Xaqiiqooyin ku saabsan Lubnaan | Dal ka duwan Dalalka Carabta

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Waa taxanaheenii ku saabsanaa Dalalka caalamka.
    Fadlan ku soo biir Channel-ka oo Subscribe dhaho si aad ula socoto muuqaalada xiga.
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Komentáře • 240

  • @buuxabdirahman8582
    @buuxabdirahman8582 Před 4 lety +97

    yaa daawaday 5 august markuu qarax weyni ka dhacay dalkan■■

  • @mustafabdifatahomar1105
    @mustafabdifatahomar1105 Před 4 lety +24

    Yaa daawaday qaraxii beirut kadib

  • @hero2k283
    @hero2k283 Před 4 lety +28

    A massive explosion happened Lebanon's city Beirut😌🇱🇧🇱🇧

  • @queenacishqi1
    @queenacishqi1 Před 4 lety +6

    Horaan udaawaday muqaalkaan lkn maanta daawashada aan daawanayo waa ka duwanyahay maalintaaz 😭😭 qof kastoo muslima ee ku dhintay ama ku wax yeeloobay allah uga baryaa inuu kuwii dhintay unaxariisto kuwa noolee dhaawacan inuu ubooga dhayo 🤲🤲🤲🤲😭😭😭
    Inaa lillaahi wainaa ileeyhi raaajicuun😭

  • @Harvin09
    @Harvin09 Před 4 lety +2

    Keep going proh wd ku mahadsanthy__arimahaan__🙏🙏

  • @kingfmotivation3048
    @kingfmotivation3048 Před 4 lety +8

    Muqal walpa oo aad soo dhigtaa ima dhaafO wlHi keep showing up brother ❤

  • @cabdulahiibrahim8835
    @cabdulahiibrahim8835 Před 4 lety +13

    Caasimada lubnanan xale waxaa kadhacay qarax kii ugu weynaa ebid
    Wuxuuna kadhacay dekada Beirut

  • @sochedorg5775
    @sochedorg5775 Před 4 lety +2

    Thanks For yours Videos, aan ku tilmaami Education : Runtii Waa qeyb Aqoon badan ka korarsan karaan shacabka Somaliyeed, Waa Muhiim Shaqada aad wadaaan. Kheyr iyo Xasanaad allaha idinka siiyo

  • @abdow4104
    @abdow4104 Před 4 lety +3

    ماشاء الله
    انت رائع احييك😁☝️👍🇸🇴

  • @zalmiita5623
    @zalmiita5623 Před 4 lety +20

    Inan ayaan ka jeclaaH Lubaan inkastoo markii danbe mid ay ilmabti ahayen uu iga qaaday....😂

    • @somcastudio2899
      @somcastudio2899 Před 4 lety +3

      Kkkkkk sxb canadian ka ayaa ka wacan carabtaan waa dameero 😂😂😂

    • @idontcare6649
      @idontcare6649 Před 4 lety +1

      Qosol waynaa 😂😂

    • @dailyxiin
      @dailyxiin Před 4 lety

      @@idontcare6649 mxaa ku qososhay jaale...🤣

    • @idontcare6649
      @idontcare6649 Před 4 lety +1

      @@dailyxiin waxan ku Qoslay Wuxu yiri Inkasto mid ilmader yihiin markii dambe iga qaaday Gabadhii

