“Baasaboorkii Somaliya ayaa Hargeysa lagu sameeya markaasa la leeyahay Maxamed Abiib wuxu salamay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 09. 2024

Komentáře • 16

  • @mohamedsalah771
    @mohamedsalah771 Před měsícem +1

    Feysal waraabe
    Waxuu la kulmey madaxweyne
    Xassan sheikh
    Waxuuna kula kulmey turkiga
    Hotelka madaxweyne xassan sheikh

  • @faisayussuf6953
    @faisayussuf6953 Před měsícem +2

    War hadii layna ixtrafi wayay dee waa in ayanu somaliya ku birna sidas baan aaminsanhay hadanu garxajis yahay

  • @Md-waagub
    @Md-waagub Před měsícem +1

    Musi bixi iyoo gudhmiye wadanka somaliland bur burikisa ee Ilahahy umdaa haa ka bad badyoo

  • @muuminchannel124
    @muuminchannel124 Před měsícem

    OK msr

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před měsícem

    That’s true 😇❗️❓😩😩😩❤️🇸🇴🌴💎❤️🇸🇴🌴🌴🌴🌴

  • @mohamedsalah771
    @mohamedsalah771 Před měsícem

    Kan mawaribaa mise
    Waa kuwa amniga
    Kulahaa
    Kuwa xaley hadley mala qabataa arinkan

  • @faizam523
    @faizam523 Před měsícem

    War reer Awdalow dantiina raacda oo meeshan reer baa iyaguna waxba wadaagi aqoon ifinka iyo cid kale tooba waxba u ogoleyne meesha iskaga taga oo goboladiina gooni u goosta. Reerkan ika meereysada waxba ha ku dhex wareerina waxan oo buyqa waxa loo sameynayaa in doorashada dib loo dhigo oo muuse sii joogo meeshan.

  • @XuseenCismaan-em2ff
    @XuseenCismaan-em2ff Před měsícem +1

    Marking.lagu.eryay.ayaad.ooysaa.tuug.qaranka.dhacayayaad.tahay.wcan.uducaynaynaa.haday.ka.tagaan

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n Před měsícem

    Ma hadalkii naaguhuu ka daba qaadanayaa basaborkii somaliya hrgeysa lagu sameynayaa

    • @abusacad0704
      @abusacad0704 Před měsícem +1

      In lagu sameeyo ma shaki baa kaaga jira, waliba hadii aad rabtid ma kuu tilmaama xafiiska lagu bixiyo, anigaaba ka qaatay waliba beesha madaxwayne muuse ayaa gacanta ku haysa

    • @faizam523
      @faizam523 Před měsícem +1

      Yes, hargeysa waa lagu sameeyaa domali posport muuse biixi rag uu adeer u yahay baa qandaraas ku haysta. Waa run arinkani.

    • @abusacad0704
      @abusacad0704 Před měsícem +1

      @@faizam523 anigaba ayaa soo qaatay oo xaafada pepsiga xafiis ah faraha laygaga qaaday xafiis area cadaaan cafeteria na lacagta laygaga qaaday.

  • @MubYus
    @MubYus Před 13 dny

    Beenaaale.

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 Před měsícem

    Waar waxaa so dhan adiga iyo ooyaayey iyo Ku wa fadhiya barlamank waa la idinka shaganay iyo saxafad xarmiinta ha qaran dumiskoodha no matter who is who just wait qofna ka ma sarayo sharciga guul Somaliland

    • @cfataaxyuusufbashiir9226
      @cfataaxyuusufbashiir9226 Před měsícem +1

      Sharciga aad sheegayso ee adeerkaa horjooge muuse biixi iyo maxamed kaahin aan qabaneyn ee qabanayo maxamed abiib muxuu yahey?

    • @faizam523
      @faizam523 Před měsícem

      Kolna taagtaa kolna tabartaa naa waxba ha iskuka hadhine soo daa waxaad haysaba ina abiib bakhtigiisana ma xiri kartaan, xarig baad sheegtaye bal hadhkiisa soo joogsada idinka wax idiinka tabar yari maanta ma jiro faan mooyee arin ma lihidin, markii muuse juudaan jabouti uu kula shirayey xasan sh ee faysal cali waraabe farmaajo kenya kula galey sawirka taasi sune ayey ahsyd oo ilaahay xalaaleeyey tana waa xaaraan?? Walee caqligaa idin madhan.