Waraysi suugaaneed bahda Qalinsoor ay la yeelatay Abwaan Aw Cali Cabdiraxmaan Aw daahir.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • Barnaamijka waxaa inoo daadihinaya Wariye sare Mawliid Maxamed Odowaa.

Komentáře • 13

  • @ibrahimmahamed2090
    @ibrahimmahamed2090 Před 4 lety +3

    Gabayadii hore soo daaya qawdhan iyo Cabdi gahayr xiligoodii kuwaas baa nagu soconaya

  • @mukhtaarmu2659
    @mukhtaarmu2659 Před 3 lety

    Masha Allah
    Abwanka QIMO badan
    Waxa quraanka u bilabay
    Abtigay ruuma
    Aw maxamed aw adan aw Yusuf
    Allah yarxamu Antigua igu duceyaa
    Inu janada galo

  • @cimraanahmed
    @cimraanahmed Před 4 lety +2

    Mashaa Allah. Heer sare

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 Před 4 lety +1

    Waad mahadsantihiin Bahda Qalinsoor

  • @gaanicumar9595
    @gaanicumar9595 Před 4 lety +2

    Qalin soor aad bad u mahdsanty adeer gacilye sidaad dhaqanka awoowo u baxnaaninayso

  • @Ahmedcaska571
    @Ahmedcaska571 Před 4 lety

    Qalisooor Alle Haydin Barakeeyo
    Waad dadaalaysaan wlhy Bogaadin Ayaad naga mudantihiin Sidaad u uruurinaysaan Suugaan baabi'i lahyd

  • @Ahmedmustafa329
    @Ahmedmustafa329 Před 2 lety

    Maasha allah

  • @galbeedqariye
    @galbeedqariye Před 4 lety +1

    waan la socday safarkii dheeraa eed ugu kuur gasheen suugaantii qiimaha lahayd ee ceegaagtay hawdka runtii bal waxaad soo dhurteen waanu idiinka fadhinaa hordhaceediina waanagaasoo waanu haynaa dee mahadsanidiin dhamaantiin

  • @xayadxayd9293
    @xayadxayd9293 Před 4 lety +1

    Maaşha allah wanso dhawaynaya figrada dihin ee dhalinyaradani ibo furayan dadaalka siiwada hadanku hadlo afka shacabka wan idin garabtaaganay

  • @abdelghanyessa6753
    @abdelghanyessa6753 Před 4 lety

    Aad baad ugu mahsntinn dedaalka aad wadaan waxaan sido kale idinka rajaynayaa inaad soo waraysataan gabyaaga waynnee isna isla deegaanka ah ee loo yaqaannINA QUBE

  • @naasirhaajiciise3490
    @naasirhaajiciise3490 Před 4 lety

    Qalinsoor hore u socoda

  • @odaygaraad8763
    @odaygaraad8763 Před 4 lety

    Bahda qalin soor aadban u hanbalyaynaya marka labaad waxaad soo sheegtan halka rasmiga ah ee la idin kala soo xidhiidhi karo si aan hiil iyo hooba idiin garab istaagno hawsha aad haysaan darteed marka sadexad codsibaan wadaaye gabayadii abwan xaye galaydh ee hal xidhaalaha u badnaa noogu soo dadaala waxad noogu soo dartaan geerarkii geela ee uu xaye lahaa
    Sadex waa qabarkeeda
    Sadex waa qasnadeeda
    Cajiibeey cajiib

  • @khadaribrahim8164
    @khadaribrahim8164 Před 4 lety

    Hawl adag ayaad qabateen, abtigay Aw Cali Alle cimriga haw dheereeyo