4 gaadhi oo isla hal meel ku qalibmay Hargeysa iyo khasaaraha ka dhashay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 11. 2023
  • Hudba

Komentáře • 68

  • @musj21
    @musj21 Před 8 měsíci +2

    MA SULIYADA KUBAD WAA WASARADA
    BIXISAY MARSHUCA WADA SAMAYNTA
    SHIRKADO AJANABI AH INTA WAX LA SINAYO MEEL GADHIMAYNO REER SOMALILAND
    SHACABOW IS ILALIYAA OO ISKIN SU XILQAMA 💚⚪️❤️

  • @somalilandfirst.bashirtara869
    @somalilandfirst.bashirtara869 Před 8 měsíci +4

    Geel laba jir soo wada mar, waxa baray mushkiladaha😢

  • @fardowsa6949
    @fardowsa6949 Před 8 měsíci +3

    Ilahay shacab ha u gargaaro masakiin.

  • @Hawd74.
    @Hawd74. Před 8 měsíci +1

    Wow waa dirawal xumo

  • @hananoor3590
    @hananoor3590 Před 8 měsíci +1

    Baaburta aaayar wadaa

  • @fathiahmed3970
    @fathiahmed3970 Před 8 měsíci +1

    Rag mirqaamay baa wadada wax dhigay Gawaadhidana rag mirqaansan baa waday

  • @mohamedawale1642
    @mohamedawale1642 Před 8 měsíci +3

    They need to but Road signs 🪧 that show the road is closed 5 kilometers ahead.

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před 8 měsíci

    Walahay adeerkay muuse iyo koixdiusa sida ina kaahin iyo saleebaan tacbaan dalkii way ku cayaareen xitaa dowladii ma shaqaynayso

  • @abdillahiismail7715
    @abdillahiismail7715 Před 8 měsíci

    Adeer companigu Hadu Calamdo mujin wayo Wa Lagu Leyahay.

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 Před 8 měsíci +1

    Alxamdulillh hadii dadkii badbadiyo

  • @aminaomer6330
    @aminaomer6330 Před 8 měsíci +1

    ADIGA MAJABKA AYAA LAGUU XISAARAY WANAAG MASHEEGTID

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 Před 8 měsíci +1

    Aduunka ma jirto wadan aan la xisaabtamin oo marka wax dhacaan masuuliyada qaadata ,waxna lagu qaadan waxa dhaca ,si aanay dib ugu dhicin ,waxaana maqan hay,ad muhiima oo aan laga maarmi karin

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Před 8 měsíci

    Waa dirawal xumada Soomalida
    Xabashiduba waydhaafan Waliba si taxadar leh, soomaliguna isagoo
    Murqansan buu waliba xili xun soconayaa.

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 Před 8 měsíci

    Waa qudhun jaahiliin ah waa dawlad dibjiriin ah.

  • @user-bp9rx5tz4x
    @user-bp9rx5tz4x Před 8 měsíci

    Oo maad indoor la dahay xoogbaad uwadaa

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw Před 8 měsíci +2

    Alla xumaa dowlad la'aantu.

  • @hananoor3590
    @hananoor3590 Před 8 měsíci +1

    Dirwalakiii gaadhiga landvurska kacay ayay ayaa Gaadhi ku rimooodh ah kaxaynyaaa

  • @Lagubaray
    @Lagubaray Před 8 měsíci

    Wadanka masuulka malaha ee dhiibkakuso gaadhay kusamiir,dalkan ninka ugusareeya iyo kaan uguhoseeya waa qayromasuul aan lalaxisabtamin siidu donana udhaqman, deenbi dhacay masuul maleh, baa dhabowday S/L,

  • @taqwalaah5911
    @taqwalaah5911 Před 8 měsíci

    Waa meel aan nadaam ka jirin Allah ayaa shicibkaa u maqan

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 Před 8 měsíci

    cidii dhigteyyyyy ayaaa kamasuuulaa waaa ayaaaandaro in wado lasocdo ooo layska dhigo wado sabad wadada chineska waa in khasarahaasssndhakadooda laga sameeeeeeyo

  • @XusenMaxamad-je6uq
    @XusenMaxamad-je6uq Před 8 měsíci +1

    😢😢😢😢

  • @user-ez4ti2sp6m
    @user-ez4ti2sp6m Před 8 měsíci

    Dee chanise ka ayaa lagu leeyahay adeer gari allay taqaan waayo calaamado ayaa loo sameeyaa

