QALINSOOR: QAAR KA MID AH SUUGAANTII XARBI ISMAACIIL SAMATAR IYO QOWDHAN DUCAALE SULDAAN

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024

Komentáře • 47

  • @Kader.Arab4336
    @Kader.Arab4336 Před rokem +6

    Cali iyo haruun cabsi cabsi walhi waa raga iidoor caydheeyay 🇬🇲🦁

    • @Masalaawi
      @Masalaawi Před rokem

      War Reer yoonis iyo bahdylo ayaa adaan jabay iidor Oo dhan maaxa keenya 😂
      Daroor reer isaaq baa lahaa maanta aware baa taala dhulkaas oo dhan baa laga qaaday doqonyohw

  • @mubarakibrahim1093
    @mubarakibrahim1093 Před 3 lety +5

    Mawliid Maxamed Odawaayow cidhibtaada Allah raaji oo barakee walaal.

  • @ahmedgobeysane1012
    @ahmedgobeysane1012 Před 3 lety +3

    Allaa yacisak riyaal suugaan dhaaadhi ah
    Mawliid maxamed odawa hore u soco inaadeer

  • @mubarakibrahim1093
    @mubarakibrahim1093 Před 3 lety +6

    Aamiin.
    Janatul Firdaws Allah haka waraabiyo dhammaantood.
    Maxaa dunida rag ka tagay.

  • @yusufmohamed6446
    @yusufmohamed6446 Před 7 měsíci +1

    Awowgay xarbi ismaaciil allah ya raxma awoow janadii firdowsa allah hakaa waraabiyo
    I'm ina mohamed khalif xarbi ismaaciil

  • @AARJOOG__BOY
    @AARJOOG__BOY Před 9 měsíci +2

    Yoonis iyo BahDeYlo🦁⚔️

  • @cabdirisaaqfaarax3926
    @cabdirisaaqfaarax3926 Před 2 lety +6

    Ciidagale Power

    • @Gametime-ne3xx
      @Gametime-ne3xx Před 2 lety

      Soo ma maqashid waxa jab la tiriyey dhurwaale iyo koore 84 iyo 42 waa jab weyn ...waxaa dhib ah waxa u sawab ah waa cali iyo haruun 2 jilib oo reer isaaq ah....qawda ducaale
      Waayadanba Dhuu baan xidhay oo, dheg uma noolayne
      Anuunbaa dhabriiraye ragii, waa dhalasho raacaaye
      Maan gabay dharaarta iyo dayaxa, dhayda ka cadeeyo
      Abtirsiimo lama dhumiyee, dhamacda maan oogo
      Maan dhamaan Isaaq kula dhex dhaco, waa dhambaal culuse
      Dhalinyarada Reer Nuux col, waa looga dhaar maraye
      Dhaxal eego mooyee ma laha, dhiiranaan ficile
      Haduu dhirranaa Reer Shirdoon, naga dhawaafeeye
      Ina Buux haduu nagu dhawyahay, naguma dhawreene
      Dhamalqaylo nimanka u dhashayiyo, dhirif Makaahiile
      Reer Samatar waa dhacan yahay, oo dhiigse laga waaye
      Waxa dhaboolaqa lagu teediyaa, dhiisha ceebta ahe
      Dhuxdhuxlaynta Reer Fiqi Cigaal, haygu dhiriyeene
      Goortay dhafoorada jabshaan, haw dhiseene aqale
      Dhabbaan ku hadlayaa Reer Baniin, dhididi maayaane
      Waadhidii dhextaal iyo bankii, Dhedibba loo diidye
      Meeshiyo dhallaannimo col baan, Dhuungalaw xigaye
      Dhakhsaan uga gigilanoo anagaa, dhiifin cadawgaase

  • @user-tp3ib6pd2j
    @user-tp3ib6pd2j Před 8 měsíci +2

    Xarbi waa owowgey 2aad cabdi shakour maxmed khliif xarbina waa owowgeey xarbi illhy ha u naxriisto

  • @Ahmed_somalilander
    @Ahmed_somalilander Před rokem +5

    Garxajis Tarikhdisa iyo gabayadisu weylumen 70% waxa jira abwano wawayn oo waxbaba lagahaynin gabayadodi sida Gabayo xoog iyo kuwo badan

