17 october 1984 Maxamed xaashi Diiriye-lixle

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • Faarax Siciid Sugule ( Ifiso) oo ka sheekaynaya hawlgalkii uu ku Dhintay Maxamed Xaashi lixle

Komentáře • 192

  • @axmedabees7525
    @axmedabees7525 Před 4 lety +22

    Illaahoow. U naxariiso. Geesigaa mujAahid lixle iyo dhAmaan. Mujaahidiintii naftooda u huray. GobanimadA. Aynu maanta haysano aamiin

    • @kawsarxuseen2442
      @kawsarxuseen2442 Před 4 lety

      axmed abees aamiin janadaykujiraan duco umabaahna waayo daalinkii quraanka beeniyay iyo intiikuraacsanayd ayay dhegta dhiiga udareen muwaadin ragaasi janadaykujiraan

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 Před 3 lety

      @@kawsarxuseen2442 faanka iyo beenta jooji adeer hadad wax tuurtey'maxa ka cabaadsiinaya 30 sano'? Maxaase xatshin ku geeyey oo aad oga timid 1991 marki dawladu meesha.ka baxday?

    • @munalita
      @munalita Před 2 lety

      Aamiin Aamiin wllo

    • @legendamohamed3748
      @legendamohamed3748 Před rokem

      Illaahoow u naxariisto Geesigaa mujaahid lixle iyo dhamaan mujaahidiintii naftooda u huray Gobanimada aynu maanta haysano ameen

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 Před 4 lety +17

    Masha Allaah geesi geesidhalay ifiso madaxaad noosaarantahay mujaahid abaalkiina wanugudidoona waalasheegay walaahi xataa dagaalkii itobiya lalagalay Ragii jebiyay itobiya isaaqbay ahaayeen faqash kasheekaynaysaan arkay walaahi ncl abihiin kuyaal tamardarnayen wuxu iyagoo awoodii wadankoodhan kudagaalamaya ayaahadana sidan ujebinayeen deglayaal lugaynaya dhuxun kureeb dhuxunkureebdhalay inay dulaca’uun kugalaan oykolba meelkaaqaniinan mooyane tamarkale male 💪💪💪 kasad naguxorayseen 🙏SNM

  • @amalrashid321
    @amalrashid321 Před 2 lety +16

    Dadkii dalkayga ii xoreeyey aad ban uga damqadaa taariikhda adsoo marteen😭😭😭😭😭 Allah ha idin naxariisto inta naga dhimatay inta noolna ilaahay cimriga iyo caafimadka ha u siyaadiyo

    • @munalita
      @munalita Před 2 lety +2

      Wllhi oohin iga timi Wll wuu idamqaya qoraalkaga

    • @LibanAden-dm7ur
      @LibanAden-dm7ur Před 2 měsíci

      SNM WAA ARGAGAX. OO DOWLADII KACAANKI BARAKEYSNA EE AABO SIYAD ALLAHA UNAXARIISTO MUCAARAD KU AHA

  • @jamaalcabdilaahi1110
    @jamaalcabdilaahi1110 Před rokem +2

    Nin kursi doonaaya waxba lixle hasooqadan iyo maxamed cali alle hau naxariisto mujahidiintii ax ururkii snm rasaasta igu taalaa wa qasaare manta 😢😢

  • @fardowsoahmedyusuffardus1845

    😭😭😭😭ax ax axaxax wllhi marka aan dhagysty waan ooyay illhy haw naxariisto intii ku dhimaday iyo intii ku dhaawacantyba

    • @Somimage
      @Somimage  Před 4 lety +1

      Ammin walaal, alle ha u naxariisto

    • @jamaalyare5268
      @jamaalyare5268 Před 4 lety +1

      Maxaad la ilmeeysay ma somali is leeyneeysa aad u kala qiirootay.
      Waan kugu waafaqsan siyaad bare inoo ahaa mujrim lkin heer aan u ilmeeyo ma gaarin

    • @xamsesuudi4295
      @xamsesuudi4295 Před 4 lety +1

      Alle haa unaxaristo lixle

    • @munalita
      @munalita Před 2 lety

      Ilaahay hani naxariisto inti dhimatay wax la ooyo way tahay wllhi aniguba waa ooyay 😭💔

