#SIDEED

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 22. 12. 2016
  • 5 TALLAABO OO FUDUD OO KAA DHIGI DOONA IN AAD HURDADA KASOO BOODID SUBIXII XILI HORE.
    KA DHIGO CHANNELKAAN RUKUNKAAGA SI AAD WAX BADDAN U OGGAATID.
  • Jak na to + styl

Komentáře • 552

  • @mohamoudsaleeban1394
    @mohamoudsaleeban1394 Před 7 lety +111

    macha allah ayub runtii markaan arko video aad soo dubto oo ay inta badan nolosha macno badan u samaynaya ad ban ugu farxaa videodaas ilhay ha kaa jasaad mariyo wllo guulayso wlee nanaysta sakiin bilaash kugumu bixin nolosha wixii xumaynaya ayd sakiinta u adegsata adigo kashanaya bulshadada ku dawanaya guulayso wllo

  • @abdirizakabdiaziz3937
    @abdirizakabdiaziz3937 Před 4 lety +5

    Marka hore way igu adkeyd soo kicitaanka salaada subax si dhaqso ah inan uga soo kaco hdn jaamacada wn ka daahijiray hurdo àan ku daaho darteed wxaaan arkay muuqaalkan uu mclinkeena ayuub yuusuf sakiin inoo sharxaayo wn tijaabiyay wlh wn ku guuleystay inan subaxdi ciyow kasoo kaco waliba jaamacada aaanan ka daawin wxaan noqday arday aan caajisbadnen .
    Qof wlbo oo ku dhibn hurdada subaxdi wll adna tijaabi muuqaalkan

  • @macalinkanolosha8062
    @macalinkanolosha8062 Před 7 lety +6

    ayuuub yuusuf sakin
    wxaad thy nin rageed
    msha Allah wlhi aad ayaan u jeclahay inaan dhgysto wnooyinkaaga iyo wax u sheegaaga waand Ku mahdsanthy
    thanks 100%

  • @maryanosman1557
    @maryanosman1557 Před 6 lety +6

    Masha Allah walalkey mar walbo wan ku duceya markastana waan ka faaideystaa ereyada aad ku dhawaaqeyso mahadsanid Allaha ku dhowro kuna xafido Amen yaa RABBI

  • @hasanadan342
    @hasanadan342 Před 7 lety +24

    masha allah nin rageed i am proud of you i love you for the sake of allah

    • @AyubYusufSakiin
      @AyubYusufSakiin  Před 7 lety +6

      Alle haku jeclaado walaal..Guuleyso

    • @hibaqahmed5132
      @hibaqahmed5132 Před 7 lety +7

      Ayub Yusuf Sakiin walal waxan ahay xaas ninkeyganah mashekesano asnah ima shekeyo anah sido kale wan jeclahay inaa ushekeyo lkn wan xishoda wll ee waxan ubahanahy talo wllky

    • @zakiyahassan4959
      @zakiyahassan4959 Před 7 lety

      masha alaah walal aad u mahadsan tahay sida ad mar kasta hadalo ama taloyin fcn noo.sinesid alaha ku xidiyo

    • @ibrahimmuhamud9446
      @ibrahimmuhamud9446 Před 5 lety

      Wll ayub aniga ardaya ahay ad iyo ad aujeclahayinawaxbartohamigayguwuxuyahayinakalintakoobadnoqdoardaygagalah itixankastooisomara wll talooaubahanahay waxanakudibanahahudokasokicistamalinwalpahoyowayisokicisaa marka wll ilatali plz

  • @myhero92
    @myhero92 Před 7 lety +39

    I love you so much Bro illahey dartis 😍😍

    • @AyubYusufSakiin
      @AyubYusufSakiin  Před 7 lety +15

      Alle haku jeclaado Bro..Guuleyso

    • @suadmohamud9621
      @suadmohamud9621 Před 7 lety +5

      Ayub walaal nolashayda wax badan bad ka badashay awal wax ma qaban kartan is dhihi jiray hada lkn waxan maraa meel aanana waligay ku riyon illahay janadisa ha kugu casumo

