Geel dhalay iyo Baraamij Cajiib ah Tabiye Igarre

Sdílet
Vložit

Komentáře • 48

  • @cismaan_dari_Warsame
    @cismaan_dari_Warsame Před 3 lety +6

    Asc igarew gabayga kaftanka kadaa waxaan kaa soo salaamayaa guryosamo hargaysa barnaamujkagana Aad baan ugu xidhanahay masha Allah waxan xasuustaa hidiyo dhaqankeenii soo jireenka ahaa

  • @abdirisakwais8100
    @abdirisakwais8100 Před 3 lety

    Ogaadeen ilbaxay dheh masha allah weeye

  • @munaabdi6140
    @munaabdi6140 Před 3 lety +2

    Masha qurux badnaa geela canaha ka dhamaysaan

  • @bnabadoon7381
    @bnabadoon7381 Před 3 lety +3

    WAAD KU MAHADSAN TAHAY IGGARE BARNAAMIJYADA QIIMAHA BADAN EE AAD U SOO DEYSO UMADA SOOMAALIYEED

  • @Abdirahman.talo4433
    @Abdirahman.talo4433 Před 3 lety +4

    Geela markuu dararanyahy laba nin duugtaa weeye

  • @sacdiyakhalif8945
    @sacdiyakhalif8945 Před 3 lety +3

    Mash allaah

  • @noordiinshow248
    @noordiinshow248 Před 3 lety +2

    MashAllah,Eeba hakuxafido igare, runtii barnamijadaada waa kahelaa Caano geelna waan uhiisey xitaa onlinka ayaan ka ciibsadey 1 week ago isago powder ah love, Salam and respect from 🇨🇦

  • @bnabadoon7381
    @bnabadoon7381 Před 3 lety +3

    KKKKKKKK MALAHA NINKAASI SOMALI MAAHEYN HEESTA GARAN WAAYEY

  • @crisaaqmacalin541
    @crisaaqmacalin541 Před 3 lety +1

    M.a

  • @fawziamohamed7866
    @fawziamohamed7866 Před 3 lety +2

    masha allah

  • @ibrahimdeeqabdiraxman9480

    Aniga wax badan ayaan dambarka hore dhami

  • @dfggccbnn4266
    @dfggccbnn4266 Před 3 lety

    Maasha alaah fadlan noo badi barnaamijka geela

  • @abdullahihalane3365
    @abdullahihalane3365 Před 3 lety +2

    adeerow : ilmaha geela ah markuu dhasho wa labo mid 1 Nirig
    ama 2: qurbac
    Awr ku waa markuu weynaado
    Ee qurbac dhaeh adeer

  • @suleymanbaryare6318
    @suleymanbaryare6318 Před 3 lety +2

    Walhi waxan layabay maad irmanatay

  • @Somali_news1
    @Somali_news1 Před 3 lety +2

    gaawihii geela lagu mali jiray away,waxay caagadu!!!???

  • @qasaaye23
    @qasaaye23 Před 3 lety +2

    Wa program fican👍

  • @marshaal1234
    @marshaal1234 Před 3 lety +3

    Sxb wan ku taageera halka kaga hay
    Laba nin duugtaye kkkk

  • @captaineussuph5940
    @captaineussuph5940 Před 3 lety +1

    Bareyy ku awayeee😍

  • @dayibidd194
    @dayibidd194 Před 3 lety

    Qurbacdhe awor ha dhihine

  • @huseinnur6949
    @huseinnur6949 Před 3 lety +2

    si saxa u muuqaadin caloosha buu gacanta kaga qabtay

  • @sahrojama1056
    @sahrojama1056 Před 3 lety +1

    Baryo baryo jecliyaa geeela

  • @dhaayoentertainment3956
    @dhaayoentertainment3956 Před 3 lety +1

    Waar nio dhulkii geela ee Asalka ahaa
    Ee waayo waayo kenya ayuu ku danbeeyaye
    Meeshu ma mamsaba

  • @akirtulzaturki8119
    @akirtulzaturki8119 Před 3 lety +3

    Wlhi geella wan jeclahay 17,neef oo geel ah baan dhaxal u helay waligeeyna ma arkin geelayga waxay wuxuu jooga dhabad iyo saaxo waxan jeclahay inan badiyo oo gaarsiiyo tiro ama UL geela hadana fasiro 100,geel ah inshallah

    • @buzhracumar6362
      @buzhracumar6362 Před 3 lety +2

      Saxo iyo.dhabad my Home lands
      Geele waa geel wixi gooyo waa geel wan jecelahay geele

