Najma nashaad feat Doni B - Ha Ila Iman

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 05. 2024
  • COPYRIGHT NAJMA NASHAAD OFFICIAL
  • Hudba

Komentáře • 1,5K

  • @Zakibinxaaji1
    @Zakibinxaaji1 Před 2 měsíci +1846

    Heesaha waxa ka mcn Qur'aan ka Aleh Yaa igu raacsan ❤❤❤❤

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Před 2 měsíci +718

    Heesha waxaa ka macan Quraanka Allah yaa igu raacsan ☝️ ❤❤❤❤

  • @workfunny
    @workfunny Před 2 měsíci +258

    Wllhi quranka waa cajiib. Lkn dadka waa halka erey e ay dhib sadan igu lasaliya nabiga scw ❤

  • @MohamettHabib
    @MohamettHabib Před 2 měsíci +205

    Heesaha wxa ka Mac qur,anka alleh ya igu racsan ❤❤❤❤

    • @anwarmeyman9708
      @anwarmeyman9708 Před 2 měsíci

      Sax waye

    • @F13500
      @F13500 Před měsícem +1

      Haa lkn meshan qur aan hakuso qorin please abayo wa danbi music inta dhageysaneyno danbi noga filan 😢

    • @AmalCaraale
      @AmalCaraale Před měsícem

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊

    • @user-oh6sg5yb1h
      @user-oh6sg5yb1h Před měsícem

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @MumtasCabdicali
      @MumtasCabdicali Před měsícem +1

      Hjhjubjuuihih❤🫶

  • @ShugriXasan-sk8lf
    @ShugriXasan-sk8lf Před 27 dny +27

    Heesta waxaa ka macaan qur'aanka yaa igu raacsan❤❤❤❤

  • @caydarusmohamed111caydarus5
    @caydarusmohamed111caydarus5 Před 2 měsíci +320

    Ku sali nabiga s.c.w

  • @Caanogameng12
    @Caanogameng12 Před 2 měsíci +112

    Yaa Ila karaahsaday kuwa lilkete ku raadsada quraanka❤

  • @Xxxtentacion_12134
    @Xxxtentacion_12134 Před 2 měsíci +1133

    Team " xxxtentacion " Like ii saara ✌️

  • @artanofficial5661
    @artanofficial5661 Před 2 měsíci +114

    Najma nashaad iyo Doni B, jaanta wa isla heleen yaa igu raacsan farta taag✌️🫡❤️ amazing🔥🔥

  • @abdullahimohamed428
    @abdullahimohamed428 Před 2 měsíci +157

    Qur,anka rabi sw wax ka macn hady jirin one like hala dhaafin allaha nama fidneeye wllyl❤❤❤

  • @user-rb2dl6sm1l
    @user-rb2dl6sm1l Před měsícem +52

    War shib naga dhaha wanu ognhy qur aanka iyo qiimihisa ee meshan aad laso doonaneysan garta idinku qur aanka qiimihisa balaayo like radsada e🙄😏

  • @bukhariomar4744
    @bukhariomar4744 Před 2 měsíci +68

    Adunyo wxan jogna wxan hees naloga dhigayo😢
    Mohamed sicid bk
    Awale Aden
    Ahmed rasta
    Xariir ahmed
    Suldan seraar
    Nimcan hilaac
    Dadkan ayu fanka sharaftisi race❤

    • @ElmiMoha-kw8xx
      @ElmiMoha-kw8xx Před 2 měsíci +14

      These is afro, dhalinta heesahoda weeye
      Kuwad listiga u sameesay wa culture iyo classic songs, mantana afro iyo rnp iyo rap noocyadan ba ad lo xiisaya marka wax la la yabo maha sxp

