CALI ZAKI | JACAYLKAYGI HORE | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Cali Zaki, Hees Cusub, Somali song, Hees shidan, Dhaanto, Music Video, Waqal Studio
    Artist: Cali Zaki
    Song: Jacaylkaygi Hore
    Lyrics: Dabjacayl
    Melody: Qamar Suugaani
    Music: Cadceed
    Cameraman: Waqal
    Editing: Waqal
    Produced: Afro Waqal Furinle Production
    Suldaan Seeraar, Xidigaha Geeska, SXariir, Miss Xiis, Ifraax Tolmoon, kiin jaamac, gulleed simba, Ahmed Aarshe, hodan abdirahman, Mursal Muuse, Cirro, Najma Nashaad, Cabdikarim Cali Shah, Khaalid Meesi

Komentáře • 6K

  • @ahmedbaahane7959
    @ahmedbaahane7959 Před 4 lety +4189

    Jaclekegi hore gacanteda kudugaY allow unaxariiso😢😢😢😢😢😢gabadha iidhashaY gacanteda ku koriya😢ila hada hooyo 2 uma yeelin😢farxad markasa igu dambesay😢alle iga jecladay danbigeda alle hadhafo mi wife Aaisha👩🏼‍🦰❤️❤️❤️

  • @xamsemukhtaar8236
    @xamsemukhtaar8236 Před 4 lety +844

    Gabar walpa oo soomaaliyed waxan alle uga baryaya nin wanagsan ❤👸👸👑🤲🤲🤲 wilasha somaliyedna wxn alle uga baryaya gabar wanagsan👑🤲🤲

  • @kalidabdirahman7480
    @kalidabdirahman7480 Před 4 lety +2074

    Inta jaceylkoodii hore kalatageen like igu cimaamada😂😂

  • @Ahmedmustafe-nh1kk
    @Ahmedmustafe-nh1kk Před 3 měsíci +61

    Still watching 2024❤🥺🔥

  • @Khaluud4
    @Khaluud4 Před 4 lety +142

    Intaa jacalkodi Hore is wayay like Isaar. 😭😭

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 Před 4 lety +549

    Jacaylkaygii hore hda waa xaas waala qabaa wxyna dhashay wiil ilahay reerkeeda ha u barakeeyo mar waliba wan u duceeya wlhi ❤️✌️

    • @ayana9716
      @ayana9716 Před 4 lety +18

      M.a qalbi fcn ledahay 😥😥😍wlh dadka qaar inkaar eybo isku ridoyan adiga Alle mid kale ficn o farxad ku sisa alle ha ku sahlo 🤲🤲

    • @amorevalogs
      @amorevalogs Před 4 lety +6

      Abwaan saas waaye

    • @kiindhaladabdulla444
      @kiindhaladabdulla444 Před 4 lety +6

      Amiin abowe wad qalbi wangsatahay lakina qofa jaclata sifudud uma Ilona kartid😢

    • @missflower2272
      @missflower2272 Před 4 lety +2

      Maxad u odhan waysay wiilkan aabihi noqon gaadhay iugu magac dar ama igu sami

    • @khadarcasoodofficial5314
      @khadarcasoodofficial5314 Před 4 lety +4

      ilwad mohammed xiligay dhalaysay wiilkaasi ma ogayn lkn ka danbe ayay iga balan qaadey inay mgcyga u bixinayso

  • @aminaahmedmohamoud5425
    @aminaahmedmohamoud5425 Před 4 lety +377

    Allah ha unaxariisto jacaylkaygii saacid qabriga Allow uwaasici yaa rabii.
    Intii jacaylkooda haysta isku waara.

  • @ikraanbelbir4451
    @ikraanbelbir4451 Před 4 lety +471

    Anshax iyo ayaan❤😭😍 Aroos kooda kadib waxii dawanaya ✌🏽🤵🏽❣👰🏽 dayn maayo sidaa utiri ...... xabsi aan galee 😪🔇🔥👸🏽

  • @aishnusaibabdullahi1279
    @aishnusaibabdullahi1279 Před 4 lety +1016

    War inti quranka jecelow like ta haka caajisin insha allah ku danbi dhafe wllo 🤲🌺🌈

    • @sakariyenasir7329
      @sakariyenasir7329 Před 4 lety +22

      Calanka jeeganta u eeg micnihiisa ma taqaana waa calanka khaniisyada hadaadan garanayn iska ilaali inan ku shego ayunban rabay 🎈

    • @tombang8254
      @tombang8254 Před 4 lety +2

      Waa sax

    • @inaaxmad3369
      @inaaxmad3369 Před 4 lety +4

      @@sakariyenasir7329 somaldu qalbiga ayay ka wada jirranyihiin runtii. War jeegaantu goormay khaniis iyo wax daran noqotay?

    • @minnicute2544
      @minnicute2544 Před 4 lety

      @@sakariyenasir7329 Khaniisyada calaamad miyee leeyihiin

    • @ilhaamhusseinguuleed5362
      @ilhaamhusseinguuleed5362 Před 4 lety +2

      Hhhhhhhhhhh

  • @sakariyemaxamedcali6651
    @sakariyemaxamedcali6651 Před 4 lety +984

    Hestani waxay si gaara u tabanaysaa dhalinta manta kala fogaatay
    Intii jeceylkoodu dhab yahay ilahay ha isu dhaweeyo❤
    Aniga mar hore ayaanu kala fogaanay bedel kheyr qabana ilaahy ha siiyo mustaqbal wangsan iyo guul ban u rajeen🙌✋✌

  • @MohaAnshax
    @MohaAnshax Před 4 lety +841

    Intii saLiga nabiga jecel igula saliya scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw Gacantada ugu raxee👋🤗

  • @drsayana9611
    @drsayana9611 Před 4 lety +200

    Xaaski anshax ba i muqata inta mrky is guursaden kadib daawatay like dhac igu sii Walal 😂😂

  • @alphammohamohammad2655
    @alphammohamohammad2655 Před 4 lety +137

    Heestan dad badan bay xasuus galin doontaa sidaydo kale😢♥️

  • @queen_azhwaaq9157
    @queen_azhwaaq9157 Před 4 lety +614

    Inta xasuus jcyl gashey oo heestani taabatey like saara💔😥

  • @Somalifunnytiktoks
    @Somalifunnytiktoks Před 4 lety +574

    Sixirole ma ihi lkn adigoo amusan ayad aqrineysaa commentigeyga 😁😁😁
    Like iisaar hee mxa sugee

  • @alihajimohamed6627
    @alihajimohamed6627 Před 4 lety +132

    😭😭😭😭 run ahaantii waxan soo xasuustay jecelkeygii hore uu waqti nakala geeyay faadumo runtii wuxuu ahaa waqti qurux badan lkn hada xitaa ma aqno mesha ay ku nooshahay waxanu is weynay 2010 😭😓 sanadkii 2012 ayaa qof iishegay iney ku nooshahay United Arab Emirates (UAE) whli wali kama eysan bixin qalbigeyga wan rajeynaa inaan mar uun dib u kulano 😭😭 10 sano ayaan rajo ku noolahay 😭😭 qof walbo oo jecelkiisa kala maqan yihiin Allaha isku sahlo 🤲🤲

