Galka Baarista: Sababaha hakiyey howlgalladii ka dhanka ahaa Al-Shabaab | VOA Somali

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 05. 2024
  • Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dib u dhacyada soo-wajahay iyo sababaha hakiyey howlgalladii militari ee dowladda Soomaaliya iyo shacabka iskaashanaya ee ka dhanka ahaa maleeshiyada Al-Shabaab.
    Mar walba nagu xirnow
    🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
    🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
    🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
    🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
    🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
    🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
    VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
    Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Komentáře • 73

  • @HuseenBinAli
    @HuseenBinAli Před 2 měsíci +13

    Waa laga guulaysat gaala raacyadii amxaarada dalkeena kusoo hugaamiyay. Dabadhilifyada gaala raacyada waqti yar ayaa uhartay waxay ku danbayn donaa meeshii ay gaala raacyadii reer afghanistan ku danbeyeen.
    Somaali.somaali baa leh
    Ninkii.dhoof ku yimidbaa geeridu dhibaysaa

  • @jamalmullah5290
    @jamalmullah5290 Před 2 měsíci +13

    The most valuable investigative journalist in somalia.

    • @Elsololobo2
      @Elsololobo2 Před 2 měsíci +4

      Waa qashin qabyaaladiste ah

  • @cabdirisaaqaxmedcise9024
    @cabdirisaaqaxmedcise9024 Před 2 měsíci +6

    Waa ku mahad santahay aqbalada cudsigeena haarun macruuf

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 Před 2 měsíci +11

    👋 Weriye Haaruun Macruuf.

  • @saacidgacayte4688
    @saacidgacayte4688 Před 2 měsíci +1

    Haatuun macruuf abqari saxaafadeed
    Su aalaha qodobka tiirarka muhiiimka ah ee dalkuh leeyahay
    Waa amnigah

  • @MaxamedKhalif-pc9zi
    @MaxamedKhalif-pc9zi Před 2 měsíci +1

    ❤❤❤

  • @AsimacademyonlineQuranlearning
    @AsimacademyonlineQuranlearning Před 2 měsíci +2

    Dadku markay yihiin isku hadaf , isku mabda' , isku mowqif ama aragti xaga go'aan qaadashada in laga guuleysto ma sahlano .

  • @HassanAbdi-mc5po
    @HassanAbdi-mc5po Před 2 měsíci +13

    Shabaab Waa in lalaayo wacelaha

  • @XasanYare-pv2jt
    @XasanYare-pv2jt Před měsícem

    Mafiicasn arintaan

  • @abdifatahsarhan7108
    @abdifatahsarhan7108 Před 2 měsíci +2

    Run ahantii dawlad ku caan baxday musuq maasuq iyo dhul boob hadana u digarogatay soo qufista xabalaha kaga daraante ku mashquulsan sidii aay xoolo ku tacban lahaayen dalna ku xooreynmeyso inta wada jirtayna weey kala direeysa waxanse jeclaan lahaa xassan sheikh maxamud ninka badaali doona in u xukumaada iyo fulinta iyo ganacsatada u kusoo roogo xisaabi xil maleh waayo qof walba waa la ogyahay hantida u ka dabcaday xoolihi shacabka somaliyed illaahoow kaas noo sahal marka aay taasi dhacdo dalkuguna wuu hagaagaya asc

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 Před měsícem +1

    Arinka Raashinka wuxuu daba socda siyaada USA oo ka gadoosan turkiga

  • @user-vq5vh4rn9i
    @user-vq5vh4rn9i Před 2 měsíci +9

    Mujaahidiinta al shabaab Allah ayaa guulsiiyay alxm murtadiinta calaacalka haadaayeena

    • @HuseenBinAli
      @HuseenBinAli Před 2 měsíci

      Dadkii waa fahmii qiyaanada Dabadhilifyada gaala raacyada ah

    • @sigane9351
      @sigane9351 Před 2 měsíci

      Mujahidka hooyoyinka iyo caruurta dooxa😂

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Před 2 měsíci

      Alshaabaab waxay u shaqaysaa Itoobiya iyo CIA da Mareekanka Waxayna Shaqadoodu tahay in aay Umada Soomaliya Curyamiyaan si hadhaw aay Itoobiya naftirkooda xaaqdo, marka ilaahay haysata qabto Cadawgaas

  • @wayyoarrag7574
    @wayyoarrag7574 Před 2 měsíci

    Xasan qasaaro

  • @isaabdi1478
    @isaabdi1478 Před 2 měsíci

    WAA HUBAAL IN ALSHABAAB AANAY AHAYN URUR SOOMALIYEED,WAA URUR U ADEEGA SHISHEEYE,HADII HALIS LA GELIYO MA YEELI DOONAAN CIDA AY USHAQEEYAAN.