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Před 8 měsíci +1

    Subxaaanallllah

  • @khadrasalax9738
    @khadrasalax9738 Před 8 měsíci

    Haadiii xiitaa la xidhay miyaanu babuurta ragga wadaa waxaba arkayan

  • @hibonour9657
    @hibonour9657 Před 8 měsíci

    Subxaanallah what's going on

  • @Hawd74.
    @Hawd74. Před 8 měsíci

    Waxaa ka Masuul shirkada maxaa loo xidhay

  • @jaylaaninuuri5442
    @jaylaaninuuri5442 Před 8 měsíci

    Nimankii waxaa dhigaybaa lagu leeyahay khasaaraha

  • @abdirashidalale8885
    @abdirashidalale8885 Před 8 měsíci

    Masuuliyad waa in la iska saaro

  • @safiyofarah-gs9qx
    @safiyofarah-gs9qx Před 8 měsíci +1

    DAWLADU QARASHKEEY WADOOYINKA KU DHISI LAHAAYEEN DHULBAHANTEY KU KALA FURFURAAN KULANA DAGAALAMAAN

  • @hananoor3590
    @hananoor3590 Před 8 měsíci

    Gaadhiga rimoodhka jiidaya lisankiisa ma hatstaaan sidii gadhiga yara a ayay u kaxaynyaaan

  • @Dalkiiuhiiliye
    @Dalkiiuhiiliye Před 8 měsíci

    Waxay wadadan dhuubani 2023 ba la maraya goormaynu talow horumar cadiya gadhayna war umadaan cidina uma maqan ilaahay ba u maqan cid dan ka lihi ma jirto nimanka ajanibka qaladka sameyay waa in la xidhaa o shacabka magdhaw la siya

  • @dagansh5606
    @dagansh5606 Před 8 měsíci

    Waxa ina hasta waa shicib halgamaya aanana haysan dawlad la xisaabtanta shaqaalaheeda

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 Před 8 měsíci

    Gaadhigoodu muyaanu ilays lahay maxay isagaeegi waayeen hadii wadooyinkii la idiin dhisayana ma qaylinaysaan miyaa indha Ladin daadadkii idin qaadi jiray ayaa rabtaan berbera kor dhom waydiiya iyo muushkiladaha idinku dhacaya iyo kuwa waxdhisaya ee idin yasaya Inaa jirtaanba ma moodayaal sidii xoolaha ayaa waxiina laydinku gumaysanayaa

  • @maryama1487
    @maryama1487 Před 8 měsíci

    Oo maxa kagaly xukumada

  • @user-mv8mk2qo8m
    @user-mv8mk2qo8m Před 8 měsíci

    Chinese ka ayaa lagu leeyahay

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 Před 8 měsíci

    Waxaa ayaan daro ah in gaadiidkaas labo canshuurood ugu yarana laga qaaday,oo midi waa ta alaabta ay sidaan, midina waa gaadiidka naftiisa,adigu hadaad doonto hal canshuur isugu gee,waana arin aad u xanuun badan in aanay jirin qorshe dhanka wadooyinka ah wasaarada gadiidka iyo dawlada hoose.

    • @AbdihassanG36
      @AbdihassanG36 Před 8 měsíci

      Dawlada hoose wadadan iyo cida kashaqaynasaba dhamaanteed
      Wax shaqaaa kuma laha loomana ogala insy faraha lasoo galaan

    • @omerhassan3041
      @omerhassan3041 Před 8 měsíci

      @@AbdihassanG36 maayarka hargeysa ummada ayaa dooratay oo uu dhex u yahay,taariikh ahaana waxaa dhalay aabbo gayiga soomaaliyeed aad looga yaqaansy AUN,laakiin reker ahaan laguma difaaci karo si kastaba,warkaagu waa macquul,laakiin magacaagu maaha mid waafaqsan waxa aan ka hadlay iyo sharafta maayar morgen,mahadsanid.

  • @MegaCigaal
    @MegaCigaal Před 8 měsíci

    Dad wada mirqaansan doriwalka iyo shaqqala waa isku mid

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 Před 8 měsíci

      Waxad qabta xanun qabil illahy weydiso cafimad

    • @MegaCigaal
      @MegaCigaal Před 8 měsíci

      Rusheeye haku dabiibe utag

  • @user-nm7mz9jh2d
    @user-nm7mz9jh2d Před 8 měsíci

    Gaadhiga waxaa ka Masuul ah Qofka wada ,cidkale loodoonimaayoo Cilmiga halaguu dhigee Caqliga kaasho baa layidhi

  • @goodluck4021
    @goodluck4021 Před 8 měsíci

    Gaadhiga koobaad haduu jiidhay oo kaba dhacday ka labaad muxuu u arki waayay gaadhiga ka horeeya
    Iskabadaa laba kalee hubaal waxba khaldan alllah ha idin amaansado uun

  • @Hawd74.
    @Hawd74. Před 8 měsíci

    No sign

  • @mariamomar6462
    @mariamomar6462 Před 8 měsíci +1

    Dawaladi Muuse biixi wa fashilantay Muusow bixi babuuta adad hosasiye meeday calaammdi wadadu 👈😂😂😂😂😂😂

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 Před 8 měsíci +1

    Waa wadamarqaansanyahiin iidoor waa drug addiction dhamaateen war jaadka iskadaaya

    • @said1498ify
      @said1498ify Před 8 měsíci +1

      Cuqdad baa ku haysa reernimo waxa laga hadlaayo focus garee ama afxumada meesha kala tag qabii;l baa ku madax maree

    • @saadhussein5466
      @saadhussein5466 Před 8 měsíci

      @@said1498ify qabiil inagoo dhan nanadaxmarey sxb kaligey miyaa?

