Sidee ciyaaryahan u badbaadiyay dal dhan? | Xaqiiqooyin ku saabsan Dalka Ivory Coast

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 04. 2024
  • Xaqiiqooyin ku saabsan Ivory Coast | Maxaa ka baran karnaa dalkaan?#Ivory Coast
    Dal Africa dhaca oo si weyn aan loo sheeg sheegin islamarkaana ka dhaqaale badan kana horumarsan kuwa badan oo la bunbuuniyo,
    Hadii aad nagu cusub tahay fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar channel-ka mahadsanid.
    LIKE&SHARE,
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Komentáře • 114

  • @familiehakiim1971
    @familiehakiim1971 Před 2 měsíci +23

    Tanaad waa meesha aan ku bartay dunidaan anogoo gurigeyga joogo thanks bro wax ayaan kaa faa idaa mar walbo

  • @user-sf5dp9nz9p
    @user-sf5dp9nz9p Před 2 měsíci +4

    Tanaad waa shakhsi aqoon u leh dunida oo aan aad u taageero, waxaan ku xidhnaa mudo dheer aqoon dheeraada kuuma lihi, lkn waxaad tahay shakhsiyaadka kooban ee aan ku xidhnahay, waxanse kugu daranayaa inaad musigii hore soo celiso muuqaalada way kusoo bixi jireen, horay usoco libaax full respect

  • @buqari_vlogs5265
    @buqari_vlogs5265 Před 2 měsíci +12

    Waa Wadan Ciyaartooydiisa Iyo dadkiisa mudan In lagu daydo dhanka Iyo Iscafiinta Iyo Kala dambeynta.

  • @xidigabuubakar514
    @xidigabuubakar514 Před 2 měsíci +6

    Impressive ❤
    Codka iyo tayada muqalka m.a

  • @Omari-rx3vl5he2p
    @Omari-rx3vl5he2p Před 2 měsíci +9

    Thanks brother muqaalada aaan caajis kudareemin mashallah

  • @abdirizakomar3073
    @abdirizakomar3073 Před 2 měsíci +5

    Milion ayaad ù qalantaa wallhi🎉❤ lkn maxaa sameeyaa hee sxp hal cashar ma ìga tagin sidaan filaayo balse badanaa comment kam bixiyo❤😢

  • @abdihakimmohammed3389
    @abdihakimmohammed3389 Před 2 měsíci +4

    Aad iyo aad ayad u mahadsantahay Tanaad. Horey u soco

  • @qorshemedia8571
    @qorshemedia8571 Před 2 měsíci +6

    Welecome ustada waxaad tahay rolmodal aan ku daydo please i gacan qabo

  • @Cristianoronaldo-gt1234
    @Cristianoronaldo-gt1234 Před 2 měsíci +8

    Nin weyn 😮🇸🇱

    • @Ahmedmahadcaruus
      @Ahmedmahadcaruus Před 2 měsíci

      Calanka siraliyon xge uwada

    • @zakariyezakariyemustafcali
      @zakariyezakariyemustafcali Před 2 měsíci

      ​@@Ahmedmahadcaruus miyuu garanayaa dalkaas horta sxb xogaa waa jahilee wuxuu rumeystay in ay jiraan CALAN QABIILEYD wax ladhaho

