Waxyaabo aadan ka aqoon Tajikistan | Dal raggiisu qurbajoog yihiin

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 2. 12. 2019
  • Waxyaabo aadan ka aqoon Tajikistan | Dal raggiisu qurbajoog yihiin#Tanaad
    Waa muuqaal kamida muuqaalada aan kaga hadalno dalalka caalamka waliba si kooban.
    Fadlan Subscribe-gareey channel-ka si aad ula socoto muuqaalada xiga.
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Komentáře • 193

  • @abdihakinhersi4856
    @abdihakinhersi4856 Před 4 lety +57

    Niman aan saxib nahay oo wadankan ka soo jeedaa waxay ila wadaageen in aan dalka gudihiisa laga ogolayn in ninku la baxo gadhka taasna waxan xaqiiq saday markay wadankoodii dib ugu laa banayeen dhamaantood gadhkii way iska xiireen sabatuna waxa loo yaqaan ninka gadhka la baxa ARGAGAXISO

    • @abuukarxasan3609
      @abuukarxasan3609 Před 4 lety +4

      Ilahay muslimka dhmntot waa la iska dhibaa garab sii

    • @ahmedthebigguy1634
      @ahmedthebigguy1634 Před 4 lety +3

      Walal waad Mahad santahay waana na haqabtirtay masha Allah Ku xifdiyo bro waan ka cd sanaa in af
      Ad nosobadiso tariiqaha dalkeena walahi shaqo fcn ayaad no heeysaa

    • @abdihakinhersi4856
      @abdihakinhersi4856 Před 4 lety +5

      @@abuukarxasan3609 waa mid laysku leeyahay muslimintu waa walaalo

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 Před rokem

      @@abdihakinhersi4856 Tajikistan miyaad ku nooshahay saaxiib?

    • @RAMINO_7
      @RAMINO_7 Před 24 dny

      Allah dhibta haka dulqaado😢 hadertan xitaa madaxweynaha dalkas wuxuu mamnucay hijabka😢

  • @cabdiladhiifhassanali207
    @cabdiladhiifhassanali207 Před 4 lety +111

    Intee nabi maxamed jecel like ii saar

  • @nuradinsiciid9696
    @nuradinsiciid9696 Před 2 lety +5

    Waxan tagay wadanka kazakhstan runtii Diinta Lama daneeyo wana cilmaani wan ka yaabay waxan ku arkay " dad raba inay unoolaadan soda Rer galbedka una dhintan sida Saaxbada nabiga Csw "

  • @muslimgirl8073
    @muslimgirl8073 Před 4 lety +8

    Ilaahow ugargaaar umada muslimiinta ah meel kasta oy joogaan hadey nabad helaana waala cilmaaniyadeynayaa😢

    • @RAMINO_7
      @RAMINO_7 Před 24 dny

      امين يارب العالمين ☪️😢🤲🏻

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Před 4 lety +4

    Ilaah baa mahad iska leh oo diinteena xur nooga dhigay. dowlada dalkaana Ilaahay ha soo hanuuniyo. waa warbixin wanaagsan oo dhisayso aqoonta umada Soomaaliyeed.
    mahadsanid

    • @RAMINO_7
      @RAMINO_7 Před 24 dny

      Allah ha u gargaaro muslimiinta😢☪️🤲🏻

  • @abuukarxasan3609
    @abuukarxasan3609 Před 4 lety +10

    Masha Allah alla jcliyaa in uu barnamijka tanaad ii soo dhaco Allah ya xifdulaah Bro

  • @Abdullahi-Daacad
    @Abdullahi-Daacad Před 4 lety +6

    Masha Allah qalbiyadeena ayaad ku weyntahay sxb keep going nolow

  • @carafadaleeli272
    @carafadaleeli272 Před 4 lety +20

    Waan farxy mrku yidhi 98%wa muslin
    Hadana wan knxy nidaamka hysta dadka wngsaN 😭😭

    • @amirsheikh691
      @amirsheikh691 Před rokem

      Si lamid ah saaxib wan ku farxay wallhi

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 Před rokem

      Aniga xitaa wlhi ilaahay ha u gargaaro walaalheen 😭😭

  • @cabdisalaancabduqaadirciis6679

    Masha.allh Tanaad waad Na shaafiseyn 🙏🙏🙏🙏🙏 wax badan ayaan idinka Faaiidnay Fuul respect

