Dal laga xoogay bad uu lahaa maantana xiran | Sidee Bolivia loo dhacay?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 01. 2024
  • Dalkaan badii uu lahaa waa laga xoogay | Sidee Bolivia loo dhacay?#southamerica
    Waa muuqaal taariikheed oo kawamaya sida ay Bolivia u noqotay dal xiran oo aan bad lahayn.
    Hadii aad channel-ka ku cusub tahay fadlan nagu soo biir oo kamid noqo saaxiibada channel-ka.
    LIKE&SHARE.
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Komentáře • 246

  • @Tanaad
    @Tanaad  Před 5 měsíci +121

    isku soo noqod wanaagsan saaxiibayaal.

  • @user-jb3un6zv8h
    @user-jb3un6zv8h Před 5 měsíci +10

    Bolivia iyo somalia ilahow isku mid ha ka dhigin amin

    • @user-lw1bc1hy1z
      @user-lw1bc1hy1z Před 5 měsíci +1

      Somalia 🇸🇴 ♥️ iyadaa xoog isku leh iyada xabashi iyo kinya U nageya marka waa qasab in la qabsado

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Před 5 měsíci +49

    Muuqal wax ku qadasho leh weeye Muuqalkan hadey Somali wax ku qadan😇Thank you bro Tanaad sida wakhtigaaga noogu hiiLisey

    • @adandeak976
      @adandeak976 Před 5 měsíci +3

      Way wanag sanan lahay hadii lo dari lahay muqalkan madaxdena

    • @---Hatif__0mr---
      @---Hatif__0mr--- Před 5 měsíci +1

      Somalia ma inta la qado ba la dhexdhigaya badhtanka Afrika.
      Jawaabta wa maya 😂😂 maddexdeena iyo dadkenuba uma baahna Badda. Waxa u baahan umada masaakinta ku nool kilidhka 5 ila Itoobiya. .

    • @hassansaid5472
      @hassansaid5472 Před 5 měsíci

      ​@@---Hatif__0mr---o sidena uku bahnen badda

    • @xuseencabdi4355
      @xuseencabdi4355 Před 5 měsíci

      ​@@---Hatif__0mr---waxaasaad niyada ku dhisataa wax dhacaya maahan

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 Před 5 měsíci +1

      @@---Hatif__0mr---Amus Orom yahow shut up kilinka 5aad Badweynta somalia ayey wax ku leeyihiin ee haka xorooban xabashidan iyo Oromadan markaa ka xoreyno ayey Badweynta india iyo bada cas ayey wax ku leeyihiin

  • @SacadMohamed-ou3xo
    @SacadMohamed-ou3xo Před 5 měsíci +17

    Taariikhdu waa mid qoran oo Laga tilmaan qaato🤞 Yes saaxiib mahadsanid soomaliyeyd badiina maanta ilaashada🇸🇴✍️

  • @SaviolaHussein-jy6pc
    @SaviolaHussein-jy6pc Před 5 měsíci +2

    Masha allaah weyye Sida Quruxda Badan e Aad u Falaqeysay Brother
    1445/07/09

  • @inamohamed5768
    @inamohamed5768 Před 5 měsíci +20

    Dulucda mawduucan waa "Taariikhdu waa mid qoran oo laga tilmaan qaato" 😢😢

  • @ayaanleahmed9819
    @ayaanleahmed9819 Před 5 měsíci +3

    Muuse iyo kuwa calosha wawyne daba yacaya iyo maatida qalbiga laga xaday wax haku qaateen...from Somaliland.🙏

  • @ubuhassanibnuhassan4298
    @ubuhassanibnuhassan4298 Před 5 měsíci +17

    Runti muuqalkan somalia 🇸🇴
    Haku wana qadata

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 Před 5 měsíci +1

    Waa taariikh wax-kuqaadasho mudan, oo itus oo itaabsii ah!

