Safarkii Igarre iyo barnaamij aad u xiisa badan iyo dhacdo cajiib ah

Sdílet
Vložit

Komentáře • 101

  • @fardowsahussein4731
    @fardowsahussein4731 Před 3 lety +10

    Manshallah ilahay ha uu barakeyo geelisa qiimaha laagado nooso sheeg

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 Před 3 lety +2

    Masha allaah igarre ayaaba ka daran kan geela jiraa yaah wax walbo wuu yaqanaa lkn wuxuu uwaydiinayaa si aan anagu ooga Faa’iidaysano. Aadbaad umahadsantihiin. Igarrow goormaad soo ziyaaran geelii GEDO joogay. Adoo mahadsan aadbaan ujeclahay barnaamijkaada guul guul🇸🇴🇸🇴👍👍

  • @abdirahmanmohamed2990
    @abdirahmanmohamed2990 Před 3 lety +4

    Salaan sare igarre iyo abtigay cabdikariin awyuusuf cabdiyaar.

  • @nimcoabokor7514
    @nimcoabokor7514 Před 3 lety +1

    Hees wacan iyo. Sheeko wacan

  • @rnuura334
    @rnuura334 Před 3 lety

    Maansha Allaah 💕tabaaraka raxmaan 💕💕💕💕💕👍

  • @4eye807
    @4eye807 Před 3 lety +1

    Maasha allah Maasha allah
    Ilahay ha u barakeeyo sharkiisana
    Ha ka duwo aameen

  • @libaxali4501
    @libaxali4501 Před 3 lety +1

    Mashaaalah

  • @aminaawil8037
    @aminaawil8037 Před 3 lety

    Masha Allah igarre. Waa Dr geela Masha Allah ilaahay ha xafido

  • @Amina-uo4ux
    @Amina-uo4ux Před rokem

    Masha masha allah

  • @houmedahmed7119
    @houmedahmed7119 Před 3 lety

    Waa ma guuraan.

  • @abdirashidabdullaahmohamme1178

    Masha allah rag rag dhalay geel jire waa aqoon jire from ceelberde aad baan idiin salaamayaa igarre iyo asxaabtii

  • @abdirahmanabdow3463
    @abdirahmanabdow3463 Před rokem

    Mashaalah

  • @burcokibir894
    @burcokibir894 Před 3 lety +1

    Ninka cabdikariim waa rageedii afkana waa ka hodan. Igarre iyo kooxdiida abaal baan ugu haynaa sida quruxda leh ee ay noogu soo tabiyaan sheekayooninka iyo muuqaalada geela. Walina igarre meel lagala xidhiidho Ayaan sugaya 👋👋

  • @AhmedMohamed-vf6nl
    @AhmedMohamed-vf6nl Před 3 lety +3

    Walee dhulbahante dad ka geel jecel hore u socda bahda laac TV abdikarin waa nin adag haduuba baringo geel ku aas aasay.

  • @husseinsheikh7155
    @husseinsheikh7155 Před 3 lety +1

    Masha Allah waa gheli samaland wada door aha

  • @maryanabdiraxman9011
    @maryanabdiraxman9011 Před 3 lety

    mashaa alaah abtigay qaali c/kariim aw yusuf alle ha ku sharfo

  • @alimoha1209
    @alimoha1209 Před 3 lety

    Maasha Allah allaahu akbar

  • @Amina-uo4ux
    @Amina-uo4ux Před 3 lety

    Masha Allah inadeer Guuuul iyo Gobaanimo Adbanku garan London nooloow huno adiga iyo Reerkaguba

  • @muuminaxasanxasan284
    @muuminaxasanxasan284 Před 3 lety

    Cunugyda yar yar waa qurux bdanyihiin mashaalh baarakalaah

  • @cabdishukuur1407
    @cabdishukuur1407 Před 2 lety

    Geela codkiisa intaan ka aqaani
    Dununuc
    Cabaad
    Reen
    Olol

  • @Amina-uo4ux
    @Amina-uo4ux Před rokem

    Abdikariim wilashadi mageyiisay weli Guuuuayiso

  • @user-mt1rm3hf5h
    @user-mt1rm3hf5h Před 3 lety

    Allaha ubarakeeyo geela aaadbaan uladhacay waxbadana waan kabartay mahadsanidin walaalo

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 Před 5 měsíci

    Kakakaakaka kas yidhi bakhtigeeda ayay rabtaa ayaabiga qosliyey shukran laac tv waad ku mahadsanid soo gudbinta geela quruxda badan waxaan ahay raggii gaalu wax walba kala weynaa aduunyada 😅😅😅😅

  • @adnahassan3109
    @adnahassan3109 Před 3 lety

    Masha Allah 💕❤✋

  • @ciyowcassio3764
    @ciyowcassio3764 Před 3 lety

    Good programme , dhaqan kii hooyo .

