Sideed Ku Qaadanaysaa GO'AAN Adag? l NOLOL CUSUB: #69

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 04. 2018
  • Tallaabooyinka Ugu Wanaagsan ee aad ku Qaadan kartid GO'AAN ADAG, Go'aan Noloshaada oo dhan BEDELA.
    NAGALA SOCO PAGE-KEENA FACEBOOK:
    / ayubsakiin
  • Jak na to + styl

Komentáře • 416

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin  Před 6 lety +188

    Salamu Alaykum Xidigaha Channelka..waxaan rajaynaa in aad ladantihiin..Maanta waxaynu ka hadli doonaa Mowduuc aynu dhammaanteenu u baahanahay..mowduuc bedeli doona gebi ahaanba noloshaada oo dhan-hadduu Alle oggolaado-Ogsoonoow: Maanta waxaad joogtaa meeshii uu ku keenay Go'aankii aad shalay qaadatay; berina waxaad tegi doontaa meesha uu ku geeyo go'aanka aad maanta qaadatid!! Ha hilmaamin: Faafi Jacaylka, Faafi Farxada, Faafi Nolol Cusub! Mahadsanidiin

    • @nimcoadan3112
      @nimcoadan3112 Před 6 lety +2

      Ayub Yusuf Sakiin we

    • @luulhassan5177
      @luulhassan5177 Před 6 lety +1

      Ayub Yusuf Sakiin walalo yuusuf waxaad sharaxaad kasoo bixisaa
      qof marka uu damco inuu wax aqriyo madaxa xanuunayo
      qof markuu aado College ka aanana xaadirin isbuuc dhameeystiran week 3 days laga ayaabo inaan aado inta kale waa qalaas
      .mida kale fahanka ayaaba yar
      mida kale sheekooyinka qadadka waqti waan siin karaa lkn waqtiga waxbarshada ma ka faaiideeysto
      Wllo dabeecad lama badali karee lkn tallo soo joodi qeeyr illahay ha kusiiye gmailkeeyga iigu soo dir kheeyr qabe thanks a lot my ustaad

    • @luulhassan5177
      @luulhassan5177 Před 6 lety +1

      luuladen5563@gmail.com

    • @amiiraboodhlle5934
      @amiiraboodhlle5934 Před 6 lety +1

      Ayub Yusuf Sakiin masha Allah geesi marka la tilmaamayo waa adiga oo kle wllkay Allah haku guuleeyo aduun iyo aakhiraba anagana hanaga dhigo kuwa ka faaidaysta talooyinka dhaxal.galka ah aad nala wadaagtid waqtigaaga iyo fikradahaaga qaaliga ahna ku bixisid farxad ku nolow hno❤

    • @hindiafsomalimovieshd120
      @hindiafsomalimovieshd120 Před 6 lety

      Mahadsanid sxb جزاك الله اخى

  • @itsamina5844
    @itsamina5844 Před 6 lety +24

    Ilahey ha fududeeyo yusuuf nolosheeda waxbadan ayaa ka badashay sxbkeyga qaaliga ayaatahay anigoo ku aqoon sxbkale oo gaar ah malihin markasta waxaa kuu rajenaa guul ❤👏☝💪🎓📚👈

  • @mariaahmed9181
    @mariaahmed9181 Před 6 lety +27

    Yaa alaah ilahoyow guri janada kaasiii alahuma amiin macalin yusuf sakiin

  • @luckymohamed7942
    @luckymohamed7942 Před 6 lety +6

    Illah ha u fududeeyo riyadiisa insha allah iyo dhamaan qof walbo oo jecel inuu gaaro hormar lehna riyooyin allah ugu dhabeeyo hadafkooda oo qeyr ku jiro ayuub waxaad macalin u tahay dad badan jazakalah macalin😊😍

  • @hackerboy4498
    @hackerboy4498 Před 4 lety +4

    Wlhi maanta aniga ayey iheysataa waxaana qaatay go’aan igu adag allah igu garab galo ii soo duceeya walaalayaal

  • @aydomahad4481
    @aydomahad4481 Před 6 lety +17

    اشكرك بجزيل الشكر يا أخ أيوب الله يكثر أمثالك في الأمة ويجعل عملك هذا في ميزان حسناتك

