Sideed Ku Samaysanaysaa SAAXIIBO ku IXTIRAAMA?! l NOLOL CUSUB: # 63

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Ka dhig DADKA oo dhan kuwo ku JECEYL..Ku IXTIRAAMA..Kuna QIIMEEYA.
    NAGALA SOCO PAGE-KEENA FACEBOOK:
    / ayubsakiin

Komentáře • 338

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin  Před 6 lety +170

    Salamu Alaykum Xidigaha Channelka! Sidee tihiin waxaan filaa in aad wacantihiin. Dadku waxay ku ixtiraami doonaan oona ku dhigi doonaan booska aad u qalantid marka aad:
    1. Noqotid qof lagu wareero!
    2. Barratid in aad dhahdid "Maya".
    3. Galin ballan aadan kasoo bixi karin
    4. Noqotid qof Caqli baddan
    5. Noqotid Dhagayste fiican
    ...iyo mid dheeraad ah
    6. Aad yaraysid amaba iska daysid Wax WEYDIISHADA baddan! Dadku ma jiraan wax ay ka necebyihiin in wax la weydiisto!
    Ha hilmaamin Weligaaga: Faafi Farxada, Jacaylka iyo Nolol Cusub! Mahadsanid!

    • @Hhhh-fi2tv
      @Hhhh-fi2tv Před 6 lety +2

      Ayub Yusuf Sakiin jasaka laah wll maclin wnagsan ayad tahay allaha ku dhowro

    • @MohamudShiine
      @MohamudShiine Před 6 lety +1

      Aad iyo aad shukran bro

    • @naagweyn5078
      @naagweyn5078 Před 6 lety +1

      Jazaakallahu kheyr.

    • @dahapoahmet6323
      @dahapoahmet6323 Před 6 lety +2

      wll ayuup wllhi waxaa tahy qof aan taagero zaacada badana ku buxiya inaan ku dhageysto Markaa wll plz icaawi caawimaad kaaga pahanahe

    • @shankaronabdi8657
      @shankaronabdi8657 Před 6 lety +1

      Mash Allah jazakallah

  • @abdishakurfarah4132
    @abdishakurfarah4132 Před 5 lety +1

    Maansha allah wllo ayuub cashar qiimo badan ayaad noosoo gudbisay oo aan si wayn uga faa,iiday ilaahay ha kaa abaal mariyo wakhtiga aad u hurtay inaad na soo gaadhsiiso fariintan. Shukran.

  • @Hismail88
    @Hismail88 Před 6 lety +22

    Waa mhdsnthy walal
    My the one and only tababare
    #full_respect
    Fast one like iisar

  • @naturechannel7161
    @naturechannel7161 Před 6 lety +11

    Mahadsanid ayuub adigu waxad tahay saaxiibkeeena aad qadarino qiimeyno masha alaah ale ha dhowro wllshaa mune cadey ale idin xifdiyo

    • @mumtaazhassan8957
      @mumtaazhassan8957 Před 5 lety

      Ayuub wall markasta My maala odhanayaa wall taa iiga soo jawaab adoo mahadsan wall

  • @hanideeq1630
    @hanideeq1630 Před 6 lety +14

    ilahay dartiis bnku jeclahy ayuub noloshayda wax badan bad ka badashay wll ilahay ajarkeda haku siyo wll

  • @sihamabdiwali9159
    @sihamabdiwali9159 Před 5 lety +1

    Ayuub video gan waxuu ii yahay dhiri galin markasta wan dhageysta. Wax badan ayuu iga badalay. Allah haku xifdiyo. Ayuub. Nolosheyda dhan ayuu badalay

  • @umalhassan5656
    @umalhassan5656 Před 6 lety +5

    Macha.Allh ma teacher allh yahfidka

  • @mohamedidiris7581
    @mohamedidiris7581 Před 6 lety +5

    Mncha allaah wax badan Ayaan ka bartay macalin alle haka abaal mariyo horumar waarta ku rajeynaya macalin sakiin 😍😍😍😍😍

    • @sabirmahamuud8765
      @sabirmahamuud8765 Před 6 lety

      Walaal dadkoo dhan uma soo bandhigo qorshahryga lkn waxa jirta qof sacibteda oo idhaaw an sirteda ushegto waxey jeceshahay wax walba inan ushego ana wan ushegaa markan ushekana ayada ku dhaqmesa ayan arka ama iku shegesa sidan ugu shegy micnaha sidan ayaa qotshahega ah maxan asameya qofka wana sxibteda idhaw