    • @leyladiriye9233
      @leyladiriye9233 Před 6 lety

      masha alaah allehey hakujeclado

    • @saafiomar4579
      @saafiomar4579 Před 3 lety

      Ani xita halmar ina kula kulmo ayan jeclahy😍🥰❤️♥️❤️♥️❤️♥️❤️

  • @jijohassan6401
    @jijohassan6401 Před 6 lety +1

    Jazaka'Allahu kheyr brother Ayub, this was much needed advice walahi. All your video's are encouraging and very informative. Jazaka'Allahu kheyran again 👍

  • @xaawomahamud9147
    @xaawomahamud9147 Před 7 lety +9

    Mo'ogtahay shey aanku kugu jeclahay marka aan kufir sanaayo.
    waan jeclahay kiryaa shaadha oo dhan lkn markasto waad farax santahay. mansha allaah ilaahey hakuu deysto aamin säälin.

  • @youssoufdoualeh224
    @youssoufdoualeh224 Před 5 lety +6

    Thank you so Dr ayub you are teacher of life keep on like that the end you will discover unbelievable ideas it is my pleasure to proud of you since we have same culture

  • @aminzaaro6713
    @aminzaaro6713 Před 7 lety +5

    Masha Allah ayub ad baa u mahadsanthy wll wax fican oo nolasheda wax badan baa ka badhashay.... thank you ..

  • @asiyafarah4674
    @asiyafarah4674 Před 7 lety +34

    mahadsanid ayub waxaad tahay dhiiri keliya fiican aadban ujecelahay dhiri gelintada👍👍👍

  • @fatxidaganadoontiallejacey6640

    jasakallahu kher wll illaah ajar hakaa siiyo waxd naga cawisaa wax yabooyin inoo dana masha allah

  • @amatallahbintosman2346
    @amatallahbintosman2346 Před 7 lety +2

    dhibaatada na haysataba waa go'aan la'aanta habeen kasta waa ku buuxsadaa waqti hore mana kaco lkn insha Allah waxii hada ka dambeeya waa is nidaamin jazakallah khayr dababaraha guusha

  • @farhioosmanmahamed2296

    Ayuub wallahi waan kuu duceeya waxaan ku dabaqay noloshayda waxyabaaha aad ii sheegtay waxaana noqday ardaygii ugu sareeyay jamacadda alle ha ku karameyo dhiiri galiye wanagsan

  • @sabrinaabdi4642
    @sabrinaabdi4642 Před 7 lety +7

    ayub yusuf waxad itahay hormuud adun iyo akhiro rabi hakujeclado kana farxiyo xayakalah

  • @hilaalahmed4022
    @hilaalahmed4022 Před 7 lety +7

    Si fiican Ayaan kaaga faaidaystay wllo thanks

  • @user-jx1wh5mw5u
    @user-jx1wh5mw5u Před 7 lety +10

    شكرا جزيلا يا أخي
    مشاء اللّٰه استفدناك كثيرا
    waad mahadsanthy mar walbaa

  • @anisamacalinabukar5534
    @anisamacalinabukar5534 Před 7 lety +15

    Ayub wll halkee kaga soo xirira iisheeg adoo mahadsan

  • @hassani117
    @hassani117 Před 7 lety +8

    waad mahadsan tahay ayuub waalo baahna midkan jazaka allah

  • @rmnceman707
    @rmnceman707 Před 7 lety +3

    Yussuf sakiin wlle qaali illahi hakaa abaal mariyo fikradahaaga wacan and i wish u to meet u one day insha Allah

