Waxaan ahay QOF wixii uu BILAABABA DHEXDA Uga TAGA!! (ILA TALI) l NOLOL CUSUB: # 64

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Ma tahay qof hawl kasta oo uu bilaabo dhexda uga taga?!
    Ma DOONAYSAA in aad NOQOTID qof ka meel gaara wax kasta oo aad biloowdid?!
    NAGALA SOCO PAGE-KEENA FACEBOOK:
    / ayubsakiin

Komentáře • 300

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin  Před 6 lety +166

    Salamu Alaykum Xidigaha Channelka..Waxaan rajaynaa in aad ladantihiin.Ii oggolaada maanta in aynu ka hadalno Mowduuc aad muhiim u ah wuxuuna yahay: Sida Lagu JOOGTEEYO Wixii Aynu Biloowno. Hadda kadib haka CABSANIN in aad DHEXDA uga tagtid waxa aad BILOOWDID! Ha hilmaamin Weligaaga: Faafi Farxada, Faafi Jacaylka, Faafi Nolol Cusub! Mahadsanidiin.

    • @fiicaneefaceedkaroon3629
      @fiicaneefaceedkaroon3629 Před 6 lety +3

      Ayub Yusuf Sakiin Maansha Allh wax jira ayd ka hdshy runtii , jazaakallahu qeyran shukran Ustaad.insha allh wxn rjynaa inaa guulysto

    • @cabdisalaanzallo854
      @cabdisalaanzallo854 Před 6 lety +1

      Ayub Yusuf Sakiin Halke joogta teacher
      Thanks

    • @coolgtri985
      @coolgtri985 Před 6 lety

      Ayub Yusuf Sakiin : Allah hakuu gargaaro aduun & aakhiraba👋

    • @aragsanmaxamed4599
      @aragsanmaxamed4599 Před 6 lety

      Ayub sakiin waaad mahadsantahy wallo kheeralle hakusiiyo waacax jira

    • @dahapoahmet6323
      @dahapoahmet6323 Před 6 lety

      wll ayuubow wllhi aad kuu taagera lkn wll
      markaan wado ka caajizaa

  • @muniramuhudin6377
    @muniramuhudin6377 Před 6 lety +83

    Like I saaar hada tahay qof daneya Yusuf sakiin sideyda Cml❤❤❤

  • @xaliimocabdullahi9069
    @xaliimocabdullahi9069 Před 6 lety +23

    MAASHA allaah
    tawabarah
    nolosheena
    noloshiisa
    nolosha Somali oo
    idil halyeeya inoosoobaxay
    allaah kubarakeeyo
    akhiii
    macalinka dunida ugu wngsn

    • @alihussein1432
      @alihussein1432 Před 5 lety

      Masha alha walal shuran zxb Mar walbo wad kumahasantHay dhiriglinta oomar walba Nala garabtagantahy

  • @adeeghayemarket
    @adeeghayemarket Před 6 lety +13

    Mnsha alah macalimuu alah haku sharfo tababare nololeed oo dhaba waad ku mahadsantahay sida kalgacalka leh aad nogu so gudbisid barnaamij aad nogu muhiima

  • @akiilacartoons
    @akiilacartoons Před 6 lety +21

    run ahaantii waxaad bedeshay noloshayda oo dhan ma aqaano Wxn kugu abaal gudo xitaa video yadaada qoyskeyga iyo azxaaptayda lawadaagaa

  • @deeqohassan7918
    @deeqohassan7918 Před 6 lety +4

    Masha allah illaheey hakaa abaal marsho wanaaga aad noso gudbisid ayuub jazakaallah

  • @sacadiyaaxmed5853
    @sacadiyaaxmed5853 Před 6 lety +3

    Haa wllhi istiqfaarta ayan bilabay dhexda ayan uga tagay dugsi ayan bilabay dhexda ayan uga tagay subxana llah

  • @kadirdube7560
    @kadirdube7560 Před 6 lety +1

    asc Ayuub? walaahi dad aduunka ku nool top ayaad ku jirta haddii somaali oo dhan sidaada oo kale ahaan lahaayeen Mar horey ayeey horey mari lahaayeen Guuleeso adiga iyo bahada aad iyo aad baan kugu mahadinayaa barnaamijkaan quruxda badan ee soo tabisid.