  • @taafoom1996
    @taafoom1996 Před 4 lety +1354

    Aniga jacaylkaygi ugu horeeyay, waa ay dhimatay, dadka iyada ayan ugu jeclaa, waxa ay ahayd qofki ugu horeeyay ee jacaylka I bartay, waxa anan marna iloobin malinkan isku dhacnay een dib warkeeda u waayay, waxa an u raadiyay si walba, xaafadaha ay gali jirtay cid iskaamanu aqoon, anigu se wan tagi jiray xaafadahooga bal in ay mar un iga so horbaxdo! Ma qof dhintay ayaa ka so horbixi. Waxa anaan wadnahayga ka bixin maalinkaan telkeedi oo xidhnaa maalintan isku dhacnay wixi ka dambeeyay oo dhan uu ii dhacay, waxase kaso wareegay dhawr sano maalinkii aanu isku dhacnay , wiil ayaa telka iga qabtay oo an waraysatay waxa an ku idhi telka igu dhiib inanti lahayd, wuu ila yaabay wuxu igu idhi war ana dhawrsanaba telka isticmalayay inanta garan maayo, waxa an dib ugu celiyay wakhtigi ay isticmaali jirtay, inta uu naxay ayuu igu idhi ma heblaayad jeeda, ana haa ayan idhi balse hadal,fadhi iyo istaagba ii diiday, wadnahaygana gilgilay ayu igu idhi oo way dhimatay, waxa ayna dhimatay maalmo yar kadib isku dhicitaankayagi , waxa an rajo ka laha inan isku so noqono oo an raali galiyo wayo ana qaladka isku dhicitaanka lahaa, maalinta ma qadayn iyada o ku beegnayd xili qado maalmo dhan caadi ma ahayn dadku way ila yaabanayeen.
    Waa sheeko dheer balse waan aan jeclaa, walina raali galinti qalbigayga ayan ku haysta, waayo way iga hoosaysa, waxase an rajayn in janada an ku kulmi doono oo an uga warami doono wixi dabadeed iso maray, iyo inaan Rabay in ay I cafiso on dib iskugu so noqono balse aanay qornayn.
    sababta ay u dhimatay xusi mayo halkan wayo waa sheeko dheer.
    hadda waxa kaso wareegay 8 sano wanan guursaday, waxa an dagay xafadahii ay ku noolayd, markasta waxa an agmaraa Meelaahan ku kulmi jiraynay iyo meelahan wada lugayn jirnay xusuustayda kama baxdo
    Rabiyoow janadaadii ugu deeq 😥😥

  • @maxmaxjr7
    @maxmaxjr7 Před 4 lety +204

    Single hadaad tahy like dhac igu sii Viva doobnimo wax dhaama lawaa 🤪😁✌️

    • @mohamedsaane1959
      @mohamedsaane1959 Před 4 lety +2

      Hhhhhhhh lacag la.a.aan wax dhaama lawaa dhe😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @mohamedhamse1061
      @mohamedhamse1061 Před 4 lety +2

      @@mohamedsaane1959 😂😂😂😂wlhy wad iga qoslisay lacag la,aan wax dhaama lawa 😂😂

    • @mohamedsaane1959
      @mohamedsaane1959 Před 4 lety

      Dee haa sxb nin kasti waa guursan lahaa haduu hayo bahashaa sabool baa laysaga badan yahay markay ku tiraahdo 30 kun igu aroos adoo taadii u yaabanaa 😂

    • @kadardirie4261
      @kadardirie4261 Před 4 lety

      Mohamed Saane hahaha sxb Kalaamu saxiix ✍🏾baad ka hadashey wllhi adke runta og baad tahay niyoow✅ 🤙🏾👊🏾

    • @Mss..sayruu
      @Mss..sayruu Před 4 měsíci

      😅😅😂

  • @juweriyaabdillahi22
    @juweriyaabdillahi22 Před 4 lety +234

    Omg 😮 rer somalilnd wadad xikmad iyo xadrad leh walhi wan uqirey 💋❤️ idin jecely from jigjiga

    • @nema2647
      @nema2647 Před 4 lety +5

      Ummmc qali Thanks 😍😍😍igu salan Reer jigjiga👏🏽👸🏽✊🏾

    • @fuydfmysts6959
      @fuydfmysts6959 Před 4 lety +3

      dadkeygi walahi hoyadey ayaa idka dhalatey ❤❤❤❤

    • @mohbulshaawi597
      @mohbulshaawi597 Před 4 lety +3

      Juweriya Abdillahi we are twins walalo ❤️🤍💚

    • @hiboibraahim112
      @hiboibraahim112 Před 4 lety

      ❤❤❤🌹🌹🌹❤❤❤❣❣🌹🌹🌹

    • @ismoismaaciil8983
      @ismoismaaciil8983 Před 4 lety

      @@mohbulshaawi597 💕💞💞💞💓💞

  • @zaruu._Moh
    @zaruu._Moh Před 3 lety +200

    3Million mrky gaadho liketa😂

  • @cabdicasiismaxamud3560
    @cabdicasiismaxamud3560 Před 4 lety +251

    WAAN KA XUMAY IN HEESIHII SAAS LOO JECLAADO OO QURAANKII LOOGA CARARO HADAAD IGU RAACSANTAY IN ILAAHAY SOO HANUUNIYO LIKE
    👇

    • @shucaybahmed6165
      @shucaybahmed6165 Před 4 lety

      Quranka like ha ku raadsan fadaryahow

    • @hamdaahmed3769
      @hamdaahmed3769 Před 4 lety +1

      Adiga mxaa meesha ku kenay hady hesuhu danbi Yihiin bal nacaskan eeg quranka like ta ku radsanaya

    • @safaaabdalla5456
      @safaaabdalla5456 Před 4 lety

      Adi maxad kuqabane mesha

    • @cazhacazha7797
      @cazhacazha7797 Před 4 lety +2

      Halka quraanka mad tagtid adigu. Ha noqon kuwa wanaga faraya naftoodana ilaabey

    • @nimcaneid5401
      @nimcaneid5401 Před 4 lety

      @@cazhacazha7797 makatagtaymiyamise waa matalad

  • @barniahmetofficials1717
    @barniahmetofficials1717 Před 4 lety +628

    💔😪 Ilhy Qabriga haku Nuuro 😪💔 WaxaY Ahayd markii Kowaad Ee aan Sameeyo Xidhiidh Iyo Jaceyl💔 Waxay aahayd 2016/02/17 Runtii ma ilaawo
    Maalinta aad igu Cidalaysay Aduunkana💔💔😪😭 waxaya ahyd 2018/09/27 Ilhy Ha inagu Kulmiyo halkii ka wngznayd aduunka😪😭💔 Wlhi ilaa hada Waxaan Ahay mid hadii ay xidhiidh is tiraa samee Odhanaysa Waxaan ahay Marwo wll💔😭 Kalsooni iyo Jaceyl awgeed😭💔 Wn ku jecelhay adiga CID ka danabysana ma jecelan karo waayo Waxaan ahay Qof adiga wali halkaagi soo jirta😭😭💔 Wn ku jecelhy Alle haku Naxariisto💔💔💔😭 Waxaad ahayd boqorka kaliya Ee Nolosha dhabta aha I baray😭😭💔😭😭😭 Maanta Waxaan ku sii Noolahay jaceylkaagi 😭😭😭💔 Rahmanku janooyinkiisa ha inagu Kulmiyo😭 Inaga iyo wixii islamapa😭😭😭😭😭😭😭💔