  • @tamaanfani9520
    @tamaanfani9520 Před 3 lety +1

    Geelu waa Xoolaha aan ugu jecelahay waayo Waan ku Soo dhex koray,

  • @mubarakmohahamud3284
    @mubarakmohahamud3284 Před 3 lety +1

    Aad iyo aad baanu ugu mahad celinayna Abee dureedka mr.cabdikariin siidaa unoogu martii qaday xeerada geelisa aduunka wax raagg lagu sooro Laguna soo dhaweeyo ayuu nagu casuumay oo caano geel oo liis ah ama nooc walbaleh ugu horeyaan intaa kadiib aan iskiin baaree waxan kamid ahay gashanbuurta hoogamiyaah dhaqanka iyo hiidaha somaliyed looga hadhay soo nolayntisa xaaji igaare intaa kadiib waxan leeyahay igare barnamijka qaybtii ugu xiisaha badnayd meeday markaan dhuulka kulaa dhacayaay kkk lagdiinta iyo hadalabkii shaaxdii kuso dar mise waxd kayara baqday in la'arko siidan sabaxada kula eegtay dalabka iyo ciyartana kaga badiiyay kkk

  • @rnuura334
    @rnuura334 Před 3 lety +2

    GeeL Ogaadeen❤ maansha Allaah tabaarakalaah 💕💕💕👍👍👍

    • @abdirizackalidahirdhanan5872
      @abdirizackalidahirdhanan5872 Před 3 lety

      Igarre geel ma taqaanid ee ratiga ahow ahow ayaa la dhahaa ugaas yac caano beeel

    • @abdirahmanmohamed2990
      @abdirahmanmohamed2990 Před 3 lety +2

      Walal geelan ogaadeen malaha ninka leh waa nin reer buuhodle ah ah waa nin dhulbahante ah Cabdirakiin awyuusuf cabdiyaar markaa saa ubarao walaal

    • @rnuura334
      @rnuura334 Před 3 lety +1

      @@abdirahmanmohamed2990 👍 Maansha Allaah 💕 Tabaaraka raXmaan Darawiish ❤👍Waan Kufaraxsanahay Lkin haLkuu GeeLu joogo sow Gaaarisa Ma,aha?

    • @abdirahmanmohamed2990
      @abdirahmanmohamed2990 Před 3 lety

      @@rnuura334 Sida Mulkiiluhu Inoo sheegay gobolka soomaalida majoogo walaal gobolkale oo qabiil aan soomali ahayn ayuu sheegay

  • @toldeqabdi944
    @toldeqabdi944 Před 3 lety +2

    Ninkan ban isku fikrad nahay waxan raba inan guro an geel ibsado an dhaqdo sida awgeed hada wan barta geela waxyabaha la xidhidha .wana ka faiday video mahadsanid 🤗🤗🤗🤗

    • @mahmuttyare7381
      @mahmuttyare7381 Před rokem

      Asc waxaan rabaa inan barto ee wll xageed ka barataa

  • @dhabadaxaqa5179
    @dhabadaxaqa5179 Před 4 měsíci +1

    War igare xaguu kabaxy

  • @elyassayoub9785
    @elyassayoub9785 Před 3 lety

    iggare..waxan ka soo bilabay nolosha...(dabadhay) ama jeeljire hada waxn ku noolahay wadanka france waxan ku Rajo weynahay in aan ku soo laabto soomali wan kayga..aan jeclahay..waxa ii qorshaysan in aan geelayaga ..beero u sameeyo ..dhaqashadiisana xoojiyo lama koobi karo in taan jacayl uqabo...geela..(wiilka foofshow findhil cawsliyo feejigo ogow.)..Allah riyooyin keena ficn haynoo suurta geliyo ...Aaamiiiiin ........

  • @haaruunhaaruunmacruuf9420

    Lkn mid Asbuuc dhallan baa wanaagsan

  • @shugriismacil4459
    @shugriismacil4459 Před 3 lety +1

    Deeh hashii waa maqashiiseenba inay dhalin hhhh ileen ma gala eeee

    • @saacidomar8752
      @saacidomar8752 Před 3 lety

      Sister hashu Afsomali ma fahmayso dee see cml😆

  • @gardhaale
    @gardhaale Před 3 lety +2

    Mashallh war wll igarre safarkan Inaan kuu raaca igu wacneed
    Waxan ahay Greeley is nacay hhhhh

  • @abdulkadirdahir3592
    @abdulkadirdahir3592 Před 3 lety

    Nin walba shaqadiisa waa taqaan, igarre waa expert.

