33 Nin oo buur ku duntay kuna hoos jireen 69 maalin | Dalka Chile

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2019
  • Waa mid kamida muuqaalada aan kaga hadalno dalalka caalamka,midkaana waxaa ku marti ah dalka Chile.
    Fadlan Subscribe dheh Channel-ka si aad ula socoto muuqaala xiga mahadsanid.
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Komentáře • 108

  • @Tanaad
    @Tanaad  Před 4 lety +46

    waa dhacdo caan ah oo laga sameeyay film la dhaho the 33

  • @omarserbiya2007
    @omarserbiya2007 Před 4 lety +1

    Cajiib markasta waxan arka waxan kayaabo wad mahad sanitahy waxkloo an kudhoho magaranayo guul sxopw

  • @abdifatahdayibali5847
    @abdifatahdayibali5847 Před 4 lety

    masha allah walal raxmanku ha ku xafido walahi cilmi iyo xogabadan baanu ka faaidnay

  • @cadaani7587
    @cadaani7587 Před 4 lety +5

    Wcs walalkeyga #Tanaad Actually Iam very proud of you and the star of their star so i wish you long life and the ambition of your very productive life and the best our broH #Tanaad💖💯👏🔝🤳🏻

  • @khadarribery7546
    @khadarribery7546 Před 4 lety

    Masha allah codkaaga iyo dhamman soojedimahaagu waa kuwo cajiib ah. Halkaa kaga hay bro

  • @ahmedsolutions9033
    @ahmedsolutions9033 Před 4 lety +18

    Hal sano ayaa laguu danbi dhaafayaa
    Hadii aad soontid maalinta beri ah
    Oo ku beegan 10-ka cashuura
    czcams.com/video/ytFcYyT0uMY/video.html

  • @apdiazizdemba2953
    @apdiazizdemba2953 Před 4 lety +2

    Tanaad tanaad tanaad alle haku barekeeeyo codka

  • @MOHAMMADALI-jk5fl
    @MOHAMMADALI-jk5fl Před 4 lety

    Tanaad bro qaali aad baan uga helay dhamaan barnamajadada rabi haku siyaadiyo cilmigaga iyo garaadkaguba keep going bro hor mar wacan🤗🤗🤗💞

  • @hanadkaka8091
    @hanadkaka8091 Před 4 lety

    Tanaad sxb marka hore salan qimo badan midka labad tanaad Chanel waa midka kaliya ee an waligay arkay wax qimo badan ka hadla walahi wanan jeclahay adiga iyo Hussein kurdi wayo waa labada Chanel ee ugu qima badan Somali dhexdeda lakin sxb hal talo Ayan wata sxb time no badi 12 ama 15 minutes wadan walba Ka sheeka, thanks again sxb hore u soco

  • @idontcare6856
    @idontcare6856 Před 4 lety +4

    istaqfurullaah 😂😂kulahaa Madaxwayneha Dalka ayaa lagu hanjabay in xilka laga qaadidono haduu badbaadin waayo dadka Buurtu Ku duntay isla markiiba madaxwaynihii Ayaaba taadho ka Ag dhistay meshii Madaxwaynuhu xil jecela anaga yaab aragnay 😂😂

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Před rokem +1

    Thank you Tanaad

  • @ritwaanabdalla4590
    @ritwaanabdalla4590 Před 4 lety +3

    Tanaad wlh chanelka kliyo tagro alle haku hifdiyo wll

  • @engmoocodayadam7249
    @engmoocodayadam7249 Před 4 lety +5

    Qofka ugu Horeeyay Fiirsada Muqaalkan🙏❤

  • @ahmeddaadevlogfation781
    @ahmeddaadevlogfation781 Před 4 lety +5

    War waxaas ma dalbaa mise waaa ul 😂😂😂😂

  • @zakarieabdukadirmohamed6187

    keep going tanaad

  • @abdikarimfiidow9125
    @abdikarimfiidow9125 Před 4 lety

    Haa kani Waa chanel ka kaliya ee aan si toos ah ugu xiranahay guuleeyso walal hora usoco