    • @shandhakoboyniga8998
      @shandhakoboyniga8998 Před 4 lety +15

      Maxaad iiga oohisay gabadh fiican matihid

    • @barniahmetofficials1717
      @barniahmetofficials1717 Před 4 lety +15

      @@shandhakoboyniga8998 Iga raali noqo Wll wn dareemi kara Qof wllkY ah💯🙏😭 Sida uu Noqonayo Sorry Hno 6😭😭🙏💔💯 Kaliya wxn ka Hadalay qalbigaygaH waxa jira Kun Qalbi oo Mid kastaa wax qabanayo Lkn Ilhy ayaa Arin kasta loo dhiibta💯💔😪😰

    • @kokiijk6630
      @kokiijk6630 Před 4 lety +10

      @@barniahmetofficials1717 axx waiga ohise wllhy sorry😭😭😭illahy haunaxaristo asaga i.a janatul fardowsa kuwi kukulma illahy haidinka dhigo😭

    • @gdeeqa7283
      @gdeeqa7283 Před 4 lety +4

      Amiin alle ha idin kulmiyo ilin baad iga keenty 😭😭😭😭🙊

    • @mohamudducaale7251
      @mohamudducaale7251 Před 4 lety +3

      Walahi waad iga ilmaysiisay wll allaha qalbiga ku qaboojiyo asagana qabriga hauwasiciyo wll

  • @abokorabdirahman3653
    @abokorabdirahman3653 Před 4 lety +1376

    Wax walpa waxa
    Ka mcn hadalk alle

  • @cayuuniofficial282
    @cayuuniofficial282 Před 4 lety +131

    Awood uma lihi walhi in aan waqti xaadirkaan qoro qisada jcylkeyga mxaa yelay nabrkii la damaiyayba wali ma bogsan inta ila mida izmuujiya😥😭

  • @xamsemukhtaar8236
    @xamsemukhtaar8236 Před 4 lety +78

    Gabar walpa oo soomaaliyed waxan alle uga baryaya nin wanagsan ❤👸👸👑

  • @dahraanyuusuf4434
    @dahraanyuusuf4434 Před 4 lety +82

    Jeceylkeeyga kowaaad ilaa hada wan hestaaa mudo 5sanaa wada socnaa🥰😍💔

  • @Quendahabsan
    @Quendahabsan Před 4 lety +47

    qof kaan waligay si dhaba u jeclaaday waxa isku kaya danbaysay 2013/9😢 Ninkaygii horw hadase nin xaaslehw in kastoon kala tagnay oon kala fogaanay hadana wxnan ilobikarin ayaamihii quruxda badnaa illahay haku barakeyo familiegaaga anigana mid aan ku dago inscha alh 🥰💥

    • @mounamed8445
      @mounamed8445 Před 2 lety +1

      Amiiiin ilahy hakugu deeqo inshallah wll

  • @abdishakurawad8525
    @abdishakurawad8525 Před 4 lety +53

    Ereyda heesta wxd mooda in uu abwnku aniga qalbigayga ku jiray waayo qisadayda ayaaa zidaa u dhacyza :: Gabadh ayaaan barty muuuq iyo kartiba uu allah ku manayzTay kadib wxa na dhexmaray wixii dad iz jecel kii ugu wcna dhex mari lhaaa kadib in muda ah ka dib inantii waxy bilawdaY inay khilaaaaf keeenTo ilay waaa qof meeel kle loga baaaqaye anigo la hdlYaaa ayay mobilka igu dul qabTaaa mrna way igu jarTaaa marna way igu dhagayzTaaa wn ka zamri wayay waaayo wxn ahay qof wax jecele 🥺 kadibna wxn izku dayaaa inaaan raaligaliyo zi anan ukala goin kadibna way iga yeezhay wn farxay mlntii ay igu tidhi hye 😍 laba cisho kadib waaa la arooozTay wliba intaaaan amini wayay ayaaan aroooskii tgay zi aaan indhahayga ugu zoo arko wax wlba wnan arkay iyadooo taaashkii xidhan wanan hor iztaaagay waanay i aragTay wnan la hdlay anigo ku idhi mabruuuk khayr wlba wd iztaahisha iyaduna way igu qozozhay ana wn ........ inantii ilaa imika wn arkaaa wliba iyadoo leh inan wnan ku farxay. Jacaylaw ku nacay ayaan hda idhaaahda wna qizo dhaba oo ka dhacdaY Qatar 🇶🇦

  • @haleelchannel6152
    @haleelchannel6152 Před 4 lety +147

    Tolkaan ka dhashay ee Soomali ahaa ha la igu cumaamado Like ta 🥰🥰🥰🥰🥰😍😍😍😍

  • @hipakkhadar5845
    @hipakkhadar5845 Před 4 lety +154

    inta hrgysa ka dawanysa like hayla dhaafin❤️✌🏻

  • @boqortooyadashacraawi5528
    @boqortooyadashacraawi5528 Před 4 lety +128

    Reer Burco iyo reer Shiikh Ibraahim, ha is muujiyaan😂.
    Boqortooyo

    • @kydachannel3366
      @kydachannel3366 Před 4 lety +1

      Ala schoolkaygi 😩

    • @nemodiamond6401
      @nemodiamond6401 Před 4 lety

      hhhh weliba cali zaki subax walba isku xaafadaan ahayno iskuulka waanu isku sii raaci jirney oo duhurkiina wanu isa soo dabagel jirney sh ibrahimow waanku xiisay

  • @nastobido2849
    @nastobido2849 Před 3 lety +12

    Mar walba oon so xasuusto xasusihi quruxda badna en so wada qadanay aya qalbigaygu noqda mid aan u dul qadan karin ka shekeynta qofkaas ila u miciin bido qalbigaygu ilinta😭 wa xaqiiq inaan u xiisey kaftankagi waligayna kuma ilaabi doono mubaarik cabdi cumar 😭😭

  • @mohamedabdimukhtaar4989
    @mohamedabdimukhtaar4989 Před 4 lety +86

    Duriyada reer soomaliland hore uu socda froma ♥️jabuuti

  • @Junwa12
    @Junwa12 Před 4 lety +48

    DURIYADA reer sheikh isxaaq bas like ha isaarto from xamar gabara idinka qabaye boqortoyo 😂

  • @abuukarmahaadabeabdiazez6315

    Inta hooyo jacel laki sar😭🤲🤲🙏

  • @abshirhabiib
    @abshirhabiib Před 11 měsíci +12

    Waxaan 10saac kala maqanahy jacaylkaygiii heestaan baa iska daawanaya u malaynmaayo inaan isku soo laabano lkn waxaan ku leeyahay najaxey nolosha farax badan mudo ilaahay ha ku wanaajiyo 🥺🥺
    Day:khamiiis
    Date:5 October
    Place: Target center, garawe, nugaal, puntland, somalia, i miss youuuuuuuuuuuuuuuuu 🤗🫶😥

