Maantay U Darayd Muqdisho & Waano Cajiib Ah Oo Ku Socota Guurka Dan La’aanta & Bakhtiya Nasiibka Ah🤔

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 30. 06. 2024
  • Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Jigjiga
    +251 91 574 4595
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407
  • Zábava

Komentáře • 209

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  Před 14 dny +12

    Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Jigjiga
    +251 91 574 4595
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407

    • @user-pm3em2ih5z
      @user-pm3em2ih5z Před 14 dny

      ❤❤❤❤❤❤❤😊

    • @june6206
      @june6206 Před 13 dny

      Heesta oromo lagu Hee say mahee wa inta af soomali ga ahayd ee gafka

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 Před 13 dny +8

    Kuwa indhaha Qabiilka ku’eegaya Ina Cabsiiye waad xanuunsan tihiine Ilaahay ha idin caafiyo. Horey baa looyiri qofku wax uu yahay buu kumoodaa waana sababta aan u dagi lanahay xagxagashada kadaaya dadka wanaagsan sida ina Cabsiiye oo kale.

  • @user-hj5co4tl3m
    @user-hj5co4tl3m Před 13 dny +7

    Subxaanallah dhaqan xumada waxay ka darantahay dilka.

  • @aminajama160
    @aminajama160 Před 14 dny +10

    Somaliland waxaa ka jirta Haayada Diinta iyo Waqaafta, hadii la gu arko nin iyo naag meel wada taagan way xidhan,

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 Před 14 dny +2

      Bisinka kuwaasna wey ka sii dareen makaa dhab baa? Markaa nin iyo nin isla taagan wey ogolyihiin miyaa? kuwaana may daba galaan khanisiin inay noqdaan baa dhici kartaa mise dumar ka uun baanay arki karayn?

  • @sunshineseaandvitamind8620

    Naagihii Somaliyeed sidey isu xayuubinayyeen ayeey niman noqdeen oo gadh iyo shaarubo ka soo baxeen. Subxanallah dhogor iyo qadhmuun bey lacagtooda siisteen

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 Před 14 dny +4

    Masha Allah my sister You telling them the truth I just shook long time to Somali people🤲🇸🇴☝️🇸🇴🤲

  • @Fadumo816
    @Fadumo816 Před 13 dny +4

    Reer muqdisho anigaa ah waana kugu raacsanahay Xumaanta in laqariyo ayeey rabaan ee ma rabaan in la iska qabto uuuf

  • @user-lo4tm6vn5b
    @user-lo4tm6vn5b Před 14 dny +8

    I love you and you tell the truth I am one of your watches. I don’t always agree with you, but this story is true and these girls are taking a biscuit.

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj Před 13 dny +3

    Waa Dir iyo Sheekhal kuwa isku bilabay Somali xaalkedu waa Allow sahal amuuraha Subxanallah

  • @AK-lk6hc
    @AK-lk6hc Před 14 dny +9

    This is beyond imagination, i couldn't believe if this wasn't recorded, the locals must confront this before we end up celebrating alphabets

  • @lulamohammed9289
    @lulamohammed9289 Před 14 dny +5

    Very good points walal farxiya

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 Před 14 dny +5

    Subxaana Allah
    Waa khaniis nimo

  • @ifrahmohamed5854
    @ifrahmohamed5854 Před 14 dny +2

    Absolutely agree with you,

  • @fardoushirsi9002
    @fardoushirsi9002 Před 14 dny +5

    Sc fathia wan ku salamay habo somali gabalkoodu waa dhacaye Allah hayna soo hanuuniyo

  • @user-hj5co4tl3m
    @user-hj5co4tl3m Před 13 dny +4

    Abaayo ku waa si waxay dilaan dadka fiican ,waxay ujoogaan in fasahaadka uu bato .Dadka hadii dad kooda xishoowaayeen doolad ayaa la rabaa.❤

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 Před 13 dny +1

    Subxaanallah. Acuudubilah. May Allah protect us.

