Afar Gabdhood Ayuuto Ha Galaan Hal Wiil Ay Isla Guursadaan (Xasan Al-Wajidi) 🤔

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024
  • Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Jigjiga
    +251 91 574 4595
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407

Komentáře • 180

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  Před měsícem +7

    Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Jigjiga
    +251 91 574 4595
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407

    • @deeqaalinoor3961
      @deeqaalinoor3961 Před měsícem

      First of all sheikh was hugging his mother and second walaal the girls they came to sheikh every day to beg for men the he thought of this idea coz instead of women ask for good life they ask for men so that is the idea

  • @Rose_83k
    @Rose_83k Před měsícem +6

    Habo you have no idea how much I love you for Allah sake. Thank you for always talking about the haqq and the truth. I learnt so much from you everyday. May Allah give you happy healthy life. ❤❤❤

  • @allahbawayn
    @allahbawayn Před měsícem +15

    Allahu akbar raga sida ufikiraya ilahay hanaga hayo

  • @aishoali9044
    @aishoali9044 Před měsícem +6

    Habo farxiyo war farxadleh ayaan kuwada maama saafi nimanki kufsadeen io naagti shirqoshey wala helay daahir alasow ayaa kenay mamada xaqeda waa so dilaacay🤲🤲😭

  • @83587
    @83587 Před měsícem +8

    Waa sida ay uwada fikirayaan lkn Sheekh isku sheegan kor kor buu usheegay

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Před měsícem +9

    Nimanka somaliyeed sheekh iyo shariifba Waa desperate, waa wax la heli karo oo meel kasta yaala, waxba ma diidanba,

  • @Rubyrae897
    @Rubyrae897 Před měsícem +3

    I love 💘 farxiya she is always on point

  • @Sadgirl12386
    @Sadgirl12386 Před měsícem +7

    Gbdh aan jaar nahay baa maalin inankeedu dadka dhagaxaynayay candhuuf buu dadka ka wawayn ku tufayay iyaduna way ku daawanaysa wxn ku idhi maad akhlaaqda bartid ood ku tidhahdid dadka kaa waawayn ka xisho wxyba igu tidhi waa fariid daa wyba ugu sacabinaysay markaa qoyan intay caruurta dhaqan xumo ku koriso bay hadhowna dadka dilayan Dadkii naftay u keenen caruurtii somaliyed wxsna waalidkod baa u keenay dulayste caruurtiisa kamaba war hayo qoyana xuman ksta uu ilmuhu sameeyo way ugu sacabtumaysa hadhow mrkii laga dilana way ooyaysa dumarow caruurtiinu intay yar thy dhaqanka wngsn iyo akhlaaqda bara

  • @erumroble5081
    @erumroble5081 Před měsícem +8

    Ma aragta 😅mar hore ayaan arkey Key in uu dhimanyaha ninkaan 😅

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 Před měsícem +10

    Yaa islaam foolxumeeyay oon somali ahayn akhas calyk

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi Před měsícem

      Ceeb walal xishood culamada soomaaliyeed wee wanaagsanyihiin noqo raaliya wax maqal

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi Před měsícem

      @@nasramohamed4229 somalia oo dhan ayaa wax kasheegtay mid weyn mid yar mid shiikh ah mid aan Shiikh aheen

  • @susanhassan3524
    @susanhassan3524 Před měsícem +6

    Waxay moodayaan inqurux kaliya
    Laysku jecel yahay bidhaq

  • @MariA-jh2qr
    @MariA-jh2qr Před měsícem +5

    Culumadii bay maanta taagantahay elle haslo
    Habo nimankii dooda wadi jiray sidaad ha een utri socdoo shaqo la'imaada xataa dhagaxa jabiya
    ayaantaas baa 'udambaysay saan uqoslayay😂
    Waa ku saaymay

  • @mowlidali-qs7rx
    @mowlidali-qs7rx Před měsícem +3

    Xaliye iyo Jiheeye iyo Daaci Saalax baa kusoo salaamayey

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 Před měsícem +2

    Word! War maxuu yidhi! Ayuuto to get hitched man got some serious poetry! Hehe

  • @abdikafibadal544
    @abdikafibadal544 Před měsícem +10

    😂 fatxiya absiye is not easy 😂

  • @user-tp4fp2ul7x
    @user-tp4fp2ul7x Před měsícem +4

    The religion is divine but human can make mistakes

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 Před měsícem +4

    😂Xataa Carabtu Waxay dheheen Nimankii Hala guursado 😂Subhanallaah

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 Před měsícem +6

    Aniga waxaan ku bartey asagoo dhahaayo 20 caruur ayaan dhaley afar xaas ayaan qabaa 😂😂 😂😂 oo wareesanaayo wariye catoosh

