Dal Afrikaan Ah Laakiin Kuyaalo Waqooyiga Ameerika ?! Waxay Caabudaan Xayle Salaase .

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 18. 01. 2023
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Komentáře • 415

  • @AmeliaJION
    @AmeliaJION Před rokem +363

    يا شعب صوماليون أنتم شعب طيبون صلو على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم 💛💛🌍🇸🇾💜🇸🇴

  • @calinuur1218
    @calinuur1218 Před rokem +15

    Soomaali cumar ishaar ustaad adiga nagu matala aduunka nin diin iyo dhaqan Qadiyad leh aya thy wana ku faaana Legend👏👏👏

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader Před rokem +35

    Waa habeen jimce aan badino saliga nabiga scw ❤️

  • @abdifatahziizii7866
    @abdifatahziizii7866 Před rokem +16

    Alle oo kaliyaa ayaa jira jiri donana wixii ka soo haraa waa dhimanayaan😢 allaw diintaada nagu dil 🤲

  • @aminfatiha8506
    @aminfatiha8506 Před rokem +29

    Kusali Xapiipka Muxamed Scw ❤️🤲

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 Před rokem +27

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱..

  • @usaame.1m384
    @usaame.1m384 Před rokem +20

    Soomalia Cumar inshaar. 😂 Aad iyo Aad Waa Sax macalin.❤️

  • @sudeysbk
    @sudeysbk Před rokem +40

    Nabiga halagu saliyo.... scw ❤️🖐

  • @abdiahmedabdismane9962
    @abdiahmedabdismane9962 Před rokem +15

    XAQIIQ: cumarow macalin wax 3 bil kabadan waan ku jiray kanaalkan halkan waxaan ka faa'iiday waxyaalo maadi iyo diini ah dheerigalin iyo codka macaan aad quraanka ku akhrinayso Insha 10000 talaabo hore usoco dhalinyaro badan baad indhaha ofurtay oo si bilaasha wax ku bartay waan kusaalamay dhamaan adiyo inta ku xiran kanaalka ogaansho 🤚🤚

  • @suldancukaash6529
    @suldancukaash6529 Před rokem +4

    Somalia 🇸🇴 cumar ishaar

  • @Zaki_Bin_Xaaji
    @Zaki_Bin_Xaaji Před rokem +12

    Caawa waa jimco wall kusali nabiga ( scw )

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u848 Před rokem +4

    Ogaansho , CZcams qofka aan ugu jeclahay Alle haku barakeeyo. ❤️

  • @aishahazzen9564
    @aishahazzen9564 Před rokem +35

    Macalin waxaad ku jirtaa macalimiinta ugu fiican ee nolosheyda badaley kaliya lama socdo muuqaaladaada xitaa hadalkaaga waxaan u isticmaalaa ardeyda aan isku classka nahay ma aqaano sababta ay isku badaleen ee kaliya hadalkaygii ayuunbaa miisaan sii yeeshay xitaa hadalo badan ma ahan kuwaaga oo kaliya xitaa aayadahaad ku soo darto muuqaaladaada mawduucyo badan ayaan u isticmaalaa markaan soo jeedinayo iska daa in aan daawadee xitaa familykayga lama dhaafo in ay daawadaan muuqaaladan miisaanka leh waana videogii iigu saameyta badnaana wuxuu ahaa "umad baqeyso" 1AM ayaan muraayada isku daawadaa dhiiranaantaan ka qaadey awgeed

    • @qaranyuusufcaliburmad8696
      @qaranyuusufcaliburmad8696 Před rokem +2

      Adigu adiga ayaad tahay !! Ka qaaddo wixii aqoon ah ama wacyi ah balse hadalkaaga iyo hab fikirkaaga kq dhig kaaga ! Ha u guurin naftaada codkiisa.
      Waan ogahay inaad sidiisa u hadasho hadda!