    • @anisamhmuud8887
      @anisamhmuud8887 Před 10 měsíci +1

      😢isku mar 5october todoba sax hbenimo😢

    • @user-sc8xs2xp3v
      @user-sc8xs2xp3v Před 4 měsíci

      🫦💋♥️😍🫲💕💕💕🫦💋💋💋💋💋💋

    • @user-sc8xs2xp3v
      @user-sc8xs2xp3v Před 4 měsíci

      Mansha kjweruyioasf876❤❤❤❤❤

    • @abshirhabiib
      @abshirhabiib Před 4 měsíci

      @@anisamhmuud8887 💔

  • @farhandinho2733
    @farhandinho2733 Před 4 lety +93

    Sidaydo kle hadad tahay oo gudaha xanun jaceyl ka daremaya oo an awodin in commebt qoro xusus u daremayo awgi dartada ayan commentigan uso qore waxan ku leyahay qalbiga ilah haku qabojiyo run ahntii wan u xiisee jaceylkeygi hora wana ku faraxsanahy wa marwo boqorad u ah nin rag wn ku frxsmhy Nolosha quruxda bdn u Alle siyy ilah haisku xafiido ❤❤❤❤💯

    • @rinaadofficial7365
      @rinaadofficial7365 Před 4 lety +3

      M.a jcylkgu markuu dhab yahay waxaa ku dareemesaa qofkaa jeceshahy hormarkisa waa ku farxeee qalbiyada allaha noowada qaboojiyo abowe😢😢

    • @saraaasad23
      @saraaasad23 Před 4 lety +2

      Amiin wllo alle qlbiga hno wada xasiliyo💔

    • @hibohillowle85
      @hibohillowle85 Před 4 lety +1

      Amiin walalo wlhi sidad kuu ilowdo wey adag tahay jclkagi hore

    • @abncumariuiu5637
      @abncumariuiu5637 Před 4 lety

      mash allh

    • @ayaanxariir6211
      @ayaanxariir6211 Před 4 lety +1

      Aamen yarbi 🤲 ilhy ducada ha uqabalo adne ilhy hakugo deqo med wngzn wll

  • @fartunhaaji
    @fartunhaaji Před 4 lety +209

    Heesta waxaa ka sii xiiso badan commentiga ee dadka qisoohiinkoda ku qorayaan dhaamaanti qalbiyada allah nii qaboojiyo inta dhimatayna Rabi ha u naxariisto 🤲🏽🥀

  • @dhalaabadansidiihoyaded4840

    Allow ku naxriiso jcylkgii hore 😭😭runtii dhabanku jclha alle ayaa igakaa jclhay allow ku naxriiso 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @siciidsaalax
    @siciidsaalax Před rokem +24

    Anigu xidhiidho hore ayaaan sameeyay lkn jacaylkii iigu waynaa Wuxuu ahaa marka aan tahriibay 07/bishii shanaad/2018 anigu adis ababa subixii soo galay ayaa duhurkii nala ku yiri galabta ayaad baxaysaan haye ayaan niri ka bacdi waxa naloo geeyey labo gabdhood hotel jooga oo la yiri way idin racayaaan ka bacdi waan is aragnay wlhi way qurux badnay way furfurnayd ka bacdi labo kala gaadhi nala saaray markaa waxa nala ku yiri suudan is ku arkaysaan labo week ka bacdi ayaan is aragnay markaa saas uga soo baxnay itoobiy wlhi waxaan soo xasuusta sida au hab ii siisay anigu waxba naga dhaxayn oo magaceeda kaliya aqaana waan yaabay rag Ila socday gacanta ayay ka salaantay habeenkii agtayda ayay jiifsatay subixii way iga ag foogaan wayday waxa nala ku yiri caawa ayaa baxaysaan oo and lugaynaysaan maalinkii oo dhan waan wala sheekaysanaynay habeenimadii ayaa safar lug’ah galnay wlhi habeenkaa waan caawinayay waxkasta ay tiraahdo Haye ayaa dhahayay gacanta ayaan hayay ka bacdi gaadhiga ayaan meesha ugu fiican qabtay daribiga gaadhiga ayaan iskaga dhigay dhabtayda ayay dhex fadhiday ka bacdi waxaan tagnay meesha loo socday oo magaalo udhow Khartoum wlhi Hal isbuuc joognay halkaas usbuuc waxaan dareemay dareen aan garanayn meel un ka yimi lkn iyadu way dareemaysay waxa aan dareemayo lkn si aan isku sheekno ayaaan garan la’nahay ka markaa ka dib asxaabtena ayaan na fahmay game caagad la wareejinayo ayaan ciyaari jirnay waxkasta la isku xujayn jiray iyagu jaanikoodu wuxuu ahaa erayo jacayl ku dheh xamda xiis waan ku oran jiray ka iyadana waxay ku oranjireen orad siciid soo dhunko oo ku dheh macaan markaas ka bacdi waxaan meesha joognay hal isbuuc habeenkii ugu danbasay mid aan saaxiibo qaali nahay ayaa arinkii soo dhameeyay isla habeen ayaan isfahanay oo sidii habeenada kale way ka dheereeday habeenkaa isla subixii la yiri safar ilaa lipya lagalayaa waan faraxsana waxkasta waxaa iiiga awood waynaa jacaylkayga ayaa ila soocotay ka bacdi lipya ayaan galay ramadaanta oo 7 cisho lagu jiro markaa lipya soo galay wlhi dhib ba ma dareemin waayo dhib kasta nagu dhaca waxaan ahayn dad niyada isku dhisa labo Bilood marka aan joognay ayaa xaasid na soo dhex galay 😢 waxaan dareemay maseer aniguna waxaan ahay qofka xidhiidhku naga dhaxeeyo dhibtayda uma sheego ka bacdi waan ka gaabsaday iyaduna way xanuunsatay ayaamo ka bacdi murug iyo dhib ta ayay la xanuunsatay ka bacdi maalin ayaa meesha aan ku jirnay dhibaato ka dhacday iyado xanuunsan xabad ayaa la riday wlhi anago oo isdagaalsan ayay igu soo oroday oo igu dhagtay shabka wlhi ilin ayaa iga fakan gaadhay markay rabshadii dhamaatay ayaan ka soo tagay isla dhawr cisho ayaan ana xumad iqabatay wlhi dushayda ayay joogtay ana maskaxday ma fikirin habeen habeenada ka mid ayaa la yiri dadka lacagta bixiyay bada ayaa lagaynayaa ana si ayaan unaxay waxaan ogaa in ay iyadu badh bixisay badhkii kale loo soo wado sidii ayaan kaga soo tagay oo talyaani ku soo galay ka dibna france markaan soo galay ayaan la hadlay iyadoo lipya joogta waan heshiinay wlhi waxaan ogaa in aan anigu khaladka lahaa ayaan anigu gabadh sweden joogta ayaan isbaranay ka bacdi xidhiidh na dhexmaray ka bacdi facebookaaga ii soodir igu tiri waxay block saartay iyada waan waayay markii danbe ayaan facebook kale kaga darsaday way i aqbashay facebook ka bacdi iyadu mid isgarab joogeen ayay is barteen way isguursadeen hada waxay ku nooshahay taylaayniga waxay dhashay labo caruur ah illhay ha isku barakeeyo aamiin qisadaas jacayl ayaan igu dhacday ayaan idin niyaystay

