Gabayo ay isu tiriyen Cidagale iyo Ogaden ( Qawdhan Ducale Suldan FaraX Suldan Guled VS Xarbi Dhere)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • Gabayadan waxa beri hore laga tiriyay dagaalo beeleed ka dhacay Dhurwaale iyo Dheriyo oo iminka ka tirsan DDS, gobolka Jarar.

Komentáře • 103

  • @ahmedqanimuqdishaawi9991
    @ahmedqanimuqdishaawi9991 Před 3 lety +30

    Ciidagale empire of the world

  • @abdi3703
    @abdi3703 Před 2 lety +8

    Reer isaq power 👍👍🇪🇹🇪🇹

  • @saleebanmaxamud2559
    @saleebanmaxamud2559 Před 2 lety +16

    Tariikhdu waaduug cidagale iyo ogaadeen dad islaaya isna soora

    • @abdul-majiidabdinasir
      @abdul-majiidabdinasir Před 2 lety +1

      waa runtaa, waxaa qawdhan ducaale aniga waa awagay xaga hooyo, aniguse ogaadeen makaahiil, dad wada dhashay weeye

  • @abdul-majiidabdinasir
    @abdul-majiidabdinasir Před 2 lety +21

    anigu ogaadeen makaahiil ah baan ahay, hooyada waxaa dhashay caash ismaaciil faax suldaan guuleed, farxad bay ii tahay in aan dhiigayga uu jujiro dhiig ciidagale, waa mahadsantihiin

    • @Ahmedmustafa329
      @Ahmedmustafa329 Před rokem +2

      Soo dhawoow abti anba aabaahay waxay dhashay islaan mawro yuusuf oo ogaadeen reer dalalguuleed ah

    • @abdul-majiidabdinasir
      @abdul-majiidabdinasir Před rokem

      @@Ahmedmustafa329 sidoo kale soo dhawow awow,,,ilaa bilowgii awowyaasheen intaan garanayno isku dad baynu ahayn...ogaadeen iyo dhulbahante laftirkooda ina cabdalle arab oo isaaqa ah baa dhashay sida taariikhda lagu wariyay.. waa mahadsantahay

    • @SOMALILANDXPRESS
      @SOMALILANDXPRESS Před 9 měsíci

      Soo dhawow abti

  • @ismailahmed2219
    @ismailahmed2219 Před rokem +5

    Ciidagale. Yoonis power 🤩💪💪💪💪💪💪✌✌✌✌✌✌✌👇

  • @garadahmed8825
    @garadahmed8825 Před 3 lety +15

    Ciidage iyo dagal yahanimo iyo geesinimadu waa wllo wlhi malaptan ragasi

  • @zamiahussein58
    @zamiahussein58 Před 2 lety +5

    Geeesiyadii Cidangalee Gobta layga Beeray❤️❤️❤️

  • @werzema-apdy
    @werzema-apdy Před 3 lety +17

    ogaadeen oo dhan ciidan-gale ayaa ciilay oo ayka baqaan waliba umuu dhamayn ciidagale dagaalkaas sida gabayga ka muuqata

    • @gamiilaawil6719
      @gamiilaawil6719 Před 3 lety +3

      @@jiilkacusub3019 😅waar rer guled aya ter isaaq layay 😅😅

    • @Masalaawi
      @Masalaawi Před 3 lety +6

      @@jiilkacusub3019
      Waar Taariikhda waa la yaqaan oo waa qoran tahay baho Dhamal ayaa Ogadenka Oo dhan Jabysey
      Geela Dayax wereer miyaad ilowday kkk
      Ceelk Daroor Yaa ka cabbi jiray waagii hore 😂

    • @halimohassan6216
      @halimohassan6216 Před 3 lety +1

      Been

    • @werzema-apdy
      @werzema-apdy Před 3 lety +2

      @@jiilkacusub3019 adeer gabaygaa xarbi dheere sifiican u dhagayso iyo cabsida ka muuqata waad dhoohantehee

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 Před 2 lety +6

      @@Masalaawi Ogaden kuma yaqaano bari hore ayuu iska kaa daayay reer isaaq xitaa isma wada dagashaan reer cali reer fiqi cigaal ayaa idinku raaxaystay oo idin dabar jaray.

