Xaqiiqooyin ku saabsan Dalka Slovakia | Garoonka uu tareenka dhexmaro!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Xaqiiqooyin ku saabsan Dalka Slovakia | Garoonka uu tareenka dhexmaro!#europe
    Waa mid kamida muuqaalada aan dalalka caalamka ku soo qaadano,waxaana markaan soo qaadaneenaa dalka Slovakia.
    Hadii aad nagu cusub tahay channel-ka ku soo biir si aan iskula socono mahadsanid.
    SHARE&LIKE.
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Komentáře • 116

  • @AbdalaKalay-wb8ub
    @AbdalaKalay-wb8ub Před 3 měsíci +34

    Illaa iyo goormaad kacararaysaa saliga nebiga scw❤

  • @ashrafshijaaci4565
    @ashrafshijaaci4565 Před 3 měsíci +13

    Inta badan muuqaaladaada lagama xiiso dhaco wxaa jeclahy ina mar 2aad iyo 3aad ku ceshto.
    Tan kle markaa iska dhaafto ina wax soo dhigto runtii youtube aad uma daawado.
    Thanks a lot teacher.❤

  • @Aidarus-Abdullahi
    @Aidarus-Abdullahi Před 3 měsíci +11

    Ustaad wax badan ayaan ka fahamay
    Waxaan kaa cod sanayaa in aad dib u soo celiso barnaamijkii sadex magaalo

    • @bachiirgaraad8138
      @bachiirgaraad8138 Před 3 měsíci

      Wan kugu raac sanahay barnaamijkaas sade magalo wax badan ayaan ka korodhsaday

  • @farxaanibraahim5268
    @farxaanibraahim5268 Před 3 měsíci +8

    aynu kuwada salino nabigayni maxamed scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-kj8ys6fc4c
    @user-kj8ys6fc4c Před 3 měsíci +2

    Mr tanaad wxd Tahay yutuperka somalida uugu horeeya runtii cod fiican iyo barnamij wanaagsan

  • @Alfaatix.media1
    @Alfaatix.media1 Před 3 měsíci +2

    Nagula sali nabigeena muxamed scw ❤❤❤walaal yuuti yuub kee naan ku soo biir 😢😢😢 walaal hanaga gudbinaa adi oo noo soo jawaabin 😢😢😢

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Před 3 měsíci +4

    Father of the geography Mr Tanaad

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 Před 3 měsíci +4

    Ninka kaliya ee youtube u joogo inuu wax noo faaiideeyo , geography ga aan kaa bartay school xataa laguma barto Ustaad mahadsanid.

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta Před 3 měsíci +1

    Thankx For Sharing Us
    Ustaad😎😎😎

  • @abdullahiabdimadoobe7818
    @abdullahiabdimadoobe7818 Před 3 měsíci +3

    First one thanks ustaadow

  • @ahmedsade9314
    @ahmedsade9314 Před 3 měsíci +2

    Thanks ustad 🔥💪

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Před 3 měsíci

    Golden voice techer sodhawaw macalin horey usoco palastina u du cee kheyer alle haku siiyo

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus Před 3 měsíci

    Tnx ustaad

  • @Sacad57Goud
    @Sacad57Goud Před 3 měsíci +3

    Geography ga aan ka bartay xttaa school kama baran.❤

  • @user-bs9do4en8y
    @user-bs9do4en8y Před 3 měsíci +1

    Be real man pro we love you wll ❤

  • @abdixayi8453
    @abdixayi8453 Před 2 měsíci +1

    Waa wadanka ugu cunsurisan yurub. Waxay neceb yihiin islaamka iyo dadka madow waana wadanka kaliya ee baarlamaanku saxexay inaan masjid laga dhisi karin. Waxaana ku nool 30’000 oo muslimiina

  • @AhmedYousuf-ge1hm
    @AhmedYousuf-ge1hm Před 3 měsíci

    Golden voice ❤❤❤❤❤

  • @ahmedyare2199
    @ahmedyare2199 Před 3 měsíci

    Soo badi wll allah haku barakeeyee

  • @abdialpha
    @abdialpha Před 3 měsíci

    Mahadsanid Macalin

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 Před 3 měsíci

    Mahadsanid Ustaad

  • @DaudAbdullahiomarDaaud-ny3xu

    M.a waa mahadsantahay ustaadi ❤🎉

  • @Abdiqanisaleban1
    @Abdiqanisaleban1 Před 3 měsíci +1

    Slovakia 🇸🇰

  • @muhannadmohammedhassan6706
    @muhannadmohammedhassan6706 Před 3 měsíci +2

    Waxan marwalba kuceshceshta kordhacyadii dalalka TANZANIA, HOUNDURA, NORTH KOREA, LAOS mahadsanid wariye sare.

