CALI ZAKI - XIDHIIDHKEENA LAGAYAAB OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 19. 12. 2020
  • Cali Zaki, Xariir Axmed, Suldaan Seeraar, Hodan Abdirahman, Miss Xiis, Hees Cusub 2021, Waqal Studio, Somali Music 2021
    Cali Zaki
    Xidhiidhkeen Lagayaab
    Erayada & Laxanka: Dabjacayl
    Music: Furinle
    Camera: Liibaan Dahir & Khadar Waqal
    Editing: Khadar Waqal
    Director: Cali Zaki
  • Hudba

Komentáře • 3,2K

  • @axmedfjofficiall
    @axmedfjofficiall Před 3 lety +2747

    WAQAL STUDIO SHAQO ADAG AYAD HAYSAN GUL WACAN ASXAAPTA DHAMANTIIN WAN IDIN SALAMAY HESTA CADI MAHA 🥰🥰

  • @somaligirlsofacial4264
    @somaligirlsofacial4264 Před 3 lety +868

    Wax kasto ladhagesto quraanka uqiimo bdn liketa🙏❤

    • @cazkajr
      @cazkajr Před 3 lety +2

      czcams.com/video/iZiNFTXti6U/video.html
      Daawo Ayadoo REMIX BASS BOOSTED ah wll

    • @hodanhirsi5431
      @hodanhirsi5431 Před 3 lety +1

      Haa waarun

    • @suhaybcaddaani8508
      @suhaybcaddaani8508 Před 3 lety +2

      iska da like ad quranka ku raadinayzo wlloH iga talo

    • @MALI-zx9dg
      @MALI-zx9dg Před 3 lety +3

      Walaal waxan raba inaan 300 subscribe aan helo waxana filaya inaad ii saari doontid 🙏🙏🙏

    • @mohamedapdiaziiz9188
      @mohamedapdiaziiz9188 Před 3 lety +2

      QuraaNka MaD Like Ku RaadiN

  • @hajialiinthehouse8170
    @hajialiinthehouse8170 Před 3 lety +91

    Heestan Hadii ay gaarto 1M. Views. Oo Aad iga danbeeso. Like ta haila dhaafin. Wll 👍

  • @ajboy9738
    @ajboy9738 Před 3 lety +87

    M.a reer Somaliland hoygi fanka😍
    wani wata wlhi From Xamar✊🏻🤗
    like ta iska saar🤸‍♂️🥰

  • @nafisohappy6917
    @nafisohappy6917 Před 3 lety +562

    waaaw gobta re somaliland hoyga fanka
    idin jclhy dadkeygi from muqdisho like ta hayla dhafina

  • @hunguridhubuq3275
    @hunguridhubuq3275 Před 3 lety +714

    soMaliland meel aad ku doorzataa hadayna jirin ismuuuji😃🖐💚🤍❤where's my landers

  • @lamiaomar5895
    @lamiaomar5895 Před 3 lety +354

    Gobtii rer somaliland waan idin salamaya galkacio puntland 🇺🇿🇺🇿🇸🇴🙏Ali zaki inama caadi ma ahan

    • @xidigtasomaliland5927
      @xidigtasomaliland5927 Před 3 lety +3

      Waanu kaa gudoonay Gobtii reer galkacayo😘😘😘

    • @abdulahimohamed2314
      @abdulahimohamed2314 Před 3 lety +3

      Waa labo state oo isneceb

    • @mursaladan9239
      @mursaladan9239 Před 3 lety +3

      Waanu kaa qaadnay dhal boqortooyo

    • @somalimanintheworld5090
      @somalimanintheworld5090 Před 3 lety +5

      @@abdulahimohamed2314
      Wax isnecebi ma jiraan!! Dadku waa isleeyahahay waana gob.. Ee siyaasada beenta ah run hamoodin! Xoogaa Caqli isku yeel.....

