Video není dostupné.
Omlouváme se.

Sidee u xeraysan kartaa Lotteryga Maraykanka adigoo gurigaaga jooga

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 10. 2023
  • Nagu garab istaag horumarinta janalka:
    / @waaberi-media

Komentáře • 257

  • @haawonuur7816
    @haawonuur7816 Před 2 měsíci +4

    Sanadkaan baan xaraysan ilahooow isoo saar amiin isoo qora isoo duceeya 😢❤

  • @hamzemahamed9043
    @hamzemahamed9043 Před 10 měsíci +52

    Abdi rahman omer waaberi waad mahad San tahay 100% sidad noogu soo gudbisay barnamijyad muhiimka noo ah anaga adigana alle hakaa jasaaid siiyo wllo magacaygu waa hamse Siyad oo jooga dalka Djibouti 🇩🇯 isha allh waan isla soconaynaa marka aygaadho wakhtiga lotteryga lwm

  • @maxamedmuuse4407
    @maxamedmuuse4407 Před 10 měsíci +54

    Sanadkan sanadkiisa haduu alle nafta idaayo waxaan idinka soo salamaya U.S.A inshaa allah dunida hormartay oo qabiilka ka jirin

    • @hamsaibro6454
      @hamsaibro6454 Před 10 měsíci +2

      Wax badan micno ma samaysanayso inay meeshu ay la hay qabiil iyo in ayna lahayn hadaanad ahayn laan gaab 😅
      Lkn nolo adag ba kasoo horeysa soo soco saxib meel na jano maaha

    • @ZULDAANYARE-wl5br
      @ZULDAANYARE-wl5br Před 10 měsíci +2

      Oo yaa kuu leh mtka wa adiga ku fanaya wraa dalkaga iyo qabiilkiisa wax ku dhaama ma leh

    • @user-zo4hj5xk7m
      @user-zo4hj5xk7m Před 10 měsíci +1

      @hamsaibro6454 that is really waxn u maleenaya in ninkan la ciiLay zxp JR miyaa TaLOOOW😂😅

    • @zamateradein-ov8xo
      @zamateradein-ov8xo Před 10 měsíci

      Insha allah wllky

    • @Unknownjhggr5678
      @Unknownjhggr5678 Před 10 měsíci

      ​@@user-zo4hj5xk7mmaya waa gabooye😂

  • @raabimajiid9709
    @raabimajiid9709 Před 10 měsíci +40

    Thank you so much
    Waligay maan xaraysan lkn sanadkan bal waan tijaabin doona hadii illahay idmo

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 Před 10 měsíci +7

    Ilahay waa igu guulan karaa waxba lama ahan waan tagi doonaa insha allah america allow qarykeeda na waafaji ❤❤❤

  • @LajanYuukazi-nm5kb
    @LajanYuukazi-nm5kb Před 10 měsíci +4

    Wll kusali nabi muxamed sallahu calehim waslam wll ilahey hakuxafid

  • @hajison22
    @hajison22 Před 10 měsíci +5

    Illahow haduu qayr iigu jiro sanadkan igeey ❤

  • @abdullahicarab4936
    @abdullahicarab4936 Před 10 měsíci +4

    Wat kumahad santhy ustad warbixintada lkn aniga umabahni mareykanka iyo mel lamida ama dal shisheye odhan

  • @MaxamuudaxmedCabdi-dk9ww
    @MaxamuudaxmedCabdi-dk9ww Před 2 měsíci +1

    Waa mahadsantahay wllky

  • @zamateradein-ov8xo
    @zamateradein-ov8xo Před 10 měsíci

    Masha allah wllky abdi rahmaan madamaa aad nagaa cawisay waad mahadsanthy runtii waxthy saxiip fiican inatii xaraysaty khayt ayaa uu rajaynayaa

