Fatxiya Cabsiiye Show
Fatxiya Cabsiiye Show
  • 2 039
  • 33 036 594

Video

Light Conversations With Mahubo Fabulous & Fathia Absie Maamulka Maskaxda & Soo Jiidashada Wanaaga🎉
zhlédnutí 4,6KPřed dnem
Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺 USA Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya. Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak Store In SeaTac Area 15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188 Kent, Area Seattle Pacific Market 23643 104th ave se Kent wa 98031 Minneapolis, Minnesota Minneapolis Hala...
So Beautiful #mashallah #alhamdullillah ❤️
zhlédnutí 2,9KPřed 28 dny
So Beautiful #mashallah #alhamdullillah ❤️
Weligaa Quruxda & Biyaha La Saaxiib 😍
zhlédnutí 3,6KPřed měsícem
Weligaa Quruxda & Biyaha La Saaxiib 😍
Laki Haji Wacays Oo Feedback Ka Samaysay Hinda Products & Spa 🎊❤️
zhlédnutí 3,2KPřed měsícem
Laki Haji Wacays Oo Feedback Ka Samaysay Hinda Products & Spa 🎊❤️
Raaliyo Waxaa Raba Nin Rafaad La Jecel Gabadh Oo Wax Qarinaya 😂
zhlédnutí 11KPřed měsícem
Raaliyo Waxaa Raba Nin Rafaad La Jecel Gabadh Oo Wax Qarinaya 😂
Xagii Sariirtana Ma Dumarka Qaabilsan?😂 (Shorter Fave Clips)
zhlédnutí 6KPřed 2 měsíci
Xagii Sariirtana Ma Dumarka Qaabilsan?😂 (Shorter Fave Clips)
Ninkani Waa Xaas Doon Xaas Leh, (Popular Shorter Clips)🤔
zhlédnutí 7KPřed 2 měsíci
Ninkani Waa Xaas Doon Xaas Leh, (Popular Shorter Clips)🤔
Sababta Hablahu Isu Cadaynayaan Waa Qays Qaysar Oo Kuwa Cad Cad Duco & Farxad Tusaya 😂
zhlédnutí 10KPřed 2 měsíci
Sababta Hablahu Isu Cadaynayaan Waa Qays Qaysar Oo Kuwa Cad Cad Duco & Farxad Tusaya 😂
Nikki Haley Went To Israhell To Sign Bombs To Kill Children 🤔
zhlédnutí 2,7KPřed 2 měsíci
Nikki Haley Went To Israhell To Sign Bombs To Kill Children 🤔
Aabe Maqan Dhankiisa Ayaa Ubadku Ka Dayacmaa, Hooyo La Joogta Ma Dayacin🤔
zhlédnutí 6KPřed 2 měsíci
Aabe Maqan Dhankiisa Ayaa Ubadku Ka Dayacmaa, Hooyo La Joogta Ma Dayacin🤔
Naagtani Waxay Ku Buraanburay In Hadii Sayid Cali Gabadh HG Ah Gubi Lahaa La Daamixi Lahaa🤔
zhlédnutí 8KPřed 2 měsíci
Naagtani Waxay Ku Buraanburay In Hadii Sayid Cali Gabadh HG Ah Gubi Lahaa La Daamixi Lahaa🤔
Gartu Laba Qof Kama Wada Qosliso🤔
zhlédnutí 20KPřed 3 měsíci
Gartu Laba Qof Kama Wada Qosliso🤔
Hinda Serum & Skin Regenerator Feed Back❤️