    • @raxmaibrahim2115
      @raxmaibrahim2115 Před 3 lety +2

      Waan kaa qaaday boqortoyo puntland sidoo kale waanu ku salamayna wllo

  • @najkavlado5698
    @najkavlado5698 Před 3 lety +46

    Waan idin salaamay duriyada Somaliland ❤ from Muqdisho

  • @bbenacnac
    @bbenacnac Před 3 lety +496

    Hargeysa marki hore weynu ogeyn iney thy hoyga fanka hda waxey ku darsty hoyga muqlada ❤🤍💚
    waqalka duula 🔥

    • @hiboabdirahman8535
      @hiboabdirahman8535 Před 3 lety +7

      Macha Allah yurub iyo america tona wxba uma oga hargiesa

    • @indhokafiya4567
      @indhokafiya4567 Před 3 lety +2

      Mabsha alaah viva somaliland

    • @nimconeyruus9783
      @nimconeyruus9783 Před 3 lety

      Bbe Nac Nac naya adi mel kasto matagan thy yahu camal malahan waxan😏

    • @mssaisha1353
      @mssaisha1353 Před 3 lety +1

      Somalidana copy ayaan u nacay
      Naa xoola tahe talent la imow

    • @bbenacnac
      @bbenacnac Před 3 lety

      @@mssaisha1353 copy ga kahdleyso wa mxy 🤔

  • @abdiraaxoismac3980
    @abdiraaxoismac3980 Před 3 lety +339

    Ina quraan iyo nabigeena suban scw scw jecel laketa ku dhufo siaan shaydaanka oga badino

  • @yusufabdi917
    @yusufabdi917 Před 3 lety +27

    Quruxda hargeisa iyo horumarka somaliland laga yaab! From puntland

  • @liibaanothowa1885
    @liibaanothowa1885 Před 3 lety +5

    Nin is sharabsan ali zaki inta i aragta like igu muuji

  • @cabdicasiismaxamud3560
    @cabdicasiismaxamud3560 Před 3 lety +1961

    Hadaad reer somaliland tahay gobtu isma dhaaftee 🙋‍♂️
    👇

  • @mac-macanka7765
    @mac-macanka7765 Před 3 lety +214

    War hadad somali tihiin manta ii kala kiciya oo like dabada u qabta wllyaal 😘

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 Před 3 lety +25

    Waan idin salaamay reer Hargeisa. All the way from Jigjiga Somali State.

  • @abdikadiryusuf
    @abdikadiryusuf Před 3 lety +22

    Hablaha reer hargeysa quruxdooda laga yaab ❣️❣️❣️

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 Před 3 lety +331

    Ree Somaliland Dhulkooda Iyagaa Dhistay
    Meel shisheeyaana Kumasoo Duuban Muuqaalada
    Thanks #Waqal Faro Dahab leh😍
    Team Ali Zaki 🙏

    • @fadumomohmed8742
      @fadumomohmed8742 Před 3 lety +4

      Dhinac wlpa way walga dhamstiryhy

    • @apdifitahasensio1322
      @apdifitahasensio1322 Před 3 lety +6

      Reer moqdisho baa malaha meelo kle heesaha kusoo duuba kkk

    • @ahmett5835
      @ahmett5835 Před 3 lety +2

      Kkkk oo hada yaa kled ka hadli ma muqdisha meel kale lagu soo duuba

    • @naimmandeq6402
      @naimmandeq6402 Před 3 lety +1

      Bbe ilso hadl laga yabye

    • @Xikmaawi77
      @Xikmaawi77 Před 3 lety +3

      @@apdifitahasensio1322 oo Anagaa maxaa muqdisho naga galay Hargeysaanu Kahadlay

  • @mohamedxadaari6376
    @mohamedxadaari6376 Před 3 lety +709

    DiGniin imikapa nabiga scw iyo quraan like laguma raadzan karo

  • @alizapea3918
    @alizapea3918 Před 3 lety +15

    ONE LOVE RER SOMALIN HOYGI FANKA IGA GADN HESTA 💚🗯❤💯🙏FRM🇸🇴🥰

  • @mustafakosovo5936
    @mustafakosovo5936 Před 3 lety +15

    East or west waqal is the best Greetings and love from Puntland🇺🇿❤️🙏

  • @nimoabdullahi5555
    @nimoabdullahi5555 Před 3 lety +181

    Hargeisa Awal wxay ahyd Hoyga Fanka
    Hdana Hoyga Muqalada✅💯🥰
    ʟᴏᴠᴇ ғʀᴏᴍ ᴍᴏɢᴀᴅɪsʜᴜ 🙋‍♀️❤💯

