#NOQO

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • KU GUB CADOWGAAGA GUUSHAADA!
    FADLAN #SUBSCRIBE SI AAD U HESHID MUUQAALADA SOO SOCDA!

Komentáře • 165

  • @flowerfm472
    @flowerfm472 Před 5 lety +1

    Xasbunallaahu wanicmal wakiil ilaahow sharkooda ka xijaab muslimiintoo dhan iyo anagaba amin

  • @samiraabdikhalif_official1769

    Allhu akbar ayub allh darti kuu jeclahy
    Sababtuna tahy inaa dad badan wax ka badashid idigoo u wada dhanka wanaaga iyo hormarka👍🏻🤝

  • @mariahussien2187
    @mariahussien2187 Před 7 lety +3

    Maa shaa Allaah, Alle ha kuu siyaadiyo walaal.

  • @caydaruuscabdi3797
    @caydaruuscabdi3797 Před 5 lety

    Jazkalllah xayt usad
    Rabi Ayan kudharte
    Naytka waxan ufurtay wanadada wacan allAha kuraxeyo wad Noraxaysaye mar walba

  • @deeqaalimashaallaahnasriii1551

    masha allaaah ayuub aaad iyo ayaad ayaad umahadsanthy nolosheyda waxbadan ayaad ka badashay jasaakalahu qeyral jasaa teacherkeyga

  • @halabuurcabdisalaan8917
    @halabuurcabdisalaan8917 Před 7 lety +19

    waan ku jacelahay
    lkn wllo Akhiro haa I ilaabin
    dadkan usheega
    jano iyo cadab inaya taasi
    danbayso

  • @osmanm6672
    @osmanm6672 Před 5 lety +1

    Maasha Allah. Dadaalkaaga meesha ka sii wad

  • @zerashlibashiir446
    @zerashlibashiir446 Před 5 lety +4

    Sxp qli dar illahy baaankuu jecelahay sxp wxd kasoo hadashaaa ganacsiga sida loogu guulaysato waaan jecelay asc

  • @Leyaanachannel1
    @Leyaanachannel1 Před 7 lety +16

    mashallh jazakallhu kheyr walaal

  • @nusaybaali4874
    @nusaybaali4874 Před 7 lety +4

    mahadsanid walo ayuub macalinkayaga jasaakalllah khayar

  • @mandeeqhassan5991
    @mandeeqhassan5991 Před 7 lety +3

    msha allah barakallah

  • @kifaaxali6273
    @kifaaxali6273 Před 7 lety +1

    Ma sha allah, ayuub jaza akalaahu khayraa akhii, rabi yaxfadak wa racaak.

  • @shankarooncadeeyjecliyaada5421

    Alla Ayuub Walalkeey illahey Haku Dhowro Kujecliyaaa 🌻🌹🍁🌸🌺🍀

  • @hayadahmed2638
    @hayadahmed2638 Před 7 lety +12

    masha allah walaal ayub Yusuf sakiin alle adiyo waalidkaaba ha janeeyo cadowgaa u noolow wll

    • @muslimocali9915
      @muslimocali9915 Před 7 lety

      mashallh jasakalh ustaadii

    • @abdibashir7822
      @abdibashir7822 Před 7 lety

      Hayad Ahmed masha allaha

    • @deeqaabuukar7008
      @deeqaabuukar7008 Před 7 lety +2

      Scl walaaloow horta jawaabtaa waan arkay aad iyo aad ayaad u mahadsatay ee is su aal maxaa keeno caaytinkah waxa caaytinkah keeno maxaa waaye ninkah wanaagsane xaaskiisa sixirkah intoo u soo sameesto moo ninmane soo aadiyaa iyadoo wax zulum iyo waxbah eeysan u geeysanin ii sheeg oo waxba ka ogeen meelaha lagu caaynayo ku soo sawartay wiilkiina xaqdaro oo ku gardareestay yaah ee somaali wwx kastaba gardaro cad ineey sameeyaan ayey qofka kale eedeeyaan yaah ee yac hala is dhaho wax kastaba waan ku soo sabray si ilaaheey iila og yahay ee ilaaheey ayaa kaween rabii