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v Před 14 dny +3

    Absolutely runta ma jecel fadxiya quruxey ha ku dalin

  • @lixkaroonmahamood3544
    @lixkaroonmahamood3544 Před 13 dny +1

    Subhanalaah you are sister

  • @hamdiegal889
    @hamdiegal889 Před 10 dny

    Soomaaliya oodhan meeshii waxan iyo waxlamida aad ku aragto Habeen iyo maalinba usoo fadhiiso Dadka kuladoodayo way qaldan yihiin ku soco karbaash xalaal waakan ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v Před 14 dny +2

    Subxanallah waa wax laga xumado

  • @barwaqofarah9650
    @barwaqofarah9650 Před 13 dny +1

    Subaxanallaha
    Walaxala walaa quwatii
    Dakanu Muslim Haa mahaa

  • @sofiamansur4815
    @sofiamansur4815 Před 14 dny +6

    Kuwan allaha u soo celsho maxaakiimti

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Před 13 dny +2

    Subxaanalah subxaanalah subxaanalah waa akhlaaq daro aad u xun allow na badbaadi xasbunalaah wanicmal wakiil

  • @baroenglishwithameeramohamed

    Najeynaa.

  • @user-jn1fl9zs7u
    @user-jn1fl9zs7u Před 14 dny +1

    Mash allha mata woooooow❤❤❤❤❤❤

  • @zainabmaxamed8591
    @zainabmaxamed8591 Před 13 dny +1

    Mash allah fadxiya cobsiiye aqlibadan ilahoow aqliga kuudaa

  • @Hana-997
    @Hana-997 Před 13 dny +3

    Qiyaamuhuba Xamar ayuu ka dhacayaa 😢

  • @user-nz8xk7ql9q
    @user-nz8xk7ql9q Před 14 dny +2

    Subxaanallaah alla maxay somaliyi qudhuntay.
    Allaw kuwa waxas samaynayaa
    Mar arkaan originally hargaysa ri, ku saaranaya ha shimbiro waaqleeyaane.
    Najayna

  • @user-mr9wq4dt1u
    @user-mr9wq4dt1u Před 14 dny +3

    Wxad ka hdlysaaa waa xaq habo ha ujoojin caqli yarta

  • @zamashh9414
    @zamashh9414 Před 13 dny +2

    If they see a woman in pants is where they draw the line lol

  • @barwaqofarah9650
    @barwaqofarah9650 Před 13 dny

    Yes Fathixya you are telling the truth

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed181 Před 13 dny +1

    Subxaan Allah dadkaan aan xishood ka iyo diinta lahayn maxay ahaayeen waaba Khaniisiin ka soo baxay xerada xalane sida abaarso oo kale .acuudubilaah

  • @sofiamansur4815
    @sofiamansur4815 Před 14 dny +2

    Xasbuna llaah ilaahoow naga kori noocaanoo kale qaali waa qowmu luude hadeey muqdisho rogmasho ku jirtaa allow ha noo caroon xasbunal llah wa nicmal wakiil

  • @baroenglishwithameeramohamed

    Waxaasi waa ceeb iyo xareem in ay sameeyaan koofur. Waxaan la yaabay dadka fiirsaneya ceebtaas.

  • @roodaaden6463
    @roodaaden6463 Před 10 dny +1

    Waa bilaa dhaqn akhass

  • @hamdiegal889
    @hamdiegal889 Před 10 dny +1

    Subxaana allah

  • @amalibrahim4518
    @amalibrahim4518 Před 14 dny +1

    Allah masta’n!!!

