20 Xaqiiqo oo ku saabsan Dalka Mareykanka | Dhulkii cuntada laga jeclaa

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • 20 Xaqiiqo oo ku saabsan Dalka Mareykanka | Dhulkii cunada laga jeclaa#usa
    Waa tanaxaheenii aan kusoo qaadan jirnay xaqiiqooyin kala duwan ,markaana waxaan dhowr xaqiiqo ka xusi doonaa dalka ugu dhaqaalaha badan dunida ee USA,
    Hadii aad nagu cusub tahay fadlan nagu soo biir oo channel-ka Subscribe noo saar mahadsanid,
    LIKE&SHARE
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Komentáře • 120

  • @abdifatahbaaz7427
    @abdifatahbaaz7427 Před 2 měsíci +15

    Next great somalia 🇸🇴 🙌 👏

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 Před 3 měsíci +10

    ❤Ustaad Tanad Philosopher Cabqari Tacliiqiye Macalin Wax Badan Laga Fa.iiday❤

  • @Hayruf
    @Hayruf Před 2 měsíci +2

    Golden voice ✨️ 💛 TanaaD ❤❤

  • @user-ns7df1zk5k
    @user-ns7df1zk5k Před 3 měsíci +10

    King of geography many thanks Mr

  • @user-og3to4wd6e
    @user-og3to4wd6e Před 3 měsíci +4

    Please next greater somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏

  • @ugbaadmohamad189
    @ugbaadmohamad189 Před 3 měsíci +2

    Tnks ustaad ilahey hakusharfo ❤❤❤

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 Před 3 měsíci +3

    Mahadsanid Ustaad

  • @Abdisalaam-xk1rd
    @Abdisalaam-xk1rd Před 3 měsíci +5

    west sahara

  • @walalmaapoi9867
    @walalmaapoi9867 Před 3 měsíci +10

    Mashallah sxboow isbuucwalba 4jeer ama 5jeer video noo soo geli plss

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 Před 3 měsíci +5

    MAHADSANID USTAAD TANAAD ❤

  • @sharmakehassan5104
    @sharmakehassan5104 Před 3 měsíci +2

    God bless our country 🇺🇸

    • @User48696
      @User48696 Před 3 měsíci +2

      Dad aan ku aqoon isku dhaji waa nasiib xumo🤡

    • @MohamedAhmedSheikhQasim
      @MohamedAhmedSheikhQasim Před 2 měsíci +1

      War wadankaaga waa somali

    • @APDUL7HI
      @APDUL7HI Před 18 dny

      @@User48696wuuba jooga maxa aqoon ah

    • @sharmakehassan5104
      @sharmakehassan5104 Před 18 dny

      @@User48696 Ina ka xuntahay wa macquul sxbow half Somali aan ahay till wadanka noo Kala kacaayo

  • @faysalxuseen1610
    @faysalxuseen1610 Před 2 měsíci +1

    Masha allh waxaatahay qofka kaliya aan wax ka faideysano

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus Před 3 měsíci +1

    Ustaad mahadsanid

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 Před 3 měsíci +1

    Mahadsanid father off the geography.

  • @cabdixaafidabshir695
    @cabdixaafidabshir695 Před 3 měsíci +1

    Mahadsanid ustaad

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta Před 3 měsíci +1

    Thankz for sharing Us Ustaad

  • @muhannadmohammedhassan6706
    @muhannadmohammedhassan6706 Před 3 měsíci

    Hor-dhac:Waa taxanaheenii o aan kutashiili jirnay tilmaamaha taariikheed.mahadsanid ustaad😁🤚🏻

  • @MOHAMETDARWIN
    @MOHAMETDARWIN Před 3 měsíci +2

    Thanks

  • @kadiyekadiye9531
    @kadiyekadiye9531 Před 3 měsíci +1

    Mahadsanid ❤️

  • @hanadali5028
    @hanadali5028 Před 3 měsíci +2

    Waan ku taageeraa my bro

  • @FadedTer-sc7sb
    @FadedTer-sc7sb Před měsícem

    Macalin tanaad

  • @YahyeAbdi-ji6fc
    @YahyeAbdi-ji6fc Před 3 měsíci +1

    Thanks bro

  • @Aidarus-Abdullahi
    @Aidarus-Abdullahi Před 3 měsíci

    Mansha allah runtii wax badan ayaan ka fahamay muqaalkaan Ustaad waxaan kaa cod sanayaa in aad dib u bilowdid barnaamijkii sadex magaalo waliba waxaan jeclaan lahaa in aad xog nooga soo diyaariso barnaamij magaalooyinka turkey gaar ahaan Konya iyo Trabzon