    • @calilove8730
      @calilove8730 Před 7 lety +1

      kolay anigu kuma garanayo lkn dar Allah Ku jacelahay

  • @hafsaahmed3378
    @hafsaahmed3378 Před 7 lety +6

    mahasanid walalkey.lkn
    waxan arkay 4 ad hda shektay mid ka mid ah oo lilo dhaqmay 😓😓😓😓 waa wax laga xumado

  • @hasanadan342
    @hasanadan342 Před 7 lety +1

    Masha allah garsoore ayuub yuusuf waad ku mahsan tahy Cilmigaagii aad Noo soo bandhigdey

    • @ifrahifrah4828
      @ifrahifrah4828 Před 7 lety +1

      mnsha allah wll yusuf sakiin allah ku barakeyo

  • @xusenabdirshiid8444
    @xusenabdirshiid8444 Před 7 lety +14

    xaqiqatan waxaad ka hadashaaa waxa maskaxdayda ka guuxayaa waxaad moda inaad igu dhex jirto

  • @yusufeycirible562
    @yusufeycirible562 Před 7 lety +3

    mashaa alaah guul yuusuf

  • @mohamedabasmohamed5188
    @mohamedabasmohamed5188 Před 4 lety +1

    Masha Allah ayub horay usoco
    Allaa kugarab joogee

  • @bilanmahmud7892
    @bilanmahmud7892 Před 7 lety +2

    Mahadsanid macalin ayuub wlhi markaan daawado muuqadaada awood ayaan ka sii qadaa iyo dhiira galin illahey haku xifdiyo ❤️😍😍

  • @rayuufbintusaid6920
    @rayuufbintusaid6920 Před 5 lety

    Masha Allaah guuleyso ustaad

  • @zeinabaden7575
    @zeinabaden7575 Před 7 lety

    ASC ur our teachers you teach use a lots of thanks for helping use course i believe one think if you start to confidence you are self then you will reach thanks one more time because you help me so much my Allah bless you

  • @abdirahmanhussein3491
    @abdirahmanhussein3491 Před 6 lety +1

    Jazakallah illahow caawi adoon iyo aaqiro

  • @farduussrywaxahaloqabto1872

    Masha Allah thnks macalin caqali badan hoore usoco waxa badan baan kaa fayidaney

  • @mohamedidiris7581
    @mohamedidiris7581 Před 7 lety +2

    aad iyo aad ayad umahadzantay wll jazakallaah macalin ayub Yusuf sakiin alle haku xafido wll 😍

    • @deeqaabuukar7008
      @deeqaabuukar7008 Před 7 lety +1

      Yuusufoow wax kasta waad kahashay ee arintaan wax iiga sheeg nin keeyga marka aan is dagaalno oo aniga aan ka aamuso oo aan kajoogsado uu arko xiriirkah oon kajoojiyo wuxuu sameeyaa xiriirkii ayoo dib uga celiyaa markaad kadib xiriirkiisa ayoo asigane jaraa wixii aniga ka xiriir joojiyay ayoo igu sameeyaa

    • @aminaaliweheliye5788
      @aminaaliweheliye5788 Před 7 lety

      Jazakallaah walal

  • @hawaadam9992
    @hawaadam9992 Před 7 lety +1

    mashalhaa wllo Allah cilmiga iyo Caqligaba ha ku barkayo inshalhaaa

  • @nastehohassan2490
    @nastehohassan2490 Před 5 lety

    Wey jiraan dad 4taas ba qaar ka mid ah kuula dhaqmaayo lkn Insha allaah waan ka guuleysan doonaaa

  • @moussamoustapha2898
    @moussamoustapha2898 Před 2 lety

    Mashallh macalin itan kaa horaynay way nagaa dambeyan"