  • @elyassayoub9785
    @elyassayoub9785 Před 3 lety

    runtii muqaal xiiso badan waaye

  • @abdihussein1297
    @abdihussein1297 Před 3 lety

    Igaroow sxb wanku salamaay salan kadib baryahan c/shugri xagee aday

  • @nuuradinfuad5853
    @nuuradinfuad5853 Před 3 lety

    Iskahadlow ina igarre eraygas anoo yar bn maqlijiry igarre salama sxp

  • @abdulkadirdahir3592
    @abdulkadirdahir3592 Před 3 lety

    Waa maxay micnaha igarre

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 Před 3 lety +1

    Iagarrow heesha jooji,haddad rabto in ladaawado barnaamijtaada

  • @khayrdoonnj2013
    @khayrdoonnj2013 Před 3 lety +1

    igarrow Suaal, sxb marka aad midabada geela sheegaysan khalad miyaa ku jira misa anaa ilaaway geelii Aydin iyo Hoor waa samayska geela sida adayga iyo jileeca neefka geela ah laakiin midabadu waa madow may cadaan madow bacad fiil dacar iyo qaar badan lknse Aydin iyo hoor midabada ma quseeyaan intaan ka ogaa

  • @abdisamadahmedahmed6581

    Geela wa waxa ladacqo waxan oguu jclhy wayoo waan kuso daxkoray

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 Před 3 lety +1

    Salaan sare geellayda.

  • @ismailileeye2847
    @ismailileeye2847 Před 3 lety

    Sxb igara iyo adr abdi kariim aw yuusuf salaan sare

  • @abuyhya3123
    @abuyhya3123 Před 3 lety

    m.a

  • @abdisamadahmedahmed6581

    Dawaan lamadaxa waa gireeed

  • @hassanibrahim3072
    @hassanibrahim3072 Před 13 dny

    😅

  • @sadiahassangure6434
    @sadiahassangure6434 Před 3 lety

    5

  • @slaveofallah1833
    @slaveofallah1833 Před 3 lety

    Cajiib geel dhalay!

  • @siciidadan616
    @siciidadan616 Před 3 lety

    Sxb aad ayaad u mahadsnthy

  • @abdirahmanmohamed2990
    @abdirahmanmohamed2990 Před 3 lety +1

    بِسْمِ اللَّـهِ الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ.
    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته،،
    Machadka barashada quraanka iyo culuumta shareecada ee al-azhar Waxaad Kabaran kartaa adoo gurigaaga Jooga ama goobta Shaqada.
    1:Quraanka
    2:Tajwiidka
    3:Tafsiirka
    4: Ducootinka
    5: Higaada
    6: Siiradii Rasuulka SCW.
    Hadaba wixii faah faahina kala Xidhiidh Whatisapka +252634492965
    Ama +252636455829.
    Online kubaro Adoo Shaqada Joga Ma gurigaag.
    AL-Azhar Quran Online.
    جزاكم الله خيرا.

  • @engjamal9017
    @engjamal9017 Před 3 lety +1

    War geela kadaaya cagaad ku lisaysaan

  • @dhaqanofficial6425
    @dhaqanofficial6425 Před 3 lety +1

    Correction @5:14 midab aydin layidhaahdo majiro ee wuxuu ku halmaamay nooc. Nooc iyo midab waa kala laba.noocyada waxaa kamid ah aydin, hoor, geel-lab iwm midabadana waxaa kamid ah caravan, madow, may, Xamar iwm.

    • @qurayshcaligari4461
      @qurayshcaligari4461 Před 3 lety

      🌹🌹🌹🌹

    • @cabdilaahigeedi
      @cabdilaahigeedi Před rokem

      Dhaqan aydin wa midab lkn hoor waa hasha badisa ama neefkastoo cano badan baa la dhahaa neef kaasi waa hoor

  • @xaliimoxajjinuur2331
    @xaliimoxajjinuur2331 Před 3 lety

    Igaree aniga waxan dacwo ka ahay gelaa lagu lisayo cagaa fdln

  • @cabdiselaamxaaji8098
    @cabdiselaamxaaji8098 Před 3 lety

    War meeshaas meeshay tahay igu caawi saaxiib.

  • @abdiazizmohamed4032
    @abdiazizmohamed4032 Před 3 lety

    Suul jabane waa layidhaahd

  • @muuminaxasanxasan284
    @muuminaxasanxasan284 Před 3 lety

    Libaax inuu qaataan kbaqay

  • @maxamuudcawil3422
    @maxamuudcawil3422 Před 3 měsíci

    Waxay dhahaan hebel waa sayn cadaale macnaha waa duq😂

  • @MidnimoTv
    @MidnimoTv Před 3 lety

    Kkkkkkkk

  • @cabdiselaamxaaji8098
    @cabdiselaamxaaji8098 Před 3 lety

    Meeshu waa halkee walaal?.