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 Před měsícem +4

    4 iska daaye xataa wallaahi mid kuma filna

  • @susanhassan3524
    @susanhassan3524 Před měsícem +6

    Waa dalaq dam

  • @nimam7846
    @nimam7846 Před měsícem +2

    100% true

  • @nimam7846
    @nimam7846 Před měsícem +3

    😂😂Masas wale wa run mid kasta oo ila hadla oo aan ku idhahdo warya caruur ma dhalayo shock ba ku dhaca😂

  • @KhadroAli-fz1jt
    @KhadroAli-fz1jt Před měsícem +5

    Naagta Somaliga waxay kuleedahay intaadhalikarto dhal ayadoo dowlad biisho boyfreind ba igadhalayku haysa dhowar Specailneed haysata bay kugu waaninaysa intaad dhalikarto dhal qorsha la aan

  • @Sadgirl12386
    @Sadgirl12386 Před měsícem +2

    Wllyal Isoo duceeya xanuun bn la jiifa 🤲🤲love you fatxiyay gacalo ❤

    • @amalyusuf1210
      @amalyusuf1210 Před měsícem +1

      Allah ku cafiyo walaal

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  Před měsícem +3

      Allah SWT hakaa dul qaado gacalo. Allahuma Aameen

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před měsícem

      Caafimaad aan la xisaabi. RABBI haku siiyo haabo. Adna quraanka isku aqri oo niyeeyso.

    • @mahajama3891
      @mahajama3891 Před měsícem

      Ale ha ku cafiiyo.

  • @nima3696
    @nima3696 Před měsícem +5

    RUN BADANA FARXIYO ..NIN SOMALI KKAIR MA LEH ...ALLAH HA NASO HADEEYO AMIIN

  • @ASMAAHMED-sh9ho
    @ASMAAHMED-sh9ho Před měsícem +4

    Kkk.
    Fadxiyeey yabnay .

  • @SahraAhmed-vx4zs
    @SahraAhmed-vx4zs Před měsícem +2

    Fatxiya dadkani iyo waxan ay dhaleen ee aan laguna magacaabi karin caruur way na ceebeeyeen oo meelkasta ayeey nagu cebeeyeen.

  • @user-zm1ki2pi7u
    @user-zm1ki2pi7u Před měsícem +2

    This young men are not teenagers they are adults why they are doing this havoc?

  • @ASMAAHMED-sh9ho
    @ASMAAHMED-sh9ho Před měsícem +4

    Dulayste qoyan sidaynu ka yeelna.
    Wuxuu xishoon maayn .
    Fara badana.

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi Před měsícem

      @@ASMAAHMED-sh9ho gabdhahaas waa raaliyo wax qoyan layiraado majiro diinta laku dhaqmo galbeedka iyo gaalo waa cadow ayee ku yihiin diinta iyo dhaqankeena wanaagsan

  • @user-xg1dn1kq8d
    @user-xg1dn1kq8d Před měsícem +1

    Wallah habo wn kujeclahay sad runta ushegto❤

  • @deeqaawed5906
    @deeqaawed5906 Před měsícem +2

    Shiixaasi waxaan layaabay markuu lahaa waxa idiidey gabadh reer hargeysa ah oo xaafidal quraana anigoo sadaex qaba sidee bay ii deedey

  • @niss799
    @niss799 Před měsícem +2

    It’s impossible to address duleyste whilst being nice so give yourself credit for trying 😂❤️

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman Před měsícem +4

    Qoyan baa ka daran duleyste waayo hadii wax loo sheego lahaa a iyaga horboodaya ad uu inoogu badan yahay narcesis gu

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi Před měsícem

      @@nimosuleiman qoyan janada ayee shaqeesanayaan kuwa fiican raaliyad ah ragooda ka dambeeyay ku soo biir qoyan

  • @sage-of-six-trolls5242
    @sage-of-six-trolls5242 Před měsícem +4

    Wa waxa aan wadad isu sheeg u nacey 😂😂😂😂😂

  • @khadra-km6lq
    @khadra-km6lq Před měsícem +2

    Ayuuto ii gala si aad ii guursatid.