  • @user-pe1hj4vr5t
    @user-pe1hj4vr5t Před 2 měsíci +6

    Alle somalida. Bogoda burcad ha isu mariyo

  • @kinghared9960
    @kinghared9960 Před 2 měsíci +2

    Guulban ku rajeynaya Utaad👏

  • @YaasiinYaasiin-bc2sb
    @YaasiinYaasiin-bc2sb Před 2 měsíci +3

    Good Good Good Good Good Good Good Good Good Good❤tanaad❤

  • @SadaamCasaanyo
    @SadaamCasaanyo Před 2 měsíci +2

    Wa wadanka kaliyeen ka sugayay prother

  • @zakibdi3686
    @zakibdi3686 Před 2 měsíci +2

    1 Million io ka bdn uqalanta dhbtii Abooky 💙🙏

  • @samiirabdi7486
    @samiirabdi7486 Před 2 měsíci +1

    Dedier Drogba Big Respect My Legend Our My Boy🐐🫡
    Chelsea❤

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta Před 2 měsíci +2

    Welcome back bro

  • @ozilaliziyaad
    @ozilaliziyaad Před 2 měsíci +2

    Thank you bro

  • @barwaaqohajjiahmed2014
    @barwaaqohajjiahmed2014 Před 2 měsíci

    Welcome back tanaad ❤

  • @Hayruf
    @Hayruf Před 2 měsíci +1

    Apowe waxaaD uu Qalanta 3 million wllhi ❤😢❤❤❤

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 Před 2 měsíci

    Mahadsanid Ustaad

  • @aragwaafi5886
    @aragwaafi5886 Před 2 měsíci

    I have got more information about nations Thanks brother

  • @maxamedibraahim7963
    @maxamedibraahim7963 Před 2 měsíci

    Soo laabasho wcn❤

  • @captainhaashim3113
    @captainhaashim3113 Před 2 měsíci

    Mahadsanid ustaad

  • @user-iz3mg7qe8y
    @user-iz3mg7qe8y Před 2 měsíci +24

    Bro rebley iso gal please wllo❤❤❤❤❤

    • @Tanaad
      @Tanaad  Před 2 měsíci +24

      waa ku salaamay sxb

    • @user-iz3mg7qe8y
      @user-iz3mg7qe8y Před 2 měsíci +8

      Waan ka qadey wllo dalka denmark kusoo xigsii wllo insha alah wllo

    • @sheikhdoon3190
      @sheikhdoon3190 Před 2 měsíci +1

      ​@@TanaadGobalada soomaalid mid mid ooga soohadal

    • @FahadFarey-ft4tk
      @FahadFarey-ft4tk Před 2 měsíci

      Nio waxa ka so hadasha dalka benin

    • @mohamedjamaomar2379
      @mohamedjamaomar2379 Před 2 měsíci

      Waxaad tuugsi ku tiri isoo gal reply balse nin raga maaha wax uu ka baryo nin asaagiis ah dhiibo comment hadii maskaxdaada kasoo baxaan wax nacfi leh iska daa isaga ee inaga oo dhan ayaa kuu soo galeeyno balse iyadoo habeenkaa dhalatay reerkiina wiilbaa dhashay la yiri inaad nin qeeyrkaa ah reply ka tuugto waa ceeb murugo leh 😭

  • @yaasirkaraama4467
    @yaasirkaraama4467 Před 2 měsíci

    Mahadsanid walaal

  • @Hayruf
    @Hayruf Před 2 měsíci

    M.a keep going bro TanaaD ❤❤

  • @munasarCabdi-ek4cz
    @munasarCabdi-ek4cz Před 2 měsíci

    M.a ustaad soo badi

  • @abdirahmaanbulshaawi1025
    @abdirahmaanbulshaawi1025 Před 2 měsíci

    Nin aad utaageero noolow wllkey ❤

  • @bresidentsalah
    @bresidentsalah Před 2 měsíci +2

    Wankusalamay.saxiib.
    Somaligalbed.
    Kasohadal🙋‍♂️🤗

  • @zakizahha8522
    @zakizahha8522 Před 2 měsíci +1

    First comment

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 Před 2 měsíci

    Manshaa allah

  • @AmeinApdyrizaq-wl2iv
    @AmeinApdyrizaq-wl2iv Před 2 měsíci

    Golden voice ❤

  • @liibaancali3612
    @liibaancali3612 Před 2 měsíci

    Macalinkayga mahadsanid mclin❤❤❤

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus Před 2 měsíci

    Masha allah

  • @AliAbdi-ih8qg
    @AliAbdi-ih8qg Před 2 měsíci

    M.a pro Siida Cilmigaga nogu faa i deyso waan kaga mahad celinaa long Time leader✊💯🤎

  • @cabdixaafidabshir695
    @cabdixaafidabshir695 Před 2 měsíci

    Welcom back bro

  • @AbdiwaliyussufmohamedAbdiwaliy
    @AbdiwaliyussufmohamedAbdiwaliy Před 2 měsíci +1

    ❤tanaad War saxiib waluguwayay

  • @Moha.Golden100
    @Moha.Golden100 Před 2 měsíci +1

    Plz next greater somalia

  • @c.casiisyuuro3890
    @c.casiisyuuro3890 Před 2 měsíci

    Waxaan ahay qofkii ugu horeeye ee daawaday muqaalkan ustaad tanaad mahadsanid sxp

