Ma Doonaysaa in aad DHALLATID Mar LABBAAD?! l NOLOL CUSUB: #65

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 03. 2018
  • Maanta waxaad awoodaa in aad dib u Biloowdid Noloshaada Labbaad! Noloshaada dhabta ah, in aad Dhallatid DHALLASHO Labbaad! Diyaar ma tahay?!
    NAGALA SOCO PAGE-KEENA FACEBOOK:
    / ayubsakiin
  • Jak na to + styl

Komentáře • 281

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin  Před 6 lety +165

    Salamu Alaykum Xidigaha Channelka..Sidee tihiin?! Waxaan idin rajaynaa farxad iyo guul marwalba. Muhiimadeenu waxay tahay in aynu Adduunka wax kusoo kordhino ma ahan in aynu Adduunka ku noqono kuwo dheeri ku ah! Ha hilmaamin weligaaga: Faafi Farxada, Faafi Jacaylka, Faafi Nolol Cusub! Mahadsanidiin!

    • @wadadaguusha1863
      @wadadaguusha1863 Před 6 lety +2

      wcs ustaadii Ayuub yuusuf Sakiin jaka Allah khyr Allaha kuu barakeeyo cilmigaaga caqligaaga cilmigaagaba ustaadii email kaaga sakiinayub@gmail.com miyaa hddu iga qaldanyhy ii sax mahdsanid ustaadii

    • @wizzzhabeelka4026
      @wizzzhabeelka4026 Před 6 lety +2

      Ayub Yusuf Sakiin masha Allah Waan kaga mahd Celinaan Cashirada qimah bdn Ee aad Bulshada Soomaliyed Lawadag tid
      Waxbdn aan kakor Saday Chanlkan markii aan kuzoo biray Mahdznd Poowe

    • @sacdiayassin2856
      @sacdiayassin2856 Před 6 lety +1

      Ayub Yusuf Sakiin

    • @abdilahiabdirahmanismail7107
      @abdilahiabdirahmanismail7107 Před 6 lety +1

      Ayub Yusuf Sakiin Waayahy Baqortooyo

    • @MohamedHussein-zz5rw
      @MohamedHussein-zz5rw Před 6 lety +2

      Ayub Yusuf Sakiin waad mahadsantahay wll

  • @UZAAME01
    @UZAAME01 Před 6 lety +167

    Cidii taageerta yuusuf sakiin like igu qabo plz

  • @fardushassan6732
    @fardushassan6732 Před 6 lety +20

    Ayyub ma ogtahay qofka fadhiga igakicoyaya wa brother ayuub yusufsakiin ano hoya ah hadana ardayada wa Adiga usoba inan fadhiga kakoco nolow ayuub inbadan thanks 🙋🏾

  • @bemuslimbeforeyoudie6768
    @bemuslimbeforeyoudie6768 Před 6 lety +43

    Inta ayuub jecl like saara 😁😁😁

  • @ataashchannel71
    @ataashchannel71 Před 6 lety +4

    Woow my teacher aan uxiizay niyada kugu dagtay macalin😍😍😍😍😍😍😍

  • @KaderHussein
    @KaderHussein Před 6 lety +18

    Mnsh allh macalin
    Aad bn ujeclhy barnamijkada
    Sifiicn bd ukala dhigtaaa hadalka

  • @canabhajicabdulaahicanabha311

    Tnx wll sare ayuub yuusuf sakiin wllhi asxabteydi iyo dadki oo dhan waxey iiqireen inaan is badalay adigaana u wacan noolow macalin sare

  • @kamalabdullahi61
    @kamalabdullahi61 Před 6 lety +30

    Ustad chanelkaga wax badan kafaa iday mahadsanid 🙏

    • @sacdiyasiman2446
      @sacdiyasiman2446 Před 6 lety +1

      Kamal Abdullahi maasha alaah horumar wacan ilaahba mahad leh ustadkana jazakalaah khayr baynu lenahay

    • @kamalabdullahi61
      @kamalabdullahi61 Před 6 lety

      Sacdiya Siman haa wll macalinkena Alle ha inoo dhawro bulsho badan oo wax ufaa iday marwalba Ku xidhnow wllshy

  • @munaawil7872
    @munaawil7872 Před 6 lety +4

    Mansha allah Ayuub alle caqliga ha kuu daayo

  • @mohamedabdullahi5870
    @mohamedabdullahi5870 Před 6 lety +3

    NOLOL CUSUB !
    waa muhiim ustaad Ayuub Yusuf Sakiin
    Mahadsanid.