zhlédnutí 2,4KPřed 3 měsíci
Hinda Serum & Skin Regenerator Feed Back❤️
Fatxiya Cabsiiye & Maalin Maal Mahayga Ka Mid Ah😂✌️❤️
zhlédnutí 6KPřed 3 měsíci
Fatxiya Cabsiiye & Maalin Maal Mahayga Ka Mid Ah😂✌️❤️
Xujo Ama Challenge Ayay Fatxiya Cabsooye Idiin Wadaa Maanta, Xataa Dulayste❤️😂
zhlédnutí 11KPřed 3 měsíci
Xujo Ama Challenge Ayay Fatxiya Cabsooye Idiin Wadaa Maanta, Xataa Dulayste❤️😂
Bal Sida Aan U Burburiyo Eeg Xaliye Abu Jahal & Kooxdiisa Caqliga Ka Fakhriyey🤔
zhlédnutí 13KPřed 3 měsíci
Bal Sida Aan U Burburiyo Eeg Xaliye Abu Jahal & Kooxdiisa Caqliga Ka Fakhriyey🤔
Gabadhan Ayaa Iiga Digtey Dulayste Aanu Beri Isjeclayn😂
zhlédnutí 12KPřed 4 měsíci
Gabadhan Ayaa Iiga Digtey Dulayste Aanu Beri Isjeclayn😂
Reer London, Isqurxintii Ciida Oo Dhan Ka Doonta Hinda’s Hair & Beauty Spa +44 7956 778818
zhlédnutí 1,7KPřed 4 měsíci
Reer London, Isqurxintii Ciida Oo Dhan Ka Doonta Hinda’s Hair & Beauty Spa 44 7956 778818
Love Your Skin & Hair😍
zhlédnutí 2,1KPřed 4 měsíci
Love Your Skin & Hair😍
Qoyan Mas Bay Kiish Ku Sidataa 😂😂
zhlédnutí 10KPřed 4 měsíci
Qoyan Mas Bay Kiish Ku Sidataa 😂😂
Ameera Mohamed Falcelin ❤️
zhlédnutí 1,6KPřed 4 měsíci
Ameera Mohamed Falcelin ❤️
Dumarka Miyaa La Siri Karaa, Mise Iyaka Ayaa Been Ay Arkaan Iska Indhatira? 🤔
zhlédnutí 9KPřed 4 měsíci
Dumarka Miyaa La Siri Karaa, Mise Iyaka Ayaa Been Ay Arkaan Iska Indhatira? 🤔
Waynaade Ayaa Wanaagsanaada Alhamdullillah ❤️
zhlédnutí 5KPřed 5 měsíci
Waynaade Ayaa Wanaagsanaada Alhamdullillah ❤️
Quran Ka Cararka & Xadiis Ku Orodka Markay Noqoto Xaqa Haweenka🤔
zhlédnutí 8KPřed 5 měsíci
Quran Ka Cararka & Xadiis Ku Orodka Markay Noqoto Xaqa Haweenka🤔
GABADHA SOMAALYEED (Podcast Ep 1)
zhlédnutí 3,4KPřed 5 měsíci
GABADHA SOMAALYEED (Podcast Ep 1)
Fadlan Inyar Dhegahaaga Yara Fur🙁
zhlédnutí 7KPřed 5 měsíci
Fadlan Inyar Dhegahaaga Yara Fur🙁
Banana Bread Baad I Waydiiseen, Anna Waan Idiin Soo Qooshay🤣🤣
zhlédnutí 6KPřed 6 měsíci
Banana Bread Baad I Waydiiseen, Anna Waan Idiin Soo Qooshay🤣🤣
Hinda Oo Ka Hadlaysa Products Ka & Cream Haaraha Ah
zhlédnutí 2,4KPřed 6 měsíci
Hinda Oo Ka Hadlaysa Products Ka & Cream Haaraha Ah
Waa Macau Barbaar TV? Waa Wareey, Soo Yaaca Weliba Waalidoow 🎊❤️
zhlédnutí 3,5KPřed 6 měsíci
Waa Macau Barbaar TV? Waa Wareey, Soo Yaaca Weliba Waalidoow 🎊❤️