  • @hamzehariir736
    @hamzehariir736 Před 4 lety +124

    Inta reaction dirisle zugayza like dhac kuzii ✌

  • @normalisebeenbusy
    @normalisebeenbusy Před 4 lety +279

    Waan ujeeda inaad qoralkeyga adigoo amusan aqrineysid ee liketa adigoo amusan isaar.....😂

  • @Sirrhamzaa
    @Sirrhamzaa Před 4 lety +230

    Reer muQdisHo intii jiifka kU dawanysaa Like isaara waallayaaal

  • @indhoswayno6415
    @indhoswayno6415 Před 2 lety +31

    Heesta wxa kaxiiso badan commentiga ee dadku qisoyinkoda ku qorayan qalpiga allaha no wada qaboojiyo🤲🥺

  • @sharmarkeahmed2932
    @sharmarkeahmed2932 Před 4 lety +390

    Iga farxi oo liketa ha ila dhaafin idin jeclahee

    • @amounmohamed3559
      @amounmohamed3559 Před 4 lety +4

      Cawa Zi Vcn U zexo wn Ku Zareh😂😂

    • @ayaanomar7600
      @ayaanomar7600 Před 4 lety +2

      yarka oyaye kuzaray kanaxay zaad uparyayzay 🤣🤣🤣🤣 kaftan tHY prothEr

    • @neimaisse3026
      @neimaisse3026 Před 4 lety +1

      @@ayaanomar7600 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mehmednazri8607
    @mehmednazri8607 Před 4 lety +26

    Inta from burco likta isaara aad baanu ujeclnhy fannkayga from burco❤💪💖

  • @nalkammc9547
    @nalkammc9547 Před 4 lety +191

    Hoygii fanka hargaysa inay tahay inta u taqaanaa like ii saara 😘

  • @user-Jaceylow
    @user-Jaceylow Před 8 měsíci +11

    Wlhi 2 sano kala maqanahay ILaa Hada Xariir kale ma sameen iyada waa xaaz wali wan jeclahey Qof kale qalpigeyga wuu diidey wlhi😢😢 waan ku sugayaa iLaa aan ka dhinto😭☝️
    Hagaha Noloshaad Aheyd😢😢😢
    Hada iga Danbeyzo like wll qali🤚

    • @UpdyKani
      @UpdyKani Před 7 měsíci +1

      Bro nolozhaada qof kale dhipaato ha ugaarsiin kasamir oo ilow nolol cusub sameeso❤

  • @suldaanseerarofficial4296
    @suldaanseerarofficial4296 Před 4 lety +166

    Ma garanayo cida commantigayga akhrisay
    Mana garanayo cida ku saliday #nabi_muhamed
    #SCW
    #SCW

  • @fadumiinafadumiina4591
    @fadumiinafadumiina4591 Před 4 lety +17

    alla maxaan u xiisay jacaylkii hore😭😭😭😭wuxuu ahaa qof ilahy waxkasa u dhameyay farax oo qosal ayaan ku leeyahay nolasha♥️😭Jacaylkii horow👌❤

  • @sir__cmc
    @sir__cmc Před 4 lety +161

    *Ilaahay waxaad ku faraxdo*
    *Haku siiYo wll ee like zaAr*

  • @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818

    Waxay ahayd qof wngzaN
    Waxan layaabijiray dadka jacaylka ka shekeya ama u yaqan wax jira lkn waxan ogaday wuxuu yahay
    Waxay ahayd qof laygu aaminay wax cabsiyana aanloga qabin markay ila joogto ama aanu aadno goobaha dalxiiska sida Xeeliga bada Beeraha Buuraha iyo goobaha xafladaha
    Ana waan u dhawray sidii laygu aaminay becouse waxan haysanay hooyo nawada jecel waa hooyaded'e
    Waxa lama filan noqotay inan iswayno waxase waxkasta ku ilowda waxan alle swt kuuqorin ma helaysid
    Intaad soo rogal celin rabi haysku keensimo 💔

  • @Asmaabukar225
    @Asmaabukar225 Před 4 lety +19

    Kasoo wreega xiriirkena mudo 1 sana ka soo waregtay waa nin rerleh haatan wali waan jeclahay jcylka xanunkiisa inta tqana taqan frxd wart urjyanayaa. Inta sidydo kle laga siibty laguna siibty liketa ha igu arxmaan💔💔💔😭

  • @rasheedahmed5617
    @rasheedahmed5617 Před 4 lety +69

    ❤JACELKAYGA HORE Xqiiq wxaY aheed Qofka nolosha i baray Farxad aan dhamaane igu dhax beeraY Marnaba isma laaheen Malin un baad kala Fogaan Doontaan Blse qadar alle ayaa dhacdaY oo wan kala Foganay oo manta wxn ku noolahaY Dalka Finland🇫🇮 iyada wadanken hooyo ee Muqdisho cdy🇸🇴 ayeey Nolol Cusub Farxad leh ku dhisataY waliba aan ugu duceyay inaaY ku nagaato Wligaadna eey Farxad ku nolaan inta aay Ruuxdan igu jirto Ma ilaawi doono Sida eey isoo Garap qabataY❤🙏

  • @axmedqurux1303
    @axmedqurux1303 Před 4 lety +46

    Wllhi hees like dhac kusii intii reer burco ah BiToodhe 🤣

  • @dauudxuseenmaxamed2647
    @dauudxuseenmaxamed2647 Před 4 lety +97

    3mar Baan isku dayay inaan qisada jaceylkeygi Hore Qoro Ilin 😥iyo xasuuso ayaan ka qori waayay waan idin salaamaa sxbyaal 😥

  • @maxamedabdifilfil2141
    @maxamedabdifilfil2141 Před 4 lety +125

    Nice song wll ku dhihi mayo like ii saar lkn waan iska jeclanlaha inadan iga xasidin wllo🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏😂😂

  • @aaminadaud3829
    @aaminadaud3829 Před 4 lety +86

    Jacylkygii hore anoo jecel Ayaan ka tgy sabab asgaa inacy Oo I danyn wayey 😭😭😭😭ilaa hada Xasuustiisa ku noolhy wanan jeclan lhaa inuu isoo laabto. Frxad ku noolow bbe ❤qof iga wngzn kugu duceyay

    • @safiasheikh597
      @safiasheikh597 Před 4 lety +2

      beenta ma aha
      si walbo u jaceshahay hadi aad daryel ka weysid ma aha naftada inaaa silcisid
      nolol farxad leh Alle hana siyo

    • @hamdamohamedqueenofheart4879
      @hamdamohamedqueenofheart4879 Před 4 lety +1

      😓😓😓😓
      illahy bedel khayr qaba haku siiyo wllo

    • @cabdiraxmaanibraahimkhajar5138
      @cabdiraxmaanibraahimkhajar5138 Před 4 lety

      Alle haku soo celiyo

    • @nimcoahmed641
      @nimcoahmed641 Před 4 lety

      Walshy wxn kuu shegyaa wx kusoo celinya hadaad aminto wllhi ee ila soo hadl numberkgana iso qor xn ahy walsha wna kaa naxyaa wllhi numberkga iso qor ana kla soo xidhiidhaya

