ku tukadan meelo qaar aad u liito kuwana mabalaha. Waalagu raafaaday

    • @umusafabeuty8358
      @umusafabeuty8358 Před 4 měsíci

      Beenta ma ahan wll siiba suuqyada marka aado oo saladin lagaaro meel musqul ku dhagan baa lagu tukada dumarka oo aan nadiif ahayn

  • @izaqali8659
    @izaqali8659 Před 4 měsíci

    Good point musqulaha qaar xitaa miraayad malahan😊

  • @mahatfarah3697
    @mahatfarah3697 Před 4 měsíci +2

    Laba dhib ayaa ka jiro somaliya mida koobad dadka oo aan badankoon aqoon sida ugu wanaagsan ee suuliga loo is ticmaalo qaarkood waa dad si dey u dhasheenba aan suuli casri ah arkin aadna u falaad badan oo wax waliba iney qaribaan un jecel taas oo aan u maleynaayo iney xanuun tahay in laga daaweyana ay wanaagsan tahay
    Waa mida labaade dadka milkiilayasha ah oo badankood aan laheyn qalfiyaad nadaafadeed oo intoo badan ku soo koray musqulihii hoga weyn ahay ee wax waliba looga jeeday muhiimad weyna iska sii neyn nadaafada suuliyada casriga ah iyo ineysanba jirin hey'ad dowladeed oo kormeeeta nadaafada iyo tayada goobaha ganacsiga taas oo siineyso ganacsahada inuu wax xil ah iska saarin ilaalinta tayada iyo nadaafada waana ceeb weyn oo dalka ka jirto

  • @SaidaJama-tl5co
    @SaidaJama-tl5co Před 4 měsíci

    That's good idea. Thanks, brother 🎉❤❤❤

  • @hikmamoalim5074
    @hikmamoalim5074 Před 4 měsíci +1

    Soomaalida dhan nadaafad Faraday wey kalimantan yihiin ,mana yaqaaniin west management .😢

  • @Waandhiiranahay
    @Waandhiiranahay Před 4 měsíci +8

    100% hosow waan kugu raacsanahay, muqdisho oo kaliya maah mareykanka waa lamid dhor magaalo oo mareykanka ayaan tagay, 2da meel ay ka liitaan waa suuliga iyo halka gawaarida ladhigto 😢, Mahadsanid.

    • @naajmasalah4436
      @naajmasalah4436 Před 4 měsíci +2

      Ma maraykanka oo dhan mise somalida maraykanka america aniga ku nool somalida goobahoda ayan ku arkay arinkaas

    • @haniihm
      @haniihm Před 4 měsíci

      Mareenkn waaba dhol gaalo lagma sugayo musqulaha ine nadiif noqoto dad tiishka futada ku dhaqdo bilaa biyo😷

    • @UmuAbdalla1
      @UmuAbdalla1 Před 4 měsíci +1

      Muqulaha galada waa la dhex sexan kara xita seey nadiif u yihiin, anago dad muslim ahna muqulehena inad kuso xajo gudata ka wawase

    • @nasriina12345
      @nasriina12345 Před 4 měsíci

      Beenta joojiy America musqulaha galada waa nadiif laakiin kuwa somalida maqaxiyaha waa ku liitaan nadafada suyqayada m a ficana waa in ay ku daydaan dadka wadankoda ayaa joogaan

  • @FarhanOfficial02
    @FarhanOfficial02 Před 4 měsíci +1

    mcdonald' sweden kuyaalo ayaan maalin tagney musqulihiisa aaad ayey u uraayeeen meelaha qashinka lagushuba waa buux dhaafeen marka somalia dabcan waxa ay kujirtaa meelaha aduunka uguliiito

  • @ruhiyastar2617
    @ruhiyastar2617 Před 4 měsíci

    Mashll Gulleso abowe 🎉 nice advice

  • @Zikomiilo
    @Zikomiilo Před 3 měsíci

    Zxp thanks waa kugu raacsanahya❤

  • @warsamediiriye3743
    @warsamediiriye3743 Před 4 měsíci

    mHadsanid HOOSOW waa runtaa Mogadishu ayaan joogaa waa in ay saxaan

  • @ayaanmohamed154
    @ayaanmohamed154 Před 4 měsíci

    Maasha allaah wll waxad ka hadashay muwduuc aad muhiim una soo badi wacyi galinta mahadsanid wll

  • @mustafeclrisaaq11
    @mustafeclrisaaq11 Před 4 měsíci

    Alx Hargeisa Cafe/hotel Ladeedu Malaha Waxaas Waa Nadiif .❤ 6:22

  • @user-ef4kz6vz4b
    @user-ef4kz6vz4b Před 4 měsíci

    كلمتان سبحان الله وبحمده 🩵 سبحان الله العظيم 💚❤

  • @abdiqaniahmed-pz3vx
    @abdiqaniahmed-pz3vx Před 4 měsíci +1

    UK 🇬🇧 wa sidas maqayadaha somalida nadafada halagu dadaalo

  • @shariif2143
    @shariif2143 Před 4 měsíci

    Hosoow pro fadlan ka soo hadal leerarka wadooyinka in laga dhigo leerar midabkooda huruud si eey u qurux badnaato bilicda magaalada xiliyada habeenkii adiga aa cotkaaga meel dheer gaaraa mahad sanid