    • @fardusismail9954
      @fardusismail9954 Před 5 lety

      Runtii wxb bdan baa iska ky badly alle khyr haku siuyo

  • @optimisticoptimistic9048
    @optimisticoptimistic9048 Před 5 lety +8

    Nasheedada cidi rabta waxa ladhaha :
    تصنع المستحيل
    Waxa qaday: حمود الخصر و حمزة نمرة

  • @balqiisajaamac4019
    @balqiisajaamac4019 Před 6 lety +3

    tnx wallo xidiga nolosha i ifayay bataahay wlhi waxyabo badan o ad so galisay ban dhageystay wna ku faiday wana ku taganahay xifdakallah wallo adun iyo aqirabo nolow more more and more tnx ayan ku leyahay

  • @hamdiabdi1410
    @hamdiabdi1410 Před 6 lety +28

    Wlhi waxa tahay Qofka Igu Dhiirageliyay Nolosheyda Guur ine Hagagto☺

  • @daganjama8891
    @daganjama8891 Před 5 lety +1

    Mashlh Jazaklhu kheyr ayuub Yuusuf Ruuunti aad Ayu jeclahy barnamijyadad soo deysid Alle mahadas iska leh walal nolosha yda isbadal kusameyni Dhiri galiyahey koobad Janadii jiid wanagsan Alle kaga baryaa walal qalia

  • @abdiwalicirwaynaaasaga5063

    Mahadsanid mudane ii soo ducee walal kama dhabeeyo ga aamadayda magacaygu waa fardawsa lkn ninbaa iigu qoran

  • @ahmedgurey3196
    @ahmedgurey3196 Před 6 lety +5

    In padan wan jclaa inaan go'aan adag qaatO lkn way ii zurTo gali wayday DhiirnaaN ayan Daremayaa wllhi hada Ayub yusuf sakiin pro MahdsniD✌

  • @MohamedHussein-zz5rw
    @MohamedHussein-zz5rw Před 6 lety +3

    Mudane toobare ayuub yuusuf sakiin aslaamu caleykum warax matulaahi waba rakaatu
    Macalin allaha ku barakeeyo adiga iyo familjaagaba iyo dhamaan umada nabi muxamed (scw)
    Macalin aad baan kuu taageeraa magaceyga waa caaisha yacqub siidoow macalin waxaan kaa codsan lahaa inaan mar uun kula hadli hadey macquul tahay macalin adigoo dhanka wanaaga iga fiirinaayo mahadsanid

  • @hamzezahid2790
    @hamzezahid2790 Před 5 lety +1

    Mwnsha allah walaaahi waxatahay qof qibrad leh iyo aqoonba waxana tahay qofka dadka dhiirigaliya
    Thank you very much

  • @abdiqadirmacaneye6777
    @abdiqadirmacaneye6777 Před 6 lety +5

    Mcha Allah *uyub yousuf sakin* Allah haku daayo thanks many ustaad wlhi intaanan daawan ayaan like sii saaray

  • @xabiibomohomed7531
    @xabiibomohomed7531 Před 4 lety +2

    Masha allh wlhi ayuub waxa tahy qof aad wangsan oo lagu daydo mahdsanid in badan

  • @quenaznee2795
    @quenaznee2795 Před 5 lety +2

    ayuub yuusuf sakiin wllalo illhay haku barakeeyo
    wllhi waxban kaa faa iidey
    aad io aad ayaad u mahadsantahay wll

  • @fartunabdullahi9970
    @fartunabdullahi9970 Před 6 lety +4

    Runtii aad ayaan umahasantahay aad ayaan uxiisiyaa talooyinkaaka waxan rajenayaa inaa kahelo nafdayda isbal insha allah waxan jeclaan lahaa inaa intaa noka siyaadisd ajar allaha kaasoyo jazaakallah

  • @dcmohammedkaderfarah5939
    @dcmohammedkaderfarah5939 Před 4 lety +1

    Ayub yusuf sakin run ahaantii waxaa tahay qof ka qaatay noloshayda door muhiim ah
    Isbedelka noloshayda iyo bedelidda jidka noloshayda ayaa waxaa tahay qof ku weyn mar waliba waxaaan kuugu duceeyay wll alle haku guuleeyo