  • @AbdiNurabdulhi
    @AbdiNurabdulhi Před 2 měsíci +1

    Subaxanlaah 😂

  • @burhaanhashi353
    @burhaanhashi353 Před 3 měsíci +1

    King of Geography
    Waxaan Rabaa in 51 state ee usa kasoo hadal malinba mid waxaan hubaa inaad adna channelkaagu kori dad badan aad u faaideyn waa xaqiiq iney dad badani u bahan yihiin

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Před 3 měsíci

    Father of the geography Mr Tanaad

  • @Nuceyma
    @Nuceyma Před 3 měsíci +2

    Sudan 🇸🇩 kusoo xiji

  • @abdirizakomar3073
    @abdirizakomar3073 Před 3 měsíci

    M.a maalmahaan dadaal kaa muuqdo macalin❤❤🎉

  • @ninja____14
    @ninja____14 Před 3 měsíci +1

    Next France🙏

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 Před 3 měsíci

    Tanaad best channel 🎉

  • @hanadali5028
    @hanadali5028 Před 3 měsíci +1

    The legend salaaman

  • @cabdulahicadaan4538
    @cabdulahicadaan4538 Před 3 měsíci +1

    Legend

  • @CabdibaqiYare
    @CabdibaqiYare Před 3 měsíci +3

    Western Sahara 🇪🇭 kuso xiji❤

  • @AQOONTAGUUD-de2hv
    @AQOONTAGUUD-de2hv Před 2 měsíci +1

    ❤❤❤

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan Před 3 měsíci

    Madaxweynahasi Legend Ayu ahaa Mantadu Isago Curyan Ah Xil hayay

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 Před 3 měsíci +1

    ❤❤Tanaad Channel❤❤

  • @MUUSE967
    @MUUSE967 Před 3 měsíci

    Ustad asc
    Channel mudo in ka badan 7 sano ku xiratay
    Waxyabo badan ayaan kaafaido
    Ustad dib ugu soo celi music uu canka ku aha Chanel
    Mahadsanid ustad

  • @SamiirMohamed-ef6pt
    @SamiirMohamed-ef6pt Před 3 měsíci +1

    Asc wllka, waxaan ahay video editor kwrn hada ku edit gareeyo oo aan isla shaqeeno iga soo jawab waxaana rajenaa Ina iga aqbali doontid insha Allah ❤️💯

  • @AbdifitaahFarhaan
    @AbdifitaahFarhaan Před 2 měsíci

    Tnks mate

  • @user-zk8bs1hn2m
    @user-zk8bs1hn2m Před 3 měsíci

    Kyrgstan ja soo hadal

  • @Alfaatix.media1
    @Alfaatix.media1 Před 2 měsíci +1

    Walaal yuuti yuub kee naan ku soo biir 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @zuhaybrealgoat6689
    @zuhaybrealgoat6689 Před 3 měsíci

    Maalin uun waan tagi America 🇺🇸 🤲🥹 insha Allah waxa taala nolow ta ugu saraysa aduunka wlhi

    • @king_maxko
      @king_maxko Před 3 měsíci

      waa beentaa

    • @zuhaybrealgoat6689
      @zuhaybrealgoat6689 Před 2 měsíci

      @@king_maxko icunaa maxaa tiri???

    • @APDUL7HI
      @APDUL7HI Před 18 dny

      Makuu soo dacwooda😂

    • @zuhaybrealgoat6689
      @zuhaybrealgoat6689 Před 16 dny

      @@APDUL7HI waar africadada digirta iskaga cun waxba nin America joga ha iska dhigine cabdow 😂😂 waan is fahmaynaaye

  • @halaneofficial4001
    @halaneofficial4001 Před 3 měsíci

    Iceland kasoo hadal sxb Xogtii ugu dambesay ee uga hadashay ma faah faah saneen Thanks Masuul

  • @Keam__05
    @Keam__05 Před 3 měsíci

    Sxp dalka mangolia

  • @OmarOmar-yu4mq
    @OmarOmar-yu4mq Před 3 měsíci

    Thanks ingineere

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M Před 3 měsíci +3

    My dream country 🇺🇸✨

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Před 3 měsíci

    Mahad sanid macalin horey u soco dolden voic magacaa hajiro good techer bye bye

  • @AbdifataahMohamet-pl2vs
    @AbdifataahMohamet-pl2vs Před 2 měsíci

    45% isagaan qamandida aduunka laga isticmaalo

  • @AdanWon
    @AdanWon Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-og3to4wd6e
    @user-og3to4wd6e Před 3 měsíci