  • @ahmedmohamednorbisik.4758

    Masha Allah macalinka
    Dhiirigelinta yaa u diidikara.

  • @falqayantabookta3675
    @falqayantabookta3675 Před 4 lety +1

    Thank you teacher ayub yusuf sakin it is said لا تسوف عمل الخير إلي غد لعلك باقي و أنت فقيد

  • @reallynice8998
    @reallynice8998 Před 6 lety +28

    www nice inta iga dambeso like🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍

  • @muniramuhudin6377
    @muniramuhudin6377 Před 6 lety +5

    Wad mahadsan tehe ustad Allah Haku sharfo

  • @hawohassan2921
    @hawohassan2921 Před 6 lety +9

    Mash Allah Jazaakallah 😄

  • @simanmohamed4693
    @simanmohamed4693 Před 6 lety +6

    Mahadsanid
    Walal waxa ku wedinaa sidee qof jadwalka dajisaday hadana ujogteen karaa mahadsanid

  • @mawliidmaxamed4938
    @mawliidmaxamed4938 Před 6 lety +5

    Thank you our teacher

  • @ahmedawdal3436
    @ahmedawdal3436 Před 6 lety

    mansha allah ayuub hore u soco waligaa wax bdn ayan ka faaiday

  • @meymunmahad5725
    @meymunmahad5725 Před 6 lety +1

    MASHA ALLAH Tawabarehena nolosha kuuleeso waligaa melkasta aajoogto

  • @engosmanali6658
    @engosmanali6658 Před 6 lety +1

    mansha allah walal alaha kubarakeyo ayup yuusuf sakin.

  • @suleqomm4983
    @suleqomm4983 Před 6 lety +3

    Jazakallah kheyr

  • @ismailhassandirie8676
    @ismailhassandirie8676 Před 6 lety

    masha allah teacher aad bad u mahadsan thy wxn ahay arday ku xiran barnamijkaga

  • @zahramohamed2703
    @zahramohamed2703 Před 6 lety +1

    Masha allah walakey qali jazakallah kheyran jazaa ❤❤alle jazadada janno hakadigoo amiin

  • @user-my6sm2xy6u
    @user-my6sm2xy6u Před 6 lety

    Wlhi yusufoow wax aad tahay jiheeyaha noloosh waynoow oo ale ha ku xafido. .
    Aaaamiin alahayoow

  • @umalhassan5656
    @umalhassan5656 Před 6 lety +1

    Macha.alllh ma teacher Allh haka Abaal mariyo

  • @shukriinaalixaji4936
    @shukriinaalixaji4936 Před 6 lety +5

    Masha Allah
    Allaha dhowro my Teacher

  • @muniiramaxmedmuniiramaxmed302

    Masha alah jazaka alah qeer yaa akhii filah wax badan aya nofa idesa alah ka awalmariyo in shalaah

  • @BMAPRODUCTION1
    @BMAPRODUCTION1 Před 6 lety +2

    Masha Allah

  • @khadradheeman1772
    @khadradheeman1772 Před 6 lety +1

    Maansha allaah tabaarakallaah macalin qodobkani anuu iquseeyaa jazaakalaa kheer

  • @drbiladycali7208
    @drbiladycali7208 Před 6 lety

    Ayuuub yuusuf sakiiin
    Waan xiiseyaa cashiradaada wuruxda bdn masha allah ustaad

  • @guledyare7119
    @guledyare7119 Před 6 lety +2

    Mnshalah jazakalah walal somaliyeed

  • @salmaomar3131
    @salmaomar3131 Před 6 lety

    Wlle waxyaro wanagsan bad tahay alle haku wanajiye wanka faidnay

  • @buraanburmediaandmore4080

    Taas qof ka baxsanaya wey yartahay thanks walal Allah ha nagu duwa in waxaan bilowna aan dhameyna

