Gabayada & Suugaanta Ergada , Raacdeeye, Cali Dhuux, Qawdhan Ducaale, Dhunkaal Xirsi & Sarkadhaban

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024

Komentáře • 14

  • @asadibrahim5596
    @asadibrahim5596 Před 7 měsíci +1

    Salaan Sare Taar Tv Insha Allah Guul Iyo Midnimo Jamhuuriyada Barakeysan Ee Somaliland Amiin ❤❤❤❤❤

  • @dhoolosman3777
    @dhoolosman3777 Před 7 měsíci +4

    Kal adhi = one week, kalgeel = one month.

  • @SpheleleXulu-s3n
    @SpheleleXulu-s3n Před měsícem

    More plz habeen Ku seexdaa

  • @suberh8985
    @suberh8985 Před 7 měsíci

    Walle iyo bille taar waan ku haystaa. Mar wararkii dalka iyo dibadiisaba oo afsoomaali xeel dheer oo xarrago iyo xaraabo intaba isugu jira ayay ku soo bandhigaan meeshan. Dhinaca taariikhda iyo suugaantuna waaba tan. Wixii bulshadu tabaysay ayaad haysaan ee halkaa ka miisa. Mahadsanidin 1000jeer

  • @husseinismailjama2533
    @husseinismailjama2533 Před 7 měsíci

    Maxamed hreeegan TV GA HORSREED U YAYAHAY

  • @user-un8xo9rg5z
    @user-un8xo9rg5z Před 7 měsíci +1

    Taar tv waa suugan dhadhi kaas nogamiis bila caleeg ragna waa ragiihore hadala waa intu yidhi kugarda wiis

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib Před 7 měsíci

    Fadlan dadka hasooxasuusin waxay isbadeen maxaadkawadaa adeer mahasku kacaan

  • @mohamoudmouseibrahim897
    @mohamoudmouseibrahim897 Před 7 měsíci

    Maxamed Aadam dirir sxb waxaan kula talinlahaa in aad kamanka aad dhextaalka ka dhigto in aad ka reebto

  • @abdullaahijaamac5168
    @abdullaahijaamac5168 Před 7 měsíci

    Asalaamu calaykum
    Yaar TV
    Dhaqankeena iyo Afkeenuba waa wax mudan
    Irmaanayntiisu iyo ilaalintiisuba
    Laakiin bilay kaqayb qaataa
    Fidinta cudurkan Qabyaaladeed ee
    Ku habsaday
    Dadkeenii Somalilandar ah?????😢

  • @user-wx2xw9jy8k
    @user-wx2xw9jy8k Před 7 měsíci

    Dadkii hore aftahano weeyi

  • @maxamedmuxumedcumarshiine6897

    Barnaamijku ma meel kaluu ka cabbi jiray taarow

  • @mubaarikbookh6378
    @mubaarikbookh6378 Před 6 měsíci

    Bagasd sarkadhab dip u bilowaday hlakaaga hay

  • @caliduulduul6346
    @caliduulduul6346 Před 7 měsíci

    Imisa kal adhi buu qaaday barmamijku hhhh

  • @user-vh5fz2ru7t
    @user-vh5fz2ru7t Před 7 měsíci

    Waar muuse tuurwaa taarikhiya ma leh ee hawsamsyn