  • @sakiyaabdilahi5779
    @sakiyaabdilahi5779 Před 2 lety +11

    CIIDAGALE YOONIS GANG🔫🚬😵

    • @mohqorane8015
      @mohqorane8015 Před 3 měsíci

      QOODH QOODH DHASHAYY WEEYE RAGAASI FROM GUMBUUR

  • @Crisaq143
    @Crisaq143 Před 7 měsíci

    Qawdhan Ducaale faarax maaha ader
    waa Qawdhan Ducaale suldaan Gulled Iska sax

  • @Crisaq143
    @Crisaq143 Před rokem +1

    Qowdhan Ducaale Sulthan Gulled
    faarax Kuma jiro Faarax waa Qowdhan Adeerkii

  • @cdigta
    @cdigta Před rokem +7

    Cali iyo haaruun miya gabi isaaq ciilay maqli jiray wllhi ree isaaq wa geesiyal lagu dhaato ano reer cabdille ah aya qiraya

    • @r.o.c_3
      @r.o.c_3 Před rokem

      intan Caliyo Haruun Kadilay Ciidan Weytahaye.. waa tarmilahady hadaan Ciidagale Ku Madhinin

    • @jirdemaxamed6206
      @jirdemaxamed6206 Před 9 měsíci

      Markaydin ciidagale idinkaga qaylsiiyay ayay din ilaahay dhambaal udirateen viva ciidagale 💪💪💪💪

  • @saadoomer1735
    @saadoomer1735 Před 2 lety +4

    Ciidagale saldanadi ugu waynayn we Somali soo Marta 👑

  • @zackjunior8562
    @zackjunior8562 Před rokem +3

    Niman baarka sare Ka dhalambaa ciil qaba Ciidangalle💯

  • @gafoteyusuf5430
    @gafoteyusuf5430 Před 2 lety +6

    Ciidagale 🐫

  • @axmedjaamac9176
    @axmedjaamac9176 Před rokem +2

    anigoo habar jeclo ah ayaa qiraaya ogaadeen gobta somaali inuu yahay. Nin weliba abtigii. Hanolaysto. Viva reer ugaas wafaa

  • @Kader.Arab4336
    @Kader.Arab4336 Před rokem +5

    Cali iyo haruun miyaa isaaq wada ciilay kkk
    Garxajis ayaan xataa reer cali u babac dhigi karin

    • @r.o.c_3
      @r.o.c_3 Před rokem

      doqonimo iyo faan meel mawadagalaane miduun ku adkeysta

  • @sharmaarkebulshawi8896
    @sharmaarkebulshawi8896 Před 3 lety +6

    Xaqiiq weye

  • @cdigta
    @cdigta Před rokem +5

    Ree cali ragii isaaq dhameyay xasusta abwankii isaaq wakii laha cali iyo haarun miya gabi isaaq ciilay nin isaaq ah aya sida ku gabyay

    • @saydkabarakeysan6211
      @saydkabarakeysan6211 Před rokem

      Sawdinkii lahaa inta baha cadceed iga xigaan caafimaad imayaale afaan ciidagale ugu gabyaa igumayaal🤣🤣🤣 ciidagale reerka ogaaden dhsmeyay geeloogiina dareersaday😅