    • @munalita
      @munalita Před 2 lety

      Lixle ilaahayaw kuu naxariiso

  • @yaasiin4431
    @yaasiin4431 Před 2 lety +2

    Mujahidinti soomaaliland intii dhimatay alle haunaxaristo inta noolna cimri dharar iyo cafimad alle 💚💚🤍🤍❤❤💯✋

  • @keinankeeykeey6211
    @keinankeeykeey6211 Před 2 lety +12

    Allaha unaxaristo intii dhimatay😭😭

  • @suldaansaleebaan1896
    @suldaansaleebaan1896 Před 3 lety +11

    MaxaMeD Xaashi DiiiriYe LixLe
    Cabdiraxman AxmeD CaLi
    Axmed mirre Maxamed Nuux
    MaxaMed CaLi
    Xogiii SNM UkaL a DanBeYaY

  • @abeessharmarke5089
    @abeessharmarke5089 Před 4 lety +14

    Taariikh saxdaa burco viva SNM viva somaliland

    • @abdulahiahmed5067
      @abdulahiahmed5067 Před 4 lety +1

      Abdi Hassan
      ma faarax ifiso ayaad leedahay weligii dagaal ma gelin ninyalow allahaa sug ; min zaylic ila ceeri meel aanu ka dagaalamin ma jirto laakiin wuxuu sheegay in mardanbe lagu yidhi yarkaa mohamed cali bay walaalayihiin

    • @abeessharmarke5089
      @abeessharmarke5089 Před 4 lety

      SNM ayannu nahay oo lakiin runtu sheegayaa mujaahidkani

  • @NajaxCabdi-te2xv
    @NajaxCabdi-te2xv Před měsícem

    AUN mujaahid Lixle wlhi wan ilmeynaya geesi dhiigiisii aan ku hurudno isaga iyo dhamaanba mujaahidiintii ururkii Dhaqdhaqaaqa wadinga somaliyeed SNM from gabiley

  • @user-qu7ez2np3w
    @user-qu7ez2np3w Před měsícem +1

    Shiikh Mustafa wuxuu yidhi ummadda horumartay waxaa lagu gartaa waxay hadd iyo jeer kahadlaan musqabalka
    Ummadda dib u dhacdayn waxay kahadashaa waxa tegey
    Hadda intay ka doodilahaayeen sidee wax u beeranaa oo laamiyo casir ah u dhisanaa iyo biriijyo iyo u samaysanaa doonayo iyo maraakiib iyo sidee millions aan qaadka itoobiya kaga soo iibsano u gelinlahayn dhulkeena ayey dad waa hore dhintay iyo dagaal laga soo gudbay ay caruurta cusub wakhti kaga luminayaan

  • @MohammedAli-rr2bw
    @MohammedAli-rr2bw Před 2 lety +9

    Hero of our people God bless 🙌

  • @yuusufadan8800
    @yuusufadan8800 Před 3 lety +10

    Somaliland guul iyo gobaaniimo cadaaweenu hajabo somalilandaar guul

  • @snmtv1499
    @snmtv1499 Před 4 lety +13

    Taarikh burco duuray wax sifaah faah san oo saxa uga sheekeyay ninkana lahaya

    • @qodaxxasan7619
      @qodaxxasan7619 Před 4 lety +1

      rabaso ayaa lagu wada aasay ee kaam.abokor maaha

    • @snmtv1499
      @snmtv1499 Před 4 lety +2

      Qodax Xasan haaa waa rabaso lakin ninkani waa sarkaal ka keliya ee si faahfaahsan oo lafahmayo uga sheekeyay

  • @Somfox1
    @Somfox1 Před rokem +2

    Rag Kumis dubaya oo Qaran Dimis ah walee!!!

  • @ahmedfarah5718
    @ahmedfarah5718 Před 6 měsíci +1

    Ama mujaahid dhah ama wax kale ugu yeera, himiladiisu waxay ahayd qabiil ee diinta ilaahay uma soo dagaalamin.
    Waxaadse hadal ku deysaan waxay ku dhinteen ayaa aakhiro lagu soo saarayaa.

