Video není dostupné.
Omlouváme se.

Part 2: waraysigii nimco oo maraykanka ku imaatay Dv lottery Subscription for more

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 16. 08. 2024

Komentáře • 197

  • @zahramusesiad1986
    @zahramusesiad1986 Před 10 měsíci +33

    Dv2022 ayaan ahaay nasiibna uma yeelan inaan interview maro😊 intii fursadu saaciday allaha u barakeeyo❤ aniguna markale waan rajeeynayaa inaan dib u helo insha allah🎉

    • @cabdibaraf
      @cabdibaraf Před 10 měsíci +5

      Inshalah walaal wixii calaf aad kuleedahay waad heli inshallah khayr baan kuu rajeynayaa

    • @skylinesomali9892
      @skylinesomali9892 Před 10 měsíci

      Oo walaal ma adigoo Guulaystay bay kuu diideen?

    • @dhiganemedia4904
      @dhiganemedia4904 Před 10 měsíci

      Manala wadaagi kartaa wax yaabihii interviewga kaaga dhacay

    • @Misbaax
      @Misbaax Před 10 měsíci

      Sababta maxa waye

    • @yaxyecali5232
      @yaxyecali5232 Před 3 měsíci

      Waa wakhtigii carona virus ka ee trump diiday

  • @qubca7073
    @qubca7073 Před 10 měsíci +4

    Masha allh inantu cod naxariis badna alle riyadeeda ha u rumeyo walidked dadkeeda iyo diinteeda allaha ku sugo
    Reer jabuutina waxan leeyahay hadii lakala go’ay walaltinimo iyo diin iyo somalinimo baa inaga dhaxeysa 👍

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 Před 10 měsíci +27

    Teamkyga haniyad jabinina waa markii 2aad aan xarysanayo sanadka insha alah waan helayaa

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 Před 10 měsíci +8

    14:40
    Nimco waad mahadsanid walshy qaliyey sida wangsan ee aad xogta no sisay

  • @butterflyha1889
    @butterflyha1889 Před 9 měsíci +4

    Gabadhan wa fariid mazha allah sida wanagsan ee ay waraysiga u bixisay ayan ka helay

  • @fariihaqueen4678
    @fariihaqueen4678 Před 9 měsíci +8

    Aniga wa markii ugu horeysey oo an xareysto dv lottery inshallah waxan rajeyna inan ku guuleysano aniga iyo intan xareysatey sanadkan

  • @MunahMohamed-tu8ly
    @MunahMohamed-tu8ly Před 10 měsíci +4

    masha allah alle haka abaalmariyo wllshy nimco xagta ficany ay noshegtay adigana aad iyo aad ayad u mahadsantay wllky shaaaaciyee

  • @DVLotteryWinner2025
    @DVLotteryWinner2025 Před 10 měsíci +7

    mnsha allah gabar karti badan weeye gabadhu weyna mahadsanthy xogta fcn o ay dadkeeda la wadaagty sidoo kle shaaciye mahadsanid lkn gabadha waxbarashadeedu ma somalia bey ahyd

  • @DEEQ.....
    @DEEQ..... Před 10 měsíci +24

    Aniga iyo Qofkasta oo arka commentskeygan waxan u rajeynaya inan noqono guuleysteyaal

  • @shuaybjayte8217
    @shuaybjayte8217 Před 10 měsíci +4

    Ayada nala soo xiriiri boowe
    Xogbaan kaga baahanahaye

  • @mmaliosman2332
    @mmaliosman2332 Před 9 měsíci +4

    Anigu jabuuti jooga qofkii nasib u yeesha inuu lottary ku guulayisto aniga soo dhawayin marka somaliya joogto ee aadan qofna ka aqoon magalo aadn nasib ku ku saacido lettary ku gulayisto hadan qof magald kugusoo dhweeya u bahan tahye marka qofkii walal somaliyed ah hela 2023 aniga so dhwyyn raga kaliya sabbto ah anigu nin dhalinyro ah gabdh mso dhwyin karo facbok Mmali osman

  • @RAMMADT
    @RAMMADT Před 9 měsíci +4

    Maansha allah qof Yar wanaagsan miskiin ah

  • @user-gn9mw9zi9x
    @user-gn9mw9zi9x Před 9 měsíci +5

    Oo wll 47k adigoo ah ayd oktabar martay anaguna xiliga son bashii 11 jogna ayn 12k soo gaadhine ilaaahaw noo gargaar lambaradayadii waawaynaa waa looyaabaaa