  • @hadillaium
    @hadillaium Před 5 měsíci +5

    Maclinkeyga juquraafiga😊isku soo noqod wngsn ustaad

  • @madaromar9660
    @madaromar9660 Před 5 měsíci +3

    Tariikhdu waa mid Qoran oo laga tilmaan qaato❤

  • @laylatul3qadri856
    @laylatul3qadri856 Před 5 měsíci +3

    Waad ku mahadsantahay hoga tusaalayntaada
    Somaliyey 🇸🇴 badeena aan u ilaashano si wada jir ah

  • @FarhandhagacadeFarhaan
    @FarhandhagacadeFarhaan Před 5 měsíci +1

    Thanks Mr golden voice wadani wax tilmaama waliba si cilmi ah

  • @Moha.Golden100
    @Moha.Golden100 Před 5 měsíci +3

    Ustaad waan kuu xiisnay please waxaan kaa codsanayaa inaad markale aad naga soo daahin mahadsanid

  • @QANCIYE_FILMS
    @QANCIYE_FILMS Před 5 měsíci +5

    Golden voice🎉😊

  • @abdilahiahmed5278
    @abdilahiahmed5278 Před 5 měsíci +3

    Ustaad kuu xiiisny

  • @yamays
    @yamays Před 5 měsíci +4

    Muuqaal cajiib ah oo wax badan lagu fahmi karo

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 Před 5 měsíci +1

    Mahadsanid Ustaad

  • @aamirmaxamed
    @aamirmaxamed Před 5 měsíci +1

    Mahadsanid tanaad waa arrin lagu waano qaato waxaana ku Soo adisay xiligii ku habooneed ee Shacabka Soomaaliyeed difaacan lahaayeen badooda

  • @iloveallah8618
    @iloveallah8618 Před 5 měsíci +9

    Somali na free ayee rabtaa in ey 🌊bad dat ey siiso kwrn alla xanun bada naa 😢😢

  • @kinghared9960
    @kinghared9960 Před 5 měsíci +1

    So laabasho wacan Ustaad👏👏

  • @saxnuuniabdirsaaq1640
    @saxnuuniabdirsaaq1640 Před 5 měsíci +1

    Soo laabasho wacan

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 Před 5 měsíci +3

    Yaah waa nala gaadi rabay miyaa

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 Před 5 měsíci +2

    Ustaad Taanad Macalin Wax Badan Noo Fa.iideeyay Masha Allah❤

  • @carafaatwadaadyare9183
    @carafaatwadaadyare9183 Před 5 měsíci

    Taasa run ah❤❤❤

  • @Abdiraxmanmuuse
    @Abdiraxmanmuuse Před 2 měsíci

    Golden voice

  • @Mehdiabdishakurfarah3
    @Mehdiabdishakurfarah3 Před 5 měsíci +3

    Sxp Ivory Coast baan kaga fadhida🙏

  • @Abdisamed_
    @Abdisamed_ Před 5 měsíci +3

    "Taariikh waa mid qoron oo laga tilmaan qaato''

  • @Mahir52143
    @Mahir52143 Před 5 měsíci +1

    Waa tabta ay iidoor ku socdaan !! Lk majertenia kingdom baa joogta don't be fear!!!!

    • @saidabdi73
      @saidabdi73 Před 5 měsíci +1

      Qoralkagu muxuu dadka tusinaya nacayb mise nacasnino

  • @ismaaciilxasan3366
    @ismaaciilxasan3366 Před 5 měsíci

    Wafahanay sxb than you

  • @Hayruf
    @Hayruf Před 5 měsíci +1

    Keep going bro TanaaD wllhi waan ku xisnaY dhamaanteeN 😢 ❤❤❤❤

  • @Zakow20
    @Zakow20 Před 5 měsíci

    Bil ka dib welcome bakc geographical king 🎉❤

  • @lilchokar23
    @lilchokar23 Před 5 měsíci

    Legend

  • @user-hp7jk4bb2s
    @user-hp7jk4bb2s Před 5 měsíci

    Wada mahada san tahay ustaad

  • @user-og3to4wd6e
    @user-og3to4wd6e Před 5 měsíci

    Ustaad aad iyo aad Ayaan kugu xiisnay

  • @user-jv6ip6fe8m
    @user-jv6ip6fe8m Před 5 měsíci +32

    Bolivia 🇧🇴 tusalaha nool ee Somaliland ta 2024 "dia del mar" .Taarikhu waa mid qoran oo laga tilmaan qaato'.

