Buuga Xabaasha Dadka Nool Ee Jeel Ogaaden By Qarni Joog

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 22. 11. 2023

Komentáře • 15

  • @alikahie2308
    @alikahie2308 Před 4 měsíci +2

    Waad ku mhaadsantahay soo gudbinta sheekada laakiin sax ku dhawaaqidda erayada iyo magacyada sida Gallaaddi

  • @user-px8uz8mr5k
    @user-px8uz8mr5k Před 9 dny +1

    3021🌟

  • @KamadareMaxamed-mf9er
    @KamadareMaxamed-mf9er Před 3 měsíci +2

    Asc wll ninkii cabdi iley ahaa ee intaas dhibaatada ah ugaystey umuda soomaaliyeed xabsigii waa laga Soo daayey ee iska jira soomaaliyey mahadsanidiin

  • @quruxgerikmb6572
    @quruxgerikmb6572 Před 5 měsíci +2

    Cajiiiiiiiib

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 Před 7 měsíci +1

    Yaa akhii si fiican u akhri magacyada iyo goobaha magacooda !!
    Sida (gallaadi) iyo ( rift vaaliy)

  • @somalia5019
    @somalia5019 Před 5 měsíci +1

    Mahadsanid mudane

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 Před 7 měsíci +2

    Degmada (Gallaadi)

  • @husseinmohumed282
    @husseinmohumed282 Před 7 měsíci +3

    Sidaan wararka ku hayo, Meeshaa waxaa ka dhacay danbiyo iyo gabood fallo kasoo horjeeda aadanaha.
    Waxaan is weydiiyey dadka waxan sameynayey ma nabad qab ayey dadka dhexjoogaan?
    Dadkaa in cadaalada la horgeeyo ayey ahayd

  • @AdamAbdirashid-en3lj
    @AdamAbdirashid-en3lj Před 5 měsíci +1

    Eebaw gayiga aakhiro iyo nolasha guudkeeda , mid uun bay galadi ii ahayd inad i geysaaye, waa geran-goori dhexe halkaan galabta joogaye.

  • @cabdullahisakuurad5334
    @cabdullahisakuurad5334 Před 7 měsíci +3

    Ar nio qeybtii labaad aawey

    • @Qarnijoog
      @Qarnijoog  Před 7 měsíci +1

      Waa Inta Aan Ka Diyariyay

  • @BurhaanCabdi-xq1fc
    @BurhaanCabdi-xq1fc Před 8 měsíci +2

    Keep going pro

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Před 4 měsíci +1

    Garan goor caro caro aan dulin bila xirig kudhex gasho sida bodada dhudhiga kudhasho jirka gudihisa

  • @CabdisalaamMaxamuud-qu6bm
    @CabdisalaamMaxamuud-qu6bm Před měsícem

    😂

  • @ubaxabduqadir7822
    @ubaxabduqadir7822 Před 8 měsíci +1

    Galaadi miyaa mise waa mid kale