  • @user-lf5qf3gn6b
    @user-lf5qf3gn6b Před 14 dny +4

    Acuudu billaah

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 Před 14 dny +3

    AQas waaye video gaa. Laakiin hambalyo July 1

  • @aishashire5391
    @aishashire5391 Před 13 dny +1

    So sad habo Subxanallah

  • @amalhassan56
    @amalhassan56 Před 13 dny +1

    Walle run baad sheegtey fariid ✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅

  • @maryam-cd3gt
    @maryam-cd3gt Před 14 dny +4

    IN LA DAAWADO MAAHA DADKAAS WALAAHI WAA DHAQAN XUN

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 Před 14 dny +4

    I wish i didn't see that picture of the men in macawiis oo iisku fadhiya😮

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 Před 13 dny +2

    Runtu dadka ma disho ee way ka nixisaa waana wax laga naxo waxan oo kale waana sumcadii somaalida wax meel kaga dhacaya iyo diintoodaba adna inaad bayaamiso waad ku mahadsantahay.

  • @Ayanabdi7
    @Ayanabdi7 Před 13 dny +2

    Anago Jigjiga Oo Ethiopia jogna Oo diino kala badan lagu wada nolyahay wlhi waxasi kama dhacan acudubillah mrkasa lagu leyhay wa wadan somali

    • @bella-xb1ug
      @bella-xb1ug Před 7 dny

      Naa jigjigo yaa itoobiya siiyay

    • @Ayanabdi7
      @Ayanabdi7 Před 7 dny

      @@bella-xb1ug mawduca dhan ma waxasa kaga baxay

    • @bella-xb1ug
      @bella-xb1ug Před 7 dny

      @@Ayanabdi7 aad iyo aad... Intaasaa iiga baxday wll

  • @sofiamansur4815
    @sofiamansur4815 Před 14 dny +2

    Yes you are right qaali waxaa ka jira mugdisho gabdho korna ka dadan hoosna ka qaawan

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 Před 14 dny +3

    Maa la xiro wasakhdaas

  • @user-lf5qf3gn6b
    @user-lf5qf3gn6b Před 14 dny +3

    Midbaan kugu raacsanahay soomaalidu soomaalinimadan ay sheegaan ma aakhiray wax iskugu qabanayaan

  • @zarahhassan4823
    @zarahhassan4823 Před 13 dny +1

    Kaarbaash igaa dheeh

  • @iqramoallim
    @iqramoallim Před 14 dny +4

    Waan amini la'ahay inay waxaso dada dawanayan

  • @AmranDolal
    @AmranDolal Před 13 dny

    MashAllah farhiya I so proud telling the truth ❤️❤️❤️🫶🏼🫶🏼🫶🏼

  • @hamdiegal889
    @hamdiegal889 Před 10 dny +1

    Kusoco karbaash xalaal ❤❤❤❤❤❤

  • @Darajooyin
    @Darajooyin Před 14 dny +5

    Abbaayo ceeb intaa moogtahay baa ka daran ee ka jirta muqdisho waad qaracmeeysaan.

  • @user-vl3dz1mu8d
    @user-vl3dz1mu8d Před 14 dny

    😊

  • @IamUzifrommurderdrones
    @IamUzifrommurderdrones Před 13 dny +2

    Somalidena runta waa necebnahay

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey Před 14 dny +4

    Wax la arag runtii waa dhaqan aad u xun la xawla Wala quwata ilaa bilaah

  • @user-lo4tm6vn5b
    @user-lo4tm6vn5b Před 14 dny +4

    It’s not shame on you, shame on them yeah and they don’t want to hear you because you’re telling them exactly what they are like. Shame on them
    I know you’re serious, but tonight you’re just making me laugh. This is just classic😂😂😂😂😂😂

    • @lail111
      @lail111 Před 14 dny +2

      This is not a laughing matter I'm still in shock.