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M Před 10 měsíci +10

    Gabadhaan daganaan iyo kalsooni ayaa kamuuqata 😊

  • @abdiqadirbadal4585
    @abdiqadirbadal4585 Před 9 měsíci +4

    Ina adeertey naciimo keep going my sister

  • @user-mu7sg6pe7h
    @user-mu7sg6pe7h Před 10 měsíci +10

    I am always frist person

  • @Wariyerayaan882
    @Wariyerayaan882 Před 4 měsíci +2

    Su,aalaha ay dhahen noso dir safaarada maxay ka wada micnaha ma safaarada lagala baxaya explain plz

  • @user-sr4ke7cz7d
    @user-sr4ke7cz7d Před 8 měsíci +4

    Huno savarada adis Ababa Ethiopia intaraviyuga seykusahy miyan Kumari Karna wxn nahy dadki 2024 wareysiga sugaya fadlan IGA sojawaap😊

    • @somaliyameni202
      @somaliyameni202 Před 8 měsíci +1

      Ethiopia 🇪🇹 meel mahaa wlh hadad ka baxso

  • @user-oo2th7lu2i
    @user-oo2th7lu2i Před 10 měsíci +4

    Shaciyow walaal linkiga saxdaa hal kan noo soo dhig thenkz pro

  • @user-xd6so2nu2j
    @user-xd6so2nu2j Před 9 měsíci +2

    Mansha allah shaaciye allha ku barakeeyo walaal

  • @sagalfaaraxofficiall2379
    @sagalfaaraxofficiall2379 Před 10 měsíci +4

    Shaaciyeone aniga fmali ahaan la idortay2023 insha allh 2024sidaan camal kuso horfariisanyaaa insha aalllh

  • @axmedjr2678
    @axmedjr2678 Před 10 měsíci +5

    If Allah says one day I will go America 🇺🇸

  • @nouradinfarahhoussien8709
    @nouradinfarahhoussien8709 Před 10 měsíci +2

    Mahad wllo shaciyeh wan kula soconjiray wana kukulaystay

  • @user-gn5ik6lp9y
    @user-gn5ik6lp9y Před 10 měsíci +5

    Shaciyow waan kusalamay marka kowaad asc wll
    Waxaan kuwaydiin rabay su'aal ah waxaan haystaa passport Djibouti lakiin waxaan wax kabartay somaliland eemarkaan xaray sanaayo dv lottery hadaan Djibouti dhalashada kadhigo hadhow haduu AllAh ii qoro inaan helo insha AllAh. Waraaqadaha education somaliland caqabad miyay igu noqonaysaa wllo. Please and please video
    Aad soo dhigi doonto insha AllAh wll adoo raali iigu soo jawaab. 👋👋👋

  • @kadarmuhumed6741
    @kadarmuhumed6741 Před 7 měsíci +1

    Maa sha allah siwacan ayay gabadhasi ufaahfahisay bilow ilaa dhamaad, shukran.

  • @manqabojiye7043
    @manqabojiye7043 Před 10 měsíci +5

    Insha Allah waxa rajeynaya in aad igga wareysan tonto 2025 mareykanka

  • @crahmanyasinwcys2079
    @crahmanyasinwcys2079 Před 10 měsíci +5

    2025 ina halkaa layga wareysto rabaa insha allh

  • @Alvarez8359
    @Alvarez8359 Před 10 měsíci +5

    Sxp qaali interview dalka turkey kawaran pls nin marwalba kula socdo ahay mhsn

  • @HipoZiyat-xv6wo
    @HipoZiyat-xv6wo Před 10 měsíci +4

    Nimco Ibrahim waa gabar fiican hal group ayaan ku wada jiray noloshu kuma xumayso

  • @kingoftiktok9537
    @kingoftiktok9537 Před 10 měsíci +4

    Shaciye halkan kala soo xidhidha zxp arinban ku wadayE

  • @hawamohamed6772
    @hawamohamed6772 Před 10 měsíci +4

    Wanku salamay walalkey shaciya waxan raba inaad kasoo hadashid I-134formkas adigo mahadsan

  • @user-ce3we7rh1h
    @user-ce3we7rh1h Před 9 měsíci +2

    I need information bro please san please tell me

  • @user-ce3we7rh1h
    @user-ce3we7rh1h Před 9 měsíci +2

    Asc shaaciye I have one question for you? If I have money how much opportunity I will go to Canada or America. I from djibouti

  • @hagee-market
    @hagee-market Před 10 měsíci +2

    War nin yahoow inaan ku caayana ma rabee dadka si caadi ah ugu jawaab, oo caawi walaalahaa.