    • @malaboinaabdilahi9547
      @malaboinaabdilahi9547 Před 4 lety

      Allleh ha inuga reepo dhmntnpa qalpiga

  • @muxamadcaska3020
    @muxamadcaska3020 Před 4 lety +246

    🎶🎵Markay 1Million🎸 xidho💝 like saar 👍inta ka horaysa Iska dhaaaf😆🎤🎤🎤🎤🎤

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 Před rokem +14

    If they ask me what you remembering 2020 most simply I say Jacaylkaygii Horaay😭❤️

  • @amaniqueen6813
    @amaniqueen6813 Před 4 lety +55

    Jacaylkeygii hore qurba nacas ayaa inakala kexeyay😭😭😭😭 ilaa hada meluu dunida kaga nolyahay ma garanayo rer kodinaa gobolada ayeey u guuren ayaa laigu yiri ilaa hada wan radiyaa inuu dhintay iyo inuu nolyahay garanmayo😭😭😭 magaciisa sidan socialmedi uga radinayay waan daalay sanoyin badan😭😭😭🙏❤️🙏❤️❤️❤️💯 Jacaykeygii horow mar uun hadii an ku arki laa qalbiga wuu i qaboobi laa😭😭😭

    • @nimcoahmed641
      @nimcoahmed641 Před 4 lety +2

      😭😭😭waa murgo wllhi wll lkn ducyso wll uu kusoo lapnaa ducadna an kuu shegyee whats appkga iso sheeg

    • @amaniqueen6813
      @amaniqueen6813 Před 4 lety

      @@nimcoahmed641 thanks huuno

    • @asiye717
      @asiye717 Před 4 lety +1

      😭😭 Allow haduu nolyhy iskukiin keen hadu dhibtayna haunaxaristo🤲🤲

    • @nimcoahmed641
      @nimcoahmed641 Před 4 lety

      @@amaniqueen6813 adaa mudan wll mcney ee duco maku sheega ad ku helyso wxs rapto

    • @ugbaadcismaan9162
      @ugbaadcismaan9162 Před 4 lety +2

      Hppti anigaba qofkii iguhoreyay aan sidhaba ujeclaaday intuu yurub tagey anagooninbadan is arag ayan malin sikadisa faceka ugubaadhay magaciisa nasiib wanaag wnhelay waan lahadlay wn wada xidhiidhnay sidayadii hore ayaan kusoo noqonay mudo 9bilood ah kadib waxaan dareemay inaanu isagu usoojeedin xidhiidhkeena anoo naftayda inbadan wn waydiiyay waxa badelay wax jawaab saxana kamaan helin markaan arkay siduuyahay walhi goaan degdega ayaan kaqaatay anoo jecelna walhi ayan faraha kaqaday walina wn jecelhy waxaan sugayaa maalin uun inaan maskaxdayda kasaaridoono😭😭😭😭

  • @izraladan9539
    @izraladan9539 Před 4 lety +46

    Anigu wali waan hastaa jacyl kaygii hore masha allah waa nan ila liyaa ilaayo imika sanadkii 4 ayaa nodhamanaya axla😍🥳🥰🥰🥳

    • @maooassad5726
      @maooassad5726 Před 4 lety

      Hore uga ogolow guurka inanka kolay adaa ku adkaynayee ilmihiinu hada 4 jir buu noqon lahaa

    • @izraladan9539
      @izraladan9539 Před 4 lety +1

      @@maooassad5726 😂😂 haye wllo

    • @yazzinodhahzame9168
      @yazzinodhahzame9168 Před 4 lety

      Rabbiga wayni haysu kiin ilaaliyo

  • @kingcumarofficial1401
    @kingcumarofficial1401 Před 4 lety +44

    Ha hargeysa in ay dhulnabadeed tahey intii ila og like dhac ha igu siyaan ❤💪

  • @daahirwacaysciisedaahirwac3913

    Who still watching this song Asugt 2020 love❤somalia🇸🇴from USA🇺🇸🇺🇸

    • @ahmedsufi3445
      @ahmedsufi3445 Před 4 lety

      It's not Somalia but it's SOMALILAND 🤔🤔

  • @kingbaashi4097
    @kingbaashi4097 Před 4 lety +22

    Jaceyl horre ma lihi aniga alx keyga igu horeyay ayan ilaa hada wada soconaa mudo 4sano iyo dheraad ah alx illahow calaf iskukaya dar amiin ii dhaha 🥰❤🙏🤲

  • @sharmoofficial2777
    @sharmoofficial2777 Před 4 lety +110

    Intiina iyadoo heestu socoto comment qorow bilaabay like igu cumaamada billah calayk

  • @hero2k283
    @hero2k283 Před 4 lety +104

    2:02 Inuu jaranjarta ku fuuley inta ila argty like

  • @mowlidramos1823
    @mowlidramos1823 Před rokem +9

    Waxa jirtay gabr an si dhab ah u jeclaadi markas an form four Soo damey waxa ay ehed bil ramadhan 2021 magaceedu waxa ladaha Aisha Mahat Isaack lkn naaneys bey lehed 😢 asxabteda si galgacel wexey ugu wici Jiren Cadanki 😭 jecel, kalsoni, naxaris, dirigeliyaheyga qaas ah ayey ehed waxan ku kala noolen laba maqala oo kala fog balse waxas oy tahay Hal Malin an wada kulanay wexey ii ehed malinta igu quruxda badnaa intan noolan maxa yelay wexey ehed jecelkayga ugu horey .school boarding ah ey kugujirtii mana loo ogaleneyn in ay talephn qaadato jecelka ay ii qabto heer wexey gaarti in ay magaceyga ay gacanteeda ku qorto ❤ waxaa arinkii oqaadi maamulihi schoolka .. maamulihi waa u waani. Markii holiday la gaari ayaa caqadab dexthena so gashi oo dhanka familkeda ah ,inantii talephnkeedi Aya laga jijibi .baadia loo diri .ayadhoo baadia jogta ay ila so hadli jirti 😪.yaanan hadal idinku daalin ee 😂 gabadii walalahed ayaa ila Soo hadli wexeyna I dehen walshen Iskaga har waayo wexey I dehen Mtishamba Aya u mar sati gabadayna 😂 anina waxas dhan ma aaminsanen wayo nafteydaa Aya ka jeclaa .inantii wexey I dahthii Inan kala harno an rapaa oo jecelkena halkas ku ekaado ane wanka dithi ..lkn ayada go ankeeda ugu dambey ayu aha in an kala harno 💔 malintas ambir an laha xitaa awood an ku ciyaaro wan way walwal iyo walba har .....waligey qof bini adam ah sidha loo raali galinin ayan u raali gili anon qalad ka galin wayo Inan waayo marabin mudo afar Malin ayan dahay xarikena si fudud haaku burburin wey iga didi ...😪 wan Yara xanun sathi mudo week ah waxna ma cunin waxna ma cabin hurdo iskaba daa ee waligey qof bini adam ah sithan ayada ujeclaadi okale Uma jeclaanin .💔 Runtii jecelka waa xanun qofkaad rajo iyo Hami dheer ka lehed haku jaro wax ka xun majiro❤jecelka haa waaro ..
    Cadanki forth coming exam KCSE ilaah hakuu fududeyo adi iyo asxabtada . walshey mcn Yasmin ayaa qeyb ka ah exam kas Wana kuu xisay 😂 nolosha Kuma ciisho wax ku dibana Allah Kuma tuso i.a
    Hal talo iga hooda dhalinyara .
    Qofka ad jeceshaxay wax walbo haa kugu daho noqo mid Allah (SW) ku xiran adne dulqadka badso qofkii saxda aha noloshada ku habonaa waa un Iman Dona i.a hadii ad iga dambeyso like dac igu siya ❤❤❤ Wana idin salamaya Somali mohamed Mel walbo ay jogan ane comments Kan waxan ka Soo tabinya... Eldoret.kengas... waa bil ramadhan. Illah haa naga aqbalo Sonka iyo salad..❤❤❤