  • @c.rashuuraxmed9576
    @c.rashuuraxmed9576 Před 3 lety +344

    RER SOMALILAND IZMUUJIYA 🤩✋🖐

    • @ismhanfuaad6334
      @ismhanfuaad6334 Před 3 lety +1

      Lenged

    • @cazkajr
      @cazkajr Před 3 lety

      czcams.com/video/iZiNFTXti6U/video.html
      Daawo Ayadoo REMIX BASS BOOSTED ah wll

  • @zacidaxmad2394
    @zacidaxmad2394 Před 3 lety +5

    Wa maxay sababta Cali zaki uu udul taagan yahy calamada masoniyada ama loyaqan Illuminate ka war somalida wlhi weey halawday acudubilahi subxanalah

    • @salaxyare9787
      @salaxyare9787 Před 3 lety

      Asc

    • @jasonalsa
      @jasonalsa Před 3 lety

      I used to ercommend T mobile That is expensive and they charge too much.

  • @bakeerimediaofficial2769
    @bakeerimediaofficial2769 Před 3 lety +7

    I am from puntland wlh reer somaliland fanka wax ku gaaro maleh waligey ma arkin gayiga somalida dad fanka ku gaaro maleh abwanado iyo fanano cod leh kasoo baxo

  • @hanadomarofficial7556
    @hanadomarofficial7556 Před 3 lety +1182

    Xaqiiq dunida laga yaab woow🔥❤️

    • @aswanahmed622
      @aswanahmed622 Před 3 lety +6

      Legend Hanad Omar✊

    • @cazkajr
      @cazkajr Před 3 lety +3

      czcams.com/video/iZiNFTXti6U/video.html
      Daawo Ayadoo REMIX BASS BOOSTED ah wll

    • @MALI-zx9dg
      @MALI-zx9dg Před 3 lety +7

      Walaal waxan raba inaan 300 subscribe aan helo waxana filaya inaad ii saari doontid 🙏🙏🙏

    • @yaxyemaxamedxirsi3996
      @yaxyemaxamedxirsi3996 Před 3 lety +1

      Hhhhh hand ciyaarta ngda pro

    • @ilko-dheere
      @ilko-dheere Před 3 lety +1

      💚🤍❤️

  • @najmanashaadofficial3013
    @najmanashaadofficial3013 Před 3 lety +78

    Waqal studio ninka kaliye somali wax sheegtaba ugu sareeya 1m coming soon

  • @GASHAANL1
    @GASHAANL1 Před 3 lety +4

    Hadaa raacsantahay in oo cali zaki fanaan soomaliyeed u yahay
    like isku muujiya

  • @maxamedcabdullahi6000
    @maxamedcabdullahi6000 Před 3 lety +18

    Sanadkan waa sanadkii igu murugada badnaaaa ilaaahaw kan soo socda inaa inooga dhgta inta dhmmaan muslimiiinta oo dhiban mid farxaddiiiza wata 😓😓😓😓😓😓wlllll izooo duceeya pleaase wllkiiin baaan aheeeeee😓😭

    • @zamiirphotography7747
      @zamiirphotography7747 Před 3 lety +1

      Qurank aqriso

    • @aamina864
      @aamina864 Před 3 lety

      Murugta rabi haka saaro walal samir adunyadu waa imtixane quraanka aqriso salad suno ah na duko ilahey bari wll

    • @nimcoyusuf9119
      @nimcoyusuf9119 Před 3 lety +1

      🙂🙂🙂🙂🙂🙂🙂🙂🙂💜💜💜💜

  • @mahametfigoh.
    @mahametfigoh. Před 3 lety +60

    War imika cid aan reer hargeisa ahayn lama dhagayztO miyaa way socotay soomaliland waqal wadanka ayad tustay caalamka 🤙❤️🙏