    • @mawiidcali6786
      @mawiidcali6786 Před 5 měsíci +1

      Somaliland waxay xaq leedahy inay dal Gaar ah noqoto taas Inay qof waliba fahmaa marka hore

    • @Zusan15
      @Zusan15 Před 5 měsíci +6

      @@mawiidcali6786noqon mayaso ango Somalilander ahee baa ku lee mata haday daal gara ahan lahayad muxu noo reeban laha muuse niin ciirdigiisa iyo sharaftiisa dhaafsany citiraaf oo sii ormo iyo xabashii dhulkiisa ka ibiinaya baad iyo bariiba manta uu gaadi laha hadanu xoor ahaan lahayan muuse wadani dhaan wuu naa nacsiyay niinka dhulkygii raba inuu ibiiyo ma rabno xoornimo ilaa wadani dhaaab laga heelo Somaliland

    • @mawiidcali6786
      @mawiidcali6786 Před 5 měsíci +1

      @@Zusan15 hhhh waxaad ilowday inaynan isku AfSomali ba ahayn oo isku dhaqan toona yaa qadadwayn..markad sheganayayso somalilanderka sharafta badan ku qanac waxa tahay somaliland xaq bay u leedahay Inay dal noqoto taas cidna laga baryi maayo wayna noqon inshallah idhahaga oo shan

    • @Zusan15
      @Zusan15 Před 5 měsíci +3

      @@mawiidcali6786 Somalilander nimadayd ciid uma daba fadhiiyo adeer lakiin damiirka la is dheer yahay adigo niin magaciisa wata ayaad rabta gumaysii anigo gabadha waxan ka gubanay siide dhulkagag lo ibsan kara mara waay iska cadahay inadaan somali ahayane oromodi hargaysa ku kortee basasiinta ahaa unabad kolaya ka miid tahaye dhuul somaliyeed meshu rabo haku yaalo ibiin mayno waa dadka dhiiga xalsha ah lee waan ku faraxsnahy inan Somaliland xoor noqon waydo waayo dad nocgaso kale biila damiira oo dhulkoda iyo dadkoda ibiinaya ilahay mamul nogu dhiibay

    • @mawiidcali6786
      @mawiidcali6786 Před 5 měsíci

      @@Zusan15 waar ha shegan dalkayaga somaliald doofaryow faqashta ah waar in la idinka caqli badan yahay miyeydan ogayn maskiin baa tahay
      Qiiro Japan somalinimo balbalaa waxa in laga ilbaxay ma ogid miyà

  • @Abdullahixoosh
    @Abdullahixoosh Před 5 měsíci

    Waaa sarbeed soomaliyey hadalkaan🎉

  • @ijabaluul4704
    @ijabaluul4704 Před 5 měsíci

    Waa tusaale cad

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 Před 5 měsíci +1

    Bolivia 🇧🇴 waa tusalaha nool ee laga qaato somalida reer waqoyi haku tusaala qaataan

    • @hadraawialihussein9789
      @hadraawialihussein9789 Před 5 měsíci

      Somalida rer waqoyi ha dhihin ee besha dhexe dheh dhulbahante samron warsangali cise iyo wixi so raca kuma racsanin bada in la bixiyo xita besha. Dhexe rer kamid oo la idhahdo g36 marka ha isku qaadin dadka lpx ethiopia bad la sinmayo inta dhulbahante nin ka nolyhay kasa ina deqa 🇸🇴 inkasto reer konfur isku kobay dowladi somaliweyn ka dhaxysay Angu lkn waxma u noqon myno hadi kursi nala ka siyo iyo inan nala ka siin muhimadu waa somali sonali ba leh