  • @waligadacadahow4888
    @waligadacadahow4888 Před 4 měsíci +1

    Maqaxida kaliya mahan xata gobaha cafimadka musqulahoda wa bila nadafad daro marka dadkena allaha ha wafajiyo iney nadafada ku dadalan

  • @carafadaleeli272
    @carafadaleeli272 Před 4 měsíci +1

    Jaamacada aan joogy maanta suuliyadeedu ma gali kartid dhamaaaanba nadaafad daro awgeed, shaly musqul awgeed bn ugatagy,, wxaana ku yaal afar qaybood oo rag kli ah iyo 2 dumara qayb tiina3 suuli ba ku yaaal .

  • @idilalimohamed2278
    @idilalimohamed2278 Před 4 měsíci

    Lkn hosow chicken and chips waa the best musqul ku taalo cafeteria Somalia xattaa nadafad ahan

  • @kidsalweyshappy3406
    @kidsalweyshappy3406 Před 4 měsíci +1

    Airport ka xitaa musqulihiisa isticmaal kuma qabaneyso iska daa meel privat ah

  • @halimaahmed1844
    @halimaahmed1844 Před 4 měsíci

    Brother you right also musqusha shabada faraha badanaa madhigaan musqulaha

  • @nuuran9656
    @nuuran9656 Před 4 měsíci

    Very good point

  • @nasriina12345
    @nasriina12345 Před 4 měsíci

    Musuqalaha airport muqdisha xaata nadiif ma ah

  • @user-ye6rn9mp9j
    @user-ye6rn9mp9j Před 4 měsíci

    waad saxantahay wlaal ,thanks wixii naga khaldama dib ayaan u saxaynaa !

  • @omer_12..
    @omer_12.. Před 4 měsíci

    waxaan dhihi kraa beydan coffee qeybta 2 dhagax its perfect musqushooda.

  • @aishahibo8796
    @aishahibo8796 Před 4 měsíci

    Masqushu waxay u uraysaa waxa weeyi magaaladu malaha tuubooyinka xaarka iyo biyaha qaada yacnii bulaacado system ani ma tagin 10 sano lkn sidaasa umalaynayaa

  • @UmuAbdalla1
    @UmuAbdalla1 Před 4 měsíci +1

    Elaborka musqushisa kwrn marka laso dagayo ? Dhal, biyo iyo tiish mittna ma lehen urkana usii dheeryahay markasa yabay

  • @zamzamabdullahi7820
    @zamzamabdullahi7820 Před 4 měsíci

    Walahi waaba runta wllkey insha allaah dadkenu waa inay iska saxaan

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o Před 4 měsíci +1

    Somali nadaafad shaqo kumalahan qaasatan nimankoodu nadafad umaba dhigno midakale alaabta lookeno waa wax aan kuwalati laheyn

  • @leylaahmed4161
    @leylaahmed4161 Před 4 měsíci

    Waa dadka is ticmaalo fadlan kuqora musqusha nadiifi markaa isticmaasho

  • @youngcanjeel3940
    @youngcanjeel3940 Před 3 měsíci +1

    Dadka maqayadaha leh wa inay u qaatan dhaliil ahaan arintaan
    Lkn aniga wxn raba inan ogado dadkeenu badanki suliga sababta ay bahdilan
    Qiso yar aniga eng ayan ahay ganacsato ayan u sameyay mayaqad magalo wadanka ku taal naqshadi markaan u keenay wxa layab igu noqotay tirada ugu tala galay ama design ku so baxayay suliyasha inay idhahen looma bahna hal xabo noga dhig iyo meel faraxal hadde wa maqayad logu talagalay ina la dhigo qiyasti 100 kursi wxn dhahay ano la yaban meshan dad bdn aya imanaya ku xisabtama mid kamida aya igu dhahay dadku meesha ma suuli ayay u imadan xaqiiqdi aad ayan ula yaban heerka fahamka uka haysto muhimada dhinackasta ah oo suuligu u leyhy ganacsigiisa marka wa arinta iga yabisay intan wax dhisayay dadkeenu wacyi galin buuxda ayay u bahanyihin

  • @Hamaneey
    @Hamaneey Před 4 měsíci

    You right brother

  • @AbdiHaji2103
    @AbdiHaji2103 Před 4 měsíci

    Arintaaan waa sax mogadisho 16sano kadib baan ku laabtay 2023 xaqiiqatan maqaayadada qaar musqulaha nafta weey isiiin weesay inaan ku xaajoodo oon ku soo laaabto hotelka anigoo killiyaha I buuxaan iyo caloosha 😅😅 xasuusin Xamar waan ku dhashay waana ku koray lkn markaa 16sano kala bar noloshaada aan ka maqnaato waad dareemi kartaa waxaa intaas sii dheer maqaayada sida VIP da loo dhisay iyo musquslaha isma lahan mahadsanid hooso pro xaqiiq baa sheegtay

