Maxey dadka ireland u taageeraan Falastiin? | Qisada ka danbeysa!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 10. 2023
  • Maxey dadka ireland u taageeraan Falastiin? | Qisada ka danbeysa!#ireland
    Waa muuqaal qaadaa dhigaya sababta ay dadka Irish intooda badan u taageeraan Falastiin.
    Hadii aad channel-ka ku cusub tahay fadlan Subscribe saar oo kamid noqo saaxiibada ku xiran.
    LIKE&SHARE.
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Komentáře • 106

  • @Akhyaar142
    @Akhyaar142 Před 8 měsíci +11

    Dublin casimada 2019 ayn boqday dadkasi dhaqamo bdn ayay muslimka gar ahan somalida wadagan akhyar waye allah so hanuniyo

  • @roodaaadan1171
    @roodaaadan1171 Před 8 měsíci +9

    Ilaahey hasoo hadeeyo falastiin haugargaaro yuhuudana Ilaahey hajabiyo oo ciqaab degdeg ah hausoo diro aamiin yaa rabbi

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Před 8 měsíci +34

    Ireland 🇮🇪
    Waxa ku nool dad fahamsan caqli xumada galbeedka ee aan soconayn

    • @hollaatme2991
      @hollaatme2991 Před 8 měsíci +5

      Waa dad so arkay caqli xumada englisch ka

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 Před 8 měsíci +1

      @@hollaatme2991
      Waxa la gaadhay dhamaadkii iyo gabagabadii Galbeedka sida xaqiiqada ah
      Way dhowdahay insha Allah

  • @faysaldhegajuun3618
    @faysaldhegajuun3618 Před 8 měsíci +13

    May Allah save Palestinian people 🤲

  • @apdirashiidrashkaofficial6
    @apdirashiidrashkaofficial6 Před 8 měsíci +8

    Tanaad ❤ wllh muuqaal kasta wan daawada waxna wanka faaiidaa Alle cimriga iyo caafimadka haku dheereeyo🤲🤲

  • @fatumaosman4305
    @fatumaosman4305 Před 8 měsíci +6

    Waa dad wax ka yaqan bali adimada ilahay ha ugar garo walalheen falastiin insh allaah way ka gulesnayan yahuuda iyo waxii la jira❤❤❤

  • @abdirashidmohammed
    @abdirashidmohammed Před 8 měsíci +9

    Tabinta iyo macluumadka waa mid aan kala dhicin.
    Mahadsanid saxiib.

  • @marwanyare6082
    @marwanyare6082 Před 8 měsíci +9

    Ilahow.ugargar.falastiin..amiin.yarabi❤❤❤

  • @xaliimoxalimoyarey1109
    @xaliimoxalimoyarey1109 Před 8 měsíci +5

    I.a ilaahey haka dul qaado wllaheen dibka yahuuda🤲❤️

  • @mohamedmohamud4316
    @mohamedmohamud4316 Před 8 měsíci +23

    Ilaahayow soo hanuuni Ireland and ilaahayow garab qabo FALESTINE yaa rabi

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Před 8 měsíci +5

    Illaahow ugargaar walaaleheen muslimiinta ah ee falastiin yaarabi

  • @Hayruf
    @Hayruf Před 8 měsíci +5

    The best CZcams,r Tanaad ❤❤

  • @abdirahmaanmohamed1582
    @abdirahmaanmohamed1582 Před 8 měsíci +4

    Ireland 🇮🇪 iyo falastiin ha guuleystaan

  • @khadarmohamed2530
    @khadarmohamed2530 Před 8 měsíci +7

    Waa dadkii ugu badna ee illaa io hadda aan arko taageero balaaran u muujiyey wllaha Falastiin waa la yaabana😥

  • @abdilahiyouseph2642
    @abdilahiyouseph2642 Před 8 měsíci +9

    Ireland waxay aad unecebyihiin ingiriiska oo halgan culus lagalen sido kalena ingirisku yuhuuda kuso daabulen falasdiin

