SAALAX SANAAG OONTIRA NEW OFFICIAL VIDEO 2019 HD

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Ereyada Cali Haybe
    Laxanka & Music Maftuux Cadeed
    Copyright@Hawraar Music

Komentáře • 1,9K

  • @niin128
    @niin128 Před 4 lety +453

    Wow 1million mrky gaadho heesta like ku qabo

  • @ifraahahmed7532
    @ifraahahmed7532 Před 5 měsíci +50

    Best song in 2024😢😢

  • @bbenacnac
    @bbenacnac Před 4 lety +557

    After 2M yaa ila dawanaya 🙋‍♀️
    Saalx sanag wax yaro talented mirana 🔥🥰

  • @yuusufhussein241
    @yuusufhussein241 Před 4 lety +967

    1m views ka dib hda dawanayso like I saar 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nimcobueaty1601
    @nimcobueaty1601 Před 5 lety +1202

    Intah quruxda Somaliland la dhacsan liketa dhac igu siii wlllll❤️💗

  • @cuhpidzz
    @cuhpidzz Před 5 lety +171

    Wiilkayagii isku magaalo baanu kawada nimi viva ceerigaabo ❤️❤️❤️ salax sanaag nolow inta nololi jirto 👏👏👏👏👏👏👏👏

    • @xamsexasanwacays86
      @xamsexasanwacays86 Před 5 lety +2

      Xafade ka timi inabti

    • @cuhpidzz
      @cuhpidzz Před 5 lety +2

      xamse xasan wacays suuq hoose 🤣🤣🤣

    • @suhaybbaroud2385
      @suhaybbaroud2385 Před 4 lety

      Hersare Kayze Shiinem Shiine NzpoH 😘😗😙😚😗😗😗😗😗😗😗🤔😗😗😗😗😗😗😗😗😗

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 Před 4 lety +90

    HeesTan inta ka soo aragtay kkk
    Gabar madow Oo si fcn Ugu ciyaareyso like 😂🤣🤣

  • @Aasha543
    @Aasha543 Před 3 lety +12

    Heestaan wllky oo aan wada jognay 2019 ayaa ii dari jiray ane waxan dhihi jiray war naga dami wax kama fahmaaye... lkn maantay 2021 aadban u fahmay waana la dhacay axyaa hes !❤❤ ontira miya istarexa nafta igu jirta ogolaatay.
    Wllky hada wuu iga tagy
    Miss you wll mcn❤🙏

  • @guuleedkhayre8417
    @guuleedkhayre8417 Před 5 lety +459

    Saalax iyo mursal faladaganba ilhy aya wada abuuray 🙈❤️🌹

  • @zalmanhajji7528
    @zalmanhajji7528 Před 5 lety +253

    Codkiisu iyo size kiisu isma leh codkii labkuu leeyahay ka yari mashaAllah.🙌🏼🌹

    • @sakariyacabdiraxmaan6710
      @sakariyacabdiraxmaan6710 Před 5 lety +4

      Zalman Hajji Madax Sare 😂isnadu melwalba Hacamirto 👌Kaftan 😄salansare Poqortoyo Salman xaji

    • @mohamedshelare153
      @mohamedshelare153 Před 5 lety +2

      Miyaanu lab ahyn marka horaba hahaha

    • @amenmah4030
      @amenmah4030 Před 5 lety +5

      oo ma cod hawenbad uga fadhiday pruda 👁codki labku leyahybad kuledahy mesha manu lab joogin🤔

    • @nimconimcaan4863
      @nimconimcaan4863 Před 4 lety +10

      Saw nin raged duriyadiiya maha viva duriyada xalaasha

    • @khalidyusuf9204
      @khalidyusuf9204 Před 4 lety

      Aabahaa was hadaa ma naag BAAD sugaysay

  • @zulthanyarre6915
    @zulthanyarre6915 Před 4 lety +36

    2m Markay Gaadhay hadaad daawaneyso like 🥰😂✌

  • @cimraancawaale380
    @cimraancawaale380 Před 4 lety +139

    Intii TIKTOK kuso arag tey like ta isara 🇸🇴🇸🇴🤔🤔🤔🤔

  • @haamudahmed7452
    @haamudahmed7452 Před 5 lety +1303

    Qofkii commentgayga arka waxan u rajaynaya Nolol ta u saraysa
    Like igu qapo Manta wan codsade
    #Saalaxsanag hore u soco wll