    • @nimcocabdi-ij9vu
      @nimcocabdi-ij9vu Před 8 měsíci

      Idoorbad kuwalateen yaahu Minooka keeniya idinku idiin xidhanyahay cuno kaganacsada

  • @naza3086
    @naza3086 Před 8 měsíci

    Waxay aheyd:
    -In police ka loo yeedho
    - report laga qoro
    - dacwad laga gudbiyo shirkadda
    - baabuurta waaweyn iyaguna ay sameystaan union leh loyar uga shaqeeya dacwadooda.
    Laakiin intaasiba ma dhici karto waayo dawladdu fahanba kama haysato ama maba rabtosharci la raaco.

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 Před 8 měsíci

    Gaadhiyadu laydh malaha miyaa sabada aad sheegayso maanay arkayn.

  • @mukhtarhassan2150
    @mukhtarhassan2150 Před 8 měsíci

    Lagata waad marista ha bixinin ilaa inta aya wada hagjinaya stop paying them road taxi

  • @user-qo5wg3gm8s
    @user-qo5wg3gm8s Před 8 měsíci

    Waa dowllad jaahila alamaxaa dowlladii muuse lanacay rakaab xumida

    • @nimcocabdi-ij9vu
      @nimcocabdi-ij9vu Před 8 měsíci

      Rakaab xume wa wafaniye magaca iyaga iskale hasowaridin

  • @user-qo5wg3gm8s
    @user-qo5wg3gm8s Před 8 měsíci

    Dowllada hoosaa laguleeyahay

  • @AbdihassanG36
    @AbdihassanG36 Před 8 měsíci

    Sida idinka muuqarta sharciga maydaan raacin
    Cidi idinkala hadlaysaa iyadaa iska iman lahayde
    Waxay ahyd inaad saldhiga ugu dhow aaad tagtaan saraakisha saligaana aad usheegtan talyaha qaybtana dagdag aad ugaadhsiisan waxa idinku dhacay iyo cidaad dhibanaha katihiinba laydiin qoro shirkada haddi lagu yeesho iyo haddi kaleba maxakamada ayaa aakhir garta goyn lahyd umadana waad lawadaagi lahydeen lakin shacabku ha aaminan oo ha ogaadan cid kastoo aad ka cabanayso iyo cidii wax kuu gaysataba intaanad ficil xun samayn in police qaranka ee uu hogaanka uyahay s.g maxamed adan saqadhj janno gale ay diyaar uyihiin inay asxaabtooda oon uga jeedo shicibka ay uadeegaan waliba si aadu fiican dhibane iyo dhib gaysataba Amarkaasina wuxuu kaso baxay madaxwwyahana qaranka
    Mudane muuse bixi cabdi
    Cidii lagu yeelanayaba sharciga raaca dadyahow dhamantiin halka wax kadhacaan intaydaan katagin ama wax kaqaban ugu horay sharciga taga hadaad hantidiina ubaqateen laba askari oo ilaalin lahaaba laydinso raacinlahaa inta kiiskiinu dhamaanayo wixii aan ooli karayna waalaso qaadi lahaa
    Wabilaahi tawfiiq insha alllah

  • @hawaarto-jb2bv
    @hawaarto-jb2bv Před 8 měsíci

    Waar dawladi ma jirto madaxweyne muuse biixi cabdi xildiid iyo saylici(((((( inta Ka hoosaysaa inta badan waa tuugada wadanka cuntay dalku cadaalada ayuu Ka dhintay umadana waxa deeqa waa cadaalada hadii cadaalada la waayey wax jiraa ma jiraan

  • @certifieddinar3648
    @certifieddinar3648 Před 8 měsíci +1

    maxaa naga galay xooligi dalka idinkaa qaatay bagaa gawaadhi $50k ayaad wada taan dee halakaad ka keenten ka doonta 😅😅😅😅

  • @islammedia1593
    @islammedia1593 Před 8 měsíci

    Maamul xumo wadanka jira

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 Před 8 měsíci

    Yaa dhigay kaabadaha baabuurtu ku dhacday

  • @fdama
    @fdama Před 8 měsíci

    Third world problems 😂

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před 8 měsíci

    Dalkoo dhan ayaad moodaa in uu sii socdo

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 Před 8 měsíci

    Umadd marqaankii la Sara tegay iyo kuwo Marqaankii ay ula gashay in ay Sabaddo wadada dhigaan ayaa isu soo galay ee haloo gar naqo oo hala kala.gurro.