  • @cawaalecalawaash2332
    @cawaalecalawaash2332 Před 6 lety +29

    First anaa ah maanta so thanks macalin su'ashan kusoo diray gmailka iga so jawaab

  • @mohamedmohamoud4886
    @mohamedmohamoud4886 Před 4 lety +1

    Mahadsanida ayub Yusuf sakiin jecayka talooyinka waxa tar kale tusaalooyinka Muuqada Nolashada waxa ku guulaayso nolashada dhamaanteede

  • @khadradheeman1772
    @khadradheeman1772 Před 6 lety +8

    Allaah haw fududeyo anigana hay waafajiyo inaan gaadho hadafkyga aamiiin yaa rabbi shukran ayuub

  • @nimcaanmohamed8843
    @nimcaanmohamed8843 Před 6 lety +5

    Masha allh arin an ubahna waye yusuf sakin sxp qaliya mahad sanid inbadan ♥️🇸🇴

  • @Kalet_Ali_Dheere
    @Kalet_Ali_Dheere Před 6 lety +2

    Ayuuuuuub
    Waxan kugu mahad celiyo ma ahaaaaan wlky mahadsanid in badan kuma ilaabi doooono waaayo dhiirigalintaadu waxay isiiyey hadaf sare long life

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 Před 11 dny

    Mahadsanid ustaad qaali ah sanadkan waa sanadkii 6 aad ee aan taloyinkaaga qaato chanel kaagana si joogto ah ugu xidhanahay wax badana ka faaiday ale haku sharfo

  • @fiicaneefaceedkaroon3629
    @fiicaneefaceedkaroon3629 Před 6 lety +2

    Asc Ayuub Wll wan ku farax sanhy inaan kula kulmo.wllkyna ilaahy ha siiyo wuxuu ku faraxsanhy oo dhibkiisa aheeni inshala.maansh allh waxa uu gaarayna wan ku faraxsanhy runti wuu ka dhabeeye riyadiisa.Adigana ilhy hakaa abaal mariyo Ustaad wad na garab istaagsanthy maansh Allh Allh macaag

  • @mariamumtaaz7077
    @mariamumtaaz7077 Před 3 lety +7

    Qof kastaba hadaf ayuu leyahay ee ilaahay ha u rumeeyo sahiibkaa hadafkiisa.iyo intii kalee hadaf lehba Allah noo wada ru meeyo dhamaanteen.🤲🤲

  • @halimahanbalyo2383
    @halimahanbalyo2383 Před 6 lety +3

    Asalaamu calaykum wr.wb teacher ilike your advice jazaakumuLLAAHU khayran

  • @raxmacali1104
    @raxmacali1104 Před 6 lety +7

    Allow Ku barakee janotul fardaws alloow kugee dhiragalin ayaad isiisaaa khyr badan allow Ku siii

  • @maryamadegan4311
    @maryamadegan4311 Před 5 lety +1

    Mansha Allaah thanks ayuub yusuf sakin ilaahay ha kuxifdiyo

  • @hoodoismail5496
    @hoodoismail5496 Před 6 lety +2

    Jasakallahu khyr wll waxn ka faaiiday waxybo badan oo noloshady ka mid ah waxad noqoty qofka kaliy ee noolosha igu hogaamiya INA tusa dariiqad noloshayda u mari laha mahadsanthy Macalin Alle aya mahadleh ila kulan siyahay chanellkagA

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 Před 6 lety +3

    Maasha allaah jzklh kheyr Macalim ayub ajar iyo xasanaad allaha kaasiiyo wacdiga iyo waanada aad noosoo gudbiso

  • @nasraluzza1361
    @nasraluzza1361 Před 6 lety +10

    MashaAllah guul wacan Baan leeyahay wallka
    Marka xigto waxa aan leeyahay horay u soco waligaaba guulayso
    Inaguna waynu dadaalayna InshaAllah waynu gaari doona guusha ♥️♥️♥️