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt Před 5 měsíci

    The father of geography

  • @abdurrahimabdallahasan5011
    @abdurrahimabdallahasan5011 Před 5 měsíci

    Waa hadashay maclin walahi

  • @marianyusuf8976
    @marianyusuf8976 Před 5 měsíci

    Asc manshallah mama dhinyarada ku jirta Tiktok u geli warkan mahadsanid

  • @king-makerpro88
    @king-makerpro88 Před 5 měsíci +1

    Ustaad Soo Noqod wanaagsan Swedan Goorma ayaa ka soo Hadli

  • @Abdiwaliyussuf-cz9ru
    @Abdiwaliyussuf-cz9ru Před 5 měsíci +1

    Waluguwayay saxiib mcn ma xanunsatay

  • @user-qw5jh9bz6b
    @user-qw5jh9bz6b Před 5 měsíci +6

    Tusaale ku socda umada somaliyeed😢

  • @ApthirahmanHaipe-uu6ky
    @ApthirahmanHaipe-uu6ky Před 5 měsíci +7

    First geogarphic man in earth 🌎🌍

    • @Sayid_999
      @Sayid_999 Před 5 měsíci

      Prophet MUHAMMAD صلي الله عليه وسلم

  • @abdirahmaanmohamed1582
    @abdirahmaanmohamed1582 Před 5 měsíci

    Somalia 🇸🇴 burbur ayeey ku socotaa

  • @user-og3to4wd6e
    @user-og3to4wd6e Před 5 měsíci

    Ustaad aad iyo aad Ayaan kuguxiisnay

  • @nuuxmiami
    @nuuxmiami Před 5 měsíci +4

    #RER WAQOOYI HADALKAN SI FIICAN HALOO DARSO,

    • @mawiidcali6786
      @mawiidcali6786 Před 5 měsíci

      Waqooyi wax ladhaha majiro Somaliland waxay xaq leedahy inay dal Gaar ah noqoto taas Inay qof waliba fahmaa marka hore

    • @muumumuumu5164
      @muumumuumu5164 Před 5 měsíci

      War dal gaara waad noqoniyee ha isasii dhiibin Ethiopia oo berbera heshay kakici meysee

  • @mohamoudgurreh949
    @mohamoudgurreh949 Před 5 měsíci +1

    Dee muuse baahi yaa ka dhaadhicinaya badayadii ayuu leeyahay ictiraaf baan siistee ilaahoow ha nagu eegine naga qabo😢😢😢😢😢

    • @cabdinaasir9516
      @cabdinaasir9516 Před 5 měsíci

      Waa inaad ku banaan baxdaan
      Hadii kale waad soo qixi doontaan😅

  • @maxamedxasan6660
    @maxamedxasan6660 Před 5 měsíci

    Waa mid waxku qaadasho mudan

  • @90films69
    @90films69 Před 5 měsíci

    Waa mee sha hada muuse noo wado ilahay haynoo soodiro cid hor joogsata amiin

    • @cabdiquduusbinuaxmed8003
      @cabdiquduusbinuaxmed8003 Před 5 měsíci

      Waar watnu Ka codaynaynaa hishiiskaasna waa laalayna laakiin xadhig baaba socda iyo u mad la rabo in afka la qabto

  • @AxmedCumar-kc7po
    @AxmedCumar-kc7po Před 5 měsíci +2

    Dagdagtaye hadnqan hadhow tariqdana mugdi hakagalin 😢

  • @mooge002
    @mooge002 Před 5 měsíci +2

    Somalia somali ba leh

  • @asadbaashemuuse9498
    @asadbaashemuuse9498 Před 5 měsíci +7

    The first historic man on earth 🌎🌎🌎
    Blessings

  • @feysalabdi9985
    @feysalabdi9985 Před 5 měsíci

    Kusher gareya musa judaan

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Před 5 měsíci +1

    Where is old music in background

  • @eidoabiib1422
    @eidoabiib1422 Před 5 měsíci

    Nabiga kusaliya walal❤❤❤

  • @user-qm8ft3vi2n
    @user-qm8ft3vi2n Před 5 měsíci

    Saudi

  • @mukhtarahmed1776
    @mukhtarahmed1776 Před 5 měsíci +1

    Waa ta ay Ethiopia imika inagu wado

  • @Darwish1988
    @Darwish1988 Před 5 měsíci

    Badoow gii muse bixii iyaa usheegaa , Somalia caadow ah ayuu reer baadiyahaa ugu sheekeyaa

