Sababta Hablahu Isu Cadaynayaan Waa Qays Qaysar Oo Kuwa Cad Cad Duco & Farxad Tusaya 😂

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Jigjiga
    +251 91 574 4595

Komentáře • 70

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  Před 3 měsíci +3

    Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Jigjiga
    +251 91 574 4595

    • @NiciimaHassan-fh7wp
      @NiciimaHassan-fh7wp Před 3 měsíci

      Waxan jeclan lahaa lanbrkgaga arin baan kulaso wadagi lahaaye

    • @NiciimaHassan-fh7wp
      @NiciimaHassan-fh7wp Před 3 měsíci

      Waxan rabi lahaa lanbarkagag .sababto ah .waxan rabay in aan wax kula wadago

    • @iskufilan174
      @iskufilan174 Před 29 dny

      Canada miyay omaday wali

  • @mohamedmohamoud4653
    @mohamedmohamoud4653 Před 3 měsíci +10

    Dulayste meel baa u cad 😂

  • @marwo_8031
    @marwo_8031 Před 2 měsíci +3

    Iscadaays ma fiicno. Aniga dumar familka is cadayn jiray yago waliba caas oo midabkaga leh Fathia. Hada markay 50 iyo 40+ noqden ayu wajigi 90jir u eegyahay walahai dhalal yar oo mudo ku haynaya hadhow ayu ka daba imanaya. Diana iyo dernavo ayey isku qasi jiren 😩 waliba qurbaha yurub Anigu Alx I am 30years old this year, with two kids. Hadana waxa li maleya wajigayga 20years Alx makeup xita only Eid days and party hadan adayo unban marsada. So yes Dumarkan hada joogo siiba africa kuwo ku nool ha lo sheego daawada inay hadhow after some years wajiga ka babinayso foolxumo ayu noqonaya naagta is cadayn jirtay

  • @hawoshirelle337
    @hawoshirelle337 Před 3 měsíci +7

    Walee waa run xafad dhan oo waxaad arki gabdhihii cadyihiiin wiilashiina madow yihiin

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 Před 3 měsíci +10

    Naagaha Nairobi iyo muqdisho ku nool ee caanka ah ee sunta wal walaaqaya waa in laga qabto gabdhahan yar yar.

  • @bilana289
    @bilana289 Před 3 měsíci +7

    Somali iyo cadaan maxaa kala haysta

  • @ShaneyaHassan
    @ShaneyaHassan Před 3 měsíci +3

    We are in the last days of dulhuja I ask Allah to give me the chance to meet you wallahi i would give you a big and warm hung and take an autographe from you 😂😂😂😂😂😂 i likeeee the way you said mass iyo hari macad then laughed 😂😂😂😂 im ypur fan , love the truth u spreed about this blind community .

  • @Siciid-z7f
    @Siciid-z7f Před 2 měsíci +2

    2 bilod mamarsan wax kimiko ah wana iskadayay habo MCN

  • @maryanmuktar7272
    @maryanmuktar7272 Před 3 měsíci +7

    Haboo dadkii aan kacadaa intey iscadeeyeen bay ileeyihiin naa maxaa lamadoobaatey ayagaa isbaley anigu sideydi un baan ahey karan

    • @bilana289
      @bilana289 Před 3 měsíci +3

      😂 aniga kula mid ah mid kasta waxay I leedahay waad madoobatay 😂 hada waa halkagee anigu maba madoobane iyagaa diirkii iska qaaday

    • @HodoAyan-is4fw
      @HodoAyan-is4fw Před 3 měsíci

      Waxasba na haista lakin allxm inaga ka qorox badan ❤

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 Před 3 měsíci +6

    Somali oo dhan ayaa wax cad hadii Arkaan kistoo isku dardarsamaan! Muna Cadeey iyo farax Cadoow ayaan ubixinaa kuwa cascas! Dark ones are like Siteey Rujimo iyo qarofoow! Magac caadi xataa malobixiyo!

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před 3 měsíci +3

      😂😂😂 qaroofoow 😂

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před 3 měsíci +2

      Ruujimo 😂😂😂. Ar adiyaaa

    • @bongasasa3895
      @bongasasa3895 Před 3 měsíci +2

      @@niyaaladem if you are dark they chose funky names for you walaahi!