  • @xildhibaanismadhibe3731
    @xildhibaanismadhibe3731 Před rokem +2

    Macluumaad cajiiba, thanks ✅

  • @mohamedadan7815
    @mohamedadan7815 Před rokem +8

    Somalia 🇸🇴 caan Omar inshar 😂😂 اسطوره والله أخي الكريم 😂

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Před rokem

      Soomaaliya ✔ (Afsoomaali)
      Cumar ✔ (Afsoomaali)
      Qeeybta kalena Afsoomaaliyeey

  • @MohamedIbrahim-vs2wf
    @MohamedIbrahim-vs2wf Před rokem +33

    Somalia cumar inshaar 😅😅😅😅 walahi waad ig qoslisay
    Insha allah waa tahayba 🙏🙏👍👍👍

  • @Samiir703
    @Samiir703 Před rokem +8

    Ogaansho wllkey waa youtuber ka kaliya een udhaga nugulahay dhagaysi giisa keep going

  • @shariifnahari5922
    @shariifnahari5922 Před rokem +36

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم

  • @abdiraxman5287
    @abdiraxman5287 Před rokem +3

    the best chanal ever ustad omar caawa waa jumco kariim dadka ku xiran kanaalkan ogaansho ayaan idin leeyahay

  • @farhandaada4649
    @farhandaada4649 Před rokem +2

    M.a ustaad Allaha ku barakeeyo

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla Před rokem +10

    Next Bahamas iyo haiti kasoo hadal 🇧🇸🇭🇹👏

  • @Daud612
    @Daud612 Před rokem +6

    Hadal Afkaga ka soo baxa waxaa ugu qeyr badan saliga nabiga ﷺ

  • @nimanali2107
    @nimanali2107 Před rokem +5

    لا إله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @mohamedshiikha
    @mohamedshiikha Před rokem +1

    Maasha allaah, wax badan ayaa ka faaiiday.
    Waa jeclaan lahaa ina nooso badiso mawduucyada juqraafiga iyo kala duwanaanta bani aadamka.
    Mahadsanid ustaad.

  • @user-mo7hn6gn9f
    @user-mo7hn6gn9f Před rokem +2

    Somaaliya cumar inshar waa u qalantaa wllhi 👍🇸🇴❤❤❤❤

  • @zakaria_abdi
    @zakaria_abdi Před rokem

    M.a somalia ustaad cumar inshar

  • @canabcabdirashiid9986
    @canabcabdirashiid9986 Před rokem +1

    جزاك الله خير

  • @itbeherposslady3503
    @itbeherposslady3503 Před rokem +26

    Tnx ustaad omar inshar❤ for the Geogrephical theory 🔥

    • @MajidApdalla
      @MajidApdalla Před rokem +1

      Af-somaliga ku hadal hadi kale aamus🤦🏽‍♂️

  • @aishahazzen9564
    @aishahazzen9564 Před rokem +15

    Waxay diyaar u yihiin 741k oo qof in aad u noqoto macalinkooda inshallah waana tahay waxaad tahay macalin dhif iyo naadir ku ah aduunka sidoo kle waxaad tahy dadkii la waayey ee 741k oo qof ay heleen MalaaYiiNa iska indho tireeN xaqiiqDa jiRta MaaNTa🥲💯

