Maalintii la burburiyay Nugliyeerka Iiraan - Hawlgalkii sirdoon ee ugu halista badnaa!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 09. 2024
  • Maalintii la burburiyay Nugliyeerka Iiraan - Hawlgalkii sirdoon ee ugu halista badnaa!

Komentáře • 133

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i Před 27 dny +59

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡

    • @Moohaan825
      @Moohaan825 Před 27 dny +2

      صل الله عليه وسلم

    • @ahmedosmanshidane1840
      @ahmedosmanshidane1840 Před 27 dny +1

      Salallaahu caleyhi wasallam

    • @user-kx9hi3qg2s
      @user-kx9hi3qg2s Před 27 dny +2

      Scw scw scw ❤❤

    • @user-mc4nb9wm5r
      @user-mc4nb9wm5r Před 26 dny

      Salalahu Calayhi Wasalam ❤❤

    • @axmednurculusow8627
      @axmednurculusow8627 Před 25 dny

      Salallaahu calayhi wasallam salallaahu calayhi wasallam salallaahu calayhi wasallam salallaahu calayhi wasallam salallaahu calayhi wasallam
      Salallaahu calayhi wasallam salallaahu calayhi wasallam salallaahu calayhi wasallam salallaahu calayhi wasallam salallaahu calayhi wasallam salallaahu calayhi wasallam salallaahu calayhi wasallam salallaahu calayhi wasallam salallaahu calayhi wasallam salallaahu calayhi wasallam salallaahu calayhi wasallam salallaahu calayhi wasallam salallaahu calayhi wasallam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HaweeyoQostye
    @HaweeyoQostye Před 27 dny +46

    Wiilkaan codkisa iyo aqligiisa inta jecel ale haubarakeyo ❤❤❤❤جزاك الله اخي

  • @usaamecabdirashiid3349
    @usaamecabdirashiid3349 Před 27 dny +25

    Sxpyaal imtixanka dowlada ayan sugaa ee iso duceya inu rabbi iga farxiyo 🤲🥹

  • @Asmaciise-z2y
    @Asmaciise-z2y Před 27 dny +42

    M.a golden voice

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 Před 27 dny +10

    My teacher in social media 🎉❤

  • @CabdikhadarIsmaaciil-f5i
    @CabdikhadarIsmaaciil-f5i Před 27 dny +15

    Waa su ale waxan an dhanka USA 🇺🇸 an ka iman marutagaln miyaa marekanka hadeer waxabaa lama jogee ninkistee hubkisaa hasomeysto oo alle subxahu wutucaalaa halakashto Muslim guuul insha allah ♥️ 😅

  • @cilmixuseen7199
    @cilmixuseen7199 Před 27 dny +12

    اللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم.

  • @Cabdifataaxshabeel
    @Cabdifataaxshabeel Před 27 dny +21

    Aynu kuwada salino nabiga scw

  • @Boos_tÉlite
    @Boos_tÉlite Před 27 dny +15

    Imaa dhafaan videoyadadu keep going bro ❤

  • @hassannor92
    @hassannor92 Před 27 dny +10

    Cawa waa jimcu nawiga an ku salino❤

  • @abdishakuurmaxamed
    @abdishakuurmaxamed Před 15 dny +2

    Maalintii la burburiyay Nugliyeerka Iiraan - Hawlgalkii sirdoon ee ugu halista badnaa!

  • @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲

  • @MohamedDeeq-hu3yk
    @MohamedDeeq-hu3yk Před 27 dny +4

    Haa ustaad waan ku taageraa saazxib mohamad nuur mahadsanid🎉❤

  • @MohanYare-eu7bp
    @MohanYare-eu7bp Před 27 dny +9

    Pro halmar kasoo gadal engineering 😭😭😭😭😭

  • @Hassan-Abdihakim8
    @Hassan-Abdihakim8 Před 27 dny +7

    Aan ku salino nabiga scw

  • @Hsharef
    @Hsharef Před 27 dny +3

    The best youtuber I liked 👍
    Thnks millions times

  • @zadammed
    @zadammed Před 27 dny +4

    The best youtuber I liked the most

  • @Shakir-ali581
    @Shakir-ali581 Před 27 dny +9

    iiraan dhibaatada ay sunniyiinta Ugaysatay Ayaa Kabadan Mida Uu Guumaystuhu UGaystay Muslimiinta😢