    • @MrMudane11
      @MrMudane11 Před měsícem +2

      @@ElmiMoha-kw8xxwaxay raban today inad uracdo wa qoom old school ah

    • @ElmiMoha-kw8xx
      @ElmiMoha-kw8xx Před měsícem +3

      @@MrMudane11 hhh iska daa qaraami gooda ha iska dhagaysataan

    • @AishaSaladMuse
      @AishaSaladMuse Před 21 dnem

      KUWAA SOO QORTAY MANAQAANO KUWAAN FANAAN NOO AH

  • @AyuubmaxamedCabdi-do4kl
    @AyuubmaxamedCabdi-do4kl Před 12 dny +4

    Heesaha waxa ka mcn Qur aan ka Aleh yaaigu raacsen❤❤❤

  • @AyanlehYoussouf-ru4re
    @AyanlehYoussouf-ru4re Před 20 dny +6

    Heesaha waxa ka mcn Qur'aan ka Aleh yaa igu raacsan ❤❤❤❤❤

  • @amincaraalechannel
    @amincaraalechannel Před 2 měsíci +51

    Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato
    mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼

  • @abdirizakomar7491
    @abdirizakomar7491 Před 22 hodinami

    heesaha waxa ka mcn Qur'aan ka allah yaa igu raacsan❤❤❤❤❤❤

  • @mustafejama-pr2qi
    @mustafejama-pr2qi Před 2 měsíci +44

    Doni b wa iyo isma ip wa labada nin ee la qadan karo heesahoda internationally cos of there African beat and there voice and they underrated sharmaboy iyo kuwo kale ee xaarka lama garab dhigi karo doni b

    • @liltamam2907
      @liltamam2907 Před 2 měsíci +5

      Afro beat goes to Ismip,Didi naaji & lilbalil , Sharma RNB lee ayuqada yarisey wax kalabaro

    • @Qoordheere77
      @Qoordheere77 Před 2 měsíci +2

      Sharma boy hadduu xaar
      yahay kama videos badnaadeen kuwaa sheegaysid, oo dadka Sharma boy ma dhagaysan lahayn🤣🤣🤣🤣

    • @Ahmedmahadcaruus
      @Ahmedmahadcaruus Před měsícem

      Shamso rap kuma heyso wllo wa baranbur wlh ​@@Qoordheere77

    • @MacalinkaxisabtaMacalinkaxisab
      @MacalinkaxisabtaMacalinkaxisab Před měsícem

      Maxakapdlikrta❤

  • @ilhaanqurux9693
    @ilhaanqurux9693 Před 2 měsíci +47

    Queen of Hargeisa najma nashad on 🔥 ❤

    • @weliyowmohamed2137
      @weliyowmohamed2137 Před 2 měsíci +1

      Saax waye najma wa boqorodena lakin hestaan wa flop

    • @MrMudane11
      @MrMudane11 Před měsícem +2

      @@weliyowmohamed2137maxa flop ah 1 month 2.6 million heesto wa hit bro hadadan kahelin wa ok lkn heesta cadi ma ahan

  • @saynabyuusufyuusuf390
    @saynabyuusufyuusuf390 Před měsícem +15

    Saligga nabigga wax kaficani ma jiro asxaly ❤❤❤❤ scw

  • @SoomaneAli-yf7pz
    @SoomaneAli-yf7pz Před 2 měsíci +2

    Heestan najmo nashad ilmo yar in ay tahy ba iso baxdy ❤

  • @saidabdek316
    @saidabdek316 Před 2 měsíci +29

    Najma nashad iyo doni B another level frome Djibouti

  • @Officialfariinmedia
    @Officialfariinmedia Před 2 měsíci +435

    team tubaako on fire☑️

  • @djsowli
    @djsowli Před 2 měsíci

    On fire, laba Legend ba is heley 🔥🌶️

  • @feysalcabdulahi9146
    @feysalcabdulahi9146 Před měsícem +7

    Najma nashaad boqorada codka🗣️🔥

  • @liibaansuugo
    @liibaansuugo Před 2 měsíci +34

    Najma nashaad hees labaad isla soo qaada oo jacayl oo talan tooli ah😊

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr Před 2 měsíci +6

    Ha ila imaan Yow this songgg🥶🔥🔥

  • @farxaanmaxamed6328
    @farxaanmaxamed6328 Před 11 dny +1

    Heestan 2030 marka lagaaro ayaan soo fiirinaya comentigeyga😂

  • @jacobbouhofficial
    @jacobbouhofficial Před 2 měsíci +17

    Kuwa diinta so galinayaa si ay u helaan like iyo share, yaa igu raacsan iney yihiin munafiqiin... i love this song 🥰