  • @xasancabdi4374
    @xasancabdi4374 Před 12 dny

    Rabi hawnaristo mujahidiin lilixle

  • @cawilayaanle2440
    @cawilayaanle2440 Před 4 lety +7

    Geesiga...BIRTA...Ah...
    SNM....Ifisooooooo

  • @xamsemaktal6807
    @xamsemaktal6807 Před 2 lety +1

    Wallaahi waa wax la qoro alle ha idiin naxariisto geesiyaasheenni

  • @user-yx5fz3fb3r
    @user-yx5fz3fb3r Před měsícem

    Ilaahay naxariistii Jano haka waraabiyo mujaahid m xaashi diiriye lixle iyo mujaahadiintii kale la shahiidayba

  • @user-yx5fz3fb3r
    @user-yx5fz3fb3r Před měsícem

    Waa taariikh xasuus badan oo lagu xasuuqay faqashtii soo weerartay ciidamadii xaqudirirkii snm

  • @maxamedcabdi5369
    @maxamedcabdi5369 Před 3 lety +3

    Mudane Mujaahid Illaahay ha ku dhawro, waaya arag dhaba

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Před 3 lety +11

    When Life gives you an enemy like Somalia. Fight like Somaliland.

    • @Somfox1
      @Somfox1 Před rokem

      Somalia is not enemy but you have been brainwashed.. walee

    • @abduge1237
      @abduge1237 Před 6 měsíci +1

      When life gives you an enemy like somaliland fight like SSC khaatumo.

  • @faysalhirsi9410
    @faysalhirsi9410 Před 4 lety +6

    Aleha unaxariisto aamiin

  • @user-yx5fz3fb3r
    @user-yx5fz3fb3r Před měsícem

    Dhamaan tood way shahiideen ilaahay haw naxariisto dhamaantood

  • @user-yx5fz3fb3r
    @user-yx5fz3fb3r Před měsícem

    MUJAAHID FAARAX IFSO

  • @user-fg5yr8xj1m
    @user-fg5yr8xj1m Před rokem

    Waxasragahwllhi wnoymarknarko dadka ilhy naxaristo😢😢😢😢😢😢

  • @CabdiraxmaanCabdiraxmaan-q4d

    Ilahay haw naxariisto aamiin mujaahidiinta

  • @xamaasahmed841
    @xamaasahmed841 Před 4 lety +13

    Lixle hadu ogaanlaha inay wadanki uso hadheen kuwi sabayada u dubi jiray iyo geeyo shaximan inu gafay ayu ogaanla

  • @fatimafarah2535
    @fatimafarah2535 Před 3 měsíci

    Uma Abdullah
    Ilaahay hau naxariisto dhaman mujaahidin ti odhan.

  • @nimcoabdi6298
    @nimcoabdi6298 Před 4 lety +9

    Geesi ilaahy haku daayo baryo

  • @isxaaqfaysal2517
    @isxaaqfaysal2517 Před rokem

    Mujahideen lixle raxmadkorkaaga ahaato aamereeeeeeen

  • @marftoons5249
    @marftoons5249 Před 9 měsíci

    Dhulka Soomaali ayaa leh, Soomaali walaalo iscunay kaa dhimay oo kugu dhimay ayeey ahayd, laba nin oo Towxiidka wada qiraya ilma Abti Habro wadaag isu seedi !!! Soomaali wada ah !!! Maxay isku dili yaa Allah dadkan iimaan taam ah sii , Aamiin yaa rabi.

  • @soranali5175
    @soranali5175 Před 8 měsíci

    Rabi haw naxaristo intii dhimaty

  • @BashiirTypicalexample
    @BashiirTypicalexample Před 7 měsíci

    Allahayoow.idiin.naxariiso.walaahi.siban.noqday.siday.imikatagantay.

  • @genmustafeburcaawi6972
    @genmustafeburcaawi6972 Před 4 lety +7

    Alle ha u naxariisto intii dhimatay intii noolna cisi iyo sharaf alle haku nooleeyo Dhiigaa I Kaca Markaan SNM Maqlo Ifka Waxaan jeclaan lahaa inaan SNM ka Mid Ahaan Lahaa lkn Hadaba Waxaab ahay SNMta Hada

  • @nasriina6617
    @nasriina6617 Před 9 dny

    Kkkkkk ilaahbaa caalkiisa oh qofka qof muslima dilaaa waa ehelunaaar

  • @aayahajiilkaproduction4612
    @aayahajiilkaproduction4612 Před 2 měsíci +1

    Nindalkiisii babiyay qaranimadii iyo qiimihii umada somaliyed dalkii waxdhamana keeni wayay shacabki somaliyed qaxooti iyo hooyo ilmaheedii qurbo laguqatay kadhigay balo iyo baas abuuray halkaa maanta aan fadhino inabaday mamujahidbaa mise waa dambiile dambi kagalay umada somaliyed iyo qaranimadeedii sory allow idinsohadee