  • @abdirahmaanmuztafe1949
    @abdirahmaanmuztafe1949 Před rokem +2

    Ogaansho thanks professor

  • @Tiny_teachings
    @Tiny_teachings Před rokem

    mahadsanid cumar inshar

  • @sakariyefilfil6578
    @sakariyefilfil6578 Před rokem

    Wall Omar mahadsanid

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 Před rokem

    Mahadsanid wll omer

  • @abdidahir9365
    @abdidahir9365 Před rokem

    Mahadsanid ❤️

  • @sadaqabdi1537
    @sadaqabdi1537 Před rokem +1

    Ustaad waad mahadsantahay barnaajidka bugaagta inoo soo badi

  • @mahamedzadiik1948
    @mahamedzadiik1948 Před rokem

    ustaad thank you bro

  • @faadhigotahliil1371
    @faadhigotahliil1371 Před rokem +1

    Al ustaad omar Noo soo badi tariikh da wadama🇸🇴😍

  • @abdikarimzaed9851
    @abdikarimzaed9851 Před rokem

    Thnkx macalin

  • @muhsenali9467
    @muhsenali9467 Před rokem +1

    goldan voice mashaAllh Omar inshar

  • @ahmedabdimohammad7430
    @ahmedabdimohammad7430 Před rokem +86

    Asc ustaad inshaar waxa jiro muqaal quraan dhageysi ah oo bilooyinkan u danbeysay social mediaha haysata ha ubadnate CZcams ciwaanka muqaalkaas waa QURAAN FOR SLEEP channelka magiciisa waa SAARA ALI
    Sababta aan kugu so badhigay waa in lagu sheegay quraan kaas dhegisiga in wax dheeri ah la socdo uusan qura aan kaliya ahayn channelada u badan e fahfahinaya waa carab marka waxaa ka codsaneyna ustaad inaad no turjunto oo wixii xaqiiq ka jiro ah no iftimiso
    HADDI AAD QORMADAAN ARAGTO CODSIGA NO TIXGELI USTAAD MAHADSANID

  • @ayaansh.yusufawxaashi6197

    M.a wlle cumar alle Haku sharfo aduun iyo aakhiraba wax badan ayaan kaa Fiidaa thank you so much

  • @Africa-china367trh
    @Africa-china367trh Před rokem +3

    Waa muuqaal aad u cajiib ah waan ka helay,
    Omar abaalkaaga ma gudi karo intaan kaa faaiiday

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Před rokem +2

    Alle mahadii weye sodaa warka wll horey na u soco omar inshaar hayle salase mokanan king of the afrika & poltical leder khatara buu ahaa wll gaal weyn o muj rima na wuu ahaa wll nabad galyo

  • @shuwayxiahmed2528
    @shuwayxiahmed2528 Před rokem

    Good point 🔥👋🏻

  • @bareomar4050
    @bareomar4050 Před rokem +1

    Manshaallah walal wax badan baan Ka faidey

  • @sevdaomer4666
    @sevdaomer4666 Před rokem +5

    Please Dominica 🇩🇲 ka soo hadal omar Inshaar waaan jecalahay chanalkaaaga like kulama dhaafo🥺❤

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Před rokem +4

    Yaah o Jamaica 🇯🇲 aya 3million waxan waxan modayay inow wadan weyn ayan umalehayay walahi master inshar tusalahaga wa 😀 ogansho

  • @gaarsiiye_44
    @gaarsiiye_44 Před rokem +9

    Ku Salli Nabi Muxamed N.N.K.H SCW❤🥰

  • @OmarOmar-yu4mq
    @OmarOmar-yu4mq Před rokem

    Ustaad Omar Inshaar kaftan ayaad utiri Somalia waxaa ugu caansan waa Omar Inshaar laakiin ogow waad istaahishaa waana tahay

  • @salamnalcawdh3574
    @salamnalcawdh3574 Před rokem +1

    صلو علي من بكي شوقا لرئيتكم 💖

  • @sabrinkaariiste7609
    @sabrinkaariiste7609 Před rokem

    Keep going pro

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 Před rokem

    Maasha allah.qabar raadiskaaga dhalin yarada dhan wey fiicneeyed in ku daysadaan intay soo gudbi lahaayeen maalayacniga maasha allah

  • @haddigaafane1780
    @haddigaafane1780 Před rokem

    Somalia omer inshar
    Go ahead bro

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt Před rokem

    Keep going

  • @abdirahmanadamsiad442
    @abdirahmanadamsiad442 Před rokem +2

    Nin aan ku faano Cumar inshaar

  • @nabilalhabshi1407
    @nabilalhabshi1407 Před rokem

    Great sxp Omar inshar

  • @samataraxmed3318
    @samataraxmed3318 Před rokem +1

    Wa ku mahad santahay bro

  • @abdialasow4881
    @abdialasow4881 Před rokem

    Masha allah sxb

  • @salamnalcawdh3574
    @salamnalcawdh3574 Před rokem +1

    سبحان الله وبحمده
    سبحان الله العظيم 🌻

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane Před rokem +5

    0:43 naarta allaha ku fugeeyo, ilaahay waxaan ka baryaynaa si aanu fircoon u cadaabin inuu u cadaabo heyle salaase