  • @ayaansuleiman6305
    @ayaansuleiman6305 Před 7 lety

    wlky ayub guulayso marwalba shukran aadban uga faaida barnamikyada alle haka abaal mariyo

  • @khawlamohamed4864
    @khawlamohamed4864 Před 6 lety

    Mash allah macalin ilhy haku xafido muqalkag mrka wado himilo badan ba ii gashay barakallah

  • @iintizaaraliali8430
    @iintizaaraliali8430 Před 7 lety +3

    macha Allah my Bro thanks 😍😍😍

  • @mudanhaween328
    @mudanhaween328 Před 7 lety +2

    ayuuboow walalo mar horaan hdaan baran laha barnamijkan horo uu mari laha lkn may qornayn alx qadarka ilahay maantaba waan is badali karaa walalo

  • @mohamudabdirahman3365
    @mohamudabdirahman3365 Před 7 lety +3

    thanks sakin mcln dartaa ayaa kaalin u galay mcln thanks mcnl

  • @ashoali4235
    @ashoali4235 Před 7 lety +3

    Manasha Allah wll hada ayaa niyadayda ka go,iwaayey.xanoqon qof caadiya

  • @ifrahahmed1514
    @ifrahahmed1514 Před 7 lety

    masha Allah ayub sakiin barnaamijkada aad aya u la socdaa sas nogu sii wad video yasha dhiirigalinta nafta aad aya u mahadsan tahay ayub sakiin

  • @nadarabdi3935
    @nadarabdi3935 Před 7 lety

    shukran ustaad ayuub allaha kudhowro

  • @abdikarimyare2936
    @abdikarimyare2936 Před 5 lety

    Ayuub wax tahay iftiink nolsha kunol farxd guul Ayuub sakiin

  • @Jowher
    @Jowher Před 5 lety

    Mashallah illaah caqligaada hakuu xifdiyo cadaowgana hanaga qabto.