  • @riishumahmoud5029
    @riishumahmoud5029 Před 2 měsíci +3

    What the songg wwww Doni meeshuu soo galo saan lee waaye amazing 🎉❤❤❤❤

  • @kaliforce7130
    @kaliforce7130 Před 2 měsíci +3

    The collaboration we have been waiting for decades❤ kaa dhaa-dhicinaa 🔥

  • @AminciltireTargetkiller
    @AminciltireTargetkiller Před 2 měsíci +1

    King of Afro Diritoo❤❤

  • @FardowsaOmer
    @FardowsaOmer Před 19 dny +1

    Love ❤ miyaa diidi karaa😂

  • @kingmanka-in7lk
    @kingmanka-in7lk Před 2 měsíci +20

    On fire 🔥 Najma nashaad & Doni b keep up the good work 👏

  • @GuledOmarOmar
    @GuledOmarOmar Před 2 měsíci +6

    Best Song Nashaad waadka baxsataYy Doni Teacher AfrO Beat waay nagu socotaa Mid kalaa Noo dhiman Isla Beatkana noo HadhaY 😁🎉🎶

  • @halimamohamed4400
    @halimamohamed4400 Před 3 dny

    Gabadhan wa qurux Lkn in ay xoga dhubanthy baka ficnanlehed dharkan qof dhuban baku Fcn ❤

  • @hussnimoha
    @hussnimoha Před 2 měsíci

    Heestan maan diidi karaa,..... Maya Maya maya🤗

  • @user-ow3fz5hh7p
    @user-ow3fz5hh7p Před 2 měsíci +4

    Nashaad wax kale tahay 😂❤

  • @yaasiinwarsame3538
    @yaasiinwarsame3538 Před 2 měsíci +7

    Another banger Lil Doni And Lady nashad😎☝️🌲

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Před 2 měsíci +1

    Another level queen of queen ❤❤❤

  • @user-xk9pe5sg5s
    @user-xk9pe5sg5s Před 2 měsíci +2

    Laxanki Doni boy 😮😮legend geep going

  • @sharmake4835
    @sharmake4835 Před 2 měsíci +5

    🔥 doni vs najuumah 😍

  • @user-hs4cd3ij3z
    @user-hs4cd3ij3z Před 2 měsíci +6

    Bro somlidaan heesaha afrada iyo kuwa qiiro quirada wey iskaga qaldanthy heestaan wa hees vibekeeda wadato ee muaiga ku raaxeesta ereyo iyo qiiqro qiirp hadaa rabtaan iakalaaji dhageyata ama najmo nashaad xitaa heesaheedii hore😂😂😂

  • @cabdisalaad6653
    @cabdisalaad6653 Před 2 měsíci +1

    Fanaan watigiisa ku jira doni b big fan ku ahay❤

  • @Mohamedcabdimohamed-es1zo
    @Mohamedcabdimohamed-es1zo Před 2 měsíci +2

    1 million just now congratulations 🎊.

  • @nasirabdijamadeco6065
    @nasirabdijamadeco6065 Před 2 měsíci +95

    Wixi daaroood ah like me😂❤

  • @bincumar
    @bincumar Před měsícem +16

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RuweydoAbdi-c3f
    @RuweydoAbdi-c3f Před 12 dny +1