  • @nafaahmed6536
    @nafaahmed6536 Před 4 lety

    Wow nice i like this channel wlhi tanaad😍

  • @saeedfash6496
    @saeedfash6496 Před 4 lety

    Manshallah hormar wacn wll

  • @Updulahi
    @Updulahi Před 4 lety

    Hore u soco walal Tanad gd jb

  • @mohamedqoofal7042
    @mohamedqoofal7042 Před 2 lety +1

    Suuriya kasamee barnaamij caynkana walaal insha allah

  • @yasminhassanmohamed5824
    @yasminhassanmohamed5824 Před 4 lety +2

    Keep going bro 💯

  • @oaed7902
    @oaed7902 Před 4 lety +1

    Aad iyo aad baad u mahadsan tihiin *tanad* 😍

  • @faysalabdi4445
    @faysalabdi4445 Před 4 lety

    Tanaad Chanel horay usocda

  • @mohamedharuun1193
    @mohamedharuun1193 Před 4 lety +1

    33 Nin ee ay Burta ku tuntay ka Barmaamij Gaara kaga Hadal sxp adoo Raalliya

  • @mahamuudhassan3490
    @mahamuudhassan3490 Před 4 lety

    Tanaad masha allah wakanalada aan sida goonida uxiiseyo..

  • @shucaybinhoo9581
    @shucaybinhoo9581 Před 4 lety +1

    Mahadsanid aqoonyahan

  • @abdikariinsaed7883
    @abdikariinsaed7883 Před 4 lety

    Woow amazing Chile

  • @azadofishiyaalmaxamad2419

    Sxip horiusoco.mahdsanid👌👌

  • @ahmedhashi5723
    @ahmedhashi5723 Před 4 lety +1

    channel an ku taxnahy mar walpa horay usoco bro

  • @mohamadhussein2742
    @mohamadhussein2742 Před 4 lety

    Macalin aan marna ka caajisin soo gud binta xaqaa iqda inaga daahso keep going mcnl

  • @goolaangodgal3157
    @goolaangodgal3157 Před 4 lety

    Mahadsanid tanaad

  • @niyaziomar17
    @niyaziomar17 Před 4 lety

    Sxp waa ku tageraa

  • @jamal2official858
    @jamal2official858 Před 4 lety +1

    Ilaa 8 daqiiqo ka dhig Bro muuqalada Mar walba wan daawadaa m.a

  • @bilaalthaapidsabri6295

    Keep going

  • @sportschannel6987
    @sportschannel6987 Před 4 lety

    Allh gali khayr darana kulaha niinka ajinibiga ah ban cunayna

  • @yaqshidchannel927
    @yaqshidchannel927 Před 4 lety

    aad ayad ugu mahadsanthay

  • @sheymaaaadam4077
    @sheymaaaadam4077 Před 4 lety

    Mhdsnid wllo horey usoco

  • @abdirahmankeenadiid2885

    Guulayso sxb

  • @mrhazan9377
    @mrhazan9377 Před 4 lety

    Sxb hore usoco m.a

  • @mubaaraksaney4812
    @mubaaraksaney4812 Před 4 lety +1

    Msh%Allaah.
    Sheeko xiisabadan, balse qabyo ah ayaad inoo sheegteen, wali si tartiibsan, hadana nidaamsan.
    Mahadsanidiin.

  • @Mohamedukun
    @Mohamedukun Před 4 lety +2

    Tanaad wa CZcams ka kaliya an aad uxiiseeyo xogo muhiim ah

  • @mohaalexshiine6382
    @mohaalexshiine6382 Před 4 lety +3

    Habaynkasta laiga soo horu maraaa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @nimcojaamac2198
    @nimcojaamac2198 Před 4 lety

    Mansha alH

  • @nuhabdi4240
    @nuhabdi4240 Před 4 lety

    Ana ugu horeeyo

  • @maxamedibrahim95
    @maxamedibrahim95 Před 4 lety

    Sxb sheekooyinkaaga waa cajiib mashaa laah lkn muqalka badi ilaa 5 daqiqo guuleyso