  • @abassrastaman8937
    @abassrastaman8937 Před 8 měsíci +5

    From Ireland thanks Tanaad

  • @HassanAhmed-lt8gx
    @HassanAhmed-lt8gx Před 8 měsíci +2

    Ireland waa wadanka ugu dhiiran wadamada Europe ✅🙏

  • @hadillaium
    @hadillaium Před 8 měsíci +4

    Mahadsanid 😇 marwlbo sida mawduucyda aan rabno aad noogu soo diyaarisid

    • @Kingsakariye892
      @Kingsakariye892 Před 8 měsíci

      ❤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤 ❤❤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤 ❤❤❤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤 ❤❤❤❤⚪⚪⚪⚪⚪⚪⚪⚪⚪ ❤❤❤❤❤⚪⚪⚪⚪⚪⚪⚪⚪ ❤❤❤❤⚪⚪⚪⚪⚪⚪⚪⚪⚪ ❤❤❤💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚 ❤❤💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚 ❤💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚
      Palestine

  • @abdirahmaanahmed572
    @abdirahmaanahmed572 Před 8 měsíci +4

    One day they will get freedom insha allah

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 Před 8 měsíci +7

    Republic of Ireland ❤❤❤

  • @Abdirizak_Hakim
    @Abdirizak_Hakim Před 8 měsíci +6

    Scotland 🏴󠁧󠁢󠁳󠁣󠁴󠁿 baa kuxiga Ireland 🇮🇪 ❤ xushmadenay helen wadamadas

  • @mohamedabdaazizmohamed5287
    @mohamedabdaazizmohamed5287 Před 8 měsíci +5

    Muslim is powerful💪🏻🤞🏽🇸🇴

  • @baashiyare3715
    @baashiyare3715 Před 8 měsíci +9

    Waa run taas anaa dagan ireland yurubta kale waxey uga duwan tahay qofki shaqo rabo laguma xero luuqad viva irelamd

  • @abdiqadirmacalin312
    @abdiqadirmacalin312 Před 8 měsíci +1

    Allah swt ha u gargaaro wllheena Reer Falastiin

  • @osmansidowabdulle9220
    @osmansidowabdulle9220 Před 8 měsíci +3

    Mahadsanid ustaad sida quruxda badan aad inooga hagar baxdo

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 Před 8 měsíci +16

    Asc free free Palestine 🇵🇸 free free Palestine 🇵🇸 insha allah 🇸🇴 aamiin aamiin ♥ Ireland 🇮🇪 ♥ ❤ win 🏆 insha allah 🇸🇴

  • @Abdullahixoosh
    @Abdullahixoosh Před 8 měsíci +3

    The golden vioce❤ guulayso

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 Před 8 měsíci +4

    Mahadsanid Ustaad.

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 Před 8 měsíci +6

    Scotland waa ka mid lkn ireland waxay dheertahay shacab iyo siyaasiyinba way ka midaysanyihiin qadiyada ree falastin

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 Před 8 měsíci

    So much thanks Tanaad News

  • @abdirahmanyasinwarsame3473
    @abdirahmanyasinwarsame3473 Před 8 měsíci +1

    Mahadsanid ustaad tabin wacan

  • @abdiqaniqadar4095
    @abdiqaniqadar4095 Před 8 měsíci +14

    Thank you for the information and hard work tanaad✊

  • @zizuzizu3413
    @zizuzizu3413 Před 8 měsíci +2

    Shukran 👍 Tanaad

  • @Hayruf
    @Hayruf Před 8 měsíci +1

    M.a keep going bro TanaaD ❤❤❤

  • @afwanyaabdilahi1080
    @afwanyaabdilahi1080 Před 8 měsíci +3

    Ustaad ka soo hadl Equatorial Guinea please

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 Před 8 měsíci +3

    Waan u so socdaaa Ireland ❤

  • @sahalabdinur902
    @sahalabdinur902 Před 8 měsíci

    Soo noqod wacan wllo

  • @eilyascali7460
    @eilyascali7460 Před 8 měsíci

    Tanaad ❤❤❤❤❤ waa sheeko ugu cusub walahi

  • @yurubmaxamed6847
    @yurubmaxamed6847 Před 8 měsíci

    Mahadsanid free falztiin

  • @abdiazizmusehussein5775
    @abdiazizmusehussein5775 Před 8 měsíci

    Frist, Ustaad Mohamed amiin we love you ❤

  • @user-bn7vk3wj5g
    @user-bn7vk3wj5g Před 8 měsíci

    Nice edit

  • @Moha.Golden100
    @Moha.Golden100 Před 8 měsíci

    Thans

  • @mohametsuleiman013
    @mohametsuleiman013 Před 8 měsíci +8

    Thanks for preparing beneficial history ❤

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 Před 8 měsíci +1

    Allow caawi walaalaheen Falastiin.