  • @drgaas1826
    @drgaas1826 Před 5 lety +3

    Manshllh Macalin wax badan ban ka faa'idneY ilaahey ha ku Xifdiyo ❤

  • @hdnd8340
    @hdnd8340 Před 4 lety +1

    Masha allaaah waa mahad santhy wall sida aad noo dhiira galisid

  • @anfachassan8785
    @anfachassan8785 Před 2 lety +1

    Thanks bro wllhi waxaad tahay qof aad oo wangsan allh ku xifdiyo talooyin aad oo muhiimsan waayo wllhi hurda aad ayaa noo dhibtaa

  • @hamdamohmed7994
    @hamdamohmed7994 Před 7 lety +4

    maalmo kadib ayu imtixanku no bilaabi doona .mahadsnid walalkay inbadan wan ka faa'idnay .😃
    guuleyso

  • @mulkiaragsan9266
    @mulkiaragsan9266 Před 7 lety +3

    Mashallah wad mahadsantahay bowe jasakallah kheyr

  • @shankarooncadeeyjecliyaada5421

    masha Allah Walalkeey qaali ah aniga Aduunka ugu Jeclahay Hurdada Talo wacan ☝👍☝🙋🙋🙋☝☝👍👍

  • @buukaiili3575
    @buukaiili3575 Před 4 lety +3

    ماشاءاللہ جزاك اللهُ‎

  • @anisomahamed2711
    @anisomahamed2711 Před 7 lety +5

    masha allah wllky in bdn mahadsanid wax bdn ayaan ka faa iidey

  • @sagalmusa1571
    @sagalmusa1571 Před 4 lety +2

    Masha Allah best motivator Ayub
    My Allah protect you

  • @umuhudahudaqali9072
    @umuhudahudaqali9072 Před 7 lety +4

    wlhy waxa badan baaa iska badela markan dawado video yada Jizakalahu khayr jizan alla yubarik wllo

  • @somaliaman8399
    @somaliaman8399 Před 7 lety +1

    jazakallahu kheyrn mclin Yusuf

  • @mandeqqueen7903
    @mandeqqueen7903 Před 7 lety +1

    Walahi warunta wllo aniga dhib weyn ayan isku qabney hurdada habenki lakin wanka fa ideystey walahi jasakalah Kheyr bro

  • @rayaanummuyusra4620
    @rayaanummuyusra4620 Před 6 lety

    Masha allah shukran akhii alle haku barakeeyo wan ka faiday casharadaaada misanka xasanadka alle haku saaaro

  • @mohamedsalah3392
    @mohamedsalah3392 Před 7 lety +2

    aad baad ugu mahadsan tahay ayuub waxaad nala wadaagtey talooyin badan wana ku salaamaya laakiin ma aad sheegin digriga ilaahay iyo in weeso qab lagu seexdo si looga nabadgalo shaydaanka qofka u diida in uu kaco si uu u guto waajibaadkiisa oo ay ugu horeyso cibaadada alle qodobkaasna waa ka ugu muhiimsan mahadsanid

  • @caishanuura4313
    @caishanuura4313 Před 6 lety +1

    runtii inankan noloshayda wax weyn ayuu ka bedelay jasaaka allaaah wll

  • @ahmadooahmadoo2727
    @ahmadooahmadoo2727 Před 4 lety +1

    Mashallah
    Inshallah
    Ss aad iyo aad baad umahadsanthyy wll qaaliyaaaaaaa

  • @gabarmuqdisho
    @gabarmuqdisho Před 7 lety

    masha Allah Jazakalah qeeyr marwalbo wax mahiim ah kaso hadasha .

  • @abdirahmanabdilahi2016

    Mcha alah Tabarakah
    aad ban uga faidaystay videogan wan u bahnaa
    alah rali haka nqodo jazakalah khyr

  • @dahirmaxamuddahirxaqudood8459

    Thanks amillion Ayub Yusuf waxan ka fahmay xeelado badan

  • @hasbamohamed4450
    @hasbamohamed4450 Před 2 lety

    Macha allah wll ayub mahadsanid waqtiqu ogu wanagsana aan ubahna video weyan wayo ardayad ayanahey wana kudakmaya incha allah adna illahay haka jasacisiyo wad kumasantahey vidéo thanks