  • @maslahahmed2021
    @maslahahmed2021 Před 2 měsíci

    Wariye Haruun macruf gulayso sxb

  • @saciidyareAli
    @saciidyareAli Před 18 dny

    Gen waxbadan ayuu qeexay Gen Cumda hurusoco wall

  • @Barre66
    @Barre66 Před 2 měsíci +1

    Harun macruf

  • @acazaam
    @acazaam Před 2 měsíci +3

    Haarun thanx
    Just sababta ugu wayn waxa way nimanka i mean shabaabka awoododa aad bay ubalaaran tahay lamana oga mida kale qasaaro oo idil way iska ilaalsheen

    • @AbdirazackKalief
      @AbdirazackKalief Před 2 měsíci +2

      Waa sax marwalbo ay ogaadan in lagu soo socdo meesha wey iskaga baxaan si qasaarahooda ay u yareeyan kadibna dib ayey usoo weeraraan

    • @xaalimuuse9692
      @xaalimuuse9692 Před 2 měsíci +1

      ​@@AbdirazackKalief😅

    • @beryalex1798
      @beryalex1798 Před měsícem +1

      Awooda waa fikirka ey ku shubeen dadka , taasna horma ween laga garay sikastabo ahaate as waa baxayaan kor iyo hoos

  • @user-gn9no8md8h
    @user-gn9no8md8h Před 2 měsíci +1

    haaruun galka baaristu mabaarey wili sababta keenta in diyaaradaha saaxiibada soomaaliya ay ugu dhacaan dhulka Alshabaabku daganyahay ee aysan meelkale ugu dhicin

    • @abdirizakrashid582
      @abdirizakrashid582 Před 11 dny

      Abokey wa diyaradaha deqda calamka gaarsiya Goboloda dhexe ee somalia si qarson 😂. Harun 😅

  • @ZakariyeMaxamed-vj5ot
    @ZakariyeMaxamed-vj5ot Před 2 měsíci +2

    Samiro tirada cidankena xogga dalka somaliyed habka e u howlgalan waxwalbo fell ah aye niman sirdon ah kenyan ah ka gadatay kowdi ki kenay iyo ayadaba wa lawo qayanoliyal teda kale voa idinka kasi daran arimaha ad ka hadleysan wa militeri dad ana militeri ehen ayana wareysaneysan tasi na wa sheko kale o dher idinkana idin tallo madaxweyne xasan odiwa hadu dhafi laha howlgalada sidoda aye usocon lahayen wayo odiwa iyo bixi weyan waxa howlagaladasi waday una towbarnayen wa sharaf daro voa in e waxey rabto iska sameyso

  • @yussufismael6314
    @yussufismael6314 Před 2 měsíci +3

    Waa hagardaamo ka socoto
    Farmaajo fidno iyo foodo wade iyo kooxdiisa shabaab kalkaal

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 Před 2 měsíci +1

    Idaacad gumaysi war xumaa oo Tayo xumàa waxa Somali isku diraya waa reer galbeed iyo kuwa carab la yidhaa oo dabadhilfka u ah kolba basaas noo waraysta

  • @sadaammacallim5683
    @sadaammacallim5683 Před 2 měsíci

    Magaca Alshabaab ×khawaariijta dheh wariye 💯

  • @Qadafi-
    @Qadafi- Před 2 měsíci

    Madaxweynahii ugu wanagsanaa--💯✅

  • @AbdiwahabMohamed-kn9ys
    @AbdiwahabMohamed-kn9ys Před 2 měsíci +1

    War bixin aan dhex-dhexaad aheyn, oo aad u liidata.