  • @bilana289
    @bilana289 Před měsícem +6

    Fathiyay waan sugaayey in aad ka soo hadashid arintan 😂
    Aduunku inta uu wax kale oo mihiim ah ku mashquulsan yihiin ayaa nin Somaliyeed waxa laga raacay guur iyo afar dumar ah oo la guursado
    Maalin walba caruur somaliyeed oo silicsan ayaynu aragnaa
    Nimankani Sheekh iyo waxgarad waa in ay isu tagaan oo ka hadlaan caruurta dayacan ee la iska dhalayo waxani dad maaha Yaa aduunka ka qabta
    Imikana waxaabay leeyahiin hagbad noo gala oo 💰 noo keena
    Fathyay dadkenu gabadha waa la caayaya haday 20 gaadho oo aanay guursan marka guur maahe waa cay ka carar
    Anigu waxan ku arkay uk Carabta iyo Asian ku caruurtoda gaar ahaan wiilasha aabaha ayaa gacan bir ah ku qabta oo meel walba u kaxaysta
    Ragii somaliyed calyada ayay isku saydhayan
    Maba koraan waxaad arkaysa 50 jir ku leh yar aanu sxb nahay 😂

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před měsícem +2

      😂😂😂 kanoo kalaa iska joogaa oo meel daloosha un laga raacay. Waa sababta ay noogu badan yihiin dadka baahsanta ah xagaa iyo koonfurta 😂😂😂😂istaaqfurullaah

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi Před měsícem

      Bilan waa caadi 4 dumar la guursado I hergisa joogo 1 lascanod 1 jigjiga caadi walal diinta ayaa baneesay

    • @Ms.4ever33
      @Ms.4ever33 Před měsícem

      @@HassanAli-xf8qiGorma wakhti uwada helee marka? Noolashaada dhan Safar baa ku dhameesaybe😂

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi Před měsícem

      @@Ms.4ever33 was caadi walal

  • @khadra27day12
    @khadra27day12 Před měsícem +2

    Nin la'aan waa la noolaankaraa lkn ogow dookhu waa shay qof kasta u gaas ah

  • @isramaxamed4963
    @isramaxamed4963 Před měsícem +1

    waa irhabiyiiin🎉walllah waxanan madaxa katogteen kilibta xataa kilabta axsan waxasharad lakiin dalkaba ragbaa qabsan dona inshalllah dulestana waa ladulayn donaa cabiiid😢 salan sare❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @katiac8085
    @katiac8085 Před měsícem +3

    Shiikh ma jiraan quraanka eebe uxanbaarsan yahay dumarka dheeman buu ka dhigay hanti loo quuro ehelkooda idin lagu waydiisto

  • @abshirokeyr6418
    @abshirokeyr6418 Před měsícem +3

    Fatxiyaay intaadan qofka ka hadlin horta siifiigiisa soo akhri because waa nin xaasakiisa iyo caruurtiisa xaafidu Quran ka dhigay xafladna u sameeyey Utub ayey ku jirtaa ee soo daawo

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 Před měsícem +2

      Ehlu naarka imaam baa u horeeya maad maqal adeer kuwa quranka aqrinaya ee dadka qarxinayaba arag 😮
      In uu yidhaa rag hala biilo waa qald dee ileen dumar ilahy xaq ma saarine iyo biil
      Waa xay afar idinkoo ah nin biila 😂😂😂ka soco meesha adeer meesha

    • @Aymo72
      @Aymo72 Před měsícem +1

      ​@@Aliinaliiban1780horta adiga nin maatahay mise naag maxaa magaca gaalada meesha kuu saari mise gaalaa tahy waaba kaashakiyay

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před měsícem

      Waa bilaa xaafid quraan? Maxaa naga galay hadii ay quraan xafidaan? Dee Ayaga ayeey anfaceeysaa aduun iyo aakhiro quraanka. Maxay tahay ninka ayuuta u gala? Sunada Nebiga SCW ayaanu qaaday oo ay tahay in aan ku dhaqano, goorma ayuu Nebiga SCW naagi biishay? War waxaad tihiin orgi ba'day oo balanbalay oo bowdada ka jabay ee sidan iska daaya yaahuuye.