    • @Shakir-ali581
      @Shakir-ali581 Před 27 dny +2

      xitaa Hadii Ay cid ku weerarayso Nuclear-ka waa Sunniyiinta 😢

    • @ishakmohamed96
      @ishakmohamed96 Před 27 dny +2

      Waxaas waa been 😂sacudiga iyo imaratka oo israel xulufo la ah ayaa bilaabay inay umada saas ukala qaybiyaan iran waa layskugu tagay waxana ogata iran hadi lawaayo falasine xita hadalkeed danbe inan lamaqlayn waayo mawduucaan mar hore ayu ka dhamaday dhanka carabta

    • @parkhadmahamed4086
      @parkhadmahamed4086 Před 27 dny

      DHIBTA DOONTO HA JIRTEE XAQIIQDA AAN LA ISKA INDHO TIRI KARIN WAA INAY PALASTINE U HIILISAY MAALINTAY HIILKA U BAAHNAYD OO AY NAGTA KA GALISAY ISRAIL 😂

    • @PopHarley-t8s
      @PopHarley-t8s Před 27 dny +2

      iiran runti ani waa ka shakiyay marki ismail haniya dalkeeda lagu dily lkn runta wey soo bixi doonta

    • @AliAmino-w5x
      @AliAmino-w5x Před 25 dny +1

      ​@@Shakir-ali581Sacuudiga maa Suni u taqaan, ok Sacuudiga muxuu ku sameeyay Yamen Shiicada joogta😂😂, Nuclear hadii aan helno Sunigaa sgeegeyso waa waseenaa😂😂😂😂 ee biyaha afka u dhigi🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷

  • @BadeedBadmaax
    @BadeedBadmaax Před 27 dny +5

    noosoobiiri macluumaadkaa ❤❤❤❤❤❤

  • @Hamzik04
    @Hamzik04 Před 27 dny +4

    Khumiani gu maaha kan jooga imika waa aabihii ruhulaah khumayni .

  • @SumayoAbdulaahi-ut8nb
    @SumayoAbdulaahi-ut8nb Před 27 dny +3

    wll arinta Bangladesh 🇧🇩 kasoo hadal nooga sheegee wixii sababey arintaa villa looga tuurey prime minister 🥰

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi Před 26 dny +4

    iiraan wa dal islaam ah lakiin garab waayey 👍

    • @Nasra_Abdirahin1
      @Nasra_Abdirahin1 Před 26 dny

      Shiico waaye lkn

    • @AliAmino-w5x
      @AliAmino-w5x Před 25 dny +1

      ​​@@Nasra_Abdirahin1naayaa shiico iyo Wahaabi iyo Suufi iney kala fiicanyihiin ma nabigaa kuu sheegay, mise waxay ku Shageen anagaa sunadii rasuulka heysana oo Suni ah😂😂😂 wax Suni la dhaho majiraan, ee kee tahay ma Wahaabi mise Suufi.

    • @Abdikahinshukri-gx2cb
      @Abdikahinshukri-gx2cb Před 22 dny

      ​@@AliAmino-w5xadiga waa maxay kuleelka ku haaya ma waxaa tahay shiico ileen SUNI iyo SHIICO wey jiraane dood kamaba taagneee taase

  • @Qisadaallaylkii
    @Qisadaallaylkii Před 26 dny +2

    Warbixin wata ❤

  • @Osan231gire
    @Osan231gire Před 26 dny +1

    Cawaa waa jimcee han ku salino xabibkena muxamed scw scw scw scw scw❤❤

  • @abdulkariimahmed4104
    @abdulkariimahmed4104 Před 27 dny +3

    صلي الله عليه وسلم

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 Před 26 dny +1

    Mahadsanid sxp runtii sifican ayaad ogu faa.ideysay marlabaad Mahad sanid 🙏

  • @Khumayni-bl6gu
    @Khumayni-bl6gu Před 27 dny +6

    Khumayni Kan maaha ee waa aabihii ninkii sadaam xuseen is hayeen

    • @maxamedlaaskaawi
      @maxamedlaaskaawi Před 26 dny

      Ninkaasi waa aas aasihi dowlada iiran mana zoo dhawaan kaasi

    • @Khumayni-bl6gu
      @Khumayni-bl6gu Před 26 dny

      @@maxamedlaaskaawi war waa Kan hada jooga aabihiis ninkii qabsaday 1979

  • @abdiasiisali9996
    @abdiasiisali9996 Před 27 dny +4

    Keep going bro

  • @AbdullahiAbdiMohamedGaari

    Somalia Waa Dalka Ugu dambeeya ee nuclier samaysan doono waana Kan Ugu horeeya si toos nuclier uisticmaali isreil I,n😂😂😂