    • @fardusjama5656
      @fardusjama5656 Před 13 dny +3

      Soomaali oo dhami waxay isku raacsantahay nacaybka soomaliland

    • @fardusjama5656
      @fardusjama5656 Před 13 dny +3

      Weliba nacaybka reer sh saxaaq

  • @MomoMomo-jl8gt
    @MomoMomo-jl8gt Před 13 dny

    Waa sax

  • @asmacali111
    @asmacali111 Před 10 dny

    ❤❤❤❤

  • @zahramohamoud8835
    @zahramohamoud8835 Před 13 dny +1

    Subxanalaaah

  • @Darajooyin
    @Darajooyin Před 14 dny +5

    Matagaa I qabtay walaahi.

  • @lail111
    @lail111 Před 14 dny +2

    Dadkan qaraxa iyo ba'a ku socoda inti ilahay u tobaad keni lahayen bi wixi kenayn ini dawadan labo nin u isku niiknyia wale wa yab.

  • @Zakhiya
    @Zakhiya Před 13 dny

    Subxaanallah

  • @Nuura-bb4ob
    @Nuura-bb4ob Před 12 dny +2

    Bisinka bisinka illaahay baanu Ka magan galnay

  • @bmgmohamed4289
    @bmgmohamed4289 Před 13 dny +1

    Somali waligeedey is dili jidhtee maamulkan hageysa ee oromadu Marshawn lawareegeyso afsomaaliga noo daaya mardhow muuse asalkiisu waa oromo awadal state mardhow la aqoonsan

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 Před 13 dny

    👍🏽

  • @hamdiegal889
    @hamdiegal889 Před 10 dny +1

    Hada kahor ayaan waxaan iswaydiiyay maaniga kaliya ayaa arintan xumaato uarko maxaa loodaawanayaa !!!!!!!!!!!!!!!

  • @maryambrahim82
    @maryambrahim82 Před 13 dny

    Xasbunallah

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 Před 14 dny +3

    Ceel bey isku heystaan

  • @sadam1318
    @sadam1318 Před 12 dny

    scw

  • @sabrinbrown8103
    @sabrinbrown8103 Před 13 dny

    Hi What’s the name of the song you played at the beginning? I love old school singers/songs

  • @itsimaan248
    @itsimaan248 Před 13 dny

    ASC 😊

  • @Candyg14
    @Candyg14 Před 13 dny +2

    It’s absolutely sad and disgusting she acted like that Subhanallah. Very low and disrespectful. 😮

  • @itsimaan248
    @itsimaan248 Před 13 dny

    Abayo suaal ayaan ku wedilahaa

  • @Sadgirl12386
    @Sadgirl12386 Před 11 dny +1

    Alla caruuraha dhaqan xumadas dawanaysa bn ka naxay hadhow wxs wx caadi ah by u malaynayan sick society wyen dadkan hdd runta u sheegtana afka ku goosanayan

  • @fardusjama5656
    @fardusjama5656 Před 13 dny

    Weliba waxad ugu dartaa maxaa goboladii koonfur oo dhan dhigay askarta gafuurka weyn

  • @bisharonurfarah2293
    @bisharonurfarah2293 Před 13 dny +1

    Waad saxantahay dadkan iyaga noocwalba oo wasakha oo laga yaqyaqsoodo sameeyaan haddana aan Rabin in khaladkooda loo sheego

  • @Sahra881
    @Sahra881 Před 13 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hawoshirelle337
    @hawoshirelle337 Před 13 dny

    Kkk ina cabsiiye dhib badanaa bal quruxdiisa eega kulahaa

  • @user-lf5qf3gn6b
    @user-lf5qf3gn6b Před 14 dny +3

    Beentaa maaha reer waqooyigu ma qaataan

  • @sahroali2547
    @sahroali2547 Před 14 dny +2

    Sharafi dhimatay 😭

  • @laylaismail4376
    @laylaismail4376 Před 14 dny +3

    That is disgusting

  • @Starlightinthenight123

    Waa. Laceeboobay. Ceebey. Tacaal. Gaabaadho. Niikinaay. Allow. Nasaatuur. Amiin. Amiin. Amiin. Muqadiisho. Xishooda. Ilahay. Ka. Baaqa. Bisiinka. Meeye. Culuumaadi