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 Před měsícem

      Somali oo dhan ayaa xaafid al qur'an ah haddana siday yihiin waanu wada aragnaa iyo siduu wadanku yahay! Somalida waa muslimiinta xaafidh al quranka ugu badan haddana wax ka khariban aduunka lama arag xitaa waxyaabo gaaladu ka xishooto ayeey tariiqyada ku sameeyaan iyagoo loo sacabtumayyo. Hanoola imanin waxaa. Islamku waa hab dhaqan quraan aad xafidid ood ku faantid ma aha! Isku meel ba lama noola caruurtiisa! Miyuu korsadaa? Ma la nool yahay? Masaajidka maalinkasta ma geeyaa? Xadiiqadaha ma geeyaa? Waqti mala qaataa? Asxaabta xun iyo khatarada kale carrurtu la kulmi karaan ma ka ilaaliya? Homework ma ka caawiyaa caruurtiisa? Schoolka ma geeyaa malcaamadda ma ka soo kaxeeyaa? Bahalada meelaha caruurta u taagan maka ilaaliyaa? Bahaladda eheledda ee guriga jooga maka ilaaliyaa? Waxay internetka ka fiirsanayyaan ma war hayyaa? Cid ay la hadlayyaan ma ka war hayyaa? Waxay maanta cuneen ma ka war hayya? Cid haday dhibayso ma ka war hayya waxa isla markii ma ka qaban karaa? Haday bukaan dhakhtarka mala carari karaa? Madaxa ma u salaaxi karaa? Hab haday doonayyaan ma siin karaa? Naga socda Aabanimaduba waxay tahay ba taqaanaan!

    • @Ms.4ever33
      @Ms.4ever33 Před měsícem

      @@Aliinaliiban1780 oo qofka so khalad ka ma dhici karo? Sheikha ma malaaig baa? Wuu khaldamay raaligalina wuuka bixiyay. Aflagaado ma istaahilo qof aadan sificanba u aqoonin inaa kula kordhacdid.

  • @shukriarraye6090
    @shukriarraye6090 Před měsícem +1

    Ninkaan Meesha uu ka keenaye warkaan ahla warsado Quraanka uu Aqriyo hal meel laguma sheegin in naagta ninka Xoolaheda siiso /Waxaa ii Cadaataye in uusan Fahami Quraanka uu aqriyo maskin

  • @hodanabdi1616
    @hodanabdi1616 Před měsícem +4

    Isaga ayuuto loo galey malaha afar ayuu qabaa ayaan maqley😂

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před měsícem

      😂😂😂 sirtiisii buu banaanka soo dhigay.

  • @niyaaladem
    @niyaaladem Před měsícem +3

    Horta sheekhan ma candho unbuu u nool yahay? 🤔 Bahdilaada ay magaca islaamka ku hayaan nimankan iyo dayacan sida looga faaiideeysto ayeey ku tuseeysaa. Alxamdulilaah in uusan wax iugu kiin darin.

    • @Runtakudhimow
      @Runtakudhimow Před měsícem +1

      Layaab candho hor carartay badaxiisa way waa faaruq caadiya

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 Před měsícem +1

    Waa duleyste, shahwad qaybiye, rimiyye, dhibciye, dhiijiye, dayace ma kore guur iyo afar xaas iyo arimaha hoose bey kaga dhagtay xitaa caruurtiisa isla wadan ma wada joogaan 100 khamiis haysku jufo nama khiyaamen karo. Akhas

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6ir Před měsícem +2

    Dad 250 million Cunay miyaaa u da hayaan xumaanta walidkii baa wax xadaaya
    wa dhashoodii

  • @daimondumuanas8622
    @daimondumuanas8622 Před měsícem +2

    Heesta Abdi tahlil maa leh waa heesta aan barto marka inaa hees dhageysto igu horeysay murti ayaa ku dhamaatay