  • @jibrilahmedjibrilahmed6586
    @jibrilahmedjibrilahmed6586 Před 10 měsíci +1

    Thanks wllky cabdiraxmaan cumar ❤

  • @mohamedhersi8049
    @mohamedhersi8049 Před 10 měsíci +3

    Allah ku sharfo inta kaa dhiman Noloshayda

  • @GuuleedGuuleed-bv6jw
    @GuuleedGuuleed-bv6jw Před 10 měsíci +4

    Masuul caawa Qiso jin soo daa

    • @badarsiciid3718
      @badarsiciid3718 Před 10 měsíci

      waryaa qudhac ninka madhaxa kala tag 😂😂🥺

  • @MohamedAhmed-bs1wd
    @MohamedAhmed-bs1wd Před 5 dny

    Ustaad waxaan ku weydiinayaa Hadaan shahaado Machad diini ah haysto Kwrn Shahaado Leh Shaabada W/arimaha Dibada W/arimaha Gudaha W/wax barashada Kwrn Ma Aqbalayaan❤

  • @Shamuuri413
    @Shamuuri413 Před 10 měsíci +8

    Please isoo Duceeya inaan Mar un Afrcia Ka Tago😢

    • @JobQuest1
      @JobQuest1 Před 10 měsíci

      Afrika waa meel ay dhalinyarteedu gabtay
      Halkay ku cararayaan wameel aydhalinteendu
      Horumarisay😅

    • @Demond903
      @Demond903 Před 3 měsíci

      Hhhhhhh Inshalhh Dhamanteeen Ma Xaraysatay Lottry 2024

  • @sakariyeshariif6861
    @sakariyeshariif6861 Před 10 měsíci +1

    Maraykan wadamo gaalo ma rabee wll seen ku tagi karaa masar yacni jaamacada al azhar al shariif baan rabaa

  • @adnanhaaji1136
    @adnanhaaji1136 Před 10 měsíci +1

    Ilaahay ha ina siiyo Haduu khayr inoogu jiro❤

  • @user-bg3ep6wh3h
    @user-bg3ep6wh3h Před 10 měsíci +5

    Aboowe shahaado dugsi dhexe maku xaraysan karo miyaaa 😭😭😭😭

    • @tusechanell3669
      @tusechanell3669 Před 10 měsíci +3

      Maxad la oyaay sa sota kugu qorantahy meesha high school no degree ma fahnta skuul sare waa dhigta lakiin ma qalinjabin wali XAREEYSO NIO WAQTI WAD HAYSTAYE

