Milgaha Guurka Iyo Howsha Seyga Iyo Ooridiiisa Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024

Komentáře • 38

  • @hoodoayaan3972
    @hoodoayaan3972 Před 3 lety +10

    Mahadsanid Qarni Joog

  • @daganedaacad7828
    @daganedaacad7828 Před 3 lety +13

    Maashaa allaah

  • @mohamedhuseinali9291
    @mohamedhuseinali9291 Před 3 lety +12

    Cimrigaaga Allah Dheereeyo Idaajaa

  • @hibohussein7656
    @hibohussein7656 Před 3 lety +11

    Masha Allah

  • @mahadshariif1793
    @mahadshariif1793 Před 3 lety +9

    Wa An Sugayay Barnamijkan

  • @Qarnijoog
    @Qarnijoog  Před 3 lety +22

    Like 👍Nagu Caawiya

  • @sahlansiyaaddhakane1186
    @sahlansiyaaddhakane1186 Před 3 lety +8

    Thank You 😊

  • @samirostudio372
    @samirostudio372 Před 3 lety +11

    Markaan Waad Naga Soo Daahisay Qarni Joog

  • @khaalidqayaadtube410
    @khaalidqayaadtube410 Před 3 lety +7

    Wallee ninkan wabsetkan qarni joog waa nin isku howlay soo tabinta dhaqankeenii iyo taarikhdeeni
    Waana ku mahadsan yahay
    Halkas kasii wad waana ku xidhanahay qaasatan anigu markasta ood wax soo galiso chanelka hada kaan hada daawanayo 3 saac kaliya ayuu iga horeeyay .halkaa kasiiwad bro👍

  • @caashacalicumar9875
    @caashacalicumar9875 Před 3 lety +8

    Aad Iyo Aad

  • @faafumofaadumo9047
    @faafumofaadumo9047 Před 3 lety +7

    Wàad Mahadsantahiin Idaajaa Iyo Team Qarni Joog

  • @maryamaali9229
    @maryamaali9229 Před 3 lety +5

    Masha Allah Mahadsanid Qarni Joog

  • @mukhtarhusen9578
    @mukhtarhusen9578 Před 3 lety +9

    Aad io Aad

  • @haniuk8657
    @haniuk8657 Před 3 lety +5

    I Liked Wlhi Barnamikan

  • @fiskacadey3462
    @fiskacadey3462 Před 3 lety +6

    Wow 👏

  • @cabdiraxmaanmaxamuud2487
    @cabdiraxmaanmaxamuud2487 Před 3 lety +2

    Mahadsanidiin Qarnijoog iyo Idaajaa

  • @richhome3678
    @richhome3678 Před 3 lety +5

    Mar kasta dhegaysiga barnaamijkan
    Anigoo u dheg raaricinaaya ayuu iga
    Dhamaadaa,waana jeclahay dhaqankeena qiimaha badan Walaalka isku xilsaaray soo u ruurinta
    Taariikhahan faca weyn ee guunka ah
    Aad baad u mahadsan tahay walal ee
    Soo Badi Barnaamij yadan qiimaha leh
    In mudo ah waan ku xidhanahay Chanel
    Ka oo waan fiirsadaa barnaamijyadaada

    • @Qarnijoog
      @Qarnijoog  Před 3 lety +1

      Waan La Socda

    • @ardaykaal6941
      @ardaykaal6941 Před 3 lety +1

      Dhaqan aad u qiimo badan baynu leenahay kula mid ba ahoo dhegteydu habeenki hadaan dhagaysan imaba noqoto

  • @shakurmahamedshakurmahamed4760

    Mahadsanid wall
    Idajaa alaha qeyr hasiyo waxu noyahy wehel
    Hidaha iyo dhaqankena wanagsn wa inan dhowrna ilalina

  • @mursalabdirahman5387
    @mursalabdirahman5387 Před 3 lety +1

    Ala haku sharfo dhaqan iyo hidaha Somaliyed aad jeceshahy ilahay haku jeclado qarni jog

  • @munasharifahmed5998
    @munasharifahmed5998 Před 3 lety +2

    Masha allha

  • @lailaziad4607
    @lailaziad4607 Před 3 lety +2

    Wow Masha Allah

  • @hussein8197
    @hussein8197 Před 3 lety +3

    شكر ا

  • @boologaadaay6921
    @boologaadaay6921 Před 3 lety +2

    Kkķkkk🤣🤣🤣🤣qarni joog m.a

  • @JanankaUK
    @JanankaUK Před 3 lety +2

    Aad iyo aaad

  • @omargaaloguur3054
    @omargaaloguur3054 Před 3 lety +1

    cimriga ilaahay hakuu barakeeyo

  • @CabdifitaaxAxmed-hj9ok
    @CabdifitaaxAxmed-hj9ok Před 5 měsíci

    Maansha Allah

  • @xafsacali3879
    @xafsacali3879 Před 3 lety +1

    Mahadsanid wllo

  • @hamsaibro6454
    @hamsaibro6454 Před měsícem

    Adna ilmada iga dhamee ana dhasha kaa dhamee

  • @mudugaawiboy7830
    @mudugaawiboy7830 Před 3 lety +2

    Mar walbo kama daalo inaan kuu mahad celiyo wll , qarni joog🇸🇴🇸🇴

    • @Qarnijoog
      @Qarnijoog  Před 3 lety +2

      Adigaa Mudan Masuul Sare Waan Kula Socdaay

    • @mudugaawiboy7830
      @mudugaawiboy7830 Před 3 lety +1

      @@Qarnijoog Mahadsanid masuul halkaa kasii wad , hana kacaajisin waa gobanimo in aad sooyaalka iyo suugaanteni dib noo xasuusiso .🖒🖒

    • @Qarnijoog
      @Qarnijoog  Před 3 lety +2

      @@mudugaawiboy7830 Insha Allah Masuul WhatsApp Igala So Xiriir +252615643906

    • @mudugaawiboy7830
      @mudugaawiboy7830 Před 3 lety +1

      @@Qarnijoog Hye bro

  • @husseinroble6750
    @husseinroble6750 Před 3 lety +1

    Oorida iyo sayguba wa labada daan o haddi mid la waayo ninna ifka ku noolaan karin!!!!!!