  • @fardowsasaid4512
    @fardowsasaid4512 Před měsícem +1

    So true 😂

  • @FadumaBorow
    @FadumaBorow Před měsícem +2

    Fatxeyoy wlh wxa layabe mid wabo qames ayu soxerana markasu nag le kashekeynayan

  • @deeqahassan1030
    @deeqahassan1030 Před měsícem +1

    Waxan maqlaa maroodigu takarta isaga saaran ma arko ee kan kaluu arkaa Fatxiya intaa waxee tiraah nolashiina ku mashaquula oo isasoo dhisa oo kor isusoo qaada hadana matii dadkaanu ku foolanahay ee iyagu sida ugula qurxoon noloshooda ku sii jeeda aaeay horumarkii aanu nafteeta ku soo kabeenay ee aanu hore ugu socon laheen Fatxiya Obsiiye gacalo inaga daa sidani simaahee hore usoco noowad❤

  • @HudaMuse-or2ds
    @HudaMuse-or2ds Před měsícem +2

    Ala Fathiya Abeiyay you so funny 😂😂😂😂

  • @mahajama3891
    @mahajama3891 Před měsícem +1

    Fatxiya I was waiting for you to comment on this!😂

  • @sabdullahi5292
    @sabdullahi5292 Před měsícem +2

    He is Hafid Quran and a role model to many. Its a atrocious when he speaks so loosely like that. If the heads/ leaders
    speak like that what do you exaoect of the ordinary men?

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před měsícem

      Disgusting

    • @Qalanjoqueen101
      @Qalanjoqueen101 Před měsícem +3

      Most ordinary people are better than this sheikhs..because they don't misleading the ummah...ALLAH watches your heart not how much you know

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 Před měsícem +3

      No so-called sheikh or wadaad from that doomed country should ever be taken as a role model because many are duleyste. You will be disappointed. It is the culture. Alxamdullilah for other Muslim scholars from other countries. Personally for me wadaad or shiikh Somali xitaa aragiisaa i dhiba. We don't have balanced educated Sheikhs they tend to always be extremists.

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před měsícem

      @@sunshineseaandvitamind8620. Waxay taaganyihiin hagbad noo gala, na guursada oo na biila. Walaahi culimada calaamka hadii ay maqlaan waa lagu wiswisayaa qoladaan Soomaalida ah.

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 Před měsícem +1

      @@niyaaladem waa runtaa culimada Muslimiinta aduunka way fajici lahaayeen haday maqlaan waxay Shuyuukhda Soomaliyeed ku hadlaan. Hadii hadaladooda la turjumo oo CZcams la soo dhigo comments kaa lugu riffriffi lahaa dhulkaa lugu masaxi lahaa. Tolow ma turjumaa 😂

  • @nima3696
    @nima3696 Před měsícem +3

    WA DALAG DAM LOTTERY AH ......😂😂😂 ..WA BAKHTIYAL NASIB AMA HA DHASHO AMA MAYA ...KKKKKK..WA SHAXWAD LOTTERY AH

  • @daimondumuanas8622
    @daimondumuanas8622 Před měsícem +1

    Farxiya naag nooley nimanka kaliya iyo guurka laguma abuurin usheeg noloshina wata dheh

  • @XabiibiCali-vy7xy
    @XabiibiCali-vy7xy Před měsícem +1

    Dad badan baa yiraahda fadxiya barigii ey Wanaaga kasheekeen jirtay baanu daawan jirnay qamiiska ragu xidho markey kadashay baanu kacararnay oo aanu iska deenay

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 Před měsícem +1

      NIN ADU BIIL KA SOCO MESHA NINKAAGA BIILO HOOY
      FARXIYO KUMA BAHNA ADU HA IMAN BAGE KEEDA 😄 😆 🤣

  • @daimondumuanas8622
    @daimondumuanas8622 Před měsícem +1

    Wadadii xataa dhiiqo ayeey lugaha la galeyn

  • @jojo-oi9gp
    @jojo-oi9gp Před měsícem +1

    Farxiyo wan ku salam

  • @sadoroble7229
    @sadoroble7229 Před měsícem +1

    Subxanallaaha nin baa ayuuto loo galayaa

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před měsícem

      Haa weliba adiinkoo 4 dumara 😂😂😂😂

  • @Loveforbeauty442
    @Loveforbeauty442 Před měsícem

    Shaahayga cabayaa maqaaxida Fatxia isna joke. Dad lama taabtaan ahaa ayaad ku baxday sxb nooloow❤