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 Před 10 měsíci +5

    Qof wangsann waye nimcco runti oo qalbi furan

  • @ayaancnasir5971
    @ayaancnasir5971 Před 10 měsíci +2

    Masha allah gabadha yar waa very smart ❤ guuleeyso Abaayo

  • @nasteho973
    @nasteho973 Před 10 měsíci +2

    Thaks dhamaantiim

  • @abdikhadarahmed8510
    @abdikhadarahmed8510 Před 3 měsíci

    safaaradda uganda ka waran walaal.

  • @mohamedosman1939
    @mohamedosman1939 Před 10 měsíci +3

    Fiiri Documents leeska tusaale qofka haddu batch heesto, dugsi sare ma leeska raabaa mise Batchelor ka kaliya lagaa rabaa?

  • @AshrafJunayD
    @AshrafJunayD Před 8 měsíci +2

    safaarada Ethiopia io ta kenya ma waxay ku adkeeyaa dadka document somaliya ah wata mise qof kastoo soomali ah xataa kuwa document Ethiopia wata

    • @AbdikalikHayi
      @AbdikalikHayi Před 6 měsíci

      Ethiopia hadad tahay kugama adkeenayaa
      Waxaad ka mid tahay Ethiopianka ay u soo baxday

  • @AswanBashiiir-cy9lt
    @AswanBashiiir-cy9lt Před 10 měsíci +4

    Isoo jawaap plz

  • @mahadmohamudnur6300
    @mahadmohamudnur6300 Před 10 měsíci +7

    Ayada hadalee baxdee afsoomali ga maxee saan ugu galee 😂😂😂 sidii in uu ku adag yahay cml

    • @90media44
      @90media44 Před 10 měsíci +3

      Sxb nooca ay u hadasho inuu sidaan dabiici yahay baa laga yaabaa kaliya ee luuqaddeeda caadi weeye

  • @Qadra-Hussein722
    @Qadra-Hussein722 Před 10 měsíci +2

    Mahadsanid walashey nimco iyo walalkey shaaciye ❤

  • @RAMMADT
    @RAMMADT Před 9 měsíci +2

    Maansha allah qof qiimobadan

  • @skylinesomali9892
    @skylinesomali9892 Před 10 měsíci +4

    Insha Allah Sanadkan Waan Guulaysan doonaa🥰☝

    • @sharmaakecade
      @sharmaakecade Před 10 měsíci

      Zxb mafuranyahay Oo hada maxareysan karaa

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 Před 10 měsíci +2

    SHaciyoow aad iyo aad aya u mahadsantahay runti waxbadan waa nacawisay waxbadana waa noo dadashay walalkeyow
    alle haka abal mariye manta waxa aan ka codsanaya inaad kaso hadasho visaha
    marykanka lagu iman karo ee la dhaho(L1 visa USA)

  • @vidasi7735
    @vidasi7735 Před 10 měsíci +4

    Mansha allah , interview gan laba qof oo dagan aya is helay oo qalbi wanaagsan

  • @maftuxcabdulaahi7234
    @maftuxcabdulaahi7234 Před 10 měsíci +4

    Maansha allaah nimco mahadsanid wll ani waxan ahaa 2024 waan hely walina jwp ma hayo pls ila so taliya adi io shaciye ethiopia aynn joga

    • @axmadcagta5826
      @axmadcagta5826 Před 10 měsíci

      Dv2024 balantamaheshe ani 34k ahayee

    • @Mayflower1122
      @Mayflower1122 Před 10 měsíci

      Case number kaga haduu yaryahay interview si horay ah bad u helaysaa
      Ma jigjiga joogta case number kagu wa maxay

    • @axmadcagta5826
      @axmadcagta5826 Před 10 měsíci +1

      @@Mayflower1122 haa saduu yaryahay dhaqsi ayaad heleysaa haduu dheryahay waad yara dibdhaceysaa xamar ayaan jogaa midaa asxab nahay oo 400boqol ahaa ayaa maray lkin ani waan sugayaa

    • @Mayflower1122
      @Mayflower1122 Před 10 měsíci

      @@axmadcagta5826 34k wali wu yaryahay insha Allah ilaahay Haku fududeeyo hno

    • @Mayflower1122
      @Mayflower1122 Před 10 měsíci

      @@axmadcagta5826 lkn suaal ma isku Mar bad buuxiseen adi iyo saaxibka haday macquul tahay o xasuusatid exact date la aad buuxisay ii sheg