  • @nasrahassan5777
    @nasrahassan5777 Před 3 lety +1

    Masha Allah ilahay farxad adun iyo mid aqiro hakusiyo

  • @misamal6695
    @misamal6695 Před 6 lety +2

    Yaa allah ilaahow ku xafid cimrigane allaha kuu barakeeyo aduunkane caafimaad iyo farxad aan dhamaad lahayn allaha ku siiyo wlhi wax badan baan kaa faaiiday aan lasoo koobi karin allaha ajar hakaa siiyo markan fursad u helaba inaan CZcams galo ugu horeyn chanelkaaga ayan ku dhuftaa maasha allah xitaa waqti baan u samaystay sida qof cashar u socdo oo kale waxaan ka mid ahay dadka cusub mahadsanid

  • @fatximahamuud8003
    @fatximahamuud8003 Před 6 lety +6

    allaha ku xifdiyo wll wlhy mar walba albaab baa itustaa anoo melaa udhaqaaqo la shukran wllo

  • @mouseahmed778
    @mouseahmed778 Před 6 lety +4

    Wcs wllky ayuup yuusuf sakin cizi iyo zharaf kunoooooolw waligaaa ilaahy hakudhowro

  • @dagancumar8455
    @dagancumar8455 Před 6 lety +5

    Manshaa Allah ilahay haufududeyo hadafkisa anagana hanofududeyo goanka wa muhim

  • @dhaqannooleeye5459
    @dhaqannooleeye5459 Před 5 lety +2

    Waa video qiimo badan u leh dadka ku hanwayn inay nolosha guul ka garaan👏👏 allah ajar io xasanaat hakaa siiyo sida wangsan ee aad nola wadaagtid muuqalada xikmada badan walaal

  • @flowerfm472
    @flowerfm472 Před 5 lety +1

    Mansha allaah waa.dhiirigelin wanaagsan go,aan adag qaado keligaana tala ha goyn gargaarso ilaahoo marna hawga noqon gadaal guusha waad gaari doontaaye hore ugudub bi,idmillaah

  • @aqoonzameshiine9127
    @aqoonzameshiine9127 Před 5 lety

    AYuup yusuf sakiin waxtahy wall soomaliyeed oo bulshadiisi kalin weyn kaqaty alle haka abaal mariyo jasakalah wllhi go.AA nadada iyo talooyinkaga aadban ujecelay balse waxan ka faa.IIday go.aano badana waan kuqaty alle haku daayo 🙌👋

  • @mohamedbiciroosh4696
    @mohamedbiciroosh4696 Před 6 lety +6

    mansha allh walhi vediogaan iminkaan googleka ka baareyey macallin ayub allh haku xifdiyo

  • @osmanabdirahman5620
    @osmanabdirahman5620 Před 6 lety +1

    Wll ayoub Allah haku barakeeyo runtii wxan kaa faa ifay wax badan,casharro waxku ool ah oo noloshyda Inta ka dhiman i anfaci doona insha Allah.
    Wll abaalkaaga Allah jannatul firdaws haka dhigo.
    mahadsanid mahadsanid mahadsanid

  • @najmaaxmed4351
    @najmaaxmed4351 Před 6 lety +1

    Scw horta anigu wax ahaayii ardyaad 8 oo hadee ka baxaysaa ogoonkaygun uu xunyaa marka isoo duca anig iyo ardayaaade in ilahaayii uu fudiday itxanka ,inshaalh aadna waan ku dawaad waan ku taqar

  • @engosmanali6658
    @engosmanali6658 Před 6 lety +2

    mansha allah ayuub yuusuf sakin allaha ku barakeyo wll

  • @user-ml5nt8cu5z
    @user-ml5nt8cu5z Před 6 lety +6

    حياك الله وبياك أخونا يوسف

  • @warbixntaciyarahadunidaabd6674

    Allh hagaariiyo hadafkiisa insha allh waan soomahaye

  • @miski3389
    @miski3389 Před 6 lety +1

    cashar aad u muhiim ah; mahadsanid baraheenna qaaliga ah barakoow.