  • @daggankitchen7355
    @daggankitchen7355 Před měsícem

    😂😂😂😂 waad iga qoslisay habo allah hakaa raali ahaado

  • @hanayusuf2262
    @hanayusuf2262 Před měsícem +1

    ❤❤❤❤❤❤ ❤🌷🥰🌹🌹🥰👍👍❤️🌹🌹🥰🥰🥰. Ascww waxaynu Arki Jirney Sheekhyo Isku so Jiida Guurka wanagsan Muslinka ahi Gabdhaha & wiilasha Lkn Cajii Inu Guri Muslin Dhiso ugumun Tala Galin Balse Raxmaan Ayn Kasugeyna Isbaldal Dhinaca Culumada Soomaliyeed Subxanalaah 🥰👍🌹❤️🎁🌹🙏💕🙏🌹👍👍👍🌹🌹🙏🙏🙏💕🌹❤️💕❤️🌹💕🥰🥰🥰🥰🥰🥰👍🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹👍👍👍🥰🥰🥰. Walashay ii Nooloow

  • @Happy-go-l
    @Happy-go-l Před měsícem

    Because wiilasheena dumar ayaa koriyay 😢😢😢😢

  • @rahmaabdalla92
    @rahmaabdalla92 Před měsícem

    Diirigalintaadii iyo arimhihii jacaylka u xiisay habar wadaag ❤ plz nooso celi mar mar

  • @hodanhussin792
    @hodanhussin792 Před měsícem +2

    Fadxiyay habo xumaan aad arkayso indhaha ka qarsan kari maysid Oo dabeecadada ayaan ahayn macnaha ma tihid qof dadka iska dhisa lkn waxaa tahay qof runta ku adinta aniga ayaana wlhi dabeecadas oo kale kaa bartay, waxay rabaan inay ku aamusiiyan oo somalidu ma jecla qofka ka hadla wax ka duwan waxay iyagu jecel yihiin iyo isku nacamlaynta. Markaa kusoco habo vedios ka aadka u liita uun waxba hasoo qaadan sida naagti xumayde gacanta ruxaysay ee bahalka matalaysay 😂markaa arimaha dusha inooga wad anuu somali Oo dhan waan ka go’ay wlhi malayacnigoda youtube ka dhan adaan ku daawadaa

  • @iftingure3531
    @iftingure3531 Před měsícem

    Kadhaac ina cabsiye waa naraligiliyey sister 😊

  • @Aymo72
    @Aymo72 Před měsícem +1

    Naagahaan wax kacabsanaayaan malahan dad ilaahey kacabsanaayo matihiin inaa umada ku shaahi captain aa meesha soo fadhiisateen uff

  • @shamcena7314
    @shamcena7314 Před měsícem +2

    Naa dadka Quranka xambaarsan wax haka sheegin teeda kale afkiisa miyaa ka maqashay mise waa dacaayad?

    • @Princehishaam
      @Princehishaam Před měsícem +1

      Afikiisu kadhahy wll wa hubaal..balse qoftaan wexeeda currently wa too much..Culimada kama xishoon wllhi wabankanaxy videogaan😮😢fatxiya Last 4 months kuxirnaa balse hada arintan waa qalad iyo gaf aaaad iyo aad uweyn sida u arko

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  Před měsícem +3

      Quran haduu xambaarsan yahay sidaa ma ahaadeen waxaana kuma hadleen. Akhas caleeg! Waa Akbar Dulayste😂

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před měsícem

      ​@@Princehishaam qolkan anaga leh waana xor. Ama shalay imow qolkan ama horay waligaa u joig wixii xumaan oo social mediaha la soo dhigo waa laga hadli.

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před měsícem

      Lol. Quraanka naftiisuu u xanbaarsanyahay. Ta kale Nebiga SCW waligii qofna ma gacan hoorsan ee maxay maakinkasta brushka xaarka leh u mariyaan? Khamiiska cad oo lasoo xirto sheikh laguma noqdo ee ninkaas waa dhibciye malaha baahsantii baa ku yartahay.