  • @hadillaium
    @hadillaium Před 5 měsíci +16

    Dadka 3 un
    1 dad wxy ku waana qataan dadka kle waxa ku dhaca
    2 ayga wxa ku dhaca
    3 waa qeybta ugu drn kuma waana qaatan wxa dadka kle ku dhaca io wxa ayga ku dhaca somalidana waa qeybta danbe🤷‍♀️ Ethiopia dhul bay horey nooga heysta waligeena baa cadow isku ahyn sidee hada mud kle loogu daraa

    • @mawiidcali6786
      @mawiidcali6786 Před 5 měsíci

      Somaliland waxay xaq leedahy inay dal Gaar ah noqoto taas Inay qof waliba fahmaa marka hore

    • @mojama1234
      @mojama1234 Před 5 měsíci +2

      Somaliland hadeey dal rabto ordaha sudaan aada dalkaan somali baaleh heshiis iyo dhul aaad cabashi siisid ma adaa haayo dadka waa walalo wixi intaa Kabadan xabashi iyo adigaba xabada mardhow waa iidinku bilaabanee markaas xaarka ceshta lafta nagaa 😂😂😂😂

    • @mawiidcali6786
      @mawiidcali6786 Před 5 měsíci +1

      @@mojama1234 caqli yarida nacasnimo ayaa ku darsateen waa sababta Aynan waxba uwada la,ahaan. karinba😂😂dalkan Aniga iska leh waa ciidayda waa dhulkayga hoyadiin maleh waa qasab inaan waxaan rabo yeelo waxna kama bedeli kartaan
      Ee dalkiina aduunka ugu liita hagajista

    • @axmedsixteen8509
      @axmedsixteen8509 Před 5 měsíci

      Inta calanku kaa yaal muqdisho muqdisho kaa heysato maba dhihi kartid adduunka ayuu ugu liitaa

    • @Zusan15
      @Zusan15 Před 5 měsíci +1

      @@mawiidcali6786waar basas ba tahay somaliga nala bartay xiira hadan Somalilander nahay somaliban ahaya dhulkayga iyo sharftayda ma inasanaya hadan bila xoriyaad ahaya miise ormo iyo xabshii injiirlaan dhulkayga siinaya nooga baxa somali ma tihiid basas yahaw kaba qaadba tahaye orodo gumaysii hadad rabto aaad dhuul Oromo no daaa somalinimada uuf

  • @meyremeyre8078
    @meyremeyre8078 Před 5 měsíci +2

    Qorsha ha ithiopia waa qorshe fog wake up my people ❤❤❤❤

  • @warbaahintadhacdo7560
    @warbaahintadhacdo7560 Před 5 měsíci +1

    Ushaada nimaad ka qaadan karto ayaa loo dhiiibtaa.

  • @GALAL__077
    @GALAL__077 Před 5 měsíci +4

    Ethiopia waa gobol yar oo kamid ah somalia💪🇸🇴

    • @enjoytv439
      @enjoytv439 Před 5 měsíci

      Somalia waa gobol yar oo ka tirsan eritria

    • @GALAL__077
      @GALAL__077 Před 5 měsíci

      @@enjoytv439 idinka dumarka ayaa idinku filan

  • @user-og3to4wd6e
    @user-og3to4wd6e Před 5 měsíci

    Ustaad aad iyo aad Ayaan ku xiisnay

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 Před 5 měsíci +1

    ❤❤❤Tanaad Channel❤❤❤

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 Před 5 měsíci +2

    Wax lagaa xoogay si uun baad kusoo ceshan lkn waxaad bixisay oo sixiixday way adagtahay Saad kusoo ceshato.

