Cali Zaki | ILKAHA DABARKALEH | Official Video 2019

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 12. 2018
  • Copyright to Waqal & Afro Media Production
    Cali Zaki
    Ilkaha Dabarkaleh
    Eraydii iyo Laxaankii Musatafe Dalor
    Music Maftuux Cadeed
    Camera Idiris Dabcasar & Barkhadcas
    Editing Nuuradiin Dugsiiye
    Copyright to Waqal & Afro Media Production
  • Hudba

Komentáře • 2,2K

  • @motv4118
    @motv4118 Před 5 lety +62

    Duriyada reer sheikh isaxaaq like igu qabta Qadadwaynta ila tartamaysee😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Little_D815
    @Little_D815 Před 5 lety +568

    wixii duriyada ah like ii saara walaaloyinoow inan iga ilka cas aduunka ma joogtee

  • @suldaanyare8028
    @suldaanyare8028 Před 5 lety +280

    Kaliya isaaq Wayne ayaa ah duriyad
    Inta dhiiga isaaq ku Jiro like igu qabo 👌

  • @soflyrey5962
    @soflyrey5962 Před 5 lety +400

    *Habar yoonis* *habar awal* *habar jeclo* *arab* *ayub* *ciida gale* *ayub* *toljeclo* *Al* *Duriya* *Al* *iSaaqiya* ❤️

  • @fatimalucky636
    @fatimalucky636 Před 5 lety +398

    Wixii ilko dabara leh😍☝️

  • @hamzydmtjigjigawi1216
    @hamzydmtjigjigawi1216 Před 5 lety +1318

    Qof walpa oo qoralkan arka farxada alle haku siyaadsho dhipatadana alle haka dul qaado 😢😭😭😭😭

    • @luulomar7674
      @luulomar7674 Před 5 lety +7

      Amin amin

    • @realwarya8215
      @realwarya8215 Před 5 lety +6

      Amen Amen pro

    • @richkag7380
      @richkag7380 Před 5 lety +7

      Commnti iyo like raadis miya thy cumar dhuulow😂

    • @hamzydmtjigjigawi1216
      @hamzydmtjigjigawi1216 Před 5 lety +3

      @@richkag7380 kkkkkkkkk maxa ika dabo dhigay ibtiloy👊😂

    • @richkag7380
      @richkag7380 Před 5 lety

      Waxa liketa ku raadinaysa IGA qosliyey WLL haparpa qapTa waxa dhafaysid malaha kkk

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 Před 5 lety +469

    Dhamaan Ree Somaliland
    Waa Duriyadii Gobta Ahayd
    Waar Like Iisiiya Wiilkiini Ahaye😊😊😊😊

  • @ahmedadem711
    @ahmedadem711 Před 5 lety +153

    War heesta gabdhaha reer shiikh isxaaq ah ba lo qaaday
    Hablaha duriyada e ilkaha cas ❤️❤️
    Wiil from faqash ah 😄

  • @mehmednazri8607
    @mehmednazri8607 Před 5 lety +138

    inaad duriyadii tahaan qiray from burco togdheer
    s/lland 🇮🇹

  • @inaasshirwac3810
    @inaasshirwac3810 Před 5 lety +967

    Alla matankeygii Ali zaki♥️

    • @zulthaanmahomad5510
      @zulthaanmahomad5510 Před 5 lety +6

      Zhpkii rumaad nolow zhp dayax

    • @hamzewix4096
      @hamzewix4096 Před 5 lety +8

      dayax dalnuurshe
      zhp mxd isticmaashay waaan kugu wareeraybeeeh

    • @ahmedeid701
      @ahmedeid701 Před 5 lety +8

      Hh zhp waxaad isticmashay dhalinyarta bal u sheeg hhhh

    • @nuurafrence2806
      @nuurafrence2806 Před 5 lety

      dayax dalnuurshe wllo waa ku salamay

    • @nuurafrence2806
      @nuurafrence2806 Před 5 lety +1

      Ali zki wllo aad iyo aad ay ku jacelhay♥♥♥♥♥

  • @abdirisakaabi9145
    @abdirisakaabi9145 Před 5 lety +415

    duriyada reer isaaqoow anooo qadaad weyn ah ayaan like-ta idinka sugaaa bal gobanimo an eego ilkaha dabarka leh likte isaara nacalaa sheydaan kuyaale