  • @user-zb5oo8gb6t
    @user-zb5oo8gb6t Před 8 měsíci +2

    Ireland 🇮🇪 🇮🇪 🇮🇪 🇮🇪 ❤❤❤

  • @motivational-so2bn
    @motivational-so2bn Před 8 měsíci

    Good

  • @cabdiraxmaanzaango
    @cabdiraxmaanzaango Před 8 měsíci +1

    Ireland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SHARKEYSHORTSOFFICIAL
    @SHARKEYSHORTSOFFICIAL Před 8 měsíci +2

    حر فلسطين 🇵🇸 ❤

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 Před 8 měsíci +2

    Waxaad ilowday in xiligii ay abaartu baabi'isay in wadanka kaliya ee u gurnaday uu ahaa dowladii cusmaaniyiinta ee turkiga.

  • @andhi.anboll3795
    @andhi.anboll3795 Před 8 měsíci

    First time 😅😂😂

  • @calicraxmancalicraxman7115
    @calicraxmancalicraxman7115 Před 8 měsíci

    Alahayow uhiili falastiin

  • @falkiye0076
    @falkiye0076 Před 8 měsíci

    الله أكبر الله أكبر

  • @xbrown_official5783
    @xbrown_official5783 Před 8 měsíci

    First view 😂

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 Před 8 měsíci

    Guul falastiin

  • @SheekhKulli
    @SheekhKulli Před 8 měsíci

    Mnsha alah dadka rer ayrish

  • @Maftuuxmahdi
    @Maftuuxmahdi Před 8 měsíci

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 Před 8 měsíci

    irland iyo falasten ba waxaa kala qaybiyay gumaystihii england long life irland and falastenian peopole all time

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 Před 8 měsíci +1

    Wcs

  • @canaabdahir-ze6dt
    @canaabdahir-ze6dt Před 8 měsíci

    ❤❤❤

  • @inasaed2028
    @inasaed2028 Před 8 měsíci +1

    Ireland 🇮🇪❤

  • @yuusuf6806
    @yuusuf6806 Před 8 měsíci

    Ireland 😮

  • @shooblediinowkafeydiinow8593

    🎉🎉🎉🎉🎉

  • @sadosado8229
    @sadosado8229 Před 8 měsíci +1

    dhibtay soomaren bay dareemayan😢😢

  • @motivational-so2bn
    @motivational-so2bn Před 8 měsíci

    Food

  • @asadahamadbarre1164
    @asadahamadbarre1164 Před 8 měsíci +4

    They are grateful to the people and the government of Ireland

  • @osmandahir5993
    @osmandahir5993 Před 8 měsíci

    Ilaahow ugargaar walaaleheena
    Reer falastiin cadwgona ka qabo
    Dowlada irland ilaahey islaamka hakusoo hanuuniyo

  • @niiko830
    @niiko830 Před 8 měsíci +1

    Spain xata

  • @yuusufabdi5616
    @yuusufabdi5616 Před 8 měsíci +3

    Nimankaa jamuuriyadiaa dagan Waxaan u fahanay inay yuhuuda xor ka yihiin laan dheere baadagan

  • @loolan01
    @loolan01 Před 8 měsíci

    Way dhaamaan madaxda carabta

  • @DaudAbdullahiomarDaaud-ny3xu
    @DaudAbdullahiomarDaaud-ny3xu Před 8 měsíci +13

    M.a wllhi waa Dalka kaliya ee aan islaam eheen Palestine 🇵🇸 taageera Jamhuriyadda Ireland 🇮🇪

  • @user-cs3vq7yo9s
    @user-cs3vq7yo9s Před 5 měsíci

    Hallo duceyo Ireland in alle so hadeyo

  • @c.raxmaandaahir361
    @c.raxmaandaahir361 Před 8 měsíci

    Caltic waa Scotland

  • @mohamedamiin2491
    @mohamedamiin2491 Před 8 měsíci +3

    Markaas oo lake ayaan dhahaa aaway dowladihii carabta 😞

    • @hollaatme2991
      @hollaatme2991 Před 8 měsíci

      Kuwaas haka sugin in caawin laga helo ayagaaba carab kale muslin ah dilaayo

    • @Ezy15311
      @Ezy15311 Před 8 měsíci

      ​@@hollaatme2991😂😂😂Hadana sas oo ay tahy waa isla dhashen iyaga io yahuuda

  • @andhi.anboll3795
    @andhi.anboll3795 Před 8 měsíci

    Fallow deer 🦌

  • @mrfuga6041
    @mrfuga6041 Před 8 měsíci

    Kolay carabta way udhaman kawada amuustay!