  • @maxamedsaalaxmohamed2992

    Alle how naxariisto intii ku dhimatay snm

  • @shaaciyecadawe4810
    @shaaciyecadawe4810 Před 11 dny

    Ciwaanka waxaa ku qoran 1984 kana wuxuu ka hadlayaa qiso dhacde 1988 see wax u jiraan hee haleysku ciyaaro miyaa 🤔

    • @abdiyousuf3157
      @abdiyousuf3157 Před 9 dny

      1988 ninkasi xiligii uu dhintay ayuu kuu sheegay lakin dagaalkaaa burco duuray wuxuu ahaa 1984 oo ninkaasi noolaa lakin wuxuu dhintay 1988

  • @yaakcon
    @yaakcon Před měsícem

    Alla been badanaa. War nimankaan soo ma ahan kuwii wiilasha yar yar eey ka soo saareen Goojacade.

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Před 3 měsíci

    WALAAHI BILAAHI TOLAAHI GARACXEJIS MAAHA REER SHEEKH ISXAAQ WAA IBNU XAARAAN IBNU XAARAAN DHALAY OO AAN LA AQOON WUXUU YAHAY ILAAHEY HA BARAKEEYO TODOBADA ILMA SHEEKH ISXAAQ EE XALAASHA AH

    • @Sahallohos1940
      @Sahallohos1940 Před 2 měsíci

      War nin yahoow ilaahay ka cabso oo dadka cayda ka daa
      Walaal

  • @Dulqusley
    @Dulqusley Před 2 měsíci

    Morgan 600kun idoor bu xasuuqey 500kun qaxotiga Ethiopia 🇪🇹

  • @macarufiskabe9782
    @macarufiskabe9782 Před 4 lety +3

    Waa weriye qaabdaran

  • @bashiryusuf362
    @bashiryusuf362 Před 16 dny

    warkaas ma lahubaa jamhad 7 saac toos u dagaalami kara ma jirtaa

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh Před 6 dny

    Argagixiso dheh

  • @mohamedfarah299
    @mohamedfarah299 Před 7 měsíci

    Dalkod cuniye macalin kulaha a. Wasakh

  • @guuleedaxmed6701
    @guuleedaxmed6701 Před 3 lety +1

    Wllhy dadakii nabada keenaya waa la dacayacaya

  • @bashiryusuf362
    @bashiryusuf362 Před 16 dny

    dhiiqo ayuu cagaha ugaliyay wariyuhu

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Před 3 měsíci

    LIXLE WUXUU AHAA HOOYADII WASE KHANIIS KHANIIS DHALAY AH OO YUSRA HARTI AH MAALIN QUDHA AYUU DAGAAL GALAY MAALINTIINA WUU DHINTEY HOOYADII WASE HADII UU MAANTA NOOLAAN LAHAA WUXUU ODHAN LAHAA SIDA INA MIRE SOMALIA WAA MID WUXUU AHAA KHANIIS KHANIIS DHALAY OO IBNU XAARAAN AH OO ILAAHEY DILEY ILAAHEY NAARTA HAKU FOGEEYO WAAYO WAA GARACXEJIS IBNU XAARAAN AH

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 Před 14 dny

    Cadaw idinkaa ahaa
    Cuqdad qabayaal
    Maxaadse ka keenteen aan ahyn inaad silicdeen mooye

  • @itsuyes5396
    @itsuyes5396 Před 4 lety +1

    Ninkani waa niin daacad ah gessi, lakin waan ka xumay inu iminka bilaa lacag yaay

    • @shaakirnuux5366
      @shaakirnuux5366 Před 4 lety +1

      Uma baahna waxaad ogaataa inaan waxa aad ka fekeraysid inaany iyagu ka fekereyn xaasilkiina waannu haynaa

    • @itsuyes5396
      @itsuyes5396 Před 4 lety

      @@shaakirnuux5366 maaya waaxay ahayd iin laa qaadariyo mujahidka oo laa siiyo mushaahaar sidaa dawlaada kuwa ku jiraa ee kaale musa bixi iyo noocaa