Komentáře

  • @bintimohamed7864
    @bintimohamed7864 Před 5 hodinami

    😁😁

  • @user-hg3ft4yg4q
    @user-hg3ft4yg4q Před 5 hodinami

    😂😂😂😂😂 mancad xumo somali utahay ee naga abus

  • @user-hg3ft4yg4q
    @user-hg3ft4yg4q Před 6 hodinami

    Waxasi kaliyay yaqanan maxa layidhi

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Před 6 hodinami

    Ma jirto wax bur cad badeed la yidhaahdo waa magac loo sameeyay iyo niman lacag la siiyay oo matalaya inay markab qabsadeen. Reer galbeedka ayaa ka dambeeya

  • @Fadumo-nx4gy
    @Fadumo-nx4gy Před 6 hodinami

    ❤❤❤❤❤

  • @SahraAhmed-vx4zs
    @SahraAhmed-vx4zs Před 6 hodinami

    I believe our brother Barkhad simply performed a script he was given, and the pirate movie was perceived as a heroic film. Personally, I never enjoyed 'The Black Hawk Down'; I found its storytelling lacking in portraying the events accurately.

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel Před 6 hodinami

    Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺 USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya. Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak Store In SeaTac Area 15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188 Kent, Area Seattle Pacific Market 23643 104th ave se Kent wa 98031 Minneapolis, Minnesota Minneapolis Halaal Market 612-729-2224 2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407 Djibouti Fashion 301 Central Ave N Faribault, MN 55021 +1 (507) 351-0887 Columbus, Ohio International Mall 1780 Morse Rd Room 11 A Columbus Ohio 43220 ‪+1 (206) 834‑5828‬ Canada Ottowa: Fadumo +1 (613) 709-5424 Calgary, Canada Kaysen Products +1 (368) 999-8657 UK Hinda Spa +44 7956 778818 2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom Ealing Borough London +44 7404 996516 Ruqiyo Layla South London +44 7538 579481 Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @ www.hindas.co.uk Anab Brent Area In London +44 7501 256371 Bristol, UK Roda +44 7452 835022 Sweden: Saadia Osman Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230 0764047662 Deeqa Ahmed Bulale Birmingham 07429421661 EUROPE Italia VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037 Tel +39 392 383 7282 Germany +49 172 9192881 Deeqo axmed cumar Holland Kaltun dalal 00 31 684130928 Saudi Arabia Al Akram Complex, Behind Qasr Mall Building 77, first floor, apartment 2 +966 50 207 0385 UAE Emirate +968 9662 5020 Ireland Belfast +44 7305 144657 Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070 Italia: Sabah +39 392 383 7282 Ifrah Ismail Adam Australia, Melbourne 🇦🇺 +61468912253 +47 906 14 221 Nasra salon Norway Danmark France Switzerland Mogadishu, Somalia Naadis 0618236743 Nairobi, Kenya 0722997917 Australia Ifrax +61 405 591 442 Belgium Ayan Idle 0031-684382273 Turkey +905013296778 Garowe: Trendy collections Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center 0907635086 Hargaysa Zainab Collection +252 63 4402750 Jabuuti Mouna Nour Ibrahim +25377369099 Jigjiga +251 91 574 4595

  • @nedafiqi7720
    @nedafiqi7720 Před 6 hodinami

    Fadxiyey waan yaabey maantan arkey waxan iri fadxiya cabsiye sida ma aheyn EE maxaa khaldan Dadkan ilaahey kama baqaan

  • @sahrahassan4535
    @sahrahassan4535 Před 7 hodinami

    In waxkakhal danyihiin ayuu u eegyahay

  • @aishayusuf4545
    @aishayusuf4545 Před 7 hodinami

    Walal anigu afkiisa kamaan maqlay base waxay lahayeen xuseen waa mareexaan reer Diini waxasay meelaha kuwad wadeen. Soomali waa Soomali huuno .Soomali Allah SWT hasoo hanuuniyo.