  • @farxiyomohamed306
    @farxiyomohamed306 Před 6 lety +1

    masha allah wll

  • @badrarayaan7033
    @badrarayaan7033 Před 6 lety

    Masha Allah jazakallh khyrn ustaad

  • @abdallanuurullah6353
    @abdallanuurullah6353 Před 6 lety +1

    mashaAllah walaalkey Ayub yussuf waadmahadsantahay kheyr ilaahey hakusiiyo

  • @barwaaqokadar7706
    @barwaaqokadar7706 Před 5 lety

    Mnsh ahaah ilaahay cilmiga haku barekeyo tabbare wacan

  • @abdullahiabuukar5360
    @abdullahiabuukar5360 Před 6 lety

    Aad baad ugu mahadsantahay ustaad yusuf sakiin
    problem marar badan aaan xal uwaayay ayaad hada xalkiisii ii fududeysay
    Thanks %100
    Sidoo kale waxaan halkaan ugu mahadcelinaayaaa sxb igu weyn Anigoon ku aqoon qofkii ikaa baray oo igu yiri Yuusuf sakiin waa tawabare nololeed ee kafaa,ideyso casharadiisa,
    Qoftaas waa qof igu weyn waana sxbta kaliya ee aan ku faano waan leeyahay sidoo kale Thanks miski axmed

  • @rahmaabdullahi3885
    @rahmaabdullahi3885 Před 6 lety

    Masha Allah tabarakallah Jazakallah kheyr ustaad ayub 😍👍🏾🙏🏾 wax badan ayan ka fa’iday channelkada Jazakallah kheyr

  • @user-bc2ir5ix2r
    @user-bc2ir5ix2r Před 6 lety

    runtii waxaad tahay qof waqtiga aan daawanayo ama dhagaysanyo istaahila hore usoco
    waxyaabaha dadku dhexda kaga tagaan waxa ka mida barashada quraanka iyo diinta oo waxa ugu qaalisan ah aduun iyo aakhiroba lagu liibaanayo

  • @hamdagelle1596
    @hamdagelle1596 Před 6 lety +2

    Tusaale ahan waxan is dhah quranka malintib jir aqri man sameyo taa waxan igu dhamad waqtig waan dhita ii haysta

  • @cabdisalaanzallo854
    @cabdisalaanzallo854 Před 6 lety

    macin waxad kahadsha
    saaxibka wanaagsan
    iyo sida looga dhabeeyo waxaad higsanysoh
    Thanks
    alle danbigaga hadhafoh amiin

  • @faadumosiciid7841
    @faadumosiciid7841 Před 6 lety

    Mansh allh wllky illhy hakubarakeeyo waxa daban ayaan kafaidaysatay illhy hakubarakeeyo

  • @axmedcabduqaadir4256
    @axmedcabduqaadir4256 Před 6 lety

    Masha allah ustaad runti wxd tahay qof mar walbo iga farxiya wxn ku rajenaya guul aduunyo iyo aakhiraba nolaw intey nolol jirta insha allah

  • @naimaabdi1026
    @naimaabdi1026 Před 6 lety

    Maasha Allaah mucalim kobciyaha maskaxda iyo hangaba jzkAllahu kheyr

  • @abdirahmandiri6589
    @abdirahmandiri6589 Před 6 lety +1

    masha allah allah hakajazaisiyo wllll sida fican eeed nogu soo gudbisay

  • @jameswilliam5247
    @jameswilliam5247 Před 6 lety +2

    Mahadsanid Yuusuf Sakiin wll

  • @fatmabarre6037
    @fatmabarre6037 Před 6 lety +6

    Masha Allah Aad Baad U Mahadsan tahay❤❤❤

    • @dema6389
      @dema6389 Před 6 lety

      5 minute Hacks ma channel kii dhabta ahaabaa wll

    • @fatmabarre6037
      @fatmabarre6037 Před 6 lety

      Elnora Elias elnora Hhhhh Carfts Iyo Hacks Kala Yihiin
      Channel Keyga Waa Booqan Kartaa
      Haduu Ku Cajabiyo Subscribe Dhhe

    • @dema6389
      @dema6389 Před 6 lety

      5 minute Hacks sawirka was same lkn mise waa aniga ... subscribe Tana adi ii hor Saar then Ani ayaa ku saaraya .maxaad ka qabtaa?........