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 Před 10 měsíci +1

      😂👍@@tusechanell3669

  • @MahdiMaxamuud-ww5eb
    @MahdiMaxamuud-ww5eb Před měsícem

    Shahaado dhexe lama ogala miyaaa ❤ wlll ❤❤❤

  • @nimcaanmaxamuud
    @nimcaanmaxamuud Před 3 měsíci

    thanks

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim Před 3 měsíci

    Marxaba inshallah allaha no sahlo ❤

  • @user-ib9fj4lb8s
    @user-ib9fj4lb8s Před 7 měsíci

    Saxib wajigaaga waan ku jecelehee my pro

  • @sidiiqyuusuf1322
    @sidiiqyuusuf1322 Před 10 měsíci +1

    ILahayow irumee

  • @AbdikalikHayi
    @AbdikalikHayi Před 9 měsíci

    Mahadsanid zhp Gacantayda baan kaga Maali Doonaa

  • @maxedistodh8171
    @maxedistodh8171 Před 10 měsíci

    Mahadsanid wll c.raxmaan

  • @Shukri.sheeko
    @Shukri.sheeko Před 10 měsíci +1

    0:59 1:14 1:15

  • @garaadsmchanell
    @garaadsmchanell Před 10 měsíci +3

    Wad mahad santahay wll🤚

  • @xuseenyare3039
    @xuseenyare3039 Před 9 měsíci

    Mahadsanid

  • @user-on5jv8oo8n
    @user-on5jv8oo8n Před 10 měsíci +1

    Amiin Amiin Amiiin ❤❤❤❤❤
    Thanks

  • @aliharedomar3267
    @aliharedomar3267 Před 10 měsíci

    جزاك الله خيرا يا اخي

  • @bintunor4941
    @bintunor4941 Před 10 měsíci +8

    Thanks 🙏 insha Allah sanadkan wan istijaabin 😂

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 Před 10 měsíci +3

      sxp hanaga tagin🥺😂

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 Před 10 měsíci

    Aamiin alle yoolkeyga ha iirumeeyo aamiin thanks

  • @Abdifitahabdullahi8654
    @Abdifitahabdullahi8654 Před 10 měsíci

    Mahdsanid ustaad

  • @SaladhassanSaladhassan123
    @SaladhassanSaladhassan123 Před 10 měsíci +1

    M.a

  • @dhambalmedia7112
    @dhambalmedia7112 Před 9 měsíci

    Mahadsanid wll❤

  • @calidahircabdi3384
    @calidahircabdi3384 Před 10 měsíci

    Cashir faaiio leh ❤❤❤❤❤❤❤ mahadsanid mr abdirahman omar

  • @SHARKEYSHORTSOFFICIAL
    @SHARKEYSHORTSOFFICIAL Před 10 měsíci

    Mahadsanid ustaad

  • @HUSSEINYUSUFMOHAMED
    @HUSSEINYUSUFMOHAMED Před 10 měsíci

    mahadsanid boss

  • @zakibashiir8315
    @zakibashiir8315 Před 10 měsíci +2

    Thank you pro ❤

  • @Mohamedsamakaab
    @Mohamedsamakaab Před 10 měsíci

    Mahadsanid sxb

  • @nasteexocqaadir
    @nasteexocqaadir Před 10 měsíci

    Mahadsanid wll

  • @cabdicasiis8070
    @cabdicasiis8070 Před 10 měsíci

    Thanks you for moch wllkay abdiasis oo joga somaliya ❤❤

  • @user-xm5ts7bb1v
    @user-xm5ts7bb1v Před 10 měsíci

    Iam saying thank you brother

  • @RidwaanMohamed-kt5pc
    @RidwaanMohamed-kt5pc Před 10 měsíci

    Thank you zxp mcn

  • @user-zw6lr7kt7l
    @user-zw6lr7kt7l Před 10 měsíci

    Okay wllobqali

  • @abdirahman2569
    @abdirahman2569 Před 10 měsíci

    Thanks wlo

  • @MaxamedYare-ux1mo
    @MaxamedYare-ux1mo Před 10 měsíci

    Mahad asanid wll qali

  • @user-ds4eq9ec7q
    @user-ds4eq9ec7q Před 10 měsíci

    Thanks wllo

  • @abdilaahicaska389
    @abdilaahicaska389 Před 10 měsíci +1

    Thanks wllo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ADAN-GALAYR340
    @ADAN-GALAYR340 Před 10 měsíci

    Thanks

  • @AhmedAbdihukun
    @AhmedAbdihukun Před 10 měsíci

    Mahadsanid walaal

  • @ahmedjaangoan7549
    @ahmedjaangoan7549 Před 10 měsíci

    MAHAMED AHMED MAHAMOUD haddeey usoo baxdo ayaan qaadanayaa.

  • @99abshir
    @99abshir Před 10 měsíci

    Mahadsanid wllkey

  • @user-qf7mg8nw7h
    @user-qf7mg8nw7h Před 10 měsíci

    Crxmn cmr qof kudayasho mudan sida aad barnamijyadadu wax tarka uleeyihin ayaan ubogay