  • @officail9389
    @officail9389 Před 5 lety +88

    Saalax sanaag full respect zhp go forward 💫👏 Abwaankyga Ali haybe

  • @sakariyekayse5589
    @sakariyekayse5589 Před 4 lety +32

    Intii imika dhagysansa heesta like ta igu qabo indee🤣🤣😏

  • @boqoradasomaliland5920
    @boqoradasomaliland5920 Před 3 lety +44

    dalkeyga iyo inankeygi
    Masha Allah quruxda
    igu joga igu jira💚⚪❤️🇭🇺

    • @Mariyo234
      @Mariyo234 Před rokem +1

      L

    • @engmaax-ii6to
      @engmaax-ii6to Před rokem

      ​@@Mariyo234t6etdytďe5y6huît776e6ýdyyvģ6the 6e4gy6e ap😅

    • @Mariyo234
      @Mariyo234 Před rokem

      .lj

    • @Jimmy-pk8ps
      @Jimmy-pk8ps Před 10 měsíci +3

      Wxy marka emiga nalaso ordaysid inanku waa will khatumu

  • @rooxanta4237
    @rooxanta4237 Před 5 lety +738

    #Lyrics #Lyrics #Lyrics
    Waa Ubax xareed ka abuurmay
    Ilays weeye maanka iftiinshay
    Waa udug ilaa xad i deeqay
    Arageeda waan ashqaraaray
    Quruxduu Illahaa ku ilhaamay
    Aradka'ba qof aan ku ishaaro
    ama ruux inuun la agg joojo
    ifka wali dhigeed lama uumin
    Anigana jcyl ka abuurmay
    Eegmada kolkay igu beertay
    Oontira miyaa istareexa nafta igu jirta ogolaatay
    Waa ugub asluub ku bar-baartay
    indheer garad qof weeye aqoon le
    Waa ehlu diin ixtiraam le
    ana waa indhaha i hagaaaya
    Edabtiyo xishood asturnaanta
    Ereysami odhaah daganaanta
    Asalkiyo hidaha ku adkaynta
    Iyadaa filkeed u horaysa
    Anigana jcyl ka abuurmay
    Eegmada kolkay igu beertay
    Oontira [miyaa] istareexa nafta igu jirta ogolaatay

  • @hizamhasa9189
    @hizamhasa9189 Před 5 lety +128

    Quruxdii buurta daalo❤gbolkeygi sanaag✋✋super salaax 😍

  • @snapshotsvideos316
    @snapshotsvideos316 Před 4 lety +102

    Somaliland beautiful country like isaar hadaad Ka heshay quruxda Somaliland

  • @aminabdikadir3105
    @aminabdikadir3105 Před 4 lety +174

    Intii reer somaliland ee salax sanag tagerta like dhac igu siiya😍😘

  • @hasankayse
    @hasankayse Před 5 lety +709

    CeerigabO intii jeceL like hayLa dhafina 🙏❤

  • @khalidgeudi6078
    @khalidgeudi6078 Před 5 lety +241

    Heesta Horaan u Gatay
    Intii Saalax Sanaag taageerta like ta haygu Qabtaan❤️

  • @a.k6519
    @a.k6519 Před 4 lety +32

    From Colombia I love this song 🙌

  • @samsamahmeddubad5989
    @samsamahmeddubad5989 Před 3 lety +10

    Nin Somalilanddar ah ayaay. Bulug la hoos ordayan. Salaax sanag fanan cajiib ah😍❤️◻️💚

    • @ibracosmetics
      @ibracosmetics Před rokem +3

      Isaq miyad moda wa daarod salax sanag wll uska baro walipa darawisha dhulbahante 🇸🇴🇸🇱🇬🇲🇱🇺🔥💪