    Waa na waasheen❤😂

  • @CabduqaadirAboow
    @CabduqaadirAboow Před 2 měsíci +1

    Qur,aanka yaa ila ila jacel farta taag❤❤❤

  • @zamzammohamedabdi5373
    @zamzammohamedabdi5373 Před 2 měsíci +5

    Somali music International plz ❤ sharfa

  • @AbsamoFilmsVlogs
    @AbsamoFilmsVlogs Před 2 měsíci +3

    what a collaboration najma and doni on fire

  • @user-hi2jl3yi9y
    @user-hi2jl3yi9y Před 2 měsíci

    Nashaad way nawlaysaa ❤😂

  • @sadikabdullahi288
    @sadikabdullahi288 Před měsícem +22

    Najma Nashaad reer xamar caadi baa laga dhigay😂😂😂
    Welcome Najma ❤

  • @user-xl6mc9xh5h
    @user-xl6mc9xh5h Před 2 měsíci +8

    Team doon this is heat .we need more with nashad as don b fans

  • @Ibraahim.63
    @Ibraahim.63 Před 2 měsíci +10

    Heestaan meel aan uraaco ayaa wayeyy yaa ila mid ah😂

  • @Cayuush444
    @Cayuush444 Před 2 měsíci +2

    Inta aragtay najma nashaad codkeedi inuu isbadalay❤ like

  • @suldaansiciid3454
    @suldaansiciid3454 Před měsícem

    wale waa mcn najima nashad ❤❤❤😊😊😊

  • @GuledOmarOmar
    @GuledOmarOmar Před 2 měsíci +8

    Adeer Heestani waa Dap muhiimadu waa Musicga sida Loo flaw greeyay AfrO Ayaa la dhahaa Ee In ErayO Ahaan loo dhagaysto looguma Talagalin 😂Hadaad rabtaan jacayl heesihii cadiga ahaa ee najma ordo dhagaysta Hayna dhibinee 😂😂

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Před 2 měsíci +7

    Najma nashaad ft doni b another level ♥️ 😊

  • @JamacMaxamed-dw6yz
    @JamacMaxamed-dw6yz Před 15 dny +2

    2week 1.3❤🎉

  • @mohamedyasin2693
    @mohamedyasin2693 Před 2 měsíci +2

    Doni madaxa beatka 😂 this is fire 🔥 ❤

  • @Eeneey
    @Eeneey Před 2 měsíci +3

    Hal mar alle dartiis iisoo booqo 😢

  • @Apdifatah99
    @Apdifatah99 Před 2 měsíci +3

    Happy 18 may somaliland 🎉 from KARANLE kibir jabshe

  • @mohamuudsubeer5876
    @mohamuudsubeer5876 Před 2 měsíci

    What a beat Eyyyyyyy❤🕺🏻🕺🏻🕺🏻

  • @CabdullahiMaxamed-re6vf
    @CabdullahiMaxamed-re6vf Před měsícem

    Walaah I snigaa kuraac will macaaaan❤❤❤❤❤

  • @user-to4gw9xz5z
    @user-to4gw9xz5z Před 2 měsíci +9

    Illhay ha soo hadyo Indertay najma nashaad 😭

  • @user-qy8zk7sg7u
    @user-qy8zk7sg7u Před 2 měsíci +9

    Who's here before it hit 1M views

  • @user-wg9nn7vw5w
    @user-wg9nn7vw5w Před měsícem +1

    The only somali musician can compete the other musicians in the world and his music and vocals 🙏

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 Před měsícem +1

    Noloshada Ku Raxeyso
    Salaadana ilaali,- like Heyga ilowin 😂❤

  • @abdifatahturkey75
    @abdifatahturkey75 Před 2 měsíci +7

    Najma nashaad
    Ku jeceliyaa
    Heestayda yaan kuu dhiibi ood ii qaadi insha Allah

  • @user-dy5uo8sc1r
    @user-dy5uo8sc1r Před 2 měsíci +25

    Labada kal madood ee illahay ugu jecel yahay hadal oo dhan ma taqana wlal wakane baro imika👇👇👇👇👇👇👇👇👇
    ❤Subxanallah wabixamdihii❤❤
    ❤Subxanallah alcadiiim❤❤