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Před 2 měsíci

    Mahad sanid macalin horey u soco

  • @AdaweAbdullahi10
    @AdaweAbdullahi10 Před 2 měsíci

    TANAAD ❤🙌😍

  • @IBrozskills
    @IBrozskills Před 2 měsíci +2

    Muuqaalkaaga soo gali 9 : 00 pm kadib 100% dad badan ayaa ku daawanaayo

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h Před 2 měsíci +1

    Walaalo noosoobadai muuqaalada nuucan ah

  • @amiinxasan1569
    @amiinxasan1569 Před 2 měsíci

    No so badi zxp tanaad

  • @mahomedhassan1723
    @mahomedhassan1723 Před 2 měsíci +1

    Ustaad kaygii mr tanaad

  • @awdal
    @awdal Před 2 měsíci +1

    Tanaad sln sare👋👋

  • @user-bu8or9dn4q
    @user-bu8or9dn4q Před 2 měsíci

    Wllka music kadii hore aa way musika diihore iyo muqalada way isku soo baxaysay🫡🫡🙏🙏

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm Před 2 měsíci +3

    Didier Drogba. Dalkiisa waaye

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 Před 2 měsíci +2

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin aamiin from awdal state soomaaliya waa muqadas guul guul Somalia turkey and Eritrea 🇪🇷 Well come Well come Well come Well come Well come Well come turkey 🇹🇷 turkey 🇹🇷 turkey 🇹🇷 sea Somalia 🇸🇴 Insha allah aamiin 🇪🇷 🇹🇷 🇸🇴 scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw free free free Palestine 🇵🇸 free free Palestine 🇵🇸 free free Palestine 🇵🇸 insha allah aamiin aamiin 🇪🇷 🇹🇷 🇸🇴

  • @ahmedabdimohamed
    @ahmedabdimohamed Před 2 měsíci

    🙏👌👌

  • @MATAANKAH_
    @MATAANKAH_ Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤

