Ciqaabtii Iyo Jadwalki Xabaasha Dadka Nool Ee Jeel Ogaadeen Dhamaad Qarni Joog

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 11. 2023

Komentáře • 33

  • @NadimaMiel
    @NadimaMiel Před 8 měsíci +8

    Rabbiyow kuwasi ha u naxarisan cawa qalbiga i xanunay wlhi rabbiyow cadow hano gacan galinin qofkasto gacan cadow ku jirana kaa badbaadi

  • @mohamednorafrah9813
    @mohamednorafrah9813 Před 8 měsíci +3

    Lacnatulahi caleykum waaba dugaag arxandaranaa oo qalbi madoobaa Rabbi hanooga Aaro

  • @abwaanabdirizakismaiil7210
    @abwaanabdirizakismaiil7210 Před 8 měsíci +3

    Sadex habeen ayaan sugayay waad la daahday

  • @abwaanabdirizakismaiil7210
    @abwaanabdirizakismaiil7210 Před 8 měsíci +2

    Fadlan. Labo habeen dhaaf nooga dhig mudane

  • @xabiibotahliil9932
    @xabiibotahliil9932 Před 8 měsíci +3

    Mamule horay usoco

  • @dhamme0
    @dhamme0 Před 7 měsíci +1

    😢

  • @kadarkhalifabdi9664
    @kadarkhalifabdi9664 Před 8 měsíci +1

    Aduunyadu waa wareegto maanta abdi baa dhex jiifa xabsi

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 Před 6 měsíci +2

    Alla ninkaan buugga qorey been badanaa... Xukun jaceyl , qabyaalad iyo naceyb ku fogaadey ayaa beenahaas ku kalifey bey ila tahy.

  • @user-tn9ow3tl5t
    @user-tn9ow3tl5t Před 8 měsíci +1

    War ugaas walhi habeen kii ayan kuseexanaaa qisaskan Intan daarano ayan seeexanaa sxpow e horay ula so dhaqso sxp

  • @abdigeesey323
    @abdigeesey323 Před 8 měsíci +1

    Guuleyso walaal❤

  • @sahan233
    @sahan233 Před 8 měsíci +2

    Wr iska wrn qarni jogow wad kuma hadsanthy so gudbintda

  • @Shafie211
    @Shafie211 Před 8 měsíci +1

    Laxawla wala quwata ilaa bilaah

  • @khaliifmohamed5781
    @khaliifmohamed5781 Před 8 měsíci +1

    Jeel ogaadeen caku Cabdi iley maxuu dad qabaa sxb mahadsanid

  • @hamseyasiin5066
    @hamseyasiin5066 Před 8 měsíci +1

    Bro Nola so dhakhso qaybta5 aad plz

  • @J.M.0101
    @J.M.0101 Před 8 měsíci +1

    Inna lillahi wa inna ilahayhi rajucun, ilahow dadki meshas silica ugu dhintay agtada naxaris waarta kasii

  • @azhrafleo8113
    @azhrafleo8113 Před 8 měsíci +1

    Zxb isku day inay Maalin walba Qiso ino so galiso

  • @khayrsheeg5564
    @khayrsheeg5564 Před 6 měsíci

    M.a shaqo wanaagsan ayaa haysaa

  • @mahdiburale81
    @mahdiburale81 Před 8 měsíci +1

    Sxb qali wad nagu dahisay taxanah

  • @husseinmohumed282
    @husseinmohumed282 Před 8 měsíci +2

    Ninka buuggan qorey wuu mahdsan yahay waanu dedaalay waayo wuxuu soo bandhigayaa xog aad u faro badan oo ka qarsoonaa ummada degan dhulka deegaanka soomalida gaar ahaana soomalida.
    Buuggan waan u baahanahay xagee ka heli karaa?
    Halka laga helayo buuggan haddii cid ogi jirto hayso sheegto.

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 Před 6 měsíci

      Ha rumeysan khuraafaadkan wll... Waa nin ay qabyaaladi wado oo been bdan. Waa Mucaarad xukun doon ah waxba lagama qoro.

    • @user-ix1zo5ic9t
      @user-ix1zo5ic9t Před 6 měsíci

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-cr2tr1dl6q
    @user-cr2tr1dl6q Před 8 měsíci +1

    Qanrni joog lascdaa

  • @mahadabdirashid7783
    @mahadabdirashid7783 Před 8 měsíci +1

    Qarni joogow sxb Magacan mid youtuber ah baa wata arkay 75K wata marka wllka magaca free ma ino raadin marta😮.

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 8 měsíci +3

      Maya Aniga Leh Labadaba Hada Ayaan Barnamijyo Ku Bilaabi Rabaa Insha Allah

    • @Ahmed_fc19
      @Ahmed_fc19 Před 8 měsíci

      ​@@QarniJoog102xayiraadii malaga qaaday channelka weeyn

  • @awaaare718
    @awaaare718 Před 7 měsíci +2

    Buugan wll ma'intaa ayaadku joojisay?

  • @siciidlibaax8782
    @siciidlibaax8782 Před 8 měsíci +1

    Thanks

  • @cabdimalikshafi3636
    @cabdimalikshafi3636 Před 8 měsíci +1

    caloo shood ushaqaysta yaalkii maxaa udan beeyay

  • @abdullweli-geesood21
    @abdullweli-geesood21 Před 5 měsíci +1

    Dulmi RaG |👹