SUUGANYAHANADII QRG 20AAD XAYO GALAYDH IYO XASAN TARABI WAXA KA WARAMAY ABW IBRAHIM AW ADAN CILMI

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024

Komentáře • 8

  • @ridwancabdi5731
    @ridwancabdi5731 Před 3 lety +2

    Walla shaqa wacan ayad haysa alle hakugu asturo haka daalin wll waa xog muhiima 🤍🙏✋

    • @Awilshakour
      @Awilshakour Před 3 lety

      oooo oo oo I’ll loolooo I’ll iololooooo I’ll

  • @Somalibanahay1977
    @Somalibanahay1977 Před rokem +3

    Ciidangalow Ragiina ka qora buugaag duubana somali idinkaa ugu gabay badnaaye tarikh waxa jirtay somali tartan loo galay sugan oo 3nin oo isaaq ahi ugu qaadeen 3duna ay cidangale noqdeen markaa halaydin helo ma waxanu ogayn~
    Cabdi gahayr
    Xaye galaydh
    Qawdhan ducale
    Xasan tarabi
    Xusen xasan roble
    Cismaan roob da ay
    Bashir ismacil mire
    Faysal qube
    Muxumed masmas
    Cali faruur
    Muse cali faruun
    Caynab
    Nur dhaga cun
    Ina baar
    Miyanu tirin karaynaa wa raga soo qabta tarikhdoda!!!!

    • @AARJOOG__BOY
      @AARJOOG__BOY Před 10 měsíci

      Aad iyo aad inaadro🎉❤❤cidangale suugan magacoda kuqoreen✅

    • @mascuudabdi9401
      @mascuudabdi9401 Před 9 měsíci

      War yaa hee Weykula Taraartee.. raggani Ragga ay isu soo Gabyi Jireen Ee Ogaden ka ahaa Xagged isaGa Tirsatey..
      Qawdhan ducaale= Xarbi dheere.. oo Ogaden ah ayay isu Gabyi Jireen..
      Cabdi Gahayr= Xuseen Camanje oo isna Ogaden ah Ayay isu Soo gabyi jireen..
      Wad uun dee Ninka Gabya oo dhan nin bey isu farxidhnaayeen isu Furi jireenna😢😢

    • @Somalibanahay1977
      @Somalibanahay1977 Před 4 měsíci

      @@mascuudabdi9401
      Anigu Ogaden kamaan sheekaynayn wll ee reerka cidangale la yidhaa ayanka shegay abwaanadooda uun
      Ogaden abwaano male ma odhan rer ka ogaden Ab ka ab ayay gabyi jiren waa reer suganta ku suntan.

  • @abuucumayr2557
    @abuucumayr2557 Před 3 lety +2

    Waxaan idinka codsanaynaa inaad
    abwaan faysal qube waxka soo duubtaan

    • @user-gc2ul2mi8e
      @user-gc2ul2mi8e Před 7 měsíci +1

      Alaylehe wankugu raacay ninkaa inla waraysto wa rabaa