  • @sahraabukar6705
    @sahraabukar6705 Před 6 lety +2

    Mashaallah mahadsanid ust jazakallah

  • @cadnihajibarqab907
    @cadnihajibarqab907 Před 6 lety +2

    Masha Allah tabarakallah jazakallahu kheyren wa jaza

  • @saidomohamed8333
    @saidomohamed8333 Před 6 lety +1

    Nolol cusub waa good waxaan umalayna yaa in ay tahY micnaheedu in uu yahay inaad waxbaratif oo horay u socotid

  • @xamsexamse2849
    @xamsexamse2849 Před 6 lety +1

    macha Allah wll yuusuf aad iyo aad ayaad u mahadzan tahy جزاك الله خيرا

  • @ameeramouse3031
    @ameeramouse3031 Před 3 lety +1

    Thanks my teacher I am verry love your advises thank you ❤❤❤❤❤

  • @mohamedbiciroosh4696
    @mohamedbiciroosh4696 Před 6 lety +1

    ماشاءالله استاد ايوب الله يحفظك

  • @aminamusa4578
    @aminamusa4578 Před 6 lety +1

    Mashallah walalo qaliya ah waad mhadsantahy جزاك لله خير

  • @alidaahirqoorsuul2201
    @alidaahirqoorsuul2201 Před 6 lety +2

    Masha Allah Ayuub Walal Waxad Tahay Best Inspiration for Somali People
    Tnx Sir

  • @nurtoabdiaziiz3653
    @nurtoabdiaziiz3653 Před 6 lety +2

    Mahadsanid ayuub yusuf sakiin waxaa thy dhirigaliyhu dadka aad iyo aad ayaan kugu faraxsanahy shukran💝💝💝💝💝

  • @rosserossey5969
    @rosserossey5969 Před 6 lety

    JazakaLahu khayraa ustad dadaalkaad noogu jirto

  • @hawohassan2921
    @hawohassan2921 Před 6 lety +3

    Mash Allah Jazaakallah khre

  • @shukriyasin5906
    @shukriyasin5906 Před 6 lety +1

    m.allaaaah m.allaaah jzaaka laaah wallaal ayuub sakiin saameyn weyn ayaad kuyeelty nolosheyda iyo weliba isbedel qurxoon

  • @ifrahahmes3695
    @ifrahahmes3695 Před 6 lety +2

    ماشاءالله استمر يااستادي انت مبدع وتشبعنا بمعلوماتك القيمه

    • @cumarabdulle6870
      @cumarabdulle6870 Před 5 lety

      Maa sha alaah walal ayuub Ravi haku xidiyo

    • @cumarabdulle6870
      @cumarabdulle6870 Před 5 lety

      Walal ayub faah faahin igasii was. Yaabaha lagu dhimi karo misaanka oona Mel walba laga helayo

  • @cagmadhige6588
    @cagmadhige6588 Před 6 lety +2

    masha Allah sxb Ayuub yusuf sakiin aad ban u xiiseyaa barnamijkaga move on guulayzo ❤❤❤

  • @nostexosoomali6608
    @nostexosoomali6608 Před 5 lety

    masha Allahu jasaka Allahu khayr wllo ilahay haku xafido

  • @aishamaalin7051
    @aishamaalin7051 Před 6 lety

    masha Allah tabaarakallah ustaad ayuub baaralaahu fiik aad ayaad u caatowday hamigaagi waad gaartay meeshaada kasii wad