    • @taloiyotusaale5690
      @taloiyotusaale5690 Před 3 lety

      @@itsuyes5396 WANKUGU RAACSANEY WLHI WA AYO BAJADKA DAWLADU WAY AWOODA INAY KUDARTO RAGA IYO RAGKA BADN

  • @cadaweali244
    @cadaweali244 Před 2 lety

    Misbilaah War soomaalidu waalanaa War waxa dhimanaaya wa dad muslim hadana walaala ah waxa dhan waxa ku filneed wada hadal iyo isfahan

  • @fe8445
    @fe8445 Před 6 měsíci

    Raiizal wazaarihii ugu dambeeyay ee Siyaad Barre wuxuu ahaa nin Isaaq ah Maxamed Xawaadle Madar. Cadaawad SNM abuurtay oon waxba ka jirin baa laydinka buuxshay. Xitaa Siyaad Barre markuu dumay Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal wuxuu ahaa gudoomiyaha Rugta ganacsiga Soomaaliyeed. Maxay ula joogeen haduu Isaaq necbaa?

  • @axmedshiirkadaguuledccmaxa5097

    Rag rag geesi

  • @mohamedomar9575
    @mohamedomar9575 Před 2 lety

    Wnx la yabaa sababta lo waresanayo, qaar ka mid ah raggii dalka dhinac ka dumiyay. Alla fhnka muxu nagu yar-rahay!

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 Před 3 měsíci

    Kalmadan mujahid ayay bahdileen qudhunkani

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Před 3 měsíci

    HABARYOONIS WAA FUTO DAAROOD LOO KALA HAYO OO NECEB QARANKA SOMALILAND IYO TODOBADA ILMA SHEEKH ISXAAQ KA WARAN MEESHA AAD RABTAAN IN AAD MADAXWEYNE KA NOQOTAAN SI AAD U BAABISAAN OO AAD TAARIIKHDA UGA SAARTAAN WAA XAGEE IBNU XAARAAN HABARYOONIS II SOO QORA

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 Před 3 měsíci

    😂😂😂!! IIDOOR😂ABTIYAAL😂SHEKOYINKAN😂MALA😂AWAALJA😂JECLITAA😂IIWADA😂QIIRO JABAANEEY😂!!! 25/8/203😂Ka warama??

  • @fe8445
    @fe8445 Před 6 měsíci

    Taariiq lagu qasaaray. Ducaale oo waraysanaya wuxuu ahaa wariyihii gaarka ahaa (press secretary) ee Siyaad Barre. Yaasiin Xaaj Ismaaciil Jirde iyo Cawke Aun baa isaga dambeeyay jagadaa Ducaale ka dib. Kulgood waa Isaaq. Aaway cadaawada SNM inku aqrisay?

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 Před 3 měsíci

    Oday cunsuriya oo wariya ah

  • @amirasherif5877
    @amirasherif5877 Před 2 lety +1

    Ok

  • @user-hj9yd1fq4o
    @user-hj9yd1fq4o Před 22 dny

    SNM ma aqaano ee bur-bur ayad noo geysateen.... Siyaad Barre maxad qabsateen? Aabe Siyad Barre camal ma heli-doono,wadani ayuu ahaa;badda kuwa gatay camal ma ahan.....

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 Před 3 měsíci

    Micneheda iyagoon garanayn

  • @badarguray3243
    @badarguray3243 Před 4 lety +4

    Geesi Qaran farax ifiso

  • @user-nq2nx3uh6l
    @user-nq2nx3uh6l Před měsícem +1

    Farax ifiso malin kamu baxin dagaal waa adke

  • @IbrahimIndho-yj4bc
    @IbrahimIndho-yj4bc Před 6 měsíci

    0:30

  • @bashiirnuurbashiir2813

    Geesi

  • @hereaftergolory9114
    @hereaftergolory9114 Před 2 lety +1

    War ma badar buu galay. Waa kuu taariikh madow. Dagaal sokeeye oo dawlad jirta aad ka hortimaaddeen ayuu ahaa sidii cigaalba tuulada gorgor idinku shubey. Ereyga Mujaahidna nebigaa qeexay wuxuu yahay laakiin waxaad mooddaa adiga iyo kan ku waraysanaya ee bukaba inaan diintu idin soo gaadhin. Ssdf iyo usc kama maqallo mujaahid maxaa yeelay waa dad wax og oo Is toosiya

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 Před 4 lety +3

    Maxamed siyad janadii Allah geeyo wu mahadsana marku xasuqey iidorkan marqansan qoowdhan yasha