  • @Ahmed_alta
    @Ahmed_alta Před 5 měsíci +1

    Bolivia 🇧🇴 waa tusaale taariikheed u yaal wadanka Somalia 🇸🇴 iyo madax banaani doonka somaliland iyo damaca Ethiopia 🇪🇹

  • @user-ol1hs6xj4i
    @user-ol1hs6xj4i Před 5 měsíci +2

    Greece booqo ustaad taarikhbadan ayaa kuduugane

  • @MUUQAL251
    @MUUQAL251 Před 5 měsíci

    Sxp qabaalida cawaanta ah ee aduunka kasoo hadal plz sida hadzaba ,himba , iyo humar😢

  • @osmandahir4390
    @osmandahir4390 Před 2 měsíci

    Muuse biixi haloo daaro video si uu ugu cibro qaato

  • @Zakarie2
    @Zakarie2 Před 5 měsíci

    Taariikdu Waa mid Qoran Oolaga Tilmaan Qaato

  • @ugaasmaxamed9392
    @ugaasmaxamed9392 Před 5 měsíci

    Sax waaayo muuse halooosheeego

  • @user-th7zj8yk1q
    @user-th7zj8yk1q Před 5 měsíci

    Somalia vs Ethiopia

  • @IsmailIsmail-on3pb
    @IsmailIsmail-on3pb Před 5 měsíci +1

    Libaax nr Tannaad mahadsanid

  • @user-dj4tr8bq6n
    @user-dj4tr8bq6n Před 5 měsíci +1

    Somali land wax ha ku qaadato,hadhaw yayna somalia wareerinine

  • @Worldly_work
    @Worldly_work Před 5 měsíci

    Aallaaba 5:55 wa shekadu abiy ahmed u balanqaaday dadkiisa

  • @qalinlemedia9862
    @qalinlemedia9862 Před 5 měsíci

    Waa sheekada maanta Ethopia u zocota wllhi waar dhulkeena Haan ilaashano walaalayaal

  • @mohamedhussein9306
    @mohamedhussein9306 Před 5 měsíci +3

    Tan oo kle dhimasho kaxiga 🔥 🔫

  • @FarhandhagacadeFarhaan
    @FarhandhagacadeFarhaan Před 5 měsíci

    Halkaas waxbaa iga baxay kolay anaga bad naguma Yara lkn xoog waxaaga ha lagu qaato ayaa dhimasho ah

  • @user-zk8bs1hn2m
    @user-zk8bs1hn2m Před 5 měsíci

    Next afganistan

  • @amirsheikh691
    @amirsheikh691 Před 5 měsíci

    Taariikhdu waa mid qoran oo laga tilmaam qaato hadalkaas wuxu ku socdaa somaalida axmaaro yanan heshiis iyada faa'ido u ah lala galin war hooy ka jooga maryoleeyeey

  • @wizzshagga302
    @wizzshagga302 Před 5 měsíci

    Abiyyi ahmedna ma badbaa kamaqan

  • @mussejama311
    @mussejama311 Před 5 měsíci +1

    "Nin ambaday halkuu maray waa ula ekoonayde"
    Gaadhsiiya muuse juudaan

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct Před 5 měsíci +1

    Wagaranay watusalefiican musana wuxuyiri 50sanan saxiixay usankafekerin kiradu malajanqadaysa isbedelada dhaqalaha dunida mise maya aqoonba umalaha waxas waligisna iskulmadhigan

  • @Abdiwaliyussuf-cz9ru
    @Abdiwaliyussuf-cz9ru Před 5 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤😢💯

  • @yacineriksen
    @yacineriksen Před 5 měsíci

    Background music 😢

  • @Haldhaan66
    @Haldhaan66 Před 5 měsíci +1

    Lkn somlida beey saas ku dhici hadey hada is daba qaban waayan sida kurdidana wadan la'aan weey noqon sida falastiiniyintana waaloo gumeysan