    • @jirdemaxamed6206
      @jirdemaxamed6206 Před 9 měsíci

      Ciidagalaa idinkaga qaylsiiyay markaasaadin ilaahay dhambaal udirateen 😂😂😂

  • @apdirahimahmedothman147
    @apdirahimahmedothman147 Před 2 lety +5

    Eidagaleh empire dadkaygii 👑

  • @bookhaxmed6583
    @bookhaxmed6583 Před 4 měsíci

    Alla ciidagale wuu cadaabey ogaadeen.😮

  • @ibrahimabdulahi2100
    @ibrahimabdulahi2100 Před 3 lety +7

    Cabdi hure oo dhulku wuxu cadadaa markuu mayay ka caaye ceeraamo roob male haday curato jiiaale xiligas cadan joogay miyusan tirinin warka xalayto cadan iigi yiid cidurka lay saray cagta socdka ciir ciirisee lowga ka cuslaatay waa midaan canaanteeda qabay ceebta igu tale cakuyeey tolkaan ku camirnaa cawudu ma u duushay ma cisigii miyaa layga riday calankii guudkagya ma casaanyo jabay baa ragii caradka u joogta caleen jilicday sow reer gobdoon cawa kama liito cali iyo haruun miya gabi isaaq ciilay caqli male ogadeen haduu carad yuub halo e ma cawuu ka geeraeaya ciyow dushisii carfuufley ragii ay dhigeen crashadi dayrta canshiiro iyo miyaysan lahayn ciidamo u hiisha geelii casaha lagala baxay cobole muu dhafay cawana miyay damac san yihiin reer cabdiga gabtay sidii naag cusayb lagu eryoo caado lagu baajay oo curado aadiyo lahayn gabadh u ciidmaysa carcarafayeey xalay miyaan ciil la ladi wayay wa gabay dheer oo baroor ah

    • @mohamedmire8646
      @mohamedmire8646 Před 11 měsíci

      Haka tegine si wada,
      waxa xaga danbe kaga jirta,
      Cagba hadaad dhigtaan meelbanaan sida shabeel caarleh.
      oo aanaan carad idinka wadin waadna cariseenee,
      caska waaga maadhiin ciyah iyo ciiro naga eega,
      Hana cararin waataad baqaha culus tiqiineene.
      waanu kaga dhabeeyay.
      Aakhirkii waatii 159 nin laga dilay reer isaaqa.
      Ee qaar la qabtay ma dhibaan sheegteeen.
      ciidagalw marka hore
      84 meel ah iyo 43 meel ah baa ka dhintay.
      halka ogadeenka meesha 84 ka ah 42 ogaadeena lagi dilay.
      marka kale ma maqal khasawraha ogadeenka.
      lkn maalinta 159 waxa la yidhaahdaa dheryo.
      Reer Isaaqa markaasaa dagaal ugu danbaysa.
      gabaygii qawhdan waxa ku jirtay ee dhacdadaa.
      Abidkii rag wa isdili jiree, rixinka dheeraada,
      waa rugaha reer fiqi cigaal ee ruux midgo ah sheegtay.
      waa jifada hoose ee xarbi dheere.
      qolada midgaha sheegtay ama reer fiqi cigaal.
      Markii la qabqabtay.
      micnaha midgo geeldoona oo colka iskala socdaanu ahayn.

  • @yahyaabdirahman5122
    @yahyaabdirahman5122 Před 8 měsíci

    Ciidagale iyo reer isaaq oo waliba reer Cali weeye, raga isku madhay

  • @najmafunnyofficial2601
    @najmafunnyofficial2601 Před rokem +4

    Cidagale Iyo reer isaaq weeye

  • @Masalaawi
    @Masalaawi Před 3 lety +3

    Gabayo badan ayuu noo soo diray inader

  • @khadarismaciljanaale7777
    @khadarismaciljanaale7777 Před 3 lety +6

    Qalinsoor

  • @Abdiaziizz
    @Abdiaziizz Před rokem +2

    Ciidagle empire

  • @khalidabdulqadir8316
    @khalidabdulqadir8316 Před 6 měsíci

    Xarood iyo Ogaden Isaaq ba wasay 😂 1750 Isaaq ba Ogaden ka dhigay adoon Amhara iyo Oromo ana Siyad barre xaroodka aabhod dawladisa jabiyay

  • @abdirahmanabdullahi6177
    @abdirahmanabdullahi6177 Před 2 lety +4

    Ciida gale o afur xabo ah iyo Ogaden ayad nogu shekaynaysan wey is dagaaleen kwrn...Ogaden ninkii arkay dhimay nin maqlayna sigay ragii la dhihi jiry ayad ku shekaynaysan cidagale laangaab ayaa la dagaalay...

