Yay ahaayeen raggii sameeyay xuduudaha maanta u dhexeeya dalalka carabta? Hishiiskii Sykes Picot

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Yaa sameeyay xuduudaha u dhexeeya dalalka islaamka u dhaxeeya? Hishiiskii Sykes Picot
    Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
    Facebook: bit.ly/2JycRdj
    Instagram: bit.ly/2TPlYrR
    Twitter: bit.ly/3mOR27D
    Muqaalo ku qancin doona:
    - Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
    - Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
    - Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
    - Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
    Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Komentáře • 116

  • @Waaberi-Media
    @Waaberi-Media  Před 2 lety +94

    Ha ilaawin inaad la wadaagtid asxaabtaada oo aad sii faafisid.
    Mahadsanid💙💙

    • @samtv3195
      @samtv3195 Před 2 lety +1

      Sxb waa codsi waberiyow dawladi umuwayiinta kasoo hadal muqaalka xiga codsigaas noo fuli sxb🙏🙏🙏

    • @muxsincaalami4197
      @muxsincaalami4197 Před 2 lety

      MaHaaniD zxp abdrihman omar 👋

  • @cabdallacaraaleaadan5323
    @cabdallacaraaleaadan5323 Před 2 lety +36

    Kufaartii Kala Qeybqeybiyay caalimul islaami Duli nimada Na Haysato Hadaan Nhy muslimiin Waa Inaan U Aamiinaa Xuduud Beenaadka Ay Noo Calaamadeyeen.
    Dhulka Islamka Waa 1 Mid
    Waxaana Alle Ka baryeynaa In Uu Noo Soo Celiyo Khilaafada islaamiga inshallah

  • @cabdulahiaxmad307
    @cabdulahiaxmad307 Před 2 lety +9

    Ilahey Hana tuso maalin aan ka adkaanay yahuuda waa awodyaahe
    Mahadsanid ustad cabdiraxman waabare

  • @somaliboy3054
    @somaliboy3054 Před 2 lety +17

    Abdurahman waberi the one and only legend
    Golden Voice keep going legend✅💯

  • @yb1576
    @yb1576 Před 2 lety +7

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 Před 2 lety +6

    Walle xaqiiqo ayaad kahadashey, baritaankaaguna waa saxiix sideey tarikhdu qortey weeye,
    Ilaahy haku barakeeyo ummadana hakugu anfaco dhamaantood,
    Walla midoowba ilaahy idankii cadowgana waa la'iska kicinayaa 📚🏳🖤🤍💯

  • @maanka305
    @maanka305 Před 2 lety +16

    Waxaan Soo gudbinnaa kheyrka Fadlan Nasoo booqda جزاكم الله خيرا 💯

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 Před 2 lety +2

    Nin wax badan og oo xaqiiqoyinga taarikhed marwalba noo soo gudbiya,
    Halkaa kasii wad inadeer,
    dad badan baa kubaraarugaya, wacyina unoqonayaa,
    Waa hubaal ineey dad badan wax taridoonto barnamijad dadnimada iyo gobonimada islaameed kudheehantahy,
    Baaraka Allahu fiyk wlle🤍🖤🏳📚

  • @dhambaalmedia1
    @dhambaalmedia1 Před 2 lety +4

    Muuqaal muhiima aad baad u mahadsantahay wll Abdirahman. ❤

  • @kabaalowedward6062
    @kabaalowedward6062 Před rokem +2

    Masha allah caqliga iyo garashada allaha kuu ziyaadiyo ustaad mahadsanid❤

  • @ahmedomar8109
    @ahmedomar8109 Před 2 lety +13

    Hadalkii dhaxal galka noqday Magaceyga waa abdirahman omar halkaani waa waaberi media kuso dhawaada daawada yaal muqaalkena maanta.