  • @abdulhakemaditya325
    @abdulhakemaditya325 Před 3 lety +395

    Sanadkan 2020 wxan nolosha ka barte wax badan inta so nolaa wa sanadkii igu igu murugada badnaa waxaan wayay wax badan oo jecla waxn wayay my Ex iyo Wadankaygii oon ka fogaaday 0ne love dadkaygii reer somaliland 🟩⬜🟥

    • @kaahanuura2628
      @kaahanuura2628 Před 3 lety +7

      Sandka dhnba gidigiisa murugo socota uu aha aniba wx yaapo badan ayaan wyay sado kle qofka jcl io dhmn wx yaapo klo bdn i.n alle midka so socda frxd hynooga dhigo inaga io inti kle murugo u kaga tgyboh

    • @ayanahmednur5074
      @ayanahmednur5074 Před 3 lety +2

      Walahi anigab inta so nola wa ki igu murugad badna cala kuli xaal alxmdu inta no haray farxad aya no rajeyna dhaman inta muslin ah

    • @maryambashiircali3813
      @maryambashiircali3813 Před 3 lety

      @@kaahanuura2628 j

    • @misshida7716
      @misshida7716 Před 3 lety

      Walaahi wll isku qiso baa nahay Sanadkan wax iga murugo badan man arkin 😭😭😭😭😭😭

    • @ayaansalad1062
      @ayaansalad1062 Před 3 lety +2

      Waa run 2020 aad buu u adkaa lkn waxana dadka qaar ay kubarteen yaa jecel yaana neceb lkn waxad ogaatan dhib laguma waaro dad Muslim ah ban nahay ilaaahay baan haysana alxmadululih

  • @mubarigmaxamed5175
    @mubarigmaxamed5175 Před 3 lety +107

    Somaliland fanka yadaa ugu horaysa markasta fadlan hadad jamhuriyada tahay like isaar hadii kale iska dhaaf 😀😀

  • @abdishakurhashi5458
    @abdishakurhashi5458 Před 3 lety +11

    Hargeysa allow daa MOGADISHU nabad nooga dhig yaa allh 🤲🤲🙏🙏😭😘

  • @hanaidiriz6665
    @hanaidiriz6665 Před 3 lety +206

    Hargeyzah hoyga fankah🎤🎵
    Hoyga bilacda iyo quruxda 🎆
    Hoyga muuqaalada zhidan 🌹
    Walleeh hargeyzah iyo vankeedah lagga yaap 😯🎵
    Purcaan idinkazoo zalaamayaa reer hargeyzoww💚☁️❤

  • @amiinyarechannel
    @amiinyarechannel Před 3 lety +111

    Heesatani waa heesta ugu shidnayd ee uu cali zaki soo qado inta igu racsan like isara

  • @deeqoabdisamad2424
    @deeqoabdisamad2424 Před 3 lety +3

    Xubigeena laga yaab
    Sidaan kuugu xiranee
    Kuugu xiiso laga yaab
    Aduunkuna xogteeniyo xirirkeena kaba yaab🔥🔥🔥✊❤

  • @afrahyare5291
    @afrahyare5291 Před 3 lety +6

    Hadi aad aaminsan tahy heestan in ay 1 million gaari karto hal isbuuc saar like👍👈

  • @najaadhazzan5193
    @najaadhazzan5193 Před 3 lety +111

    One million inay todobaad ku gaadhayso muqalka quruxda badan dartii like ❤

  • @cabdiraasirxuseen8276
    @cabdiraasirxuseen8276 Před 3 lety +62

    Wlhy hargesa hormar wcn
    From burco

  • @vatushaupdlla6783
    @vatushaupdlla6783 Před 3 lety +12

    Hadee 1 milion gaarto like halii saro
    Waligy 1k magarin liketena halaga yaabo🇸🇴
    Adunkuna liketena kaba yaab 🇸🇴🔥💋