  • @khadirkhan4745
    @khadirkhan4745 Před 7 lety

    Masha allah macalin allah haka jazaai mariyo

  • @ummumuscab3858
    @ummumuscab3858 Před 7 lety

    masha allah tabarakallah walalkey mahadsanid allah yaxfidak macalin

  • @farisadan5461
    @farisadan5461 Před 7 lety +1

    Asc ayub jisakallah walala kiis baarakallah 🙈👍

  • @rodadegen4851
    @rodadegen4851 Před 7 lety

    mansha allah ayub sakin mahadsanid wllky allaha ku xifdiyo

  • @deepahmettkhalifa5128
    @deepahmettkhalifa5128 Před 4 lety

    Mansha allah

  • @calilove8730
    @calilove8730 Před 7 lety +1

    Allah kheyr haa Ku siyoo

  • @zakariyesantos126
    @zakariyesantos126 Před 6 lety +1

    Shukran macalin ayuub

  • @asmaali5327
    @asmaali5327 Před 6 lety

    جزاك الله الف خير يا حبيب الملاين

  • @fatimaabdullahi9658
    @fatimaabdullahi9658 Před 5 lety

    Teach an tagero guulayso

  • @shukridirshe9567
    @shukridirshe9567 Před 6 lety

    Mashallah walalken jizkallaah khayr

  • @mahdicasayr6181
    @mahdicasayr6181 Před 5 lety

    Sxb jazakalaah Ku gub guushada yes yes yes yes

  • @farisadan5461
    @farisadan5461 Před 7 lety +3

    Asc ayub waatku mahat San tahay walaakiis baarakallah

  • @nurhaannasma921
    @nurhaannasma921 Před 7 lety

    mahadsanid ustad ayuub

  • @rodaahmed9051
    @rodaahmed9051 Před 7 lety +2

    allow xasiidka naga qaabo👐

  • @nastehohassan2490
    @nastehohassan2490 Před 5 lety

    Shukran wll

  • @sadaamlyrics897
    @sadaamlyrics897 Před 5 lety

    Mashallah

  • @khadareid104
    @khadareid104 Před 7 lety +1

    thanks dear bro ayuub

  • @shamsoosman9404
    @shamsoosman9404 Před 7 lety

    mashaa alaah tabarakalaah ilaahey hakujeclaado adun iyo akhiro

  • @mohamedhappy1318
    @mohamedhappy1318 Před 6 lety

    masha Allah my dear teacher

  • @FiyooreOfficial
    @FiyooreOfficial Před 7 lety

    mashaa allaaaaaaah sxb ayuub sakiin dhabtii videogaan aad baan kaga helay wllhi sxb waaana kaaga mahad celinaa sxb sida wacan oo aad aalaaba bulshada aad ugu soo diyaariso muuqaalada iyo barnaamijyada aadka u faa iidada badan sxb horay usoco oo kusii dhiiranaaw in aad bulshada howsha muhiimkaa oo aad u heeso aad horay ugu sii dhaqaajin laheed mahad sanid mudane sakiin.

  • @cabdimuuse6008
    @cabdimuuse6008 Před 5 lety

    Waa maxay jaceyl sidee ku ogaana qof jaceyl dhab ah ii qaba jawaab wcn bro

  • @faadumafaaduma6014
    @faadumafaaduma6014 Před 7 lety +2

    maashallaah waad ku mahadsan tahay dhiira gelinta aad na dhiira gelisid Arin ayaan ku guuleysan la,ahay dad badan ama xigaalka aad ii niya jabiyaan mar walba oo aan video kaada aan daawado waxaan dareema inuu jiro qof i dhiira geliya qeer Allaha ku siiyo walaal cadowgaada ha jabo mahadsanid

  • @amunamohmed5251
    @amunamohmed5251 Před 5 lety

    Thanks wll qaali

  • @khadramaxamuud4424
    @khadramaxamuud4424 Před 7 lety

    Masha allaah wll ayuub waad ku mahadsantahay taladaad

  • @amiishaahmed9865
    @amiishaahmed9865 Před 7 lety +1

    mahdsanid wllky ayuub

  • @khadansiciid9652
    @khadansiciid9652 Před 6 lety

    Mansha Allah ayuub waxatay will fiican allehanookaadaayi

  • @fadumofarah6963
    @fadumofarah6963 Před 7 lety

    mashaa Allaha walaalkey qaali ilahaye ha ku xifdiyo

  • @deqaxasan4794
    @deqaxasan4794 Před 7 lety

    mahadsanid walalkey ayuub jizakalaah

  • @fachannel1169
    @fachannel1169 Před 7 lety

    mashaa Allah mahdsanid

  • @nouhahmed6864
    @nouhahmed6864 Před 7 lety +1

    Thanks bro

  • @sacadali2247
    @sacadali2247 Před 6 lety

    masha Allah wlkay ayuub Yusuf jaskala khary

  • @mustafecabdiraxmaan8923

    Mnsha Allah Alle haku barakeeyo sakiin

  • @oowliyoallaay1669
    @oowliyoallaay1669 Před 4 lety

    Waa mahadsnthy

  • @drshalimamohomoudmouse9195

    jazakallah wll.

  • @munamuhumed2580
    @munamuhumed2580 Před 7 lety

    جزاك الله خيرا يا اخي

  • @umunasiib672
    @umunasiib672 Před 2 lety

    Cadowgeyga waa family geyga weyna idhibaan imana naxaan 🥺

  • @nouhahmed6864
    @nouhahmed6864 Před 7 lety

    Masha Allah

  • @bashiirmaxamedaadan2736

    mahadsanid masuul

  • @hanimohamed8607
    @hanimohamed8607 Před 7 lety

    maash allah allah kuu daayo maskaxdaa wl jazaakallaahi

  • @mulkicartan113
    @mulkicartan113 Před 7 lety

    alle saan ugu baahnaay fiidiyowgaan allaha ku abaal mariyo

  • @qadriinahaaddey5509
    @qadriinahaaddey5509 Před 5 lety

    msha Allah waxaa tahay macalinkeyga aadka iigu fiican

  • @nimcosiyat33
    @nimcosiyat33 Před 7 lety

    mansha allah jisakalah ayub walal

  • @cabiiralive
    @cabiiralive Před 6 lety

    waa runtaa odaygaaga iyo walaaladaa saaxiibadaa bay noqon karaan kuwa ku niyad jabiya oo aan ogolayn guushaada