  • @user-ch7nn9ch5z
    @user-ch7nn9ch5z Před 2 měsíci

    Sxp adi wali masamesaty

  • @Beerdilaacshe14
    @Beerdilaacshe14 Před 10 měsíci

    Saaxib qaali thanks Waan kaa haynaa

  • @dekacizman4024
    @dekacizman4024 Před 10 měsíci

    Wad mhdsanthy abdiraxmaan omar❤

  • @bashiirmaxamad1410
    @bashiirmaxamad1410 Před 10 měsíci

    Mahadsanid wall ❤

  • @AbdiOzyy
    @AbdiOzyy Před 10 měsíci +7

    🎉❤walaal like Isaar nagu soo biir adoo mahadsan 😊

  • @user-bc9hb8qu9i
    @user-bc9hb8qu9i Před 10 měsíci

    Thanks zxp

  • @dekowabdiproduction
    @dekowabdiproduction Před 10 měsíci

    Mash Allah bro

  • @user-wi2jk5qo8n
    @user-wi2jk5qo8n Před 10 měsíci

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته maxaa kuu diiday walaal

  • @ApshirDon
    @ApshirDon Před 10 měsíci

    Okey

  • @user-ju5kq8og6s
    @user-ju5kq8og6s Před 10 měsíci

    Thnks

  • @user-xl3pp2nm6y
    @user-xl3pp2nm6y Před 10 měsíci +1

    Qofkii ugu horeeyay 🎉

  • @amiinmaxamed9726
    @amiinmaxamed9726 Před 10 měsíci

    Hadii aan dhalinyar ahhey oo aan ahhey shakhsi iskafallad qadaya dhanka kharashka iyo sida hawshu tahey xognagasii

  • @Oz9Mo
    @Oz9Mo Před 10 měsíci +1

    Insha Allah waa xareesan doonaa waana ka tagi doonaa dalkaaan qurunkisa iyo qabyaaladisa waaba nacay waxaan dal ma ahan laga kala cararo waye

  • @usaamewadani4
    @usaamewadani4 Před 6 měsíci

    0:56 2:20 3:12

  • @ogaalkanoloshacusub3525
    @ogaalkanoloshacusub3525 Před 10 měsíci

    Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay Mr Abdirahman Omar channalkaga aadan u jeclahay wllhi maxaa yeelay mar walibo wax bdn ayaan ka bartaa jazaakallahu khayr

  • @aarzakiguure4134
    @aarzakiguure4134 Před 10 měsíci +1

    Mahadsanid ×100000

  • @Mr1Soodiirjen
    @Mr1Soodiirjen Před 10 měsíci

    ASc Abdirahaman Waaberi,Baraamijkan Waxan Ku Fikirayey Inaan Maalinka Jimcaha Xareesto Aad Ayaad Umahadsantey Wll Qaliya

  • @abdalleofficial2789
    @abdalleofficial2789 Před 10 měsíci

    Asc wall c/rahman garan gacamo gaaba oo raqabad leh oo madow magu gali sawirka misee shaad ayaa lobahan yahay

  • @maxamedaadanmaxamedaadan529
    @maxamedaadanmaxamedaadan529 Před 10 měsíci +1

    Keeping going

  • @milanyuusuf6274
    @milanyuusuf6274 Před 10 měsíci +1

    Wan ka faaid nay barnaamihka
    4 may 2024 nasiib wacan

    • @user-wx9ji2vr9c
      @user-wx9ji2vr9c Před 9 měsíci +1

      Insha Allh halaksa leysku arkaya olaga warkeenaya wixiyalaba

    • @Ina-ugaas
      @Ina-ugaas Před 3 měsíci

      Markaas miyaa la xareesanayaa ?

  • @parkhadmahamed4086
    @parkhadmahamed4086 Před 10 měsíci

    Waaaar bro waxan Naga daah wadankayaga ayaa Naga badaneee

  • @Kingramesh11
    @Kingramesh11 Před 10 měsíci

    Mahdsanid 🩵

  • @MaxamedAli-un8vj
    @MaxamedAli-un8vj Před 10 měsíci +3

    Stress ba na daily maraykanoooooooooooooooooow😂😢

    • @HOBAALMEDIA
      @HOBAALMEDIA Před 10 měsíci +1

      Waan kula qabnaa stresska 😂😂😂
      Marekanoooooooooooow

    • @samowade1300
      @samowade1300 Před 10 měsíci

      Waxa aad aaminteen waa dhalanteed , maraykan stress la'aan laguma noqdo , hala fikiro , yaan gaalada loo cararin .