  • @aishasharif2359
    @aishasharif2359 Před 7 hodinami

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @kiingas5689
    @kiingas5689 Před 7 hodinami

    War anaga wax aragneey oo Farhia madiga qabiil kaa maraan Danbiga iskaa dhgaf Irsiqaa meel xun kaa galeey mohmmed buskut maxaa dhaanta😂😂😂😂

  • @NasserMahmoud-n5e
    @NasserMahmoud-n5e Před 8 hodinami

    ❤❤❤❤❤ALLHUMA ❤❤❤AAMIIN

  • @naruurab1114
    @naruurab1114 Před 9 hodinami

    Fathia adigoo raali ah fadlan, 🙏 course camera editing ah qaado telphonkaan waxba kama aragno😮

  • @luulhussein7191
    @luulhussein7191 Před 9 hodinami

    😂😂 ina cabsiiye waa gabar run badan jecliyaa

  • @luulhussein7191
    @luulhussein7191 Před 9 hodinami

    Qabyaalada way ka jecelyihiin diintooda soomaalida subxaanalah

  • @hamdiahmed9134
    @hamdiahmed9134 Před 11 hodinami

    Walaal diinta baro si aadan khalad ugudhicin

  • @hodanahmed7902
    @hodanahmed7902 Před 11 hodinami

    😂😂😂😂😂😂😅

  • @mercedes7890
    @mercedes7890 Před 11 hodinami

    Subxaana laah ka toobo keen Farxiyo dhulka walaalo inga leh astaa furulaah

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 13 hodinami

    What’s Gooyam???

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 13 hodinami

    Let go of Bassem Youssef’s Chanel. Now

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 13 hodinami

    AdnaMa waxoodiibay Kugubilaabeen Fathiay? Calaamaysta Dheh

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 13 hodinami

    Aamiin

  • @jamaaorshe9571
    @jamaaorshe9571 Před 14 hodinami

    wacalayka

  • @anoor7560
    @anoor7560 Před 14 hodinami

    Wallahay farhia barigii hore waxaan ka qabay fikrad xun sababtoo ah sidaan u badanahay wax ma hubsano lkn kadib markaan arkay dhagaystana ee aan darsay waxaa ay ka hadashaa wax dhab ah 1- waa run in Somalia hablaha yar yar iyo raga yar yar lagu lagu kufsado 2- in ragii somaliyeed jirkoodii is cadeeyeen 3- in wadankii Somalia khaniis nimado ku badan tahay

  • @sahrahashi8838
    @sahrahashi8838 Před 15 hodinami

    Markad tiraahdo war wadankan mad sida u dhantan nimanka soo maaliyeedow waxay dhahayan gaala na dhibaysa markad dhahdo gaalo wax dilaysa maanan arag soomali is dilaysan aragna waxay dhahayan waalayskukendiraya hadad dhahdo soo aqli malihdiin 9 bil bad ku dhalaten ayaguna into kale siduu dadka ubadanyahay see wax uwadan 😂😂😂 markasa ita la xanaaqo baa laleeyahay dumarkaba may wax qabtan sheekada way nalagu jiran 😂😂😂hadad dhahdo wayahee xelka nagu soo wareejiye 1 sano bas 😂😂waxay leeyihiin tiintu ma ogala inay dumar dad maamulan 😂😂😂marka farhiye dadkeeno waa daal diine ku ma dhaqano quraafad iyo shirkina wuu naga buuxaa Allah jehliga haa na ga saaro Amiin 😂

  • @user-lg8gu6yq1c
    @user-lg8gu6yq1c Před 15 hodinami

    Ala jecliyaa warkagaaa wan ku raxaystaa sedaad ugaa hadasho ragaan bokanka❤❤❤❤farxiyaaaa❤❤❤

  • @HahaHuhu-be8ir
    @HahaHuhu-be8ir Před 16 hodinami

    Wuxuba waa wada shadaadiin insi way Kala waaweyn yihiin uun Lacnad baa Ku wada taalla