  • @cadnaangeo7709
    @cadnaangeo7709 Před 5 lety

    MaHadsanid macalin Ayub
    Runti wax badan baa iska kay badalay markan daawaday video kasta oo Aad leedahay

  • @asiamohamed6180
    @asiamohamed6180 Před 6 lety

    Msha Allah wa cashr wangsn anka helay faidoyinbadn runti mhdsnid ayub macalinka nolosha dadka samaliyed

  • @mohamedadam1858
    @mohamedadam1858 Před 6 lety

    aad bad umahadsantahy walaal ayub , runtii wax weyn ban ka faa'iday cinwaankaan
    horay usoco

  • @MohamudShiine
    @MohamudShiine Před 6 lety +5

    Thanks my macalin

  • @bukharidalxoreye3733
    @bukharidalxoreye3733 Před 5 lety

    Marshall ayub wlhy Sxb nolashayda wax badana ka badashy wallo alahaku sharfo nio wad Wll mcne ilahay cimri dher hakusiyo

  • @Amin-gw5yh
    @Amin-gw5yh Před 6 lety +2

    Wll jasaakalaah barnaamijyo anfacaya dadka afka somaliga ku hadla

  • @shaficiomar3584
    @shaficiomar3584 Před 6 lety

    macalinka nolasha mush tamaca somaliyeed nolow teacher

  • @shukricsaed2670
    @shukricsaed2670 Před 6 lety

    Masha allah tabaarakal laah
    Allaha cilmiga hakuu barakeeyo angana ha nga dhigo kuwo hadafkooda ka gungaadha

  • @amaldualleali5368
    @amaldualleali5368 Před 6 lety

    Mansha allh illahay haku xifdiyo

  • @AbukarDeerow
    @AbukarDeerow Před 6 lety +1

    Masha Allaah mahadsanid Ayuub.♦️

  • @abdulahimohamuud6455
    @abdulahimohamuud6455 Před 6 lety +1

    waa mawduuc fiican jazakallah

  • @mhmasterchannel2694
    @mhmasterchannel2694 Před 6 lety +2

    ayuubu salan sare ustaat qiimo iyo sharaf ayaab agteyda keedagy
    waxa tahay moalinkaga aniga

  • @sulekhaisse5759
    @sulekhaisse5759 Před 4 lety

    Maasha allah jazaakallaahu khayraa

  • @zakiade3304
    @zakiade3304 Před 6 lety +1

    Jasakalaah khayr

  • @kadirdube7560
    @kadirdube7560 Před 6 lety

    soomaaliyeey ka faa'ideesta please haddana taageera m/Ayuub.

  • @user-bc2ir5ix2r
    @user-bc2ir5ix2r Před 6 lety

    جزاك الله خيرا ورفع الله قدرك

  • @khaalidcumar3322
    @khaalidcumar3322 Před 6 lety +1

    Shukran macalin alle haku sharfo

  • @uniquehanaan
    @uniquehanaan Před 6 lety +3

    Maasha Allah

  • @Abdirashid_89
    @Abdirashid_89 Před 6 lety

    Alle ha kaa abaal mariyo casharkaas qiimaha leh iyo kuwa kale ee aan la soo koobi karin ee aad na bartay. Ha ka daalin in aad mar walba wax noo faa'iidaysid. Mahadsanid in badan.

  • @maxamudmaxamed8075
    @maxamudmaxamed8075 Před rokem

    Mashaaallah thanks my teacher

  • @user-fz1lx6eb8t
    @user-fz1lx6eb8t Před 6 lety +2

    Mashallh walalken tan anayba ihaysataa waa inaan waanadada ka faa,idaystaa

  • @calicabqaricalicabqari8242

    JAZAKALAHU KHEYRAN YA MACLIN YUSUF

  • @mohamedbiciroosh4696
    @mohamedbiciroosh4696 Před 6 lety

    شكرالك استاد
    جزاك الله
    الله يحفظك

  • @drhothoclaahi3103
    @drhothoclaahi3103 Před 6 lety

    masha allh ayuub mahadsanid

  • @jawahiromer4000
    @jawahiromer4000 Před 6 lety +2

    Waaw mashaa allaah waan sugaayay

  • @mahadclaahi6482
    @mahadclaahi6482 Před 6 lety +1

    masha allah mahad sand

  • @chandaharabdi7318
    @chandaharabdi7318 Před 5 lety

    Haa sxb Waxaan kaa doonayaa Talo aad iga siiso Waxan Rabaa inaan nolosha horumar ka gaadho sxb