  • @ahmednor6603
    @ahmednor6603 Před 4 lety +8

    Habeynkii ugu horeeyay oo aad like isiin waaye

  • @Md-Mohanad
    @Md-Mohanad Před 4 lety +7

    Inta ku xiran chanalka TANAAD
    Pls like👌👌👌

  • @hubaalmedia296
    @hubaalmedia296 Před 4 lety +8

    Anigaa ahaa ruuxii ugu hor daawaday like saar

  • @raabciiseraab4559
    @raabciiseraab4559 Před 4 lety +6

    Aniga ugu horeyo Guulayso Tanaad

  • @omeraden5767
    @omeraden5767 Před 4 lety +4

    Allah haku sharfo wllky qli boos wayn baad noogu jirtaaye🍁🍁

  • @DALKAIFIYECHANNEL
    @DALKAIFIYECHANNEL Před 4 lety +2

    Tanaad guul iyo hormar wacan insha Allah

  • @amiirmaxamed206
    @amiirmaxamed206 Před 4 lety +2

    Mnsha allah wllky hore u soco

  • @fatumamohamed7030
    @fatumamohamed7030 Před 4 lety +3

    Thanks brother Keep going 👍👍👋👋🙏🙏🙏🙏🙏🙏💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @idirizjama6593
    @idirizjama6593 Před 4 lety +7

    Intii iGa danbaYza like Tanaad ahaan

  • @istarhassan4586
    @istarhassan4586 Před 4 lety +1

    Mahadsanid wllky

  • @hassansamaale9938
    @hassansamaale9938 Před 4 lety +4

    Inshallah tanaad 1000ku dhow yahay ha sher gareeyo zxpkey

  • @sharmaarkemohamed2063
    @sharmaarkemohamed2063 Před 4 lety +4

    sxb mnsha allah

  • @abdiaziizmohamed2596
    @abdiaziizmohamed2596 Před 4 lety +1

    Go forward team tanaad💯

  • @sagalkaumada4318
    @sagalkaumada4318 Před 3 lety +1

    Talented voice channelka tanaad

  • @abdiladiifahmed4657
    @abdiladiifahmed4657 Před 4 lety +2

    Masha allah horey usoco wll Wll

  • @dhaayahamedia3281
    @dhaayahamedia3281 Před 4 lety +1

    Masha allah Wad ku mahadsantahy Sxb Barnaamijyada Quruxda badan ee noo soo bandhigto

  • @naasirnani8375
    @naasirnani8375 Před 4 lety +2

    Masha allah

  • @heromuhsin1086
    @heromuhsin1086 Před 4 lety

    Thanks tanaaad...

  • @teamiskaabulo1875
    @teamiskaabulo1875 Před 4 lety +1

    #Viva. #Tanaad aadbaan kuutaageeraa horay usoco

  • @ayaancali5755
    @ayaancali5755 Před 4 lety

    Mashaa alaah alaha kuxifdiyo

  • @nuuradiindugsiiye6442
    @nuuradiindugsiiye6442 Před 4 lety +1

    Mash Allah

  • @abdisalaanmayow2306
    @abdisalaanmayow2306 Před 4 lety

    Thanks tanaad horey usoco bro

  • @c.raxmaandaahir361
    @c.raxmaandaahir361 Před 4 lety

    M.a horay u soco wax bdn ayaan kaa faaiiday alle haku siiyo ajar bdn guuleeso walal hormar wcn ayaan kuu rajeenaa i.a

  • @a.risaqomar4792
    @a.risaqomar4792 Před 4 lety +12

    Waa Wadan cajiib ah lkn wuxu u baahan yhy in Lagu soo celiyo Islaanimadi Saxda ahayd sida Turkiga oo Kle

    • @abdim.m.q3127
      @abdim.m.q3127 Před 4 lety +1

      Hhh turkeyga yaa ku soo celiyay

    • @a.risaqomar4792
      @a.risaqomar4792 Před 4 lety +2

      Waxaan filayaaa inaanad wax badan kala socon Turki lkn Wax badan oo Calmaani ah ayaa laga badalay oo Dumarka looma ogaan jirin inay hijab ku imaadan shaqada lkn imika Madaxweynaha jooga ayaa U ogalaaday inay hijabka soo xidhaan markaa talaabo talaabo ayay ugu so noqonaysa Wadadii saxda ahayd.