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před 3 měsíci

      @@bongasasa3895 haa. Waxaanu nahay dad waalan

  • @fathiahussein7135
    @fathiahussein7135 Před 3 měsíci +3

    Hablaha is cadeeya intooda badani jidhkoodu ma qurux badna

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Před 3 měsíci +1

    Walashay farxiya, waxaan kugu jeclahay Runta, Guuleyso wll😊❤️💖

  • @nimaladan2174
    @nimaladan2174 Před 3 měsíci +1

    Kkkkk😂😂😂😂😂😂yartii kale loma ducayn kulahaaa😂😂

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien Před 2 měsíci

    Adigaban is cadeeyay oo Yara ilbaxay sunihina wax isa Yara Mariya ALLaa kariim

  • @saleebanshire1427
    @saleebanshire1427 Před 3 měsíci +1

    WAA NINKII JINNKIISU KU JECLAA ❤❤❤❤❤

  • @bigcatshukri3773
    @bigcatshukri3773 Před 3 měsíci +6

    Salam Fathiya lots of love from UK

  • @soohorcashaqa1670
    @soohorcashaqa1670 Před 3 měsíci +1

    Juwan la hadlaaya qudhooda ayaa is cadeeyay

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před 3 měsíci +1

    Cadaan bey ku waasheen rageenii , waa sababta hablaheenii ay isku simeeyeen.

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq Před 3 měsíci

      😅😅😅 waxaan maqli jiray dumarku caqli malaha Kolba xagii ragu u dhaqaaqaan ayuunbay u socdaan !!
      😂😂😂 xanuun waxaad ka qadaysaan hadii laydinku yidhaa ragaa Jecel ma samaynaysaa !!

  • @hodanali4743
    @hodanali4743 Před 2 měsíci +1

    Walhi waa dhip jirtaa in hablaha midabkoda heysta in Ragu u ragan Ku waa Qurux lahen

  • @Hassanwest
    @Hassanwest Před 3 měsíci +1

    Maxaa ku diid habar jacel inaa wax ku darsadid 😂😂😂 farxiya absiye

  • @hawoshirelle337
    @hawoshirelle337 Před 3 měsíci

    90 ilaa 2000 waxaan arki jiray wiil cad oo gabadhoodu madow tahay oo la dhaho war gabadha sii casiinka

  • @Xadiyoluula
    @Xadiyoluula Před 3 měsíci +2

    Inanta hore nafkeedu, way afgaabnayd

    • @haweeyafanax9093
      @haweeyafanax9093 Před 3 měsíci

      Kolay way ka da'yartahay gabadha codkar ka ah.

    • @Xadiyoluula
      @Xadiyoluula Před 3 měsíci

      Dadku laftoodu waa u kala dhasheen Marwood horaba

  • @bilan1674
    @bilan1674 Před 3 měsíci +1

    Walahi waa runtaa the reason they all bleaching is because of the Somali man… lkn waxaa qasaara ah inaa duleyate iyo cabdiqasaaro ubadal midAbkaa ga u badal hahah

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq Před 3 měsíci

      😂😂😂 caqli majiro dumarku wixii ragu jacayl yihiin oo ay sameeyaan mooyaane !!

  • @aishaahmed4400
    @aishaahmed4400 Před 2 měsíci

    Argati dheer

  • @CabdiBadal-u8t
    @CabdiBadal-u8t Před 3 měsíci

    Wllo waa yartahi waa dhalasa isha allha❤❤❤❤

  • @fadumoali4700
    @fadumoali4700 Před 3 měsíci +1

    😂😂😂😂😂😂

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 Před 2 měsíci

    Fadxiya, I hope these ignorant people don’t get to you, wlhi I was listening to tiktok live and you were the topic of discussion, not a single criticism, all accusation and lies. Waan yaabay wlhi, waxn is iri dadka ilahay kama baqayaan miyaa? they r incapable of taking constructive criticism. Ragga somaliyeed Amaan iyo In loo sacab tumo un ayeey rabaan.