  • @samiryareh6755
    @samiryareh6755 Před 5 lety +144

    Hablaha duriyada sharafi korkiina ahaatay💟💋

  • @odaysoomaaliyed538
    @odaysoomaaliyed538 Před 5 lety +414

    Dadka nabiga liketa ku raadinaya please iska daaya waayo nabigii ayaad diciif ka dhigaysan meel hees ka baxayso ayaad nabiga keenaysan 🙏🙏🙏 hadad duriyada tahay liketa hayla dhaafin

    • @lilmose3905
      @lilmose3905 Před 5 lety +5

      kkkkk Abti adigii xata ma dhaamin like ma radinaysa adiguna

    • @ayanosman1142
      @ayanosman1142 Před 5 lety +2

      Baby 🍼 I oday zomaliet yum is that you so good 😊 I

    • @aadanibraahim125
      @aadanibraahim125 Před 5 lety +1

      Haaa runtaa weye

    • @n3ymar6_65
      @n3ymar6_65 Před 4 lety +2

      Mansha alaah

    • @hamdaaabi9457
      @hamdaaabi9457 Před 4 lety +1

      Lkn geesi baad tahay aduu si sharaf leh ayaad u raadinaysaa like

  • @mubarakmohamed4766
    @mubarakmohamed4766 Před 5 lety +64

    Intii duriyadaaa Bal maanta is cadeeya wajigiina waseee like

  • @adamjama3162
    @adamjama3162 Před 5 lety +43

    Hablaha Duriyada Inta Jecel Like Iasaar Ⓜ️

  • @Hussein-Hassan90
    @Hussein-Hassan90 Před 5 lety +51

    Habalaha Ilkacasta Duriyadda Reer Sheikh Isxaap Like Ha Ila Dhaafina.
    Wllkiin Hawiye Habrgidira From Mupdisho.

  • @zuzi1085
    @zuzi1085 Před 5 lety +215

    Inad duriyadi tahan qiry like isara inta duriyada

  • @freefireplayerpro3405
    @freefireplayerpro3405 Před 5 lety +153

    Ciyala burco idinkaa fanki eryedaye hore usocda😘
    Ilkaha dabarka leh kolkan dayey inad duriyadi tahan qiray top👏👏
    Cali saki👌

  • @MunaCabdiraxmaan-qd7ve
    @MunaCabdiraxmaan-qd7ve Před 5 měsíci +17

    from 2024😄😆😆

  • @najmoahmett8817
    @najmoahmett8817 Před rokem +42

    From 2023 ❤😂🙌🏻

  • @asaldhaladfaraxsan2993
    @asaldhaladfaraxsan2993 Před 5 lety +208

    Waw hesti hablaha ilkaha cas leh waw duriyadi inad tahay fanan duriyadi burcana hadad rer burca gobanima wan idinku ogaye like sara gabalkii raga sulka dhag sii siya

  • @khadarjr571
    @khadarjr571 Před 5 lety +93

    hadad adoo Jiifa heesta Ku Raaxaysanaysid hayla Dhaafin wllo liketa😍😍

  • @mawanabokor8897
    @mawanabokor8897 Před 5 lety +44

    Ilko dabar ahy lkn Duriyad ma ihi waa reer abtiyaday hargaysa hadh wang 😍

    • @inacaaqilwiilkakufaanasoma682
      @inacaaqilwiilkakufaanasoma682 Před 5 lety +3

      mawaan abokor
      mar hdad ilko dabara ledahay duriyaduna ku dhashay duriyadun bad tahay apti
      soo dhwoow 🙏🙏

    • @ilkacaztaburco4940
      @ilkacaztaburco4940 Před 5 lety +1

      Reer abtigaba kugu dhalay

    • @suldaanismaciil7113
      @suldaanismaciil7113 Před 5 lety +3

      Reer hargeisa wa duriyada sax lkn ma ilko casa reer burco habar jeclo vs habar yoonis ba u bdn