  • @najiibboss7593
    @najiibboss7593 Před 6 lety +22

    Thanks macalin waan kuu xiisay

  • @sacadiyaaxmed5853
    @sacadiyaaxmed5853 Před 6 lety +2

    Mashaa allah illahay haku xifdiyo wll ayuub waxad tahay qof qaaliya noloshyda wax nadan ayad ka badashay alle haka abaal mariyo

  • @deeqomohamed4870
    @deeqomohamed4870 Před 6 lety +10

    Waan ku salaamay ayuub illahay haku xafido walaal mcn aadbaan kuugu mahad calinayaa dhiri galintaada

  • @samaaraqurux2736
    @samaaraqurux2736 Před 5 lety +1

    Asc wli
    Anigo Ku cusub pagkaga hadana aad ayaan IGA helahy casharada ad so jeediso runti waa kuwo qofka wax badan u kordhinaya hore u soco Allah barik

  • @saidomohamed8333
    @saidomohamed8333 Před 6 lety +2

    Waad mahad santahay walaalkiis Ayuub aad baan uga helay video gaan waxaan kaasugaynaa video kale oo fiican insha Allah waan jeclahay hadalkeeda iyo dhiiragalintaadaba waxaan kuu rajeeynayaa caafimaad cibaado suuban iyo cimridheer nooolal suuban ku nooloow farxad aniga iisoo ducee walaalkiis Ayuub I love you too

  • @dekaahmed6028
    @dekaahmed6028 Před 6 lety +1

    Masha Allah jasakallah khayran walaal ayub Yusuf sakiin

  • @mohazalah743
    @mohazalah743 Před 6 lety +1

    Masha Allah wallal aaad baad umahsantahay aduun iyo akhiro farxat baan ku rajeynayaa ustaade

  • @hamdahuseen1629
    @hamdahuseen1629 Před 4 lety +1

    Mahadsanid macalinkyga aan waxa badan aankabrty ayub Yousuf sakiin

  • @queenyudgoonismail9313
    @queenyudgoonismail9313 Před 6 lety +4

    Mahadsanid tababare ayuub Allah haka abaal mariyo👏👏👏

  • @hamdaali601
    @hamdaali601 Před 6 lety +4

    Jazakalah Khyr Wllo sharfow

  • @Fawziamuuse
    @Fawziamuuse Před 6 lety +1

    Masha Allah walal Ayuub alle haku sharfo runti videoyadaada wanka helay waxbdna ka faaiday
    Aniga sxbo wanleyahay labo gabdhood ban sxb la ahay alxamdulillah waa sxbada ugu qiimaha bdn agteyda way iwanaajiyan anna wan wanaajiyaa😍😍
    Ayuub farxad ku nolow walal qaali

  • @fowsiamohamedali7724
    @fowsiamohamedali7724 Před 6 lety +7

    mashaa allaah ayuub illaahay haku xafido wax badan ayaan ka faa iday macalin qaali ah ayaa tahay

  • @abdiholland_solo3996
    @abdiholland_solo3996 Před 6 lety +3

    Mansha alh wllkay Allha Ku xifdiyo dad badan oo aniga kamid ahay ayaad noloshoda sameyn Ku yaalaty hajoojin dhiiragalinta aad dakaga siineyso

  • @abdixasan8205
    @abdixasan8205 Před 6 lety +7

    aad iyo add baan kuugu hambaliyaynayaa waanan kuu jecelahay jasaaka alaah

  • @rahmaabdullahi3885
    @rahmaabdullahi3885 Před 6 lety +1

    Masha Allah Jazakallah kheyr ustaad noolow 😘

  • @abdirizakbarreabdi1071
    @abdirizakbarreabdi1071 Před 6 lety +6

    Ayuuub waa nin raggged ✋✋✋✋✋ waa maclinkaga phcloglkayga 💪💪 mrkad waan ka faa.iidaysa 🌷🌷🌷💘💘

  • @fatezisack1545
    @fatezisack1545 Před 6 lety +1

    Mahadsanid wll inbadan. Waaa cashir aaad faaa ido uleh wankaga mahad celinayaaaa aqoontada aaad nagu biirisay

  • @omarmalaay5037
    @omarmalaay5037 Před 6 lety +1

    Asc Walaal Ayuub Mahadsanid Walahi Waan kaa faa'ideystay Waanna is badalay Qeyr ilaahay haku siiyo cimrigaaga ha raago

  • @abdihakimyoussuf
    @abdihakimyoussuf Před 2 lety

    بارك الله فيك يا دكتور أيوب حفظكم الله

  • @kamalabdullahi61
    @kamalabdullahi61 Před 6 lety +2

    Thank macalin

  • @adoontiialleadoontiialle8163

    anniga qodobka 4aad waan ahay lkn dadbaa cadow ika dhigtay wll

    • @kowsarmohamed9937
      @kowsarmohamed9937 Před 6 lety +1

      Qof fican ama caqli u saaxib ah lamaba jeclo waayadan danbe aniga layabana ma ila atagtay

  • @leylohaji1794
    @leylohaji1794 Před 5 lety

    Mashaa Allaahu Ayub sakiin bulshada wax wayn baad ku soo kordhisay.