  • @caydaruusjaamac9400
    @caydaruusjaamac9400 Před 3 měsíci

    Wll Oman nooga soo samee barnaamij
    Shukran wll

  • @abdiselamsultan
    @abdiselamsultan Před 3 měsíci

    Legend Come Back👏👏👏👏👏

  • @user-zk8bs1hn2m
    @user-zk8bs1hn2m Před 3 měsíci

    Waw waa wadan qurux badan

  • @user-iz3mg7qe8y
    @user-iz3mg7qe8y Před 3 měsíci +1

    Bro denmark weli kama hayo ustaad❤❤❤❤❤❤

  • @AbdifitaahFarhaan
    @AbdifitaahFarhaan Před 3 měsíci

    Tnks mate👍

  • @user-kj8ys6fc4c
    @user-kj8ys6fc4c Před 3 měsíci

    Waa hadaa awoodo sxb tanaad

  • @cabdixaafidabshir695
    @cabdixaafidabshir695 Před 3 měsíci

    Golden voice

  • @user-kj8ys6fc4c
    @user-kj8ys6fc4c Před 3 měsíci

    Sxb wxn kaa codsanaynaa in aad noo soo galiso taariikhda dagaalkii 1aad iyo kii 2aad dalalkii ka qayb qalay iyo kuwa aan wx dagaala galin

  • @khadarmohamed2530
    @khadarmohamed2530 Před 3 měsíci

    Ustaad wadamada slav-ka io balkans-ka kusoo xigsii I.a

  • @user-om8lr1uf6x
    @user-om8lr1uf6x Před 3 měsíci

    Insha allah one day

  • @abdurrahimabdallahasan5011
    @abdurrahimabdallahasan5011 Před 3 měsíci

    madsanid ustaad

  • @FadedTer-sc7sb
    @FadedTer-sc7sb Před měsícem

    Sxp falastiin kasoo hadal

  • @zenabela1196
    @zenabela1196 Před 3 měsíci +1

    Side lagu tagi karaa hada nahay reer buufis

  • @user-zb5wx4wl1r
    @user-zb5wx4wl1r Před 3 měsíci

    Sxb soo badi tanaad ❤

  • @abdirizakdhoodhe9136
    @abdirizakdhoodhe9136 Před 3 měsíci

    Sxb Mohamed Kanaalka Maxad Uga Tuurtay Music-gii Caanka?
    Xooga Madhax Ayuu Kanaalkuba Noqday😂 Wlhy Waan Astaantii Kanaalka Waad Inaga Tuurtay Lkn Markasta Garabkaga Ahay.

  • @user-jq7xb1ec2n
    @user-jq7xb1ec2n Před 3 měsíci

    Muuqal ka so same dalka Scotland 😢

  • @engabdirahmaan899
    @engabdirahmaan899 Před 3 měsíci

    Thanks

  • @ibnusayid99
    @ibnusayid99 Před 3 měsíci

    thanks pro🤗

  • @cabdiqani9773
    @cabdiqani9773 Před 2 měsíci

    Oo kaalay miyanay kala go in laba dal ee Slovakia 🇸🇰 iyo Slovenia 🇸🇮

  • @maan8746
    @maan8746 Před 3 měsíci

    Somalia maa ka so hadashid wll

  • @ApthirahmanHaipe-uu6ky
    @ApthirahmanHaipe-uu6ky Před 3 měsíci +1

    Barnamijka saddex magaalo

  • @zakiabdi9398
    @zakiabdi9398 Před 3 měsíci

  • @libanhussein3529
    @libanhussein3529 Před 3 měsíci +2

    Asc sxb suuriya iyo ciraaq ama afghanistan sooqabo

    • @nasrudiin3665
      @nasrudiin3665 Před 3 měsíci

      Myee tanzania iyo sudan geel marki lo hesayo dooro iyo eey AA u hese dhibka da ciraq wax nagama jire 😂😂