    • @lamahuraan665
      @lamahuraan665 Před 2 lety +1

      Hhhhh ogadeen miyaa badan ururis qaramayska kujira ayaanu naqanaa talabad ogadeen gobol up kaligii dago majiro amxaarada ushaqeeya duliyahaw doqonka ah gobol aad laba boqol oo kun kaga Sokacan noo sheeg bal

    • @jaamacxassan1394
      @jaamacxassan1394 Před 2 lety +1

      naagayaw naagu dhalay ciida gale wuxu golo iyo wuxu galaba wa la yaqaan
      hadaadnu hooyadaa kugu ag wasnay soonoqo walaashaana way ku xigtaaye

    • @mohamedmire8646
      @mohamedmire8646 Před rokem

      Ciidagale iyo reer isaaq.
      saas waaye.
      lkn qolo walba gurigooda markay joogto jilib jilib bay isu magac dhawdaa, reero ka waaweynina way isku qaadaan.
      ceeb kale ma jirto.

  • @fuaadamaan2621
    @fuaadamaan2621 Před 2 lety +1

    INA.BUUX.HADUU.NAGU.DHOWYAHAY.NAGUMA.DHOWREENE..WAA.XUSEEN BUUX

  • @mawliidcabdi9956
    @mawliidcabdi9956 Před 2 lety +2

    Ogaaden.muxu yahay geelisan ila hada haysanaye

    • @Gametime-ne3xx
      @Gametime-ne3xx Před rokem

      Indhabadanr 40 000
      Makhrib dumey 20 000
      Luqma dheere 34 000
      Goobaale 19 000
      Bah idoor 23 000
      Dhurwaale na 100 nin hal mar is dul saarey 🤣
      Ogadeenku waa reer iidoor sida loo karbaasha ku dheereeya

    • @TimaWeynne
      @TimaWeynne Před rokem

      @@Gametime-ne3xx Marka maxaad katirsaneysaa geelasha Saydiku Kamoora duugay isaaq shuftuu ahaa somali oo dhanbuu dabada ku watay

  • @quruxsan7486
    @quruxsan7486 Před 3 lety +6

    Cidagale lama gadho

  • @kaderabdi8241
    @kaderabdi8241 Před 2 lety +2

    iidoor oo dham ree isahaaq basaa cir iyo dhul udiiday ree isahaaq cabsi cabsi

    • @lixle24
      @lixle24 Před 2 lety

      Doolo kii kaa qaaday miyaanu xirsi Cismaan ahayn . Kii ay ogadenku ka calaacalayen

    • @Kader.Arab4336
      @Kader.Arab4336 Před rokem

      @@lixle24 cali iyo haruun miyaa isaaq wada cunay

    • @lixle24
      @lixle24 Před rokem

      @@Kader.Arab4336 cali io haruun waraaqdii ay ilahy u dirsaden malaga aqbalay horta?

    • @najiibyare6186
      @najiibyare6186 Před rokem +1

      Cali iyo haruun libaaxyada onlf gobonimo udirirka reer isaaq allowdaa

    • @xirsiamaan
      @xirsiamaan Před 7 měsíci

      horta maxaad sidaa naaga ugu hdashaan daaroodow... ? 4 jilib oo h.y ah sawtay 20 snadood idin guumaysanayeen idinka iyo dhulbahnate ... ee guba ku baroorateen ee laydiin xoog sheegtay.. xoog .. ee daarood ku xaarna laydiin raaciyay... waxaas baa faanaya dabowyn foqal daboweyn

  • @halyeeymudug640
    @halyeeymudug640 Před 2 lety +6

    Kkkk war wa maxay marin habaabintu Dir odhan bana ogaden ubabac dhigi karin markasa waxyara nala so adeysan kkk
    Reer cali rer isaaq bu ahaa wixii isaaq odhan ka oohiyey
    Cali iyo haarun miya gabi isaaq ciiley 🤣🤣🤣🤣
    Adoon adon dhalay