    • @Maaido740
      @Maaido740 Před měsícem +2

      Qof kastoo quraan akhriyaa ma culimaaa Mida kale culimadu ma malaaigbaa sow ma khaldami karaan 2024 qofkii gaf ka dhaco toosh baa lagu ifinayaa 😂

  • @aishayusuf4545
    @aishayusuf4545 Před měsícem +2

    Allah SWT hooyoyin keena gabdha heena iyo ragageena inta wanaagsan hanoo xifdiyo ameen. Dumarbaa nikaa difaaci Doona baleega.
    Caloosha ixanuuntay wallahi markaan dhageysatay hadalkiisa ninkaa sida ugu hablaha Soomaliyeed ubahdilaayo (nin dartii ayuuto ha ugalalaan Leh) "hablaha Soomaliyeed waa dheeman iyo dahab" usheega Sheikh.
    Rag badan baa diyaar u ah inay hablaha amba gabadhuu caashaqo intaas oo maal ah kubixiyo . Raga sharata lehee guurwanaagsan iyo inuu waxdhiino diyaar masuul noqo ee . "Shame on him and any men who believe such a topic .... Or what that Sheikh is' saying or thinking !
    Wuu is cajabiyey runtii.

  • @user-dn5gc2qv7e
    @user-dn5gc2qv7e Před měsícem +1

    Fatxiya ninkaas ayaan dhawayd gabarbaa codsatay oo dhahday haduu boos kaabanaan yahy plz iguurso asna wuu usoo jwby oo waxuu yiri waan kaxumahay boos igama banaana😂

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 Před měsícem +2

    Haye maanta ma wadaadkaan beykashidan tahay 4naagood guurkood wax kadaran baa jiraha wadankii iyo dadkii soomaaliyeed aaway laakiin asagu xagii guurga buu kuqaybay iska daaya wadaadka. Kkkkkkkkkkkkkkk wiilku kulahaa war nin muudhoho

  • @user-uz1fq1hq3x
    @user-uz1fq1hq3x Před měsícem

    Manta somaliydii saxda ah ba I ektahay 😍

  • @kiinhusen
    @kiinhusen Před měsícem +1

    Asc.
    Wll wan ku daawadaa marmar laakiin ma jecli Dadka markaad wax ka sheegayso.Xan bay kugu tahay anaga ku daawanaynan dambi bay nagu tahay

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před měsícem

      Lol. Ninka edeb u yeel asgaa iskeenay social media 😂😂😂

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 Před měsícem

    Hagbad gala oo nagu guursada miyay xaaladii isu badashay cajiib caqligii xubinka taranka ayuu ku aruuray muu nimanka kula taliyo siday rag u noqlahaayeen oo raga aduunka ku nool ula tartamilahayeen

  • @hassansaeed2161
    @hassansaeed2161 Před měsícem

    Salaan Sare Walaashay

  • @yasminhersi4067
    @yasminhersi4067 Před měsícem

    Walaal aleha kabaq hadalkaaga malaaig ayaa ku qaraysa waxaad ku hadli adoomada ale xisaabin

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 Před měsícem +1

    Waajid waa magaalo ku taala beydhaba agteeda

  • @Runtakudhimow
    @Runtakudhimow Před měsícem

    Nooca horjoogaha ah sida ayga wah wah laysaa miyaa 😂😂😂😂😂

  • @yasminali7259
    @yasminali7259 Před měsícem +1

    If I want be nice I can not ,I like that fathia Naga celi duleystayasha

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Před měsícem

    Nin iskugu taga idinkoo afar ah waa sax kkkk
    Maraqiisa caba ileen idinkaa lehe. Kkkk
    Hadu is waalo feedh kala daaala

  • @mahatfarah3697
    @mahatfarah3697 Před měsícem

    Nin 10 ciyaala dayacay ayaa mid aan wali guursan u galeysaa ilaa nimanka qaar aaminen in naag aysan waxbo aheyn oo ay tahay in la uureeyo hadey hadashaba la ceyriyo ileen mid kala banaanka u taagane

  • @koshassan4037
    @koshassan4037 Před měsícem

    Silic ku nool single nimaa dhaanta

  • @bestrong5233
    @bestrong5233 Před měsícem

    Habo wlhi markaan ku arko waxan dhahaa "illahayow u dambi dhaaf oo jeclow, daciiftimadii iyo in aan qof bani aadan ah u duleysnaano ayey naga waanisee"
    wlhi wan ku jeclahay qoyanimadii ayaa iga bixisay si xikmad iyo caqli leh rag naceybna eysan ku jirin ayaa noo waanisaa kaliya wixi idin dhibo ama xaqii illahay idin siiyay idin duudsinaya iska ilaaliya
    Illahay ha ku daayo habo wlhi qof ki caqli leh baa ku arko qof Illahay umada usoo diray.