  • @AbdirahmanMahad-hh3yf
    @AbdirahmanMahad-hh3yf Před 2 měsíci

    Ciidan xoga dalka oo sax ma jiraan waa qabiilo gaar ah oo magaca xooga dalka la siiyay mana laga qoro gobalada oo dhan muggisho iyo inta u dhow ayaa laga qoraa

  • @Elsololobo2
    @Elsololobo2 Před 2 měsíci +3

    Wariye xun weeye dowladii farmaajo oo aan amaan mooyee iin lahayn buu daqiiqad walba cay la taagnaa hadana waa af wax cunay xishoo

  • @user-ie1je6od4d
    @user-ie1je6od4d Před 2 měsíci

    asc Haruun ma la ogola in aad noga soo warantaa why, ,,,,,,,,, ,,,,,,,,,,,,,,,,,,, ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,

  • @barkhadmahamud7869
    @barkhadmahamud7869 Před 2 měsíci

    Waxa sababaya dibadhaca saanada & daba dhilifyo dawlada ka tirsan

  • @HassanAbdi-mc5po
    @HassanAbdi-mc5po Před 2 měsíci +2

    Alshabaab halalaayo

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 Před 2 měsíci

    Wad mahad san tahay no so badi warbixinadan

  • @user-ln3lp4nw9k
    @user-ln3lp4nw9k Před 2 měsíci

    Dowlada cadaalo daro kashaqeeysay abgaal io habargidir io xawaadle kali ah taageero ufidiyey beelihi kale dagana sida galjecel jajeele io jareer qeeyb kama ahan qabilo badan marka wa halkaas cilada

  • @ogaanshochannel4255
    @ogaanshochannel4255 Před 2 měsíci

    Afkiis dal ku dumiyaa harun macruuf naarta allah kugu rido

  • @mohamedabdinurhassan
    @mohamedabdinurhassan Před 2 měsíci

    Mahad salad ma aheyn taliye sirdoon laga dhigo, tan iyo intu uu hayey xilka AS tiradii ugu badnaa oo ciidankii milatariga ayey laayeen.

  • @user-zo6zo4tl2s
    @user-zo6zo4tl2s Před 2 měsíci

    Subxannalah
    Qof qabiilkoda ah bu uu haysta
    In uu wax ciiddanka ka yaqaanno
    Qabaayllada haa waarto miya
    Somalia wax la yidha wax fican in layska dhaafo oo xamaar iyo konfuirta kenya la raacciyo putland na omaan waddanka la yidha
    Waqooyina Ethiopia la raciiyo
    Way voa wax ba somali dilay iyo dadka xamar guurayaha anaym lahayn hasta

  • @shamkehade5972
    @shamkehade5972 Před 2 měsíci +4

    UNSUBSCRIBE VOA BEENTA UMADA KALA TAGA

  • @alinormohamed8315
    @alinormohamed8315 Před 2 měsíci

    Khabiirki amni ayaa woxow leeyahay korjoogayaal ciidankeena kormeera hanalajoogaanee.
    Xagee lagu arkay ciidan ajnabi kormeeraa

  • @mancityfan660
    @mancityfan660 Před 2 měsíci

    Bax dheh xaranta iygaa u dhiiba hubka cawaanta somalida ileen lacag an caadi aheen ayuu nagu qaata masaa rabo in u baxo ugandha markii ay ka baxeen ayey nabad heleen

  • @dahirduale5650
    @dahirduale5650 Před 2 měsíci +4

    Mareykan ku Beel Hawiye la dhaho buu quudinayaa markaas buu ku leeyahay Somaliya baan wax siiyaa Adeer Hawiye baad wax siisaa Somali wax ma sii sida Ciidanka Danab waa Hawiye

    • @user-gn9no8md8h
      @user-gn9no8md8h Před 2 měsíci +3

      waa cuqdada aadqabtid hadii aad soomaaliya oo dhan aad utaqaanid

    • @mmsports7
      @mmsports7 Před 2 měsíci +1

      Danab wxay ka hawlgalan kismanyo iyo galkacyo kuwaasna hawiye miya hhhhh

    • @FadumoMohamed-us3wz
      @FadumoMohamed-us3wz Před 2 měsíci

      Waa run maraykan hawiye bu quudiya ciidanka danab dhul aan Hawiye ahayn kama howlgalan​@@user-gn9no8md8h