  • @anasfahad-iv8sm
    @anasfahad-iv8sm Před 27 dny +4

    Maskaxda howlgalka waxa iska
    Lahaa gumeystaha israaiil

  • @Abdirisak1
    @Abdirisak1 Před 27 dny +3

    Keep going

  • @wanaag21chanel31
    @wanaag21chanel31 Před 27 dny +5

    Iran wax awood ah malaha waa macmacaan uu samaysay cidaha islaamka sheegta haddana waxan laga sheegayo ma aha wax Israaiil ay wax ka tagto Iran ha jabto Iran waxaaba kasokeeya oo islaamka uga dhaw yahuuda waayo yuhuudi waa yuhuud marnaba islaamka kuuma sheeganaya Iran ayada oo galadaysto ka xun ayay sheegataa islaamka

    • @mahadgeedijalawle3538
      @mahadgeedijalawle3538 Před 26 dny

      Calamadihii wahabiyada ayaa kasoo daahirtay iran waa xunthy, saudi iyo imaarat oo 500,000 yamaniyiina dilayna waa facanyhin

    • @AliAmino-w5x
      @AliAmino-w5x Před 25 dny +2

      Wahaabi Wahaabi Wahaabi😂😂😂😂 orod is qarxi hee muslim ma ahane soo dil hooyo maskiin ah oo tukaneyso iyo mid shiico ah oo masaajid kasoo baxay.
      Adinka lee Muslim ah miyaa😂😂😂

  • @Khumayni-bl6gu
    @Khumayni-bl6gu Před 27 dny +3

    Ilaahow ufududee

  • @FaysalMoha-jr2ji
    @FaysalMoha-jr2ji Před 27 dny +4

    Halis qarsoon maxay tareysaa hadii aysan ficil jirin 😂😅

  • @ApdikhadarMuuse
    @ApdikhadarMuuse Před 27 dny +4

    Waxad warbixin ka so sameeysa halka uu hada marayo Nugliyeerkj iraan

  • @engnor3318
    @engnor3318 Před 27 dny +3

    Weerar lamid ah ma arag

  • @user-bx2oc9dh6c
    @user-bx2oc9dh6c Před 26 dny +1

    Golden v0ice🎉😊

  • @craxmaanjaamac4816
    @craxmaanjaamac4816 Před 27 dny +3

    First comment

  • @AkramIbraahim-x4u
    @AkramIbraahim-x4u Před 27 dny +2

    ❤❤❤

  • @khadarcazka5337
    @khadarcazka5337 Před 27 dny +3

    Waa ducafo Iranian tu ma awoodaan inay xataa ka difaacdaan warshadan yar reer galbeedba

    • @AliAmino-w5x
      @AliAmino-w5x Před 25 dny

      Kaasna wuxuu ahaa geesi Suni ah oo aaminsan in carabta geesinimadda 9 la siiyay😂😂😂 Mareekan ma ilmaa moodaa waa kaas flash wax ku burburinaaye. Mida kale hadaa geesiyaal tihiin maxaa saadaam Xussen loo daldalay, Afghanistan loo weeraray Falastiin ilaa hada loo heystaa. Ilmo Wahaabi markaasey ku leeyihiin Iran fuley ah😂

  • @youssoufabdi1738
    @youssoufabdi1738 Před 27 dny +1

    Benaleh

  • @Qasaay-pro
    @Qasaay-pro Před 27 dny +2

    🎉🎉

  • @AishaHassan-ck7dv
    @AishaHassan-ck7dv Před 27 dny +1

    Wallhi cod kaaga waan jeclahay markii aad kahadleso arimaha nocan ah

  • @butafla4864
    @butafla4864 Před 25 dny

    Wow waa warbixin aan caadi eheen 👌

  • @asadyare6879
    @asadyare6879 Před 26 dny

    Golden voice 🎙️ waku wadana🎉

  • @A-ur5u
    @A-ur5u Před 27 dny +1

    Waa WIIL codmacan

  • @cabdirisaaqshuute8540
    @cabdirisaaqshuute8540 Před 27 dny +1

    😂😂😂😂😂 sxb xogta iska sax cid burburisay ma jirto ee waa isku day dil

  • @Cabdicasiiscumar3945
    @Cabdicasiiscumar3945 Před 27 dny +1

    Waa tuug maraykanku

  • @user-jt5gf5mh3g
    @user-jt5gf5mh3g Před 27 dny +1

  • @user-te4mc1uo7v
    @user-te4mc1uo7v Před 26 dny +1

    M.a i lake your voice c.rahman wabari

  • @ismaeelmohamed1165
    @ismaeelmohamed1165 Před 27 dny +1

    Gaalada wey dhagar badan yihiin.