    • @bashm1508
      @bashm1508 Před 4 lety +1

      God bless the snm warriors and the civilians who lost their lives during the war . mashallah we come out victorious.i remember as if it was yesterday. gone but not forgotten.s/land everlasting inshallah

    • @somalilanddhagocadearmy1291
      @somalilanddhagocadearmy1291 Před 4 lety

      Kuuntadii ku dhashay miyuu wasay siyaad barre bilaa caqli yahow

    • @dennisbergkamp640
      @dennisbergkamp640 Před 3 lety

      @@bashm1508 AUN to them

    • @mansuurjama2110
      @mansuurjama2110 Před 3 lety

      Ilaahow Maxamed cali iyo lixle u naxariiso

    • @yaxyemustafe8138
      @yaxyemustafe8138 Před 2 lety +1

      Ale cadaapaha ta ugu dan hagaliyo

  • @khadarcabdi1
    @khadarcabdi1 Před 4 lety +1

    Ha noolaato soomaaliya

    • @yaasiraxmed2052
      @yaasiraxmed2052 Před 4 lety +1

      Meday haye sowta Amizon qabsatay hhhhhh Amu hye wad kapaqatan somaliland .
      Alshabaab ayad izka celin waydeen kkkkkk

  • @user-tr2dj5qs1w
    @user-tr2dj5qs1w Před 5 měsíci

    🎉

  • @abdihashi2310
    @abdihashi2310 Před 2 lety

    Fulay markay nabad jirto wax faan badan ! Markhaatina wuxuu ka dhigtaa dad dhintay.

    • @Apdirizackfarah
      @Apdirizackfarah Před 11 měsíci

      waa Ragii zababay in hooyadaa faqash laga rido maantana waad caayay saa waa wax laga xumaadi

  • @shirshooreaadan7368
    @shirshooreaadan7368 Před 4 lety

    Naarta buu kujiraaaa alle kama saaro

    • @cabdimawel1932
      @cabdimawel1932 Před 4 lety +5

      Afweynaaaa ku jira xaaram yahow

    • @yaasiraxmed2052
      @yaasiraxmed2052 Před 4 lety +3

      Waxad tahay noca sarajoga lagu dhalay ay ay dhalay dheh Anaga aya idin wasna somalia way dhamatay mee farmajo kalay dheh anku wasne

    • @nuurnuur6701
      @nuurnuur6701 Před 3 lety +2

      Afwayn ka hadal

    • @ashrafchannel591
      @ashrafchannel591 Před rokem

      Afwayne alle naarta haku fogeeyo. Nacasyahow

  • @AL_shahada
    @AL_shahada Před 2 lety

    Dadki cararay oo tagay wadamo kale maxay lakulmeen madaxdina misan shiraa dhamaneyn safarado guray kuwa lagagatay shicb wadan kale sanduq oroba culuma kasotanagoneyso wada basabor erko wadamo kale jinsiyo been basaborkis jinsiyadu wataa laba magac wadanku kayimid wadanku joga jadka miyaa hidisahas keenay kenya somali sacudi

  • @Xamzeaf__yar
    @Xamzeaf__yar Před 5 měsíci

    Rabaso ayaa lagu aasay

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 Před 14 dny

    Been maxaa laysugu sheegy

  • @user-pe7xd4jz4t
    @user-pe7xd4jz4t Před 10 měsíci

    1:15 1:16 1:17

  • @hassanabdillahi2211
    @hassanabdillahi2211 Před 5 měsíci

    QOSOL BEENTA

  • @waayoaragwaxweydii8606

    Xaga dhabarka dagaalk uu shaagayee ka socday waa ogaaden iyo ciidagale oo faqshtu soo hubeyn jirtay waxa ku dhintay maalintaas shan iyo laabatan ciidagale ah ogaadenkana waxa ka dhinta sideed iyo sodon

    • @DDSMEDIA1825
      @DDSMEDIA1825 Před 2 lety

      Dagaalka wuxu u dhexeyay Ciidagale iyo Reer isaaq Ogaden waxaana dagaalka lagu jabiiyay Ciidagale

  • @deeqoali57
    @deeqoali57 Před 3 lety +1

    Fooloq foolaq iyo faan badana ma oktober bey kala.tuuri kateen'waatii xarshin injirtu ku dishe