  • @MaryanRuunofficial
    @MaryanRuunofficial Před 6 lety +2

    Masha allah wall shukran

  • @faadumosiciid7841
    @faadumosiciid7841 Před 6 lety

    Mansha allh ayuub Yusuf sakiin illlhy hakubarakeeyo

  • @ayaanmaxamad1922
    @ayaanmaxamad1922 Před 6 lety +2

    Mahadsanid macalinka noloshena

  • @adoza7567
    @adoza7567 Před 6 lety +4

    Macha Allah Macalinka Nolosha Ada U Mahadsan tahay

  • @nasraosman5030
    @nasraosman5030 Před 6 lety

    jazakallah yaa ustaad al fadil #Ayuub yuusuf sakiin

  • @ahmedqabayo557
    @ahmedqabayo557 Před 6 lety

    Masha allah ayuub yusuf sakiiin waxa tahay qof allah u ugudeqay waxgaradnimo iyo dulqaad allah hakuxafido guushadu waa gushayada guulayao if iyo akhiraba wlll thanks

  • @ishwaqismail8280
    @ishwaqismail8280 Před 6 lety +3

    Waa mhdsnthy boqolkiba boqol macalin mashallaah ilaahay cilmigaga haku siyaadiyo

  • @cabdisalaanmzi5004
    @cabdisalaanmzi5004 Před 6 lety +2

    Waa mahadsantahay ust

  • @Fawziamuuse
    @Fawziamuuse Před 6 lety

    Masha Allah walaalo ayuub alle haku barakeeyo videoyadaada aad ban oga helaa mahadsanid

  • @axmedcabduqaadir4256
    @axmedcabduqaadir4256 Před 6 lety

    Masha allah ustaad guul wcn

  • @mohameddeq7957
    @mohameddeq7957 Před 6 lety +2

    Mnshlh tababare A.y.sakiin jazakaAllah

  • @laylohamud3430
    @laylohamud3430 Před 6 lety +1

    Manshaallah wan ku taxanahay muuqaladaada,wax badan way igu badaleen nolasheyda.jazakalah kheyr.nashiida aad ku furfuritidna iyadaba dhiiragalin ku Fulan.halkeen ka heli karaa iyadoo dhamaustiran fadlan

  • @ashajimale2265
    @ashajimale2265 Před 6 lety

    Asc Mansha Allah runti nolosheyda wax weyn
    Ayaa iska bedelay Thanks Ayuub Adiga iyo
    Xaaskadda qiimaha badan Thanks again.

  • @nimcosheekciise236
    @nimcosheekciise236 Před 6 lety

    mahadsanid ustaad

  • @abdiwelimustaf1328
    @abdiwelimustaf1328 Před 6 lety

    Mnsha allah ayub yusuf sakin ineed qof xikmad badan leh inaa tahay waxaa lagu dareemi karaa buugagta dhabarkga yaalan wll ku sadaqeyso waligaa fikradahaaga quruxda badan dadka wllahaaga ah si ay waxyaabaha ka maqan u kororsadaan😍😍😍👍👍👌👌👌👌👍👍👌

  • @hoodomaxamoud156
    @hoodomaxamoud156 Před 2 lety

    Masha allah wllo

  • @Abdirashid_89
    @Abdirashid_89 Před 6 lety +1

    Mahadsanid walaal. Ilaahay ha kaa abaal mariyo casharkan qiimaha leh ee aad noo soo gudbisay.

  • @zamzamabdi9098
    @zamzamabdi9098 Před 6 lety +1

    Maashaallaha bowa mahadsanid

  • @ohakdd9294
    @ohakdd9294 Před 6 lety

    Mahadsanid walalkey allaha ku siyaadiyo aqoontaada

  • @azmaawil3377
    @azmaawil3377 Před 6 lety

    Manshalah tababaraha noloshayda جزئك الله خير في دنيا والاخرة waa kalmad aad umuhiima ha ilaawina inaad marwalba usoo qortaan ustaadka noloshiina inshalah

  • @oo-rj3yw
    @oo-rj3yw Před 3 lety

    Mash allh ustaad noolow

  • @abdullaahimousedarwish9859

    جزءاك الله خيرا وفيرا أخونا أيوي يوسف سكين الله يحفطك
    wl aad noogu qaaliya waxaanba laga daalayn daawashada videoyadada قديما وحديثا.alle ha ku xifdiyo wl alle cimrigaaga ha kuu barakeeyo.
    Alla maxaa dad dib u dhashay adiga daraadaa!!