  • @user-kh2tx7qj4b
    @user-kh2tx7qj4b Před 7 lety +1

    waa cilada dadbadan asaagood kareebtay jazaakallaahu kheyran walaal ayuub

  • @sameeraabdi3635
    @sameeraabdi3635 Před 6 lety +1

    Really,I like how you explain nice information thinks brother

  • @mohamedamin8861
    @mohamedamin8861 Před 5 lety +3

    I love your brother too much I have see someone like you bro mcn

  • @umulkheyrdayib6988
    @umulkheyrdayib6988 Před 5 lety

    Jazakallahu kheyr wll Ayub

  • @malyunhussein3171
    @malyunhussein3171 Před 6 lety +1

    Haa wlh salad walbo wa ligu qeyliya shagada thanks wll

  • @isramixile9276
    @isramixile9276 Před 7 lety +1

    Masha allah wll waa video qiima leh waanan ka faaidaystey mahadsanid

  • @asadxaajiyo457
    @asadxaajiyo457 Před 2 lety +1

    Waad mahasantahay ayuub walaahi aad iyo aad baad iibadashay no l oshayda wax aan kugu aabaal gudu garan maayo waayo waxaad tahay waxa uu soo gud biyaba aan ka faa idu thank you so much my teacher

  • @zakianshur8648
    @zakianshur8648 Před 6 lety

    Tnks sxb dhalin yarada dhibkoda wad fahan santahay wax badan wan kafaa idnay video gada ilaah haku xfddo
    Wana ku salama in badan

  • @amaalahmed2006
    @amaalahmed2006 Před 7 lety +1

    wow mnsha allha walhi walalo qof ad u fican ayad tahay ilahay haka ajar siiyo wnga as noso gudbinysid jasakalh

  • @aminaadan4184
    @aminaadan4184 Před 7 lety

    jazaaakallahu khayral jazaa walalo wax badan baan ka faaiiday channelkaaga allah haku xiftiyo

  • @nasraeraad6247
    @nasraeraad6247 Před 7 lety +3

    masha allah abowe jazakallau kheyr

    • @faadumomaxamud292
      @faadumomaxamud292 Před 7 lety +2

      masha allah walala jezkala qeer waad mahad santahay waxyaabo badan baan ka fadiiday saan siiwad

  • @monasuja6232
    @monasuja6232 Před 7 lety +5

    Ayuub.
    Aboowe inolow waan kuxisaabtama. wana dada. Ilah ajarhakasiyo

  • @sagalmusa1571
    @sagalmusa1571 Před 4 lety +1

    It’s really beneficial video 👍👍👍👍👍

  • @rahmomohamed4078
    @rahmomohamed4078 Před 7 lety +1

    shukran wll jazakallah kheeyr

  • @muniitamohamed9680
    @muniitamohamed9680 Před 6 lety +1

    Masha allah Aad ayaad umahad santahy ayuub waxaan iskudayey inaan Ku dhaqmo qodobadan waanan Ku guuleystey thanks wllo ayuub

  • @queenrayan6292
    @queenrayan6292 Před 6 lety

    Walal jazakallah wan ka faidesanaa video inaa ubahay ayaa modaa shukran wll

  • @zaabiriintiizamirkabadnyd1788

    masha allh abooowe alle haku dhawro nolol sare iyo nimco ku noollow walligaa adduuun iyo aakhiraba

  • @khalidmahamed7704
    @khalidmahamed7704 Před 7 lety

    maansha allaah khyr badan alle haku siiyo akhi waxbadan ayay iga badaleen videoyadaadu walahi barakow ku dar markas dikriga rabina wll😊