    • @dailyxiin
      @dailyxiin Před 4 lety

      @@idontcare6649 ilmabti ayuu dhahay
      Ninka nagta asa dhacsan wayayy🤣

  • @engmoocodayadam7249
    @engmoocodayadam7249 Před 4 lety +3

    Kan ugu horeya Fiirsada muqalkan
    Tanaad Aad ayaan u jclahay Xaqiiqdii🥰

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 Před 4 lety +9

    Tanaad ❤

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 Před 4 lety +4

    TanaaD......❤

  • @hormariye5864
    @hormariye5864 Před 4 lety +3

    Thanks wll horay usoco mclin
    Waxbadan ayaan kaa faa'iiday

  • @Ahmedhassan-gc2jt
    @Ahmedhassan-gc2jt Před 4 lety +2

    Keep going Tanad waxaan ahay qofka kowaad

  • @Real________mohamud
    @Real________mohamud Před 4 lety +1

    Bro guul wacan ayaan kuu rageenaa

  • @faysayusuf3427
    @faysayusuf3427 Před 4 lety +5

    Spain macluumad kaa soo diyaari dalalka
    Spain iyo france👈 fadlan🙏

  • @Kobcis
    @Kobcis Před 4 lety +1

    Maasha Allh wll Alle haku barakeeyo

  • @abdiabdaleofficialchannel5131

    Horumar wacan team tanaad wanad ku mahadsan tihiin video sha ad mar walba no so gudbisaan

  • @aydidmahamed6500
    @aydidmahamed6500 Před 5 měsíci

    Sxp mahadsanid Horay u soco❤

  • @nawaalahmed9011
    @nawaalahmed9011 Před 4 lety +2

    Walal ma ka so hadligarda dalka taryaniga. Mahad sanid walal 😊

  • @princessnawal8262
    @princessnawal8262 Před 4 lety +7

    🥰🥰🥰👏👏👏

  • @dalmarshow7877
    @dalmarshow7877 Před 4 lety +4

    Insha Allah naag reer lubnaan ah ama syrian ah ayaan guursanayaa.

    • @sahracadanxubey1929
      @sahracadanxubey1929 Před rokem

      Maxey qiymo leyihiin nagahas anaa lebanon 🇱🇧 jogo balayo afku urbadan

    • @dalmarshow7877
      @dalmarshow7877 Před rokem

      @@sahracadanxubey1929 hhh comment kan 3 sano hor ayuu ahaa wll, ma Lebanon bd joogtaa

    • @somaligirl4749
      @somaligirl4749 Před 10 měsíci

      Hyeh ma guursate hada😂

    • @dalmarshow7877
      @dalmarshow7877 Před 10 měsíci

      @@somaligirl4749 🤣🤣

  • @codayhaji1072
    @codayhaji1072 Před 4 lety +1

    Waan jeclahay zxp

  • @farmaamohamed
    @farmaamohamed Před rokem +1

    Tanad post 2019/ 1 October /10/ me views 2022/1/10

  • @sadaqmaxamed5545
    @sadaqmaxamed5545 Před 4 lety +2

    Swistzerlad bad maleh thanks bro hore usoco

    • @Tanaad
      @Tanaad  Před 4 lety +1

      Waa dhanka Dalxiiska

  • @AhmedMohamed-td3cw
    @AhmedMohamed-td3cw Před 4 lety +9

    First ayaan ahay like isaaaraa guleesta 💖

  • @yasminhassanmohamed5824
    @yasminhassanmohamed5824 Před 4 lety +1

    Keep going bro

  • @teamiskaabulo1875
    @teamiskaabulo1875 Před 4 lety +1

    Masha allah

  • @liibandayib918
    @liibandayib918 Před 4 lety

    Aad ayaan uga helaa soo jeedintaada thanks

  • @tiktoksoomalifunnyvideos568

    Xog shiilan waxaan soo xasuustay Ustaad Abdishakuur😃

  • @andregamming3536
    @andregamming3536 Před 4 lety +3

    Yaaa dawaday 5 aug markii uuu qarax aaad uweyn uu ka dhacay caasimada beyrut gar ahan port bayrut🙏😢

  • @nasmacumar3406
    @nasmacumar3406 Před 4 lety +4

    Safarkag ugu horey wxn ku tagay labnan insha allah igu so ducey inu alle igu simo