  • @AyduruusMohamed-cg3rl
    @AyduruusMohamed-cg3rl Před 20 dny

    Waana kula jiraa waana kaa jiraa

  • @mohamoudomar7792
    @mohamoudomar7792 Před 26 dny +1

    iran waa wadan aad uga jilicsan dhinaca sirdoonka inta adan samaysan hub waa inaa samaysata sirdoon adag sida pakistan iyo north korea

    • @AliAmino-w5x
      @AliAmino-w5x Před 25 dny

      Labadaas lagama filaneen sxb lkn Iran waa lagu ogaaday taas dhib keeneysa. Mida kale haday jilicsantahay maxay Sacuudiga iyo Imaaraadka ugu bursaya Yamen, Lubnaan, Ciraaq Syria ilaa Falastiin. Sheekadii carabtaa wadaa😂😂

  • @user-en5os1my1t
    @user-en5os1my1t Před 27 dny +2

    My name xasan abdi naasir called me shaqeysta

  • @MOHAMEDMuhamud-c9p
    @MOHAMEDMuhamud-c9p Před 19 dny

    Khumani gee waaye

  • @user-fm1yh8sc6h
    @user-fm1yh8sc6h Před 27 dny +1

    Asc Mr Abdirahman Waabari waxad program inoga so suubisa qaabkii, xiligiii & sidii loo baabi'iyay barnaamijyadii Nuclear ee Ciraaq & Suuriya

  • @Abdikahinshukri-gx2cb
    @Abdikahinshukri-gx2cb Před 22 dny

    IRAAN WAX AMNI AH KAMA JIRAAN IMISAA LAGU DHAX DILAY NINKII NUCKEARKA U SAMEYNAAYE AYAABA TEHRAN DHAXDEEDA LAGU DILAY MARKA WAXBA YEY BALAAYO ISKAGA KAAYA DHIGIN IIRAAN

  • @Khadarayatullah
    @Khadarayatullah Před 23 dny

    Opération shadrate muuqaal ka soo samee pls sxb thanks Shaqo wanaagsan bad haysaa

  • @maxamedcumaryuusuf9492

    ❤KU❤SALI❤NABI❤MUXAMED❤SCW❤

  • @Aişa-kg1du
    @Aişa-kg1du Před 27 dny +2

    ASC

  • @kamalhussein5603
    @kamalhussein5603 Před 26 dny +1

    Iran waligey saan baa looga dhex kaluumeysan jiray haday wax yar hurdada ka kaceen

  • @LouisRobinLouisRobin-i9b

    Hall Jennifer Thompson Margaret Davis Thomas

  • @user-ot4em6hu9x
    @user-ot4em6hu9x Před 27 dny +3

    Guul

  • @qaab_samehahmed8153
    @qaab_samehahmed8153 Před 26 dny

    Magaceyguna waa cabdiraxman cumar ❤

  • @AsadBashiir-hh1be
    @AsadBashiir-hh1be Před 27 dny +1

    😮😮😮

  • @Footballlegendaryy
    @Footballlegendaryy Před 26 dny

    Hamse abdirizak

  • @user-dk5vd6xx9t
    @user-dk5vd6xx9t Před 27 dny +1

    Sxp barnaamijkii fagaare media maxaad u soo dayn waydeen .

  • @Eng_moy
    @Eng_moy Před 26 dny

    537k 🎉

  • @maxamedxasanmaxamedmaxamed48

    Iran iyo turkida waxba mesha kuma hayaan booto waye warkooda xutayiinta yaman karti iyo gesinimo kuma garan

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 Před 27 dny +2

    Hal flash miyaa xaruntii dhameyd qarxisay

  • @Y-ADIL
    @Y-ADIL Před 27 dny +1

    Balaayo dhib badan oo Muslimiinta dhib mooyee aan dheef ku qabin waaye Iran!
    waxii dhulka lajaraa hala jareen.