  • @koombokooficali7085
    @koombokooficali7085 Před 2 lety +3

    Gaaladu way Nakala qaybiyen iyaguna waligood ma liibanayaan insha Allah

  • @Cashraabi
    @Cashraabi Před 2 lety +2

    wll aad baad ugu mahad santahay sida qoruxda badan ee aad noogu soo diyaarisay oo aadna noogu soo jeedisay 👍👌

  • @xasancadde5581
    @xasancadde5581 Před 2 lety +2

    Good topic and good voice keep going forward pro c/rahman cumar ❤🤟❤❤

  • @abdifitahjimcaale8840
    @abdifitahjimcaale8840 Před 2 lety

    Mahadsanid Cabdiraxmaan cumar bogaadin waberi media

  • @qadaraare9600
    @qadaraare9600 Před 2 lety

    Maashaa allaah aad iyo aad ayaan oga helay bro aniga aad ayaan u jeclahay taariikhaha bro ALLAHA ku barakeeyo
    Taariikhaha islaamka iyo cadowga islaamka sidan oo kle noogu Soo gudbi inbadan bro ALLAHA ku xafido

  • @aden.a5495
    @aden.a5495 Před 2 lety

    Walal Abdourahman Waberi Allaha kaa abaal mariyo taarikhda muhiimada xambaaran eed nala wadaagtay

  • @kadarhirsi8279
    @kadarhirsi8279 Před 2 lety +1

    my boy go forward
    waaberi media

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt Před rokem

    Keep going

  • @maxameddeeq4037
    @maxameddeeq4037 Před 2 lety +1

    Wll dhulkeyna Africa ✊

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 Před 2 lety

    Mahadsanid cabdiraxmaan

  • @abdifatahmohamed4401
    @abdifatahmohamed4401 Před 2 lety

    Thnx zxp cilmiga aad noo faaiidaysay

  • @motivationalshorts2695
    @motivationalshorts2695 Před 2 lety +3

    “Maandhoow cayaayirka iga daa Carabi waa naage” - Sayid Maxamed Cabdulle Xasan

  • @seniorroba5045
    @seniorroba5045 Před 2 lety

    Thank you walal Abdirahman

  • @abdinoormahamed8320
    @abdinoormahamed8320 Před 2 lety

    Qyr badan Allah hakusiiyo nosoo badi wll sida ay noqabsadeen ila manta

  • @Lander6656
    @Lander6656 Před 2 lety +6

    Well done man, if u see this comment like it 😊

  • @Atharimedia99
    @Atharimedia99 Před rokem

    Taariikhdaa manala wadaagi kartaa maraajic deeda qaar
    @waabari media

  • @abdiqani3099
    @abdiqani3099 Před 2 lety

    May Allah bless you ❤️

  • @Muhammad-mu6bz
    @Muhammad-mu6bz Před 2 lety

    Mahadsanid waabari media

  • @ilyesRajaa-cb4ne
    @ilyesRajaa-cb4ne Před rokem +2

    😢alaa jabinaayo gaalada

  • @CRXMN17
    @CRXMN17 Před 2 lety

    Best youtuber

  • @mcismaaciil9918
    @mcismaaciil9918 Před 2 lety +4

    Waa joga 2 ahey like heyla dhafin walal ado raaliya🙏🙏

  • @abdiwaligacal8913
    @abdiwaligacal8913 Před 2 lety +1

    Mahadsanid sxb sare waxaaad ddaaha karogtay xoga aaaad loogu baaahnaaa hambalyo

  • @dayaxadanhasan462
    @dayaxadanhasan462 Před 2 lety

    Mashallah allaha ku sharfo libax

  • @whyareyoualwaysthere2056

    Thank you bro👍🏾

  • @maxamedyare3372
    @maxamedyare3372 Před 2 lety

    mahadsanid wll

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow Před 2 lety

    Mahadsanid

  • @faham6920
    @faham6920 Před 2 lety +3

    Waxaad ka bilawday taariikhda shariifka lkn waa laga horeeyay, jabka cuthmaniyiinta waa ka horeeeyay shariifka.