  • @hasenomer4961
    @hasenomer4961 Před 2 lety +3

    From Oromiya Love somali heest yooo people 🙏💌

  • @yessboss9640
    @yessboss9640 Před 3 lety +213

    Amarka ilaahey waan iska jecelahay jamhuuriyadaa barakeysan 💚❤💚❤💚❤💚 reer SOMALILAND qalbigaan idinkasoo salaamayaa wllhy 💚💚😍😍😍❤❤

  • @dhaladkasomaliland5878
    @dhaladkasomaliland5878 Před 3 lety +26

    hargysa markii hore wxy ahyd hooyga fanka iminka wxy ku darsaty hoyga muuqalada💗💚🇮🇹

    • @wardahussein7105
      @wardahussein7105 Před 3 lety

      Xaaqqqi wax walbo. Wey uhesay rabo naaacbka naaahaaayy 🖐🏻🖐🏻🖐🏻💋💋🙋‍♀️🙋‍♀️

  • @ikkyyaisto8403
    @ikkyyaisto8403 Před 3 lety +1

    Cali saki marka danbe hees calanka somlilnd so qad oo waliba sidan quruxda badano kalle uso duub king off king❤💝🔐

  • @yahyamohamed610
    @yahyamohamed610 Před 3 lety +682

    Hestan laga yaab
    Sida looduubay laga yaab
    Codka zaki laga yaab
    Dab jacayl laga yaab
    Furinle laga yaab
    Waqal laga yaab
    Sidaad wax uqabateen laga yaab
    Adigaan commentga Akhrinayya lagaa yaab
    sidaad commentga u aqrinaysid lga yaab 😄✌👍
    Like iisaar laguugu Dhufayee 😎👋

  • @xasanabdillahi6786
    @xasanabdillahi6786 Před 3 lety +54

    Waligay Hees ma Falaqayn AMA maan Commentsgarayn waxa I deeqday muuqaalka Quruxdda dhalintan Iyo Caasimadda Geeska Hargaysa Soomaliland.🥰❤

  • @zuuriabdirahmaan1475
    @zuuriabdirahmaan1475 Před 3 lety

    Cali Zaki maashallh form Maraykanka wn u xiisay dalkeena hooyo quruxdiiza ❤Xubigeena laga yaab💋

  • @abdulatifomar6646
    @abdulatifomar6646 Před 3 lety +8

    I love this song proud somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Abdirahiim
    @Abdirahiim Před 3 lety +97

    somalinimada laga yaab
    siday isku jecelyihin laga yaab
    like iyo subscribta isaarayan laga yaab
    hadaad fahanty codsigayga xariif aya tahye ismuji😂😂

  • @eueuehehjene
    @eueuehehjene Před měsícem

    Dadka Soo Qorayo saliga nabiga meshan hees baa utimid ee joji inaa kusoo qado nabiga scw wasalam😢 plz

  • @jamaaldeeqdeeq8038
    @jamaaldeeqdeeq8038 Před 3 lety +5

    dhulkayga smlnd quruxdiisa allow barakee smlnd 💚🤍❤️

  • @shrma7502
    @shrma7502 Před 3 lety +52

    Imposible how i can tell my nieghbours this vidoe produced somali directors wow💥
    East or west waqal is the best💡

    • @cazkajr
      @cazkajr Před 3 lety

      czcams.com/video/iZiNFTXti6U/video.html
      Daawo Ayadoo REMIX BASS BOOSTED ah wll

  • @basmahaxmed7468
    @basmahaxmed7468 Před 3 lety +58

    Hargaysa hoygii fanka iyo quruxda 💚💭❤

  • @daudafey9421
    @daudafey9421 Před 3 lety +13

    Watched this song over and over.
    Amazing it is.