    • @zechariahjama4803
      @zechariahjama4803 Před rokem +1

      Haa wlhi

    • @xirsiamaan
      @xirsiamaan Před 8 měsíci

      Muuse Ca Faruur oo ogaadeen ka sheekaynaya iyo mataan ciideed oo jilibjilb u kala saaraya si inu qawsaar u ahaan jiray .. ayaa markii u marayo gabaygii Cali Dhan lagu dilay ee Gabayxoog ka soo tiriyay Cadn.. ayaa ninkii weyna ee garxajis yidhi... nin laygu yidhi waa Sacad Yoonis oo la odhan jiray Gabayxoog.. ..waa kaas ciidagale

  • @Kader.Arab4336
    @Kader.Arab4336 Před 2 lety +4

    Waxa aduunka wada ciilay waa cali iyo haruun ma cid kalaad mooday raga iidoor madhiyay
    Reer isaaq power 🇬🇲💪

    • @WEELEEMAHADHADA
      @WEELEEMAHADHADA Před rokem

      XARBI DHEERE AYUU AHAA NINKII SIDA YIDHI
      " ANAGA IYO IRDAHA CIIDAGALE
      ISKU IDLANAYE "
      "HADBA AARANKII KACA SIDII UUB HALO JARE'E"
      "ALA ALLAHAYOW MIDKAYO ABUURISTODI HORE MALA ILAWO"
      " INTA BAHO CADCEED IYO CADCEED IGA XIGAAN "
      "AF AAN CIIDAGALE UGU GABYA IIMA CAAD BIXIN".

    • @Somalibanahay1977
      @Somalibanahay1977 Před rokem

      Hhhh iidoor maaha ee jufo yar oo cidangale kamida ayay islayn jireen caliyo harun
      Oo wadnaha u galay iyaga ayay ahayen kuway cidagale ka yedhsiyen
      Afaan ciidagale ugu gabyaa iima caadbixin kkkkk

    • @Kader.Arab4336
      @Kader.Arab4336 Před rokem

      @@WEELEEMAHADHADA anuu iidoor oo dhan baan kaga siiyay cali iyo haruun miyaa gabal isaaq ciilay waxaa sidaa leh waa abwaan iidoor ah la hayso!
      Mar kle waa kii abwaan kii iidoor lahaa ogaadeen haday yihiin eedba maanan qabeene waxaan eer sanaynaa waa cali iyo haruun

  • @Masalaawi
    @Masalaawi Před 3 lety +1

    Xuseen Xasan wll

  • @muxumedc.rasaaq183
    @muxumedc.rasaaq183 Před 3 lety +5

    Waxaan jeclaan lahaa taariikhdii iyo gabayadii xuseen xasan

  • @suhaybinacraxmaan2274
    @suhaybinacraxmaan2274 Před rokem +2

    yoonis

  • @gafoteyusuf5430
    @gafoteyusuf5430 Před 2 lety +3

    Ciidagle tariikh

  • @abdi3703
    @abdi3703 Před 2 lety +1

    Ali iyo Harun waa cabsi cabsi raaga an iska celi Karin weye wlkhi 👑👑👑✊✊✊✊✊✊✊

    • @Masalaawi
      @Masalaawi Před 2 lety +1

      Cali iyo Haarun Waa calfka ciidagale Daroor Iyo raboso Adaa lahaa oo xoog baad ku qaadatay 😂

    • @abdi3703
      @abdi3703 Před 2 lety

      @@Masalaawi garxajis Dhan ree Ali Baa wasaya wllhi

    • @Masalaawi
      @Masalaawi Před 2 lety

      @@abdi3703
      War Reer isaaq Waxaan ka dhigay addoomo oo waxaan ka iibiyay Cadan 😂😂😂

