Rugta Maansada Soomaalida
Rugta Maansada Soomaalida
  • 46
  • 807 413

Video

Gabay cusub silsiladda Dhuuma badane iyo abwaan Laf-dhurwaa qaybta 1-aad.
zhlédnutí 27KPřed 11 měsíci
waa gabay cusub oo ah silsilad uu ibo furay abwaanku, kuna saabsan jabkii ciidanka Somaliland loogu gaystay gobolka Sool iyo ciddii masuuliyaddaa lahayd oo ah Baho Idoor.
Meeshaan kugu sugayay maad iman!
zhlédnutí 24KPřed rokem
Meeshaan kugu sugayay maad iman!
Boqor Raabbi oo ka hadlay siyaasaddii u guurista xisbiyada badan ee Somaliland sannadkii 2002
zhlédnutí 179Před rokem
Boqor Raabbi Cabdillaahi oo sannadkii 2002 naqdiyay siyaasiyiintii xilligaa u xusulduubnaa inay samaystaan xisbiyo siyaasad, kadib markii la furay nidaamka xisbiyada badan ee Somaliland.
Gabaygii DiGNIIN ee Abwaan Qaasin sannadkii 1991
zhlédnutí 789Před rokem
Gabaygan la yidhaahdo Digniin wuxuu Axmed ismaaciil Diiriye(Qaasin) tiriyay sannadkii 1991 kadib markii xukuumaddii Siyaad Barre dhacday ee jabhaddii SNM qabsatay goboladdii Waqooyi, isagoo uga digayay dadkii shacabka ahaa ee ka soo laabtay xeryaha qaxootiyada ee Reserved Area in aanay magaalooyinkii la dumiyay weli nabad ahayn oo miinooyin badan ku xidhay dawladdii Somalia iyo weliba hub kale ...
Abwaan Qaasin oo gabayo goosgoos ah 1989-kii ugu mahadnaqay beesha Ciise kadib markay taageeree SNM
zhlédnutí 357Před rokem
Abwaan Qaasin oo gabayo goosgoos ah 1989-kii ugu mahadnaqay beesha Ciise kadib markay taageeree SNM
Gabay Abwaan Qaasin 1987: "Hargeysaay Anaa Kaa Hurdee laguma Haysteen"
zhlédnutí 441Před rokem
Gabaygan waxa tiriyay Abwaan Axmed Ismaaciil Diiriye(Qaasin) sannadkii 1987, kaasoo uu kaga hadlayay tacaddigii iyo maamulxumadii xukuumaddii Kacaankii Maxamed Siyaad Barre, isla markaana uu ku guubaabinayay bulshada, inay ka dhiidhido oo iska xorayso dulmigii ku habsaday
Mogadishu, Somalia 🇸🇴 1968
zhlédnutí 230Před 2 lety
Mogadishu, Somalia 🇸🇴 1968
Taariikhda la degay magaalada Ceerigaabo.
zhlédnutí 232Před 2 lety
Magaalada Ceerigaabo waxa la aasaasay markii uu dhamaaday dagaalkii Ingiriiska iyo daraawiishtii Sayid Maxamed Cabdalle Xassan debadii 1922.
Cilmi feleg(xiddigis)
zhlédnutí 162Před 2 lety
Cilmi feleg(xiddigis)
Gabayga 'Waayoarag' waa ka ugu dheer maansada waana 1001 Meeris waxa tiriyay Axmed Diriye Liban 1989
zhlédnutí 500Před 2 lety
Gabayga 'Halgan' waa ka ugu dheer maansada Soomaalida waana 1001 Beyd waxa tiriyay 1989 Axmed Aw Diiriye Liibaan.
Gabay: "Qoonsada halkaa waxa ku jira qabar lixaad weyne". Maxamed Aw Cabdi Xaashi baa Waddada Qaaxo
zhlédnutí 1,3KPřed 2 lety
Gabay: "Qoonsada halkaa waxa ku jira qabar lixaad weyne". Maxamed Aw Cabdi Xaashi baa Waddada Qaaxo
Maanso: Muuse Xayraan baa xoqdoo yidhi: Abwaan Mubaarik Qoor ubaxay kaga qayb galay Silsilada Xaalad
zhlédnutí 163Před 2 lety
Abwaan Mubaarik Qoor u-baxay oo gaadhi jaad Kala degay Muuse Biixi.
صلؤ على نبينا محمد
zhlédnutí 111Před 2 lety