  • @isxaaqbadri7046
    @isxaaqbadri7046 Před 6 lety +1

    wallaahi baanan waligay samaysanayn sxp wayo qoyskayga aya ii ah sxp

  • @umuruweyda8884
    @umuruweyda8884 Před 6 lety

    Asc Setahay Abowe macan wa gabar ku Jcl Ayub i love you so much

  • @beeloroga1919
    @beeloroga1919 Před 6 lety +4

    Maanta unbaan ku laha gabadh aan habaryar u ahay wa inaan asxaab samaysta thnks for the talooyin😀

  • @hamdagelle1596
    @hamdagelle1596 Před 6 lety +1

    Wllo mahadsanid kun iyo kow jersn ilahay ha ku xafido huno qali

  • @xaliimocabdullahi9069
    @xaliimocabdullahi9069 Před 6 lety +1

    maasha allaah
    macalin waxbadan
    kaafaa,iidan
    allaah hakubarakeyo
    ustaada

  • @cabdiwaliyaasiin3610
    @cabdiwaliyaasiin3610 Před 6 lety +3

    asc ayub yusuf sakin aad baad umahadsantahay ayub waayo waxaa tahay macalinkayga waxaana xaqiiq ah in hormar walba oo aan gaaro aad qayb wayn ka qaadatay ayub xaqiiqatan waxaad sidhaba wax uga badashay noloshayda anoo yar waxaa layaaba ayub dadka qaar marka ay arkaan video nuucaan oo kale ah oo telka iigu jira waxay yiraahdiin war waxaan maxaa telka uga buuxsatay lkn waxaan isku dayaa inaan fahansiiyo muhiimada ay leeyihiin badankood maxaa yelay waxay aaminsan yihiin in ay wax walbo ay ubaahan yihiin ama kadhiman ay ayagu og yihiin
    ayub noloshayda abaal wayn ayaan kuu hayaa waxaa kamida hadafkayga mustaqbalka in aan kula kulmo inta aan noolahay insha allahu sida riyada looga dhabeeyana adiga ayaa ibaray kkkkkk
    حفطك الله في الدنيا والاءاخرة
    وانا احب بجهدك
    وانا اريد ان اكون كمثل ايوب يوسف في المستقبل القريب

  • @samawadechannel7590
    @samawadechannel7590 Před 6 lety +1

    Waxn rabaa inad iga caawiso training teacher ka wll waan dhagaysty tababarka mar ad ka hadlaysay marka waxn jecalysaty inaad bal qaab kaa macalim nimo woxoogaa noogasii waadixiso xilqadahaga soosocda wll adoo mahadsan jazakallah kheir

  • @AhmedAhmed-ff6yp
    @AhmedAhmed-ff6yp Před 6 lety +1

    ماشاء اللة حفظك الله زادك الله علمانافعا

  • @mohamedshooqi9572
    @mohamedshooqi9572 Před 6 lety

    Mahadsanid Ustaad AYUUB Yusuf sakiin

  • @drzahrasheikh9599
    @drzahrasheikh9599 Před 6 lety +1

    Almost all he is talking about mi.....mashaAllah ilehey hakubarakeyo walal

  • @caruus100
    @caruus100 Před 6 lety +1

    Wad mahadsantahay walal bisaraxa waxa tahay qof muhim noo ah. Noolow

  • @sahramaxamed7714
    @sahramaxamed7714 Před 5 lety +1

    Illahay khayr hakusiiyo

  • @muxuboyariisadan5905
    @muxuboyariisadan5905 Před 5 lety

    Masha allha allah ku barkeyo wall

  • @naawnaaw6372
    @naawnaaw6372 Před 6 lety +1

    masha allah jazakallah wll allaha haka qeer siyo

  • @anisahassan6449
    @anisahassan6449 Před 6 lety +1

    aleykumu salam walal ayub video cajiiba aa noso duubtay wax bdn ayan ka faiday allah ku xifdiyo