    • @gamiilaawil6719
      @gamiilaawil6719 Před 3 lety

      Ina dhilo wey ku wasene shut up ragnimadad uqudhi weyday

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 Před 3 lety

      @@gamiilaawil6719 nrunta ku dhibe soo waa ina caytanto

    • @gamiilaawil6719
      @gamiilaawil6719 Před 3 lety

      @@deeqoali57 run maxaya doqonimadada ahayn wax loo dulqto qabxad yay

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 Před 3 lety

      @@gamiilaawil6719 doqonimo waxay haysa ninka been kunool oo dhagaysanaya nin marqaamay oo kadibna xarshin injittu ku gashay daafina cunay marku gurigii hooyadi uu dab galiyey carruurtiina qariyey iyo dumarki

    • @gamiilaawil6719
      @gamiilaawil6719 Před 3 lety

      @@deeqoali57 anigu 1985 10 jir ban ahaa qof toos u arkay ban ahaa wxi dhacayay iyo wixi umadayda lagu hayey mrkee labadena kebay doqonimo haysa

  • @mohamoudmoussa2030
    @mohamoudmoussa2030 Před 2 lety +1

    القاتل. المقتول. في. النار

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 Před 3 měsíci

    Been iyo faan ayuunbay dhuran ka ma xishoodan beenta

  • @daahirjaama3258
    @daahirjaama3258 Před 4 lety +5

    Ducaale wuxuu raadiyaa, wax aan qaymo badan u laheyn ummadda Soomaaliyeed.

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 Před 4 lety +5

      Daarood nacdali haku dhacdo Faqashta Faqashtu dhashay

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 Před 4 lety +2

      Jaahil aqoon xun bal yuu ku shahiiday ma gaalu la dagaalamayey

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 Před 4 lety

      Mahamed Aden iidoor qudhmay baad tahaye cuqdada baad u dhimanaysaa maxaad daarood yeeli kartaa qadhmuunyahaw

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 Před 4 lety

      ifiso waxba hays xiijin muuse shaqo ku siinmaayee

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 Před 4 lety +2

      @@gedefletv6049 Daarood waa lajabiyay Soomaliyana waa laga sifaynayaa

  • @cabdicasiisbilaal2532
    @cabdicasiisbilaal2532 Před 4 lety +1

    been badanaa aakhiraa war yaal

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 Před 4 lety

    Kani weligii dagaal ma gelin. Maxamed Cali nin keliya ayaa la dhashay nin kaasi waa nin Abu Dabi ayuu deganaa

  • @abdibasirelmi2379
    @abdibasirelmi2379 Před 4 lety +1

    Adiga geesi ku haya maxuu manta hargsyso ka yahay

  • @khalafjama2085
    @khalafjama2085 Před rokem

    Wlhie ninkani waa geesi

  • @bashiryusuf362
    @bashiryusuf362 Před 16 dny

    kkkkk

  • @user-ix2fe1gz7j
    @user-ix2fe1gz7j Před 11 měsíci

    Snm

  • @mohamudjama4760
    @mohamudjama4760 Před 4 lety +2

    Maxaa idindabadhigay lixle

  • @hindahasan3604
    @hindahasan3604 Před 4 lety

    H

  • @marftoons5249
    @marftoons5249 Před 9 měsíci

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @isseelmi9384
    @isseelmi9384 Před 4 lety

    Wariyoow xaal qaado abahaa ku was

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 Před 4 lety +1

    Been badanaa ninkan.

    • @nurahmed6712
      @nurahmed6712 Před 2 lety

      Edeb malihid ee Edeb yeelo ragga libtooda lama dafiro. waxay ahaayeen xaq udirir Allow Shuhdada SNM wada janee

    • @nurahmed6712
      @nurahmed6712 Před 2 lety

      Edeb malihid ee Edeb yeelo ragga libtooda lama dafiro. waxay ahaayeen xaq udirir Allow Shuhdada SNM wada janee

  • @abdullahukhalif9801
    @abdullahukhalif9801 Před 2 lety

    Idor Idor Idor tarikhda Idorku s.n.m dhinacna uma dhaafto Idor macnayare kkkkk kalayba kii laxukumo umbaadtahay waligaba somaaliland kuhees

    • @DDSMEDIA1825
      @DDSMEDIA1825 Před 2 lety

      SNM BAY TARIIKH KA DHIGTEN KKKKKKKKK

    • @roodaomar340
      @roodaomar340 Před 2 lety

      War adu mxd tariikh ledahy doqonow snm waa ta wdanka dhan ku dhisanyhaye

    • @roodaomar340
      @roodaomar340 Před 2 lety +1

      @@DDSMEDIA1825 adna wxd ku hadasho maba lihiid itopiyanka aya ku haysta inta ku dhafin mayo doqonyhy