صلؤ على نبينا محمد
heesta "Maan-dabiiba" waxa curiyay Abwaan Cabaas, luuqdii Maxamed Xusseen Cali Kaahin(Dhal Fanaan).
zhlédnutí 117Před 2 lety
heesta "Maan-dabiiba" waxa curiyay Abwaan Cabaas, luuqdii Maxamed Xusseen Cali Kaahin(Dhal Fanaan).
Waraysi taariikhda Somaliland iyo Chief Caaqil Xaaji Xusseen Aw Xirsi Askar(Waraabe Cadde) Qaybta1.
zhlédnutí 1,4KPřed 2 lety
Waraysi taariikhda Somaliland iyo Chief Caaqil Xaaji Xusseen Aw Xirsi Askar(Waraabe Cadde) Qaybta1.
Mujaahid Xakiin Gaaxnuug iyo Nuux Taani maxaa kala qabsaday!
zhlédnutí 3,9KPřed 2 lety
Mujaahid Xakiin Gaaxnuug iyo Nuux Taani maxaa kala qabsaday!
gabay: Xiddigtii Dagaara ee Abwaan Axmed Ismaaciil Diiriye(Qaasim) 1964.
zhlédnutí 8KPřed 2 lety
gabay: Xiddigtii Dagaara ee Abwaan Axmed Ismaaciil Diiriye(Qaasim) 1964.
#Susan #Rice on Eritrean-Ethiopian War in 1998.
zhlédnutí 65Před 2 lety
#Susan #Rice on Eritrean-Ethiopian War in 1998.
Gabaygii Gobaad ee Abwaan Axmed Diiriye( Qaasim)
zhlédnutí 1,2KPřed 2 lety
Gabaygii Gobaad ee Abwaan Axmed Diiriye( Qaasim)
Gabay: Waxaan ahay Macaan iyo Qadhaadh. Abwaan Axmed Ismaaciil Diiriye(Qaasim)
zhlédnutí 11KPřed 2 lety
Gabay: Waxaan ahay Macaan iyo Qadhaadh. Abwaan Axmed Ismaaciil Diiriye(Qaasim)
Gabayga Cirsan ka-yeedh: Abwaan Axmed Ismaaciil Diiriye(Qaasin) Oktoobar 16 1969.
zhlédnutí 1KPřed 2 lety
Gabayga Cirsan ka-yeedh: Abwaan Axmed Ismaaciil Diiriye(Qaasin) Oktoobar 16 1969.
Gabayadii #Saalax #Laydiray ama Saalax Malaydiray tuducyo ka mid ah.
zhlédnutí 12KPřed 2 lety
Gabayadii #Saalax #Laydiray ama Saalax Malaydiray tuducyo ka mid ah.
Muuse Biixi iyo 4 Sano.
zhlédnutí 157Před 2 lety
Muuse Biixi iyo 4 Sano.
Burco, 27 -05 -21/ Axmed Mire o tariikh badan o dadnayd daaha ka fayday Muuse Biixina ku dhaliilay
zhlédnutí 554Před 3 lety
Burco, 27 -05 -21/ Axmed Mire o tariikh badan o dadnayd daaha ka fayday Muuse Biixina ku dhaliilay
Janaraal Jaamac Maxamed Qaalib oo xaqiray Muuse Biixi, aamusna ugu jawaabay kana waramay sidii..
zhlédnutí 16KPřed 3 lety
Janaraal Jaamac Maxamed Qaalib oo xaqiray Muuse Biixi, aamusna ugu jawaabay kana waramay sidii..
"ستتحرر القدس بإذن الّّّله ابأ من ابأ وشأء من شأء", ألسفير ألصومالي لدي ألآمم المتحدة, أبو بكر ظاهر.
zhlédnutí 59Před 3 lety
"ستتحرر القدس بإذن الّّّله ابأ من ابأ وشأء من شأء", ألسفير ألصومالي لدي ألآمم المتحدة, أبو بكر ظاهر.
Nin cunay hilib libaax, haragiisana iibiyay. waa Chief Caaqi Xaajl Xusseen Aw Xirsi Askar.( qabta 2)
zhlédnutí 63KPřed 3 lety
Nin cunay hilib libaax, haragiisana iibiyay. waa Chief Caaqi Xaajl Xusseen Aw Xirsi Askar.( qabta 2)
Gabayo ay isu tiriyen Cidagale iyo Ogaden ( Qawdhan Ducale Suldan FaraX Suldan Guled VS Xarbi Dhere)
zhlédnutí 46KPřed 3 lety
Gabayo ay isu tiriyen Cidagale iyo Ogaden ( Qawdhan Ducale Suldan FaraX Suldan Guled VS Xarbi Dhere)
Mogadishu, Somali Capital in 1988.
zhlédnutí 134Před 3 lety
Mogadishu, Somali Capital in 1988.