    • @Gametime-ne3xx
      @Gametime-ne3xx Před 2 lety

      Idoor dhan ogaddenka is arkaan waa cali iyo haruun oo reer isaaq ah ibrahiin oo makahiil kuwi doollo ka soo raray🤣
      Ibrahiin baa habar yoonis hawada ku cuney oo doollo ka aryey..m cumar dage ka gabyey...digasho
      Rag hadaad dakano kala qabtaan, dil iyo qaad gaadhay
      Waa lagu digtaa maalintay, xagashu daacdaaye
      Doollo iyo warkii Bari, waan ku diirsaday e
      Waataan dabaaldagay markay, soo dawariyeen e
      Farxad baan la duubnaa intuu, kheyrku soo dagaye
      Iidoor duliga gaadhay waa, roob gu’u oo da’aye
      La durduuray doog iyo siddii, daribta caanoode
      Daarood Ismaaciil na waa, u doogsin galabeede
      Afartaa digtaan odhan jiriyo digashadaydii dheh
      Rag baa gabayga deelqaafiyee digasho wayeel dheh
      Darib iyo dibaax iyo amaan diiran oo kulul dheh
      Malab dibnaha gaadhiyo waxaan badanku diidayn dheh
      Deeqii Ilaahay iyo raxmaad da’ay masaalkii dheh
      Diin iyo quraan waxaan ahayn, hal ugu duug roon dheh
      Damiin hadalka waa lagu dacshee, kaygu waa dahab dheh
      Tixdaa daayey oo waan dabraye, dood kalaan celine
      Gaaskii la soo dumay colkii, duman ka soo duulay
      Dabka guutadii loo shidee, waayo lagu daalay
      Dunji Habar Magaadlaba colkuu, soo diyaar gariy
      Dirka Sugule Caynaanshe Dalab, duuda Habar Yoonis
      Wareegada haddii lagu dilay, halable daanteeda
      Goortuu ducaystee la yidhi, daawo aan u yeelo
      Rag ilaalo loo diray haddii, dibada loo saaray
      Dal yaqaan la aaminay haddii, dowga lagu joojay
      Degmo gibin ah beel dagan hadday, dooyaddii aragtay
      Dib salaan hadday ugu cesheen, hadal la doonaayey
      Dagdagsiinyo loo qabay haddii, duhur la yaanseeyay
      Duqaydiyo ninkii culus haddii, laga dawaareeyay
      Cirkoo dadan habaynkoo dam yidhi, curashadii deyrta
      Duul nabad usoo galay hadduu, caddow dul gowriiray
      Dildilaaca waaberi haddii, weerar lagu daacshay
      Oo laga dareersaday wareeg, dagalkii loo ooday
      Darbigii iyo Idiin iyo hadday, Daawad ololaysay
      Waa darajadeedee haddii, dumarku booyaayey
      Dun carbeed la mood yeey cilaan, rag isu dayn waaye
      Dab ayeey yaa lahaayeey markii, daawo laga yeeshay
      Dabka qiiqa waxaa loo dhax galay, ololkii Dooyeyse
      Ogaadeenku wuu durugsanaa, daayinkuu yahaye
      Dalka kama dhawayn reer Subeer, laysku dilayaaye
      Makaahiilna uma duul dhanayn, doodankii shalay e
      Danwadaage iyo reer Cabdaa, dayro ku ahaaye
      Dango lama amaanee Xirsoow, dirir Abraahiine
      Nasab bay ka doorteen inay, dib uga laabtaane
      Daliilkiyo waxaa loo cuskaday, diinta xoogga lehe
      Dunbuqiyo markii laysku riday, danane dhowr qaad ah
      Waa tay dulaameen kuwii, dabada aasnaaye
      Nimankii adhxaha daacsanaa, damac ku beenoowye
      Waa tuu waraabuhu dibxaday, daribtii Iidoor e
      Dibjiraha dhurwaagii ahaa, Diiqa ka ibaadye
      Dugaagii cunaan ugu jeclaa, dowladdii bahale
      Danbaa marisay deyr oodan iyo, xagarkii Doolood e
      Dariiqii qorraa iyo arliga, looga dacareeye
      Habar Yoonis Hawd inay degaan, uma daymoodaane
      Bari uma dabjeedaan haddii, dayr xumaad dhaca e
      Dabra kale inay soo ceshaan, diiday rubadiiye
      Ku didsade duleedada raggii, daadsanaa shalay e
      Ku dareersha furihii Danood, dilla horweynkeeda
      Ha durduriso deerooy kobtii, doogu uu u yiilay
      Iidoorku inuu soo didshaa, loo dan lee yahaye
      Dalka gaamay doolada baxdaye, dili ka dheeraatay
      Haradaan diraacdiyo gudhaynin, duraha jiilaalka
      Mar haddaan la daan daaninayn, dacarta doogeeda
      Oo dabin iyo laguu rogay, digadii Oodweyne
      Dubaax weeye geeridu haddaan, damug nidhaahnaaye
      Alleelahay bagaa laysu dilay, Daahiroow sabanka
      Xidid loo daryeeliyo bagaa, darajo loo waayey
      Dagaal aan qarsoonayn bagaa, loogu kala duugay
      Bagaa Dir iyo Daaroodba, qiiqu uga duulay