    • @NH-lb2tw
      @NH-lb2tw Před 2 lety

      Adiga idoorna hore ayuu shaqo kaaga qabtay hadana hawiye ayaa laf kaaga shaqeeyay maxaa ku talo ah?kurdiga soomaaliya ayaad tahiin cashuurta laydinka qaado ayaa xamar iyo hargeisa lagu dhisa idinkana korka ka daawatan dhinacna xabashi ayaa idinka gumaysta xaga iyo gedo Kenya ayaa idinka duqaysa hadal aad idinma furna

    • @NH-lb2tw
      @NH-lb2tw Před 2 lety

      @@roodaomar340 wallo waa dad gumaysi waligood lagu hayaay marka way iskala qabsaden😂kurdiga soomaalia wa iyaga

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal Před 4 lety

    3:30 Inaan ciidan walba dul fariisano waxeey sheegayaana dhageeysano 😂😂 war ninku been weeynaa wuxuu kaloo yiri 11 gaadiid ah ayaan gubnay jabna waan gaarsiinay cadawgi markaasuu hadana sheegay in ayaga xataa dhaawacoodi askartu qaaday marka ninki dhaawacaaaga qaatay weey iska cadahay inuu goobta dagaalka kaaga gacan roonaaa😎

    • @yaasiraxmed2052
      @yaasiraxmed2052 Před 4 lety +1

      Amuu hoyada wase mee ziyad udhintay gajo ayu udhintay
      Zara joga aya lagugu dhalay adigana

    • @iibgeeyeonlinemarket1210
      @iibgeeyeonlinemarket1210 Před 3 lety

      Ninka beenta sheegaya sidan uma sheekeeyo

    • @zuhuuribrahim9090
      @zuhuuribrahim9090 Před 2 lety

      Dawladii afrika ugu xooga waynayd bay jiif iyo joogba u diideen. Iyagoo 10 nin oo Ak haysta

  • @isseelmi9384
    @isseelmi9384 Před 4 lety

    Nacaskaan wariye iska dhigaya huuro

  • @banadirmodernpharmacy5086

    Nin shisheye ladagalamay bad moodaa fulaygan dadkisii iyo dalkisii dawacada kunoqday

    • @alisaid1214
      @alisaid1214 Před 4 lety +1

      Adeer ragii dabka idinka shiday
      Ee aad kabaha ka cararteen
      Dalkayagii waan xoraysanay
      Oo geesiyaal dhimasho ka baqaynin ayaa guushii soo hooyoy
      Horor afweyne waan iska xoraynay
      Adigu amison ka xoree walaashaa
      Iyo hooyadaa nin xor sidiisii ha u halin gumaysi ayaad ku jirtaa
      Noloshu waa kaa xaaraan
      Intaad for ismoodayso
      Imikana intii ilaahay nooleeyey
      Ee faqash jabisey ayaa
      Somaliland army ah
      Cid aan ka baqanayaa ma
      Jirto ilaahay mooyee
      Geesi dhaarsan ayaa cudud
      Iyo awood ku ilaalinaya
      Ee calanyohow ha dhicin
      Viva somaliland
      Longlive Somaliland

    • @somalilanddhagocadearmy1291
      @somalilanddhagocadearmy1291 Před 4 lety

      Horya anagu daarood ayaanu iska dhicinay lkn hawiyahan cawaanka ah maxay naga rabaan fuck all banaadiri peoples

    • @somalilanddhagocadearmy1291
      @somalilanddhagocadearmy1291 Před 4 lety

      @@alisaid1214 muwaadin noolow intay nololi jirto waynu buufinaynaa qadaad weynta iyo wixii faqash kasoo hadhayba

  • @mohamedraage1511
    @mohamedraage1511 Před 4 lety

    Been ayuu sheegayaa maanta maxaad ka hesaa wataas ee

    • @gamiilaawil6719
      @gamiilaawil6719 Před 3 lety

      Manta madax banani ayay ka hayan

    • @NH-lb2tw
      @NH-lb2tw Před 2 lety

      Manta waxaan ka hayo adba waad ogtahay nabad,dal dhisan oo ka madax banaan faqash iyo saqajaan gumaysina kuma nooli e laabta ayaan ka xaragooda