  • @quenisquen7184
    @quenisquen7184 Před rokem +1

    Waxas LA igadarane qofkii diintisa katago. Asy dhibysaa lkn wll wad mahadsanthy. Hamigaga ilhey hakuu rumeeyo🥰🥰🥰🥰

  • @husseinali9326
    @husseinali9326 Před rokem

    Cumar inshar alle haku xafido zxb waxaa tahay CZcams dadka somaliyed ku qaali ah gaar ahan aniga oo ah qof Somali ah

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 Před rokem +5

    Waad na Namataasha wlo insha allah wakhti dhow 😊

  • @cumarcabdisalan4223
    @cumarcabdisalan4223 Před rokem +3

    Anaa ugu horeeyo maanta pin 📌📌

  • @abdurhmanmohamedali687
    @abdurhmanmohamedali687 Před rokem +1

    Guleso prother ❤️✊️

  • @Edbashir
    @Edbashir Před rokem +4

    Haiti iyo Dominican republic barnaamij inooga soo diyaari ustaad

  • @mohamedrooble
    @mohamedrooble Před 4 dny

    صلو على النبي

  • @maxaadwardi
    @maxaadwardi Před rokem +1

    Omar just now
    Me
    Just vew
    Mashllah my teacher omar ❤️❤️🥰

  • @kismamedia6719
    @kismamedia6719 Před rokem +1

    Ones day you will represent us

  • @Walal-MokhtaR
    @Walal-MokhtaR Před rokem +1

    Ku saliya rasuuLkena Mohamed S.c.w❤️❤️

  • @Saciid-axmed
    @Saciid-axmed Před rokem +4

    Omar inshar walaal 2019 kii ilaa maanta ayaan comments kugu soo qorayay wadanak hayti nooga soo waran

  • @cabdiraxmaanidirismaxamed684

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد

  • @mohajama8032
    @mohajama8032 Před rokem

    Mazhlh 💞

  • @casharissaq8184
    @casharissaq8184 Před rokem +2

    Walal waku salamay

  • @munamohamed6215
    @munamohamed6215 Před rokem +1

    Jamaican Black caster oil...
    Ayaan ku aqaanaa wadankaan,
    Marki iigu horeysay an raadiyo wadankan Saliidoodaas ayan ku arkay Calankooda..
    Illhy Diinteena Macaan haku hanuuniyo oo Dariiqa toosan ha Raacsiiyo.

  • @biyamundo9459
    @biyamundo9459 Před rokem

    صل الله عليه وسلم

  • @TATIMOTIVATIONAL
    @TATIMOTIVATIONAL Před rokem +4

    Wllhi pro casharkaas waa soo qaatey cristofer waxaa uu kasoo jeedey Portugal waana la iii soo qorey casharkiisa school ayaan kusoo qaatey waliba fasalka 10 aad ayaan ku qaatey

  • @jawdesigns2534
    @jawdesigns2534 Před rokem

    Yess somalia cumar inshaaaaar
    Caaanbaaa noo tahay sxb
    Yaaa cumar anaka kugu faaàana

  • @shukraanbintuahmed704
    @shukraanbintuahmed704 Před rokem +1

    Omarow ciirna waa taqaan miyaa masha allah

  • @craxmaannuur5366
    @craxmaannuur5366 Před rokem

    صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 Před rokem +6

    Omar sxb markan yar yarayn ayaan dhalinyarada is oran jirnay Feer Jamaican baa kugu dhufunayaa 😂😅

  • @siciidomaxamud7282
    @siciidomaxamud7282 Před rokem +2

    Ogaaaansho💜💜cumar🤴🤴🤴🤴🤴🥰

  • @husseinali9326
    @husseinali9326 Před rokem

    Waxaad ogaata runtii cumar insharow 1000 qof oo CZcams ah Kuna hadla afsomali adiga oo Kali ah in'aad ka qiimo badan tahay