    • @mohazzomar4306
      @mohazzomar4306 Před rokem

      @@Masalaawi daroor gormu ree isaq dagay

  • @sarahuseen5403
    @sarahuseen5403 Před 2 lety +3

    Cidagale 🦁🦁🦁

    • @abdi3703
      @abdi3703 Před 2 lety +2

      Ali iyo haruun 🙈😂👑

    • @Masalaawi
      @Masalaawi Před 2 lety

      @@abdi3703
      Geela reer Cabdille ayaa lagu Dhacay Iyo Derwishes iyo Sheikhal Iyo Muse Dhariy sxp. Taariikhda baro 😂 Dhurwale Waxay u dhaxaysay ciidagale galbeed (cabdi ciise.reer iidle Baho deeqsi Iyo Baho Dhamal) Iyo Abskuul Iyo reer Isaaq Iyo raar Dalal

    • @DDSMEDIA1825
      @DDSMEDIA1825 Před 2 lety +1

      Cali iyo haruun miyaa gabal isaaq cilay

  • @XamseXassan-y4g
    @XamseXassan-y4g Před měsícem

    ❤❤❤🎉

  • @Sharmaakegaraad
    @Sharmaakegaraad Před 5 měsíci

    Ninkani reer cabdi baa mise waa baha dhamal

  • @abdiqanidalmar1028
    @abdiqanidalmar1028 Před 6 dny

    Ssc reer tolkay 👋😂😂

  • @xirsiamaan
    @xirsiamaan Před 8 měsíci

    1922 ayay ahayd markii habar yoonis oo haysata qalcada Qoraxay ay soo qaxeen Majeerteen iyo Cali Yuusuf oo Talyaani soo baacsaday. Tuducyadaas waan qaban kari waayay ku sheegayo.. Cali Yuusuf .. iyo Balwiyr oo jilib amaadin ah.. markaas tolow ma Hagoogane ayuun bay ciidagale la socdeen colka oo markaas ayuu sheegayaa mise waa mar kale

  • @xirsiamaan
    @xirsiamaan Před 8 měsíci

    xaasidsanaa ina guumeed ciidagale. ciidagale qudha ayuu duubayaa .. xataa odhan maayo raggii kale ee degaana macaad ka haysaa... gun allayleh qabyaaladiina xun baa dadkiiba qawdhan iyo xarbi oo tol ah loo nacayaa.. idinkuna isaaq oo dhan baad xaasidaysaan.. anna gunayay guntu dhashay boqolaal ku bixiyay suugaan oo qoray oo kaydiyay aad idinku leediin..

  • @ahmedharpi6738
    @ahmedharpi6738 Před rokem

    Ala yaa raxma awaoow

  • @mohamedhassan5223
    @mohamedhassan5223 Před rokem +1

    Si buuxda umuu waraysan ninkani ninkabee wuu iska hoos fadhiyaa uun

  • @taariikhogaden1029
    @taariikhogaden1029 Před rokem

    Buugaagta engriiska waxaa ku qoran in Malingur ayagoo iidoor dhacay ooy gaajo dhimanaaya lagasoo gaadhay walligeed Maalinguur geel lagama dhicin

    • @Masalaawi
      @Masalaawi Před rokem

      Geela raadwayne malinguur ayaae leh
      Ugas kooshn xata ciidagale ayaae geel badan ku dhacy
      Kaalay wllalya geela ila maanta waxa oo daaqay daroor EE😂

    • @xirsiamaan
      @xirsiamaan Před 8 měsíci

      neef foal neef . daarood hadalka sharmuudo ma dayaa iyo dhaqan sharmuudo.wax kaste sidii qabxad la wasay qariya oo dafir

    • @xirsiamaan
      @xirsiamaan Před 8 měsíci

      neefyow xumi miyaanan qalcada Qoraxay sanado haysan oo ogaadeen webiga ka gudbin.. mise taariikh waxad ka taqaanaan inta reerkiinu laba wacxarood qaaday

  • @qawdhanducaale4790
    @qawdhanducaale4790 Před 2 lety +1

    Sawtay ilwaad quruxsaneey eelo timid maaha
    Sawtay ab gaadhee dagaal loo irkaday maaha
    Awrkiina sawkii wadada aad u jaray maaha
    Qawdhan ducaale