  • @abdimuncimali9920
    @abdimuncimali9920 Před 4 lety +1

    Masha allh ustaad mhd snd

  • @samiasworld3605
    @samiasworld3605 Před 7 lety

    Aad ayan uga faidaystay muqaalkan mahadsanid wll Ayuub

  • @abdiazizyusuf4587
    @abdiazizyusuf4587 Před 5 lety

    Machalllh jazakallah kheyr waxbadan ayan ka faiday wanadada wacaan wll ilahay habaad bu kusiyay sidad no qanciin lahayd machalllh hore usoco ayan kuleyahay wanku taaqera runti dadal ka fican e bulshada uhayso

  • @farduusrayan143
    @farduusrayan143 Před 7 lety

    masha allah jazakallah qayr wllkis. alle haka farxiyo

  • @nasromacalin7765
    @nasromacalin7765 Před 5 lety

    Maaasha allh runti markasto aan dawado video gaado waxan daremaa farxad iyo hur usocod maashaa allh wll Ilaahy haku xafido guuleyso in sha allh

  • @apdiqanihmedmoh5829
    @apdiqanihmedmoh5829 Před 5 lety +1

    Maasha allh zxp ayuup xaqiiqdii wax yaapo padan ayaan ka fa iiday guulYso dear pro

  • @hodonsaleban8552
    @hodonsaleban8552 Před 7 lety

    kkkk qosol badana runtu .12 am Aya lacashayna kkk mahadsanid Ayub .Sakin. gulayso abid jzkllaah khyra

  • @faatmacabduqaadir1966
    @faatmacabduqaadir1966 Před 2 lety

    Walalkeyga wlhi noloshyda waxbaad kabadashy mahadsanid ilahy haku xifdiyo wx wlbo ubahanyh kuhadasha m.a👌🖤

  • @asiya7563
    @asiya7563 Před 5 lety

    mnshalah wllkyqli ayuub- waad mhdsnthy waar

  • @abdirahmanabdiabdullahi1114

    Masha Allah wallal aad aad iyo aad aa u mahadsnthy videokada siiwad wxbaa ka fhanty

  • @cabdullahiqorane5173
    @cabdullahiqorane5173 Před 7 lety

    Mansha allah wll aad bad oo mahadsantahay waan kafa iidaystey. Videodaadadana waan dhageystaa mansha alaah.

  • @mustafemahamed3407
    @mustafemahamed3407 Před 6 lety

    shukran wllkay ilhy raali ha kaa ahaado waad mahadsan thy

  • @sahroabdullahi7221
    @sahroabdullahi7221 Před 4 lety

    Wcs waad mahadsan tahay maclin jizakallaah qery

  • @muunacabdiraxmaan787
    @muunacabdiraxmaan787 Před 2 lety +1

    mAnzhq Allh Yuusuf wllo waxan ka Faiiday Wax Baadan waayo Raajo Iyo hiigsi maan Lahaan Hoore uzo Wllhi waan Ka Faaiday

  • @juweriamohammed1271
    @juweriamohammed1271 Před rokem

    Mashallh ♥️ mahadsanid wll qali

  • @sirabdiwasachussienilkacas5271

    Asc walaalkay yuusuf sikiin , jazaakallah khayr , runtii wxn leeyahay hadafyo iyo hiigsi culus balse pointigad markaan ka hadashay waxay ahayd ta kaliyee i dhibtay inan hurdada hore uga kaco hadaa telephone ka wuu ii dhawaa kadib si fudud ayaan u amusiin jiray lknse hada wan fogaynaya mahadsanid akhii horaa loo soconaya adna waxad tahay tilmaaha nolosheena yuusuf

  • @qamar123axmed4
    @qamar123axmed4 Před 6 lety

    Jazakallaha kheyr aqii

  • @mohaaak2411
    @mohaaak2411 Před 4 lety

    M.a ayuub macalin aad ayaan kaaga mahadnaqayaaaa siwacan ayaan ufiirsadaaa video yaashaada thanks

  • @saciidomarhussein7230
    @saciidomarhussein7230 Před 4 lety +2

    mashaallah ayubow waad kumahad snthy faaidada aad inoo faaideysay balse ayuubow hadii qolka asxaabta ayno isla seexano clock telka ay igu dhibsadaan run ahaantii majicle in lee dhibsado hadii asxaapta ay dhibsadaan clock maxaan sameya? mahad sanid wllo.