  • @shukriibraahim4761
    @shukriibraahim4761 Před 6 lety +1

    Masha Allah aadba umhdsn thy ustaadii

  • @fardushassan6732
    @fardushassan6732 Před 6 lety +1

    Masha Allah aad ban kaga mahadcelinaya my brother

  • @deeqomohammed2953
    @deeqomohammed2953 Před 6 lety

    mnsha alah tnx wll....................................

  • @rahmaabdullahi3885
    @rahmaabdullahi3885 Před 6 lety +1

    Masha Allah tabarakallah 👍🏾😍

  • @miskifarah4082
    @miskifarah4082 Před 6 lety

    Maasha allaaaaah habo complimenti ilaaheey hanoo kaa daayo haku xafido aaamiiin

  • @khadradheeman1772
    @khadradheeman1772 Před 6 lety

    Maansha allaah jazaakalaa kheer

  • @meymunmahad5725
    @meymunmahad5725 Před 6 lety

    MASHA ALLAH tawabare aad ayan u jclhy barnamij yadaada wana xiseyaa lasocodkoda horay usoco kuuseeso waligaaa

  • @zamzamomar9758
    @zamzamomar9758 Před 6 lety

    Mansha allah waa bare ama dhirigeliye sii cajiba dhirigeliya anyperson thanks bare Ayub jazakallahu khyr

  • @nimcaanmohamed8843
    @nimcaanmohamed8843 Před 6 lety

    masha allh waaa arin fican allh ku dayo yusuf sakiin

  • @eng-ahmedcadaani5477
    @eng-ahmedcadaani5477 Před 6 lety +1

    Maasha allaah ustaad qaali allaah ku dhaafo wd charge gareysaa

  • @Hijabnaturalsom
    @Hijabnaturalsom Před 6 lety

    Masha Allaah walakey wax badan ayan ka faide shukaran akhi

  • @diiriyefaysaldarawal8371
    @diiriyefaysaldarawal8371 Před 6 lety +2

    Thanks wll ayub i love you

  • @hamdiabdi1410
    @hamdiabdi1410 Před 6 lety

    msha allaah walaal 😍😍ayuub

  • @osobabdalle6225
    @osobabdalle6225 Před 6 lety +1

    Masha allh aad ayad umahdsantahy wllo

  • @FahanOnlineAcademy
    @FahanOnlineAcademy Před 6 lety

    Mahadsanid

  • @saabiriindaahir2258
    @saabiriindaahir2258 Před 6 lety

    شكرا لك

  • @nabaddooncabdalla4666
    @nabaddooncabdalla4666 Před 6 lety +1

    Masha Allah
    Ayuub Yusuf Sakiin
    Dhiira galin ayan kahelaa marwaliba lkn lazy ayaa ahaa
    Caawa wxi kadambeeyo waa inaa shucuurteyda kiciyaa💪💪💪💪💪

  • @mamasomalia4013
    @mamasomalia4013 Před 6 lety

    Masha allah tabarakallah ayuub allah haku barakeyo walal wanaga iyo dhiragaliinta allah malinta qiyamo janadi fardowsa haka warabiyo

  • @yahyeleader334
    @yahyeleader334 Před 6 lety +2

    Amazing 💘💘💘

  • @hibocadey4646
    @hibocadey4646 Před 6 lety

    wcs wr wb ustad ayub allha kuxifdiyo inshllh waankuso kordhineyna adunka wang

  • @mimim5048
    @mimim5048 Před 6 lety +1

    walal Ayuub mahadsanid waba catodiye👍

  • @dheemandhalgobeed9894
    @dheemandhalgobeed9894 Před 6 lety

    Mash allah wa cashar qiimo leh wll

  • @daadircoof2127
    @daadircoof2127 Před 6 lety

    Mashalhaa allhaa hakuxafido inshalahaa

  • @sahranur8409
    @sahranur8409 Před 6 lety +1

    Masha allha macli

  • @justingzak1268
    @justingzak1268 Před 6 lety

    mncha allah ayuub baraarujiye nololeed wku xirahey barnamijyadada

  • @umalbakal5866
    @umalbakal5866 Před 6 lety

    Masha alaah macalin qaalia

  • @farxiyomohamed306
    @farxiyomohamed306 Před 6 lety +1

    masha allah wlalky

  • @ashaaahmed5920
    @ashaaahmed5920 Před 6 lety

    masha allah yusuf allaha ku barakeyo wllhi markasta an channalkaga dhagesto dhiri galin ada igalisa wxn ka leyahy nolosha hadaf sare allow ila irume