  • @saraMohamed-so2kd
    @saraMohamed-so2kd Před 4 měsíci

    waa sax xitaa meelaha wax barashada saas ayaa loo dayacaa nadaafada suuliga sdkle isbitaalada kuwa yar mooyee dhibatadas qabaan runtii

  • @ahmedlabagolle
    @ahmedlabagolle Před 4 měsíci +1

    Feker kayga hadan ku darsado
    Anigna ahaan waxaan dhihi lahaa
    Haloo sameeyo lock ama PIN code lagu galo oo aan la aantiis lageli karin
    Ilaa laguu furo 😂

  • @mukhtarhassan4964
    @mukhtarhassan4964 Před 4 měsíci

    Waa arin wanagsan kaligoodn mahan ee waa meel kasta oo shacab badan iskugu imadaan ayaa sidan ah sida HOSPITAL , JAMACADDAHA , MASAAJIDA IWM
    Dabcan dadkuna way sababaan milkilayashuna ma daryelaan oo waa iska indho-tiraan

  • @mustafjd.calakar7263
    @mustafjd.calakar7263 Před 4 měsíci

    Hosow mahadsnid sxb arin aan wax badan is weydiiyay ayaad ka hadashay mahadsnid marlabaad🎉

  • @nimanfarah4309
    @nimanfarah4309 Před 4 měsíci

    Sxb thanks a lot shayga ugu qalisay wa musqusha wa batul raxo ✅📚📚

  • @queenk3570
    @queenk3570 Před 4 měsíci

    Good point ❤❤❤❤❤

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 Před 4 měsíci

    Walaalo dadkeena nidaamka musqusha way ku liitaan meelkasta oo ay joogaan xitaa North America maqaaxiya Soomaalidu ku yaal waa la mid intooda badan

  • @yahyanoor1889
    @yahyanoor1889 Před 4 měsíci

    Waad imaatay Akram Sweets waxaan rajenaa inaadan arag dhalishaan oo kale

  • @najmocali7845
    @najmocali7845 Před 4 měsíci +1

    Dhiliishaan waxd aad ugu bahaan isbitialda qaaar ii waliba isbitaalo ween oo Caan ah arkay somli kuyaal suliga dhadadadad Kama jirto Wana gob caafimad hadana kaga sii darane suligaas wx biyo aan.ahyn Mayalo mcnha wiyi suliga lagu isticmli l.haay

  • @ayanisse9198
    @ayanisse9198 Před 4 měsíci +1

    Hosow adi musqul aa ka hadle anaga gabdho hda nahay meel aa fadhiisano la nahay maqaayad kasto ninman lago talgaly is ledahay

  • @Farhan-dd7mh
    @Farhan-dd7mh Před 4 měsíci

    Waxaa aad uficnan lehed in sbaqo nadiifiyo losameyo musqulaha tan labad in warqado qorala lagu qoro albabaka oo shegid ah yacni lagu qoro fadlan markad isticmasho kadib nadiifi lusqusha mahadsanid! Taas wexe kenesa in qof walbo qoralkas arko uu nadiifiyo isticmalka kadib

  • @DekaMoussa-xx6fm
    @DekaMoussa-xx6fm Před 4 měsíci

    Thank you wlhi wax ka hadla wan u bahnen

  • @ahmednuur197
    @ahmednuur197 Před 4 měsíci

    Thanks ❤

  • @kadijahersi1567
    @kadijahersi1567 Před 4 měsíci

    Isku mid ayaan nhy aniga iyo adiga isku mar ayaan imaadney xmr lkn wallahi been ma shegayo maqayada coffe ahed musqushede aan tgy wallahi hadda ma suureysto inan dib ugu laabto lkn other service koda wu fcnany intas waxa dheer room prayer iyana waa zero marka laga reebo run ahantii suuqa hayat o an ka gly musqulihisa iyo masjidkisaba

  • @nimohassan7984
    @nimohassan7984 Před 4 měsíci

    Abowe finland xitaa waa sidaas maqaayadahay somalideyna musqulha intaa sheegtay ba wey leeyihiin wlhi faraha in aad kudhaqato ka ash ashee😢

  • @AsadAli-om1wu
    @AsadAli-om1wu Před 4 měsíci +2

    First comenta like igu sharfa

  • @abdullahisaffa3375
    @abdullahisaffa3375 Před 4 měsíci +1

    Maqaayadaha qaar xataa kushiinka cuntada lagu sameeynayo waa ku matageysaa wasaqdiisa maku qabaneyso in cuntada lagu soo kariyay aad cunta😢😢😢