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 Před 2 lety +1

      Walaal xageen kaheli karaa akhbaartaas in Jabka Imaamka uu kahoreeyay. Waliba waxaan Rabi lahaa wax ii sheega Ree aala Sacuudkan sidey ku imaadeen meesha oy Xukunka kula wareegeen. Subxaanallaah

  • @Hanaqad
    @Hanaqad Před 2 lety

    Keep going pro

  • @updyrahmanibrahim4031
    @updyrahmanibrahim4031 Před 2 lety +1

    Sxb waaberi waxaad noo soo diyaarisaa xogta scholarshipka Turkiga ee sanadka2022 adigoo mahadsan plz🙏🙏🙏

  • @Adnanmoha04
    @Adnanmoha04 Před 2 lety

    Wadadii 200k oo dad ah ayaa saarantahay Guul baan kuu rajaynayaa wll Waaberi Media💯💥❣️❣️

  • @maryoleydr5841
    @maryoleydr5841 Před 2 lety +4

    Asc wr wb mxu na qanciyey xanun an qarsaneyneyn bad nagu kicise dadka ad wx u shegayso qarba adunka wxba ka ogeyne camo

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 Před 2 lety

    Waabari tv hore usoco.
    Tariikhdu wa mihiim inaad caalamka wax ka ogaato.aqoonta dhalinta somali ayaad kor u qaadat ina cumarow

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 Před 2 lety

    Maantana taas ayaa soo socota

  • @koombokooficali7085
    @koombokooficali7085 Před 2 lety

    Carabta badankood waa xoolo

  • @mankaboy3955
    @mankaboy3955 Před 2 lety

    Soo badi bar namijkan

  • @suleemanaxmad4159
    @suleemanaxmad4159 Před 2 lety +1

    Asc m.a walal sidee logabaxa maxasi tosalino ah anakaqadaniyno🇸🇴🕋✌❤💌

  • @hollaatme2991
    @hollaatme2991 Před 2 lety +1

    Halkanina waa weberi media

  • @karaamo3960
    @karaamo3960 Před 2 lety

    Love

  • @khadarxasan5230
    @khadarxasan5230 Před 2 lety

    SupxaNa alaaah waata aqliga carabtu

  • @xograadischannel6182
    @xograadischannel6182 Před 2 lety +1

    MAR WALIPA WAXAAN ZUGA MUUQAALDA WAABERI MEDIA

  • @kadarfarahhassan1332
    @kadarfarahhassan1332 Před 2 lety

    🇩🇯

  • @mohamedhassan6556
    @mohamedhassan6556 Před 2 lety

    walhi suaash wan isweeydiiyeye laakiin mantay ka hore jawab umaheliine

  • @ayaanbaaruud4288
    @ayaanbaaruud4288 Před 2 lety

    Part two ka soo diyari wll

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro Před 2 lety

    Alle ha jabiyo cadow muslibiinta

  • @beerahajanada7378
    @beerahajanada7378 Před 2 lety +3

    Taariikhda waxaan kuhayaa
    In ingiriisku uu adeegsaday maxamed c/wahaab iyo maxamed aalu sucuud
    Hawshaana ingiriiska masuul uu uuga ahaa hanfari ninkii la odhanjiray
    Tankale c/raxmaanoow aad sheegaysidna waataariikh kale

    • @sadamadar8770
      @sadamadar8770 Před 2 lety

      Waan kugu raacsanahay muxamed abdiwahaab bay adeegsadeen gaaladii ingiriiska ee xiligaa shirqoolka xun umada muslimka ah umaleegtay ilaa hadana kala qaybsanaantii muslimka ma xalismin

  • @abdallakhaliif5938
    @abdallakhaliif5938 Před rokem

    ✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊

  • @user-cj5fm4vm9y
    @user-cj5fm4vm9y Před 2 lety

    تاريخ اسلامية

  • @liibaancaamir7338
    @liibaancaamir7338 Před 2 lety +1

    Wll mcn AREA 51 kasoo hdl

  • @Anazz-apdi
    @Anazz-apdi Před 2 lety

    Wll omar inoo siii faah faahi sababta ay ilaa iyo hda carabtu unecebyihin turkida

  • @salmanahmed4261
    @salmanahmed4261 Před 2 lety

    Magacaygu waa salman Ahmed kusoo dhawada daawadayal dawasho wacan😀

  • @suheybahmed8561
    @suheybahmed8561 Před 2 lety

    sxb bilfor soogudbi yaboohaaas

  • @duale4234
    @duale4234 Před 2 lety +1

    Many Groups Baan kuugu Share Gareeyey Natiijadiisa Waad Arki Jaale Abdirahmaan Walaal.