  • @dhirigaliyeofficial1290

    Walahi 2020 aad buuu u adkaa 2021 insha Allah wanaag bashbash barwaaqo khaatumo wanaagsan ayaan rajeyneynaa🙏🙏🤲🤲🤲🤲🤲

  • @osmanahmedhussein6493
    @osmanahmedhussein6493 Před 3 lety +50

    Legend Furinle Is Backa,waa halkayy Heestu la Nuurayso,well Done waql studio🥳

  • @abdurrazzaq7441
    @abdurrazzaq7441 Před 3 lety +48

    rasulka hada jeceshahay like saar kuna sali xabibkena s.c.w

  • @ashaabdalla7616
    @ashaabdalla7616 Před 3 lety +8

    Mashalah reer Somaliland noolada wlalayal inta nolol jirto mashalah

  • @bundukiman1949
    @bundukiman1949 Před 3 lety +2

    Who is still here after waqal reached 1M subscribers wow amazing❤😍

  • @ayaanzandheere1260
    @ayaanzandheere1260 Před 3 lety +166

    Duriyada jamhuriyada brakaysan✋❤🥀💚🤍❤

  • @Abdirahiim
    @Abdirahiim Před 3 lety +85

    Hargeisa hoyga fanka
    qurux ayay kudarsatay
    hargeisay ciil hamudan

  • @fikradkaabe
    @fikradkaabe Před 3 lety +4

    Waqal Studio Best Somali Music 💖💖

  • @saakiyaroble9991
    @saakiyaroble9991 Před 3 lety +1

    hoyga fanka sid logu xidhan yahay wa la yabay inta reer hargaysa ah ee u xistay farta taga.

  • @malikabertan7480
    @malikabertan7480 Před 3 lety +62

    Wiilka hargeysa ugu labiska wacan ee ugu ilbaxsan ali zaki♥️♥️

  • @zuzaanqaniyo7752
    @zuzaanqaniyo7752 Před 3 lety +36

    Heestani inay one month 1M ku xidhayso ya iLa arka😍
    Like👇

    • @ayaanzandheere1260
      @ayaanzandheere1260 Před 3 lety +2

      Meeshana ma joogtaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @zuzaanqaniyo7752
      @zuzaanqaniyo7752 Před 3 lety +1

      @@ayaanzandheere1260 😂😂😂😂wax daranbad tehe maxa ika daba dhigay

  • @iiddeeq7399
    @iiddeeq7399 Před 3 lety +1

    Aad ayaan usalamayaa wixii reer Somaliland ee qarankoda kufana
    Marodijeex. awdal. togdheer. saaxil sanag. sool.
    Somaliland my country 🙏

  • @raymabintuwarsame8583
    @raymabintuwarsame8583 Před 3 lety

    Waqal studio runtii hambalyo kun jeer

  • @sharmarkeahmed2932
    @sharmarkeahmed2932 Před 3 lety +219

    Been lama sheege heestan inabadan baa laga shaqeyey iney qurux iyo muuqaal ficaan yelaato hada ka heshay like saar vivaa somaliland

    • @cazkajr
      @cazkajr Před 3 lety

      czcams.com/video/iZiNFTXti6U/video.html
      Daawo Ayadoo REMIX BASS BOOSTED ah wll

    • @MALI-zx9dg
      @MALI-zx9dg Před 3 lety

      Walaal waxan raba inaan 300 subscribe aan helo waxana filaya inaad ii saari doontid 🙏🙏🙏

    • @muxsincade3378
      @muxsincade3378 Před 3 lety

      Pro Somali land basma miya hestan firsanoyan pro cadi iska dhig anaga hestan wafirsanonaa cuqdad walaga fican heesta wllhi hesti ugu ficned an.arko Ana.maqlo midii ugu ficned waye wllhi

    • @ahlaamhazan378
      @ahlaamhazan378 Před 3 lety

      @@muxsincade3378 wllkey daawo fazax baad u tahaye yaa dhahay reer muqdizho madawan karaan welcme wllo😇

  • @hamze5225
    @hamze5225 Před 3 lety +216

    Hargeisa iyo fankeeda laga Yaab Waar waynu soconaY Ree Somalilandow

    • @cazkajr
      @cazkajr Před 3 lety

      czcams.com/video/iZiNFTXti6U/video.html
      Daawo Ayadoo REMIX BASS BOOSTED ah wll

