Shacabka Hargeysa qaarkood oo ka digay dacwadda xildhibaan Maxamed Abiib laga soo gudbiyay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 09. 2024

Komentáře • 46

  • @ApdiraxmaanJeesto
    @ApdiraxmaanJeesto Před měsícem +3

    Guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul ❤❤❤❤

  • @inacarab2353
    @inacarab2353 Před měsícem +2

    Shacabku kulmiye iyo xukuumadisa wu nacey

  • @Ot_Ot20123
    @Ot_Ot20123 Před měsícem +1

    Daalim aftaag waa qiiq isku qarin lkn arinkan waa kii lagu kala dhaqaaqilahaa hadii aay doorashada xikugeeda ku dhici waydo.
    Ina Abiibna wax xumaana kumuu hadlin waligaa sidaa ayuu u hadli jiray ee maxaanta maxaa buuqa iyo boodh isku qarinta keenay.
    Xisbiga wadanina waxaan leeyahay Ina Abiib garab siiya oo arinkan yaan loo ogolaan inuu daalimkan fursad uu umada ku jahwareeriyo uu ka dhigto.

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j Před měsícem +2

    Muuse wuxuu bilaabay no doorasho

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 Před měsícem +1

    Soomaliland waa cadowga gadabuursi 34-sano ayey baabinaysay gadabursi oo dhaqalihii iyo horumarkii kala dagaalaysay dhulkii iyo baddii samaroon amxaar ayey siisay

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 Před měsícem +1

    MUUSE UMADA OO DHAN BAA FAHANTEY DOORASHADA AWALBA XOOG IYO QASAB BAA LAGU OGOLEYSIISEY OOFWAREN BAA SANKA KAGALIYEY INUU KA MAQUURTO AYUU DONAYA BAD BAAN BIXIYEY IYO XASANAD BAAN QADAYA ISKA ILOW EE DORASHADA IMOW

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před měsícem

    SOOL.KAB IYO XAARKEED WAY ISLA TUUREEN
    ADEER SSC NIMAAN KA QAYB GELIN WAX WANAAG AH NOOMA DHEXEEYO

  • @deeqaosman1170
    @deeqaosman1170 Před měsícem

    Waaatagta reer Sool dhiiibta haysata waar hooy iilashada naabad geelyada Somaliland guul guul insha Allah 🎉

    • @saadhussein5466
      @saadhussein5466 Před měsícem

      @@deeqaosman1170 nabadgalyo yaa dadka ku quuqisaa yaa kaaga futo xun nabadgalyo xumo sarqaanyahow waad ogeyd wixii karaacey goojacade fuley lagubarey adeer

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 Před měsícem +1

    Waar ninkaa iyonkuwa la midka ah ee qaran dumiska ahba cidday doonaan habka soo jeedeene waa laga qaadayaa xasaanadda maxkamad baana la soo taagayaa. Qaranku inuu u nuglaado maaha cid wLiba waa reer reeruhuna waa isku wada mid muwaaddiniinta iyo xildhibaannaduna waa isku wada mid.

    • @june6206
      @june6206 Před měsícem

      Muuse ayad iska qaban lahaydeen isaga idin qawiyee 😂

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem +1

      Maa hooydaa kaa qadaysaa dhadiga isaaq tahay

    • @faizam523
      @faizam523 Před měsícem

      Xasaanadan aad ku waalateen idinku umeydaan dhiibane dadkiisaa soo doortey, muuse juudaan, iyo inaadeerkii nuyx baasto ayaa in la xidho ay waajib rahay iyagaa wadankan qasey oo jabiyey.

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      @@faizam523 sax tuugaa ina biixi laa xidh and taani baasto laa xidho maxamed abiib waa nin daacad oo uu fiican dan yarta sax dadkii saa soo dortay but I support maxmed abiib dadkaa fiican waa laa oo gadaa kaa fiican tuugtaa biixi family ok

  • @Hamzesomlie-ov1ju
    @Hamzesomlie-ov1ju Před měsícem +1

    Borama tasho oo istak

    • @ApdiraxmaanJeesto
      @ApdiraxmaanJeesto Před měsícem +1

      Adeer isdaji badhyo culuseey . Ana kasojeeda awdal waxlakaxayaan jirin dalkan barakaysan madax baanu kasoo noqonay waan udhimanay hal qof oo naga xumaday ayaad leedahay kaxa subxanalaah. War allaah kabaq Somaliland wayjiraysaa miyaad didan tahay taa 🦁🦁

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      ​@@ApdiraxmaanJeestomunafaaq baa tahau dhadiga isaaq