Komentáře

  • @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx

    Allaha unaxariisto

  • @NimconimcoBashiirbashiir
    @NimconimcoBashiirbashiir Před měsícem

    Meshan kugusugayey😢😢😢😢

  • @user-dd4ft6iu8e
    @user-dd4ft6iu8e Před 2 měsíci

    Mee sacad muuse hooyadiinii dhediga ahayd wasa ilaa waaga fulaynimay go ugu jireen .

  • @abdicasismaxamed2172
    @abdicasismaxamed2172 Před 2 měsíci

    Ciidagale iyo sacad muuse

  • @SadaamShiine
    @SadaamShiine Před 2 měsíci

    Ale ha unaxariito

  • @Mohomettjeesto
    @Mohomettjeesto Před 3 měsíci

    Alle how naxariisto 😢

  • @user-gj8xs4dx8q
    @user-gj8xs4dx8q Před 3 měsíci

    Taariikhdu ma guur guurto ana ismabadalo g36 hadhoow bay ku heesi

  • @maxxammedhus.468
    @maxxammedhus.468 Před 3 měsíci

    Sacad muuse walahay waa dhadiga isaaq bal waxaas baa malin walba garxajis cayaya dhadig fooqal dhadig

  • @maxxammedhus.468
    @maxxammedhus.468 Před 3 měsíci

    Sacad muuse waxay noogu yeran cadawga gudaha. Walahay waa dhadiga isaaq sacad muuse

  • @zermaahir186
    @zermaahir186 Před 3 měsíci

    Ciidagalle gabayga isaaq looga hadh inkasta oo aanay aad u duubin ama qorin.

  • @guledwalqiye23
    @guledwalqiye23 Před 3 měsíci

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz Před 3 měsíci

    Waa 100 guuradii indhobadane

  • @QadanMuuse-fc2qh
    @QadanMuuse-fc2qh Před 3 měsíci

    Marku gabayga laandhere ciidagale ihi ku xaragonayo g36 nimada sharafkedu wa hibada suganta geesinimo dulqadka ilalinta tollka dhawrida sharafka xigal ka cadgoso wa cado langabe ilaalinta magaca isaaq garxajisnimadu macanaa

  • @abdiilahiahmed-zl9es
    @abdiilahiahmed-zl9es Před 4 měsíci

    Abwaankan gabaygiisu wuu qodoban sanyay lkn wxn layaabay habar awal mxaa boog kadhigay ilaa wakhtigaa show ilyn dhadig nimadu wax hda bxy mhaa cjiib sheekhow

  • @SaleebaanAxmed-jq9eu
    @SaleebaanAxmed-jq9eu Před 4 měsíci

    😂😂😂😂

  • @HousseinfourreWaadgalika-vc8ie

    AUN abwaanka weyn

  • @user-if6jb9hz6p
    @user-if6jb9hz6p Před 4 měsíci

    ninkan bakhti ban cunay kufanaya kkk

  • @AxnedMaxamuud
    @AxnedMaxamuud Před 4 měsíci

    Dhamaan ciisa muusa nin ogi sii dhexmariyeenee

  • @HhfulkkJkchkj
    @HhfulkkJkchkj Před 4 měsíci

    😢😢

  • @bookhaxmed6583
    @bookhaxmed6583 Před 4 měsíci

    Alla ciidagale wuu cadaabey ogaadeen.😮

  • @aali.j1
    @aali.j1 Před 4 měsíci

    xata isxaaq carre ayaa la qabtay

  • @ahmedjama8152
    @ahmedjama8152 Před 5 měsíci

    Waa sheeko xariiro odagu run mooday

  • @MuzamilPodcast
    @MuzamilPodcast Před 6 měsíci

    Hargaysaay anaa kaa hurdee laguma haysteene.❤

  • @user-kz6qd7ho2x
    @user-kz6qd7ho2x Před 6 měsíci

    wa❤

  • @adamguray3126
    @adamguray3126 Před 6 měsíci

    Xaada istaagta markaan gabayga maqlo

  • @khalidabdulqadir8316
    @khalidabdulqadir8316 Před 6 měsíci

    Xarood iyo Ogaden Isaaq ba wasay 😂 1750 Isaaq ba Ogaden ka dhigay adoon Amhara iyo Oromo ana Siyad barre xaroodka aabhod dawladisa jabiyay

  • @user-vr3vh7tx1k
    @user-vr3vh7tx1k Před 6 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohbulshaawi597
    @mohbulshaawi597 Před 6 měsíci

    Wariye faaruq ah oon waxba ka awoon taariikhda ayaa waraysanaya aqoonyahanka AHUN

