Xabsigii Cabdulaahi Yuusuf Iyo Jannaraal Ceydiid Iyo Bilowgii Xukuumadii Maxamed Siyaad Barre

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 1. 07. 2024

Komentáře • 25

  • @halawiabdulle70674
    @halawiabdulle70674 Před 8 dny +6

    First comment

  • @BisharoAhmed-oz1tk
    @BisharoAhmed-oz1tk Před 8 dny +5

    Waa kuu saaray like walaahi ❤❤

  • @CimraanMaxamed-jw3ib
    @CimraanMaxamed-jw3ib Před 8 dny +2

    Fadlan barnamijkan part part kadhig waan rabnaa sheekada ceediid iyo cabdulahi yuusuf soo badi qarni joog❤❤

  • @user-ni3ub4lc8w
    @user-ni3ub4lc8w Před 8 dny +4

    Barnaamij Noocaan Ah Maalmahaan Waa Lagaa Waayay

  • @abwaanjannaale
    @abwaanjannaale Před 7 dny

    Waad mahadsantahay qarni joog wall sheekooyinkii taxanaha ahaa inoo bilow ❤

  • @mr.seegaro7871
    @mr.seegaro7871 Před 8 dny +1

    Aad iyo aad sxb qarni joog wa kula socona Guleyso sxb qali best CZcamsr of the year

  • @hamzerumaan143
    @hamzerumaan143 Před 8 dny +1

    barnaamij aad aan uga helay ayd soo diyaarisay. fadlan soo diyaari barnaamijyo saas oo kale ah oo wakhtigu dheeryahay. mahadsanid qarni joog waa taariikh haye 🙌🙌🙌

  • @Ciisenews
    @Ciisenews Před 8 dny +4

    ❤❤🎉

  • @HodoinaArog
    @HodoinaArog Před 8 dny +1

    ❤🎉

  • @Nimcaanaxmtth805
    @Nimcaanaxmtth805 Před 8 dny +1

    Halgamayaashi Soomaaliyeed Allaha unaxariisto 😢😢😢😢

  • @umumaxamedamiin2185
    @umumaxamedamiin2185 Před 8 dny +2

    Niman nin uciil cunsan kuwaan oo kalaa dalka bohol katuuray Siyaad Barre nin dowlad hogaamiyo oo ahaay waa gartiis oo macquul eh inoo sufiyeed dhabarka saare awood jirtay ee eheed markaas Soomaaliya iyadaaba buur eheed buur kale inoo isku sii adkeeyane madaxweynaha ee ka go'day Cabdullaahi Yuusuf moxoo cadawga umadda Soomaaliyeed oo dhan waligiid leheed inta xabiib uga dhigtay ugu soo hogaamiyay dalka musiibadaas oo keenay oo ilaa hada dalka lacuuryaan sanyahay wadada xun oo jeexay oo ilaa hada siiyaasiyiinta ku socdaan madaxiisa Allaha kashubo

  • @mustafe05
    @mustafe05 Před 8 dny +3

    Sxb Buugaag xiiso leh qaybo badanna leh noo soo goob, anagu dhalinyaro ayeynu nahey siyaasadda gees naga dhigoo. 😅

  • @SalmanCxakiin-lw3cx
    @SalmanCxakiin-lw3cx Před 8 dny +2

    Sheekoyinka hogaami kooxedka nooso badi 🥰🥰

  • @mahadabdirashid7783
    @mahadabdirashid7783 Před 8 dny +1

    Abdisalaam salaam sxb.

  • @Daarwiish-vl8fe
    @Daarwiish-vl8fe Před 8 dny +2

    ❤❤

  • @abwaanjannaale
    @abwaanjannaale Před 7 dny

    Maxamed saleebaan cabdalle maaha sxb axmed saleebaan cabdall dafle weeye

  • @ADAN-XSN
    @ADAN-XSN Před 7 dny

    👍 thanks
    but 2 short

  • @SHEEKOYIN545
    @SHEEKOYIN545 Před 8 dny +1

    Sabata loxiry ma granyo lkn qiyanda uu dalka ka galay ilhey hka hazo

  • @fartun8839
    @fartun8839 Před 3 dny

    Siyad bare dowlada ayuu dhise anago xaqireynin wuna ku amanay yahye caydidna marekanka ayuu la dagale oo dulka ku jide tasna wa sharaf lkn Abdullhi yusuf muxu ka tage dowladiina wana sejiye iyi nbdii wax ku amanana musan qabanin qof wlbo manata halka na dige ilhey uban hortisa ku xisabtameynaa 😢

  • @CabdullaahiSakuurad
    @CabdullaahiSakuurad Před 7 dny

    Inatyusuf caaydiid janis oow kuheley oo marka oow buukga quraayey caaydiid manooleyn

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka Před 7 dny +2

    Nacalad kugu dhacday Cabdullaahi yuusuf beenaale khaain ah buu ahaaa inaad wuxuu qoray soo tabisane and waxy ka dhigantahay inaad beenaale tagay adigana labadiinaba lacnatullaahi

  • @MukhtaarXasen-nx5gk
    @MukhtaarXasen-nx5gk Před 8 dny +1

    Madlhad sanid qarni joog walaal boogaag sheeko noso kokoob aduu mahadsan