Deg Deg Qoor Qoor oo Xalane geeyay Liiska Madaxda Hubka Caabud waaq lahayd iyo dagaalo laga cabsi qa

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 09. 2024
  • si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube

Komentáře • 8

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Před měsícem +5

    Sanbalooshe ayaa ka mid ah iyo Saadiq john tiktok mahad salaad waxaana saxiixa lahaa dawlada soomaaliya

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn Před měsícem +4

    Reer Caabudwaaq haddaan nahay,anaku dagaal uma baahnin,cidna kuma duulayno,laakiin haddii nalaku bilaabo,wallaahi dhibaato weyn ayaa dhici doonta.

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 Před měsícem +1

    Dagaalada qabaa'ilada somaliyeed ladhaxdhigay waxaa kadambeeya rag Uu Xassan culusow hogaaminaayo oo NGO ah waligoodna hubka suuq madow ayay kusoo galin jireen xetaa ASINAL ayay ugeyn jireen Allaha kaqabto tuugadaa is bahaystay ee umada somaliyeed dhiigooda kamacaashayo AmiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN yaa Rabi

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 Před měsícem +1

    Xasan waa fashilmay waa in uu iscasilaa si dalka loo badbaadiyo.

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 Před měsícem

    Beenaale jarera

    • @Dahabohasanahmed
      @Dahabohasanahmed Před měsícem

      😂😂😂😂😂 adiga qabiil janno ha ku geeyo. Jareer ilaahay baa abuurtay mase dhihi kartaa cidda aad tahay janneey galaayaan jareertana naar bay gelaayaan

    • @osmanmohamed4760
      @osmanmohamed4760 Před měsícem +1

      Adigaa ka been badan oo waliba ka jaahilsan!!! Waxaadna ka xuntahay in Runta lasheego!

    • @Ahmed.A620
      @Ahmed.A620 Před měsícem

      Runtaa ku dhibeysa, waayo dadka mooryaannimada lagu koriyey ayaad u egtahay. Akhlaaqdaada = 0,