  • @NuurNuuradiin
    @NuurNuuradiin Před 6 měsíci

    Asc

  • @ahmedmohamedsalaad3464
    @ahmedmohamedsalaad3464 Před 6 měsíci

    Hakiciin dhiliyo colaad hanoqon dhibane dhibsaday dhigisa khaldamay dhulkena somaliwayn Dhamaanten inaga badan dhacda shalay ilow barina nabada dhali hartigu wa dhegsare dhawayso ninki kuneceeb

  • @abdoulwahababdillahiissa7716

    Cidagale power

  • @Crisaq143
    @Crisaq143 Před 7 měsíci

    Qawdhan Ducaale faarax maaha ader waa Qawdhan Ducaale suldaan Gulled Iska sax

  • @cqaniaden7315
    @cqaniaden7315 Před 7 měsíci

    Hawd iyo reserve area.😢 waa in lasoo celiyaa.

  • @mcabdulqadir6264
    @mcabdulqadir6264 Před 7 měsíci

    Waa hadal qiimo badan..raariikh weyn ju aasan..waa in aan raadsho..corfield xaaskiisa habar jeclo..iyo gabdhii dhulbahante dhalay

  • @mcabdulqadir6264
    @mcabdulqadir6264 Před 7 měsíci

    Nuux taanigiindhinac buuraa.. Wales waa lagu diidsaday jabkiisii.. Hadalkiinugu danbeeeyay wuxuu yiri waa xarago dagaalmaynay

  • @libankaramo9337
    @libankaramo9337 Před 7 měsíci

    Mucjiso ayuu qaasin

  • @wahibfitini2227
    @wahibfitini2227 Před 8 měsíci

    Ax ax 😂😂

  • @user-ys1vv2fg5p
    @user-ys1vv2fg5p Před 8 měsíci

    😂

  • @NaimaNazir-od5gr
    @NaimaNazir-od5gr Před 8 měsíci

    90 nin ee ciidagale 89 ayaa gabyaa ah ❤🎉

  • @yahyaabdirahman5122
    @yahyaabdirahman5122 Před 8 měsíci

    Ciidagale iyo reer isaaq oo waliba reer Cali weeye, raga isku madhay

  • @abdikariimsaleebaan-pe3jt
    @abdikariimsaleebaan-pe3jt Před 8 měsíci

    Waar yara ninka arab taariiqda run ka sheeg waliga nina wabal meeshu ku ha boon yahay isaaq qi hore rurta ka sheeg imaka reer waliba waxa ubatay wuxun cuna waxana hatarin

  • @thomasshelbyjunior
    @thomasshelbyjunior Před 9 měsíci

    😂😂😂😂😂

  • @user-wk6nf8rb7x
    @user-wk6nf8rb7x Před 9 měsíci

    A/k SSB❤

  • @mukhtaradan64
    @mukhtaradan64 Před 9 měsíci

    Indha badane maanta Ma dhuuma badane ayaa ka danbeeyay.

  • @ashanor8035
    @ashanor8035 Před 9 měsíci

    Afkaaga caano laguqaba runbadanaa

  • @practiceone6726
    @practiceone6726 Před 9 měsíci

    Eebe haw naxriisto

  • @user-mj3bh9ld6o
    @user-mj3bh9ld6o Před 9 měsíci

    ❤❤

  • @hamzeizmail442
    @hamzeizmail442 Před 9 měsíci

    geesigaa habeenku dhintuun loo hanjabayuun dhe😂 ahun bashir ismacil allow ma gabayay

  • @user-mp2zl4sv6m
    @user-mp2zl4sv6m Před 9 měsíci

    Ninkan Waxaa U aqaanay nin aqoon yahana lkn waa Cuqdaawi Cunsuriya Isaaq Iyagaa Iska Kaa Jecele Shaqo kuutaala maaha Mida kale adigu hadaad dhulbahante Tahay daacuhnoow habaryoonis Iyo Isaaq kale maka Jeclid isaaqna waligiiba daarood wa ka adkaayeen

  • @mascuudabdi9401
    @mascuudabdi9401 Před 9 měsíci

    Garxajisow Horta Salama Lkn Ninkan Xasan Tarabi ahi Cidda uu Leeyahay Cumarow Waan Idinkaga Deyrannahay Waa Annaga Cali iyo haaruunka ama Geela Ceydigu wado Cidda Laga ilaalinayaayi.. Ogadenimo.. Xasan Tarabina Inkastuu Awow gey Ahaa Haddana Xarbi dheere ismaaciil oo Aderkey ah ayay isuxidhnaayeen Gabayga..