  • @queenfatuusha3893
    @queenfatuusha3893 Před 5 lety +482

    Wiilkan magaca ayan ku jeclahay magacii gobolkaygi bilicda iyo quruxda ayu wataa sanaag 😁

    • @Faraxsanfaceedkaroon
      @Faraxsanfaceedkaroon Před 5 lety +2

      Sidoo kale wlhi sanaag ❤️❤️❤️

    • @lucascoly4430
      @lucascoly4430 Před 4 lety +2

      XAQiiQ

    • @xamsesomaliland9259
      @xamsesomaliland9259 Před 4 lety +2

      @@hehehehe7104 nacasow waraangli degmo yaro badhan la yidha ayey mesha ku leyhin😂😂

    • @xisaabiyosaynis8479
      @xisaabiyosaynis8479 Před 4 lety +3

      @Abdihakim Garaad ceelefweyn ceerigaabo mxd kahadleysa

    • @hooyoashkiro2127
      @hooyoashkiro2127 Před 4 lety +1

      Abayo wuba kso jeeda wahlka ukudhashtY gar a.ahn ceergabO goblki qrxda bdned😍😍😍😍😍

  • @samiyacadey3412
    @samiyacadey3412 Před 5 lety +54

    Ax ayaa hees waaw ishcalaa reer hargeso anigo muqdisho jogaa daremaa heesa mcn hoyada fanka jir joog

    • @hogaamiye7081
      @hogaamiye7081 Před 4 lety +3

      Waa Reer Ceerigaabo sanaag somalia🇸🇴
      Dadka soo kala baro waa muwaadin reer khaatumo ah saalax sanaag

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 Před 4 lety +2

      @@hogaamiye7081 khatuumo halkey joogta gacantiisa fiiri waxaa ku xidhan

    • @Abdihakim.Ali_10
      @Abdihakim.Ali_10 Před 4 lety +2

      @@caashaqalbi882
      Khatumo Part Of Somaliland Weyan Wlo Kkk

    • @saynabjibriil417
      @saynabjibriil417 Před 4 lety +1

      @@hogaamiye7081 cerigaabo yaa leh isaaq ba lehe ma ada leh orod laascanood tuulada shego tas bd adunyo ledahe

    • @abdallahahmed7369
      @abdallahahmed7369 Před 4 lety

      @@Abdihakim.Ali_10 aàAáaaA

  • @abdihnazerganaczadeh9715
    @abdihnazerganaczadeh9715 Před 4 lety +55

    Inta Daawanyza 2020 Like ta Hyladhaafina Nacala Shaydan Kuyaale 👍👍👍😘

  • @Malia162
    @Malia162 Před 3 lety +38

    After 3m ayaa iladaawanya🖐✋👍

  • @hibakyuusuf3944
    @hibakyuusuf3944 Před 5 lety +102

    Ceerigaabo magaaladaan ku dhashay❤️
    Hore usoco wll saalax sanaag👏👏❤️

  • @cazhaqaygamaha8448
    @cazhaqaygamaha8448 Před 5 lety +467

    ma walaalka ayad like yar ladhaafi kuma dhibayse iska kay saar😔 wlo

  • @zakiibnuaqbal2270
    @zakiibnuaqbal2270 Před 4 lety +2

    Ich komme aus Deutschland ich versuche nicht die Sprachen aber torsdem die Somaliche Musik ich mag auch jeden fall

  • @Weriyeaxmed
    @Weriyeaxmed Před 5 lety +26

    😍😍 ninkan yari mustaqbal wanaagsan ayuu leeyahay

  • @ilwadqurux2879
    @ilwadqurux2879 Před 5 lety +193

    Wiilkan Waa Wiil Dagan Waan Iska Jeclhy Wllhi Keep Going Walalkey Hawraar Music Production Gacanta Barakeesan Ee Ku Dubte Videoga Allaha Kuu Dayo Hormar Wacan Sida U Dhan Tihiin 😍❤