  • @MaryanAbdulle-rq9yv
    @MaryanAbdulle-rq9yv Před 2 měsíci +1

    Wa fahantay wlhi😂😂

  • @qamarsharif1595
    @qamarsharif1595 Před 3 měsíci

    Qeys qeysar nagaha iscadheyo jecelyahay

  • @user-ps8ho5wl5k
    @user-ps8ho5wl5k Před 3 měsíci

    Alla habo ku jecliyaa😂😂

  • @nimam7846
    @nimam7846 Před 3 měsíci

    Haa wale dantooda bay naga arkan duleyste wa tuug qoyan ma ma fahmayso

  • @Ayanabdi7
    @Ayanabdi7 Před 3 měsíci

    Sabankan ciyalku waba abahod uwada ekayal Anaguse Jeclin marinkayaga Wxan ad ula yaba dhawr jeeron arkay hablaha dawada isticmala markay ciyal madow dhalan Abohod bey u Eeg yihin ba laga hor kenaya anigu wan cadahe abihibu madowga ka racay

  • @Freshy_brain
    @Freshy_brain Před 2 měsíci

    As a men this is fucking kolpism that qeys did, how that poor girl felt 😡

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 Před 2 měsíci

    😂😂😂😂😂😂😂 farhiya ku jecliyaa

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤❤

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 Před 3 měsíci +1

    😂😂😂😂😂😂😂 inanti kale way hilmaaeen belaa ka dhacday waa sababta gabdhuhu ay ugu waasheen iscadaynta adigu waad waaninaysaa iyaguna way ku caayayaan account ka aakhiro bay kuu buuxin

  • @nadiiracabdi233
    @nadiiracabdi233 Před 3 měsíci

    Asc habo fadxiya

  • @najmaadan9529
    @najmaadan9529 Před 3 měsíci +2

    Habooo pls ilasooo hadal ama meel aan kaalaso xidhiidho ireeb

    • @Hassanwest
      @Hassanwest Před 3 měsíci +1

      Why you went her number

    • @Hassanwest
      @Hassanwest Před 3 měsíci +1

      Maxaa u sheegeesa wax aan faaido naku jirin hadaanu nahay raga somaliyeed 😂😂😂

    • @najmaadan9529
      @najmaadan9529 Před 3 měsíci +2

      Bal maxaa kaa galay waxan usheegaayo 🙄

    • @Hassanwest
      @Hassanwest Před 3 měsíci

      @@najmaadan9529 👍

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 Před 3 měsíci

    👍👍👍

  • @user-hj5co4tl3m
    @user-hj5co4tl3m Před 3 měsíci

    😂😂😂😂😂😂😂😂🙏🙏🙏

  • @saleebanshire1427
    @saleebanshire1427 Před 3 měsíci

    CABAASE ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shukriali4487
    @shukriali4487 Před 3 měsíci +2

    Fatxiya adiga maxaa ku cadeeyay

    • @HodoAyan-is4fw
      @HodoAyan-is4fw Před 3 měsíci

      iyada Allaha siiye cadanta

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 Před 2 měsíci

      Ma cadda xagay ka cadahay Fatxiya waa Afrikaaniyad isku kalsoon midabkeeduna yahay Brown ama Bunni. Cadaanta oroda oo barta micnaheeda.

  • @user-hj5co4tl3m
    @user-hj5co4tl3m Před 3 měsíci

    Maashaa Allah waano uma dhina ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌹🌹

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 Před 3 měsíci

    🐊🐊

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 Před 3 měsíci

    casan bay daba cararayan dokh malaha

  • @mimimomo6667
    @mimimomo6667 Před 3 měsíci

    😂😂😂

  • @memr7493
    @memr7493 Před 3 měsíci

    😂😂😂😂❤❤❤😂😂😂

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 Před 3 měsíci +1

    🤣🤣🤣🤣🤣

  • @safamaxamed967
    @safamaxamed967 Před 3 měsíci

    😂😂😂

  • @hawofarah2365
    @hawofarah2365 Před 3 měsíci

    😂😂😂😂😂😂