  • @queenofqueens6990
    @queenofqueens6990 Před 4 lety +69

    Esh calaa hees ❤❤❤🔥heestan inta kaheshay liketa ismujiya 😅🧡

    • @minnicute2544
      @minnicute2544 Před 4 lety +1

      @apdiQani NeYmaR jR Haa walaahi heesta commentigeeda dhan waa wada emotional aniga jecel ma'aqaano laakin ayaga hadlakooda oohin iga keenay like inee aniga ugu dhacday I feel sorry for them😭😭💔

    • @minnicute2544
      @minnicute2544 Před 4 lety

      @apdiQani NeYmaR jR Haa wa saxantahay inigana ilahay farxad hani siiyo ❤

  • @lamafilaantv3314
    @lamafilaantv3314 Před 4 lety +170

    Qisada heesta wXa leh Qamar Sugaani Heestana waxa loo Waday UGBAD ARAGSAN Hadana waa xaas😭😭Sorry wll qamarka Like u fiirso heesta Halkaa Ugbad ahayd 😭😭

    • @inahahmethnoureyy5159
      @inahahmethnoureyy5159 Před 4 lety +6

      Erayadah isagah Lagah sameyey laxankana isga Saray calafoow😭😭😭😓

    • @lamafilaantv3314
      @lamafilaantv3314 Před 4 lety +2

      @@inahahmethnoureyy5159 😭😭😭Haa aragzaney

    • @missmushtaq6566
      @missmushtaq6566 Před 4 lety +13

      Waaa beentin gabigiinuba iskaga dhajinaysaan iska calaacalaysan Somali maryooley haku danbi galina 🤣🤣😂qamar laxanka ayuu leeyahay erayada qisada waxa keenay abeam dabjacayl

    • @inahahmethnoureyy5159
      @inahahmethnoureyy5159 Před 4 lety +2

      @@missmushtaq6566 wan oGanahay hunoh QliH erayadah isagah lagasamayeyy layskama samayne laxankana isagah saray

    • @hamdaxikmo5079
      @hamdaxikmo5079 Před 4 lety +11

      😂😂😂😂Soomalay cabqarnimadaan idinku jeclahy qofkaad uurkiisa kala so dhax baxaysan hadalka 👑💋

  • @khadarabdirahmanvollgs6421
    @khadarabdirahmanvollgs6421 Před 4 lety +53

    Malina walpa aan ugu soo horeya hadan mahelin 100 like markaa manta isaar 300 like 👍❤👍

  • @najmamahamod8552
    @najmamahamod8552 Před 4 lety +8

    💔💔💔Jacelkaygii hure 7sano an kala maqnen problem xaga familiga ah inshallah waxa isku labanene 2021💕💕💕

  • @abdikanimohamett6717
    @abdikanimohamett6717 Před 4 lety +17

    Car idhaaf
    Kaftan le waaye like igu caawi

  • @omarabdi4193
    @omarabdi4193 Před 4 lety +22

    Cali zaki waxa uu Ku jiraaa. fanaanijnra Anaa
    taageero 🦁 keep going br0 ♥️❤️Ayaaa li mida oo taageera. Ali Zaki 🦁🦁🦁🦁

  • @liverpoollifestyle434
    @liverpoollifestyle434 Před 4 lety +108

    I'm from England love sòmali songs🇸🇴

  • @Nasrudinshow
    @Nasrudinshow Před 4 lety +36

    Nasiib wanaag jacaylkeygii ugu danbeyntii wan midowney inkastoo aan aad kula fognahay One love my Queen (M❣)

  • @richhome3678
    @richhome3678 Před 4 lety +37

    Dadka qaar hadii ay noloshaada ka baxan
    Alxamdullilah dheh
    Ee maaha inaad u calaacasho maxaa yeelay taasi waxa ay wiiqaysaa awoodada sharaftaada iyo karamadaada

    • @Farhan-dekk
      @Farhan-dekk Před 4 lety

      hadal Ragnimo Iyo caqli uu ku jiro

    • @tasniimtasniimmohamed4802
      @tasniimtasniimmohamed4802 Před rokem +3

      Saa filayo hdalkan qof iska ciyaal soqoray mxa yelay dadka qaar xuman naloshena ugama baxan dadka oo dhan isku mid mha qofa adoo adunka ujecel ilahy kaqadi kra mid kle qadarka idin kla fogeyn kra idinko ifka isku jacel mra waxa qoreysid iska firi

  • @Xmax__Gamer
    @Xmax__Gamer Před 4 lety +31

    Inta jiifka ku daawaneysa Like Waa xagiina😂🤪

  • @fuadmuxumed6104
    @fuadmuxumed6104 Před 4 lety +26

    Walaahi maanta waan wiijiyay heestan 10mar kabad dhagetstay anigoo safar ah 😌 Hadaba Liketa iska saar 👍🏿

  • @fadumomohamad7069
    @fadumomohamad7069 Před 4 lety +17

    In a jecel saliga nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @deeqomohadirir2821
    @deeqomohadirir2821 Před 4 lety +33

    Heestaan wlhi wax yaalo qarsoomaa ayey banaanka keentay ilhy qofwalbo oo qofkuu jeclaa wayey qalbiga ha uqaboojiyo 😭😭😭😭 wlhi waa ka naxay wiilkii gabadhuu jeclaa ka dhimaty 😭😭😭😭 ilhay ha idin ka dhigo kuwii janada ku kulmo🤲

  • @khadradhool1947
    @khadradhool1947 Před 4 lety +16

    Alxm jacaylkaygi kowaad wan haysta mudo 6sano wada socona ilahay wxn ka baryaya inu calfkayga ka dhigo 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @hasanjama518
    @hasanjama518 Před 4 lety +66

    Jacelkii horay gacan baan ku tagay wllky Ali zaki inta nabiga jecel like saar💚🗨❤👏