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman5973 Před 10 měsíci +1

    Sawirkii an sanadkii hore ku xareystay lottery maku xareysan karaa sanadkaan mise mid cusub baa leyga rabaa
    Asxby jwb

  • @abdirahmanxoghaye3593
    @abdirahmanxoghaye3593 Před 10 měsíci +3

    Ilaahay waxan waydiisanaya
    Hadi ay khayr iitahy inuu iwaafajiyo

  • @Anasbile
    @Anasbile Před 10 měsíci +1

    Pixels shalay scholka ku qadane
    Mclinkana wuno shege inay muhinthy

  • @mxmedaxmd6556
    @mxmedaxmd6556 Před 10 měsíci

    Maxamed axmed maxamuud oo waa magacygiiye

  • @cabdulqadirdaahirmohammed2631

    Thanks pro😊🔥

  • @naasifoodcadde3719
    @naasifoodcadde3719 Před 10 měsíci

    Thanks sxb🙋🙏

  • @MOHOMED-ALI
    @MOHOMED-ALI Před 10 měsíci +1

    Dalkaygii baa ubahan inanan dhiso. Maxaa Mel kle kadoonaa😢

  • @yoonissaacid460
    @yoonissaacid460 Před 10 měsíci

    Ok

  • @theftous-
    @theftous- Před 10 měsíci

    Inanka ree boososo waad mahadsantahay
    Bal sanadka nasiibkaygan tijaabinyaaa
    Ree comentiland soo duceeya❤😊

  • @user-tu3lj1dm9c
    @user-tu3lj1dm9c Před 9 měsíci

    Ok how do i register my self

  • @SacadTosacad-cw9ib
    @SacadTosacad-cw9ib Před 10 měsíci

    Wll iso duceeya inan ku guulaysto. Adiguna aad ku guulaysato. Isha Allah. Alle haynala garab galo🤲🤲🤲🤲

  • @MotivationRight1
    @MotivationRight1 Před 10 měsíci +3

    Wll please canada kusoo immigration sida leyskaga diwaan galiyo kasoo hadal wll waa codsi🙏🥺🤔🙏🙏🙏🙏

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 Před 10 měsíci +1

      sxp hanaga tagin🥺😂

    • @MotivationRight1
      @MotivationRight1 Před 10 měsíci +1

      @@Mo_Daud.2 pro aniga Canada waan jeclahay insha allah waana aadi doona wllahi si aan dalkii ugu horeeyay oo aan jeclaado waaye canada si Darren leh ayaan u jeclaaday marka in video canada ku saabsan aan daawado waan xiiseya

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 Před 10 měsíci +1

      mya insha allah watagi❤lkn ha ilawin iso xsuuso😂@@MotivationRight1

  • @GuuleedGuuleed-bv6jw
    @GuuleedGuuleed-bv6jw Před 10 měsíci +1

    Fadlan

  • @Risking10
    @Risking10 Před 10 měsíci +4

    Saaka xaraystay😂😂

  • @mohamuudahmed4898
    @mohamuudahmed4898 Před 10 měsíci

    Wcs sxp zre thnks waaberi media

  • @captain12474
    @captain12474 Před 10 měsíci

    Dugsi sare ban dhigaya wllo ma xareysan karaa

  • @duurari4376
    @duurari4376 Před 10 měsíci

    Ka soo sheekey taariikhda benito musolini

  • @Yahyebinuyahye
    @Yahyebinuyahye Před 10 měsíci

    Sxp Hadan Heysto passbort wadan kale ah. Maxa Sameyaaaa

  • @bilalabdi9148
    @bilalabdi9148 Před 10 měsíci +1

    maraykanka wax kuu matarayo haddad jamacad dhamaysay ama aad dhigadid sababtoo ah shahadada laga ma aqoonsana meeshas shaqo labour job lee samaynkartaa

    • @hanaahmed1115
      @hanaahmed1115 Před 10 měsíci

      Hadan halkaa ka galo jaamada ok maaha

  • @caduurmedia
    @caduurmedia Před 10 měsíci +1

    Qofkii $ 25 kun haysta
    Waa diyaar inaad america taktid

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim Před 3 měsíci

    ❤❤❤

  • @hamsemuse7673
    @hamsemuse7673 Před 10 měsíci +1

    Yurub ayan joga ma dalban kara 😅

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt Před 10 měsíci

    Keep going