  • @najaxcumar2695
    @najaxcumar2695 Před 5 lety +79

    Somalilnd inta jecel like isara plz 🇮🇷🇮🇷🇮🇷

  • @XasanMAxamed-xp7ht
    @XasanMAxamed-xp7ht Před 2 měsíci +1

    Who still there in 2024

  • @Mustafecabdillaahi1
    @Mustafecabdillaahi1 Před 5 lety +48

    Salax Sanaag My Favorite Singer in 2019🤙🥰

  • @cabdisamadiidmuuse5271
    @cabdisamadiidmuuse5271 Před 5 lety +6

    Reer Hargeisa like isara like tinu IGA badan I love Reer Hargeisa

  • @mohamedjamacofficial9661
    @mohamedjamacofficial9661 Před 5 lety +32

    Mocha allah salax sanaag waxa uu ku jiraa fanaiinta aan jecelahay ale haku daayo heestuna waa beelo

  • @warsamemohamedelmi5875
    @warsamemohamedelmi5875 Před 4 lety +60

    2020 ya dawanaya Like 👍

  • @lovefootball1326
    @lovefootball1326 Před 4 lety +5

    Saalax sanaag quraanka ayanu wada dhigan jirno wn izka garnayey inu meel xun ku socdo
    Yeelkeede bal like igu qabta😁

  • @husseinsomalilander5398
    @husseinsomalilander5398 Před 5 lety +207

    inta maxamed bk chalenge kusoo aragtey like

  • @ciyaarahadunida2824
    @ciyaarahadunida2824 Před 5 lety +17

    ZAALAX UPDIRIZAK MOHAMET FARAH GOBTII REER ZANAG👏👏

  • @sagaaro12
    @sagaaro12 Před 4 měsíci +1

    My song still listing in 2024🎉

  • @fathiamuhammad9645
    @fathiamuhammad9645 Před 4 lety +4

    Stil listening heestan mrkay soo baxday xamar ban joogay aniyo zxbdy ayaaa ludo kuwda ciyaarijirnay intaa daarano bilo kahor bay ahyd imikana keligay ba dhagysnaya zxbdeyna wka tagay😥❤️

    • @hogaamiye7081
      @hogaamiye7081 Před 4 lety

      Xagay aaday sxbtaa
      #Saalax_sanaag codkiisu faleebo camal uu igu socda boqorka codka ayuu 20 jir kunoqday

  • @dhalaalbadanofficial7875
    @dhalaalbadanofficial7875 Před 5 lety +4

    *oontira maye istareexa ku haystaaa heestan intii ila jcltey e u qirtey iney heesta sanadka thy farta taaga☝ like na dhac ku sii bila caleek👈😂*

  • @maxamedmaslax6635
    @maxamedmaslax6635 Před 5 lety +514

    Waar gobti burco meeday
    Gobolki
    Raggi mee
    Liketa la dhaca
    Sona booqda
    Hoyga maslax

  • @madar1v99
    @madar1v99 Před 9 měsíci +41

    the best song 2023 ❤🥰

  • @axmedxadaari
    @axmedxadaari Před 4 lety +37

    Cerigaabo Quruxdeeda inTa jeceL like ta Ha ila dhaaFin

  • @dhaladkasomaliland5878
    @dhaladkasomaliland5878 Před 5 lety +100

    Bk iyo maftuux cadceed iyo caqil yare (caaqil rooble) challenge ku arkay

  • @maxamedhamse3521
    @maxamedhamse3521 Před 5 lety +15

    Heesani Tan Hakaa Ahaato Ama Hakaa Maqnaato❤️🙏🏻

  • @yesyoucan9607
    @yesyoucan9607 Před 4 lety +38

    November 2019 Intii dawata like I dhafa only one month thnkz
    Naftan igu jirta ogolatey ❤️

  • @nawalnalka6366
    @nawalnalka6366 Před 4 lety +52

    Wlhi blhi saan fnn la dhaha ama iska jiifta aawy nagti balbalaarka lagu sheegay🙄🙄e ❤❤❤❤