  • @denverali4132
    @denverali4132 Před 6 lety +1

    Masha allh wad mahadsantahay wll ayub waxbadan ayan ka faiday sifiican ayan barnamijkaga ugu xirnahay thanks

  • @saamjr1045
    @saamjr1045 Před 6 lety +1

    thanks maclimow in bdn wx bdn waad iga caawisy Allah ajar hkaa siyo in bdn mhdsanid ustad ayub sakiin

  • @salmocabdirisaq1353
    @salmocabdirisaq1353 Před 5 lety +1

    Manshallaha ilahy haku dhowr ader ayub

  • @aaminabshir8517
    @aaminabshir8517 Před 4 lety +1

    Masha Allah wllkay ayuub khayr baan ku rajjeen

  • @husseinabukar3126
    @husseinabukar3126 Před 6 lety +7

    Keep the creative work that you Are doing

  • @anwarmohamedibrahim2348
    @anwarmohamedibrahim2348 Před 6 lety +1

    Yuub Waankaga mahad celinayaa muqaladada quruxda badan ee ad nooso gudbiso Allah yacizak Bro

  • @umcraxmaanbindicxaafi4298

    Masha ALLAH

  • @sihaamsalad2546
    @sihaamsalad2546 Před 6 lety +3

    جزاك لله خيرا اخي ايوب

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 Před 5 lety +1

    Masha allh taloyinka ayuub aad ayan uga helay ano naftaydu isku buuqsantahay ayuub mahadsanid in badan wll

    • @mustafabdiqaadir7927
      @mustafabdiqaadir7927 Před 2 lety

      Wllo go'aan ma qadaty isbadal masamaysay anaa saas cml hada isku buuqsane ina go'aan qato rabaye

  • @mariaahmed9181
    @mariaahmed9181 Před 6 lety +3

    Wanku faraxsanahay inan noqdo qofka ugu horeyay video arko Alx

  • @fardowsoyaasiin5280
    @fardowsoyaasiin5280 Před 6 lety +1

    Masha Allaah guul wacan wllken qofku haduu hadaf leeyahay maalin buu gaaraa marka hore usii soco miraha waad muud san lnsha Allaah

  • @hamdiabdi1410
    @hamdiabdi1410 Před 6 lety +4

    wllkey ayub thnkz😍

  • @salmamoha8152
    @salmamoha8152 Před 3 lety +1

    Thanks keep going for you

  • @hassani117
    @hassani117 Před 6 lety +2

    Aad bad u mahadsan tahay ayuub. macalinka soomaaliyeed ayad tahay waanan ku jecel nahay runti ❤❤
    Codsi:- waxan kaa codsanaya ayuub inaad noo soo diyaariso video ku saabsan luuqadaha jidhka. Mahadsanid

  • @mrxisaabiye3990
    @mrxisaabiye3990 Před 5 lety +1

    Mashaallah macalin Waxbadan noo faaiideysay tnx

  • @farahofficial9877
    @farahofficial9877 Před 6 lety +5

    Ayuub laguma hayeee waa lagu tabay runtiii

  • @sherom6597
    @sherom6597 Před 6 lety +13

    First viewer ☝

  • @zahramohamed2703
    @zahramohamed2703 Před 6 lety +2

    Masha allah maxaa kawannagsan video yashada khasataan kaan iguu iquseyaa allow i wafaji innan qato go'an kamaa dambeys ahh ameen jazakillah kheyr walal we love you

  • @bahjaali5413
    @bahjaali5413 Před 6 lety +1

    jazakallah ustaad ayub sakin

  • @mula1067
    @mula1067 Před 6 lety +4

    Thank you, I love you to mach.

  • @SadaamKL
    @SadaamKL Před 3 lety +1

    Pro allaha kuusahlo aamin aamin

  • @princessmazlla4315
    @princessmazlla4315 Před 6 lety +3

    Masha allh indher garad alle haku dhawro in badan

  • @mahdaabdirahman8170
    @mahdaabdirahman8170 Před 4 lety

    ALLE ha ku xifdiyo ayub yusuf sakiin

  • @mawliidmaxamed4938
    @mawliidmaxamed4938 Před 6 lety +4

    Thank you our dhiiirogaliyheena kowaaad

  • @ayaanmohamed7601
    @ayaanmohamed7601 Před 6 lety +1

    mahadsanid wlky ayuub sidan ugu bahna videogan

  • @raxmakoos2846
    @raxmakoos2846 Před 3 lety +1

    Mahadsanid wllkay ayuub barnamijkan aad ban ugu bahna mant❤

  • @qadanxaashi4094
    @qadanxaashi4094 Před 5 lety +1

    ayuub aad ayan u dhegaysta barnamijkaga waxad tahay macalin fiican mansha allaah hore usoco