  • @muusevivo9461
    @muusevivo9461 Před 4 lety +1

    Asc tanaad

  • @mursalcde5174
    @mursalcde5174 Před 4 lety

    Zxp wa jeclhy barnmijyadadan walhi

  • @AliIbrahim-lw5xy
    @AliIbrahim-lw5xy Před 4 lety

    Shpo #tanaad markad bilabayso barnamijka salaanta islaamka ku bilaw bilaa calayk

  • @iamaworrier3649
    @iamaworrier3649 Před 4 lety

    Sxb Brunei mowduuc kasoo diyaari niyow
    Waa muhiim in wax badan Ka ogaato sxb adooo mahadsan

  • @mohamudhaji5265
    @mohamudhaji5265 Před 4 lety

    I love Tanad

  • @abdulkadirgacal3267
    @abdulkadirgacal3267 Před 4 lety

    Waad mahadsantahay ku jeer

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 Před 3 lety

    Dal Aadan laheen waa dareen kujoog marka ladhahayo waa sidaan oo kale aan cuno kulahaa ninka ajinabiga ah alla maxuu naxdin iyo shalaay galay

  • @nassernb7403
    @nassernb7403 Před 4 lety

    Obobey merci beaucoup 💡💡💡💡💡📚⛏

  • @sharmacowlyare
    @sharmacowlyare Před 4 lety

    Sxp dalka Chile iyo Somalia yaa ku horeeyey calanka Somalia sameesankiisa?

  • @enthusiasticchannel4657
    @enthusiasticchannel4657 Před 4 lety +2

    Inta hooyo jaceel FADLAN SUBSCRIBE ta Hailadhaafin

  • @faysayusuf3427
    @faysayusuf3427 Před 4 lety

    Good lakiin ka soo hadal Taiwan, china
    fadlan🙏waa meel la haysto maanta❓

  • @thiagoalcantara6139
    @thiagoalcantara6139 Před 4 lety

    Waxay ku noolahay dalka faransiiska
    Asxaabteeda aan wada shaqeeno waa chile 2018 ayaan booqday santiago waa wadan qurux badan lakiin caasimada chile waa qatar

  • @ahmedhussein4583
    @ahmedhussein4583 Před 4 lety

    ❤Tanaad❤

  • @abshirak6267
    @abshirak6267 Před 4 lety

    zxp qatar maad noogu soodartit

  • @ropia1029
    @ropia1029 Před 4 lety

    Saaxip kasoo waran wadanka Argentina

  • @Faysal280
    @Faysal280 Před 4 lety +3

    Allaha idin barakeye Subscribe dhac igu siiya 🙏🙏😢😢

  • @bromy5469
    @bromy5469 Před 3 lety

    War hadaan utahriibo nolol majirtaaa

  • @salahyare235
    @salahyare235 Před 4 lety

    M.a

  • @bdimajidabdullahi5216
    @bdimajidabdullahi5216 Před 4 lety

    sxb tanaad wxd nosogudbisa dlka zimbabwi wlka tariqdisa🏁🏁🎧

  • @hassanmohamud612
    @hassanmohamud612 Před 4 lety

    Shp waad mhdsntahay lkn bro adoo raliya filmkaa magaciisa manoo sheegi kartaa

  • @abdulltimocade4543
    @abdulltimocade4543 Před 4 lety +1

    Somaliya kaso Hadal Sxp Adoo mahad san

  • @Azad_2004
    @Azad_2004 Před 4 lety

    Sxb fadlan malaysia

  • @MACQUUL_MEDIA.
    @MACQUUL_MEDIA. Před 4 lety +2

    100 subscribe iisara fanska channelkan Tanaad.