  • @sacdiyoawil9717
    @sacdiyoawil9717 Před 5 lety +16

    Ila Xad Wu daganyahay wiilkan ❤ Codkiisa Iyo Qaabka u heesta Ula helayo Inaba Cadi ma ahan Keep Going Salax Yare

  • @aminkozar6677
    @aminkozar6677 Před 5 lety +12

    Heestan waxy I xazuuzinyzaa my first love♥️♥️♥️

  • @hasanabdulrahman3637
    @hasanabdulrahman3637 Před 3 lety +7

    Kadib 3 millions Oo views ah , yaa dawanaya sidayda oo kale

  • @mastercode7851
    @mastercode7851 Před 4 lety +14

    from saudi arabia big love somaliland people

  • @layloluza5119
    @layloluza5119 Před 3 lety +3

    Malinti 6 mara dhagysta mana aqan sabbta 😍😍😍😍

  • @basraabdi6471
    @basraabdi6471 Před 4 lety +11

    Hestan kama dalo 💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙🎧🥀

  • @wafdi_alqa6986
    @wafdi_alqa6986 Před 4 lety +2

    Sanadkii Tagayoow salaama
    2020 Ilahhow mid qayrkiisa wata noga dhig Ani iyo dhamaan musliminta 8Decembr 2019 🥰🥰🥰🥰
    Inta iga danbeso lik 🙏🏻❤️

    • @mahirabdirahmandirie9490
      @mahirabdirahmandirie9490 Před 3 lety

      Kkkk wll sanad wanaagsan ma aheyn 2020 carona ayaa ina waaley hada wa 2021 insha allah inuu inoo wada wanagsanado rajeynanaa

  • @abdulabdihamiid9062
    @abdulabdihamiid9062 Před 2 lety +7

    Bu şarkı çok seviyorum vallah from ıstanbul

  • @hoodoindho7210
    @hoodoindho7210 Před 5 lety +10

    Jiidhkaygii saalax sanaag my pro iinolow wll qali intii jecel liketa pleas waa walaashi

  • @xikmochannel4740
    @xikmochannel4740 Před 5 lety +5

    Anigaa uhoreeyay mnta liketa saalax sanaag&hawraar waalayaabay😎😎

  • @nashadabdiqadir3963
    @nashadabdiqadir3963 Před 3 lety +3

    inta dawaneyso 2021 bisha 7 ismujiya 😂😂✋✌👈

  • @queensuuban7477
    @queensuuban7477 Před 4 lety +10

    Heestan bilawgeda iga gadan aniga😍🎼
    👇
    👍♥️

  • @queenamiira9318
    @queenamiira9318 Před 4 lety +14

    Codkisa marka maqlaye nin weyn u maleeye waba wil yar 😂❤️✨

  • @bakarmohamedmuhumed3629
    @bakarmohamedmuhumed3629 Před 5 lety +70

    Waa Ugub Asluub Ku Barbaartay 🌹🌻🌷🙍‍♀️
    Idheer-garad Qof Weeye Aqoonle🌹🌻🌷✍🏽
    Waa Ehelu-diin Ixtiraamle🌹🌻🌷 🧕
    Ana Waa Indhaha Ihagaaya 🌹🌻🌷👀
    Edabtiyo Xishood Asturnaanta🌹🌻🌷😍
    Eraysani Odhaah Daganaanta 🌹🌻🌷☑️
    Asalkiyo Hidaha Ku Adkaynta 🌹🌻🌷♥️
    Iyadana Filkeed Uhoraysa 🌹🌻🌷✅

  • @moahmed2380
    @moahmed2380 Před 4 lety +1

    Heestaan daawashadeed kama daalo long life bro salaax sanaag iyo abwaanka sameeyay cali maxamuud haybe

  • @abdulahimohamed7471
    @abdulahimohamed7471 Před 4 lety +3

    gelmıs gecmıs en ıyı musısyandan berı ben bu musugı tekrerletmekten bagılıyorum sag olun var olun