  • @XasanKaafi-xp4sd
    @XasanKaafi-xp4sd Před 7 měsíci

    Allh is one

  • @sihaamsalebanmohamed95

    Omer inshaar oo caalamka baraya somalia , mo farah ba ka horeeyey

  • @MOHAMEDHASSAN-ui6fc
    @MOHAMEDHASSAN-ui6fc Před rokem +2

    Nabi Mahamed scw

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Před rokem

      Muxammad Xassan
      Maxamad

  • @husseinali9326
    @husseinali9326 Před rokem

    Habeenka maalinba
    Ku gudban
    Haweenkana ragba
    Ku gudban
    Beentana runbaa
    Ku gudban
    Doqonkana fariidka
    Ku gudban
    Cumarow adiguna
    1000 qofoo CZcams ah
    Doqmo ah adiga ayaa
    Ku gudban......alle haku xafido zxb

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 Před rokem +3

    asc afrikaanta dhamaantood wali dawlad caqiidada kasaxda maysan soomarin oo islaami ah xeetaa kuwa muslimiinta ah inbadan waxay isku khaldaan ilaahay & adoomadiisa xeetaa somaliya intooda badan waxay caabudaan awliyada ilaahayna way caabudaan see ucaabudaan adoomadiisa way baryaan iyagoo dhaha awoowe hebalaw waxa iisahal waxa iiqabo waxa sooceli awliya alaay iigargaar waxyaabo hoogbadan ayay wali lasootaaganyihiin waxana dadka kuqaribay meeshaas kuwo khayaamaya oo cuno bas ah diinta kuraadsada & sab oo u akhriyay wax diinta islaamka kafog oo aan shuqul kulahayn ayagoo dadka kucabsi galiya awliyo baanahay sikale baan idiin badalayna oo waxbaa idinku dhici camal ookale ama waxbaan sahli karnaa ku dhihi marka ilaahay ha hanuuniyo qof kaste oo dunida kunool islaamna haka dhigo oo caqiido saxan

  • @updymaxamed
    @updymaxamed Před rokem

    Aad iyo aad

  • @alimekal2705
    @alimekal2705 Před rokem

    M
    A
    Ustad

  • @apdimaajidmoh9325
    @apdimaajidmoh9325 Před rokem +21

    إتقي الله حيث ما كنتم

  • @Cabdalla55
    @Cabdalla55 Před rokem +1

    Saaxiib majrtaa somaali la'adoonsaday oo wadan kale looqafaashay sida wadanka hada kasheekeynaysay kadibna halkaas kutarmeen iiga soojawaab mahdsanid

  • @maryamjaamac5395
    @maryamjaamac5395 Před rokem

    Aniga hataa walaal waan jeclahay juquraafiga iyo taariikhda

  • @samiir8673
    @samiir8673 Před rokem +1

    Waxaad naceb tahay Itoobiya lkin Itoobiya weyii guulaysane waliba africa oo dhan xabashi niimo ayaa lagu maa muulaa
    Insha allah waadna atki doonta

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool Před rokem +1

    Afka Jamaican-ka Waxaa La Yiraahdaa(Creole) Iyaga Dalka Sierre Lione & Qayb Kamid Liberia Ayaa Looga Hadlaa Waa Eglish Fasaqmay.

  • @claahimaxamad.claahi.afgoo1080

    Cumar inshar Aa Somaliya

  • @MuzamilMuqtaar-u4l
    @MuzamilMuqtaar-u4l Před 12 dny

    Subxanalah subxanalah subxanalah

  • @BLACKFOLKS5
    @BLACKFOLKS5 Před rokem +2

    Bob marley - babylon system
    Get up stand up stand up 4 ur Right
    Zimbabwe
    Heesaha afrikaanimada

  • @cabdicaziiziizka9329
    @cabdicaziiziizka9329 Před rokem +1

    Scw

  • @kingshaziimofficial3475
    @kingshaziimofficial3475 Před rokem +1

    Legen omar inshaar♥️