    • @maryambrahim82
      @maryambrahim82 Před 4 lety +1

      A.risaq Omar turki waa secular wali si buuxda diinta laguma xukumo

    • @Danwade7979
      @Danwade7979 Před 4 lety

      Somalidu islaanimo noocee ah ayay haystaa

  • @mohamedosmanmumin6194
    @mohamedosmanmumin6194 Před 4 lety

    Hore u soco wll

  • @ibrahin2250
    @ibrahin2250 Před 4 lety

    Masha allh wax badan ayaan kabaranay on kafaa'idnay runti jazakallah

  • @lipansheik1337
    @lipansheik1337 Před 4 lety

    Barnaamijankan aad aan ujecelhy ee dlalka aad kaga hadashid ilaahy haku garab galo wll

  • @raashidchannel559
    @raashidchannel559 Před 4 lety +2

    Ustaad waxyaabo badan ayaan ka ogaanay wadankaan mahadsanid

  • @mustafeabdiwakilali9605

    Aad bad U mahadsantahaty brother ❤️

  • @WacaalProduction
    @WacaalProduction Před 4 lety

    ku mahadsanidiin Tanaad wax badan baa idinka fa'iiday

  • @alibinali2141
    @alibinali2141 Před 4 lety +6

    *Insha allah beri aa daawan doonaa markaa jaamacadda isku diyaarinaa*

  • @fiihimbashir6986
    @fiihimbashir6986 Před 3 lety

    Subxan Allah!!

  • @khadar_mohamett
    @khadar_mohamett Před rokem

    Thanks

  • @mcguled5038
    @mcguled5038 Před 7 měsíci

    Aadbaad u mahadsan tahay walaal qaali ah

  • @samaysanerabiic8192
    @samaysanerabiic8192 Před 4 lety

    masha allh

  • @travelandnaturechannel5875

    Wow strong ladies really

  • @user-dv4cg2us6s
    @user-dv4cg2us6s Před 4 lety

    waa dumar oonladhacay runtii waa geesiyaal Karti leh Masha allah

  • @hooyomacaan6688
    @hooyomacaan6688 Před 4 lety +5

    Wxd noosoo diyaarisa wadanka #Georgian

  • @khaalidhaldoor6464
    @khaalidhaldoor6464 Před 3 lety

    Tanaad mashaAllah

  • @zulthanzakimuuse8702
    @zulthanzakimuuse8702 Před 4 lety

    Zxp tanaad allah hku xifdiyo wnku taageera wlhy

  • @apdipozz9025
    @apdipozz9025 Před 4 lety +1

    Tanaaad HORAY USOCO WLL

  • @amiinabdirashiid3724
    @amiinabdirashiid3724 Před 4 lety +1

    machaa Allah pro waad Ku mahadsantahay sida wax noogu soo gud bisey lkn sxp wadanka Belgique tariikhdiisa oo kooban nala wadaag pro

  • @Ali-mb7og
    @Ali-mb7og Před 4 lety

    Waa barnaamij xiiso leh

  • @dekjirban4
    @dekjirban4 Před 4 lety

    Shukran wll mar waliba waxd nabarta waxan horey anan u aqoon shukarna marlabad

  • @user-cm8wv4ev9o
    @user-cm8wv4ev9o Před 3 lety +1

    LOVE TAJIKISTAN ❤❤❤❤🇹🇯🇹🇯🇹🇯🇹🇯

  • @mohamedomarbaan
    @mohamedomarbaan Před 4 lety +2

    Salan sre bro

  • @habiibamohamed6191
    @habiibamohamed6191 Před 4 lety

    Maa shaa Allah 98% Muslim illahow musliminta barakee wan farxaaa markan maqlo wadan muslimintu Ku badan tahay