  • @queenaisha3063
    @queenaisha3063 Před 5 lety +1

    waan kasoo daahay channellkaaga ilaah ha kuxifdiyo walaal ayuub insha allh waxaan rajeeynaa inaan wax badan kaa faaiido

  • @mrcabdiwaliyasinjabra2659

    Thanks so much I'm the first person will use this advice i hope i will be successful

  • @safahaji2701
    @safahaji2701 Před 4 lety

    Yaa yaqi ayuub dhira galiyaheyna aan kutashano ayatahy Alle cimriga cafimadka haku barakeyo goaan adag inla qaato waa mid aad umacan lkn qarr biritana aaad umacannan donta jisakallah aqliga salimka

  • @amalally67
    @amalally67 Před 5 lety +1

    Masha Allah mahadsanid abowe mcn

  • @ABDULAAHIJINAC466
    @ABDULAAHIJINAC466 Před 4 lety

    Wllky yuusuf sakiin run ahaanti wxa thy nin wxbadan kabartay guul kurajaynaya

  • @liimaxiis9321
    @liimaxiis9321 Před 6 lety +1

    masha allaah Alle swt ha u sahlo hadaf kiisa Qeyr ha u raacsho aamiiin insha allaah aamiiin

  • @adeeghayemarket
    @adeeghayemarket Před 6 lety

    macalimkayga zxbkayga tababarahayga alah haku xifdiyo waxaan kaa faaiiday tallooyin badan aanan ka faaiidin saxabada kale ee social media

  • @dequnidhamo1483
    @dequnidhamo1483 Před 6 lety +1

    Masha allah wan ka helay alle ha ku xafido waqti walbo insha allah wllo

  • @maxamedkadiil2443
    @maxamedkadiil2443 Před 6 lety +1

    masha Allah walalkey ga qaliga mahadsa nid

  • @calicabqaricalicabqari8242

    JAZAKALLAHU KHEYRAN YA MACLIN YUSUF

  • @musse_ali
    @musse_ali Před 3 lety

    Mashallah Allah

  • @qeysodhiyow5168
    @qeysodhiyow5168 Před 6 lety +1

    Asc wlhi nolosheyda wax bdn ayad kabashy qeyr allaha kusiyo

  • @ataashchannel71
    @ataashchannel71 Před 6 lety +4

    Teacher welcome back😍😍😍😍

  • @xusniali2761
    @xusniali2761 Před 5 lety +1

    Ustaat wlhi waxaad ku yeelatey no lasheyda saameen aad u ween wlhi alle hakugu badalo janatull fardosa Awallkeyda Aamiin (Yaarabiii )😚

  • @shamsoiloveuallh4664
    @shamsoiloveuallh4664 Před 6 lety +3

    Allh ha u fududeeyo wllken wuxu jecelhay

  • @____amaaaaa
    @____amaaaaa Před 6 lety +5

    Waa mahad santhy walal 😍❤❤

  • @osamaonline4708
    @osamaonline4708 Před 6 lety +2

    mahadsanid in badan macalingayna 💘

  • @quruxhaweenbintucarab7374

    Thanks ustaad waxan la kulmay video gan wakhti xaadir kan oo aan aad ugu baahnaa thanks

  • @mohamedbiciroosh4696
    @mohamedbiciroosh4696 Před 6 lety +3

    mahadsanid

  • @isbishaaltv9507
    @isbishaaltv9507 Před 5 lety +1

    msh allh ayuub saan Ku wed waan bedeleyaa nolosheydi insh allh waad mahadsantahy

  • @nimconuura1044
    @nimconuura1044 Před 6 lety +1

    Maasha alaah alaha ku barakeeyo aamiin

  • @dekatooxyare3929
    @dekatooxyare3929 Před 6 lety +1

    Mahadsanid walalo Jazallah khayr Xayakllha 😍

  • @mohamedhappy1318
    @mohamedhappy1318 Před 6 lety +2

    mashaant my dear teacher thanks like vea

  • @mustaqbalchannel7589
    @mustaqbalchannel7589 Před 6 lety +1

    masha allaah ilaahey haku xafido

  • @ayaanhassan7539
    @ayaanhassan7539 Před 6 lety +1

    Masha Allah wll ajar ilaahey hakaa siiyo mahadsanid👌