  • @excellentmryaralow6581
    @excellentmryaralow6581 Před 8 měsíci

    Illahiyahow u Soo hanuuni Dadka Ireland

  • @user-iq8ch7fe1m
    @user-iq8ch7fe1m Před 8 měsíci

    Wa dad gesiyin ah Ireland cadalada jecel

  • @IbrahimNabadey
    @IbrahimNabadey Před 8 měsíci

    Richard waa halyeey aan aad u taagero

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan Před 8 měsíci

    Badanaa shacabka europe falestine taageeraan wxa dhibka wada waa siyaasiyinta

  • @cabdisalancalicabdullecali8678

    Sxb tanaad wnku salaamay waxaa codsi iga ah in aad kasoo hadasho 10ka dal ee ugu qaboow aduunka sida aad ugu soohadashay oo kale 10ka
    Magaalo ee ugu qaboow aduunka mahadsanid

  • @user-jk2zv6wz4g
    @user-jk2zv6wz4g Před 8 měsíci

    War baxin ka soo samey dalka sierra loena

  • @abdijabar10
    @abdijabar10 Před 8 měsíci +1

    Palestine 🇵🇸🫶🏻

  • @user-xm6cp5rg5d
    @user-xm6cp5rg5d Před 8 měsíci

    Eeeeeee

  • @abdullahicarab4936
    @abdullahicarab4936 Před 8 měsíci +2

    Wllhi walayab lkn waxa igala siiyab badan dalalkeyna islamka inowsan caden mowqofkoda

  • @Ezy15311
    @Ezy15311 Před 8 měsíci

    kaligood maaha xitaa Scotland waku jiraan dadka saaid utaagera rer falstiin

  • @abdidiriye6133
    @abdidiriye6133 Před 8 měsíci

    Ireland anaa ku nool maal mahan ba waan la yaabana sida ay utaageeraan dublin maallin kasta mudaharaad ba ka dhaca falastiin lagu teegeerayo

  • @awilosman1271
    @awilosman1271 Před 8 měsíci

    Damiir kii laga wayay Saudi arabia iyo UAE ayaa ku harsan

  • @abdulahiabdi6087
    @abdulahiabdi6087 Před 8 měsíci

    Qof Irish hadaa wadada kuwada kulantaa waxoo kuula hadlayaa sidii qof aad waligii is aqoon jirteeyn anyway free falastiin

  • @mahomedhassan1723
    @mahomedhassan1723 Před 8 měsíci

    Tanaad nin hadalkiizu cad yahay

  • @user-in3vh7lz7h
    @user-in3vh7lz7h Před 4 měsíci

    Zyrylandka

  • @suhaibahmedabdirahnmaan6747
    @suhaibahmedabdirahnmaan6747 Před 8 měsíci

    sida oo kale reer algeria way taageeraan iyo koonfur africa

  • @M.Suriyan
    @M.Suriyan Před 8 měsíci +1

    Shacabka Scotland ta engiriiskaa ka baa lamid ah inay qadiyada reer Palestine kasoo hadal ayana bal sababta ! ayana waxay u taageeraan xataa kooxahooda sports kooda calanka reer Palestine bay qaataan.

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 Před 8 měsíci +2

      Ayaguna ine Britain ka go,an ayay raban dabcan

    • @aslimmohamed6891
      @aslimmohamed6891 Před 8 měsíci +2

      🇸🇴❤🇵🇸❤🇨🇮❤🏴󠁧󠁢󠁳󠁣󠁴󠁿

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 Před 8 měsíci

    ❤❤TANAAD CHANNEL❤❤

  • @cabdiqanicabdiqani2976
    @cabdiqanicabdiqani2976 Před 8 měsíci +1

    Planastine will be free 2027 insha allah