  • @zeinabyussuf1991
    @zeinabyussuf1991 Před 6 lety

    Maashaa allah waa fikir saliim ah HAN SARE AYAANA GUUSHA LAGU XAQIIJIYAA

  • @sacdiyahussein6844
    @sacdiyahussein6844 Před 6 lety

    Barakalhufik

  • @shukriali8082
    @shukriali8082 Před 6 lety

    ayub yusuf sakiin Macalin wad mahadsan tahay ee Ha iloobin insha'Allah

  • @hamdaahmedhasan1651
    @hamdaahmedhasan1651 Před 5 lety

    Mansha allah allaha isku kiindayo adiga iyo matantada farxad igu nolada for ever hawaaro jacaylku👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @fardowsahussein9316
    @fardowsahussein9316 Před 6 lety

    Masha allh guulayso aakhiro iyo aduunba

  • @secretdiamond1745
    @secretdiamond1745 Před 6 lety

    masha allah tababaraha nolosha

  • @cabdiqanisaleebaan4851
    @cabdiqanisaleebaan4851 Před 6 lety +2

    Ayub waxaa tahay qof aan jeclahay dadkana wax utara laakiin wll nasteexo ayan kuwadaa taas oo ah timaha kala dheer nabiguna uu reebay ee iskada timahana sim

    • @luulcabdulahi4673
      @luulcabdulahi4673 Před 5 lety

      Cabdiqani saleeban wll timahiisu waa caadi wax qaldan kuma arko

  • @ridwaancaaqil4776
    @ridwaancaaqil4776 Před 6 lety

    Dhiiri galiye Nololed ayuub Yusuf sakin😍👈

  • @hilaacyare3324
    @hilaacyare3324 Před 6 lety

    Masha allaah thanks

  • @bilanmohammed9822
    @bilanmohammed9822 Před 6 lety

    Masha allh wll

  • @xidigtamaariya2464
    @xidigtamaariya2464 Před 6 lety +5

    M.a waan kugu fanaa wll ilaah haku xifdiyoo👈

  • @rooneyali3312
    @rooneyali3312 Před 6 lety +1

    Thank you

  • @xamdidagam2714
    @xamdidagam2714 Před 6 lety

    wcs wllk aad iyo aaad baa u mhdsnthy ,halkaana kasii wad dhiirigalinta aad nasiineyo
    insha allah

  • @monasuja6232
    @monasuja6232 Před 6 lety +1

    Sakin Walal waad iscateysay bar warahyasha in wax walbo lasanmeynkaro😁😁😁😁well done mr Sakin Walal qali ah😍😍😍😍😍

  • @fahmolamash4916
    @fahmolamash4916 Před 6 lety

    mahadsanid lataliya nolosheena wn kugu xisaabtamaa

  • @hannalajeclahay5351
    @hannalajeclahay5351 Před 6 lety

    Asc maasha allaaha

  • @Maanbile
    @Maanbile Před 5 lety

    Macalin Nooloow

  • @Macalimow48
    @Macalimow48 Před 6 lety

    Jazaakumullaahu kheyr

  • @raayanraayan2z629
    @raayanraayan2z629 Před 6 lety

    Wwwwwwwwwww mashallaha mashallaha mashallaha mashallaha ayuub aboowe mahdantahya illahaya haku dhawri my bro

  • @diamondboy2543
    @diamondboy2543 Před 6 lety

    Masha allah thanks

  • @suleikhamohamed8811
    @suleikhamohamed8811 Před 6 lety

    ayuub alleh ha ku xifdiyo waxaad tahay qof nolasha dadka somaaliyeed meel muhiima kaga jita

  • @naciimomouse142
    @naciimomouse142 Před 6 lety

    Mazha Allah macalin lagu faa iiday allow maskaxda iyo garaadka kuu daa

  • @azmaosman9096
    @azmaosman9096 Před 6 lety +1

    Mansha allh

  • @xamseaxmed7830
    @xamseaxmed7830 Před 6 lety

    Maasha allaah Maasha alaah