  • @samirahashim3075
    @samirahashim3075 Před 6 lety +1

    ASC Ayuub Jazaakalaahu kheyran aad ayaan uxiiseynayaa video yadaada

  • @zuheybabdullahimohamed8773

    Mnsha Allah wll dhiiri-galiyo lahubo tahy wlhi tnks 🙏

  • @hannaali3863
    @hannaali3863 Před 6 lety

    Mnsh Allah tabarkallah allah yaxfidka akhi jasakallahu khayr

  • @adoza7567
    @adoza7567 Před 6 lety

    thanks Maclin waxa tahaY dhirigaliyaha nolasha hore u Soco alle Dartiisa ku jeclhay Wlhi❤👏

  • @aminamusa4578
    @aminamusa4578 Před 6 lety

    Mashallah walalo qaliya ah waad mhadsantahy jazakala khyir

  • @sadaammaxamad9485
    @sadaammaxamad9485 Před 6 lety

    Mahadsanid wllkeyna ayuub sakiin mahadsanid khayr ayaan kuu rajeenayaa Alle haku xafido Amiin Amiin Amiin

  • @abdullahisahal3567
    @abdullahisahal3567 Před 6 lety

    Mahadsanid wll Ayuub Allah haku barakeeyee wax badan ayaan kaa faaiidnay. Waxaana kuu rajaynayaa hormar iyo cilmi anfac leh inshaa Allah si lamid ah sida aan labadaasbo ujeclahay inshaa Allah.

  • @noorkheire8043
    @noorkheire8043 Před 6 lety +2

    Mashaa Allaah Abaalkaga jano inshaa Allaah tababare

  • @shukrisaneey7691
    @shukrisaneey7691 Před 6 lety +1

    Mahadsanid mcln ayuub wx bdn ayn ka faiiday

  • @amalinacaday5002
    @amalinacaday5002 Před 6 lety +1

    Mnsha allha ayub yusuf sakin alow kudaaa danbigadana dhaaf walalo dhiragaliyahyga ayd tahay

  • @mahdiabdielmi1635
    @mahdiabdielmi1635 Před 5 lety

    Macalinka aniga inuuu IGA hadlayo ayaad moodaa kaliya waxaa igadhiman aqriska badan thanks

  • @ifrahahmes3695
    @ifrahahmes3695 Před 6 lety +2

    Macalin jasaakallah kheyr

  • @niciimaabdinasir5892
    @niciimaabdinasir5892 Před 6 lety +6

    maansha allah ani waaba leeyahay saaxiibo badan
    balse magaranayo sababta misna ma hadal badni inta badana kalidaan ka helaa marka waxbarashada lajogo
    balse hadana dadka iyagaa isoo doonta

  • @abdidaahir9748
    @abdidaahir9748 Před 5 lety

    thanks macalin walahay waan kuuxiisay macalin in badan

  • @abdirahmanhussein3491
    @abdirahmanhussein3491 Před 6 lety +2

    Jasakallah illahow caawi adoon iyo aaqiro

  • @ukhtifariha3304
    @ukhtifariha3304 Před 6 lety

    Wow mashallah this guy is amazing wallahi may Allah increase your knowledge

  • @samiraalas7940
    @samiraalas7940 Před 6 lety +2

    Mshllh ilahay haku ziyaadiyo caqligaga io aqoontada wlal

  • @faraxsancdy5390
    @faraxsancdy5390 Před 5 lety +1

    Wallaalkeey Mahadsanid Ayuub yuusuf sakiin

  • @amaalahmed4638
    @amaalahmed4638 Před 6 lety

    mansha alala wlkey ayub waa noo faaideysaa wax badan allah haku dhawro

  • @abdirizaakfaysal8910
    @abdirizaakfaysal8910 Před 6 lety +1

    Mahadsanid wll

  • @maandeeqsalmo9449
    @maandeeqsalmo9449 Před 6 lety

    Masha Allah .jazakallahu kheyr ayub

  • @naimayasin5539
    @naimayasin5539 Před 6 lety +1

    wcs wll masha allah wanu idiin xisney adiga iyo muna halkee adey somaliya miyey kulabaty marlabad inusodoob

  • @nacimanacima4981
    @nacimanacima4981 Před 3 lety

    Mahdsanid macalimkeda wax badan ayn ka faidi runti

  • @falastiinaadam1328
    @falastiinaadam1328 Před 6 lety +1

    Wabar namija wangasa man shaa allah allah hakubarakeyo

  • @sacadiyaaxmed5853
    @sacadiyaaxmed5853 Před 6 lety +1

    جزاءك الله خيرا

  • @drmuniiryaree2341
    @drmuniiryaree2341 Před 6 lety +3

    m.Allah ayup Yusuf sakin

  • @iqrabashiir5436
    @iqrabashiir5436 Před 6 lety +1

    mahdsanid tababare

  • @yussufibrahim3640
    @yussufibrahim3640 Před 6 lety +1

    maashaa Allah! aad baad ugu mahadsantahay waana runtaa wax aqriska waa waxa caqliga ziyaadiyo taasi waa xaqiiqo laakin ustaad waxaan ahaa qof jecel wax aqriska hadii aan fasax kujiro iyo hadaan fasal leeyahayba laakin hada magarano ee bal igu caawi sideen ugusoonoqdaa sideeydiihore tolow madunuubtaa ?