  • @madarcj2519
    @madarcj2519 Před 4 lety

    Tanaad best channel weeye wlhi

  • @a.maxamed7245
    @a.maxamed7245 Před 4 lety +1

    We miss you brother

  • @BarlimAadanFaarax
    @BarlimAadanFaarax Před 3 měsíci

    Bayruut Somali ma Ku nooshay Horta

  • @laareesmael2331
    @laareesmael2331 Před 4 lety +4

    Sidee ayay macquul u tahy tirada dadka lubnaan waa 6 Million, 7 Million ayaa Brazil ku nool 3 million marykanka...😆😆😆 wxn filayaa inad halmaamtay🤗

    • @mahamudbaashi7718
      @mahamudbaashi7718 Před 4 lety +2

      Dadka gudaha 6 Milyan
      Dadka qaxotigana waa 10 milyan
      Saas inuu kawado ban rajeynayaa

    • @ibh7465
      @ibh7465 Před 4 lety +1

      Gudaha ayaa lix ah

  • @maxamedmuxudiin3372
    @maxamedmuxudiin3372 Před 4 lety +1

    Thanks bro spain io Italian barnamij kasoo diyaari shkrn🔥

  • @barreboss3699
    @barreboss3699 Před 4 lety +2

    Sxb wllhi waan ka helay qaabka aad u diyaarisid warbixinta taasoo kaa dhigtay Mid ka mid ah youtuberada aan ugu jeclahay waqti xaadirkan lkn hal codsi ayaan wataa haddii aad aragtid Faalladaydana iiga soo jawaab " sida aad dalalka uga diyaarisay warbixinada please Soomaaliya uga soo diyaari " Hormar ballaadhan baan kuu rajeynayaa sxb iyo adigoo 1million subscribers ah helay❤❤💙💛💚❤💙💘💙❤