  • @hodangafadi5042
    @hodangafadi5042 Před 13 dny

    It's normal, Reer Mogadishu It's a culture things for them to shake their a**
    Somalia/ governments sell their sea and their land to outsider long before Somaliland did any deal with Ethiopian, and it should not be a surprise
    I support Somaliland❤

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc Před 13 dny

    Walaal soomaalida dhibka haysta naagahA u sabab ah waayo xishoodkii iyo xuduudii guurku lahaa waa laga tegay

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 Před 13 dny

    😳😳😳 maxeey sameynayaan waxa

  • @anababdi7563
    @anababdi7563 Před 14 dny +2

    Farxiyo muusiibada waxa illahy ugu saladay baa meesha ku jirta
    Akhlaaq xumo bartii ugu danbaysay bay marayaan
    Diin dhaqan Akhlaaq bilow aadnimo way ka tageen in la rogo unbaa uhartay kuwaan
    Waxaan ku rayn lahaa in gafuur duub ay lawareegto wadankaan

    • @snowqueen9755
      @snowqueen9755 Před 14 dny +1

      Naaya saqajamad ba tahy qabiilki ku qaadey kuma dhige maxa ku habaraysa umada adaa lagu rogayaa 🔪🤬

    • @anababdi7563
      @anababdi7563 Před 14 dny

      @@snowqueen9755 naa akhas qurumadyahay qabiilku qaaday ma qabiil baad iga maqashay naa makuwii futada lulayay baad ka midtahy akhas naa dhaqanka xun iyo qomuluudnimada waa laysku rogaa meesha nimanku dadka hortooda isku fuulayaan marogid baa udhiman

  • @Starlightinthenight123

    Ilahoow. Kaala. Qaabooji. Yaa. Alhaa

  • @se1059
    @se1059 Před 13 dny +1

    Akhas akhas naa wuxuu waa maxay 🤭🤭🤭

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk Před 14 dny +3

    Bisinka waa maxay waxas nin ninkale hoos dhiganaya maalin cad xata nin iyo dumar looma adkeysan karo, uuuuf aqas 🤮

  • @maryam-cd3gt
    @maryam-cd3gt Před 14 dny +1

    BARIGII HORE JAREERTA NIINKIN JIRAY HADDA SE REER KOONFUR OO DHAN BAA NIIKIYA. AROOSYADOODA HADAAD TAGTID WAA SOMALI WAY NIISA

  • @haywareerin266
    @haywareerin266 Před 14 dny +1

    Khasab igu jecloow ilma Qadaadweyn uuuuf 😂😂

  • @haywareerin266
    @haywareerin266 Před 14 dny +1

    Reer bacawis iyo dacas jeede bal waxy ku dagaalamayan eega

  • @subanjibriil3607
    @subanjibriil3607 Před 13 dny +1

    Waaxasi waa maxay walale bisinka ilahayow hana roogin 😢

  • @samiaaden9448
    @samiaaden9448 Před 12 dny

    Xasbiyalahu Wa nicmalwakil

  • @abdirizakali9809
    @abdirizakali9809 Před 13 dny +2

    Inailahi waina Ilahay raajicuun ilaahay kuwaas hanaga Qabto foolxuma badana this is disgusting

  • @lulamohammed9289
    @lulamohammed9289 Před 14 dny +2

    Waxa lamuuda somali bila dameer iney noqdeen

  • @fathiahussein7135
    @fathiahussein7135 Před 13 dny

    Dhaqan xumadu meel kasta waykajirtaa laakiin markii hore waa la qarinjiray

  • @MeerSufian
    @MeerSufian Před 13 dny

    GERMANY kuma jirto huno lambarka waanka waayay

  • @JibriilMaxamuud-zp5xk
    @JibriilMaxamuud-zp5xk Před 13 dny

    Ma side eyda udhaqmaan