    Plz nest somalia

  • @user-jq7xb1ec2n
    @user-jq7xb1ec2n Před 3 měsíci

    Next seberia

  • @saciidisco9516
    @saciidisco9516 Před 3 měsíci

    Thanks brother 🫶

  • @Abdanyu
    @Abdanyu Před 3 měsíci

    Maraykanka caadi maaha!
    Surwaalka waa Trouser iyagana Pants bey dhahaan.
    Football kana Soccer 😂

  • @mohamattaadam
    @mohamattaadam Před 3 měsíci

    In.mar unwantagi❤

  • @XabiiboXabiibo-up6vx
    @XabiiboXabiibo-up6vx Před 3 měsíci

    Ma Italy 🇮🇹 miyee dadkeeda ka cunis padan yihiin bizaha kulaapo midaas mudane

  • @MrSantamaria05
    @MrSantamaria05 Před 3 měsíci

    Mhdsanid ugaas

  • @djmaamis3167
    @djmaamis3167 Před 3 měsíci +1

    Maanta ayaa iigu horraysa in aan ogaado in maraykanka aan lahayn luuqad rasmi ah/ official language
    Mahadsanid ❤🎉

  • @user-in1pb8ey9p
    @user-in1pb8ey9p Před 3 měsíci

    Dalka ruuuuushka kuso xeji please

  • @bashiirFarax
    @bashiirFarax Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤

  • @xamseaadam1954
    @xamseaadam1954 Před 3 měsíci

    Dagalki marykanka iyo Somalia maso xsusta alaa maxan dgal nacsiinyn

  • @hafsaabdinasir841
    @hafsaabdinasir841 Před 2 měsíci

    My dream country 🇺🇸 allow i nabad gee🤲

  • @hasanjamal257
    @hasanjamal257 Před 3 měsíci

    4 jeer Lama dooran Ee 3 jeer Baa La Doortay Lkn Duruufta Dagaalkii Labad Dartiis Baa lòo doortay

    • @Tanaad
      @Tanaad  Před 3 měsíci +1

      Muddu xileedkiisii afaraad asigoo ku jira ayuu dhintay 12 April 1945

  • @abdurrahimabdallahasan5011
    @abdurrahimabdallahasan5011 Před 3 měsíci

    madanid hocam

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 Před 3 měsíci

    Dhul dabiici ah oo qurxoon ayay leeyihiin iyaga io canada

    • @APDUL7HI
      @APDUL7HI Před 18 dny

      Inta bdn mareykanku wuu bed weyn yhy nooc walba ok dhulka ayad ka heleysa cagar baraf dhul qalalan buuraley

  • @AbdirahmanI1
    @AbdirahmanI1 Před 3 měsíci

    ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @Mohommt
    @Mohommt Před 2 měsíci

    Next somaliland ❤❤❤

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 Před 3 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xman_edit
    @xman_edit Před 3 měsíci

    Sxb Libya kasoo Hadal hadaa Comment gayga aragto❤

  • @shaaciyecadawe4810
    @shaaciyecadawe4810 Před 3 měsíci

    3 jeer ayaa la doorte

  • @ogoow1
    @ogoow1 Před 3 měsíci

    👇

  • @CabdiQani-iz7hl
    @CabdiQani-iz7hl Před 3 měsíci

    Maya zxp diyaaradii ugu horaysay waxa sameeyay saynisyahan muslina gaaladuun ha xusine waxaana la idhaahada ninka magiciisa Abas ibn firnas

    • @geeseyinamaclin881
      @geeseyinamaclin881 Před 3 měsíci

      Sxb diyaarad matoor ku shaqeyso lagu dhahay, dee abas ibn firnas wuxu sameestay baalo deedna meel sare iska soo tuuri

    • @user-zk8bs1hn2m
      @user-zk8bs1hn2m Před 3 měsíci

      Haa ibnu nafois waaye laakiin asi wamuxuu soo hindisey fikrad iyo iskudey inoo duuli laakiin cidii diyaarad rasmi ah oo laraacikaro sameysey waa 2

  • @Abucadnaan
    @Abucadnaan Před 3 měsíci

    Malcuunkan ka qaad mesha trump ujedaa wax kale le saar thumbnail ka ula jedaa

    • @XidigaMarko
      @XidigaMarko Před 3 měsíci

      Trump sow dalkisa lagama hadlayo maxa adiga ka galay ? Average zoomali iyo qiyaaliga uu ku nolyahay cajiib

    • @Abucadnaan
      @Abucadnaan Před 2 měsíci

      @@XidigaMarko Wadanka ma trump oo kaliya leh misa Wadanka iyo trump iskumid ah ?