  • @Abdishakuurawad
    @Abdishakuurawad Před 26 dny

    So badi

  • @MahamedMusdhaf-n7q
    @MahamedMusdhaf-n7q Před 23 dny

    Waalagu waayey maxaakuugu dhacay😢😢😢😢

  • @adaanhussain1985
    @adaanhussain1985 Před 26 dny

    Benbadanaa Alle ka baq Nin yahoow 😅

  • @ifiyahaqalbiga8808
    @ifiyahaqalbiga8808 Před 27 dny +1

    Firs one

  • @user-ou3qk5rq6d
    @user-ou3qk5rq6d Před 27 dny

    😮😮😮😮

  • @jamalomar6387
    @jamalomar6387 Před 24 dny

    😊😅

  • @BarrieNigel-d2y
    @BarrieNigel-d2y Před 3 dny

    Clark Dorothy Thomas Jose Martin Sandra

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 Před 26 dny

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib Před 26 dny

    WCWRWB waberi media

  • @AnisaCali-j7m
    @AnisaCali-j7m Před 17 dny

    Kalay lama sameysan karo miyaa mareykan la aan

  • @RoodoCabdulahi-b5j
    @RoodoCabdulahi-b5j Před 8 dny

    Waabari media kasoo hadal shiicada ma muslim baa mise waa isku qariyaan jawabtu waa dhankaga waxan rajaynayaa in ad kasohadli doonto /?

  • @CabdifataaxMaxamed-sc6dg

    iiraan waa maybe kamid ah Israel iyo maraykanka tusaale dilki shahed ismail hania Qatar 🇶🇦 intaas oo sano dagan laguma dhici karin in ladilo lkn iiran iyadaba ka shaqysay dilkiisa

    • @Czetttt
      @Czetttt Před 26 dny

      Maxa suusataa hogaamiyihii Al alqaacida ee Ayman dawaahiri bartanka kabul baa lagu dilay daliban buuna marti u ahaa. Ma waxaad dhihi daliban iyo US ayaa kawada shaqeeyay.!

  • @Czetttt
    @Czetttt Před 26 dny

    Sowtan ilaa hada lagu eedeeyo inay Nuclear ka sii kobcinayso hadiiba mar hore laga taqalusay maxay yihiin cabsida hada laga qabo dhamaystirka nucler ee Iran??

  • @user-jr3ou3qq9p
    @user-jr3ou3qq9p Před 27 dny

    Sheeko ninka Iranian ba ufududeysay mesha

  • @mohamethfarah
    @mohamethfarah Před 27 dny +1

    First comments 😂

  • @XamdaQaasim
    @XamdaQaasim Před 16 dny

    Waar nio video aad leeedhay oo macluumaadka meesha aad ka soo xigatay sheegaya ma jiro sidaa agreed aniga iyo wixii aqli lihi waxaan kuu haysaaa beenaale kugumana kalsooonaan karno
    Sababtu waxaan baadhitaan ku sameeyay mawduucyadan halkaad ka soo qadato waanan wayay

  • @berrisamaad23
    @berrisamaad23 Před 25 dny

    BEENAALE cabdi khadiir khaan been baad ka sheegtay.hadii aadan xaqiiqada dhabta ah ogeyn maaha inaad qof iska eedayso

  • @ALLINONECartoons-xk5id

    Gcuxfxgfdg you will find a way 😊❤

  • @cabdirisaq4858
    @cabdirisaq4858 Před 17 dny

    Beentaan dadka dhageeysta waa dad waalan waaye

  • @Abdirezak.iidle25
    @Abdirezak.iidle25 Před 27 dny +1

    CZcams channel keyga Soo booqo

  • @Ja_il8
    @Ja_il8 Před 25 dny

    @Hamzaabdirazaq video ka asoo original waa carabi حمزة عبد الرزاق

  • @abdishakuurmaxamed
    @abdishakuurmaxamed Před 15 dny +1

    Maalintii la burburiyay Nugliyeerka Iiraan - Hawlgalkii sirdoon ee ugu halista badnaa!

  • @user-ig4ye7ek8y
    @user-ig4ye7ek8y Před 27 dny +2

    Keep going bro

  • @BukhariMohamed-sf6uz
    @BukhariMohamed-sf6uz Před 20 dny

  • @jamalomar6387
    @jamalomar6387 Před 24 dny

    😊😅

  • @moussamahamedaden5117
    @moussamahamedaden5117 Před 27 dny +1

    Keep going bro