  • @usaamehassan4529
    @usaamehassan4529 Před 4 lety +6

    Alle Ha u Naxariisto Jecelki Hore 😭😭😭😭😭

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 Před 4 lety +42

    Wakhtigu Wuxu Nakala Kexeeyay Qof Aanan Wali Badalkiisa Helin 😭😭💔❣️💘

  • @sancho5713
    @sancho5713 Před 4 lety +7

    Waqal studio gacmaha alle haku barakeyo inta clipka waqal ku qancdho like saar

  • @maxamedmaslax6635
    @maxamedmaslax6635 Před 4 lety +36

    Inaderkay cali zaki
    heestan waxaad isoo xasuusisay
    jacaylkaygi hore
    dhawaan Filo hessta aan uso sameeyay
    Jacaylkaan mudo laliitay
    🍊Lalumay ee aan la liicay
    🍊Laf moyee jiidh kaxeeyay
    🍊muyuu ladaneey dhankaga
    🍊Lugoo yiyo hawl ahaa dhe
    heestan iyado dhamaysa way soosocota
    inta igu raacday
    like isaara
    ina sooboqo

  • @RabeccaChesoli
    @RabeccaChesoli Před 4 měsíci +1

    I'm from US ❤❤ love somali song 😘😘

  • @chamalhazzan8307
    @chamalhazzan8307 Před 4 lety +53

    Jaceylki hore markan Heestan dhageysaytay ayaan so xasuustay hada Waa xaas labo ciyaal haysta ana wali siday igaga tagtan taganahy 😭😭😭😭😭

  • @hanaidiriz6665
    @hanaidiriz6665 Před 4 lety +15

    Laccala haduu dirisle reactoin kaz00 pixiy0 heestan like ta maad iiquudhi waayayzaah huuun0 😓

  • @mahamedaliyi4308
    @mahamedaliyi4308 Před 4 lety +16

    Maftuux cadceed the one and only best musician hees aanj isagu tumin muusigeeda maba qaraxdo inta igu raacsan like saar
    👇👇

  • @najmaomar6966
    @najmaomar6966 Před 4 lety +16

    Inaanta anshax qabo inta ila fahansn😍 like nac sii

  • @maxamedabdiqadir1214
    @maxamedabdiqadir1214 Před 4 lety +39

    inta ila aragtey inu qamar sugani laxankisa geyiga somaliyed qabsadey like dhag kusii😙😗😆

  • @mohamedmohamoud1696
    @mohamedmohamoud1696 Před 4 lety +211

    I'm carab i like somali songs
    Waar waa anigii ee like ayn donayaa dee😅✌

  • @naima1.5.75
    @naima1.5.75 Před 4 lety +136

    ❤War jacaylkaygi horow ma imaqasha
    Nolosha Farax badan kuhano💚🤣i argtaybe liketa isaar de🎶🎧🎼🎵🔥

  • @caashomaxamad2014
    @caashomaxamad2014 Před 2 lety +4

    2021 ayan dhagesan jire walow aan kala tagney wiil aan is jecleen aad ayaan ujeclaa waxwalba way qoran yihiin wuxuna igu dhahay habenka ugu danbesay wan bixi raba oose hooyo usocda gawar aya laigu dari rabaa balse mashegi karo runtiisa iyi beentisa waxay ahed ileen qalbigis wax kujiro ma ogi nolasha cariri igu ahed waxan rabe xita wax uu ale rali ka ahen ay tahy ina dartisa isku dilo balse qof iimaan leh waxas masameyo ilaa hada qof kle ma aan jeclaan asiga igu danbeye nolasha sidedaba waa cajiib dulqaad hodan baad aheyd inan ku helaan jecla c.fitah balse calafka inta ku eka qisooyinka qaar waa cajiib waxad arkesa qiso teydaba kasii daran 😰😰😰😰 walow hada jigjiga joga balse iga codsadey 2 jeer ina dib iso soolabano markasna waa mar.aan ka.maarme kana niyad jabay asiga iyo wax layira jacelba waa idin salamaya asxbteyda🙏🙏🙏🥰🥰🥰

  • @haniilkacaz7573
    @haniilkacaz7573 Před 4 lety +35

    Www heestan intii ila sogeysaY like isara♥️ ♥️🤔jacaylkaygii horaaY 😭

  • @daganhaajibarre1926
    @daganhaajibarre1926 Před 4 lety +41

    😭 Jacelkaygi hore waqti iyo nasib xuma 💔long time ⌚ after 6 years is back Alhamdulilaah ❤️❤️wa is calmanay💝inta is jecel alle ha isku sahlo🙏💖💯❣️👌

  • @ahmettqarazttaofficial4938
    @ahmettqarazttaofficial4938 Před 4 lety +26

    Inti jacaylkoodii ilaayo hada ilaawi wayday like dhac kuziiya 😢😢😢😭

  • @zhakirmohamoudzaed6728
    @zhakirmohamoudzaed6728 Před rokem +3

    Jacaylkaygi hore noloshayda ima soo marin qof ka fican una malayn maayo inay isoo mari doonto, edaabta akhlaaqta iyo wax kastoo wanaagaba way ku suntanay.
    Mararka qaar waxan xasuusta siday ii dhiirin jiraty walow ay qof wanagsan ahay hadana anaa dayacay sababtan ku kala tagnayna anaa lahaa hada intaan is mooganayn sanad ayaa kasoo wareegtay.
    Maanta maaha marwo la qabo waxn jeclan lahaa inan dib u midawno oo aanu maalmihii farxada badnaa iyo maalmo kale oo ka farxad badanba sii anba qaadno. Tarikhdu maanta waa sabti 12 nov 2022 hadaan midowno oo mawle inagu simo smskan waa ku tusi doona alpi🥰

    • @Rosemary256-3
      @Rosemary256-3 Před rokem +2

      Aniga xata siday kuu ahayd qof baan unoqday wuuna idayacay
      😫😥😭

    • @zhakirmohamoudzaed6728
      @zhakirmohamoudzaed6728 Před rokem +1

      @@Rosemary256-3 waayaha duninidiyo lurkiisa dadkuba waa kula qabaaye ka saar noloshaada deyro.🥺
      Haduu kuuso laabtana plz ha diidin hana ku celin jecelka,e farxadina barta kazii anba qaada 😌

    • @Rosemary256-3
      @Rosemary256-3 Před rokem +2

      @@zhakirmohamoudzaed6728 wuuba iisoo laabtaa mar walba intuu I xumeeyo Anna ma diidi karo wan iska cafiyaa hadda xata wan wada hadalnaa wan ku faraxsanahay lkn waxan aaminsanahy inusan is baddalayn wayo dhaawacyo hore ba kalsoonida iga dilay 💔

    • @zhakirmohamoudzaed6728
      @zhakirmohamoudzaed6728 Před rokem

      @@Rosemary256-3 marka hore caafimad qab ayan ku rajen.
      mar labadkana salaan qiimo leh ayan halkan kuzo marin.
      fariimo is waydarsigena bil ayaa kasoo wareegtay.
      wiilki kalsoonida ka dilay weli ma wada socotan mise sidisi buu hadana ka tegay?😔🤔

    • @Rosemary256-3
      @Rosemary256-3 Před rokem +1

      @@zhakirmohamoudzaed6728 waan kaa qaaday
      Wll 3sano ban dulqaad iyo murug ku noolaa lakin ugu dambayn 21DECEMBER 2022 ban wax walba soo afjaray talaabo wanaagsanna waan qaaday noloshaydana waan sii watay alxamdulilah hadda farxad baanku noolahay qofkaasna waan ka maarmay intuu I mariyey mid marisa baan allah uga baryey