  • @MurwaadDarod
    @MurwaadDarod Před 18 hodinami

    Culumadi ayay soo dhigayan oo ka been abuurayanxd u malyn cid klena

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Před 18 hodinami

    Waa saqajaamin munaafaqiin ah been cad ayay sheegayan

  • @MurwaadDarod
    @MurwaadDarod Před 18 hodinami

    Salan sare farxiya

  • @AhamadJusiuf
    @AhamadJusiuf Před 19 hodinami

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abdifatah-if9il
    @Abdifatah-if9il Před 20 hodinami

    Hadaabad fake gareeyneeysaa qosalka beentaa uma fasahada

  • @naztehachanel9598
    @naztehachanel9598 Před 20 hodinami

    Habo waan kuwataa ❤ kusoco

  • @munamusa1222
    @munamusa1222 Před 22 hodinami

    The eyes are the windows of the soul absolutely 💯 ❤

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 Před 22 hodinami

    Asma waaba wadaadkii oo inta taagan

  • @fathiahussein7135
    @fathiahussein7135 Před 23 hodinami

    Dadkani waa bilaadamiir

  • @fathiahussein7135
    @fathiahussein7135 Před 23 hodinami

    Ilaahay kama cabsanayaan

  • @fathiahussein7135
    @fathiahussein7135 Před 23 hodinami

    Amiin Amiin

  • @Shadeahamod
    @Shadeahamod Před 23 hodinami

    ❤❤❤❤

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey Před dnem

    😂😂😂 indhaha see looga garan karaa dambiilaha dad waxa jira indho tuug leh oo miskiin iska ah

  • @MaxamadAxmadqaasim

    Inaa lilahi waa inaa ilaahi raajicun

  • @nimaladan2174
    @nimaladan2174 Před dnem

    Kkk Asma dhib leey waaye

  • @maxedcali4232
    @maxedcali4232 Před dnem

    Magacii eyga

  • @maxedcali4232
    @maxedcali4232 Před dnem

    Her brother did good job Masha Allah

  • @maxedcali4232
    @maxedcali4232 Před dnem

    Ha u joojin

  • @maandeeq330
    @maandeeq330 Před dnem

    Fatxiya do you consider yourself a Quranist meaning you only follow the Quran not the Sunah e.g Ahadeeth ? Thank you

    • @nimam7846
      @nimam7846 Před 20 hodinami

      Isnt the quran not more powerful? I have heard about that lately I didn't hear about quranist before so I dont understand

    • @maandeeq330
      @maandeeq330 Před 17 hodinami

      @@nimam7846 Yes sis, the first source of legislation for us is the Quran then the sunnah of the Prophet scw, the Sunnah translates the Quran at times such as the way we pray and how many rakcas we pray because it’s not written in the Quran how we perform every Salah. You can’t just say I will only follow the Quran. After the Quran and the Sunnah comes something called (Al-ijmaac) after that comes (Al-qiyaas). Look it up sis it’s really beneficial.

    • @nimam7846
      @nimam7846 Před 13 hodinami

      @@maandeeq330 okay But sunnah is not mandatory right?

    • @maandeeq330
      @maandeeq330 Před 9 hodinami

      @@nimam7846 it is sis otherwise how would you know how to pray if you don’t follow the sunnah of the prophet scw

    • @Ms.4ever33
      @Ms.4ever33 Před 7 hodinami

      Fathia's problem is she has no knowledge of Islam. I don't think she even understands the basics of Islam and yet she will try to discuss some Islamic topics and say this is not Danbi or that is. Anything to do with Islam she should steer far away from, and that goes for anyone that doesn't have enough knowledge about Islam. As Muslims we should all seek proper Islamic knowledge. Some people think they can practice Islam without ever studying it and that's just nearly impossible.

  • @saharamohamed7908
    @saharamohamed7908 Před dnem

    Asc habo ma Noola mar hore ayuu dhintay

  • @saharamohamed7908
    @saharamohamed7908 Před dnem

    Sac Ma Noola habo fatxiyaay