  • @mounahassan8637
    @mounahassan8637 Před měsícem +2

    😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤

  • @subanjibriil3607
    @subanjibriil3607 Před měsícem +1

    Yar mahe waa odaye ciimamad soo xidhay

  • @KhadraAli-sr1rx
    @KhadraAli-sr1rx Před měsícem +3

    Kkkkkkk Astqfirullah sidi ninki nacaska ahaye naagta u reeyay ee yidhi alayliyo alaylehe bagan gabadha uureyay alayliyo alaylehe bagay hooyaded eriday Kkkkkkk

  • @qamarsharif1595
    @qamarsharif1595 Před měsícem +1

    Brother apiya madaxweynihi itoboya wuxu dahay asago parlamakisa uqudhbiyeynayo Madaxda somalidha waa in dadkodha iskolo daqiin ceelin ah udhisan oo saan wax kabadhalan intey 80 jeer diyarad sisaranyahin daqalahas dadkoda daqin ceelin iskola ah iney ugudisan weye kkkkkkk walahi ila parlamanka Ethiopia nagalo dheshekeysto ayan gaarnay how qualitygena udhaacaay shacaab ilaa madhaax kkkkkk

  • @user-lg8gu6yq1c
    @user-lg8gu6yq1c Před měsícem

    Horta ninkan sheekha isku sheegayaa wuxu ka hadlaya wax jiraa wyo nago uu diyar ha ba jiraa nolo xumadaa iyu cadho wadaaga

  • @rahmamohamed4096
    @rahmamohamed4096 Před měsícem

    Ineey is nadiifihaaayaan haloosheego specially. Illaaheey kkkkkkk

  • @هناءمحمد-ل4جي
    @هناءمحمد-ل4جي Před měsícem

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 15,000 Yemenis among us, and now we owe 45,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967736246190 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i-...-..~=~=~°÷

  • @daimondumuanas8622
    @daimondumuanas8622 Před měsícem

    ASC farxiya cabsiye sheikh Wajidi raali gelin buu bixya tiktok ku arke haku fogaan

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 Před měsícem +1

    Kkkkkkk waxma kasoo bixidoonaan walee farxiyo been ma aaney sheegin ee yaanlagu qaraarin.
    Oo Qoyaneey gabdhaha Soomaaliyeed ee wacyi gelinaya dumarka intoodii kale oo beri hore bakhtigooda duleeyste katalaabsadey

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 Před měsícem +1

    Ala farxiya cabsiye run badanaa😂😂😂😂😂😂

  • @zahrasaid1888
    @zahrasaid1888 Před měsícem

    Alla sidaaaaaan u sugayey in aad kasoo hadasho😅😅😅

  • @queeneelsheakh5304
    @queeneelsheakh5304 Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-qu7ez2np3w
    @user-qu7ez2np3w Před měsícem

    Hadalkaa ka fiirso oo baadh armaa codka la soo jarjaray ha degdegin baadh ku odhanlahaa hadda ka hor baad arimo badan ku degdegtay

  • @safiyomohamed3845
    @safiyomohamed3845 Před měsícem

    Kkkkkkkk masas yaryar oo kaharay mas way

  • @AHUSS87
    @AHUSS87 Před měsícem

    Aniga waxaan la yaabeey nin ayuuto uu galaay oon ku guursaday. .suduu hadhow masuul iiga noqon kara ileen ninka iguur sada waa inuu masuul iga noqda 😮😮😮 ama iska ogoolaada inaan maheerka ana qabaalto dhahna 😂😂😂😂

  • @user-tr1dr4nw8e
    @user-tr1dr4nw8e Před měsícem

    Asc Afrika cage Laga heleyaa

  • @husseinissack8733
    @husseinissack8733 Před měsícem

    Farxiyaay labadaan nin waa yutuubaro maaha culumo

  • @Bilicsan-gp6yt
    @Bilicsan-gp6yt Před měsícem

    Fathiya dumarka soomaaliyeed iyaga naftooda ayaaba aaminey inaaney noolaankarin hadaan ninqabin inbadan ayaan arkay gabadh ey ninkii kalatageen oo kuwakale kuleeyihiin baa maxaa kudhigay maad mid soo xeraysid