  • @xamsecabdi4199
    @xamsecabdi4199 Před 6 lety

    Mazhalah

  • @sunduscali5985
    @sunduscali5985 Před 7 lety

    illaahey qeyr badan haku siiyo

  • @mohamudahmedloobage9062
    @mohamudahmedloobage9062 Před 7 lety +3

    Walaal ayub Yusuf sakiin waxa aan Ku waydiinayaa sidee u samaystaa jadwal maalmeed

  • @libaaxalaagtahurda3718

    Shukran geesi

  • @axmedgurey4182
    @axmedgurey4182 Před 7 lety

    masha Allah Ayuub sakiin

  • @halabuurcabdisalaan8917
    @halabuurcabdisalaan8917 Před 7 lety +1

    wllo mnsh Allah

  • @maandeeqiimaandhaqane3509

    thanks wllo qaali thanks thanks

  • @cabdisomalilandcabdibashii8202

    maansha Alaah ayuub

    • @deeqaabuukar7008
      @deeqaabuukar7008 Před 7 lety +1

      Waad mahad santahay ayuub yuusuf sakiin wax yaabo farabadan ayaan ka faaideesanay thanks

  • @xog-raadis3885
    @xog-raadis3885 Před 6 lety

    masha Allah wllky aaad baad umahadsanthy

  • @dhayibmuuse3383
    @dhayibmuuse3383 Před 6 lety

    الله يحفظك في الدنيا والآخرة

  • @Anfac__anna
    @Anfac__anna Před 2 lety

    Gabar habyartey dhashay ayaa nafta ii keentay hal erey aan dhibsanaayo oona saaid ii xanuujiya ayee idhahda marwalpa😩😩anigane qol kaligeyga ku ooya ayadoo og inaa ka xumaado ayee kas ii dhahdaa😩😩

  • @farhiakhaliif1460
    @farhiakhaliif1460 Před 6 lety

    Thank you wll mcn

  • @zuuzaanmayrale6024
    @zuuzaanmayrale6024 Před 7 lety

    mhdsnd wllky waxbadan ayaankaa faa iidaay alle haku dhooro

  • @AaBb-nw1jx
    @AaBb-nw1jx Před 4 lety +1

    Alaa igu badana kua jecel jabakayga

  • @oowliyoallaay1669
    @oowliyoallaay1669 Před 4 lety

    Macalim

  • @dhayibmuuse3383
    @dhayibmuuse3383 Před 6 lety

    ماشاءالله

  • @iggmotivation4501
    @iggmotivation4501 Před 7 lety

    walal waad mahadsan thy ee plz walal video noosoo dedeji sida ugu fudud ee aad inoogu soo gudbin kartid adoo mahadsan ayuub

  • @aanaabdikani955
    @aanaabdikani955 Před 7 lety

    wllky allah janada fardousa allah kugeeyo amiin lkn ani suaal baqabay taas ooah dadayda waxa waye 18 yrs schoolka waxa dhigta scondary sanadkii udanbeyey eejamacad aya ugudbaya marka su àashayd (waligay magaringuul Aan kufarxo goorme ayan guul garaya ayseba adi kulatahay in aan garo guul) wll wakubaryaya iga soojawab suaashayda jasakalaah

    • @qamarali6330
      @qamarali6330 Před 7 lety

      Aana Abdikani asc abayo waa gareysa gul insha allah ee allah bari mar kasto niyadane u sheeg in aad guleysaneyso

  • @malar9092
    @malar9092 Před 7 lety

    asw will jzkh cashar ban kabartay fidiyawgan thanks.