  • @muxyadiinfarah8951
    @muxyadiinfarah8951 Před 4 lety

    ماشاء الله تبارك الله لك

  • @iqlaasaraksan5502
    @iqlaasaraksan5502 Před 6 lety

    Mahadsanid wll ayuub dhirigaliye wanaagsan wax badan ayaanka faaiidnaa

  • @suways12abdullahi29
    @suways12abdullahi29 Před 6 lety

    Masha allah ilahy ha ku xafidyo wlhi ana iga hada laysa wlhi ma aqano waxa samayo wax walibo an bilabo dhaxda oga taka thanks inta na sisa advice ajar iyo xasanad alaha ka siyo wll

  • @asmaboone3505
    @asmaboone3505 Před 6 lety +1

    Thanks walashay niciima khadar aaamin alah Ku xiftiyo adigana

  • @ibrahimmuhamud9446
    @ibrahimmuhamud9446 Před 5 lety

    Allaha kuxifdiyo

  • @shamsamohamed8444
    @shamsamohamed8444 Před 6 lety

    Waad idhiiri galisaa marwalba waxaadna tahay macalin kayga Ilaah miisanka xasanaad ka hakuu saaro amiin yaarabi

  • @odaygeele5878
    @odaygeele5878 Před 6 lety

    Masha allh alaha ka abaal mariyo walal #Ayuub wax wanaagsan baad umada Uso gudbisaa guuleyso

  • @boodhari1507
    @boodhari1507 Před 6 lety +1

    masha'allh mhdsnd in bdn

  • @faizocabdulahi5781
    @faizocabdulahi5781 Před 6 lety +1

    masha Allah ku xafido

  • @abdirashiid4503
    @abdirashiid4503 Před 5 lety

    Maanshaa.allaah allaah hakuxafido wll

  • @bintisahar6788
    @bintisahar6788 Před 6 lety

    Mash allaah wacashar muhima ah jasaka llaahu kheyr ayuub

  • @farhiamohamed9499
    @farhiamohamed9499 Před 6 lety +10

    Qodobkani walahy anu iga hadlayaa😢😢😢😢😢

    • @fathiamuhammad9645
      @fathiamuhammad9645 Před 6 lety +3

      Mrmr qofku inuu naco wxu hayo meeshuu ku noolayhy baa sabbata

  • @amuunmaxamed1656
    @amuunmaxamed1656 Před 6 lety

    Masha allaah wllo jazakallaah khayr

  • @ijaboomar5448
    @ijaboomar5448 Před 6 lety

    Jasakallaahu kheira

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Před rokem

    Maasha allah adero mcn school maadhaaman 😂😂

  • @xasanxareed8542
    @xasanxareed8542 Před 6 lety

    thank you ayuub yuusuf

  • @mahamedabdikarahdid3140

    Mnshlh libaxa anigu koly ahaan isku dhig baynu nhy jawaabt igu soo celi nooca dhiga ee adigu tahy

  • @Dhafaruur
    @Dhafaruur Před 6 lety

    Mahadsanid ustaad Ayuub Y Zakin

  • @ramliinamohammed4412
    @ramliinamohammed4412 Před 6 lety

    Thanks ayuub yusuf sakiin

  • @khayrjecel2
    @khayrjecel2 Před 6 lety

    ischool luuqad bilaabay hadda 10 casho kahor baan joojiyey
    3bilood dhiganayey
    Inzha Allah waan ku noqon
    Mhdznid tababare akhii ayuub
    Allah haku zharfo

  • @saraaibrahim1788
    @saraaibrahim1788 Před 6 lety +1

    masha allah

  • @sahroxasan1660
    @sahroxasan1660 Před 6 lety

    Shukran wllky o kalay horta ma ana iga hadsha oh, walle yabay

  • @akiilacartoons
    @akiilacartoons Před 6 lety +4

    wxd istaahishaa inaa ku dhaho (aabo yuusuf )
    noolow Aabe guul ayaan kuu rajeynayaa

  • @aminamusa4578
    @aminamusa4578 Před 6 lety

    Mashallah walal waad mhadsantahy جزاك لله خير

  • @kamalabdullahi61
    @kamalabdullahi61 Před 6 lety

    Mahadsanid Ustaad

  • @aishamaalin7051
    @aishamaalin7051 Před 6 lety

    masha Allah tabaarakallah yaa ustaad waan kuu xiisnay ilaahay Hanoo kaa xifdiyo

  • @cabdisalaanzallo854
    @cabdisalaanzallo854 Před 6 lety +1

    mazha allaH nlow macalin
    JasaakallaH