  • @abdiqani6339
    @abdiqani6339 Před 3 lety

    Ciin geela biyo kahelayo. Cinka somaliya geelu wuukula xaa

  • @adansantur4677
    @adansantur4677 Před 3 lety

    Somali wanaag ma leh.

    • @Amina-uo4ux
      @Amina-uo4ux Před rokem

      Asc Cabdi kaarim inadeer Meshu Liibax miyay leedahay?

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato Před 3 lety

    At: (2:40) Bakhti ?

  • @hassanmacalin6085
    @hassanmacalin6085 Před 3 lety

    Mnshlh nin yahaw igare halkani gelani uu joga waa halkee mnshlh wlah waxan jeclahay inan geela iska dhaqdo

  • @adansantur4677
    @adansantur4677 Před 3 lety

    Meel aay somali ku badato kheeyr ma leh , ama diin ha sheegato ama yaasin.

  • @SatooGames
    @SatooGames Před 3 lety

    Rasg tacabkisu banu cuneyna

  • @user-gd2rt9wn1h
    @user-gd2rt9wn1h Před 3 lety

    كم سعرها ب سعودي

  • @ak.0-010
    @ak.0-010 Před 3 lety

    hadi ifnfahmi lahed wey ogan lahed karda ugagten xelada

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 Před 3 lety

    Igarow geelan kuma af yaqaana

  • @gardhaale
    @gardhaale Před 3 lety

    Waxaana ahay ree koonfureed
    Geela iyo midabadiisa waa howlaheyg

  • @abdiqani6339
    @abdiqani6339 Před 3 lety

    Cidbadan baa layaaban farsamadaan. Lkn ani. Waan lahaystaa. Anigu. Inleen. Dhaqanka baadiyaha wan aqaanaye

    • @saacidomar8752
      @saacidomar8752 Před 3 lety

      Anigaaba ka mida sidee baa geel beeryar loogu hayn karaa lkn waa la dhacay wlhi

  • @qurayshcaligari4461
    @qurayshcaligari4461 Před 3 lety

    Wacus

  • @libaaxbanaandagay7687
    @libaaxbanaandagay7687 Před 3 lety +2

    Meeshu ma leedahay
    Labi
    Duur
    Dhuyac
    Yucub
    Xagar
    Xagar madow ama
    Xagar cad
    Galool
    Qaroon
    Bisiq
    Dhirindhir
    Muqlo
    Raydab
    Laamalooshe
    Jilab
    Himir
    Caws
    Daran
    Hohob
    Gumashaa
    Dhafaruur
    Jinaw
    Sarmaan
    Hareeri iyo
    Qaar kaloo badan oo
    Geed hoosaad u badan

    • @xaliimoxajjinuur2331
      @xaliimoxajjinuur2331 Před 3 lety +1

      Mansha allh wlhii asal ayatqgay

    • @libaaxbanaandagay7687
      @libaaxbanaandagay7687 Před 3 lety

      @@xaliimoxajjinuur2331
      Dhirtu waa malaayin
      Ind waxla soo koobi
      Karo maaha lkn inyar
      Ayaan ka xusay anigu

    • @kaviabdilahi8676
      @kaviabdilahi8676 Před 3 lety +1

      @@libaaxbanaandagay7687 waar indr ma dhoodi ayaad geel ku raaci jirtay dhirtaas inta badan nugaal ayaa ku caannee

    • @libaaxbanaandagay7687
      @libaaxbanaandagay7687 Před 3 lety

      @@kaviabdilahi8676
      Sxb may lkn inta badan dhulka somalida way ka wada baxaan dhirtu
      Lkn anigu xaga sanaag ayaan geela ku raaci jiray iyo doollo iyo hawd

  • @iloveallah8454
    @iloveallah8454 Před 3 lety

    War farxad u noqondoona muslimiinta caalamka ayuu ertogan sii deny Donaa 21 August
    insha allah
    czcams.com/video/HicBK8w1WuA/video.html

  • @azaadmozad1194
    @azaadmozad1194 Před 3 lety

    Pp

  • @shaxshaxlowgaxafada5813

    Geele waa ku waasa Xaladood

  • @user-ng8jj1jt2y
    @user-ng8jj1jt2y Před 2 lety

    مان مراء من هنا يخبرنا هذه اللغة صومالية ام حيميارية ام اللغة آخرة

  • @onebyoneistwo9190
    @onebyoneistwo9190 Před 3 lety

    Geeli uu idin maqlaa inaad veen usheegaysaan. ☹️ meelkale ku dheega beenta aad isheegaysan micnaha si aysan idin maqlin

  • @abshirahmed4752
    @abshirahmed4752 Před 3 lety

    Sheeg hadaa taqaan midabka dagal