    • @raxmaibrahim2115
      @raxmaibrahim2115 Před 3 lety

      Soo dhawoow habo qaali

    • @nimomohamed8941
      @nimomohamed8941 Před 3 lety +1

      @@suldaanismaciil7113
      Hargaisa wa buux dad ilko.cas wayo burco iyo hargaisa dad isdhalayun kunool

  • @user-qq4my4zc2t
    @user-qq4my4zc2t Před 5 lety +57

    Duriyada rer shikh isxaaq
    Big love🤗🤗🤚👌💚

  • @suhaibabdimouse4761
    @suhaibabdimouse4761 Před 5 lety +192

    ma tahay somalilander dhalada like hala bakhaylin👉🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽

  • @hassanceydiid2744
    @hassanceydiid2744 Před 5 lety +139

    Duriyada like sara 😜👈👈

  • @deeq3980
    @deeq3980 Před 3 lety +7

    2021 inta daawaneysa Erayga Duriyada hadda Aya ufuirsadey hablaha rer sheekh isxaaq Loqaadey 😄😄😄😄

  • @apdirahimahmedothman147
    @apdirahimahmedothman147 Před 5 lety +44

    Burco vs dhagaxbuur ayaaba isku haysta ayan maqlee mayee rer burco like-hayla dhafina nacalashaydan Ku yaale

  • @apdulfatahanshax7664
    @apdulfatahanshax7664 Před 5 lety +742

    Apdul fatah Anshax Baa kan DhamEe😂

  • @azhaarazhaar9610
    @azhaarazhaar9610 Před 5 lety +132

    Inta ilkaha dabar kale ee duriyada like ta hayla dhaafina

  • @maxamedboos9245
    @maxamedboos9245 Před 5 lety +5

    Duriyada sheekh isxaaq dhaamaantii waxad tihiin gobta isaaq wxii duriyada like ta hala dhaafina

  • @sadiqmoha9284
    @sadiqmoha9284 Před 3 lety +18

    Duriyadii rer shekh abtiyo wan idin wataa from majerten ❤🥰

  • @abdirahmanmohamed9196
    @abdirahmanmohamed9196 Před 5 lety +197

    Heesta haplha isaaqa u gaarka ah like ku qabo haplhi duriyadii😘😘

  • @ma5897
    @ma5897 Před 5 lety +61

    Qofkii ugu Horeeyey ••
    Habilihii illkaha casaa ee Togdheer ukhaas tahay

  • @hanuush6787
    @hanuush6787 Před 4 lety +16

    Heesta hablaha duriyada reer Shekh isaxaaq yaaa dawanaaya maanta axlamdulilaah Allah's duriyada isaaq iga dhigay 💪 oo somalilndder ah oo ka sii ah rerr hargeisa hadhwanaag Ku faana wlhi allow Ada mahad leh Cali saki thanks my king kugu faana iyo dhamaan wiilasheena duriyada LA aantod abaar allow no kiin daa boqortooyada ❤️💪✌️👍👏👏💟💯💋💋😍😍😍😍

  • @asmaladan4535
    @asmaladan4535 Před 5 lety +44

    Ilkaha dabarka leh
    Like me woow😍
    Viva ilka cas😊

  • @Abdiwalinadaara
    @Abdiwalinadaara Před 5 lety +50

    Duriyadii Reer Isxaaq Habiqlayso.

  • @islaw940
    @islaw940 Před 5 lety +141

    Hadaa thy qof heestan mudo sugayay like jag kusii😎

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 Před 5 lety +10

    8 duriyadaba waan salamay heestana waa hees qiimo badan noolow

  • @wizamintv9147
    @wizamintv9147 Před 5 lety +11

    Aaaway hablhi duriyadu like me wa inankiini oo idin jecle😍

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224

    Heestn naago issaaq oo dadka itaa DHEER baa lEH alycizek fnnkena io abwnkena qaar bdnoo cag dheertiya Ayn meelha KU arkyey iygoo isku dhadhajinyey Viva #Haplha duriyada meeL kastooy aduunka ka joogan 💪👑❤