  • @pesofficialgamer8107
    @pesofficialgamer8107 Před 4 lety +1

    First comment waa ani maanta bro

  • @nicolacqaalaq6075
    @nicolacqaalaq6075 Před 10 měsíci

    Naag u dhalatey dal kaas aan rabaa 🥹😧🤣😂

  • @waafistoido
    @waafistoido Před 4 lety

    Mansh alah waa aqoon muhiim uah bulshada tanaad

  • @saacidabdikadirhassan768

    Warbixin ku sabsan Dalka syria plz i cant beleive inad ka tagtay

  • @junizajofficial9137
    @junizajofficial9137 Před 4 lety +20

    DANBIGAAGA IYO KAN WAALIDIINTAAA ALLAHA DHAAFO SUNSCRIBE IIISAAARA

  • @hamdahapeh655
    @hamdahapeh655 Před 4 lety

    Tanaaad tgero bdn kuu ahay zhp janankgh

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 Před 4 lety

    Maashallah fariid

  • @Daariqfilms
    @Daariqfilms Před 4 lety +5

    Tanaad Pin isaar pro🙏

  • @khaalidamiir6753
    @khaalidamiir6753 Před 3 lety +1

    BateGa dhaxe Qarata fos Nor 🇱🇧

  • @mohacarlos3679
    @mohacarlos3679 Před 4 lety +1

    Horay usoco tanaad

  • @IndhalOfficial
    @IndhalOfficial Před 4 lety +2

    Somalia wa dhul carbeed saxarana maleh

  • @user-ho2wx3jp5y
    @user-ho2wx3jp5y Před 11 měsíci

    Waan jecelahay waanan ku raaxaystaa tanaad

  • @harshadosman6144
    @harshadosman6144 Před 4 lety +1

    Waaw I liked

  • @faysalabdi4445
    @faysalabdi4445 Před 4 lety

    Tanaad Chanel horay usoco

  • @hassansuudshukri8716
    @hassansuudshukri8716 Před 4 lety

    Qarac weyn baa ka dhacay lubnan Beirut ilaahey ha u sahlo

  • @omarmuse594
    @omarmuse594 Před 4 lety +1

    Mardhaw filo 100,000 subscribe

  • @salaadabdalla9052
    @salaadabdalla9052 Před 4 lety

    Sxp wali waan kaa sugaa xog ku saabsan dalka Sweden plz

  • @caaqilka3712
    @caaqilka3712 Před 2 lety

    Waa qurux badan yihiin waa gartay inay Carab ahayn

  • @mandeqqurux2165
    @mandeqqurux2165 Před 4 lety

    Thanks wllo

  • @lukamore9679
    @lukamore9679 Před 4 lety

    Tanaaaaaad thanks more

  • @zmart_poi2848
    @zmart_poi2848 Před 4 lety +4

    ғⁱʳˢᵗ ᵖᵉʳˢᵒⁿ ʟⁱᵏᵉ ᴀⁿᵈ sᵘᵖˢᶜʳⁱᵖᵉ ⁱᵍᵘ ᶜʷⁱʸᵃ

  • @saahidsaid6653
    @saahidsaid6653 Před 4 lety +1

    Anigu Lubnaan waxaan u aqaan Dalkii Jaajusiinta sababtuna waxay tahy waa dalka kaliya ee aad magaciisa ka helayso buug ama film kasta oo ka hadlaya Jaajusnimadda. MAHADSANIDIN

  • @khaalidamiir6753
    @khaalidamiir6753 Před 3 lety +1

    Nor BareGa xeFur istarLaLaN FiiNa LoQafaN 🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧

  • @hassanilyas3249
    @hassanilyas3249 Před 4 lety

    Mahadsanid

  • @ahmedturaan134
    @ahmedturaan134 Před 4 lety

    Walal mahadsanid 🙏🙏🙏🙏🙏💛💛💛
    Horay usoco🙌🙌

  • @howareyoudoing5448
    @howareyoudoing5448 Před 4 lety +2

    Lubnaan waa wadanka ugu dumarka qurxoon carabta

  • @ahmedkafi762
    @ahmedkafi762 Před 4 lety

    Bro codiwaye falastiin kasoohadal fadlan

  • @asma4837
    @asma4837 Před 4 lety

    Thanks

  • @AhmedHassan-yu2oy
    @AhmedHassan-yu2oy Před 2 lety

    Intaasoo webi ah iyo gaajo

  • @waxkaogoowchannel7075
    @waxkaogoowchannel7075 Před 3 lety +1

    Brother mia khaliifa aa kasoo jeedo maxaad ogu soo diri waysay barnamijka😂😂😂

  • @shucaybshekeye3437
    @shucaybshekeye3437 Před 4 lety

    Waa mahadsantahay walal waxaad noogu xejisa dalka indonisia

  • @MohamedIsmail-ot1rr
    @MohamedIsmail-ot1rr Před 4 lety +3

    Mahad badan tanaad chanel runtii waxn ahy shaqsiyada sida khaaska u la socda chanelkaga
    Wxn ku darsan lahaa fikir kayaga wadamada aad ka so waramayso inaad kusoo darto fursadaha wax barasho ee lagu adi karo qabka ay yihin iyo nolosha ka jirta meeshaas waba haday jirto
    Mahad sanid tanaad chanell🙏

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan Před 4 lety

    Nimkani dalalka ayu i kala baray thanks

  • @mrkhalid7898
    @mrkhalid7898 Před 4 lety +1

    2018 baan tagay
    Waa asal

  • @suhufboy2738
    @suhufboy2738 Před 4 lety +1

    Naag Lebanon's ah ayaan ba toosh ku raadshaa aniga

  • @quullejr1035
    @quullejr1035 Před 4 lety +1

    Madagascar warbixin ka soo diyaari bro

  • @Dhiiri_galiye12
    @Dhiiri_galiye12 Před 4 lety

    masha allah horo usoco

  • @abdiawed8050
    @abdiawed8050 Před 4 lety +1

    Lubnaan waa dal aan weligay ku hamin jiray inaan booqdo insha Allah waana booqan doonaa