  • @maan8746
    @maan8746 Před 3 měsíci

    EReyga "haro" ee soo laalaabto maxa laga wadaa

    • @Abucadnaan
      @Abucadnaan Před 3 měsíci +1

      Mela biya fadhi ah

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 Před 3 měsíci +1

      Biyo bdn o fadhiyo o an ahen wabi iyo bad

    • @maan8746
      @maan8746 Před 3 měsíci +1

      Ok waa fahmay micnaha "haro" lkn af ingiriiskiisa in laiisheego rabay

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 Před 3 měsíci

      ​@@maan8746English wxa lugu dhaha Lake. Haro=Lake

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 Před 3 měsíci

      ​@@maan8746stagnant water

  • @MUUQAL251
    @MUUQAL251 Před 3 měsíci

    Been hasheegin taliye louxunberk soo uguma GDB BADNO

    • @abdilahiahmed5278
      @abdilahiahmed5278 Před 3 měsíci

      May maraykan ka gdp badan iskuma dhawo

    • @XidigaMarko
      @XidigaMarko Před 3 měsíci

      Kala baro micnaha gdb iyo gdb per capita kan luxemburg wa per caipta ama shaqsi shaqsi inta kuso adeysa ee lacag ah kan mareykankana wa gdb-ga guud ee dalka

    • @MohamedAhmedSheikhQasim
      @MohamedAhmedSheikhQasim Před 2 měsíci +1

      Waryaa ustaadka saas ha ula hadlin

  • @Yousuf_Hassan
    @Yousuf_Hassan Před 3 měsíci

    SOMALILAND KASOO HADAL WAAYO WAA DAD SOOMALI AH

    • @xaajigaXaajiga
      @xaajigaXaajiga Před 3 měsíci +1

      Somaliland ictiraf bay radinayaan 😂😂
      Ee tarikh malaha😂😂 jingad miya laga hadli mise mujrimka muse bahi hamdaraf baan laga hadli

  • @yacineriksen
    @yacineriksen Před 3 měsíci +1

    I will unsuscribe 😢 really

    • @hustlerabdi6773
      @hustlerabdi6773 Před 3 měsíci +2

      You can do he don't need your subscrip

    • @yacineriksen
      @yacineriksen Před 3 měsíci

      @@hustlerabdi6773 because of background music

    • @hustlerabdi6773
      @hustlerabdi6773 Před 3 měsíci +1

      What is wrong with his background and his music

    • @yacineriksen
      @yacineriksen Před 3 měsíci

      @@hustlerabdi6773 czcams.com/video/YjsPP97ItSA/video.htmlsi=PfR5USOdq29jHjUS

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 Před 3 měsíci +1

      ​@@yacineriksen
      اول غير اسمك بعدين باتفهم

  • @user-og3to4wd6e
    @user-og3to4wd6e Před 3 měsíci +1

    Please next greater somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏

  • @AQOONTAGUUD-de2hv
    @AQOONTAGUUD-de2hv Před 2 měsíci +1

    ❤❤❤

  • @user-og3to4wd6e
    @user-og3to4wd6e Před 3 měsíci

    Please next greater somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏

  • @user-og3to4wd6e
    @user-og3to4wd6e Před 3 měsíci

    Please next greater somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏

  • @user-og3to4wd6e
    @user-og3to4wd6e Před 3 měsíci

    Please next greater somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏

  • @user-og3to4wd6e
    @user-og3to4wd6e Před 3 měsíci

    Please next greater somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏

  • @user-og3to4wd6e
    @user-og3to4wd6e Před 3 měsíci

    Please next greater somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏

  • @user-og3to4wd6e
    @user-og3to4wd6e Před 3 měsíci

    Please next greater somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏

  • @user-og3to4wd6e
    @user-og3to4wd6e Před 3 měsíci

    Please next greater somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏

  • @user-og3to4wd6e
    @user-og3to4wd6e Před 3 měsíci

    Please next greater somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏

  • @AQOONTAGUUD-de2hv
    @AQOONTAGUUD-de2hv Před 2 měsíci +1

    ❤❤❤