    • @lixle24
      @lixle24 Před 2 lety +2

      Adoonkii Berbera laga Soo rari jiray baad tahy cagdheer caqli laawe

    • @qawdhanducaale4790
      @qawdhanducaale4790 Před 2 lety +1

      Xarbi dheere awowgaa maanaa ka yeedhsiiyay (af aan ciidangale ugu gabyaa iima caad bixin) ma dirbaa markaas la dagaalamaysay haha

    • @ibrahim-mohamed4427
      @ibrahim-mohamed4427 Před 2 lety

      @@qawdhanducaale4790 waaka ku leh jeeroo cali iyo ciidagale mid uun la ciiryoonto kolkaa cali waa jifo rer isaq kamida, ogadeena waa 20qabiil oo rer isaq kabadan ee dadka baro.

    • @ibrahim-mohamed4427
      @ibrahim-mohamed4427 Před 2 lety

      @@qawdhanducaale4790 waa taad rugaha faqicigaal rabaah lahaydeeen, jifo rer cali kamid ah ayaa arab awal iyo ciidagale ladagaalaysay hadad been moodina soo arag waxa isaq ku dayran waa rer guled alamagan basa waana jifo hooose oo ogaadeen 30 O'Day katirsata. Xata 1% kama aha ogadeen . Ogadeen iyo isaq iskuma dhigmaan bro

    • @qawdhanducaale4790
      @qawdhanducaale4790 Před 2 lety +1

      @@ibrahim-mohamed4427 abti jar iska tuurka iska daayoo reer aan cidagale ahayn isaaq ismaydaan soo gaadhi jirin intaan kaa keenay lafaruug oo ah duleedka berbera ayaan ku gaadhsiiyay war dheer libintaas nin kaloo isaaqi kaama soo hoyn

  • @ibrahimabdulahi2100
    @ibrahimabdulahi2100 Před 3 lety +2

    Hhhh been badana markii uu xarbi dheere gabaygi tiriyay wa tacab khasaar rayfalka tiriyay reer xaad e dagal labad aan ku kala baxno qowdhan ducale sowki tiriyay alahayow balayadu siday noogu wada bahday bowdada sidaan uga jabbiyo buratada lowga barbaartii miyaa layga jaray bubsan jiray geela boqol sumuc miyaa naga bixiyo barcadi watay toga balihisii miyu bahal ku hiigayay watii suladankii bakhtiyay badhida waynaye bilash weeye cayd isaaq noola soo baxaye habar yoonis bayrbaa ku taal baraq nuglantiiye hablihii baroorte ragii arab miyaa baashan

    • @galbeedqariye
      @galbeedqariye Před 3 lety

      Malaha kaasu ninkii ree buraalee cabdi hurre ayuu ahaa

  • @qudhacgalol6418
    @qudhacgalol6418 Před rokem

    Afka ayaan ka nooshiin iidooroow karka Birta laysutunto waad ogtihiin intaydaan waxba iska dhicineyne.
    Mar-na baroorta marna noofaana Haweenka ayaad isku dhaqan tihiine

    • @TimaWeynne
      @TimaWeynne Před rokem

      doqon ogadeen kula yaabimaayoo caqligaa kumadhan X.Tarabi iyo Xarbi Dheere xiligii dagaalkey noolaayeen maxaa keenay meeshan afkanool iyo waxlamida ?

    • @jirdemaxamed6206
      @jirdemaxamed6206 Před 9 měsíci

      Ciidagalaa ku wasay🤣🤣🤣😎😎

    • @abdulrahmaanjamal6914
      @abdulrahmaanjamal6914 Před 8 měsíci

      ​@@jirdemaxamed6206 Labo jifo hoose so mayna kaaga qaylsiinin Xasuuso ado ku gabyaya Cali iyo Haaruun miya gabi isaaq ciilay😂