    • @pdf5_
      @pdf5_ Před rokem

      Lamida pro wa ahaminayaa

  • @mohadek9952
    @mohadek9952 Před 4 lety

    Hormar wcn😍😍

  • @iamaworrier3649
    @iamaworrier3649 Před 4 lety +1

    Bahada tanaad mowduuc kasoo diyaari dalka Brunei please " waa muhiim in wax laga ogaado dalkaan yar ee aan saaxada caalamka laga hadal lahayn

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 Před 4 lety

    Maxaan sugaayay bro thank u

  • @zalmaancadde5032
    @zalmaancadde5032 Před 4 lety +2

    Wrya Tanaad Maxad Casimada Muqdisho Wax Waga So diyaarin waydey

  • @dayaxjordan4383
    @dayaxjordan4383 Před 4 lety

    Tanaaad waaa chanelka xaqiiq walba noo so gudbiyo

  • @waafistoido
    @waafistoido Před 4 lety +1

    Subscribed ta yaa lala bakhaylin Sxp yaal

  • @sakicade4949
    @sakicade4949 Před 4 lety

    Bro hore usoco

  • @teamiskaabulo1875
    @teamiskaabulo1875 Před 4 lety

    Horay usoco

  • @mustafemire7553
    @mustafemire7553 Před 2 lety

    Asc iwrn wll

  • @AdamAdam-tk4si
    @AdamAdam-tk4si Před 4 lety +1

    Austria vienna noo sooo daaaaya

  • @abdirahmanadan3036
    @abdirahmanadan3036 Před 4 lety

    Mahadsanid channel ka Tanaad
    Lkn sababta ay intaas oo million shacab ah ay dalka uga qaxeen mxay tahay?

  • @philipilamo7255
    @philipilamo7255 Před 4 lety +6

    0 view plus 11 like waan fahmi la'ahay

    • @somcastudio2899
      @somcastudio2899 Před 4 lety

      Kkkkkk Ana ku fahansiinaayo waaa inta saacadood UU ku jirey vedioga 😂😂😂😂 🤣😂😂😂🤣😂 wax Yar oo been ah qaado

  • @onetimeuse8849
    @onetimeuse8849 Před 4 lety

    Algeria noo soo gali

  • @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY

    Hadalkas aya i qanciyay *dhulka falastin ee ay yuhuudi haysato*

  • @omarserbiya2007
    @omarserbiya2007 Před 4 lety +1

    CAJIIB WAA DAL AY KUXOOGANTAY SHIICADU ISLAAMKUNA WUU KUYAR YAHAY KIRISTAANKUNA WA NORMAL WAXAA IGA YABIYEY QABKA LOOQAYBSADAY XAGA AWOODA OO AH DIIMAHA

  • @omardaylaaf5926
    @omardaylaaf5926 Před 4 lety

    Waa wadan wurux badan 2012 kii aan tegay.

  • @cumarcabdisalan4223
    @cumarcabdisalan4223 Před rokem

    🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧

  • @siciidyaasiin1259
    @siciidyaasiin1259 Před 4 lety

    CROATIA KASOO HADAL MHSANID

  • @hassanqumane114
    @hassanqumane114 Před 4 lety +1

    Sxb tirada dadka ee sanadkan hadii ay yihiin 6M matirada kunool gudaha mise kuwa gudaha iyo kuwa dibada ee kala saarbal

    • @Tanaad
      @Tanaad  Před 4 lety +1

      waa kuwa gudaha

  • @nuurdaalacay1211
    @nuurdaalacay1211 Před 4 lety

    cod kar maansha allaah

  • @aaminayusra1731
    @aaminayusra1731 Před 4 lety

    Wlhi wanka helaye

  • @MUUQAL251
    @MUUQAL251 Před 7 měsíci

    Mia khalifa waadalkeedii miya khalifa walaasheed rabaa😂

  • @ridwanalmania9328
    @ridwanalmania9328 Před 4 lety +2

    Asc tanaad kama hayo warbixintii jamhuuriyada Somaliland