    • @mahomedhamari466
      @mahomedhamari466 Před 5 lety

      😁😁😁😁😁😁😁😉

    • @suldanzhata4029
      @suldanzhata4029 Před 5 lety +5

      In badan wLl Ha ciyo Maan Laawuhu Heestan Duriyada leh ❤❤

    • @ilyaasmedia24k
      @ilyaasmedia24k Před 5 lety

      😅😅😅😅

    • @quenofmind4667
      @quenofmind4667 Před 5 lety

      😂i know cidaad jeedo

    • @donciiltrehjr1488
      @donciiltrehjr1488 Před 5 lety +3

      Hoyaded io Abahed jecrl Waa iska aduunyo in isaaq wax ka sheego lafta badha soomali asuunyo xaalka ba hablaha isaaq waa duriyaad lkn wxpa haka sheegin dadka inptiH

  • @rayanitaahmed1735
    @rayanitaahmed1735 Před 5 lety +65

    Wxi habarjeclo isaaara like❤️😍😍👏🏻👏🏻

    • @yasminyoussif2507
      @yasminyoussif2507 Před 5 lety

      Wixii habarjecla aaaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @regalsnow9707
      @regalsnow9707 Před 5 lety +4

      Ha kala gurin dadka nin walan bad tee wa KU garanaya I know u isaaq hakala sarin caqli xumee

    • @yasminyoussif2507
      @yasminyoussif2507 Před 5 lety +1

      Regal Snow waaa runtaa aa is kalaa guriina

    • @abdikadirnur5414
      @abdikadirnur5414 Před 5 lety

      🇲🇹

  • @abdiqaniaden3660
    @abdiqaniaden3660 Před 3 lety +1

    Hal sano kadib ayaan like soodoontay anigoo og in aykahelayo Heestan sababtoo waxan ogahay inaan lagadaalayn heestan. Waad ifahntay sawmaaha.

  • @hafsaomar9286
    @hafsaomar9286 Před 5 lety +48

    ilkaha dabarka leh
    markan dayey 👀 inad duriyadi tahan qirey 😘
    😘 like me

  • @dalmaryare1987
    @dalmaryare1987 Před 5 lety +74

    Maftuux cadceed musianka sanadka inta ila arakta suulka saar

    • @yunana2161
      @yunana2161 Před 5 lety +2

      Uu yahaba wax u soo wadaad Yaabay Xariir axmed Guled simba Safwaa Haalaac intaas Sug 2019 coming soon

    • @cishqilyrics
      @cishqilyrics Před 5 lety +2

      Waar maftuux fananiinta yurub oodhan isgaa mesha ku haya nio

    • @minnicute2544
      @minnicute2544 Před 4 lety

      @@cishqilyrics Haa walaahi

  • @xeraankujirnaa1326
    @xeraankujirnaa1326 Před 5 lety +383

    Waagi hore waxan ahaa wiil boqortooyo lkn hada waxan udhaqma sida boqortoyada un 😅😂😂😂😏

  • @boqoreherrochanel8067
    @boqoreherrochanel8067 Před 5 lety +13

    Wllhi waan sugaynay FanaaN aMaaNa hplaha ilKaHa casle mash allh Cali ZaKi 💔💓🔫
    From Borama

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet Před 5 lety +11

    Intiii ilkacas like me 😍

  • @munacali3244
    @munacali3244 Před 5 lety +34

    Cidii ilka cas halkan like ta haku dhaafto inay ilkaha dabarka leh khatar yihiin bn qirey maantee

  • @landaali6296
    @landaali6296 Před 5 lety +18

    Ilkaha Dabarka leh markan Dayay inaad reer Burco thy ayaan Qiray Cali Zaki💕❤💕

  • @khalidrashed2910
    @khalidrashed2910 Před 5 lety +97

    isaaq odhan ba ilkacas Hbaryonis iyo habarjeclo ciisemuse ha u bataanee

    • @Who_are_you900
      @Who_are_you900 Před 4 lety +6

      Ano sacad muse ah baa ilka cas ma ada naga maydhi waar duriyadu dhmnted ha ina deeqdo

    • @inacumar170
      @inacumar170 Před 4 lety +2

      @@Who_are_you900 haa u badnatu yidhi inader ha bodin

    • @Who_are_you900
      @Who_are_you900 Před 4 lety +2

      @@inacumar170 inaadeer ma boodine thnks 😅 hj iyo hy aan ilko caseyna wanu aragne.