    • @hiborashed3069
      @hiborashed3069 Před 3 lety

      Hahey zomaliland wey talab zatey

  • @user-pd7nc3me8p
    @user-pd7nc3me8p Před 3 lety +15

    احبكم اخواني الصومالين لى سنه مقيم بصومال ونفسي اتعلم لغتكم

  • @hargeysanews9066
    @hargeysanews9066 Před 3 lety +1

    Heestan Laga Yaab Zhp Ali Zaki Guulayso Wee Wee Kaba Yaab 🥰😜🤗

  • @uk_mohamed_uk
    @uk_mohamed_uk Před 3 lety +36

    Mncha Allah yurub maaha Dubai maha maraykan maha Waaa Baladkii Somaliland ❣

  • @addoonkiialle7419
    @addoonkiialle7419 Před 3 lety +84

    Blz waligee hal like xitaa ma helin ee hadaa arkto coment gaan like ii saar

  • @shirefarah2275
    @shirefarah2275 Před 3 lety +3

    Nice song ❤️From Bajuni Islands Jubaada

  • @boqoradasomaliland5920
    @boqoradasomaliland5920 Před 3 lety +6

    dadkeyga iyo dalkeyga Reer
    Somalilnad wan idin ku fana
    💚⚪❤️ 💯💯💪

  • @mgtayo9063
    @mgtayo9063 Před 3 lety +157

    Cali Hirgaalay BooM💥 HargeizaH waxay ahayd Hoyga fanka imaka waxay noqotay Hoyga Muqalada qarniga waqal Hanti qaran buu noqday waqal hirgaly keep moving 💯

    • @cazkajr
      @cazkajr Před 3 lety

      czcams.com/video/iZiNFTXti6U/video.html
      Daawo Ayadoo REMIX BASS BOOSTED ah wll

    • @hoododaahir8958
      @hoododaahir8958 Před 3 lety +1

      Asc

  • @faraxkhadar3138
    @faraxkhadar3138 Před 3 lety +60

    Alx ilaahaya ayaa iga dhigey inan rer somalind walib casimada bilan e hargeysa heesti iguma socoto lin quruxd casimada igu socodta

  • @luulabdirashid3619
    @luulabdirashid3619 Před 3 lety

    Waqal studio jiro joga waliginaba🥰🥰

  • @itbeherposslady3503
    @itbeherposslady3503 Před 3 lety +3

    hdd 2k Comment keyga ka dhex aragtoh Legend tahy salaaamn🔐👑

  • @edmo8912
    @edmo8912 Před 3 lety +363

    Hargeisa is delivering the most beutifull music vedios💚💬❤

    • @officialnuuxelghazi6898
      @officialnuuxelghazi6898 Před 3 lety +10

      It's Somalia

    • @trustnobody517
      @trustnobody517 Před 3 lety +5

      idinka ifiya hargaysa 🩸❤️🤤

    • @naemamuse
      @naemamuse Před 3 lety +7

      @@officialnuuxelghazi6898 are u dreaming hhh wake up it's Somaliland

    • @bashar_10
      @bashar_10 Před 3 lety +4

      @@naemamuse 😂😂😂ictiraaf wa heleysan i.a isaaqland

    • @bashar_10
      @bashar_10 Před 3 lety +2

      @@naemamuse 30ki sano laso dhafay maxa uheli weysen ictiraaf🤣ileen ceeb loma dhinto

  • @maxamedbare8377
    @maxamedbare8377 Před 3 lety +50

    Ado dawanaya hadi aad akhrinaysid qoralada commentiga bl like uun noosaar hanala dhaafine nacala shaydaan kuyaale