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 Před 5 měsíci

    Ala maalintaasi u ekaa tan maanta Soomaliya Heesata

  • @subasadiamond
    @subasadiamond Před 5 měsíci +1

    Taas anagry inagu dhici rabta 😂

  • @Moha.Golden100
    @Moha.Golden100 Před 5 měsíci

    Video ga xiga waxa aad ka dhigtaa 5ta soomaali

  • @noolowchannel6827
    @noolowchannel6827 Před 5 měsíci

    Gadabursi iyo dhamaam somasli ma sidan baa u dambryn hadii badooda laga dhaco

  • @quenmaida1376
    @quenmaida1376 Před 5 měsíci +2

    Muusi biixi sidaan ayuu la rabaa somali manta malin aan aheyn ayey ka shaleyn donan walalaheena reer somaliland

  • @frankdejong6665
    @frankdejong6665 Před 5 měsíci +4

    muse bixi muqalkan caaligaga Allah kusoo celiyo kiro dal aan bad laheen oo heshiis militery lala gelo macquul maaha mideeda kale lasoco waa wadanka kaliya ee Africa ku yaalo ee isreal aad udaneeso iney militry ahaan kataagerto si ey wadaamda carabta ugu cadaadiso sida yeman

    • @mawiidcali6786
      @mawiidcali6786 Před 5 měsíci

      Somaliland waxay xaq leedahy inay dal Gaar ah noqoto taas Inay qof waliba fahmaa marka hore

    • @frankdejong6665
      @frankdejong6665 Před 5 měsíci

      @@mawiidcali6786 Eretria dal gaar ah bey 1993 moqote ma'iisheegi kartaa dhul ama bad ey bixisay
      Somaliland dhibatada 1aad heesto waa wadadii ey markii hore koofurta ugu caroote ey hada heysaa sawabtoo ah 4beel bey wax kudhisten oo kale ah
      1 isaaq 2 Harti darod. 3 samaroon. 4 ciise
      marka mida koowad kaliya ayaa wax walbobafka uridate waxaan kadhalte iney baxaan beelaha Harti oo mamul gooni sssc layiraahdo smaeestaan
      halka waqti xadirkan ey samaroon & ciise maamul rabaan iney awdal usmaesstana marakas isaaq baa Soo harayo burco iyo Hargaisa iyo meelo kooban dowlada kuma maqon karo lasoco

    • @mawiidcali6786
      @mawiidcali6786 Před 5 měsíci

      @@frankdejong6665 dhulka sow anigu ma lihi maxa ka galay hadaan bixiyo Eritrea miyaan ahay anigu mida kale 33 oo xasidnimo ay nagu hayeen Cadowga Somalia waxanu tusayna inaanu waxan rabno samayn karno

    • @abdiwahidali9912
      @abdiwahidali9912 Před 5 měsíci

      Aamus somali matid oram luqada bartay​@@mawiidcali6786

  • @user-ue7zi4bw1s
    @user-ue7zi4bw1s Před 5 měsíci +1

    Tanad

  • @kafiyare9821
    @kafiyare9821 Před 5 měsíci

    Mouse biixi haloo sheego haduu ku waano qaadanaayo

  • @jaamacdagaale5145
    @jaamacdagaale5145 Před 5 měsíci

    Tarikh fcn Tanaad

  • @tigerabdul8087
    @tigerabdul8087 Před 5 měsíci

    Waxaan filayaa inaad dulucda qisadaan somalay

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Před 5 měsíci +7

    Somaliland waad maqlaysaan yaan badan inagu dhicin ee Ethiopia naga ilaaliya

    • @mawiidcali6786
      @mawiidcali6786 Před 5 měsíci

      Somaliland waxay xaq leedahy inay dal Gaar ah noqoto taas Inay qof waliba fahmaa marka hore

    • @user-mi2wq4kj6j
      @user-mi2wq4kj6j Před 5 měsíci +1

      ​@@mawiidcali6786 siiilka hooyada Bay xaq uleedahay isaaqland baahada ladhaha jooji caaccda 😅😅

    • @abdalle7191
      @abdalle7191 Před 5 měsíci

      Waa basaas ninkaan EE Yoo niskeen dirin​@@mawiidcali6786