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 Před 2 lety

      Ilaahy ummada haku anfaco,
      Inaad taarikhda fahamtid cadowgaagana baratid ayaab guusha koowaad ah

  • @rafeedali5209
    @rafeedali5209 Před rokem

    Waa sababata hda ay ree galbedku ino leyihin hal cadaw ayeynu leenahy kasina argagaxisada waa argagaxisada oo ay lamacno tahy Labada walaal is isdagaalayo mid walba hoos kahube ayagana haisku gumowan oo isbaa bi'yaan kadibna hadba midki soo baxa adigu haku shaqeyo ...Wxa jirta mahmaah Oraneysa (If you want make your enemy to become your best friend create a problem and solf it ) ..Hadba labada wan ee isdagaleyso mid marku midka kale kasoo fara banaanaadaa midka soo haray Birta saar /qalo ..Balse away cidi fahmi laheyd qaacidada islamku iyaga midba midka kale midiyo laisugu soo feynayo
    Somaliyey sirta meshey kaqurunsantahy indheer garadku ma moogo

  • @nuuradiinmohamuud3364
    @nuuradiinmohamuud3364 Před 2 lety

    Ilaa iyo hada ayeey nagusocotaa caqli xumadii waagaa islaamku wigiis asaga ayaa is jabiya

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 Před 2 lety

    Ustaad a omar go gor ward

  • @omarhasan5668
    @omarhasan5668 Před 2 lety +2

    wili ayagaa isleynaya carabta oo maba arkikaraan dowlad muslim oo oawoodle

  • @AhmedMohamed-xx4zw
    @AhmedMohamed-xx4zw Před 2 lety

    Wall abdirahmn waxn kaa sugaynaa video gii aad kaga hadlaysay scholarshipka turkia ee sanadaka 2022 mhdasanid

  • @maxamadsharifxasan2893

    Asc

  • @ashrakcantar481
    @ashrakcantar481 Před 2 lety

    😍😍😭😭😭

  • @abdirahmanmohamed6005
    @abdirahmanmohamed6005 Před 2 lety +4

    Nabiga ku sali

  • @wardaismail2064
    @wardaismail2064 Před 2 lety

    abdirahmanow walal kaso hadal
    waxa laga wado
    Black Friday

  • @koombokooficali7085
    @koombokooficali7085 Před 2 lety

    Dawlada cismaaniyiinta ma aheen in ay Ka qayb gasho dagaalkii 1 EE aduunka taasi wey Ku qaldaneed laakiin waa khadarta alle

  • @maxamedcrisaaq2791
    @maxamedcrisaaq2791 Před 2 lety

    Waa bahdil waxani runti maanta dhalinta muslimku tiradodu wey badan tahay lkn hogamiye fiican hadaan heli lahayn waxan dhadhansiin lahayn guuldaro kaxanun badan tay arkeen awoowayasheen tolbelay hogaan fiican mahaysto

  • @khaliilabdirizak1530
    @khaliilabdirizak1530 Před 2 lety

    Dadkan la leyhy turkida wa dad uu ilhy siyay haybad bal eeg quwadii uwaynayd ee islamka waxaa lahaa iyaga oo wa cismaniyiintii dowlada Kali ah ee xor u ah in ay waxa ay rabto dhahdo haa ama Maya wa iyaga oo wa dowlada turkida 🇹🇷

  • @naciimasaleban362
    @naciimasaleban362 Před 2 lety

    Malinba jireysa waxwalba oo ay geysteyn mid mid looga jari doono aduun iyo akhiraba agtoodana hoog mooye an waxkale lagu iman

  • @ahmedshabdimohamed9953

    1st

  • @abdullahiabdiqadir7860

    شيخ مشرف مغفل و حركة تركيا فتى مع عدو الله و لنا 😥😢😠 ، جزاك الله أخواتي

  • @sakariyemaxamed4162
    @sakariyemaxamed4162 Před rokem

    Waabari 🤔

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 Před 2 lety

    YCNI MASIIBOOYINKAAN CAALAMKA ISLAAMKA HAYSTO WAXA QAYB LIBAAX KA QAATAY SHARIIKAAS IIMAAN LA'AANTU QAADAY ILAAHAY WAXAN KA RAJAYANYAAA INUU DIBNOO MIDEEYO