  • @CabdiMaxamud-pp1ss
    @CabdiMaxamud-pp1ss Před 2 měsíci +2

    Big man doni b qofta waaka waaashe ilahay ay qabtaaa😂

  • @FatoumaFatouma-c8k
    @FatoumaFatouma-c8k Před 2 dny

    Waa hees fcn ayaad u soqaday dhamantood salax waa fanan add u fican ❤❤

  • @user-ex5yh5xk5b
    @user-ex5yh5xk5b Před měsícem +5

    2week 1.3 m❤🎉

  • @user-fq1js9mp3h
    @user-fq1js9mp3h Před 2 měsíci +3

    Imika ma heesbaad qadeen waa yaaabe

  • @duaapdu3119
    @duaapdu3119 Před měsícem +1

    Hablaha Qaar Wali Looma Iman Hadaad Ku Jirt0 Wan Ku Zalamey 🤘🥶💨😍😅

  • @user-tq1py5vy3s
    @user-tq1py5vy3s Před 2 měsíci

    New zOngg 🔥🥶

  • @yasaalemedia8651
    @yasaalemedia8651 Před 2 měsíci +3

    Give me last chance hayla iman kulahaa Nashaad 😂😂

  • @Abdiwasac-Qorshe
    @Abdiwasac-Qorshe Před 2 měsíci +12

    Spectacular😊

  • @user-zr9xc6te1h
    @user-zr9xc6te1h Před měsícem

    ❤❤❤ hees again dheh

  • @jacobbouhofficial
    @jacobbouhofficial Před 2 měsíci +1

    Hablaha qaar weli looma iman (Y) iziiiiiii

  • @Lil_shaafi1
    @Lil_shaafi1 Před 2 měsíci +40

    Doni B Najma 🔥

  • @MaxmredNuurdiin
    @MaxmredNuurdiin Před měsícem +3

    Najma nashaad fanaaniinta fanaanada ugu quruxda badan uguna codka macaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NajaxIbraahin
    @NajaxIbraahin Před 2 měsíci +1

    Najmoh nooleyy❤

  • @abdifitah.huriye.57
    @abdifitah.huriye.57 Před 2 měsíci

    Heestii ugu xumeed ee najmo ay qaaado

  • @zahruujaabdi
    @zahruujaabdi Před 2 měsíci +3

    Muuqaal shidan lkn heesta lama dhegaysan karo ereyada waa zero codka waan iska gaabiyay waan daawaday bes😂😂

  • @husseinaliattore7982
    @husseinaliattore7982 Před 2 měsíci +27

    Best Somalian collaboration 2024🔥🙌

  • @Mushtaaq-fo2er
    @Mushtaaq-fo2er Před 2 měsíci +1

    Hablaha qaar wali Loma Iman
    Never😮❤😢❤😢

  • @KhadarGanayy
    @KhadarGanayy Před 2 měsíci +2

    Waxaan ma heesbaa imika ha ila iman😂😂😂😂😂wax laqabta lawaayay ilaahay halagacabsado

  • @SadmaAbduqaaddir-wr3hl
    @SadmaAbduqaaddir-wr3hl Před 2 měsíci +3

    Team tiktok kaso arken😂

  • @deeqsanmohamud508
    @deeqsanmohamud508 Před 2 měsíci +3

    Weligay hees cusub ma soo eegin commentina kama bixin keliya heestan soo egay waaaba waxkale

  • @farhanhanad9921
    @farhanhanad9921 Před 2 měsíci

    Fananada qaranka illahey haku ilaasho inbadan qaali 💞💓 waa kuwataa boqortoyo sare 💞💞

  • @MahamedYaasir
    @MahamedYaasir Před 2 měsíci

    From xamar cadey welcom mar kle xamar❤❤🎉🎉

  • @DarwiishadNawaal-bd9uf
    @DarwiishadNawaal-bd9uf Před 2 měsíci +6

    Ilahay wad isku dirteen
    Meshan wxba midiidan keeni

  • @AffectionateBeach-oj6vediidiye
    @AffectionateBeach-oj6vediidiye Před 2 měsíci +3

    Dab iyo holac wa idin haya 🔥💯

  • @ibrahimabdi4475
    @ibrahimabdi4475 Před 2 měsíci +1

    Legend Doni B🇸🇴🇸🇴🦁🦁

  • @maxamudcabdi6428
    @maxamudcabdi6428 Před 2 měsíci

    Najma nishaad ma xeryii dawladay gashay

  • @khaliilabdirahmaaan1059
    @khaliilabdirahmaaan1059 Před 2 měsíci +3

    Hees waad iga nooleysay najma❤🎉

  • @nasirabdijamadeco6065
    @nasirabdijamadeco6065 Před 2 měsíci +3

    Inta aaminsan labada fanan markay heesta soo qadi rabaan ka hor inay is dabsaaran like😂

  • @OsmanMohamed-ex5ql
    @OsmanMohamed-ex5ql Před 2 měsíci +1

    Najma nashaad hees intaa qaaday hees tan ka xun waligeey ma arag ee ma waxaa nagadaa jirkaaga

  • @hamsesomali3995
    @hamsesomali3995 Před 2 měsíci

    Boqoradaydii 🎉❤