    • @inacumar170
      @inacumar170 Před 4 lety +2

      @@Who_are_you900 haaaa inader wy jiran sacadmuse ilkacasna wy jiran salansare wllo ada mudan ❤

    • @Who_are_you900
      @Who_are_you900 Před 4 lety

      @@inacumar170 wan ka qaadey zxb 🙏🙏🤝

  • @yaaniempire408
    @yaaniempire408 Před 5 lety +11

    inta ilkaH dabar Ku leH like heestu way inagu socotaH 💙

  • @wafdi_alqa6986
    @wafdi_alqa6986 Před 5 lety +8

    ♦️Inta nabiga jecel Ku sali Nabigena Scw ♦️

  • @abdirazakibrahim623
    @abdirazakibrahim623 Před 5 lety +7

    Dhashii burco like igu so booba 😂😂ilkaha dabarka leh

  • @wiildeeyniile4481
    @wiildeeyniile4481 Před 5 lety +43

    Wixi somaliland ictiraafkeeda jecel like ha ii saaraan pls

  • @Ahmedmustafe-nh1kk
    @Ahmedmustafe-nh1kk Před 3 měsíci +3

    Who istil watching 2024❤🎉😂

  • @Ibraahim_Sm21
    @Ibraahim_Sm21 Před 5 lety +283

    Heestan lamanahaa markey iskaga
    So dubeen aa arkey ila hadnee💞😂
    Waa radiinayay ilen hees no maqn ey
    Aheed👏🏻 keep going ali zaki🤩🔥👏🏻

    • @safwaanmohammed2298
      @safwaanmohammed2298 Před 5 lety +1

      ibraahim shakul Yare ✊✊✊✊

    • @sabrinasomalichallenge2697
      @sabrinasomalichallenge2697 Před 5 lety +2

      Hestan maxa sugayay 💕💕sxb

    • @durdur77
      @durdur77 Před 5 lety +1

      Wllhy anigaba wakhtibay ich qadatay Markii hore wan wayay lkn dadka Facebook soo dhagay muuqaalkan markaas magacisa xasuusta fanaankan

    • @faisaxaji7309
      @faisaxaji7309 Před 5 lety +4

      Ibrahim shakul yare gacan ban kutagay meladan tagnayn majirto😁😁

    • @farxiyomaadey1941
      @farxiyomaadey1941 Před 5 lety +4

      ibRahim shakul yare mrkn ku arko yutupe dhan kasapraa wlhi 2016 ilaa hda meel wlbo saankugu arkoobaa ysinkow animaaba yaabin😃😃😃😃😃😃😃😃😃👺😃😃😃😃👺👺👺

  • @shaymaalishabel6217
    @shaymaalishabel6217 Před 5 lety +31

    Eraydii iyo laxankii
    Mustafe doller
    Codkii Cali zaki
    Viva fanaaniina reer burco 😘😘😘😘😘😘😘😘😘😍

  • @tonijoshua9807
    @tonijoshua9807 Před 5 lety +4

    Boqortooyadii OGADEN 🇬🇲dhagaxbuur ❤️❤️❤️ like ha ila dhaafin ❤️❤️🇬🇲

  • @asaldhaladhargeisaawiyad2632

    daryeelay oo dugaashaday qalpiga daacaddee la daawado adaa duco qabtooy damiir wacan adaa dojiya hankii dilan ka daydan dumArka qyrkeed
    EESH QIYAZAK ALI ZAKI DURIYADA SOMALILAND❤✊

  • @najwaaadanabokoraadan685
    @najwaaadanabokoraadan685 Před 5 lety +15

    Hadad ka hezhay heestan like
    Al fanan cali zaki

  • @kawsariinakunkaroon5665
    @kawsariinakunkaroon5665 Před 5 lety +74

    Adiga commenti geyga aqrinaaYo
    #2019 *Waxaa jeceshaHy illahey hakusiiyo* 😍😘❤

  • @nur_ahmed
    @nur_ahmed Před 5 lety +15

    Rer sheikh isxaaq 🙋‍♂️😂😂 like bal saara cududiina aan arke 😂😂😆👌

  • @farduusyariiso6654
    @farduusyariiso6654 Před 4 lety +17

    duriyadii reer sheekh isaxaaq ♥️

  • @coach-MohamedAbdi
    @coach-MohamedAbdi Před 5 lety +178

    Sidii meel damoo dab lagu shidey
    Hablaha dunida u tahay dayax
    Darteed ruux jecel dishoo dagay
    Dawooy waxa tahay digtoor dhaya
    Ilkaha dabarka leh kolkaan dayay
    Inaad duriyadii tahay qiray
    👸🤴🧡