    • @FadumoMohamed-us3wz
      @FadumoMohamed-us3wz Před 2 měsíci

      Waa run maraykan hawiye bu quudiya ciidanka danab dhul aan Hawiye ahayn kama howlgalan​@@user-gn9no8md8h

    • @FadumoMohamed-us3wz
      @FadumoMohamed-us3wz Před 2 měsíci

      Waa run maraykan hawiye bu quudiya ciidanka danab dhul aan Hawiye ahayn kama howlgalan​@@user-gn9no8md8h

  • @user-dv6xh5ys6f
    @user-dv6xh5ys6f Před 2 měsíci

    Dawlad bilowday dagaal ma jirin arin si kadis ah u bilaabatay oo qabiil soomaaliyeed bilaabay baa dawladu kula daaratay

  • @suheybsaalx
    @suheybsaalx Před 2 měsíci

    Beenta Hala joojiyo

  • @ahmedsaedyusufahmednur1640
    @ahmedsaedyusufahmednur1640 Před 2 měsíci

    markasta oo ay reer galbeedku inoo sheegaan in ay taageero siiyeen ciidamada danab iyo kuwa kale ee dawlada waxaa hubaal ah in ay sidoo kalana siiyaan hubka iyo saanada military kooxaha argagaxisada ah reer galbeedka iyo maraynkanku marnaba ma ogola in somalia dawlad ka dhalato waxaanay rabaan in maalinkasta dhiiga somaaliyed ladaadiyo waxaanay gacanta ku hayaan kooxaha argagaxisada ah ee kasoo horjeeda dhinaca dawlada waxaanay hubka isugu dhiibaan hubka labada dhinac waxaan rumaysanahay maalinka somalia dagaalku ka dhamaanaayo in ay tahay maalinka ay wadanka ka dhameeyaan macdanta iyo khayraadka tusaale waxaa kuugu filan wadanka afgaanistaan oo ay ka guureen ciidamada usa kadib markiii ay ka dhameeyeen macdantii qaaliga ahayd ee ay ka guran jireen wadankaasi somaalia waxaa laga helaa macdan qaaliya oo aanay somaalidu aqoon u lahayn

  • @Usame-vk5mw
    @Usame-vk5mw Před 2 měsíci

    Salax naag

  • @shamkehade5972
    @shamkehade5972 Před 2 měsíci +5

    Guushu xagey taala yaase laga sugaya guusha ? Ha noo shego gusha an sugayno iyo cidan ka sugayno? Wixii la dono ma lagu hadlaaa meel ciidamadii lagumaaday saraakishii la laayay rashinki iyo lacagihi cidamada la musuqay # meesha fadhi ku didir baad la timaden iyo nin jeclaysi ee illahay kama aydan cabsan SHAME ON YOU VOA

    • @mmsports7
      @mmsports7 Před 2 měsíci +1

      As haye ma wax ku dhibeyso guusha ciidanka hhhhh

    • @ambiyaxasan6082
      @ambiyaxasan6082 Před 2 měsíci

      guusha Alle ka sokoow waxaa laga sugaya dowlada iyo ciidamada waayna wadaan guul iyo gobanimo insha allah

    • @MusaMohamed-st5ne
      @MusaMohamed-st5ne Před 2 měsíci +2

      ​@@mmsports7 niyada makuu dhisa 😂😂 gusha ad shgyso ma argnee

    • @Elsololobo2
      @Elsololobo2 Před 2 měsíci

      ​@@mmsports7aaway guusha ciidanka

  • @ibrahimabdidalmar3122
    @ibrahimabdidalmar3122 Před 2 měsíci +2

    Waxaa dareemayaa haaruun inuu yahay muxaafid waxyaabo dabdaboolaya. Dadka waa uu waraysanaya waa dad uun si ula xiriirsan dawlada waxaa larabay inuu waraysto dad dhexdhexaada mucaaradna ahayn muxaafadna ahayn. Markaas baa dadka xaqiiqada fahmi lahaayeen.

  • @shiikhmustafa8139
    @shiikhmustafa8139 Před 2 měsíci

    Qarni kasta eid mahan