  • @yesboss4488
    @yesboss4488 Před 3 lety +1

    Sanad wanaagsan 2021 habby new yer intaa heestan daawanysa👐👐👐👐🇭🇺

  • @abshirnuur326
    @abshirnuur326 Před 3 lety

    Cali saki fanaan jira

  • @yacquub1630
    @yacquub1630 Před 3 lety +167

    *Somaliland Iyo Hoyga Fankaba laga yaab* 💚💭❤️

  • @mustafealimuse8955
    @mustafealimuse8955 Před 3 lety +34

    Caliyow Adna Heestaada Laga Yaab 🤩

  • @Mohangoat11
    @Mohangoat11 Před 3 lety +3

    Waqal Muqaal cajiiba soo bandhigteen Hargaysa Somaliland ✅👌

  • @maxamed7258
    @maxamed7258 Před 3 lety +24

    This guy is a hit maker👏👏👏

  • @caamirahmed8039
    @caamirahmed8039 Před 3 lety +126

    2021 alle caaFimad hakugu gaarsiyee like isaar wll ❤😘😘

  • @iamabdikarim1
    @iamabdikarim1 Před 3 lety +243

    Hadaad reer somaliland tahay gobtu isma dhaafto❤

    • @sakirepere8256
      @sakirepere8256 Před 3 lety +1

      💚🤍❤💯🌍

    • @strawberry6835
      @strawberry6835 Před 3 lety +3

      Reer soomalilan mahi laahiin aad ayan u jecelahay waayo dhismaha qoyskayga waxow ka unkamay Hargaysa wana ku najaxay

    • @user-qh2di7vq2k
      @user-qh2di7vq2k Před rokem

      Ma ihi lkn 😂❤

    • @iamabdikarim1
      @iamabdikarim1 Před rokem

      @@user-qh2di7vq2k hhheee❣️

  • @sackstudio4837
    @sackstudio4837 Před 3 lety +5

    Legend olways legend waqal and cali saki

  • @user-yu2mw2om9w
    @user-yu2mw2om9w Před rokem

    jaceylkena wa xule xasilkis laga yab wof calek waxn hees we dhaftay ya 2022 gadal uso radiyay😂😩😩🥺🙌

  • @kiindhaladabdulla444
    @kiindhaladabdulla444 Před 3 lety +108

    Hastan istalkada cadi mhn cali zaki wukwata❤💯😘from muqdisha rer hargasa waidin jeclhy

    • @abdifatahmohamed4401
      @abdifatahmohamed4401 Před 3 lety +2

      𝐒𝐢𝐝𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐞𝐡 𝐰𝐥𝐥 𝐰𝐚𝐚𝐧𝐮 𝐤𝐮 𝐣𝐞𝐜𝐞𝐥𝐧𝐚𝐡𝐲🥰🥰

    • @kiindhaladabdulla444
      @kiindhaladabdulla444 Před 3 lety +1

      @@abdifatahmohamed4401 ❤👏

  • @abdiabdaleofficialchannel5131

    codka cali zaki 100/%
    laxanka ereyada dab jacayl 100/%
    music. furinle 100%
    waqalka is best youtuber in somali

  • @saeidomar1226
    @saeidomar1226 Před 3 lety

    Waqal studio laga yaab oo Cali Zaki laga yaab. Ku soco reer Somaliland inaba caadi maha.

  • @diiriyeomar2203
    @diiriyeomar2203 Před 3 lety +22

    Haad COMING akhriyayso adoo heesta daawanaya
    Like ta halidhaafina
    Kings and girls one love

  • @nimoalimohamed5128
    @nimoalimohamed5128 Před 3 lety +39

    Heestan waa hees Aan in badan zugayay inTa ila midka ah ee sugi la ayd like ku muuji Ali zaki🥰🥰🥰

  • @barwaqomobile461
    @barwaqomobile461 Před 3 lety +1

    Mashallaha wa heesti iga yabisi laxanka cadimaha iyo coodka calisaki waxan jecelhay inaan fanka maruun kugulisto

  • @amranahmedsaid6222
    @amranahmedsaid6222 Před 3 lety +5

    Markaan hawlhayo oo daarto ali zaki madareemo shaqada cali iinoolow sxb taageero wayn from bosaaso

  • @Ahmed_bullaale
    @Ahmed_bullaale Před 3 lety +59

    ❌Jooji Like Aad Ku Raadinayso Nabbigeena Mohamed ( صلاة عليه وسلم)♥️

  • @queenofthelove1861
    @queenofthelove1861 Před 3 lety +52

    Qofkii u horeye dawadan ahay hstan pls youtopkayga like isara 🖐

  • @Cabdalleraan
    @Cabdalleraan Před 3 lety +5

    Wow wax kale 💫👌🤛 ali zaki🗣