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224

    Inaan duriydii ahy buu qiry ala ilhee beenti mha fnnkena❤

  • @najmoabdallah7024
    @najmoabdallah7024 Před 5 lety +6

    Inta jeclatay gabdhaha duriyada inay ku biiran after heestan😏😏

  • @hafsaaden1175
    @hafsaaden1175 Před 5 měsíci +2

    Anyone 2024😂

  • @nafisadiamond8778
    @nafisadiamond8778 Před 5 lety +63

    I am fist walhi san usugaayay leee❤️❤️❤️💯

  • @burcosomalilndrsdhaba1908
    @burcosomalilndrsdhaba1908 Před 5 lety +12

    Ilkaha dabatkale kolkaan dayay inaad duriyadii tahan qiray waaaw hablahii duriyadu meeye like igu qanba

  • @jrdeco6483
    @jrdeco6483 Před 4 lety +2

    Ninkaan haloo sheego Muuse biixi maro baluug ah buu madaxa kuxidhay ...hadaad fahantay like saar

  • @somalilandgirl8019
    @somalilandgirl8019 Před 5 lety +12

    Inti duriyada farat tag WALIPA ILKaha Dabrka leh ❤🔥🔥🔥💖💖

  • @nasreenahmed7462
    @nasreenahmed7462 Před 5 lety +45

    Duriyadu iskuma jirtee duriyadii burco salaan sare dhamaantiin ali saki well done bro❤✌

  • @maankadeeqa8030
    @maankadeeqa8030 Před 5 lety +6

    Duriyadu wa reer sheekh isaxaaq uun hamodina cidkale My bro Ali zaki go forward walalo

  • @hamdadhisa6080
    @hamdadhisa6080 Před 5 lety +3

    Jecliyaa hablaha qureeshed duriyada one love 🇮🇷

  • @drzaki5265
    @drzaki5265 Před 5 lety +4

    war wxi duryada ah idin tageraye like ha ila dhaafina waliba hablaha from muqdisho

  • @najmasoglad4983
    @najmasoglad4983 Před 5 lety +204

    Allah duriyada iga dhigay

    • @kingmoha535
      @kingmoha535 Před 5 lety +1

      najma mw duriyadu maxy dadka dheryihin🤔

    • @maarialovly9762
      @maarialovly9762 Před 5 lety +1

      Duriyad mAXA ladhaha ma aqano afka reer wuqoyiga qaab xumaa😂😂😂

    • @sakariyeibrahim1578
      @sakariyeibrahim1578 Před 5 lety +8

      Maaria Lovely Naaya Dadka Af Kooda wxpa Haka SheeGin Qudhyey AnaGupa Wanu Kar Inanu Ku CayneH Laxyey PiLaa Xishoodka Ada DhaqaN iyo Af Urayapa Lehi 😂😂😂💪💪

    • @maarialovly9762
      @maarialovly9762 Před 5 lety +4

      @@sakariyeibrahim1578 hhhh Alaa ma adaa marka afgeyga uriyay war adaa doqon ah runta didee miyaa runta gukubeysa sory waxyey dablka 😜😜😜cuqdad baa kabuxda anaga cuqdada hanogu kor dhicin wax wada halesan baa tihine😃😃😃😃😃

    • @maarialovly9762
      @maarialovly9762 Před 5 lety +2

      @@sakariyeibrahim1578 waxad shekeyso waxba ka aqaano ika dhamaw adeer wax cuqdad kabuxa conversation lma semn kreee😂😂😂😂😂😂😂

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224

    😍😍😍intii instgrmka kla zocty heezta likta 😉 jac iskga izii ❤

  • @mohamedabdillahiaden5199
    @mohamedabdillahiaden5199 Před 5 lety +14

    War hestan waa rageygi, waa cajib from Great Djibouti.