  • @zakiabdi9398
    @zakiabdi9398 Před 2 měsíci

    ❤❤

  • @captinejonhh252
    @captinejonhh252 Před 2 měsíci

    Sxp baryahan waad ka dhacday qisoyinki so badide

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Před 2 měsíci

    Ivory Coast ❤

  • @zakibdi3686
    @zakibdi3686 Před 2 měsíci

    Sxb Tanad ❤

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 Před 2 měsíci

    ❤❤Tanaad Channel❤❤

  • @Ahmedabdilnasir
    @Ahmedabdilnasir Před 2 měsíci

    Musici chanelka soo celi sxp

  • @XudayfiCabdiwaxid
    @XudayfiCabdiwaxid Před 2 měsíci +1

    Father of groargaphy

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 Před 2 měsíci

    ❤Ustaad Tanad Farxad Ayay Noo Tahay Inaad Noso Labatay❤

  • @najibfarahahmed6109
    @najibfarahahmed6109 Před 2 měsíci

    Solabasho wanagsan ustad

  • @AbdiwaliyussufmohamedAbdiwaliy

    Alxmdll

  • @muqtaribrahim1755
    @muqtaribrahim1755 Před 2 měsíci

    Asc wll qisada lule de silva markale inoo soo samee

  • @Maankaal_media.
    @Maankaal_media. Před 2 měsíci

    Tanaad I have you full respect
    Lkn waayadaan muuqalo masoo galisid 🫡

  • @user-ey7sx9vb3p
    @user-ey7sx9vb3p Před 2 měsíci

    Hi Tanaad muqalada hanaga soo daahin muqaaladada dhaman ishaan mariyey

  • @suldaanzinzibaar5869
    @suldaanzinzibaar5869 Před 2 měsíci

    Ustaad adigoo Mhdsan noso Celi barnamijkii 3 magaalo ✋️✍️

  • @apdikhaaliqmahamed4298
    @apdikhaaliqmahamed4298 Před 2 měsíci

    Scotland Wales and England

  • @AhmedOlow-jf1tm
    @AhmedOlow-jf1tm Před 2 měsíci

    Garba

  • @FahadFarey-ft4tk
    @FahadFarey-ft4tk Před 2 měsíci

    1960

  • @maxamedrizaq
    @maxamedrizaq Před 2 měsíci

    Sxp xagee joogta hada adi

  • @yaasirahmedtubbe6530
    @yaasirahmedtubbe6530 Před 2 měsíci

    Sxb kusoo xigsii dalka Liberia

  • @dhaqanemedianews1570
    @dhaqanemedianews1570 Před 2 měsíci +1

    MN allh muslim badan baa ku nool

  • @ubuhassanibnuhassan4298
    @ubuhassanibnuhassan4298 Před 2 měsíci

    Tanaad bro waxad noga so daahda😢😢😢

  • @Macalumad
    @Macalumad Před měsícem

    Great history teacher ❤.
    Scotland next

  • @abdihafidbariyow9771
    @abdihafidbariyow9771 Před 2 měsíci

    Hey 👋

  • @Saciid-axmed
    @Saciid-axmed Před 2 měsíci

    Maxaan ka baran karnaa Ivory Coast 🇨🇮

  • @abdinoorahmedbuzuri9521
    @abdinoorahmedbuzuri9521 Před 2 měsíci

    Dalkaan xitaa visa hiisa madhib badno

  • @abdullahiabdinasir6943
    @abdullahiabdinasir6943 Před 2 měsíci

    Dadka dunidu meel ay joogaanba mar umbay fikiraan oo ay isdhagaystaan marka laga reebo soomaalida.

  • @Mohamed.Fuaad.9593
    @Mohamed.Fuaad.9593 Před 2 měsíci

    .

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Před 2 měsíci

    😪🥺🥺🥺😪 ilaahoow silac iyo xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee naxariistaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲. Walaal adiguna hadaad wax i tari karto si walaalnimo ah galaxariir.
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar*
    Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. Xitaa waxan maalin ku noolaado ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Před 2 měsíci

    🥺🥺🥺 😪😪 ilaahoow silac iyo xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee naxariistaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲. Walaal adiguna hadaad wax i tari karto si walaalnimo ah galaxariir.
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar*
    Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. Xitaa waxan maalin ku noolaado ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

  • @zakizahha8522
    @zakizahha8522 Před 2 měsíci

    Mualimuu kaso hadal dalka igu yar calamka iyo kan ugu ween calamka🌍🌍🌍🌍

  • @FahadFarey-ft4tk
    @FahadFarey-ft4tk Před 2 měsíci

    Dhoolkii Coa coa

  • @mohodinPliano
    @mohodinPliano Před měsícem

    Malagayaba somalia iney sidas camal noqoto

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 Před 2 měsíci

    Drogba mooyee ciyaartoyda kalee kasoo jeedaa waa kuwee ee caanka ah

    • @adnantetra1469
      @adnantetra1469 Před 2 měsíci

      Yaya toure, kolo toure , salomon kalou, gervinho iyo kuwoo kalo badan

  • @abdilahiyouseph2642
    @abdilahiyouseph2642 Před 2 měsíci

    Drogba isago ciyaaryahan ahbu dadkisi heshiisiyey halka somalidana culimadodq heshisintoda lamaqleyn😂

  • @fiymamuse3650
    @fiymamuse3650 Před 2 měsíci +1

    Africay edadawas😂😂😂

  • @sakipoi5986
    @sakipoi5986 Před 2 měsíci

    Waxa kliya ku nacey ivorianka waxa wye inee dadka u taliyaan jecelyihiin gumeysigii baa wax u dhimey guri ma wada joogi kartaan somali maxamed baa thye hadaa waabsato cuqdad ku qadayaan 🤣🤣 lkn sida kle wa iska roonyihiin

  • @c.casiisyuuro3890
    @c.casiisyuuro3890 Před 2 měsíci

    Waxaan ahay qofkii ugu horeeye ee daawaday muqaalkan ustaad tanaad mahadsanid sxp

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 Před 2 měsíci

    Drogba mooyee ciyaartoyda kalee kasoo jeedaa waa kuwee ee caanka ah

    • @OmarOmar-yu4mq
      @OmarOmar-yu4mq Před 2 měsíci +1

      Labada walaalo ee kola tuore iyo yahaya toure

    • @sidiiqsaleban4405
      @sidiiqsaleban4405 Před 2 měsíci

      Yaya toure Kala toure saluimam. Kaluo Allah ha unaxariisto sheikh toite amad dialo yarka united u ciyaara