  • @curad5125
    @curad5125 Před 10 měsíci +4

    Asc ustaad shaaciye waan ku salamay bacda salaan waxan ahay dadka helay 2024 blse case kaga dheer wli wxa jawb ahana kama helin mrka ustaad mxd talo ii hysa

    • @90media44
      @90media44 Před 10 měsíci

      Sxb case number kaagu weyn yahay ha walwalin documents kaaga isku toosiso wakhtigaagana wuu imaanayaaye iska sabar

    • @curad5125
      @curad5125 Před 10 měsíci

      @@90media44 thnks zxp

  • @shiineCabdulaahi
    @shiineCabdulaahi Před 3 měsíci

    Side uxareysta wallashey

  • @user-yg8hy4qs4e
    @user-yg8hy4qs4e Před 10 měsíci +2

    Insha allah waad iwaraysan sandkaa kiisi 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @skylinesomali9892
    @skylinesomali9892 Před 10 měsíci +2

    Insha Allah❤

  • @user-md1mq1gh9u
    @user-md1mq1gh9u Před 10 měsíci +3

    Saxib hargaysa ayan jooga pasaport somalina muqdisho aya igu dhow inte ayu wakhtigu kaga dhacaya iso jawab pro

    • @i.ismael4330
      @i.ismael4330 Před 10 měsíci

      Garowe ka jaro maxaa ku dhibay

    • @user-md1mq1gh9u
      @user-md1mq1gh9u Před 9 měsíci

      @@i.ismael4330 Garowe in la igu cuno miyd rabta wad ogtahay colda jirte🤣

  • @iqrahassan6529
    @iqrahassan6529 Před 10 měsíci +4

    Mad waydisid sawirka dhagaha iney ubanaaneyen Ana inay cadi xijaab qabtay

    • @NNnnn751
      @NNnnn751 Před 10 měsíci +3

      Qasab maha in dhegaha la baneeyo Adoo xijaaban Waa geli kartaaa muhimada Sawirka Sifcn Loo qaado

  • @ayaanomar-jl8uu
    @ayaanomar-jl8uu Před 3 hodinami

    Saaka gbr aan hbo u ahay ayey soo ceyrisay safaarada kenya ilaa saaka ilaa cwa way ooyeysay manta dhan ma cunin waxba ayado wax su aala lawaydin aya la dhahay kumaba aqonsanin marki lcgihii laga qaatay kkk yaab balaayo iri xaasida

  • @abdirahmansiat6
    @abdirahmansiat6 Před 10 měsíci +6

    Qof pressure isaaro maheli karaa si aan uxareysto aniga buufis imahaayee😂

  • @amiinmohomed2799
    @amiinmohomed2799 Před 9 měsíci +1

    Insha allah 2025 🎉

  • @ayaanomar-jl8uu
    @ayaanomar-jl8uu Před 4 hodinami

    Dadku qurbey uwada oyayaan yaab illaahay dhul gaalo idinma geeyo aniga ma jcleyn ano rabina waa helay yurub blse wlhy wax ka fcn wadanki qurbo waa isku mid

  • @ahmedshuteosman928
    @ahmedshuteosman928 Před 10 měsíci +4

    Tan india 9qof be ila hda passaporadii kga dhganyihiin

  • @adenjama2415
    @adenjama2415 Před 10 měsíci +2

    Shaaciyeone show
    Qofka somalia joogtaa
    Fadlan noo soo sheeg safaradaha la tegi karo
    Oo aan ahayn kuwaas gabadhu sheegtay

    • @lailamohamed7097
      @lailamohamed7097 Před 10 měsíci

      Maleysaia, cuman, qadar, kuwan ugu fican

    • @habibdiriye8964
      @habibdiriye8964 Před 8 měsíci

      Indonesia🇮🇩 aad haday kuu suuro gasho, insh allh

  • @rowdoabdirisaq6202
    @rowdoabdirisaq6202 Před 8 dny

    Asc wll waxan haysata ilmo kala abe ah siden ku xaren kar

  • @haamudnews8451
    @haamudnews8451 Před 10 měsíci +4

    Tan ma aaminaayi Sababto ah iyadoo bilo joogta America ayay iska dhigee mid 10 years joogta