  • @liibaanhassannuur1603
    @liibaanhassannuur1603 Před 5 lety

    Maasha allaah ayuub mhdsnd m.a

  • @hananahmed287
    @hananahmed287 Před 6 lety +1

    Masha Allah ayuub aad baa umahadsantahay walaalkey

  • @drsabshiroibrahim4493
    @drsabshiroibrahim4493 Před 6 lety +2

    Masha allah

  • @khadroahmednur8296
    @khadroahmednur8296 Před 6 lety

    Wll aad bd umahadsnthy wxn kaa faaiday wax bdn jazakkallaah khyr

  • @amuunmaxamed1656
    @amuunmaxamed1656 Před 6 lety +1

    Masha allaaah wllo thanks

  • @osmancabdullahi5664
    @osmancabdullahi5664 Před 5 lety

    M.a wax badan aa noo faa iideeyse wll illaahey hanawada xafido dhamaanteen

  • @ruuneyyusuf7436
    @ruuneyyusuf7436 Před 6 lety

    Thnkz in pdn wn la socda cashrideda waa nh xiiseya dhageysigega 👍👍

  • @umuriyaan3340
    @umuriyaan3340 Před 6 lety

    Masha Allah walal shukran

  • @cizaamjr4944
    @cizaamjr4944 Před 5 lety

    Sxb waa runtaa
    Waa fikrad wanaagsan
    Mahadsanid

  • @mohastudio8616
    @mohastudio8616 Před 6 lety

    Wll tnxs dhiirigilinta nosoo jeedise adna hori usoco farxadna kunolaaw

  • @bishaarohajimohamuud6591

    Mash allah mahadsanid ayub yusuf sakiin

  • @ladanaden6504
    @ladanaden6504 Před 6 lety

    Masha Allah Allaha Ku barakeyo ina aderkey yusuf sakin

  • @aaminagamadiid2693
    @aaminagamadiid2693 Před 6 lety

    mahadsanid ayoup

  • @karama0277
    @karama0277 Před 6 lety +2

    Mzha AllH Ayub

  • @ayanqali6700
    @ayanqali6700 Před 6 lety

    Macha allah wll ayuub yusuf sakiin allah ku xafido wll jzkllah khayr wll wxd thy qof ku dayasho mudan

  • @adoontiialleadoontiialle8163

    masha,Allaah

  • @aishamaalin7051
    @aishamaalin7051 Před 6 lety

    masha Allah tabaarakallah ustaad ayuub waan kuu xiisney video waan tabay

  • @ayanqali6700
    @ayanqali6700 Před 6 lety

    Thanks dear leader's

  • @faadumamohamedabdi9778

    Masha alah tababarehee qaaligahayow ilahay haku sharfo wall

  • @mohamedamiin4379
    @mohamedamiin4379 Před 6 lety

    Jazakalah wll

  • @mustafediiriye7133
    @mustafediiriye7133 Před 6 lety +6

    Ayuub Yusuf Sakin walal Aayatiin ku waar. Wax badan ayaan kaa faa'idaa mar Walba. Alle ayaa wanaaga Abaali ee Waxan Alle kaaga baryayaa inuu miisaanka Xasanadka kuugu daro

  • @fadumohasaan8517
    @fadumohasaan8517 Před 4 lety

    mashallAllaha mashallAllah mashallAllah

  • @cabdirisaaqaxmedcise9024

    waan kuu mahad celinaayaa sida fiican aad iicaawisay zxb dhanka sheekada aad ibartay

  • @princessmazlla4315
    @princessmazlla4315 Před 6 lety

    Mahadsanid talo fcn iga dheh

  • @fardowsalovelygirl1117
    @fardowsalovelygirl1117 Před 4 lety +1

    Wll mahadsanid Wana jaclahay barnamujkaga lkn xoga timahaga kor ufiri maxaa yalay ilmahayga inaan kugu soxiran rabaa wan kuray marka iga tali noqo

  • @farahmohamed5365
    @farahmohamed5365 Před 6 lety

    Masha allah walalkay

  • @kumanriyaqinebalkaadzo7042

    MASHA Allah mahadsanid 😍