  • @sainabbin1362
    @sainabbin1362 Před 3 lety

    Mahadsanid wllkey jasakalahu qeyran mashaallh

  • @greatman9252
    @greatman9252 Před 7 lety

    Manshallah good advice

  • @maxamedmo
    @maxamedmo Před 6 lety

    Waankaa fa iidaystay wakhtiga aad iisheegtay xili hore ayaan kacaa imika mahadsanid ayub yusuf

  • @abdirahmankomeer3116
    @abdirahmankomeer3116 Před 7 lety

    Mahadsanid ustaad ayuub sakiin

  • @AhmedAhmed-ff6yp
    @AhmedAhmed-ff6yp Před 6 lety

    Waa Ahmed Fahim wanadadii aad ban oo ga helnay aniga iyo Family keena حفظك الله

  • @hafsaabidirizaakmooha9664

    Mashallah ayub

  • @safiaxasan4818
    @safiaxasan4818 Před 7 lety

    shukran Yusuf wll alle khayr hakusiiyo

  • @kayfabdullahi5536
    @kayfabdullahi5536 Před 3 lety

    Mahadsanid wllkay jasakalhu khyr ilahy ajar haka siyo

  • @nastexofanax3841
    @nastexofanax3841 Před 7 lety

    masha allh wallke wlh waxa kahadshay wax xaqiqi ah o aan kudhaqano muqalkagane wuxu natusay ina kabaxno malayacniga

  • @tuudheadan2004
    @tuudheadan2004 Před 3 lety

    Waad mahadsan tahay maclin ayuub waanu qadany taladaada hore u soco wll

  • @abubakarhassan7170
    @abubakarhassan7170 Před 7 lety

    Masha Allah wllky ayuub yusuf sakin wll kudaysho mudan ayd tahy allaha ku xafido sida ficn eed Marwalba nogu faidaysid

  • @sakariyefaysal5114
    @sakariyefaysal5114 Před 6 lety +1

    Allah yacisak wlo Ayub Yusuf sakiin

  • @aminaaliyasin2893
    @aminaaliyasin2893 Před 3 lety

    Mahadsanid ayuub sakiin

  • @bashkadahir7579
    @bashkadahir7579 Před 7 lety

    Mahadsanid Sxb Qaaaaali
    Mar walbo guuleso
    wax badan ayan kaa faa idnay Mar labaad Mahadsanid

  • @rodaxasan6194
    @rodaxasan6194 Před 7 lety

    mansha allaha jasaa akalu khayran wllky ayub mahadsanid

  • @khadirkhan4745
    @khadirkhan4745 Před 7 lety

    mahadsanid wallky aad ayaan ugu xidhanahy channelkagan intaan bilabayna wax badan ayuu iga beddely shukran

  • @ismailmahirsamajecel4957

    Mashaa Allah Barakow walaal

  • @sadickmahamoud3917
    @sadickmahamoud3917 Před 7 lety

    mahadsanid ustaad...

  • @aidarousabdi9751
    @aidarousabdi9751 Před 4 lety

    Mahadsanidna Zxb ayuub Yuusuf sakiin
    Wan ixtiraama hadaladaad

  • @ayaanmxmed4540
    @ayaanmxmed4540 Před 4 lety

    Mashallah ustad allaha kuxafido inbadan jasaakallaah

  • @cadeydeeqa5260
    @cadeydeeqa5260 Před 7 lety

    masha allaaha wll thnkz waxbadan ayaa kafa idestay wll alle haku xafdiyo

  • @princesssuma4466
    @princesssuma4466 Před 5 lety

    😊thank you so much abowe qlli ah aad baan kaga faaidestay

  • @fartunibrahim5628
    @fartunibrahim5628 Před 7 lety +1

    masha allah jàzakalahu qeer