    • @musemuse1507
      @musemuse1507 Před 10 měsíci +2

      gabadhan reer Jabuuti waaye sidas ayeey ugu hadlaan Somaliga

    • @haamudnews8451
      @haamudnews8451 Před 10 měsíci

      @@musemuse1507 mahaa waraysaga hore daawo Ethiopia ayay ka timi

    • @mssworld2023
      @mssworld2023 Před 3 měsíci

      Wareysigan markay imatay after 1day ayaa la wareystay 😊

  • @naturerelaxationpronrp9725
    @naturerelaxationpronrp9725 Před 10 měsíci +1

    M.a alle haku 15:15 barakeyo wllo

  • @abdinaazirmaxamednuure4416
    @abdinaazirmaxamednuure4416 Před 10 měsíci +2

    Masha allah shaaciye

  • @XasanKarama-ro7vl
    @XasanKarama-ro7vl Před 3 měsíci

    Waad mahad San tahay

  • @faarahbarre9756
    @faarahbarre9756 Před 10 měsíci +1

    Aboowe see Amerika ku imaan kara waa rabaa ee ii sheeg please 😭😭😭😭😭😭😭😢

  • @somalinotestudio9627
    @somalinotestudio9627 Před 10 měsíci

    Shaaciyoow zxp AMERICA markaan yomaado Yaa I qaabilaya

  • @iqraliban1545
    @iqraliban1545 Před 10 měsíci +3

    Ninkaygu haddii uu waddan joogo oo aan waddan kale joogo, isku waddan ina ku marna Miya waraysiga

  • @AswanBashiiir-cy9lt
    @AswanBashiiir-cy9lt Před 10 měsíci +4

    Wll lottery ma xerysan karaaaa qof qaba cudurka cagaarshow/ joonis 😭

  • @deeqyare2897
    @deeqyare2897 Před 10 měsíci +2

    Waraa musalsal ayaaba noga dhigtaye😂😂

  • @Christianronaldo-xo3ew
    @Christianronaldo-xo3ew Před 10 měsíci +2

    Wll shaaciyow ka soo hadal si faahfaahsan documents la iska rabo wll adigoo mahadsan

    • @cabdibaraf
      @cabdibaraf Před 10 měsíci +1

      Zxp video hore ayuu kaga Hadley markaa chanelka ka baadh

  • @user-mq1eu1cq1l
    @user-mq1eu1cq1l Před 8 měsíci

    Lahadalkagu waa imuhiime hlkee lagan soxuriyayaa wll shaciyoow

  • @user-fb1gb6sp3h
    @user-fb1gb6sp3h Před 10 měsíci +1

    Shaciye wll mcn aad ban kugu kalsonahay lkin wll side lo firiyaa ( Kiis numberka ) side ku ogan kara xiliga an intervew an leyhy

  • @naturerelaxationpronrp9725
    @naturerelaxationpronrp9725 Před 10 měsíci +1

    Mida addis ababa wllo maka badalan karaa hadeer case numberkeyga 12851 ee current miyaa ahay mise balse waan ku deystaa

    • @jccmahdaristudio4797
      @jccmahdaristudio4797 Před 10 měsíci +1

      Horta aaminsanow In Hadii Aad Calaf Ku Leedahay Aad Helayso
      Lkn Case kaago Yar Awadeed Iska dayso

  • @nasteho973
    @nasteho973 Před 10 měsíci

    Shaciye wll family lottery kasoohadal plz

  • @Mahad141
    @Mahad141 Před 10 měsíci +4

    Shaciye sxb xaas aan leeyahy hadan ku xareysto oo hadhow qarashaka isaacidi wayay aan katago aan dhaho hadhow aan usoo dacwonaa kwrn dhib mee ii keenee sxb waliba xamilo ah beybe nagu soo biiri rabo qarashkana awoodi waayo anoo kuxareystay dhib maleedahy wllo
    Isoo jawaab bls jawab bls jawaab bls jawaab mahad sanid wllo❤

  • @haboncabdilahi8297
    @haboncabdilahi8297 Před 10 měsíci +2

    Hadii u kusoo baxo shaqada u horeysa ee uu qabanayo waxay

  • @maxamedxasancali5803
    @maxamedxasancali5803 Před 10 měsíci +2

    Shaaciye numberkaaga noo soo qor

  • @ruunaxmedcali918
    @ruunaxmedcali918 Před 10 měsíci

    Shaaciye shimee xermaa dv lottery

  • @amiintafay7701
    @amiintafay7701 Před 10 měsíci +1

    Shaciyow zxp qofku marku imado u.s.a yaa cawinaya

  • @IRONGIRLCHANNEL-im6dr
    @IRONGIRLCHANNEL-im6dr Před 10 měsíci

    @Shaaciye wll gabadha sawirkeeda qaabkey u gashay noo weydii.