  • @nimcaanmuztafe8485
    @nimcaanmuztafe8485 Před 4 lety

    Scw

  • @clraxmaansiciid3533
    @clraxmaansiciid3533 Před 4 lety

    Allaahu akbar

  • @salaadabdalla9052
    @salaadabdalla9052 Před 4 lety

    Wll mahadsanid wll waad ii bln qaaday maduuc dalka Sweden wali madaan soo galin

  • @abdullweli-geesood21
    @abdullweli-geesood21 Před 4 lety +1

    ♥️🙏TanaaD

  • @sadaamqays9883
    @sadaamqays9883 Před 4 lety +2

    #Tanaad hore uzoco

  • @omaraliali8667
    @omaraliali8667 Před 4 lety +2

    ❤👍👍👍

  • @abdihakinhersi4856
    @abdihakinhersi4856 Před 4 lety +2

    Frist view

  • @recetterahoumtitv
    @recetterahoumtitv Před 4 lety

    Nice vidio 👍❤

  • @updyrahmanmahamoud7963
    @updyrahmanmahamoud7963 Před 4 lety +2

    Tanaad _____❤💞

  • @azmamahat7785
    @azmamahat7785 Před 4 lety

    Hore isoco wlky waan 9ixiiseeya

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 Před 4 lety

  • @xogaal
    @xogaal Před 4 lety +2

    *ilaahow naga soo gaar*
    sidee wadan 97% muslim ah leysugu dayay in laga mamnuuco xijaabka ama garka.
    _waa kuma dadka awoodaa leh oo ka mamnuucaya_

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus Před 2 měsíci

    Ok

  • @samaysanerabiic8192
    @samaysanerabiic8192 Před 4 lety

    horusoco wll

  • @najmudiin2671
    @najmudiin2671 Před 4 lety +1

    War bixin ayannka rabna jabouti ah

  • @sheekhmustafe2
    @sheekhmustafe2 Před 4 lety

    Horaay usoco

  • @cabdifitaax6464
    @cabdifitaax6464 Před 4 lety +3

    asc

  • @xogaal
    @xogaal Před 4 lety +2

    *Wadan kasta waxaa ku tagri falo oo ka taliya afartoo qof oo ey wataan gaalada, dadka Islaamka ah oo kumaan jeer ka badanna waa minority ayagoo ah majority*

  • @Koolkoliyow
    @Koolkoliyow Před 5 měsíci +1

    Sxb so qaado Xaqiiqoyinku sabsan dalka Somalia 🇸🇴🙏plz

  • @puntishboy4682
    @puntishboy4682 Před 4 lety +1

    Hanaanka islaamiga ee #Tajakistaan wuxu ubaahanyahay badbaadin

  • @ahmeddanan4618
    @ahmeddanan4618 Před 4 lety +1

    Diinta Islamka waa Diinta cadaadiz Gaalo oo dhan ku hayaan lkn wey kusii fidiyzaa caalamka oo dhan

  • @somcastudio2899
    @somcastudio2899 Před 4 lety +2

    M.a dad is ciqaabaya waa Somalia uun dadne waxey ka taaganthy yaa halmar cafowgaan idinka fulqaado😢😢🤦🤦🤦😰😰😰

  • @saacidabdikadirhassan768
    @saacidabdikadirhassan768 Před 4 lety +2

    Next Vedeo We Need #Armenia

  • @mataankafarxada4480
    @mataankafarxada4480 Před 4 lety

    Waan kuusaraye adigana isoobooqo walal

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 Před 3 lety

    Waa shuuciyiin magaca muslimka Iska sheegta oo ruushka iyo shiinaha ka amar qaata

  • @fiihimbashir6986
    @fiihimbashir6986 Před 3 lety

    Illahy ha ka qabto qofkaas dadka musliminta

  • @abdisamadguuled2208
    @abdisamadguuled2208 Před 4 lety +3

    Mahad sanid wll

  • @janodoondoon1458
    @janodoondoon1458 Před 4 lety +1

    Aadba u jeclahay barnaamiyada juquraafiga ah

  • @nuranuura8669
    @nuranuura8669 Před 4 lety +1

    Dalka husbakistan ka Soo hadal plz

  • @maareeyemohamed7980
    @maareeyemohamed7980 Před rokem +1

    Saxiibp bdn baan dalkan ku leyahay lkn dhaqankooda markad aragto uma Malayalayn maysid in sidan cilmaani u ah ka yimadeen qofkii alle waaniyo waa waansama