  • @cawaalemoz
    @cawaalemoz Před 3 měsíci

    Legend 🎉

  • @Hayruf
    @Hayruf Před 3 měsíci

    Apowe waxaaD uu Qalanta 3 million people ❤❤😢😊❤

  • @Akter.khaalid
    @Akter.khaalid Před 3 měsíci

    2years ayuu channel kaga subscribe ii yahay bro hadanay 2years ahaynba❤

  • @mustafeyasiin8789
    @mustafeyasiin8789 Před 3 měsíci

    Slovakia 🇸🇰 Slovenia 🇸🇮

  • @modh1695
    @modh1695 Před 3 měsíci

    Mudo waxaan ku noolaa magalada nitra o casimada britislava u jirta 2 saac

  • @hamseomerbatuun8391
    @hamseomerbatuun8391 Před 3 měsíci

    Aad ayaan kaga faaidaystay geological waxaan aad u bartay wadamo badan oo aanan hore u aqaanin
    Macalin mahadznid

    • @khada917
      @khada917 Před 3 měsíci

      Geology waa cilmiga barashada macdanta ustaadkuna macdanba kama hadlo wuxuu ka hadlay Geography.

  • @nidamudinpro6430
    @nidamudinpro6430 Před 3 měsíci

    Asc wllka adikoo mahsan war bixin IGA sii dalka Bosnia

  • @ClbasidclrashidClbasid-cs5wg

    Bsllgium 🎉

  • @user-wl8bb1rc2o
    @user-wl8bb1rc2o Před 3 měsíci

    Marba haduu yahay Wadan cunsuriya. wa iga bananka

  • @ahmadyusufjimcaale25
    @ahmadyusufjimcaale25 Před 3 měsíci

    Zxp ka soo hadal dalka togo 🇹🇬 waligaa kama Adan hadlin ka soo hadal mahad sanid

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 Před 3 měsíci

    ❤❤Tanaad Channel❤❤

  • @cadaanimaxamed2703
    @cadaanimaxamed2703 Před 3 měsíci

    Wadamada Africa inta Kama Hadashid 2018 Ila Manta 2024 wan kugu Xidhanahay History badan Wan ka Faaiiday African Inoo Xooji

  • @Ahmed_edits_23
    @Ahmed_edits_23 Před 3 měsíci

    🇸🇰 🇸🇮

  • @abdallamohaabdallamoha7259
    @abdallamohaabdallamoha7259 Před 3 měsíci

    Asc macalimow inaa su'aal ku waydiiyaa rabay halkee kaala soo xariiraa

  • @salmaanyarrepro3924
    @salmaanyarrepro3924 Před 3 měsíci

    Big lagend Waa ku wataa Libaax Belgium 🇧🇪 mar labaad ka so faaloo

  • @Dhaxdhigtee
    @Dhaxdhigtee Před 3 měsíci

    Xage jogta mcliin

  • @bashiirFarax
    @bashiirFarax Před 3 měsíci

    ❤❤❤

  • @xidigahaofficial8281
    @xidigahaofficial8281 Před 3 měsíci

    Bratislava ana joogo

  • @abdirizakomar3073
    @abdirizakomar3073 Před 3 měsíci

    Asc ❤

  • @xalwoaadan8276
    @xalwoaadan8276 Před 3 měsíci

    Democratic Republic of Congo 🇨🇩 ♥️ 🇨🇩

  • @Omari-rx3vl5he2p
    @Omari-rx3vl5he2p Před 3 měsíci +1

    Ninka kaliya asbuuci halmar la arko😆😔😔🤣🤣🤣🤣😃😂🤣

  • @abdixayi8453
    @abdixayi8453 Před 3 měsíci

    Slovakia waa wadan cunsuri ah waa runtaa ustaad balse hadana waa wadanka kaliya ee reer yurub lagana diiday in masaajid laga dhiso oo diinta islaamkana way neceb yihiin tirada islaamka ku nooli waa 15.000 dhamaantood waxay ku tukadaan guryahooda wax masaajidana ma laha

  • @Mohamed.Fuaad.9593
    @Mohamed.Fuaad.9593 Před 3 měsíci +2

    1

  • @maan8746
    @maan8746 Před 3 měsíci

    Iskuma nashqulisid furfurasho iyo hordhac ee toos ayaad muuqaalka uguda gashaa marka laga reebo waxyar oo muusico ah kusoco sidaas xitaa muusikada ina dhaafto rabnay

  • @Zarra_osray
    @Zarra_osray Před 3 měsíci

    Fadlan waxan qudhanka ah comments ha la tiro

  • @Mohkh647
    @Mohkh647 Před 3 měsíci

    Hooyada wasssss LGBT fataalyhaw

  • @Dowlo_-2k
    @Dowlo_-2k Před 3 měsíci +13

    Sloviakia LGBTQ+ love 🏳️‍🌈✌️