  • @cabduqaadircabdi8135
    @cabduqaadircabdi8135 Před 10 měsíci +2

    shaaciye kaso hadal visabulletin

  • @dhiiranmedia7371
    @dhiiranmedia7371 Před 10 měsíci +1

    Shaaciyow sanadkan baan helay ee ila soo xidhidh ila soo hadal in badan baan kala soo hadlay please

  • @zuhaybrealgoat6689
    @zuhaybrealgoat6689 Před 10 měsíci

    lottery family ayaan rabnaa inaan xaraysano sidee u xataysanaa kadoo hadal wll❤

  • @CawilAxmed-kx3qh
    @CawilAxmed-kx3qh Před 10 měsíci +1

    Dadku goobaha interveiwga ayay la dhiban yiin ee Arista safaarada adis
    Kassim warbixii shaaciyow

  • @shadiyoahmed819
    @shadiyoahmed819 Před 10 měsíci +2

    Beentiyo soconeyso luga leh inaba xareysotay bo ma ogi ku laha

  • @munasarrah4116
    @munasarrah4116 Před 10 měsíci

    Ustaad documents yada maad noo faahfahisaan

  • @mahamedhasen6507
    @mahamedhasen6507 Před 10 měsíci +1

    Waa mr2 ee kuwaydiyo sxb klaska 10 baan heesta cadi miyaa dv lottery ka high schoolka kuxarestay jwb fadlan

  • @ahmedismail6195
    @ahmedismail6195 Před 10 měsíci +1

    WALAL SHAACIYE WIIL AA ABTI U AHAY Ayaan 2022 u buuxiyay wuun helay hadeer na DS 260 application Ayaan u xareeyay safarada jabuuti Ayaan uga dhigay markaa walal maka badalaa before current .
    2021 ayaa u buuxiyay sxbkay wuuna helay 2022gii safaradana Addis Ababa ayuu ka dhigtay ilaa hadeerna appointment ma helin markaa wiilka aan abtiga u AHAY maka badalaa walal jaaaaàawaaaab ???

    • @Ladan12345
      @Ladan12345 Před 10 měsíci

      M.a nio adu nzipku kulazocdye ubuuxi dad badan

    • @aqoonkororsimedia4345
      @aqoonkororsimedia4345 Před 10 měsíci

      Haa intuu noqon current noqon kabedel waayo Jabuuti, Addis-ababa iyo Nairobi waa safaaradaha ugu xun

  • @naturerelaxationpronrp9725
    @naturerelaxationpronrp9725 Před 10 měsíci +1

    Sax su,aal muhiim ah 8:40

  • @user-mo3dx2op2f
    @user-mo3dx2op2f Před 10 měsíci +1

    Wll aniga email ka galin kari waayay seen uga saara space ka

  • @thauthfankathauthzaetatham1263

    Xagge lagaalasoo xidhiidhaa shaaciyow zxp muhiim baan kuu ahaye

  • @djice2712
    @djice2712 Před 10 měsíci

    Wll waxan ilaabay date kii an ku xareeyay dv lotteryga dhalashada sideen ku heli karaa wll iga caawi

  • @ileysprintanddesign5148
    @ileysprintanddesign5148 Před 9 měsíci

    codka aad buu u hoosey yaa sxb

  • @wardahassan1223
    @wardahassan1223 Před 10 měsíci +2

    10000 4700 tolow maxay ka dhiganthy

  • @user-fu4sx4lf2j
    @user-fu4sx4lf2j Před 10 měsíci +2

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-vh7zp3fr4k
    @user-vh7zp3fr4k Před 10 měsíci

    Asc wll waxaad tahay gabadh dacaad noolow

  • @naturerelaxationpronrp9725
    @naturerelaxationpronrp9725 Před 10 měsíci +1

    Aniga ethiopia ayaan jooga gar ahan safarada ethiopia ayaana ii saran documenterygeyga oo idil ethiopian waaye ee wllo ma badalan karaa 13:42

    • @mohamedkobra2305
      @mohamedkobra2305 Před 10 měsíci

      Dhaman decoemntiga waxbarashada hadi ethopia tahay wa caadi

  • @moogecilmi8951
    @moogecilmi8951 Před 10 měsíci

    Asc shaaciye wll ku salamay wll qofku haduuna wax baran shahadona haysan siduu noqon karaa wll iiga so jawb

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před 10 měsíci

    Maraykanku waa meel yhuud haysato qayr maleh