  • @ajpreez3046
    @ajpreez3046 Před 4 lety

    Somalia kaso hadal Bro

  • @mohaciiro4475
    @mohaciiro4475 Před 4 lety

    Asc

  • @ahmedmohammed3732
    @ahmedmohammed3732 Před 4 lety +2

    The Country Of the Abwaaniiniyos😂😂

  • @dulmidiidrunsheege2487

    Filmka magacii

  • @abdullahiahmed5256
    @abdullahiahmed5256 Před 4 lety

    Filmka laga jilay magaciis sxb

  • @duuliyekastamtv3017
    @duuliyekastamtv3017 Před 4 lety +1

    Maalintii 17aad ayaa laga bixiyay ayaad leedahay hadana waxaad leedahay 69 maalmood ayay kujireen god-ka marka maxaa khaldan sxb?

    • @Tanaad
      @Tanaad  Před 4 lety +2

      maalinta 17 waxaa la soo duleeliyay dushooda waxeyna qaadatay in godka laga soo bixiyo 69 maalin,waa dhacdo caan ah oo laga sameeyay film la dhaho the 33 waadna baari kartaa mahadsanid.

  • @muhabzeyn3331
    @muhabzeyn3331 Před 4 lety

    tala ayan kula wadaga 90 malin waxa kadan bey sodhameystir wakasugeynaa

  • @mohaciiro4475
    @mohaciiro4475 Před 4 lety

    Aad umahadsantahay tanaad

  • @abdulahiabdikaafi1758
    @abdulahiabdikaafi1758 Před 4 lety

    Malintii 17 aad ayaa lagu gulesty bad badin tooda.
    #69birine godkee kujireen.
    Xogaa amee qalad thy ?

    • @Tanaad
      @Tanaad  Před 4 lety

      maalinta 17 waxaa la soo duleeliyay dushooda waxeyna qaadatay in godka laga soo bixiyo 69 maalin,waa dhacdo caan ah waad baari kartaa mahadsanid

    • @abdulahiabdikaafi1758
      @abdulahiabdikaafi1758 Před 4 lety

      @@Tanaad malinta 17 dushooda lasoo duleliye madan dhihin.
      Lkn dhib malhn .
      Hormar wacan

    • @Tanaad
      @Tanaad  Před 4 lety +1

      @@abdulahiabdikaafi1758 sxb waan dhahay ee ku cesho muuqaalka waan jacelnahay in nala saxo waad mahadsan tahay

  • @abdiladiifahmed4657
    @abdiladiifahmed4657 Před 4 lety

    1

  • @dahir022
    @dahir022 Před 4 lety

    2:30 Berked misse Haro 🤷‍♂️ keeba ku haboon in loogu yeero?

    • @jokejoker4752
      @jokejoker4752 Před 4 lety +1

      Dahir Yare haro waxaa la dhihi karaa meel biyaha kusoo arooran oona dabiiici ah mana ahan wax yar harada oo waa boqolaal km

  • @apdirahmanahmeth2801
    @apdirahmanahmeth2801 Před 4 lety +3

    inta hoyo jecel subscribe isar

  • @ahmedsuliemani6835
    @ahmedsuliemani6835 Před 4 lety

    Flimka magicisa donaya nio bro

  • @faisalabdiali8336
    @faisalabdiali8336 Před 4 lety

    Hampalyo

  • @cademarwaan1621
    @cademarwaan1621 Před 4 lety

    sxb somali meqo dal ayaa kadhul yar

  • @Elmi.451
    @Elmi.451 Před 4 lety +1

    Chile 🇨🇱
    Waaba dad wanagsan haday
    Bad baadiyeen qofkii kasoo jeeday boliifiyia
    Madaama go aan kodii badaleen

  • @xasanyuusuf5487
    @xasanyuusuf5487 Před 4 lety

    Maalintii 17aad ayaa la duleeliyay sidaa sheegta 69 bari ey ku jureen xagee katimid 😂😂😂😂😂😂

  • @wadanitiktokofficial5253

    Subscribe ii Saar aan kuu saaro

  • @AhmedAbdi-cx6sf
    @AhmedAbdi-cx6sf Před 4 lety

    Waxaan kaa sugeenaa gobolka degestan ee dalka russia ee muslimiinta

  • @bdimajidabdullahi5216
    @bdimajidabdullahi5216 Před 4 lety

    sxb tanaad wxd nosogudbisa dlka zimbabwi wlka tariqdisa🏁🏁🎧