Hargeysa oo sida Caalamka loo diyaariyay wadooyinkeeda

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 09. 2024

Komentáře • 27

  • @abuhanaan9009
    @abuhanaan9009 Před měsícem +5

    Masha Allah alxamdulillah ilaahay M. Mooge denbigaaga iyo denbiga waalidkaaba ha dhaafo aamiin

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el Před měsícem +1

    Mncha Allah Mayer A kariin
    Mooge. Guul guul

  • @zakihussein9147
    @zakihussein9147 Před měsícem +4

    Maansha Allaah, guulaysta guulaysta dhamantiin

  • @abdimohamoud1803
    @abdimohamoud1803 Před měsícem +3

    Maansha allah, waan hanbalyaynayaa mayor Abdikarim iyo tiimkiisa

  • @AbdisalamYFarah
    @AbdisalamYFarah Před měsícem

    hooraa loo soconayaa hagrabaxaa hogaanka dawladda hoose Mayor Abdikarim iyo golaha deegaanka hambalyo, shacanka hargeysa waa idiin mahadnaqayaan waana idin garab taaganahay

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Před měsícem +1

    Masha Allah, Ina mooge waa
    Mu waadin dhaba❤

  • @xil_diidofficial7287
    @xil_diidofficial7287 Před měsícem +1

    2001 hargysi lahayd ishaaroyin wax,cusub maha balse in dhexe hargysa laguma arag oo mayer caadiya waxa inoogu dambaysay cawl cilmi waxa inoo xigay mooge
    Moogana waan hambalyeynayaa

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia Před měsícem +1

    Masha allaa sharciga iyo nidaamka ilashada

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia Před měsícem +1

    Comera ha lagu xidho

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 Před měsícem +3

    Waa nimdaam fican.oooo loo baahanaa lkn
    Cidii nimaadka jabisa aduunka sharci baa ka yaala
    Ee waa in baarmallka la mar siiyaa xeer cidii nidaamka jabisa

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq Před měsícem

    ManshaAllh ManshaAllh hanbalyo hanbalyo ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-dn5he6jx6w
    @user-dn5he6jx6w Před měsícem +3

    Sharcigoo lagu dhaqmaa waa danteena shacabow

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před měsícem +1

    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @khadaromar7385
    @khadaromar7385 Před měsícem

    Imikana waxay noqotay hore u dhaaf ayaanu *red light* ku qaban

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 Před měsícem

    Maanshalla guuul caasimad januuriyada soomaaliland siyaad dadkan dhibaataduu u gastay ilaahay ayaa kala xisaabtami dadka reer soomaaliland way ogyihiin halka malyan eed sheegayso waxaan qabaa dadka ka badan inuu naga maqanyahay magaalo kaliyana maaha waa magaalooyinka isaaqu dago soomaaliland guuul guuul qaranka taabo galay dawlada hoose hargaysa way mahadsantahy lkn adeegyadii waxbarshada iyo caafimaadka ayaa laga rabaa oo ayna wax muuqda ka qaban shalla waxaan rajaynayaa in ay wax ka qabtaan sida dawlada hoose ee berbera oo kale inkastoo ay kala waynyihiin labada magaalo waad mahadsantahy faysal fifa saxafi sare bare sare maxamed Ahmed oo wax ka dhiga dugsiyada sare ee dalka maanshalla

  • @Hciid
    @Hciid Před měsícem

    BIYO LA'AANTII XAGEE MARAYSAA 1988 BOQASHADII M. SIYAAD WAXAA DEGANA ILAA 28000 QOF 1MILYAN WAA KUDHIMATAY DAGAALADII 1988 TAA IS WAA FAJI

    • @yasinismail2733
      @yasinismail2733 Před měsícem +1

      Intaasi waa intii ururiska ahayd Ee faqash ragii lahaa waa kuwa hadda dagan nooca horumarka somaliland ku xajiimooda ayaad tahy Ee bac noogu soo xaar fuck

    • @Hciid
      @Hciid Před měsícem

      Hadaad isku kalsoon tihiin amxaar ma hoostagteen hargaisa​ 1988 you tube ayay taalaa oo laydinka waraysmaayo ee meel 28000 qof daganeed sidee 1milyan ugu dhimatay waa halxiraale???

    • @JamiilaJiimi-xq3pv
      @JamiilaJiimi-xq3pv Před měsícem

      Isaaaaq masha allllah malaaayiiin bilaaaayin nooooolaaada waligiiin oo barakoooba cadawgiinu cagta hoosteeeda guuulaysata aaaamiin❤😂

  • @fdama
    @fdama Před měsícem

    Reer miyi ayaa loo keenay traffic lights 😂😂😂

    • @jamalsaleeban1666
      @jamalsaleeban1666 Před měsícem

      2002 ayey hargaysa lahayd walahi walahi. Jahil futo culus. Reerkin halka may gaadhin

    • @Cabdijibaarmo
      @Cabdijibaarmo Před měsícem

      Reer Magaal Hurdadu Latagtay Illaa 2030 sugi doona traffic light Markuu Soo Gaadhana Aan Ku Dhaqmi doonin (Sure) 😂😂😂

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 Před měsícem

    Somaliland waxaya UU dabaldagayesa
    Insharada dadk waxaayabaha saqiirak 1810 baa Laga so guudabaya duniduu dhafata😂

  • @hassandjamaegueh-mv6uc
    @hassandjamaegueh-mv6uc Před měsícem

    Good news Mr Faysal ku deedala barnamijyad noocan oo kale ah, ee ka turjumaya horumarka maalin baa maalinta ka dambaysa Ku soo kordhaya dalka. Koofiyad bacleeyaasha microphone lala hoos ordaya waxa dhamaa, idinko ku deedala sidii gaadiidleeyda loogu wacyi galin laha ee loo bari laha habka waado marista iyo ku dhaqanka ishaarooyinka dawlada hoose ku soo kordhisay caasimada JSL.

  • @JamaalMuuse-v6x
    @JamaalMuuse-v6x Před měsícem

    🎉fifa waxba ma sheego

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq Před měsícem

      Maad ka xuuntay wll horumarka ManshaAllh dheehbal 😂

  • @mustafaali7560
    @mustafaali7560 Před měsícem

    Poor guy