  • @suhaybJR-oc5kd
    @suhaybJR-oc5kd Před 8 měsíci +1

    mashaalah ilaahay ayaa iga dhigay reer shikh isxaaq

  • @yasmena5170
    @yasmena5170 Před 5 lety +24

    Waaaaw afkaga cano qabow lagu qabay wnku tageraa jir oo joog

  • @cmbreally6913
    @cmbreally6913 Před 5 lety +88

    Noolama.Gudin Gabar Anan duriyada eheen Duriyada Reer sh.isxaaq bin Ahmed Nolasheena idinka Mudan Hablaha duriyada 🖒 Isaara

  • @asmaqasim9791
    @asmaqasim9791 Před 5 lety +1

    Intii sidayda ilkaha dabar kuleh like iigu qabta oo iska kay dhaadhiciya dee😂🤣❤

  • @mumtazmohamet5758
    @mumtazmohamet5758 Před rokem +15

    It's 2023 February and I'm still here vibing to this masterpiece ISAAQ GIRL

  • @alcasaa22channel19
    @alcasaa22channel19 Před 5 lety +18

    Cali zaki fanaan aan jeclahay waxaan xasuusta adi iyo dayax dalnuurshe saaxibtinimadii inka dhaxeeyday markii uu somaliland joogay libaax keep joing

  • @khadijacadeey9681
    @khadijacadeey9681 Před 5 lety +8

    Wlhi inta an heeso maqlay hees hestan lamid wili maarkin aad ayan ugu heesta hestan nolow saxib cod alle kusiyay inta ila arakta like❤

  • @amranchannel4881
    @amranchannel4881 Před 5 lety +8

    Masha allaha my jeexaygii qaali Ali zaki nolow pro alx allah naga dhigey duriyad💚🗨❤

  • @yasminyoussif2507
    @yasminyoussif2507 Před 5 lety +2

    Wixii somalilander ahaa liek isaaramy Dadkaygii ❤❤❤

  • @shaaficifantastic1443
    @shaaficifantastic1443 Před 5 lety +39

    Erayada iyo laxanka mustafe dollar
    Music maftuux cadceed
    Codka cali zaki
    Heestii duriyada hblaha ilkaha
    Cas cas

  • @abdijibarguleid7873
    @abdijibarguleid7873 Před 5 lety +27

    ilkahaa dabarka leh kolkan dayay inad DURIYADII ayan qiray❤️❤️❤️😂🔥🔥🔥🔥

  • @user-dm3gq2ts6p
    @user-dm3gq2ts6p Před rokem +1

    Dun xariiraay. Daa’im naga yeel 😭🫂Heestan gadaal baan kasoo jecladayy ❤️‍🔥

  • @hayatmoha2267
    @hayatmoha2267 Před 5 lety +5

    Duriyadii reer shikh isaaq ilka dabarkaga l love my dhiigaygii aptigay qli hire usoco

  • @calizaki5537
    @calizaki5537 Před 5 lety +20

    Dadkayga aan jeclahay dal iyo dibadba alle ha idin sharfo
    Waqal studio iyo maftuux cadceed thankz walalahay

  • @sucaadnur5100
    @sucaadnur5100 Před 5 lety +45

    Hees isaaq San iga dheh

  • @demxaamlas1516
    @demxaamlas1516 Před 4 lety

    Eesh calaa hees fanaan iga dheh ku wanoo soo qaada like saara intii heesta ka heshay lovena ila dhaca

  • @imaanibra2859
    @imaanibra2859 Před 5 lety

    Inaad duriyad iitahaan qiraY
    Like io comment waxba hala dhaafina haparyoonisaY😹😹

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. Před 5 lety +9

    Hablaha duriyada allaw barake meel walba oo ay joogan😍❤

  • @cashuurcisman7603
    @cashuurcisman7603 Před 5 lety +11

    heestayadi inta ilkaha dabarka leh like dee 😄😍😍 Nogu qabta

  • @xlcy.9437
    @xlcy.9437 Před 5 lety +5

    💥Alhamdulilah ka awoow ila ka ayeeyo duriyada azalka ah dhincna uma dhaafsani 😂😍🤷🏽‍♂️

  • @z012y
    @z012y Před 3 lety +2

    *Heestii Durriyadda Reer Sh.Isaxaaq* 😍😍