  • @ismaacilhaybe7394
    @ismaacilhaybe7394 Před 3 lety +2

    Bidaarta naga qari igare

  • @nimcaancabdi8685
    @nimcaancabdi8685 Před 3 lety

    Gabayga ka daaa dheeel dheelka igareewo geelna ka daa ya dhe raga caagada ku lisaaaya ileeen waaa ayaan dareeee

    • @nimcaancabdi8685
      @nimcaancabdi8685 Před 3 lety

      Hargeisa ayaan kaa soo salaamayaaa sxb ninkani geelna waxba kama yaqaan
      Xataaa magaciiii buuu kaga ciyaaray hashaa quman ee qaabka leh

  • @najiibhassan
    @najiibhassan Před 3 lety +3

    War canaha danbarka ila so gadha🥰😥😂

    • @yariisoow1735
      @yariisoow1735 Před 3 lety

      Uyy0yy9yyyuuu
      ,kkkkķkķ~kķiìiiiiiiiiiìiiiiii
      Ķkķķiìiiiiiiiiiìiìiiiiìii
      Iìiiiiiiiiiiiiiiiiiiioiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiioyiyiiiiiyoiipuipyiiiiiopypypuyppyoyoyypipypyiyyppypytpypyyppyiiy0yotpupypypypypypypyptupyypyootouiitiopypyt0uoyptpuytpuputputputputypit0utpptuuptot0yuptuptuupti0itpypy0yptuotpyypototuputputput0itputotoyuptiptu0tu0tu0tptuuptuptypt0utputputputputput0iu0tu0tu0tu0tuptu0tpt0ut0tuputuu0tu0t0tptuu0tupti0tu0tuptuuptpt0t0tu0tuptpt0tpt0t0tu0t0t0t0t0t0t

  • @skymanskyman3505
    @skymanskyman3505 Před 3 lety

    In ka badan 20 sano ma cabin hal markaas uun dhashay dambarkeeda ilahay ha idiin calfo

  • @dhaayoentertainment3956
    @dhaayoentertainment3956 Před 3 lety +1

    Laakiin suugaantii Asal ahayd ee geela loo adeegsan jirey ma hayaan nimankan geela shaqaalaha ka ahi
    Igarow nimankan noo turjum😁

  • @abdiali3111
    @abdiali3111 Před 3 lety +2

    Xasuus baan ku casumanahay igarrow sxb qurbaca laakin saas looma qaado laakin rag ku cusub raggu uma xuma 😂😂😂😂😂😂

    • @maxamedcabdi762
      @maxamedcabdi762 Před 3 lety

      Qurbac magaarin Dhirig yar weeye

    • @abdiali3111
      @abdiali3111 Před 3 lety

      @@maxamedcabdi762 sxb waxan anigu aqaanay nirig iyo qurbac laakin dhirig waa Iga maqnaa

  • @Mohamed221k
    @Mohamed221k Před 3 lety +1

    Geelaba markuu dararan yahaa labo gabdhood duigtaayee 😂😂😂😂

    • @maxamedcabdi762
      @maxamedcabdi762 Před 3 lety

      Labo nin weye dumarka gee la waa lag abi xiyaa moo yee wa la kala ilaalshaa

  • @ahmedyare3643
    @ahmedyare3643 Před 3 lety +1

    Shilimaa luhuna waa kee

  • @nimcaancabdi8685
    @nimcaancabdi8685 Před 3 lety

    Maaal baa ku taaala hasha

  • @dhaayoentertainment3956
    @dhaayoentertainment3956 Před 3 lety +1

    Neefkan yar ee hashu dhashay qurbac Ama nirig ayaa la yidhaa wali muu gaadhin Awr..
    Awrku waa markuu weynaado ee geela lagu daro

    • @abdiali3111
      @abdiali3111 Před 3 lety +1

      Waa sax waa qurba ama nirig awr iyo rati hal iyo qaal’in

  • @maxamedcabdi762
    @maxamedcabdi762 Před 3 lety

    Dhi rigaa yar oo af kuxuub lahaa labo nin oo waaweyn ayaa qaadi waaye mi yiga na 11 jir ayaaqaada

  • @abdirizackalidahirdhanan5872

    Hhhhhhhhh

  • @mohanouh1523
    @mohanouh1523 Před 3 lety +2

    Dad daacad ah oo xalaal ayaad tihiin

  • @maxamedcabdi762
    @maxamedcabdi762 Před 3 lety

    Burada hasha maa laqalo bu rado markay bislaato maal weye waalaga shubaa ye

  • @yahyeali9696
    @yahyeali9696 Před 3 lety

    Ma oromaa wuxu af adakaa