  • @yuusuftatale2859
    @yuusuftatale2859 Před rokem +4

    My favorite song waxan dhageysanayaa 2023/5/27 at 10:07 pm 😍 💓

  • @b-heroofficial
    @b-heroofficial Před 4 lety +10

    Hore u soco proh
    😊 heestan 2015-2020 hees ka qurxon ma jirt yaa igu raaczn

  • @marwogul6796
    @marwogul6796 Před 4 lety +2

    Salax sanag waxd thy qof dagan o happy codkaga wa cod mcn wlhi rabi hku xifdiyo wll💯❤️🥰🙏

  • @Gayraqaan
    @Gayraqaan Před 2 lety +10

    On fire this song from saalax sanaag ....👉 you are great and young voicer man

  • @akramwarsame
    @akramwarsame Před 5 lety +33

    Saalax sanaag iyo gobolkiisi sanaag😍😍😍😍liketa igu qabtah

  • @reo9475
    @reo9475 Před 5 lety +48

    Clean, classic and mad talented
    Pure authenticity👏🏾👏🏾♥️♥️👏🏾

  • @ulajarad
    @ulajarad Před 4 lety +1

    Wa fanan ka roon fanin badan cod iyo music mcn aya ku laran wlh i like it

  • @saeedinspire3381
    @saeedinspire3381 Před 4 lety +21

    I like that mountain and nature trees 🌲 from oslo.”🖤🙌👏🥰

  • @yaxayeshucayb8407
    @yaxayeshucayb8407 Před 4 lety +7

    salaax sanaag legend walaHi inta ila aragtey like igu qabo ❤❤👏👏

  • @ahmedshiine8202
    @ahmedshiine8202 Před 5 lety +63

    Ragii darawiishtu xadir mayihin like xagina waka raqiis🖐

    • @sagalali1936
      @sagalali1936 Před 5 lety +9

      Adeer meesha duriyadii baa maraysee markasad darwiish iyo waxaan loo jeedin ka sheekaynaysa

    • @fadumoaadan8403
      @fadumoaadan8403 Před 5 lety +2

      Meeshu waa dallo laascaanod ha moodiin

    • @user-re6kg1yn6y
      @user-re6kg1yn6y Před 5 lety +3

      @@fadumoaadan8403 saalax na waa dariiwsh daalana waa dhul darwiish maxaad kalo ka hadli

    • @user-re6kg1yn6y
      @user-re6kg1yn6y Před 5 lety +2

      @@sagalali1936 oo hadaa ma duriyadaa loo joogaa hhhh
      Viva soomalind wll

    • @sagalali1936
      @sagalali1936 Před 5 lety +5

      @@user-re6kg1yn6y hhhhhh waligiinba wax aydaan lahayn bad sheegatan saalax goormuu darwiish noqday waa inaadeerkay indhaha kala isaaq baa nala idhaahda abti

  • @fariid_yaseer
    @fariid_yaseer Před rokem +2

    Still watching 😢❤

  • @nasriinasahal859
    @nasriinasahal859 Před rokem +3

    Still listening 30/11/2022 hbnimo 23.30🥰🥺 salax sanag fankeygi👊❤

  • @abdirhimabdullahi8821
    @abdirhimabdullahi8821 Před 5 lety +7

    Iyadaa filkeed uhoreeysaa 🌼❤waatii likta dhac kusiisa iyadoo arkysaa❤🌷🌍

  • @ayuubahmed8988
    @ayuubahmed8988 Před 4 lety +8

    Zaalax Darwiish

  • @samiraali3721
    @samiraali3721 Před 4 lety +40

    Masha allah beautiful voice I really enjoyed listening this song he’s good looking too 😋🥰

  • @ruqiasheikhali7861
    @ruqiasheikhali7861 Před 2 lety +2

    2022 inta dawanysa👑👆

  • @hamdamaxamed5963
    @hamdamaxamed5963 Před 5 lety +34

    WAXAN ZUGNABAH MIYAYA SOO BAXDAY UGU DANBAYAN🌷💓💓💓

  • @ismailmaryacase3184
    @ismailmaryacase3184 Před 5 lety +11

    Heeso MCN o xikmadeysan music wareerana lagu ladhay weligeedba duriyada barakysan ugu kaalay 💖🖐