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 Před rokem

      Wlhi saaxibo badan maad ku leedahay meesha lkiin adiga Tajikistan miyaad ku nooshahay ? Bro

  • @saedali5183
    @saedali5183 Před 4 lety +3

    Kazakhstan kargistan Tajikistan turkamanistaan Uzbekistan dad ka imaade aa sxb nahay waa dad wngsan . Oo af gaaban luqadahooda waxeey u dhowdahay luqada turkiga luqadooda 2aad ma waa Russian.

    • @faysayusuf3427
      @faysayusuf3427 Před 4 lety

      Isku luqaad maha inaasu dal
      kala Luqaad midwalba luqaad gooni buu le yahay

    • @dailyxiin
      @dailyxiin Před 3 lety

      @@faysayusuf3427 ismaqal ma jiraa

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 Před rokem

      Wadanke joogta saaxiib?

  • @caamirroobleofficial9097
    @caamirroobleofficial9097 Před 4 lety +2

    Waw waxa ahay qofkii ugu horeyey soo ma mudni in shoot out lii sameyo

  • @allamaganjama9180
    @allamaganjama9180 Před 4 lety

    CROATIA NEXT PLEASE

  • @mataanmataanmatan9217
    @mataanmataanmatan9217 Před 4 lety +2

    Sxb mhdsd lkn way gagaban yihiin barnamuj yadu nono soo badi huuno

  • @khaliifdheere
    @khaliifdheere Před 4 lety

    *Tolow dalkaan ay raggii ka hayaameen gabar ma laga guursan karaa?*

  • @najibcadani5533
    @najibcadani5533 Před 4 lety

    Shukran ustaad lkn barnaamij kasoo diyaari Dalka HAITI ee qaarada ameerika

  • @abdulkadirsanka1447
    @abdulkadirsanka1447 Před 4 lety

    Wll manoso turjumikartaa documentiga the lions of sabi sand

  • @mohamoha9420
    @mohamoha9420 Před 4 lety

    Dowladawa dinta liideso balse saas kuma dhamaneso انشاء اللہ

  • @zakarieabdukadirmohamed6187

    Markaan Maqlay Calmaani waaye Dadka xukuma Yaab iima dhineen inshaa allaah Hogaanka islaamka wuu Usoo laaban doonaa 😥

  • @user-zk8bs1hn2m
    @user-zk8bs1hn2m Před 5 měsíci

    Ax taas dawlad masha maxey dadka uku dhibaateyneysaa dalkooda😮

  • @lastkingyare1818
    @lastkingyare1818 Před 4 lety

    Chenelka tanad waxan ka codsanaya inad xog kasoradisid Russia iyo waxbarashadisa

  • @guusha9655
    @guusha9655 Před 4 lety +1

    Dalkan laba nin oo kasoo jeeda ayaa malaysiya isku baranay wNa xaqiiq warbixinta aad ka diyarisay

  • @afroshueep8397
    @afroshueep8397 Před 2 lety

    Yv

  • @kaafiomar381
    @kaafiomar381 Před 4 lety +2

    ilaa hada waxaan garan la ahay kurdistan iyo turkida maxaa istusay.

    • @abuyussuf1167
      @abuyussuf1167 Před 4 lety +1

      Kurdistan dowlad la aqoonsanyhy mlha turki iran iyo iraq ayay kakalatirsanyhn saas darted inaay goaan ayay raban turki maogolo ileen dhul weyn ayaa lagaqadanaya

    • @faysayusuf3427
      @faysayusuf3427 Před 4 lety

      @@abuyussuf1167 nafta been hau sheegin kurdistan waa ciraaq👈
      maaha dal calami ah oo Aqoonsi haysta waa state of iraq

    • @user-zk8bs1hn2m
      @user-zk8bs1hn2m Před 2 měsíci

      Waa runtaa laakiin iraq oo oaliya kama tirsana wey badanyihiin siria qeyp iran qeyb iraq qeyb iran qeyp​@@faysayusuf3427