  • @WEELEEMAHADHADA
    @WEELEEMAHADHADA Před 2 lety

    Wahaabiyadii ayuunbad si kale u dhigtay

  • @django3211
    @django3211 Před 2 lety

    Carabta siyaasad ba lagu dilay iyagaa laisu adeegsaday cawaan khamiisyo waaweyn ilahow islamka midee

  • @Khadiir-Ali-KHALWAYATE
    @Khadiir-Ali-KHALWAYATE Před 2 měsíci

    Dhibta jirtaa ah in nin sheekh ah ladaba galo ayadoo diinta laga sarmarin

  • @abade8728
    @abade8728 Před 2 lety

    Canow bin igu qabo wiil hg

  • @galeyrahmed8839
    @galeyrahmed8839 Před 2 lety

    Soomaliya Ayaa Haysa Wadadaas Hada hadii wax laga Bedelin
    Mamul goboleedyada

  • @NasirAhmed-mg2zb
    @NasirAhmed-mg2zb Před 2 lety

    Carab nacdali haku dhacdo wax la taagero maaha sidaas in layeelo ayay ku fiican yihiin

    • @user-zk8bs1hn2m
      @user-zk8bs1hn2m Před měsícem

      Carab dhan ha engineering anagiiba somaalida ah darkened kala qeeb qeebsan

  • @walalahalayrics3724
    @walalahalayrics3724 Před 2 lety

    Marka wllkga dhabrka ka toogato jazahaga adna wa inberi lagu dhabar jibin dono ilen nin wllkis dhabar jabiyey Berina in adi u ku dhbar jabinayo cidna ma mogo

  • @manafrombeydhabo5817
    @manafrombeydhabo5817 Před 2 lety

    Wadaadka shaaftada qaatay caadi maheen wlhi yaab

  • @boksiiyebashir5065
    @boksiiyebashir5065 Před 2 lety

    Adunka carabta uku nebanahay

  • @harshad1607
    @harshad1607 Před 2 lety

    Balaayo kugu dhacday wxaas wadaad ma aheen

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Před 10 měsíci

    Israel iyo faletine wey wada leeyihiin dhulka ma jirto cid gaar u leh

  • @yuusufcabdiraman4808
    @yuusufcabdiraman4808 Před 2 lety

    Illahw muslinka qalbiyadooda isusoojeedi
    ducfigana nagaqaad

  • @axmedgaraad8413
    @axmedgaraad8413 Před 2 lety

    weli gumeysigi dhakadu kasaran yahay islamka inta badan

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan7484 Před 2 lety +2

    Sheekh maxamed binu wahaab ayuu ahaa ninkii fadwooday in cismaaniyiinta laga hor yimaado oo ay gaalo yihiin boqortooyada sucuudigana sidaasi lagu aasaso reer aala sheekh iyo reer aala sucuud na sidaasi ayay ku shuraakobeen ilaa maantana u jiraan maxaad taariikhda been u sheegaysa

  • @axmedgaraad8413
    @axmedgaraad8413 Před 2 lety

    weliba turkigi dadka qarkiis cadaw u arkaa nasib daro

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Před 10 měsíci

    KKKKKKKKKKK DAAROOD WAXAY KAGA DHEGTAY MIDNIMO HAWIYE WAA CAWAAN UU DAAROOD ISKA LEEYAHAY WALAAHI MA DHICI DOONTO WAX MIDNIMO AH WAAYO ANIGA OO ISAAQ AH AYAA BADA KU DARAY WAXAA BALAN AH IN AY TEYDA NOQOTO

  • @elmanmohamed118
    @elmanmohamed118 Před 2 lety +1

    Wahabi Aya tahy San qiyasayo taarikhda kuso dar maxamed bin wahaab inu so bilabay dagalkan Ka dhanka ah cusmaniyinta

  • @sadamadar8770
    @sadamadar8770 Před 2 lety

    Abdirahman omar taariikhda iska sax gaaladii ingiriiska cida ay u isticmaaleen inay islanka isku jabiyaan waxay ahaayeen maxamed cabdiwahaab & reer aala-sucuud & hanfari magacii uu nabigu(scw) kugu ku ogaa oo ahaa ardul-xijaasna waa la badalay waxaana loo bixiyay KSA kingdom of suadi arabia

  • @mohamudabdulkadirali1691

    Keep going