  • @hogaamiye7081
    @hogaamiye7081 Před 3 lety +7

    Saalax sanaag wuxuu kasoo jeeda Gobolka 18ka Gobol ee somalia🇸🇴 ugubqurux badan isna waa inu cod qurxoonaada legend hore usoco✅

  • @ridwaancabdi8191
    @ridwaancabdi8191 Před 3 lety +2

    Slaxow abow gabaraa dartaa iidileyso anaa rabo iyo ana rabo illh ka cabso wax ila qabo lov you

  • @mohametdiini9386
    @mohametdiini9386 Před 5 lety +20

    mesha uu wllken hesta ku qadayoh inti tagty oo so aragtyey likta sar🤗

  • @mazhariqbal9924
    @mazhariqbal9924 Před 4 lety +3

    Cic howrar inta caadi u garanayaa like saara

  • @Amira-kaani
    @Amira-kaani Před 4 lety +75

    Yurub maaha 🤡
    Jabuuti maaha🤯
    Somalia maaha🤕
    Butulaan maaha🙄
    Kenya maaha🤗
    Somali Ethiopia maaha🤬
    Ilaahow dhulkayga somaliland noo barakee
    Somali

    • @ikraanholley7098
      @ikraanholley7098 Před 4 lety +6

      amira mohamud somalia waaye mesha no somaliland😡😡

    • @Amira-kaani
      @Amira-kaani Před 4 lety +2

      Intaad masaajid fadhisato ilaahow Somalia ka dhig dheh hhhhhh hadaad sidaa Somalia inay qurux badato ula doonayso

    • @ikraanholley7098
      @ikraanholley7098 Před 4 lety +2

      amira mohamud qof yar batahay iska daaa qabyaalada dagniiin😡😡😡

    • @saadakabshirissehassan715
      @saadakabshirissehassan715 Před 4 lety +1

      Somalia iyo Somaliland intee kala wadaa

    • @istahilibrahim5633
      @istahilibrahim5633 Před 4 lety +3

      Huz somliya ma naqane ader wa dhulki duriyada somlilnd ikraan😈

  • @itsayaan-5
    @itsayaan-5 Před 2 lety +3

    Heesta kaliye aan ka daalin ❤️🤴👑

    • @abdisamadibrahim
      @abdisamadibrahim Před 2 lety +1

      naftaan igu jirtaa ku ogolaatay commentigaaga ayaan ku soo leexday❤️🥰

  • @moi5191
    @moi5191 Před 5 lety +17

    Laxanka iyo music ustaad weyna maftuux cadceed

  • @Khaire.10
    @Khaire.10 Před 2 lety +5

    Heestan xasuus ayey igelisaa wlhi
    Waxaan rajeynayaa hadii uu alle idmo 2sano kadib inaa comenyigeygaas soo booqdo 2/7/2022/ time:9:20 subaxnimo maalin sabti ❤️ ❤️

  • @ai6600
    @ai6600 Před 4 lety +12

    That’s daalo, SL home 😍😍

  • @armaanxasan9479
    @armaanxasan9479 Před 3 lety +2

    Inta daawa neyso 2020 like ha ila dhaafin

  • @zamzamcabdirahmaan1541
    @zamzamcabdirahmaan1541 Před 4 lety +3

    Masha alah hees iyo badh fanaankan da dayarle ushaacbaxay mnzha alh heesihiisu makala dhacaan
    Quruxda dhulkyga hooyo
    Mnzha alh

  • @cadnaannadaaro5324
    @cadnaannadaaro5324 Před 4 lety +4

    Saalax sanaag nin San taagero runti inta Ila tagerta
    Like ha sarto

  • @HodanXayimahdi
    @HodanXayimahdi Před měsícem +1

    Best song salax zanag walahi cood iyo qurux bu isku darsaday m.n ❤❤❤🤤

  • @yasinjamal4513
    @yasinjamal4513 Před 4 lety +1

    Intaa jecel axadistaa like