    • @user-fr8kw7vy9m
      @user-fr8kw7vy9m Před měsícem

      adigu kama soojeedid aawdal ee reerkaaga aamin kolay isaaq nasab malaha oo reeerkiisa ma aaminsana maakinba reer baay sheegtaan irirsamaale yuhuud carab iyo oromo bal abtirsada hada garac baad tihiine car abtirsada bal

  • @sabaxalnur
    @sabaxalnur Před měsícem

    Sida dad badani arakayan waxa looga jeeda in doorashadu khalkhal gasho oo aan la qaban, laakiin xisbiga wadani waa in taa u fahmo. Balantu waxay ahayd in la joojiyo wixii doorashada carqaladayn karaya????? maxaa xiligani keenay arintai xildhibaan, awlaba waa joogay waana hadli jiray!!!!

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Před měsícem +1

    Faysal fifa iyo saab sow warbaahin wadani maaha ama cadawga gudaha qofba siduu u yaqaan kkkkkkkk bari horaa laga il baxay dad meel lagula balamay oo la yidhaa shacabka Hargeisa

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      Dhadiga isaaq waa luu toosay viva king maxamed abiib

    • @bilana289
      @bilana289 Před měsícem

      @Jamaadnuura
      Naa doqoniimada in aad la aamusto ayaa laguu qaatay

  • @ApdiraxmaanJeesto
    @ApdiraxmaanJeesto Před měsícem +1

    Adeer sharciga shaqaynaya rayi ama maleh walayska odhankaraa . Hadaanu dadkii sodooranay cadawgayaga utagaaan . Mataasan kuracaa

    • @june6206
      @june6206 Před měsícem

      Muuse sad dooratee qabiil kaga ku eekaw muuse iska qabo hadad sharci garanayso

    • @ApdiraxmaanJeesto
      @ApdiraxmaanJeesto Před měsícem

      @@june6206 ok bro but you . Iska qabo ina abiib ee marwalba qaranka daldalooladiisa eganaya .thanks

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před měsícem

    Guuuuuuuul somaliland

  • @DarwiishNL
    @DarwiishNL Před měsícem

    Yaa. Doorashada. Kuu. Qabanaaya. Waar. Maxas. Taada bad baadsoo

  • @ahmedabdi7319
    @ahmedabdi7319 Před měsícem

    Somaliland is a lawless province.

  • @user-th7cb2mb1w
    @user-th7cb2mb1w Před měsícem

    Orado takmeshaadrabto nomahanjabiikartiir

  • @ConfusedCabin-st5fc
    @ConfusedCabin-st5fc Před měsícem

    Naatumaha soodabo

  • @user-yi1nu9ne8t
    @user-yi1nu9ne8t Před měsícem

    Dagalku wa dewo.

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před měsícem

    Maxamed Abiib Marnaba NabadKamatalin Siduu Xilka Uqabtay… ee Inagadaaya Ciidiyo Caanaha Qabane.!

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      Tuugaa ina biixi baa wad dhibtaa hargeysa luu kala tagay

    • @faizam523
      @faizam523 Před měsícem

      Caqli isaaq waa noocaas, shame on you! Ciud aad leedihiina ma joogo dhulkiudii ilaahay siitey buu joogaa, caano aad leedihiina muu arag oo idinkaa cashuyrtiisa ku dhistey hargeysa, waa gunimo iyo maangaabnimo inaad in ka soo jeeda gobolada cashuurta ugu badan aad ka heshaan inaad ugu tar sgeegato ciid iyo caano. Dal iyo dad iyo dikn iyo manfacba isagaad la jooga uu idinla joogo aad dad ku tihiin.

  • @lit7189
    @lit7189 Před měsícem

    Kkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkk laasacaanod iyo boorame hajeebada wayii teegayan kuuli wadataga marakii dalakan laa xoorenayeeba majoogin laasacaanod iyo boorame toona iniki wanagu soliwayo labariyimayo somaliland wayi joogasa qalbiiga ushega somaliland waa somaliland ciidii keenatayi waajogan iinsha allha inita somaliland neecebaa teekasa guul somaliland guul somaliland guul somaliland

    • @user-ld8ls5cz3c
      @user-ld8ls5cz3c Před měsícem

      Laascaanood kuwii qabandiga ku badayayey ahayd
      Hadana futadaada ayey dhoodi dhigeen
      Maaha dad isaaq dad u yaqaan maaha. Waa laan dheeraha siday doonaan yeela

  • @MohamedAhmed-ri6ny
    @MohamedAhmed-ri6ny Před měsícem

    Huwanta gudaha